Mujaahid maxamuud Caagane oo ka waramaya Dagaalkii Ciidankii Muj Maxamed Cali ee Jiida Dhexe 28 May

  Рет қаралды 138,173

SAAB TV

SAAB TV

3 жыл бұрын

Пікірлер: 254
@umalkhayrmohamed1216
@umalkhayrmohamed1216 3 жыл бұрын
Si degan oo hufan sax ah ayaad u soo bandhigtay hawlgalkan caagane thanks tariikh aad u fiican buu ka waramay wallee caagane .
@yacqubfarah1582
@yacqubfarah1582 3 жыл бұрын
Aad iyo aad ninkan tariikh aad hufan baan ka haya wali muj. M.cali Allah ha u naxariisto
@axmedcali8018
@axmedcali8018 3 жыл бұрын
Maxamuud muxumed maxamed nuur qabile cagaagane alle cimriga hakuu barakeeyo
@cladiifclaahi3507
@cladiifclaahi3507 3 жыл бұрын
Snm oo dhaxanban dhagaysta uu cagaagane ugu danbeeyey ilaahay intii ku shahiiday oonan tirin karayn ilaahay janatul fardawsa ha geeyo inta noolna ilaahay caafimadka iyo cimrigaba ha u dheereyo
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 3 жыл бұрын
Allah uu naxaristo maxamed Cali iyo SNM amiin amiin
@ahjsky2946
@ahjsky2946 2 жыл бұрын
@@mohamedabdi4519 adigaa ilmo xaaraan ah. Mujahid Maxamed Cali iyo intii ku dhimatey halgankii SNM waa rag jahmuuriyada Somaliland sharaf ku leh.
@muniir795
@muniir795 2 жыл бұрын
@@mohamedabdi4519 jilicsan aamus faqashyey
@abokersharif9812
@abokersharif9812 2 жыл бұрын
allahaa unaxariisto dhamaantood
@bosszaki9861
@bosszaki9861 2 жыл бұрын
Alle hakuu naxariisto Muj. Maxamed-cali Faarax Dalmar. Geesi ku qoran quluubta dulmidiid kasta ha noqoto Soomaali, Oromo, Yemeni, Falastiiniyiin. Geesi weyn oo Shucuubta Islaamka ka baxay.
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 3 жыл бұрын
Allah u naxaristo all muslim reer somaliand SNM amiin
@bashman345
@bashman345 3 жыл бұрын
Mujaahid Cagaagane waa halyeey xalaal ah Allaha weyni ha ku xafido aduunkan iyo aakhiraba
@jamalskp7280
@jamalskp7280 3 жыл бұрын
AAMIIN
@libaaxasomaliland1066
@libaaxasomaliland1066 2 жыл бұрын
Mxmed Cali iyo halyeyadii snm illaahaw u nxriiso amiin waligayo idin ilaabi mayno insha Allh
@AbdiPianoChannel
@AbdiPianoChannel Жыл бұрын
Geesi. Halgamaa xalaal ah. We remember you. We owe you and the entire S.N.M liberators of our freedom. Love and respect from Gabiley region of Somaliland. Noolow Mudane Mujaahid.
@najahahmedali945
@najahahmedali945 2 жыл бұрын
Mansha allah maxaa geesiyaal naga dhashay hadan nahay rer sheekh isaaq intii dhimatay ilahay haw naxariisto inta noolna ilahay haydin xafido geeri faqash ba yeelatay guulna snm
@user-gh1gj9im9n
@user-gh1gj9im9n 2 ай бұрын
Ilove soomaliland ❤❤❤❤😘❤😘😘😘😘😘
@cabdirisaqaadhaadheere7494
@cabdirisaqaadhaadheere7494 2 жыл бұрын
Allwo ku naxariso maxamed cali landheere cali ziciidbu ahaa
@abdiibrahim7370
@abdiibrahim7370 3 жыл бұрын
Snm wlh guul mujahidiintii intii dhimatay alle ha u naxariisto inta noolna alle cimriga ha u dhereeyo
@Chanal508
@Chanal508 3 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto Abtigay iyo intii dhiigodo u daadiyey dalka
@abdiismail6805
@abdiismail6805 2 жыл бұрын
Mr Keyse soodaa inshaa Allaah wararkii iyo taariikhdii Halgankii SNM(soo badi) Waadna ku mahadsantahay Barnaamijkan.
@achmedhussen10
@achmedhussen10 9 ай бұрын
Allah yarxama mujahidintii Snm inta noolna allaw cafimad iyo cibado suuban❤
@abdiibrahim7370
@abdiibrahim7370 3 жыл бұрын
Maxamed cali nin cajaaiba ayu ahaa alle ha u naxariisto
@Xudeyfi_Official
@Xudeyfi_Official 2 жыл бұрын
Caagane libaax si official al buu wlhi taariikhdaas uso bandhigay alle haku sharfo
@user-xo6id7ke3q
@user-xo6id7ke3q 4 ай бұрын
Muj cali waysakh allew unaxariiso
@JimaaleKhadarAbdillahi
@JimaaleKhadarAbdillahi Жыл бұрын
Mujaahid maxamuud cagaagane ALLE haku sharfo
@mmhhgg22
@mmhhgg22 2 жыл бұрын
Allah ha ku sharfo Ehlu janno ayaa aad tahee
@abdilaahijaamac6644
@abdilaahijaamac6644 2 жыл бұрын
cajaladan hore ayan udaawaday 2020 kii markaa Saab tv please please please mujahudin kale keeena meesha waxaa idin dhaama Tvga Codka Bariga Africa
@abdirahmanceerigabo4838
@abdirahmanceerigabo4838 2 жыл бұрын
Mujaahid cagaagane nolow ilaahay cimri dheer haku siiyo
@jamalskp7280
@jamalskp7280 3 жыл бұрын
RABOW U NAXARIISO MAXAMED CALI GEESI BUU AHAA AAN WAABAN
@cabdirisaaqdaahir7884
@cabdirisaaqdaahir7884 2 жыл бұрын
Alla ha idin sharfo Adero Mujaahid cagaagane Dadkina idin jecel
@Xudeyfi_Official
@Xudeyfi_Official 2 жыл бұрын
Yuytub chanel_kayga ayaan soo dhigi doonaa barnaamijkan iyo kii hore ee uu duubay cali seenyo 1 & 2 bay kala ahaayeen xuquuqdana waan dhawrayaa thanks I love saxaafadeena madaxa banaan
@abdirahmanceerigabo4838
@abdirahmanceerigabo4838 2 жыл бұрын
halgankii xalaasha ahaa SNM ❤️❤️❤️❤️
@HawrarLyrics
@HawrarLyrics 3 жыл бұрын
Aad baad u mahad santahay adeer, idinka sharaf ta noo yeelay.
@HardTalk1
@HardTalk1 3 жыл бұрын
Waa waraysi qiimo leh
@umalkhayrmohamed1216
@umalkhayrmohamed1216 3 жыл бұрын
M weyne ragga midmika hadhay ah maad 10000$ bishii ah bil kasta u qortid xaq bay u leeyihiin wallaahi ummaddana waa ka mudan yihiin caagane thanks a lot more than one.
@AbdiPianoChannel
@AbdiPianoChannel Жыл бұрын
They deserve much more than $1000 a month. The sad thing is, SNM warriors are not respected nor recognized their effort in modern day Somaliland.
@gaadhhayegaadhhayee6627
@gaadhhayegaadhhayee6627 3 жыл бұрын
Waa Halyey Teeda kale Shaqsi Si fiican buu usoo bandhigay
@abdullahiyusuf4543
@abdullahiyusuf4543 2 жыл бұрын
Geesi Mahmud Cagaagane. Tayaanigu Wuxu Yidhahdaa, Kurrache No Marile. Oo Macnahedu yahay Geesigu Ma Dhinto. Alxamdu lilah Illahay ba mahad leh Intaaso Musiibo Kaa Nabad geliyay.
@user-eo4np3ww1r
@user-eo4np3ww1r 3 жыл бұрын
Cagaagane Ilaahay haku barakeeyo indre Sharaf iyo Karaamo badan ayaa ku Hayaa
@Xudeyfi_Official
@Xudeyfi_Official 2 жыл бұрын
Waxaan soo uso heedin lahaa suxufiyiinteena qaaliga ah ee #Sab_Tv in marka ay taariikh noocan oo kale ah qaadayaan meel aan dabayl LaHaye ku duubaan barnaamijka thanks
@haberjeclokingking7131
@haberjeclokingking7131 11 ай бұрын
SNM OUR VEINS OUR BLOOD OUR BLOOD OUR PRIDE OUR DIGNITY OUR HEROES OUR WARRIORS WE LOVE YOU TO BITS AND PIECES FOREVER
@abdullahiyusuf4543
@abdullahiyusuf4543 2 жыл бұрын
Taasay Qaarna Ciyaar u haystaan Ayagoo Ku Dul Ceeshaya Dhiigii S.N.M Iyo Ragii Rag Ahaa ee Dalka iyo Dadkaba Xoreeyay Iyo Hablihii Askarta S,N,M Ka Mid Ahaa. Illahayow u Naxariiso Oo u Danbi dhaafo. Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar.
@libaaxasomaliland1066
@libaaxasomaliland1066 2 жыл бұрын
Aad iyo aad wllhi jiilasha mnta somaliland u kcy qaar ka damiir iyo ficil liita waligeed may so marin
@elmimusa3630
@elmimusa3630 3 жыл бұрын
Manshallah
@FaisalAli-gu7co
@FaisalAli-gu7co 5 ай бұрын
Maxamed cali alle haw naxariisto aamiin iyo dhamaan intii ku dhimatay dagaalkii lagula jiray taliskii afwayne ee xasuuqday reer somaliland
@user-pi2xt1ev2q
@user-pi2xt1ev2q 6 ай бұрын
Mujaahid maxamed caagane aad baan usalaamayaa waxaad xorayseen jamhuuriyad dhan oo lahastay maanta xor ayeyiinu nahay xoriyadaa dadkiina aad usoo hoyseen waa idiin ognahay
@umalkhayrmohamed1216
@umalkhayrmohamed1216 3 жыл бұрын
Caagane sidiisoo kale waadax weeye warkiisu dhabtii ah waxay ahayd in halkiisaa biil caqal shaqaba loogu qoro why xaq buu u leeyehay mr caagane midhmidhka la midka ahi alle ha ku xafiddo walaal waayo arag.
@maxamuudmuxumad994
@maxamuudmuxumad994 3 жыл бұрын
Walo aadban kuu salamaya umul khayr walo ujeedadii aynu u halganay waynu gaadhnay alla ina siiyey dal nabada allxamdu lilaah
@ismailmohamed7789
@ismailmohamed7789 2 жыл бұрын
SNM intii dhimatay Allah awuu naxaristoo
@haberjeclokingking7131
@haberjeclokingking7131 2 жыл бұрын
Alleh haku sharfo if iyo akhiroba mujaahid nolaw
@mohamedabdi4519
@mohamedabdi4519 2 жыл бұрын
Ninkan Waa in la Dilaa
@reerakhireedka7506
@reerakhireedka7506 3 жыл бұрын
Nolaw mujaahid
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 3 жыл бұрын
Good news
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 3 жыл бұрын
Mansh Allah qaranka Somaliland
@Xirsishow
@Xirsishow 3 жыл бұрын
waa ooo bahanayhaya tariikhaha bocana
@saids7183
@saids7183 3 жыл бұрын
ilahay ha unaxaristo mujaahidiintii hy iyo kuwi kaleba dalka waxa xoresyay 100kiba 70 habaryonis runtii khayr ayan ku rajaynya Somaliland inshallah 💛💜💛💜💛💜
@jamalskp7280
@jamalskp7280 3 жыл бұрын
Isaaq wakgtigaa wuu usku duubnaa waligoodba markay cadow iyo shisheeye noqoto Isaaq wuu is raacaa
@umalkhayrmohamed1216
@umalkhayrmohamed1216 3 жыл бұрын
Ragga waxaa soo maray alle reebay ayaa ismail yare ciro faysal ay ka dul botorinayaan leeyihiin dal baanu badbaadinaynaa waa adduun lumaya weeyaan alle ha ku xafido cagaaganow labada daaroodba walaal thanks a lot more than one.
@moegreenback6854
@moegreenback6854 3 жыл бұрын
maxaad u soo hadal qaadi weyday Muuse iyo saaxiibkii Kaahin oo hawlgaladan ka maqnaa maantana madaxweyne iyo wasiir ka ah
@user-do3ow4xj7k
@user-do3ow4xj7k 3 жыл бұрын
@@moegreenback6854 😂😂😂 qabyaalada muuse biixi cabdi dameer bey qarinaysaa yartu kkkk🤣🤣🤣🤣🤣
@dgarb8353
@dgarb8353 2 жыл бұрын
Ka xishood ragi ku xoreeyay bahalyay cuqdadu dhaamisay adeerk ina cabdi dameer wakhtiga sabayada ayu xashayay adeerkayna adiga adeerka ayu madheerka jeelkeda u jabiyay isago sigar lagu bakhtinayo 😂
@jimcaalejeestaawi6227
@jimcaalejeestaawi6227 2 жыл бұрын
Guba daalaco magaaladii aan ku dhashay❤❤❤❤❤❤
@hungyang5809
@hungyang5809 2 жыл бұрын
Ma ba cigaalo tahay
@hungyang5809
@hungyang5809 2 жыл бұрын
Ana samatar Axmed ban ku dhashay
@warsameahmed1501
@warsameahmed1501 Ай бұрын
Hadalka ninkan iyo Faarax ifiso way is khilaafsan yihiin. Mise anaa khaldan
@mamen789
@mamen789 3 жыл бұрын
I'm proud of you Cago.
@ahjsky2946
@ahjsky2946 2 жыл бұрын
Guul halgamaashii SNM. viva Jamhuuriyada Somaliland
@ismailmohamed7789
@ismailmohamed7789 2 жыл бұрын
Maha Allah somaliland gull iyo gobanimoo lojojinmayo ciid kasta o kasohorjeda qadiyada iyo qarannimada qaranka somaliland xadudaha somaliland wa muqadiis wa lamatabtan somaliland waxay ledahay haal cadowuu wayo wa somalikushega konfured kkkkkkkkkkkkkk jecliyaa markuu jaboo cadowugaa rer somaliland somalikushega konfured kkkkkkkkkkkkkk wan kuraxaysta markuu jaboo cadowugaa rer somaliland somalikushega konfured Cidanka qaraanka somaliland waxan leyahay habalyoo habalyoo habalyoo guul iyo gobanimoo
@MahamudMohamedhagimuse-gv6el
@MahamudMohamedhagimuse-gv6el 4 күн бұрын
2 libaax ayaa is wareysanaaya. 👍 Great.
@saxardiidali9737
@saxardiidali9737 3 жыл бұрын
Mujahid mahamed ali dalmar iyo lixle astaanta somaliland ✅😘😘😘🙏🇮🇹🇮🇹🇮🇹 qolyaha leh tv saab kayse ayaa qqbylad kawda ader tvga horncable tv waxu leeyahay barmij layidha xasuus reeb wali miyad argtay cabdilahi kongo iyo duuliye xayd mooye nin kle oo laga warystay oo garxjis ah waa mayaa waxuna dubay 300 oo clip markii la wayey ciid maryo alool ah ayuu dontay islaamo iyo rag aan xataa snm waligood noqon aderow tvga anaaga leh ee kiina ku eekada
@samsamm5996
@samsamm5996 3 жыл бұрын
Saxardiid Ali weligaa ma maqashay Kornayl axmed Maxamed halac Oriod odayaashiina soo waydii
@mubarigcabdi4700
@mubarigcabdi4700 3 жыл бұрын
Bismilahi raxmani raxiin war waxano uqdadi maxay tahy inadeer tolka miyanay ahyn kuwa sidan ad ula hadlaysa
@NH-lb2tw
@NH-lb2tw Жыл бұрын
Isaaqnimo haku deeqdo wallo waxba hayna kala gurin🥰
@QOFKA.2469
@QOFKA.2469 3 жыл бұрын
Subxaanalaah weli ma arag qof dilay qof muslin ah oo la leeyahay mujaahid Ilaahay ka baqa oo shiikhyada macnaha mujaahid snm waa raggii intay wadanka soo galeen oo xabashiyi soo hubaysay dalkiina gubey dadkiina laayey meel ay dadka wax ugu hagaajiyaan ayey wayeen markaasay dadkii leeyihiin dawlad ayaa ina laysay dawladaa maxaa ka horeeyey dadka ilaa maanta loogama sheekayan sidaad dadka iyagoo nool daamurka karaya ugu ridi jirteen sida hartii daarood ee aad dadka qaarna dhamacda iyo daamurka karaya dadka iyagoo nool ku ridi jirteen soomaaliyi waxaad samayn jirteen ba maalin keliya ka sheekeya anaga ayuun baa nala ddilay ayuun baad gurtane ku dara dadkii intaad iyogoo nool baabuurta intaad ku kala xidhaan ku kala jeexa iyogoo nool Ilaahay ha laga baqo mujaahidna muslim muslim dilay ma noqdo denbigaa aad dadkii iyo dalkiiba ka gasheen ka toobad keena qofna cid kale iska daaye hooyadii iyo aabihii ayaan wax u qabanayn inta qofku noolyahay toobadu way furan tahay Ilaahay denbiyo badan ayaan galaye cafis ayaan Alle waydiisanaynaa
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 2 жыл бұрын
sahra tahir muslin muulayn ee dad dad caabuda ayuu laayay oo dulaysan iyo munaafaqiin shaarubo dhaadheer
@user-zc6ig1ep9q
@user-zc6ig1ep9q 2 жыл бұрын
Kuuwii dadkaa somali layen.jiiray ee shadhkaa Dowlada kuu leyn jiray..maxay ahaayen
@mukhtarfarah969
@mukhtarfarah969 3 жыл бұрын
Acuudu bilaah
@abdiibrahim7370
@abdiibrahim7370 2 жыл бұрын
Maxamed cali geesi geesi dhalay
@cawilayaanle2440
@cawilayaanle2440 2 жыл бұрын
Geesiga...BIRTA...Ah S N M Guuuuu9
@craxmaansoodaani652
@craxmaansoodaani652 2 жыл бұрын
SNM guuuuuuul SNM guuuuul somaliland guuuuul taariikhda cajiib ka ah waa in dhalinyarteena yar yar schoolka logu dhigaa wixii qarankeenan loso maray
@Xudeyfi_Official
@Xudeyfi_Official 2 жыл бұрын
Mujahidku muu sheegin qaabka uu u dhintay #maxamed_Cali hogaamiyihii ruuxiga ahaa
@maxamuudmuxumad994
@maxamuudmuxumad994 2 жыл бұрын
Qaybo kale ayaa inoo hadhay sxb salan sare
@MohamedAhmed-zn9jc
@MohamedAhmed-zn9jc 3 жыл бұрын
🇮🇹🔥
@ayanwarsame7218
@ayanwarsame7218 2 жыл бұрын
Faan badaba fataabakh .
@raxmayusuf685
@raxmayusuf685 2 жыл бұрын
Kkkkkk tolow yaalasheegayaa waala ogyahay waxaa tihiin lkn beenbaa laguusheegay ee taariikhda soo baaadh aniga 5 ilmaadeeraday ah baa kujiray oo mid meeshuuba kudhintay hadana masheegano kumana faano ninka labadbaadinayeyna wuxuu ahaa nin snm ah oo loobaahnaa
@mohamedmire8646
@mohamedmire8646 3 жыл бұрын
Snm khaladkay gashay ee military inkastoo ciidanku koobnaa waxay ahayd inay Berbera ciidan u qaybshaa. Runtii meeshaasi waxay ahayd il aan gudhayn oo ciidan iyo hub kasoo qulqulayaa. Maalin walba diyaarad baa soo degeysay ciidan ciidan iyo hub sida.
@naasirbashiir3246
@naasirbashiir3246 3 жыл бұрын
Cagaagane waa qoloma nio a Muj.zoo jabee
@axmedcali8018
@axmedcali8018 3 жыл бұрын
Garxaajis habaryonis muse ismaaciil
@AhmedMohamed-zi9hl
@AhmedMohamed-zi9hl 2 жыл бұрын
Idaacadani cidkale ma waraysato oon Garxajis ahayd yarka u sheega
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 2 жыл бұрын
Nin Diiro Gabadha Ku dhalata Jababaan
@awilabdi3427
@awilabdi3427 3 жыл бұрын
Mujaahid cagaagane Saxb wan ku wadanna
@roblehusein2002
@roblehusein2002 2 жыл бұрын
Waa mujrin wayn dad islaama ayuu layay markaas sheegaya
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 2 жыл бұрын
roble husein adigaa mujrib ah eeyohow
@roblehusein2002
@roblehusein2002 2 жыл бұрын
@@ijoxasan9132 inuu mujrim yahay asagaa cadeeyay waayo wuxuu sheegtay inuu gacantiisa ku dilay dad islaama ilaahay cadaabkisa ayuu kaga jarayaa malinta aqiro
@apdilahyare1339
@apdilahyare1339 3 жыл бұрын
jaale magacisu waa cagaagane ee maaha caagane, rag badan oo ay saaxiib ahaayeen isaga ka nool.
@Wadani1988
@Wadani1988 3 жыл бұрын
kalmadii dadkadkaga loogu yedhi jiray kuhadlaysaa jaale waar mesha kamasax
@abdallaissa5467
@abdallaissa5467 2 жыл бұрын
Below
@jimcaleabdi6832
@jimcaleabdi6832 3 жыл бұрын
Geesi geesi dhalay
@maxamedsiciif255
@maxamedsiciif255 3 жыл бұрын
war cusub
@HassanMohamed-jq4xh
@HassanMohamed-jq4xh 2 жыл бұрын
Ninka gaadhigisa diidey unu gubo waa nin geesiya o la yidhaahdo mujaahid cumar cali nuur (cumar sanweyne) waana nin reer hargeisa gaar ahan reer new hargeisa
@DadirNuur
@DadirNuur 3 жыл бұрын
De3
@mmhhgg22
@mmhhgg22 2 жыл бұрын
Mujaahid dhab ah iyo dadkii Xoraynta dadka iyo dalkuba dhab ka ahaa weeyaan. Hadda dadkale oo qaxoontiyadii dulcad qamandiga ku qaadan jiray baa sheegta mujaahidiin, kuna habsaday dalkii iyo khayraadkii. Barriba Faqash way imane, waa cidda idinka fujisa.
@maxamadabdilahi6923
@maxamadabdilahi6923 3 жыл бұрын
Asc
@maxamuudmuxumad994
@maxamuudmuxumad994 3 жыл бұрын
Wcs
@xaajishiineaxmednuur
@xaajishiineaxmednuur 3 жыл бұрын
Wanu kuwada jirnay dagaalka sigaara ayn u xaauusta
@fuadwarsame6688
@fuadwarsame6688 3 жыл бұрын
Qaraxyo been ah ayaad sheeganay, Sawirkaaga kolka la eego xiliga dagaalku dhacay 5 ayaad jirtay. Riwaayada jooji Xaaji
@khadaribrahim6418
@khadaribrahim6418 2 жыл бұрын
Maxmed. Ali. Haley. Aan. La. Heli. Karin
@ayanwarsame7218
@ayanwarsame7218 2 жыл бұрын
Beemale Akhiro war yaala ilahay ayya umadd kala xisaabu SNM akhiro waxba ku tari mayso .
@awbile
@awbile 3 жыл бұрын
Mujaahidku wuu qaldamaye ciidanka Cadaadley Ifiso ayaa watay. Xuseen Dheere Hargeysa ayuu galay
@maxamuudmuxumad994
@maxamuudmuxumad994 3 жыл бұрын
Waxaad ogayad kahadal taan kawramay sidaasay ahayd
@HassanMohamed-jq4xh
@HassanMohamed-jq4xh 2 жыл бұрын
Waar kada waxaanad ogayn ha ka hadline miyanad daawan faarax fiiso o ka sheegeynaya in ciidanka Cadadlley husein dheere watey
@mmhhgg22
@mmhhgg22 2 жыл бұрын
Macasnimada la seexo uraayoow
@fowsiyagoled9514
@fowsiyagoled9514 2 жыл бұрын
Soomaali uun baa iscuneysey Soow maah
@samsamm5996
@samsamm5996 3 жыл бұрын
Tv saab waxa magaca ka dilay ninkan Keyse digaale oo qabyaalad ku waraysta Halgankii snm waa nin hada qabyaalad Waashay cali seenyo waa inuu wax ka Qabtaa
@kaysegoodman5484
@kaysegoodman5484 3 жыл бұрын
Cali seenyo ka qabyalad badan Kk
@saids7183
@saids7183 3 жыл бұрын
ma xanuunkiba ku haya ilahay haku daweeyo walaashey
@yusufaxmed8863
@yusufaxmed8863 3 жыл бұрын
Waar sxb bal waxaad ii sheegtaa qabyaalada kaye iyo saab tv ku kaceen ma waxaad ujeeda taarikhda snm yaanu ka sheekayn haday jawabtaadu tahay haa dee markaa faqashbaad tahay iyo kuwan la sagalamayne ee ka dhexbax somaliland waa taarikh wadanku soomare
@yusufaxmed8863
@yusufaxmed8863 3 жыл бұрын
@@kaysegoodman5484 hadad reer somaliland tihin ama reer shekh isaxaq dee ilmaaderayal hadan halyayadii snm iyo taarikhdoodi lagasheekayn maxaa laga sheekaynlahaa ma waxaad leedihin maxaa saraakiishii snm ee hogaaminayay habaryoonis ugu badatay waar adeer cuqdada iska saara kolay habar awalbaad tihiine waar anigoo nin hj la ah waan kufaanayaa geed adayga isaaq habaryonis waa wllkayo cuqdadna uma qabno anguunbay noo dhinteen ragoodi bilaa abaal baatihine yaa idinka hortaagnaa maad gashan oo taarikh samaysatan fulayahay
@yacqubfarah1582
@yacqubfarah1582 3 жыл бұрын
Qabyaalada waa waxey kaga horeyno dadyowga kale anigu waan jeclahay qabyalada i love qabyalad doon iyo qabyalad isku riixa , markaas dhexdeena cidi soo gali meyso
@mohameomar6260
@mohameomar6260 2 жыл бұрын
Mujaahid midkale oo somali ah oo uudialy janada ku galaya ma looqaateenbaa hadase wali jano ma lagu helaa haddii mid faqash ah aan dilo
@abokoraadan5648
@abokoraadan5648 3 жыл бұрын
Maxamud goox guulleed wuu noolyahay waxa jooga gadar nin biitaynka wadan jiray
@jarmaliyojacayl8254
@jarmaliyojacayl8254 6 ай бұрын
❤❤❤❤😂
@jamacsalaad4833
@jamacsalaad4833 2 жыл бұрын
halkan waxaan arkaa kuwo reer caayay adeer adinkaan adeeradiin waxba tarijirin runtu faan maaha
@daryeelran8007
@daryeelran8007 3 жыл бұрын
Mujaahidow xaal qaado.mabeder buu kaqayb galay mise uxud ? dad muslimoo weliba somaliya ayuu laayoo weliba kufaanayaa walee aakhiro warbaa kuuyaala !!
@Chanal508
@Chanal508 3 жыл бұрын
Siilkii hooyadaa war baa yaala mar kaysay muslin iyo Somali ku walataa ku wa ay diyaradaha tawaangida PM la dhacayeen Macau ahaayen somali may ahayn muslin may ahayn daalin Aayaadka ilaahay beeniyey Af wayne qudhunkii uu soo diray in dad kayaga baabiyaan ayey la dagaalameen waliba gaalo yuhuuda ayey ahaayen oo yuhuudu soo diray Af wayne oo ficilka yuhuuda leh oo sida dadka reer falastiin oo kale dad iyo duunyo noo dhaafin kalabyahoy hadhaagii faqashta ayaad u hadal wacan tahay
@rashiidhassan7963
@rashiidhassan7963 3 жыл бұрын
Waxa fiican qofku marka la waraysanayo inu ruun ku waramo mujahidku muushegin ciidanki Cadaadalay soo galay oo ka miid ahayeen ciidanki Sayiid Cali ugu badana
@bosszaki9861
@bosszaki9861 2 жыл бұрын
Wuu sheegay malaha si fiican umaad fahmin wuxu sheegay in ciidankii Xuseen dheere ay Cadaadley galeen! Mujaahidku wax badan buu kala illaaway muddo dheerina waa ka soo wareegay xilligii dagaaladani dhaceen.
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 2 жыл бұрын
galbeedku waa meel qariban oo aan wodooyin lahay balse barigu sidaa ma ah meel. waliba waa wado furan
@AL_shahada
@AL_shahada 2 жыл бұрын
Hargeysa muqdishow kee falastin ah sida yahud iyo falastin sida sadam xusen iyo mareykan
@liibaanwadaad-yare966
@liibaanwadaad-yare966 7 ай бұрын
Mujaahid beebeega iyo labada gaari ee yaryari may gudbine waa lagubey faqashtii ayaa gubtey
@saedamare896
@saedamare896 Жыл бұрын
Hhhhh
@maxamedcalibulaybulay2195
@maxamedcalibulaybulay2195 3 жыл бұрын
Sarkal sare cagane mu jaahid dhaba
@abdullahiyusuf4543
@abdullahiyusuf4543 2 жыл бұрын
Waar Raga Suaal Xumada Iyo Nacas nimada Iyo Nacsiinta Dalka Ka Daah Hurdo Iyo Habeenooyo.
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 3 жыл бұрын
Calanka tawxiidka maxxaa dhib loosoo maray? hadaan sidan modayo layma waswaas galiteen 30 sano maxaad bilaa citiraaf ah maxaad qabsateen!!!! iyo africa kala tagaysa hadii laydin aqoonsado amaba beelaha darifyada ma ogoola somaliland iyo somaliland ma gu'ikarayso....
@mustafeyuusuf8677
@mustafeyuusuf8677 3 жыл бұрын
ALA KAN KEYSE DIGALE LA YIDHAHDA WAA QOF XUN OO XANUSANAYA.WAXA KUU CADAYNAYA MARBA MID REER KOODA AH INTUU SOO KEXEYO AYUU ODHANAYA SARKAAL HEBEL KA SHEKE SARKAAL HEBELMA WAA REER KOODA.WAAAR HANA NACSIN SARAKISHI SHAHIDAY EE REER KIINA OO KA WADA SHEKE SARAKISHI OO DHAN NEEF YOHOW
@khadarcaynaashe7753
@khadarcaynaashe7753 3 жыл бұрын
Adigaa buka oo wax walba u fiirsanaya anagana noo sheegaya cidduu yahay kkkk
@saids7183
@saids7183 3 жыл бұрын
snm waxay aheed garxajis boqolkiba todobaatan markaa qolodina jeegaanta hadaa dhalateen malaha
@yusufaxmed8863
@yusufaxmed8863 3 жыл бұрын
Waar adeer cuqdad baa ku hayse mala taariikh baanad hayne waxbaadh snm waxay ahayd jabhad ) jabhaduna waxay la dagalantay dawlad markaa jabhada waxaa hogaaminayay saraakiil mulaterya waxaanay fulyeen sadex dagaal oo kala ahaa hawlgalo khatartooda leh oo ay kusoodaayeen odayaashi siyasiyintii iyo dadkii snm taabacsana ee laga buuxiyay jelasha sida mandhera bir jeex hawlgalkii buuraha hawlgalkii burcaduuray ee lixle ku dhintay haragwafi afduubkii diyarada somali eelane cawil cadami ta labaad dagaalo kudhufoo ka dhaqaaqa iyo ugu dambayn gudaha oo ay wadanka soo galeen 1988 oo afar aag ka soo galen snm waxana kala hogaaminayay afar taliye burco axmed mire hargaysa dhagawayne cadadlay xusen dhere mandhera maxamed cali markaa taarikhda aad ku haysato imika saabtv waa dagalkii maxamed cali hogaaminayay ee mandheera galay markaa bal waxaad ku haysato ii sheeg oo aan ahayn maxaa snm saraakiisheedi iyo taarikhdeedi reer gaari ugu bateen dee bal waaye ma badalnaa taarikhda snm ileen reer kaa garxajis baa ubatee maxaynu yeelna
@bosszaki9861
@bosszaki9861 2 жыл бұрын
Kkkkk qofka sidan u hadlayaa kollay maaha Arab iyo Ayuub toona, ilama aha Hjeclana inu yahay waa se macquul in xin yari qaado lkn Awal inu yahay baan u badinayaa🤣 Adeer taariikhdana ma 4.5 inaynu galinaad rabtaan!! Snm geesiyaal badan bay lahayd ee raggan laga sheekaynayo taariikhdoodu hadday been tahay sheeg hadday run tahayna dee qaado oo ku FARAX. Adigay kuu dhimanayeen caanyoyahay jilicsani.
@warsameahmed1501
@warsameahmed1501 Жыл бұрын
Kkkkk mid reerkiina ah oo nooga sheekeeya wixii ku dhacay keen, waan u baahanahay.
@lakixaashi9710
@lakixaashi9710 3 жыл бұрын
Muh.mahamed cali lamu wareegin cidanka Burco ee dib ugu noqo halka Muj.cagaagane inta kale si sax ah ayaad uga warantay
@bosszaki9861
@bosszaki9861 2 жыл бұрын
Mujaahid Axmed Mire ayaa sheegay ciddii la wareegtay hogaanka ciidanka lkn Muj Cagaagane wuxu sheegay intii danbe in Maxamedcali burco gurmad ugu yimi hogaaminta dagaalkana uu la wareegay waana macquul oo SNM habqan bay gashay.
@mahamedaden4919
@mahamedaden4919 2 жыл бұрын
@@bosszaki9861 maxamed cali waligii burco kamuu dagaal gelin
@bosszaki9861
@bosszaki9861 2 жыл бұрын
@@mahamedaden4919 kkkkkk, wxd grnyso ka sheke
@mahamedaden4919
@mahamedaden4919 2 жыл бұрын
@@bosszaki9861 naacle
@raxmayusuf685
@raxmayusuf685 2 жыл бұрын
Faanka habar yoonis alla beenbadanaa waar waxaa tihiinba waa laydinyaqaan cidii aan idin aqoon usheekeeya
@dgarb8353
@dgarb8353 2 жыл бұрын
Adeerka marki sigaarka afka lagaga bakhtinayay wa kuwi so jeelka jabsanayay ya dayuusa dadki ku xoreer afka Ha kuso taagin bahalayay cuqdadu haysa e ciilani
@omarhusseen9859
@omarhusseen9859 2 жыл бұрын
Been badanaa odaygu. Filim muu ka sheekeeynaa
@HassanMohamed-jq4xh
@HassanMohamed-jq4xh 2 жыл бұрын
Adiga film u hayste waxa iyo wax ka daran aya dalka ka dhacay
@zackhussein1850
@zackhussein1850 3 жыл бұрын
kaalay mujahidintan ay marwalba kashekeyan yay lajihadeen hhh magaalo mise muslim
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 2 жыл бұрын
zack hussein dad aan asal ahayn ayuu laynayay oo uu dalkiisa ka xoraynayay
@zackhussein1850
@zackhussein1850 2 жыл бұрын
@@ijoxasan9132 hhhhhhh
@farxaancawil3869
@farxaancawil3869 3 жыл бұрын
Guushii dagaalka ilaahay waa ina siiyey dalkeeniina jamuhuriyada somaliland waa kaa hore u maray midhihii waa guranaynaa casiisoow mahadaa
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 3 жыл бұрын
Mansh Allah Allah Akbar
Mom's Unique Approach to Teaching Kids Hygiene #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 34 МЛН
Женская драка в Кызылорде
00:53
AIRAN
Рет қаралды 497 М.
Best Toilet Gadgets and #Hacks you must try!!💩💩
00:49
Poly Holy Yow
Рет қаралды 20 МЛН
Daawo mid kamida mucjisooyinkii  mujaahidiintii  Ururkii SNM
30:34
The cat chose the right one 🥰🥳😸
0:32
Ben Meryem
Рет қаралды 47 МЛН