MULATO II GRASS FARM, BEERTA CAWS & CALAF , MOGADISHU SOMALIA

  Рет қаралды 82,326

Aden Abdi

Aden Abdi

2 жыл бұрын

This is MULATO II GRASS FARM, IN SOMALIA. The Caws Iyo Calaf Farm is located in Mogadishu, Somalia. We specialise in Animal Fodder and grazing systems. This farm solely produces Mulato II ( Bracharia grass, and Mun River Panicum Grass for use in major livestock species of Somalia, Hay, Green Grass (Cut and carry), Silage, CIAT, Columbia Bracharia, and Hybrid Mulato II Grass. Contact Beerta Caws Iyo Calaf Farm.
Whatsapp: +252 619 900 400, +252 618396712

Пікірлер: 175
@xusencaluuq926
@xusencaluuq926 Жыл бұрын
Waa romesa la,ahay dadkan inee somali yahay alxamdu lilaah allaah adin barakeyo waxa quudinesan waa nafley
@cabaascabaas7171
@cabaascabaas7171 5 ай бұрын
This is the beginning of maintaining our food security thank you guys keep it up I'm personally proud of you❤
@maxamuudqooje8069
@maxamuudqooje8069 Жыл бұрын
Aden Abdi aad ayaan kuu salaamin eng war farxadle waaye anigu waxaan bartaa cilmiga beeraha insha alah farsamada waan idinka koobiyayn waana xirfada kaliya ee loogq gudbi karo abaartan dadka iyo xolahaba la hartay👍
@elmikiwi
@elmikiwi Жыл бұрын
Dr Mohamud . Waan caan Ku nahay isku dayasho… This is must be the best copy & paste we hope for . Go for it . 👍
@AhmedMohamed-ec7pc
@AhmedMohamed-ec7pc Жыл бұрын
wow well done guys. happy to see our brothers doing well
@elmikiwi
@elmikiwi Жыл бұрын
Mahadsanid Walaale Ahmed
@Liiloowe
@Liiloowe Жыл бұрын
Soomaaliya guuuul
@mwaranle
@mwaranle Жыл бұрын
MashaAllah.Waa shaqadii ugu fiicnayd ee la qabto dhanka beeraha iyo xoolaha ee aan in dhow arko Hambalyo. Taagero mug iyo miisan leh ayad mudan tihiin
@elmikiwi
@elmikiwi Жыл бұрын
Mahadsanid walaalkiis. Aad iyo aad ayaan ugu farxay dhiira galintaada
@yuusufmaxamed6319
@yuusufmaxamed6319 Ай бұрын
Asw.xagee lagala xiriiraa ragan qoftii garanayo telefankooda ha layga cawiyo inshalah
@CabdidheereCabdimjiile
@CabdidheereCabdimjiile 8 сағат бұрын
Waasoodir labarkiin sxb yaal
@abukardahir9680
@abukardahir9680 Жыл бұрын
MashAllah walaaliyaal tusaale wacan ayaad uu tihiin dhamaan umadda soomaaliyeed ee aad ka dhalateen. Ilaahay garabkiina ha idiinla galo oo sidaa iyo si ka badan'ba aad gaartaan inshAllah. Guulo kale oo badan ayaan Alle idiin ka baryey walaaliyaal Amiin. 👏👏👏
@astro_jimmy3000
@astro_jimmy3000 Жыл бұрын
Truly inspiring work brother. May Allah swt make things easy for you.🤲🏿
@trevlyn0063
@trevlyn0063 Жыл бұрын
MashAllah this makes me incredibly proud and excited for the future.
@mrgolaso6364
@mrgolaso6364 Жыл бұрын
What an Excellent work Elmi we’re so proud of you hadeynu nahy dhalinta qurbaha and I hope wadadaada ina so raacno si wixi aqoon iyo Experience ah dalka wax uga qabano this is what our homeland needs .
@elmikiwi
@elmikiwi Жыл бұрын
Thanks walaalkiis MrGolaso! Waa magac iga maqan. wax wayn ayey dhiiragalintaadu noo tahay . Soo dhawaada gacma furan
@yusufahmed6970
@yusufahmed6970 Жыл бұрын
Mansha Allah well done, soomaaliyeey aynu isku tashano 🙏
@farahali
@farahali Жыл бұрын
Waaaw mansha Allah MAHADSANIDIN walaalayaal waa aqoon iyo xirfad dalkeena iyo dadkeenaba u baahan yihiin maadaama aanahay xoolo dhaqato GARABKIINA ALLAHA GALO GUULAYSTAALOW
@elmikiwi
@elmikiwi Жыл бұрын
Walaale Farah Mahadsanid. Waa ku dadaalaynaa intii tabarteena ah inaan ummadda uga faa’iidayno arrinta . Waxaa kaloo aan been ahayn inay tahay midda kaliya oo dadka iyo xoolahaba badbaadin karta xagga abaaraha joogtadda ah
@mohamedaa3217
@mohamedaa3217 Жыл бұрын
waa vedeo dadka ay u noqoto horumar wanaagsan ahna ku dayasho masha allah
@abdirahmanmaow5817
@abdirahmanmaow5817 Жыл бұрын
Masha alaah waa barnaamoj aad muhim uh luuna baahan yahay in lagu dheri galiyo raga aas aasay
@hassanmahdi8901
@hassanmahdi8901 Жыл бұрын
masha allah waxaan daawan jiray horumarada dalalka dibada sameyan waan ku farxay wlh markan arkay wax qabadka dalkeena kajira
@5cents246
@5cents246 Жыл бұрын
well done guys wallhai waa wax lagu faraxo
@abdirahmanismailmohamed5114
@abdirahmanismailmohamed5114 Жыл бұрын
This is an Inspiring project; well done
@mohamedmohamud8362
@mohamedmohamud8362 Жыл бұрын
great job brother keep up the good work
@ceeblaawetube3137
@ceeblaawetube3137 Жыл бұрын
Good job,well done guys
@ahmedaden3419
@ahmedaden3419 Жыл бұрын
Maashaa Allah thank you for sharing
@maxamedxuseen1740
@maxamedxuseen1740 2 ай бұрын
Maasha Allaah. Waa hawl aad u muhiim ah oo loo baahnaa.
@mohamedHassan-bw6ze
@mohamedHassan-bw6ze Ай бұрын
Waa wax aad ufiican garabkiina allh galo
@agritechgroup9723
@agritechgroup9723 Жыл бұрын
Good job, Masha Allah
@MohamedOSMAN-dp2pz
@MohamedOSMAN-dp2pz Жыл бұрын
arintan wa qatar dadkan soo ururinayo miro aan Barris lagu sameyn in wadanka la keeno kaa oo laga yaabo in uu dhulka nabaad guur ku sameyo. sidii horey u dhacday 70meyadii markii wadanka la keenay geedka caligroobka ama garanwaaga.
@abdirahamanmahadsamaan7158
@abdirahamanmahadsamaan7158 Жыл бұрын
Wax aan baritaan lagu samayn cidna ma keenayso
@somalimom1012
@somalimom1012 Жыл бұрын
Waa runtaa walaal waxyaalaha qaar waa sumaysan yihiin inlasoo geliyo wadanka mafiicno Tan kale cawska dhulkaas wuu badnaan jiray dagaalada ayaa nabaad guuriyey xitaa dadka deegaanka colaad joogto laqaxeen waa in laga dhowraa seedska cusub wadanka waa nabaad guuriyaan dhulka
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada Жыл бұрын
Masha allah Horumar wacan
@yusufyare6141
@yusufyare6141 Жыл бұрын
Cows & Calaf Hanbalyo hanbalyo ayaan idinleyahay calafka xolaha waa muhiim dhulka Somaliya oodhan waa ineey ka faideystan hormarka ama calafka xolaha 👋👋👋👍👍
@iknow6373
@iknow6373 Жыл бұрын
Masha allah, Allaha kuu barakeyo
@shaahyahangeneral1096
@shaahyahangeneral1096 Жыл бұрын
Waa shaqo fiican ee halkaa kasii wada
@nuurmaxed6634
@nuurmaxed6634 Жыл бұрын
Maashaa allaah waa waxkudasho mudan
@yacquubabdilahi8968
@yacquubabdilahi8968 Жыл бұрын
Mansha allah alle haydiin barakeeyo
@rashkaoa9521
@rashkaoa9521 Жыл бұрын
Waa waax fiican
@mwaranle
@mwaranle Жыл бұрын
Shaqo Wacan Mashallah Ilahay ha idinku guuleeyo Fadlan telka lagala xiriiro noo Soo qor
@noorabdulleverygood1949
@noorabdulleverygood1949 Жыл бұрын
Maa Sha allh caadi maaha
@abdihakimmohamed2561
@abdihakimmohamed2561 Жыл бұрын
Masha ALLAAH. Raggeedii.
@abdisamadhussein3924
@abdisamadhussein3924 Жыл бұрын
Wow masha allah
@khalidmohamed6705
@khalidmohamed6705 Жыл бұрын
Well done 👍 guys do u think this project can be implemented in galmudug adado city without river. I see this as great innovation
@hoyookhadra9443
@hoyookhadra9443 Жыл бұрын
MASHA ALLAH hambalyo wallo ALLAH ha idin barakeyo mulatto xagee hargaysa ka heli kara mahad sanid
@AbdullahiHussein-lz5ob
@AbdullahiHussein-lz5ob Ай бұрын
Waa mahadsan tihiin
@fosiyai5422
@fosiyai5422 Жыл бұрын
Mashaa Allah Allah wadankeen Nabada ahi siiyadiyo
@mohamedwarsame1269
@mohamedwarsame1269 Жыл бұрын
Mansha'allah guuleeysta
@jiijidbarre4098
@jiijidbarre4098 2 жыл бұрын
Mashaallaah wa arin lagu farxo wadada kaliya an abaarta uga adkaan karno wa in coowska la beerto misna ka keedsado guul ayaan idin rajeynaa
@elmikiwi
@elmikiwi 2 жыл бұрын
Walaalkiis waa runtaa waxaan aad iyo aad u rajaynayaa nala copy yeeyo oo qof walba beerto ardaagiisa ama xeraddiisa geela iyo arriga. Copy & paste ayaan u baahanahay
@abdiaziznor2771
@abdiaziznor2771 Жыл бұрын
ما شاء الله اللهم بارك Illaahy ha idin barakeeyo wallahi aad bn ugu farxay arinkaas Meel aan idiin kala soo xidhiidho ma leedihiin wall? Barnaamijkaan aad Baan u daneeyaa anigu
@deeqoali7949
@deeqoali7949 Жыл бұрын
Masha Allah amazing bro
@deeqoali7949
@deeqoali7949 Жыл бұрын
Thanks for sharing sir
@maxamudmaxamed1581
@maxamudmaxamed1581 2 жыл бұрын
Mnsha allah guul ayn idiin rajaynayaa wll Qiimaha seed ka halkii KG meeqa waaye tolow??
@bartanabada2906
@bartanabada2906 Жыл бұрын
Suaal wanaagsan anba waan iswaydiiyey 😊
@faizal7391
@faizal7391 Жыл бұрын
Masha Allah. But do you get the seeds from Kenya? In shaa Allah, looking forward to your reply.
@abdiwellidige7594
@abdiwellidige7594 Жыл бұрын
Masha Allah
@saharwafa7539
@saharwafa7539 Жыл бұрын
Maasha Allaah
@user-gh7rk5fq6t
@user-gh7rk5fq6t 9 ай бұрын
Xagee idin kala soo xiriira walal
@WAMBALAZITV
@WAMBALAZITV Жыл бұрын
Ma Shaa Allah Tabaraka Allah
@CPAABDIGUHAD
@CPAABDIGUHAD Жыл бұрын
Masha Allah. Masha Allah
@abdiqaniaana-nuugsamadoons712
@abdiqaniaana-nuugsamadoons712 Жыл бұрын
Well done brothers
@fadumaissa7800
@fadumaissa7800 3 ай бұрын
Mansha Allah Irrigation maa istacmaashiin
@jannagasho5591
@jannagasho5591 Жыл бұрын
Maashaa allaah baarakallah jazakallahu kheyr waxfiican baad aabateen
@elmikiwi
@elmikiwi Жыл бұрын
Mahadsanid walaalo
@abdiaziizdahir6492
@abdiaziizdahir6492 Жыл бұрын
Cowska mala iga gadaya aan gurigeyga ku beerte
@abdikarimtiifow4405
@abdikarimtiifow4405 Жыл бұрын
Mashallah
@abdisalamfarah5982
@abdisalamfarah5982 Жыл бұрын
Waaa mashruuc wanagsan
@abdiabdullahbeshir1317
@abdiabdullahbeshir1317 Жыл бұрын
Mansha allah 👍🏾👍🏾👍🏾
@YSTSTAR1
@YSTSTAR1 Жыл бұрын
Maasha Allah keep going, lakin, dalaga kale ha la dhex gelliyo, sida lowska, sisinta, figirta, iyo wixii dhulka nafaqada usoocelinkaro,
@ismaeelmohamed1165
@ismaeelmohamed1165 5 ай бұрын
masha allah waxaad bilow utihiin wadadii horumarka allah idunku guuleeyo howsha aad wadaan
@codkabeesha
@codkabeesha Жыл бұрын
Excellent job, waa howl aad iyo muhiim u ah oo runtii aniga sigaar ah farxad ii galisey. Maxaayeeley, waxaan qabaa ineey arrintaani tahay tallabadii kowaad ee lagaga hortegi lahaa xaalufinta dalkeena. Sidaasdaraadeed , mudanayaal horey u socda "Keep Pushing"
@elmikiwi
@elmikiwi Жыл бұрын
Mahadsanid walaalkiis. Waa runtaa dhulkeena barwaaqo ayaa taala cid walba dharjin karta.
@ahmedomar9057
@ahmedomar9057 Жыл бұрын
Asc walaal waxaan jooga magaalada Hargeysa sidee ayaan ku heli karaa miraha cowskan Mulato 2?
@fe8445
@fe8445 4 ай бұрын
Good job.
@naasirabdi4044
@naasirabdi4044 Жыл бұрын
Aadban kugu mahadcelinaya engineerk waa howl aan inbadan kutamayay in aan dalkii kulaabto oo an kahirgaliyo mashalah wa mashruuc miro dhal ayaad sameysay wannkaga mahadinaya sidad umadada ucawineyso inshalah nidamka warabka waxan rajeynaya in aad nidam kan kacasri san ad garidonto iyo sidokale nidanka jaristana midka nid kacsrisan ad gari doonto
@elmikiwi
@elmikiwi Жыл бұрын
Walaalkiis waa wadnaa hawsha casriyaynta sida qalabka cawska lagu jaro iyo waraab casri ah intaba. Daawo Facebook beerta Caws&calaf farm and Twitter ku jirnaa irrigation iyo solar cusub intaba
@hoodaipraahim6995
@hoodaipraahim6995 Жыл бұрын
Asc beer caska xolaha ayn gacanta ku haya waxn u bahnahy in layga cawiyo qaabka lo beero xagan idinkla so xidhidha?
@mahamedkhaliif2479
@mahamedkhaliif2479 6 ай бұрын
Mashruucan qalbkiisa waa ii diyaar waxaan rabaa talo xageen inagala soo xiriraa si aad ij caawisan
@kederabdi409
@kederabdi409 11 ай бұрын
Mansha waxaad samayseen wax lagu farxo, shaqo loo baahnaana waad qabateen, Somalidu hantida ay leedahay waa xoolaha, xoolihoona wax ay cunaan looma hayn, Alle ha idin ka abaal mariyo hawshaa.
@sayidahmed8652
@sayidahmed8652 Жыл бұрын
Waad ku mahadsantihiin dadaalkiina .lkn compost ama digada xoolaha meel har (shade) leh ku sameeya digada oo qoyan hoos mariya cawska oo qalalan haraagiisa kormariya lakab lakab isu saara markastana cawska qalalan biyo ku rusheeya kadib digada saara kadib cawska qalaly biyo kuresheeya ilaa shabagu buusamo.
@wararkasomalia
@wararkasomalia Жыл бұрын
Mashallah shaqo loobaahanyahay ayaad qabateen
@gimi-Geso
@gimi-Geso Жыл бұрын
More videos please
@abdirizakyasin7993
@abdirizakyasin7993 Жыл бұрын
Walal waxaan ku waydiinayaa imisa bales oo cawsa ayuu halkii hectare soo saara 45 maalmoodba . Waad mahadsan tahay
@KalelaChannel
@KalelaChannel Жыл бұрын
Dhulkaan waa dhul qani ah. Waxaa fiicnaan laheed cunto in lagu beero oo cooskana lagu beero dhulal kan ka duwan.
@NuurMaxamed-xj4yz
@NuurMaxamed-xj4yz Жыл бұрын
walaal waxaan u baahnahay cawskaan marka see u helayaa seeds kawaxaan jeclaan lahaa in aan helo watsup kiina
@shaficimahamud6343
@shaficimahamud6343 Жыл бұрын
Walaal Meel kala so xariiri karo Shirkada iga caawiya.
@abdulqadirmohamedabdi7744
@abdulqadirmohamedabdi7744 2 ай бұрын
Asc war wab walaalkeey waxaan u baahanahay meel aan kaala soo xariiro waxaan u baahnaa seedka mulata 2 gress iyo sidii aan talo la iiga siin lahaa ma qof i jaga sidii aan u abuuri lahaa cooska waxaan heestaa 5.5 hekter oo diyaar ah sidee ayaan kuula soo xariiraa was caleykum war wab
@sahaartan4211
@sahaartan4211 2 ай бұрын
Asc walaalayaal waad mahadsan tihiin aad iyo aad kheyr allaah ha idin siiyo.. Intaa ka dib waxaan dhaqdaa xoolo khaasatan ariga dhulna waan heytaa cowska aan beertay waa alfalfa iyo sudan grass dhib kuma qabo lkn waxaan jeclaa kan hada aan maqlayo oon daawanayo asagana inaa tijaabiyo ceelna waan heystaa sideen ama xaggee ka helaaa abuurkiisa Seeds ayaan u baahanahay waan ka raadiyey raadiyey online waan waayey fadlan arinkaan iga caawiya meesha aan u rabo waa gobolka Bari .... mahadsanid jazaak allaah kheyran
@hasankaafi340
@hasankaafi340 Жыл бұрын
Asc maamulka shirkada ma idinka heli karaa aburka cowska si an ugu tijabiyo muqdisho qasri weyn iigu yaalo
@mikemagero
@mikemagero Жыл бұрын
Translation needed . Great 👍
@elmikiwi
@elmikiwi Жыл бұрын
Hello Gumo. Very true, we actually working on next video with English subtitles. We made this for the local market in mind . Thanks for giving us the heads up on this
@CmonNowTellme
@CmonNowTellme Жыл бұрын
Great job.
@naima8678
@naima8678 Жыл бұрын
Walaal waa in aan qamadi beerano
@keponki
@keponki Жыл бұрын
Hello where can I purchase the seeds in bulk ?
@Qarnijoog
@Qarnijoog Жыл бұрын
Asc Waa Xage Barnaamijkaan Se Wax Yar Oo Xog Ah Ayaan Kaaga Raba Si Aan Ku Helo
@MohamedHassan-ui2sf
@MohamedHassan-ui2sf Жыл бұрын
Somalis can do everything but first peace.
@mataanabdullekadare-co7he
@mataanabdullekadare-co7he Жыл бұрын
Intee la,idkala xariiraa sxb
@nuurmaxed6634
@nuurmaxed6634 Жыл бұрын
Xageelaga helayaa seedkiisa
@amiinoahmed6297
@amiinoahmed6297 Жыл бұрын
Cawska xage ka hela wll
@ahmedvideoesyasiin1016
@ahmedvideoesyasiin1016 10 ай бұрын
Xagee laydinkala soo xidhiidhi karaa wl
@abdifatahamin3220
@abdifatahamin3220 Жыл бұрын
Scw Aden Abdi Salaam ka dib, waa hawl aad u fiican , Fadlan noo soo qor contact ga aad leedahay. Mahasanid
@cabdalafaarax123
@cabdalafaarax123 Жыл бұрын
Mar ayaan idiin soo booqan doona insh.lh markazka Dhankee ka xigtaan ma dhanka dhoobeyda mise dhanka kale
@elmikiwi
@elmikiwi Жыл бұрын
Walaalkiis Abdalla waa dhinaca dhoobayda. Dadka markiska degan waydii
@ibrahimosman8888
@ibrahimosman8888 5 ай бұрын
afgoy waaye maxaa mogadisho ka galay
@abdisamedali7873
@abdisamedali7873 Жыл бұрын
waa danbi in xoolha laga xidho meel aan wax la cuno ka bixin
@awad559
@awad559 Жыл бұрын
Scww walaalayaaloww aad iyo aad baad umahadsan tihiin waxaan haystaa 2 higter(100m×215m) biyo fiicana waa haystaa inkasta oo ay milix wax ka lee yihiin yacni waaxaa ku jira dhanaan
@cisemumin7060
@cisemumin7060 Жыл бұрын
Company gaaan number kisa xagee ka helaaa
@cabdigood226
@cabdigood226 Жыл бұрын
Aad baad u mahadsantihiin bahda CAWS IYO CALAF. lkn sxbyaal su'aal: mar haddii uu neefkii cabbaayo una baahanaayo biyo badan marka uu cuno cawskan, somaliyana biyuhu aad ugu yaryihiin oo abaaro badani ka jiraan dalka, sidee dhibtaas biyhaha loo xalin karaa??
@elmikiwi
@elmikiwi Жыл бұрын
Walaale Somalia biyaha dhulka ku jira kuma yarra. Xaqqiiqda biyaha ( ground water) waa nimco aan dhamaanayn kaliya u baahan in la soo saarto. Waxaa dhacda in roob la waayo balse ceelal ayaa la qodan karaa ama biyaha ayaa la qabsan karaa. Xoolaha biyaha badan cabaya waxay ka qaadaan caano badin,Cayil iyo adkaysi iyo caafimaad dheeraada
@kaamil2991
@kaamil2991 Жыл бұрын
Lkn malinkasta ma seed 55$ ayaan raadsankara? Waxaan soo jeedinlahaa in la raadiyo seeds wadanka ah dabaded lasii horumariyo
@elmikiwi
@elmikiwi Жыл бұрын
Walaalkiis seeds hal mar uun baad beeraysaa kadibna 45 maalmood kasta waad u xiiran cawska . Wuxuu kuugu oolayaa beerta illaa 7 sanno
@shaxamiboy7994
@shaxamiboy7994 Жыл бұрын
Marka Hada halkee laga hilaa miraha cuuska
@OmarOsman-ps1eb
@OmarOsman-ps1eb Жыл бұрын
Wan ku diiraday hadalkiisa
@muhammadmansha2076
@muhammadmansha2076 7 ай бұрын
Aslamoalikum brother this Grass milking cows for good are not good, please tell me brother,i am Pakistani Muslim, thanks
@rashiid187
@rashiid187 Жыл бұрын
Fadlan rashin la cuno beera
@AKRGO
@AKRGO Жыл бұрын
Illahey ha garab galo, wax walbo oo lagu nolado dhuka ayey ka imadan
@Dhir.iyo.deef.
@Dhir.iyo.deef. Жыл бұрын
War sareenka beera
MUUQAAL XIISO LEH OO KU SAABSAN DHAQASHADA SHINIDA
27:03
Marwaaz Academy
Рет қаралды 18 М.
КОМПОТ В СОЛО
00:16
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 31 МЛН
Mama vs Son vs Daddy 😭🤣
00:13
DADDYSON SHOW
Рет қаралды 43 МЛН
Clown takes blame for missing candy 🍬🤣 #shorts
00:49
Yoeslan
Рет қаралды 43 МЛН
НРАВИТСЯ ЭТОТ ФОРМАТ??
00:37
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 7 МЛН
Safarkaygii Janaale - Beeraha mooska ee ugu weyn Soomaaliya 🇸🇴
30:24
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 229 М.
GALOOL FADHIID
47:59
Caalin Abyan
Рет қаралды 14 М.
Calafka xoolaha( Fodder Production)
5:59
PARO Orgnization
Рет қаралды 1,8 М.
Hereri & Kenya qaybta 5aad
24:29
Universal TV
Рет қаралды 284 М.
35 hector Farm Tour of the Edna Adan University Faculty of Agriculture in Hargeisa Somaliland 2021
34:36
The Somaliland Tourists - Samiya Hashi
Рет қаралды 78 М.
HALKAN AYAY LACAGTU KUJIRTAA!  Best Somali Investment
9:14
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 91 М.
iPhone 15 Pro Max vs IPhone Xs Max  troll face speed test
0:33
Что делать если в телефон попала вода?
0:17
Лена Тропоцел
Рет қаралды 3 МЛН
iPhone 15 Pro в реальной жизни
24:07
HUDAKOV
Рет қаралды 469 М.
Запрещенный Гаджет для Авто с aliexpress 2
0:50
Тимур Сидельников
Рет қаралды 814 М.