Mucjisooyinkii Iyo Wanaagii oo uu Sh Mohamed Idris ka Xasuusto Berisamadkii Iyo Ololahi Afsoomaaliga

  Рет қаралды 12,674

SSTV

SSTV

Жыл бұрын

𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
SSTV is an independent and impartial news and entertainment channel on KZfaq, founded on November 14, 2013. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you the latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainment, business news, and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region, and the world at large.
𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on KZfaq.
𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programs, and entertainment.
𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, hardworking, Courageous, Credible, Diverse, impartial, and Independent.
𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
Tel: +𝟮𝟱𝟰 𝟳𝟮𝟮𝟮𝟬𝟭𝟴𝟯𝟴
Email: sstvsomali@gmail.com
Our KZfaq channel: / sstv2
Facebook: / sstvrasmi
𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
Mr. Noor Mohamed Abdi

Пікірлер: 31
@maryanmohamed7400
@maryanmohamed7400 Жыл бұрын
Nuurow noosoo badi programada noocaan ah khayr allaha ku siiyo.
@waayoaragagalmudug9759
@waayoaragagalmudug9759 Жыл бұрын
Masha Allah Sheikh Maxamed idiris Allaha Xafido 🙏 Wan Jacenahay Culumadu Waa MESHA Kaliya Ee Umada SOMALIYED EY Ka Noshahay Waxan Jeclaan Laha Intey Midoban Culumadu Oo Ay Wadanka Yimadan Oo Ay Umada Ku Hogamiyan Diinta iyo Daacadnimada Oo Ay Kaceliyan Siyaasiyiintan Cadaqatayasha Wlhi Waxan Amin sanahay Hadey Culimada Iskaga Tagan Firqo firqada Oo Wadankodhan Socod Ku maraan SI Aya Uga Wacyi Galiyan Qabyaldan Qaladka Loo Isticmaalay Maxa Yelay Qabiilada SOMALIYA Qabiil Waliba Halka Sheikh Ee Ugu Cilmiga Badan uguna Aftahansan Hadii Ay Intas Isku Timaado Waxa La Huba Inusan Jirikarin Hal Qof Oo Ka hor imaan karo Culumada Qofki Isku dayana Umadodhan Aya U Midobi Laheyd Marak Allah Noo Dajiyay Wadanka
@maryanmohamed7400
@maryanmohamed7400 Жыл бұрын
Allahu Akbar, illahow wanaagii dadkeena iyo dalkeena noo soo celi yaa rabbi.
@bashirkeenadid7919
@bashirkeenadid7919 Жыл бұрын
Guul far Somaligii oo lagu guulaystay 👍👍👍👍👍👌👌👌👌
@Almacarif
@Almacarif Жыл бұрын
اللهم صل على محمد وعلى آله وصحبه وسلم
@hiboisse3039
@hiboisse3039 Жыл бұрын
Mashallah sheikh
@fatumaali1463
@fatumaali1463 Жыл бұрын
Mansha allah waa sheekh adag oo jecel jiritaanka somaliyed
@maryannnnn942
@maryannnnn942 Жыл бұрын
Maasha Allah sheeq maxamed
@hiboisse3039
@hiboisse3039 Жыл бұрын
Mashallah.
@iiiiiiiiiiiiiii8987
@iiiiiiiiiiiiiii8987 Жыл бұрын
shiekh mahamed yaa samaaloo.dhan adiga kaa dhiga maasha allh
@sucdiabukar2035
@sucdiabukar2035 Жыл бұрын
Waxaàd I soo xasuusisay waqti wanaagsan ma soo naqon kkartaa waqtigaas
@maxamadofficial3467
@maxamadofficial3467 Жыл бұрын
Maansha allah sheikh maxamad idris sheikh qalbi wanagsan hadal yaqana jecel mar uun inay somaali soo kabato oo uu arko markuu wiil ka yar ahaa dawlad nimadii uu arki jiray hogaan ka astaamaha lagu yaqaan odhan ku suntan wuxuu ku jiraa culumada somaaliyed ee aan mar uun in aan la kulmo hadii uu allahu ii surtagaliyo
@farxaancabdalaahi3703
@farxaancabdalaahi3703 Жыл бұрын
Mansha allaah illaahow culimada nobarakee
@IRIR-SAMAALE_114
@IRIR-SAMAALE_114 Жыл бұрын
Dowladimada soomaaliya ee bilaabatay 1960kii waxay ku socotay si nabad ah ilaa 1969kii. Laakiin habaarqabe ayaa 1969kii la booday waxayna ku danbeysay qax dhac iyo dil. Madax adeegiisii ayaa savabtay in 1991kii lagu kala cararo, fidna kama horeeynin kacaan sheydaankii shuuciga ahaa...
@cadeycali6723
@cadeycali6723 Жыл бұрын
Ibnu Samaale nacalaa adiga iyo asalkaaga iyo qabyaaladda kugu duugan ku yaal. Waxaad ka jiran tahay qalbiga, adiga, hooyadaa, aabahaa iyo abkaa ayaa habaar qaba oo ilaa hadda dhac, boob, qarax, kufsi iyo boliliqo ku nool. Magacaaga ayaa laga gartaa nalcad kugu dhacday. Ogoow inaadan taariikhdii horumarka lahayd ee Siyaad Barre aadan dabooli karin. Tii ilaa 30 sano adiga iyo haabaarqabayaashii kugu qabiilka ahaa ay geysteen ayaa xaarkiinii la guro la' yahay. Uf asalkaaga iyo adiguba waxaad tihiin dammero xaaray.🤮🤮🤮🤮
@IRIR-SAMAALE_114
@IRIR-SAMAALE_114 Жыл бұрын
@@cadeycali6723Runta ayaad diidan tahay inta aad sheegtay oo habaar iyo caay ah Rabbi ha kugu rido, idimALLAAH...waad iga gardarantagaye caawa ha kuugu soo dago intaas oo dhan oo cadaabta Rabbi ha ku geeyo..AAMIIN
@LexlutherVII
@LexlutherVII 10 ай бұрын
jahiliyyah iyo doqonimo cad waa tan uff, DUQII DOONA DUCANA UGU DARA WAAD NADUBATEENE,AKHIRO HADII LAGA SOO NOQON KARO,SIYAAD BARAAN KADOONI LAHAA😢😢💔😭🇸🇴🇸🇴
@fatumaali1463
@fatumaali1463 Жыл бұрын
Sheekh wiilkeena 30jir ma gaadhin waxad dhahdaa iyo inta ka yar 30jir
@qawlahbinazwar146
@qawlahbinazwar146 Жыл бұрын
Walaka tari ogo
@ciisemohamudciise
@ciisemohamudciise Жыл бұрын
Shiikhu waa reer qandala asl ah .halkaas oo uu ku barbaaray waana magaalo laga jecelyahay
@bashirgurey8142
@bashirgurey8142 Жыл бұрын
Anukaa baabanay
@ayaanabdulkadir5363
@ayaanabdulkadir5363 Жыл бұрын
Dad baa dariiq daas macaan qarinaya inda xun buun buuniya lakiin walaahi bay san qarsoomay nin
@ahmedismail255
@ahmedismail255 Жыл бұрын
Sheekha weydiiya somalida xoriyada qaadatay. Sheekha weydiiya 1921. Seyidku wuu dhintay. 1921 kii iyo 1960. 40 sanadood ee u dhaxaysa yaa ingriis la dagalamayay. Yaa diinta u dagaalamayay. Beenta joojiya . Pls hadaad rabtaan in taariikh teebtan. Ha is waafaqeen taariikhaha qoran ee runta ah iyo kuwaad sheegaysaan. Joojiys Beenta
@sayidka6911
@sayidka6911 Жыл бұрын
Xiligii kacaanku waa xiligii ugu xumaa.
@cadeycali6723
@cadeycali6723 Жыл бұрын
Xiligii Kacaanku waa xilligii adiga iyo abkaagii dhurwaayada ahaa oo hororka ahaa dalka ka difaacayey. Hadda ka waran ina qarax quute? Iskool, cisbitaal, waddooyon, bad, berri maxaa ka haysaa? Laa xawla walaa quwati ilaa billaahi. Dad dhurwaayaa oo raq dhex taagan oo afka dhiig ku leh🙈🙈🙈🙈🙈🙈🙈🙈🙈
@sayidka6911
@sayidka6911 Жыл бұрын
@@cadeycali6723 ina bahaleey, isbitaal iyo school kacaan ka hor ayey ii dhisnaayeen, balse rajiimkii alle naga qabtay waa kii burburiyay dowladnimadii aan afrika ku hugaamineyamnay, dal & dad dhisan buu inta dowladnimadoodii hog ku riday qabiilna dhabarka gashtay dhiigii dadkana jiqay, waa alle mahadii maanta hadii aadan adiga iyo inta kula midka ah ee hantideenii la boobay lagu koriyay aad xeryo qaxooti ka dhex ceytameysaan.
@LexlutherVII
@LexlutherVII 10 ай бұрын
jahiliyyah iyo doqonimo cad waa tan uff, DUQII DOONA DUCANA UGU DARA WAAD NADUBATEENE,AKHIRO HADII LAGA SOO NOQON KARO,SIYAAD BARAAN KADOONI LAHAA😢😢💔😭🇸🇴🇸🇴
@sayidka6911
@sayidka6911 10 ай бұрын
@@LexlutherVII booliqaran ilmihii lagu koriyay waa ka samri la'yihiin duqii wax u boobi jiray.
@qawlahbinazwar146
@qawlahbinazwar146 Жыл бұрын
😆wayaha ninba dinac uu kahasta nadsi waye wahanetu adhiko cafimad u bad hanti illahi ku u is kudare ha da jisato
@safiaissa5917
@safiaissa5917 Жыл бұрын
Tariikh tii dahabka ahayd waadhamaatay
Customer Care Sn2 Ep 21A
22:09
TRUST FILMS
Рет қаралды 19 М.
哈莉奎因以为小丑不爱她了#joker #cosplay #Harriet Quinn
00:22
佐助与鸣人
Рет қаралды 9 МЛН
НЫСАНА КОНЦЕРТ 2024
2:26:34
Нысана театры
Рет қаралды 1,6 МЛН
Пранк пошел не по плану…🥲
00:59
Саша Квашеная
Рет қаралды 7 МЛН
哈莉奎因以为小丑不爱她了#joker #cosplay #Harriet Quinn
00:22
佐助与鸣人
Рет қаралды 9 МЛН