No video

MUCJISADA CALEENTA AMA XAMBASHADA GEDKA REND AMA RUAL E GURIGAADA IYO NOLOSHADA MUCJISDA KA DHIGEYSA

  Рет қаралды 20,037

FASIRKA RIYOOYINKA

FASIRKA RIYOOYINKA

Жыл бұрын

Join this channel to get access to perks:
/ @fasirkariyooyinka
WEBSITE:
fasirkariyada.wordpress.com/
Nagala Soo Xiriir Baraha Bulshada ee aan leenahay sida:
WhatsApp: +252682269300
#Facebook// fasirka riyooyika
%D8%AA%D9%81...
instagram: @riyooyinka1

Пікірлер: 75
@muqdisho-channnel
@muqdisho-channnel Жыл бұрын
Caleenta magaceeda waa,laurel leaves ama bay leaves
@rujaalrujaal5068
@rujaalrujaal5068 Жыл бұрын
Bay leaves baaa english lagu dhahaa waxuu agyaalaaa meelaha xawaajiyada yaalaan anigaa isticmaalay cabsida guriga kushidid guriga waaa kadaramee ruqiyona kudaar guriga
@mohameda1073
@mohameda1073 Жыл бұрын
Al rissaq, al Kareem,al wahaab, al fataax. Jazallah khairum sheikh
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 Жыл бұрын
Asc SCW SCW SCW mashallh Allha kuxfdo
@fadxiyaxadi2218
@fadxiyaxadi2218 Жыл бұрын
Jazakallah khayr Sheikh
@sacdiyoxasandahir5507
@sacdiyoxasandahir5507 Жыл бұрын
Asc shiikh geedka soomaliya magac loogayaqan nuusoo sheeg Allah hakubarakeeyee
@hasanbaylechannelofficial3413
@hasanbaylechannelofficial3413 Жыл бұрын
Bilow ilaa dhamaad waan kula soconaa sheekh ahmed
@maryamaibrahim5420
@maryamaibrahim5420 Жыл бұрын
ASC sh maleyahay Somalia ama carabiya allaha kubakeyo iso jawab
@hayatmuze4139
@hayatmuze4139 Жыл бұрын
Asc shiiq riyooyin badan ayaanka sugayey Hada waan daalay Iiso sheeg hadaa igaso jawabeysid
@naemasaid7987
@naemasaid7987 Жыл бұрын
Maaasha allah brother salam
@ugasohassan5973
@ugasohassan5973 Жыл бұрын
Walal baxardaafka keedka ladhaho oo ganeecada lagu qiiciyo miyaa caleenta baxardaafka uu uekyahay waan geeda dhaadheer
@AliMohamed-nr7nz
@AliMohamed-nr7nz Жыл бұрын
Where can I find it in Nairobi Kenya
@hamdifarah4539
@hamdifarah4539 Жыл бұрын
Asc geedkaan bariiska kudarsanaa kudhex karinaa xawaashyadana waa lagudhex daraa
@naimaabdirahmanmacow7625
@naimaabdirahmanmacow7625 Жыл бұрын
Korkiisoo dhan labis bir ayuu sitey markoo ii soo dhowaadey wajig iskaqaadey aniga wxn dhahy suleemaan intee aadey ilhahaada qatar ayey kugu jiran inta cadaw gaag ayaa kubada asigane wuxuu dhahy aniga dhan waa xijawanahy meel leeg soo galaayo majirta fdn ii soo fsir aqilcasiis
@qalideeqo7472
@qalideeqo7472 Жыл бұрын
mashAllaah tawarakaalah 💯
@hasanbaylechannelofficial3413
@hasanbaylechannelofficial3413 Жыл бұрын
ما شاالله
@hayatmuze4139
@hayatmuze4139 Жыл бұрын
Asc shiiq magaca geedka afsomali nogu soo sheeg
@kifaayodheeman2060
@kifaayodheeman2060 Жыл бұрын
Ma caleenta gobdaa wllo xambasho maxaa laga wadaa gob miyaa
@naimaabdirahmanmacow7625
@naimaabdirahmanmacow7625 Жыл бұрын
Asc aquuya 2 ii soo fsir midaa anigoo bada dabaalanya dadklena dabaalanya midaan ayadana nin faras kasoo degaaya oo labika dagaalka oo labisan oo magac ciis suleeymaan ladhahaaya
@shariqashidan145
@shariqashidan145 Жыл бұрын
Walaal sadexda magac eed sheegtey midna wali ma maqal waxaan jooga magalada jigjiga ee dalka Ethopia bal walal ifahan sii
@hamdifarah4539
@hamdifarah4539 Жыл бұрын
Hargeysa aya laga helaa walal hadaa ubaahantahay
@latiifacimraan6231
@latiifacimraan6231 Жыл бұрын
Salalaahu calayhi wasallam❤❤❤❤
@aaminoibraahim8899
@aaminoibraahim8899 Жыл бұрын
wll waxaan rabaa in aad ii fasirto riyo qof ayaan la hee xiriir waxaan daremay jes jes kadib waan iska black gay waxaan 3 bilood kadib waxaan ku riyooday asigo egkteeda ku ooy naayo iifasir qeer allh ku siiyee
@quumanh5413
@quumanh5413 Жыл бұрын
Wlal riyadaas waa Cilmi nafsi yacni adigaa qalbiga waa waxaad qalbiga ku heyso marwalba
@mumtaazmaxamed1396
@mumtaazmaxamed1396 Жыл бұрын
Asc wl soomali nogu sheeg ado rali ah
@ummuaxmedcuntokarinta7656
@ummuaxmedcuntokarinta7656 Жыл бұрын
Salallaahu calayhi wasallam❤❤❤
@mohamedkayd-td3rt
@mohamedkayd-td3rt Жыл бұрын
Magic Somali has la soo sheet asxaabeey
@maryamaibrahim5420
@maryamaibrahim5420 Жыл бұрын
Sh yurub Matalan??
@umuanwar4330
@umuanwar4330 Жыл бұрын
Asc wll bay leaves miya calenta
@maryamadam6932
@maryamadam6932 Жыл бұрын
Waa I egyahay malahaa waa isaga
@shuushuucadeey2275
@shuushuucadeey2275 Жыл бұрын
Waraqa qaar baa la dhahaa geedkan
@faaisoabuukar3237
@faaisoabuukar3237 Жыл бұрын
Sh qer Allh ku siiyo gedkan ama calentan inte laga helaa plz qofki yaqano iso shega
@fsh2293
@fsh2293 Жыл бұрын
bay leaves
@halimoomar7529
@halimoomar7529 Жыл бұрын
Thank you
@deeqoahmed4925
@deeqoahmed4925 Жыл бұрын
Wll rashinka ayaan udarsada marwalbo
@sarahajji2118
@sarahajji2118 Жыл бұрын
ورقة الغار
@falxadomar7095
@falxadomar7095 Жыл бұрын
Morgan ama argan ayaa la dhahaaa gurigeyga ayuu ku yaalaa
@sacdiyoshaxmed2461
@sacdiyoshaxmed2461 Жыл бұрын
Asc sheekh allaah haku barakeeyee geedka soomaaliya maku yaalaa ! maxaase loogu yaqaanaa?
@foozyusuf7420
@foozyusuf7420 Жыл бұрын
kob aya la dhahaa
@fasirkariyooyinka
@fasirkariyooyinka Жыл бұрын
Geedka soomaalida ay waddoyinka ku talaalan waaye gaar ahaan muqdisho geedka Hooska baddan ee miraha Madmadow leh
@aminasaid1523
@aminasaid1523 Жыл бұрын
Subxanalaah walal ged ayaa wax idinka celinaya miyaa hada naleedahay ilahay ayaa wax ilaaliya ee hadan dabib walal anigu cilmi umalihi lakiin waxa shirki ayay ilatahay
@maryamadam6932
@maryamadam6932 Жыл бұрын
Jiro allah baa keeno dawadana allah baa keeno marka maxaad u diidi allah daawadiisa
@diamondluul1377
@diamondluul1377 Жыл бұрын
kkkk weligaa daawo dhireed ma arkin miyaa
@hassanfarah8417
@hassanfarah8417 Жыл бұрын
OGI OGI DHIRTU WAXAY LEEDAHAY KUWO DADKA U ROON IYO U DARAN OO SUN IYO DEEBAAQ AH. SIDOO KALE AYEY DHIRTU JINKA IYO WAX KASTOO AAN LA ARKIN AMA LA ARKO OO DAD DHIBA WAY SAAMAYSAA.
@Abdihafid_tech
@Abdihafid_tech Жыл бұрын
Magaca Af-Soomaali ahaan noogu soo raadi sheikh Thanks
@Abdihafid_tech
@Abdihafid_tech Жыл бұрын
@@Ishqi_yare haa mahadsanid sxp
@fasirkariyooyinka
@fasirkariyooyinka Жыл бұрын
Geedka wadooyin lagu talaalo ee cagaarka baddan waaye wll
@zxth..
@zxth.. Жыл бұрын
YA THINK
@AmirAli-kc1uh
@AmirAli-kc1uh Жыл бұрын
Sheikh geedka afsomali noogu sheeg
@shukriaxmedshacni2333
@shukriaxmedshacni2333 Жыл бұрын
Geedka magaciis wllayal
@qalanjo4765
@qalanjo4765 Жыл бұрын
Pay leave Engilish lagu daha
@shukriaxmedshacni2333
@shukriaxmedshacni2333 Жыл бұрын
@@qalanjo4765 somali i qor
@qalanjo4765
@qalanjo4765 Жыл бұрын
@@shukriaxmedshacni2333 geed qararow Ayan u maleya ma hubo dhulka kenyo wu ka baxa lkn somalia magaranayo in u ka baxo
@faisalshoble6798
@faisalshoble6798 Жыл бұрын
Asc sheikh can you please tell me English
@deeqoali4664
@deeqoali4664 Жыл бұрын
bay leaf
@sadiyoadan3559
@sadiyoadan3559 Жыл бұрын
Wckm name is Bay leaves you can find Turkish shop thanks
@Sucdiaxmedcabdi
@Sucdiaxmedcabdi Жыл бұрын
Somali waxa lagu dhahaa beyliif
@rahmashide8003
@rahmashide8003 Жыл бұрын
Wllo geedka somaliyah mu yaalah magacisa af Somali ku sheeg mhd sanid
@fasirkariyooyinka
@fasirkariyooyinka Жыл бұрын
Haaa wll Muuqaalka Geedaha kaaga Muuqda waa asiga wll
@foos81
@foos81 Жыл бұрын
@@fasirkariyooyinka asc sheeqa geedka magaciisa adiga oo raali ah
@umuhanii
@umuhanii Жыл бұрын
@@fasirkariyooyinka bey leave miya plz reply
@amishaadan2312
@amishaadan2312 Жыл бұрын
Scw scw scw
@amishaadan2312
@amishaadan2312 Жыл бұрын
Asc geedka maxaa somali loogu yaqaana???(
@qalideeqo7472
@qalideeqo7472 Жыл бұрын
Scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@jamiilaabdihashi2131
@jamiilaabdihashi2131 Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw
@rahmomahamud1642
@rahmomahamud1642 Жыл бұрын
SCW SCW SCW
@aminhashi1333
@aminhashi1333 Жыл бұрын
2 nuuc waaye ogaada
@saynabaadam6882
@saynabaadam6882 Жыл бұрын
Labada nuuc noo kala sheeg isagoo somali ah wll mahadsanid
@iiiiiiiiiiiiiii8987
@iiiiiiiiiiiiiii8987 Жыл бұрын
jisaakumu laah
@mohammedmohadiin7744
@mohammedmohadiin7744 Жыл бұрын
Walal English nogu sheeg
@fasirkariyooyinka
@fasirkariyooyinka Жыл бұрын
laurel tree
@adnanyusuf574
@adnanyusuf574 Жыл бұрын
Soomaaliya malaga helaa sheeq Axmed
@sahramahamedmax6745
@sahramahamedmax6745 Жыл бұрын
Asc wall magaca geedka
@deeqoali4664
@deeqoali4664 Жыл бұрын
bay leaf
@ikranabshir6211
@ikranabshir6211 Жыл бұрын
Bay leaf miyaa walaal?
كيف تنجح العلاقات مع ياسر الحزيمي | بودكاست فنجان
3:03:09
Survive 100 Days In Nuclear Bunker, Win $500,000
32:21
MrBeast
Рет қаралды 124 МЛН
ОБЯЗАТЕЛЬНО СОВЕРШАЙТЕ ДОБРО!❤❤❤
00:45
What it feels like cleaning up after a toddler.
00:40
Daniel LaBelle
Рет қаралды 94 МЛН
Yaanan loo ogoleyn in uu isticmaalo geedka Moringaha?
11:59
Suheyba Badqas
Рет қаралды 2,6 М.
MUCJİZO QARSOON OO LAYAAB LEH QURAANKA KARİİMKA
8:26
ANNAGA PRODUCTİON
Рет қаралды 41 М.
Survive 100 Days In Nuclear Bunker, Win $500,000
32:21
MrBeast
Рет қаралды 124 МЛН