MUCJISOOYINKII & KAFTAN-KII KADHACAY ASBUUCAN GAME-KA HABEENKII LAGA CIYAARO AALADA TIKTOK-GA 🤣

  Рет қаралды 107,750

Zaki Bin Xaaji

Zaki Bin Xaaji

2 жыл бұрын

Пікірлер: 695
@hosowpro
@hosowpro 2 жыл бұрын
Baaba Jeey waxa uu sameynaayo ma ahan wax qof weyn laga filan karo.
@zakibinxaaji
@zakibinxaaji 2 жыл бұрын
Waa mucjisoonkii uu game-kaan layimid abti
@abdirizakmohamud8792
@abdirizakmohamud8792 2 жыл бұрын
Hossow legend saxiix wlhi dadka qaar waxa Laga filaayo iyo Sida ay u dhaqmayaan isma laha wlhi
@efoot-ball845
@efoot-ball845 2 жыл бұрын
hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh2021 dad wa wyn maa jir
@drsjuweriyesayidomar6437
@drsjuweriyesayidomar6437 2 жыл бұрын
Hosow Mash allha
@zoyaali9570
@zoyaali9570 2 жыл бұрын
@@zakibinxaaji wazire tiktok ayan kaa soo meshin gareeyay ee noo soo qaad comantiyadas
@amraniitaamirah4232
@amraniitaamirah4232 2 жыл бұрын
Wllhi xafadeenna hal mar aa laguwada daartay 8 qof aa adiga lee ku daaweeyso wasir waan ku wadanaa 🥰
@zakibinxaaji
@zakibinxaaji 2 жыл бұрын
Dhamaan tood waan salamayaa ✌
@somj3777
@somj3777 2 жыл бұрын
8 qof emailkooda 📨 soo dir
@rashid-px9hg
@rashid-px9hg 2 жыл бұрын
Kawalitanki oo qof ah
@luqmansheik8366
@luqmansheik8366 2 жыл бұрын
Sdkle cdy😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@muhaxamse5954
@muhaxamse5954 2 жыл бұрын
War odagi wuu ceboobey
@beezaanabdullaahi2989
@beezaanabdullaahi2989 2 жыл бұрын
Wziir next muqaalka kaale igu cumimaamd Wlaahi aad baan kuugu xirnahay Lkn always you are legend
@cabdirahmaansiciid7723
@cabdirahmaansiciid7723 2 жыл бұрын
😂Wasiir anaka Xayeesiin Dhan ma aragNo🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂
@queennaztexo1386
@queennaztexo1386 2 жыл бұрын
Zaki xaji gulayzo wllo shaqsi an jecalhy 🥰😍😘❤
@marexangirl5093
@marexangirl5093 2 жыл бұрын
😂 wlhi sawirka kusaraan ayuub karlo mesha taganaa lagumoda waziir
@footballpage7
@footballpage7 2 жыл бұрын
Guuleyso wasiir 🥰❤️
@keepgoing260
@keepgoing260 2 жыл бұрын
Wasiir wax walba waan kugu raacsanahay xaqiiqda 😀😁
@elzalmaanupdikadir6205
@elzalmaanupdikadir6205 2 жыл бұрын
Waziir lataliyahaaga qaaska ah weye Zxb ziduu zocdaal hormar ugaar calibration hala zoo zameyo wizbi jeas iyo zharma Anagu gar iyo gardaraba waa wadana al fanan zocdaal iyo adigana waxaa kuu rajeynayaa guul iyo gobonimo
@sacdiyasiman1348
@sacdiyasiman1348 2 жыл бұрын
😂😂😂😂🤣yackooo kuwo fadaraa baa helay baaba jeey ceeeb 🤭🤭
@moparikismail3456
@moparikismail3456 2 жыл бұрын
From hargeisa..sakiyow zxp anaga xayaysin ma aragno waan BILAABA NAA WUUNA NOO DHAMADAA ASAGO SIDIIYA
@Hussein_Mohmd..
@Hussein_Mohmd.. 2 жыл бұрын
من ا المعجز ا ت! Game-kaan mar waa funny marna wax yar oo tiraahdo baa dambi wayn ku muteysanee, ilaa hadda ayuub kaarlo iyo igu waalo gabadha ay dhahaan labadaas wax kadaran ma'arkin waayo waxooda waa xad dhaaf. Anyway waziir keep going ku lee yahay sida aad mar waliba wax yaabaha funny-ga aad noola wadaageysid waa ku mahadsan-tahay🙏
@khadarmustafe2929
@khadarmustafe2929 2 жыл бұрын
BABA JEJ IGA QOSLIYEY WLLHI😂😂😂
@mrbashaabahdoon2561
@mrbashaabahdoon2561 2 жыл бұрын
Waziir waxaan kamid ahay ciidanka wazaarada wasaarada kaliya ee youtube nagu heyso guul marwalba wasiir Lkn wax xayisiis ah iima soo galaan vidioga wasaarada❤❤❤❤
@saadaqinho7052
@saadaqinho7052 2 жыл бұрын
Wasiir good job
@abdifatahahmed6193
@abdifatahahmed6193 2 жыл бұрын
Keep going waziir waan ku tageer horaay usoco bro 🙏🙏🙏🙏
@iskufilanchanel4947
@iskufilanchanel4947 2 жыл бұрын
Waziir good job
@shiinebeatsofficial1597
@shiinebeatsofficial1597 2 жыл бұрын
Wasiir Queen Qawan Inay Soomaali Tahay Ma Ogid Miyaa
@abdiwahabhajir4900
@abdiwahabhajir4900 2 жыл бұрын
Wlhi waan qosle 🤣🤣🤣🤣 keep going wazir
@ShahidNasri
@ShahidNasri 2 жыл бұрын
Waziir Ragiii wazaarada Bilaawga Kala Soo Jaan qaaday Markooda Ku Cimaamad From Fb, tiktok Ilaaa manta Oo Xubin Muuqato aan Ka Ahay qeebta KZfaqka wazaarad Go forwad🥰
@somalienglishmemes9147
@somalienglishmemes9147 2 жыл бұрын
Waakumahadsantay agaasime nooloow
@ShahidNasri
@ShahidNasri 2 жыл бұрын
Si lamida Walal Farxd Ku nolaw
@osmanabdi6756
@osmanabdi6756 2 жыл бұрын
Number one support aan kuu ahy sxp keep going
@sadgirl7128
@sadgirl7128 2 жыл бұрын
Wlhi anoo vidio kle ood leedahy dawanaya buu isoo dhacay keep going wllo🖤
@somalisujuu2592
@somalisujuu2592 2 жыл бұрын
Waziir wankuwataa walhi🤣😂😂🏃‍♂️🇰🇪from GARISSA Kenya
@sadiacabdi1536
@sadiacabdi1536 2 жыл бұрын
Wasir.waan ku wadanaa gar gardaraba keep going legend ❤
@neezaabdalla5321
@neezaabdalla5321 2 жыл бұрын
Waziir Hore U soco ❤❤
@hannanmohamoud8181
@hannanmohamoud8181 2 жыл бұрын
Zaki noo soo badi 😅😅😅
@famoustube2737
@famoustube2737 2 жыл бұрын
Keep going pro Wan ku garaptaganahay😍😍😍
@nsj4835
@nsj4835 2 жыл бұрын
Wasiir funny tahay waaku wataa keep going
@Mohamed-abdalla24.
@Mohamed-abdalla24. 2 жыл бұрын
Qofka keliya ee qosolka agtiisa yaalo farxadii oo qof ah❤️
@ifrahabdala6010
@ifrahabdala6010 2 жыл бұрын
Subhanaallaah 😱 Walhi dadkii caadiyee uwaasheen Allow soo hadeey
@nazirabdi9554
@nazirabdi9554 2 жыл бұрын
wasiir wllhi waad iga qoslisay from gobalkii raga keep going pro
@kingholac11
@kingholac11 2 жыл бұрын
Waziir guleso💪 from tiktok
@khalidabdullahi6623
@khalidabdullahi6623 2 жыл бұрын
Waa ku wataa wll zaki keep going pro
@ladaniishosmanmohaz8681
@ladaniishosmanmohaz8681 2 жыл бұрын
Supxanllah😂😂😂 waziir guleysoh
@aishaahmed445
@aishaahmed445 2 жыл бұрын
Subhanallah dalanyarey xishodha
@wadaniboy9189
@wadaniboy9189 2 жыл бұрын
waziir you deserve subscribe💯🖐
@zakibingolden6717
@zakibingolden6717 2 жыл бұрын
Samiii koor igala soco samiyada dunida uskugu jecel zakariye weyen m.a allah ku destoooo adiga iyo dhaman qoyskada waxwalbo ad xamar ugu bahatoo wad igala so xariri karta dakada celborka madaxtoyada
@abdifatahali1318
@abdifatahali1318 2 жыл бұрын
Waziir wa sarkaal oo si indho la'aan ah kugu xeran next video igu cimamad wa ogahay ina garashadada ee fara badan tahay mahadsanid waziir 💪💪😎😎✌👍
@yaasminruuxi1644
@yaasminruuxi1644 2 жыл бұрын
Wasiirkeyga keep going 🥰🥰🥰
@ismahandayib7561
@ismahandayib7561 2 жыл бұрын
Walahi baba jeey waxaas waxaas lagama filanayn subxaan alaah
@m.a1188
@m.a1188 2 жыл бұрын
Wf
@mohammedabdullahi861
@mohammedabdullahi861 2 жыл бұрын
Wasiir noloow 💖💖✌️
@yoniskabulyoniskabul6203
@yoniskabulyoniskabul6203 2 жыл бұрын
Waziir kana mamaako hawezi ku ongeya fitu muzuri 😁😁😁👉
@2smokeyyy330
@2smokeyyy330 2 жыл бұрын
Akshay kumar 😍😂😂
@jafarally55
@jafarally55 2 жыл бұрын
Two videos every day kadhig hadaay macqul tahay Wazirka.
@neezaabdalla5321
@neezaabdalla5321 2 жыл бұрын
Waziir youtube Adaa igu haayo wlhi hhhhh😂😂😂 Yackoow 😂😂
@mustaphaaofficial6226
@mustaphaaofficial6226 2 жыл бұрын
subxanallah Wazir waxansoqora wafaxmi way
@abdaleisaaq795
@abdaleisaaq795 2 жыл бұрын
Warsirka❤legend 🙌👏
@mascuudcabdi7970
@mascuudcabdi7970 2 жыл бұрын
𝐰𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫 𝐤𝐢𝐛 𝐠𝐨𝐢𝐧
@halimaqueen8067
@halimaqueen8067 2 жыл бұрын
Ceeb walaahi baba jeey sidaas ma ihin wax qof mustaqbal iskarabo uu sameeyo subaxanallah somaliyey alle kabaqa aduunkan waxaan ku nahay safar yaarabi
@abassrastaman9992
@abassrastaman9992 2 жыл бұрын
Wsc boss Social Media And keep going Sir
@yaxyecizza6293
@yaxyecizza6293 2 жыл бұрын
Waziir keep goin weihnacht 2018 legend always legeng
@skillscraft7463
@skillscraft7463 2 жыл бұрын
I love you zaki binu xaaji😀😁😁😁😁
@riyaaqshow1192
@riyaaqshow1192 2 жыл бұрын
Subhana Allah
@zaziyanolokozoyitzoyit7048
@zaziyanolokozoyitzoyit7048 2 жыл бұрын
Waziirka waa ku wata zxb hor usoco
@sawdomaxamed6510
@sawdomaxamed6510 2 жыл бұрын
allh khatuma khayr nogu khatin subxaan allh xishood meeh
@mushtaqeytaninmadownagtii1808
@mushtaqeytaninmadownagtii1808 2 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkk ala beeeerka ar baaba jeeya
@shabelkamadow5224
@shabelkamadow5224 2 жыл бұрын
Horey u soco taliye
@mukhtarjibril9450
@mukhtarjibril9450 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣 waa iga badiyeen kuwaan wlhi geedka iga dhumay ii soo raadi kulahaa🤣🤣🤣
@M_joo
@M_joo 2 жыл бұрын
waziir wan ku wadnaaa kusco❤️🖐
@shukrizakaria9160
@shukrizakaria9160 2 жыл бұрын
Subxaanallah waaba aduunkii oo laga dabadhacay allow nasoo hadee
@MBmubaarig
@MBmubaarig 2 жыл бұрын
walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 5k igaadhsiya 💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕
@____Cumar____
@____Cumar____ 2 жыл бұрын
2:37 ilaahay fadligii ma garanayo gabadhaa muuqaalada anshax xumada ah jisha wllhi ilaahay baan mahad dhamnteed iska leh. Mhsanid sxb #zaki wax badan waan ka dhex maqlay mootaa la gaday diyaarad baa la gaday waad naga daba gaysay👌👍
@abassrastaman9992
@abassrastaman9992 2 жыл бұрын
Good boy Zaki Bin Xaaji
@shaymaabdlle3613
@shaymaabdlle3613 2 жыл бұрын
Wlhy meeshan ku yaabey baan fadhiyaa 🙄🤲
@madashawanaga6577
@madashawanaga6577 2 жыл бұрын
show sheekh shantay gardaro lagu mayay baba jay wa qof washay salamad
@maxamednour2918
@maxamednour2918 2 жыл бұрын
Wasiir wxad ka hadshaa dhaqan xumada tiktok live ka socdasi wacan uga hdal wxan dhalinyarta way la qabsanayaan wasiir aysan ahyn iskaga aamus 🙌🏻
@sahrasaid4733
@sahrasaid4733 2 жыл бұрын
Allla vedioga udanbeeya bes leeen kAl iyo laab ugu qosly ar yackoooya🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@ahzababdiaziiz116
@ahzababdiaziiz116 2 жыл бұрын
Wasiir zaki ✋🏻
@khalidhassanelmi926
@khalidhassanelmi926 2 жыл бұрын
Wasiirka 🥰
@cabqaricabqari9224
@cabqaricabqari9224 2 жыл бұрын
Wasiir masha Allah ❤️ ialaah haku xifdiyo
@cabqaricabqari9224
@cabqaricabqari9224 2 жыл бұрын
Wasiir love ii saar
@xasancadde5581
@xasancadde5581 2 жыл бұрын
Waziir qosal iguma harin mahadsanid 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@nawalofficialchannel8023
@nawalofficialchannel8023 2 жыл бұрын
Keep going 💐🙏
@jmzii9082
@jmzii9082 2 жыл бұрын
Kkk wlhi wasiir somalia hal xayaysiis ma fuulo muuqalka waa bilaabana waana dhamaysanaa iyadoona far nuuxsan😂🤣
@saadiqarabsio6254
@saadiqarabsio6254 2 жыл бұрын
your funs hore u soco
@amiirashraf8427
@amiirashraf8427 2 жыл бұрын
Wasiir wxn in mudo dheer wasaarada qayb wayn ka ahaa wasaarada Wasiir runtii waa ku wadanaa hadaa nahy team wasaarada Wasiir hore u soco ban ku leenahy Wasiir wasaarada boodhkeeda igu soo xariiq bal Next vedios Wad mahdsantahy wasiir ❤🙏
@lakionline069
@lakionline069 2 жыл бұрын
Waziir keep going
@jamilaahmed6680
@jamilaahmed6680 2 жыл бұрын
Subxaana laah.xishoodkii gabdhaheena lahaayeen.saan ayaa u dambeeysay.ilaahow na astur
@juleibibade
@juleibibade 2 жыл бұрын
Wazir Shqalaha Igu Horeyo Ee Wasarada Ayn Ka Mid Ah Wali Kuma Arag Ado Iga Mahdcelinaysid Wan Ka Sugaa Jaw Jaw😍
@captainviera4842
@captainviera4842 2 жыл бұрын
Zaki hore usoco apti wankuwata
@matahayqofnaftiisaaaminsan359
@matahayqofnaftiisaaaminsan359 2 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂ar baaba jeeyaa malagugu soo jii jiidi kulahaa hhhhh
@amalsiciid7296
@amalsiciid7296 2 жыл бұрын
Wasiirkeena 🥰
@shukriabdikariin6362
@shukriabdikariin6362 2 жыл бұрын
Subxaana Allah allahuma anata salaam wa minka salaam tawaarakta yaadal jalaali Wal Ikraam
@malyuundhoore487
@malyuundhoore487 2 жыл бұрын
Subxanallah wali cas
@MESUT188
@MESUT188 2 жыл бұрын
Wasiir Salaama✋
@kingyaxye2763
@kingyaxye2763 2 жыл бұрын
Waziirka qosol iguma harin wllhi
@saadaamkeeyoow316
@saadaamkeeyoow316 2 жыл бұрын
Waziir noo soo badi wllhi waad iga qoslisay
@Radiya78
@Radiya78 2 жыл бұрын
Subhan Allah ilahay noo gargaar
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax 2 жыл бұрын
Mahadsanid waziir zaki bin xaaji shaqo cawan
@mmmkk2344
@mmmkk2344 2 жыл бұрын
Walaahi waan qoslay walaahi baaba jey iyo yackoo😂😂😂😂😂😂😁😁😁🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@aankahasan2101
@aankahasan2101 2 жыл бұрын
Subxana allah war dadki waa waasheenee see wax u jiraan.
@Heyyyyyyyyyyyheyyyyyyyyyyyy
@Heyyyyyyyyyyyheyyyyyyyyyyyy 2 жыл бұрын
Pappa jey jiliicsana halku saraanyahay hhhhhhh mataag
@MohamedAhmed-wi8tg
@MohamedAhmed-wi8tg 2 жыл бұрын
Wasiir legend sare
@anassomali2889
@anassomali2889 2 жыл бұрын
Wasiir walahi qosol igu harin
@cabdinasircali2150
@cabdinasircali2150 2 жыл бұрын
Wasiir waxan ka dawanayaa meel layirahdo xingalol Wasaradana qayb baan ka ahy
@muniishmanka6573
@muniishmanka6573 2 жыл бұрын
Haye wa fiirsanaa😂😂😂
@maogtahay2270
@maogtahay2270 2 жыл бұрын
FIISABILILAHI KUDAWANA LACAGTENA GALKA LEE QATA WASIIR😅😅😅😅
@fartunissack7121
@fartunissack7121 2 жыл бұрын
Kula socdaa mrwalpaa powe zaki❤️
@guleddahir5930
@guleddahir5930 2 жыл бұрын
Wale waan yabay
@Kalsonxaji
@Kalsonxaji 2 жыл бұрын
Aniga lkn wa iga soo dhax galaa xayeesiin waba nacay xayeesintas wasiir Nairobi ayaan jooga hore u soco
@shukriabdikariin6362
@shukriabdikariin6362 2 жыл бұрын
Ilaahayoo nasoo hanuuni adaa awood leh gabdhena soo ha nuuni adaa awood leh 😥😭😢😢😭😭😭
@lukhmaanpato8308
@lukhmaanpato8308 2 жыл бұрын
Ayuub karlo waaa walayay Qaalina umad mahan
@wadacadefilims
@wadacadefilims 2 жыл бұрын
Taliye ayub kaarlo ayaa ika qosol siii wllhi iyo baaba jey 😂🤣🤣🤣
تمسخر على الشرطة و بالاخر انضرب
11:32
Mazen - مازن
Рет қаралды 214 М.
Советы на всё лето 4 @postworkllc
00:23
История одного вокалиста
Рет қаралды 4,7 МЛН
No empty
00:35
Mamasoboliha
Рет қаралды 10 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma #memes
00:26
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 8 МЛН
Qubanaha VOA
29:46
VOA Somali
Рет қаралды 2,7 М.
Maxkamadda Gobolka Banaadir oo xukun kasoo saartay kiiska gabdho caan ka ah barta TikTok.
19:58
جاكي شان ... اب بلا ابناء 😭
14:04
Farouk Tv
Рет қаралды 765 М.
پرونده جنایی | ساناز نظامی و نیما نصیری
24:56