Mujaahid Cabdiwahaab Nagruuma oo faahfaahiyay qaybihii ay ka koobnayd SNM.

  Рет қаралды 5,255

MM Somali TV

2 жыл бұрын

Пікірлер: 15
@ahmedomer4953
@ahmedomer4953 2 жыл бұрын
Durya dheer waa halkii aan ku dhashay. Hooyadii SNM Durya yadheer
@FADSO
@FADSO 2 жыл бұрын
Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN
@maxamedcaawil9204
@maxamedcaawil9204 2 жыл бұрын
Mufaasidiinta insha allaah waqtigoodii Wuu dhamaaday Ayakaana inoo soo bandhigaya sidii Ey inoo leenjireen
@Beastman.5689
@Beastman.5689 2 жыл бұрын
Sheikh yaroow waa dagoodi. Magalada awasa waxaa dagaan waa dagoodi af kale kuhadlo waliba sheikh Yarow qoyskisa. Dagoodi waaxuu ahaa xooga SNM. Harar ilaa awasa inta udaheyso dagoodi Fardaano af Ethiopian kuhadla dagaan
@davidwillium371
@davidwillium371 2 жыл бұрын
"IN YAR OO KOOBAN AYAAN IDIINKU SOO KOOBEY" WHAT A LEGEND!
@Mamar6310
@Mamar6310 2 жыл бұрын
Very interesting history waan k xanaaqay kan ur ee leh soo gaabi ee hood taagan facking dhoqosh
@abdihassan3637
@abdihassan3637 2 жыл бұрын
I can not hold my tears when Mohammed Ali is being talk of
@nuurka658
@nuurka658 2 жыл бұрын
MID KASTA OOKU DHINTA WAA EHLU NAAR AMA KACAANKII AMA SNM KUUDOONO HA AHAADEE.
@safiaomer4732
@safiaomer4732 2 жыл бұрын
Maxaa intii hore u qarinayseen taariikhda aad maanta sheegaysaan ee u isaaqayseen s n m
@liibanmumin6582
@liibanmumin6582 2 жыл бұрын
Lama qariyo wllo inbadan ayaa lasheegaa in SNm saldhigyo kulehayd Baareey iyo Yeed oo dadka deegaankaasi kaqaybqaateen taariikhda SNm way kjirtaa
@xuseenmaxed4759
@xuseenmaxed4759 2 жыл бұрын
Mujaahid Macnihiisu waa maxay waxa loo yaqaan? Ma dhici kartaa ku dhawaaqideedu in ay keeni karto dambi
@maxamedcaawil9204
@maxamedcaawil9204 2 жыл бұрын
Waxa laku jihaaday waa harti Waana fahanay majeerteen Wuu tashtay warsangali iyo dhulbaahate Ayaa maalin kasta laku dul qooqayaa Insha allaah waanu baraarugi doonaa
@craxiimmaxamed4014
@craxiimmaxamed4014 2 жыл бұрын
Harti maxaa isaga marka hore keeney hargaysa iyo burco ma hooyadiibaanu qabnay
@yasinosman1864
@yasinosman1864 2 жыл бұрын
Gobey liicoo hajbin