MUNA FAYSAL | JACAYL IGA AWOOD WAYN | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021

  Рет қаралды 5,764,893

Waqal WStudío

Waqal WStudío

2 жыл бұрын

Muna Faysal
Jacayl Iga Awood Wayn
Erayada Samiir Saam
Laxanka & Music Samiir Saam
Camera & Editing Amiir
Afro Waqal Furinle Production
Suldaan Seeraar, Xariir Axmed, Najma Nashaad, Ugbaad Aragsan, Kiin Jaamac, Abdikarim Ali Shaah, Waqal Studio 2022, Heeso Cusub 2022

Пікірлер: 2 100
@munafaysal
@munafaysal 2 жыл бұрын
Thank you guys and team waqal studio 🙏💋🥰
@somaliafrikanchannel
@somaliafrikanchannel 2 жыл бұрын
Pea munay
@keeyowcadeofficial7456
@keeyowcadeofficial7456 2 жыл бұрын
Adiga mudan quruxey nice song best voice 💯💯♥️🙏🙏hormaar wacan
@sayidabdiarro3352
@sayidabdiarro3352 2 жыл бұрын
Codkaga toolmoon waligay ban taageeri jiray zxb guul wcn
@fitaahmohachannel3876
@fitaahmohachannel3876 2 жыл бұрын
Munay feysal ciise diin heesta barteeda dhigtay wllo mcn
@wiilhoog5753
@wiilhoog5753 2 жыл бұрын
Muno marwalbo lashaqey zamiir zaam wuu kuu hagar baxay good song dhan walbo🥰💯👌
@LiiCaatoOfficiall
@LiiCaatoOfficiall 2 жыл бұрын
Omg muna feysal hadal maka reso
@guledomer5997
@guledomer5997 2 жыл бұрын
@@mjama1256 ADI MAXD KA HADLYZAA QUDHACOW __--LII CAAT0 LENGARD IS ALWAYS LENGARD MADAXA K0RKISA WLLKY
@ifrahabshir6492
@ifrahabshir6492 2 жыл бұрын
Mansha Allah
@zeckofficial8806
@zeckofficial8806 2 жыл бұрын
Liibaan Aadan Cali Adba Ma Hawl Yarid KaPe
@raxmocishqi7871
@raxmocishqi7871 2 жыл бұрын
Liiban aadan cali wllkay wan ku wata gar iyo garadaba cadawga ha jabo wll inan ku arakan wan jecelahay
@zupeeercade485
@zupeeercade485 2 жыл бұрын
Reermii weyku dhaantaa
@sayidcabdi5051
@sayidcabdi5051 2 жыл бұрын
Inta quranka kareemka jecel like 👍 ka siiya
@user-um8gn6qi8e
@user-um8gn6qi8e Ай бұрын
Adi Intan maxa ku keenay quran akhriso wll
@user-dm7bh3mn2t
@user-dm7bh3mn2t 19 күн бұрын
Qac😂😂
@amranamuun6726
@amranamuun6726 18 күн бұрын
Way kanaa pro
@AbdiwahabOfficial7
@AbdiwahabOfficial7 2 жыл бұрын
Muna majira qof ku gula taliay inaad aad galin fanka wllo hanti madhextalo waxaan danbi aheen ilaahay tawbadiisu waa furantay nabiga kusaliya 🙌🙌
@sahnuunayaanle
@sahnuunayaanle Жыл бұрын
Salalaahu caleyhi wasalam
@naciimadamx3912
@naciimadamx3912 Жыл бұрын
Scw
@xasanmaxamednuur-vd7qy
@xasanmaxamednuur-vd7qy 7 ай бұрын
Sws
@KhadarMaxamed-ku1dj
@KhadarMaxamed-ku1dj 5 ай бұрын
Scw
@KASKEYPRODUCTION
@KASKEYPRODUCTION 2 жыл бұрын
Hadana ma awoodo inan ku ilaawo esh calaa hees iyo muqal erey laxan music fanan hibadiisa laso shar tagay samiir zaam Team waqal layaab layaab
@hosowpro
@hosowpro 2 жыл бұрын
Wow Muna caadi ma ahan.
@abbaazlaaami2323
@abbaazlaaami2323 2 жыл бұрын
Hosow pro adigane waan ku sugi la,nahay 👀😃 keep giong pro
@zaynababokor9436
@zaynababokor9436 2 жыл бұрын
@@abbaazlaaami2323 !!0
@kingmadison4683
@kingmadison4683 2 жыл бұрын
Mxaa karabta mrka
@jamaalfankaofficiall8141
@jamaalfankaofficiall8141 2 жыл бұрын
Rection kaa suagayaa
@naimanadka
@naimanadka 2 жыл бұрын
@@kingmadison4683 😂😂😂😂😂
@amiishhussen8407
@amiishhussen8407 2 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭 illahayow xaladayda Waad ogthy eee ii gargaar yaa Allah qalbiga ii qabooji 😭😭 dareenkan ma adkaysan karo rabiyow💔 😭😰 yaa allah yaa allah allow Iga gargaar xanuunka I haya 😭😰
@Ishqi_yare
@Ishqi_yare 2 жыл бұрын
waxan rajaynayaa maalinkaad qoraalkaas soo qoraysay iyo hada inay wax is badala ku imaadeen noloshaada aadna farxsan tahy
@amiishhussen8407
@amiishhussen8407 2 жыл бұрын
@@Ishqi_yare haa abowe allxamdulillaah Alle ayaa mahada Iska leh maanta wax xanuna kama dareemayo qalbigayga allxamdulillaah 😍
@Ishqi_yare
@Ishqi_yare 2 жыл бұрын
@@amiishhussen8407 hadana ogoow murug walba farxad inay ku xigto cidna la isma raaciyo noloshaada oo aad ku mashquusho iyo naftaada oo aad wakhti la qaadato wax ka wanaagsan malahan
@amiishhussen8407
@amiishhussen8407 2 жыл бұрын
@@Ishqi_yare sax waa runtaa wana mida aan kaga baxay xaladan ku jiray Illahay ka sokow
@hibaaqyaasin3043
@hibaaqyaasin3043 Жыл бұрын
@@Ishqi_yare qof wax fahmi karo😢
@abshirsaayga2397
@abshirsaayga2397 7 ай бұрын
Sanad ka dip hadad dawanayso Waad lagend dhaftaye liketa isku muuji🖐️🤣😍
@CabdilaahiSalebaan-hj4tl
@CabdilaahiSalebaan-hj4tl 3 ай бұрын
😢❤❤❤❤❤❤ soobadi
@sabirinali5122
@sabirinali5122 3 ай бұрын
Wa aikana 😢😮
@user-sb6zm4dj3y
@user-sb6zm4dj3y Ай бұрын
Sjsxove❤
@user-sb6zm4dj3y
@user-sb6zm4dj3y Ай бұрын
​@@sabirinali5122pshtdf
@ShukriSaid-ho8ld
@ShukriSaid-ho8ld Ай бұрын
3yr after❤😂
@monahupdihrahmanali7555
@monahupdihrahmanali7555 2 жыл бұрын
Qof kasta wuxu ku dhahaya keep going wayo ma jiro qof kala jecel inad naar gasho iyo inad jano gasho👊
@khadiijahassan7768
@khadiijahassan7768 2 жыл бұрын
Sax waaye wlhi
@hafsaibrahimhassan
@hafsaibrahimhassan 2 жыл бұрын
Wlhi sax waaye
@djnucmanlyrics4422
@djnucmanlyrics4422 2 жыл бұрын
Wlhi wax sax ah ka hadashy
@hooshasho1336
@hooshasho1336 2 жыл бұрын
𝕶𝖊𝖊𝖕 𝖌𝖔𝖎𝖓𝖌 𝖙𝖎𝖑𝖑 𝖓𝖆𝖆𝖗𝖙𝖆😋
@hamsekayse9582
@hamsekayse9582 2 жыл бұрын
Really Muna
@Mo_Bulshaawi
@Mo_Bulshaawi 2 жыл бұрын
Muuna Faysal Ciise Diin 🔥🔥Layaab Layaab WaqaL Studio 🎙 Another Level muqaL laga zhaqeyyey♥️ •°Eryda ~Zamiir zaam •°Laxanka~ Zamiir zaam •°Music ~zamiir Zaam AMAZING BRO 👏👏FANAAN AAN GACAN U TAGAY💎
@maxamedcilmi8560
@maxamedcilmi8560 2 жыл бұрын
Qof yaroo xaruuriya wejan oo wnagsan
@marwaanmaxamed6650
@marwaanmaxamed6650 2 жыл бұрын
😹😹Maxad isdaba galisay baa"a
@apdallasaciidcaliapdallasa3663
@apdallasaciidcaliapdallasa3663 Жыл бұрын
Thanks bro
@wacancanadian9977
@wacancanadian9977 2 жыл бұрын
Ax heestan wlhi waxa la mooda in aniga laygu talagay 😭 Qisadayda hadan wax kaga sheeko talo fiican isii wllo 😩 jacylku waa xanuun wiil ayan jecla 6 bilod intaa jecla aad ayan uga farxin jiray lkn isagu wuxu ku fakari jiray siduu iga fogan laha aniguna waxan ku fakari jiray sidan ugu soo dhawan laha farxadkasta aan siiyo wuxu iigu badali jiray murugo iyo xanuun 💔 ano arkaya inuu iga foganayo wanaga aan usamayeena uu igu siinacayo hadana kama daalo ilaa hada inan kafarxiyo soo jiito habenki waxan ku seexda ano sawirkiisa labta ku haysta waliba anoo ilmaynaya subixi ayan ku soo toosa Ano sidii uhaysta waayo intan seexdo waxa kabadan intan sawirka la sheekaysanayo siduu i horjoogo 😭 markasta aan isdhaho u dhawow iga sii foganaya 💔😭rajadiii noloshayda ayuu halka ku baabiyay si kasto aan isku dhaho u ilow ma awoodi karo mudo ilama hadal oo wuu iga fogaday xitaa telefanki ayuu badalay si anan ula xidhiidhin hadana kama daale dadka ayan ka waraysta xaladiisa waxa iibilamtay nolol adag oo mugdiya riaydii uu iibalan qaday wuu igaga baxay waxanu ubadalay xanuun😭 ma aqaan waxan sameyo kaliya waxa wahelkayga ah oohin iyo murugo 😭ma farxi karo la,anti xitaa uma arko inan noolan karo 😭 aduunka waxa lamooda in isaga farxadaydu ku koobantay 😭waxan idinkula talin laha inaydan qofna qalibiga ka jibinin balantana aydan ka bixin 😭 nabsigu waa soo dagdaga alle nabsigayga hakahayo 💔 pls iso duceeya in alle qalbiga iireebo
@baaa5459
@baaa5459 2 жыл бұрын
Abayo macanto waxpa ha wal walin abayo mcnto ana walasha ah ku joogo wa ka pexesaa dhimatoyin Allah ku joogo. Qur’aan iyo salada badi mcnto. Allah ku duceso inu qalpiga kaga pixiyo. 🥰 abayo waxpa ha isku mashqulin gabar yar oo qurux bdn aya tahay oo dacad ah aya u qalanta u jecel wana helaysa. Qof ka fican trust me 🥰🥰 qeyr inu ku aheen laga yaapa. Oo mid ka fican oo jecel aa u qalinta ku sinayo ayu Allah ku sinaya. Trust Allah abayo🥰💜💜 familkga iyo saxibada waqti qurux bdn Laqado isaga iska ilow. Mcnto Qofku jecel wa helasa oo ku qalmaa kas mu ku qalmin💜💜 ana walsha ku joogo mcnto. Hada raptid ina ku cawiyo. Ana ku sinaya mel aa ila so xiriirto ii sheeg. 💜💜
@wacancanadian9977
@wacancanadian9977 2 жыл бұрын
@@baaa5459 mahadsanid mcnto inch allh wan samayn allow ay adagtay inan ilawo wanan qatay taladada qiimaha badan inte kala soo xiriira mcn badan
@baaa5459
@baaa5459 2 жыл бұрын
@@wacancanadian9977 Haa mcnto wa fahmi kara ina adag tahay ina ilowdo qof a jecled mar ka hore lkn malin un wa ka tashanesa hada dadaashid Abayo❤️💜
@mustafeyuusuf5062
@mustafeyuusuf5062 Жыл бұрын
Ax ya jacayl
@abdirahmaanmohamad3388
@abdirahmaanmohamad3388 Жыл бұрын
Walshey waan ka xumahay qisada kugu dhacday iska sawar waxo waa aduunyo maruun wey kaa qosli dhoontaa insh allh walshey Nolal wcn ayaan ku rjynaa
@abdirahmanyarechannel5117
@abdirahmanyarechannel5117 Жыл бұрын
Aniga ii hesata mantaa 😢😢😢 Jaceyl iga awood weyn ihekey🥺🥺🥺
@championsleague6075
@championsleague6075 Жыл бұрын
beenta waa denbi
@Mohamuth_khalif
@Mohamuth_khalif 2 жыл бұрын
muna faysal inta ruwayadii jinka baraty isooraaca🤣😍😎
@aichaaichalacharmente2398
@aichaaichalacharmente2398 2 жыл бұрын
✋✋✋☝☝☝
@hassanmu6469
@hassanmu6469 2 жыл бұрын
inta nabiga jecel love
@jubayrgumaar3568
@jubayrgumaar3568 2 жыл бұрын
Markay 2"m gaadho bls like isaar bls🇸🇴💚🤍❤️🥰
@KHEYRUL1HUDAA
@KHEYRUL1HUDAA Жыл бұрын
Sadex mareysa
@xawoxashi8727
@xawoxashi8727 Жыл бұрын
F😊w😊😊
@Anzal-zy2dq
@Anzal-zy2dq 17 күн бұрын
5m maraysaa❤😂
@zakariyemohamed6085
@zakariyemohamed6085 2 жыл бұрын
Manshallah muno wajigeda farxada bdn iska jeclhy laabtana sida oga faraxsanow huno mcn 🥰🧊🦋💎🔥🥶🍁💋
@camaarfilmsandvlogs7057
@camaarfilmsandvlogs7057 2 жыл бұрын
Muna faysal ciise diin my sister keep going heestan Heesbay Ogoshay Mushiinka hesta Samiir Zaam Broo Layaab Layaab waqal studio legend💯❤
@halhaystv
@halhaystv 2 жыл бұрын
Mar hadii Muna Soo heestay ana hadaan iskeena kawrama somalidii layga beeroow
@cabdicasiisodowaa424
@cabdicasiisodowaa424 2 жыл бұрын
😂😂😂😊
@zamzammaryama3427
@zamzammaryama3427 2 жыл бұрын
Soo dhaqso ana dhaheysiga Allah IGA danbi dhaafo
@RaxmaH-k3q
@RaxmaH-k3q 5 ай бұрын
Inkastoo I aseebay jaceyl iga Awood weyn Haddana ma Awoodo inaa ku ilaawo🥹💔😢
@istaahilhassanelmi5807
@istaahilhassanelmi5807 Жыл бұрын
Hadana ma awoodo inanku ilawo 😭😭💔markad qof jecelato balse isagu kuogayan inad jeceshahay lkn isna wakhtilumis kulasoco waxanun😭💔💔
@mobedrito9890
@mobedrito9890 9 ай бұрын
💔💔💔💔💔💔💔💔💔😹
@farhanapdinour9371
@farhanapdinour9371 2 жыл бұрын
Codka = Muna Faysal EraYada = samiir zaam Laxanka = samiir zaam Vocal roc =samiir zaam Music = samiir zaam🖤
@xaarithcabdullaahi116
@xaarithcabdullaahi116 2 жыл бұрын
Samiir Zaam Wax KaLe Waa🔥
@samiiramohamed4332
@samiiramohamed4332 2 жыл бұрын
Zamiir saam qaado munaba 😂
@egnshakiiri4424
@egnshakiiri4424 2 жыл бұрын
Odaygedi miya
@khadarhaji8346
@khadarhaji8346 2 жыл бұрын
Wlhi waa daremy laxanka iyo musica samir inu yhy dadkana wupa kaduwnyhy ninka guleyso dheh💥💯✌🏻
@muuniramudhi2220
@muuniramudhi2220 2 жыл бұрын
Welcome
@nadrahnourahnalka3487
@nadrahnourahnalka3487 2 жыл бұрын
What a song!💔Wa xaladaa an hadaa ku jiro kaleeh habluhu qalbi jilicsana ilahaay qalbiyadaa hanoo dhayoo oo kuwaay qalbiyadeenu calmadeen hanagu Arzaaqo 🤲Amiin
@cabdiraxmanmuxumed6986
@cabdiraxmanmuxumed6986 2 жыл бұрын
Markaan ku arkay waan yaabay wallaahi heesihii ilaahay xaaraan ka dhigay waad xalaalaysatay haddad saa ku dhimatid kawaran soo naar galimaysid iga raalinoqo wall adduunyo iyo aakhiro waxba kuu tari maayaan waad ku ololi
@SuuratIbrahim
@SuuratIbrahim 5 ай бұрын
Xaraan weey tahay lkn maxaa kukeenay meyshaan dambi waa kula jirtaa 😂
@saalimsey8292
@saalimsey8292 Жыл бұрын
Yaa heestaan ila jecel 2023 🥺❤️
@CnaasirTahliil
@CnaasirTahliil 4 ай бұрын
Animcn❤❤❤
@Facadambe134
@Facadambe134 2 жыл бұрын
muna faysal horay usoco wll❤🎵🙋‍♂️
@amalfaarah6549
@amalfaarah6549 2 жыл бұрын
Hadad fananki tahay plz wll hess amal ah noso qaad
@raxmocishqi7871
@raxmocishqi7871 2 жыл бұрын
Iskalaji boqorkii codka
@hamsekayse9582
@hamsekayse9582 2 жыл бұрын
Waxaad doonayasaa inay naartA kula gasho muuni😞☹️😟😢😢😢😱😭😭
@najipmohaabshirabshir1070
@najipmohaabshirabshir1070 2 жыл бұрын
Wax fican mahan fan wa halaaG yarow io yarey
@cabdulaahimacalinabdulaahi6464
@cabdulaahimacalinabdulaahi6464 2 жыл бұрын
Asc
@ruwaidamohamett8406
@ruwaidamohamett8406 2 жыл бұрын
MUNA FAYSAL 👑🌹🖤 - Ishaydaay ilinta kaydso - Ha ooyine marun adkayso - Adigu urugada ka baaqso - Dhibtana aq balo ducayso x² - Inkastoo eedahaagu - Aaday u badnaayeen - Haddana ma awoodo - Inaan ku ilaawo - Haddan ma awoodo - inaan ku ilaawe x² - Adoo uga dara naftayda - Haddana ku ammaanayaye - Ilayn naf ooman baan ahoo - Aday ku amaanaysaaye - Adiga ku ilaashanaysaa - Adiga kuu ilaashanaysaa x² - Markaan eeg madaada waayo - Ilmada ma ceshan karaaye - Naftana adi kaa ahaanin - Inaad caawisa haboone x² - Inkastooy asiibay - Jacayl iga awood wayn - Haddana ma awoodo - Inaan ku yar waayo x² - Adoo uga dara naftayda - Haddana ku ammaanayaye - Adoo uga dara naftayda - Haddana ku ammaanayaye x² - Ilayn naf ooman baan ahoo - Aday ku amaanaysaaye - Adiga kuu ilaashanaysaa - Adiga kuu ilaashanaysaa x² 👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑.
@kafia3378
@kafia3378 2 жыл бұрын
Marwalba waa dhagaystaa wlhi aad iyo aad ayaam ola dhacay ereyo iyo laxanba sxb kor oo horay u soco
@craxmaanmuxumed7534
@craxmaanmuxumed7534 Жыл бұрын
Mauna faysal💖💖💖💖💖💖💝💙💋
@xaliimoali1403
@xaliimoali1403 Жыл бұрын
ss
@nuuraahmednuura5855
@nuuraahmednuura5855 Жыл бұрын
Hh
@mohamedosman-gp1dd
@mohamedosman-gp1dd Жыл бұрын
😂😂 5:45
@mgm__thedealer4957
@mgm__thedealer4957 2 жыл бұрын
Heestaan waxaan dhageysanoyaa Maalin isniin ah Trikhdu ay tahay 28/02/2022 inkastoo heesaha aan Fcneen heestan Iyo Fanaanada Codkeeda Zaaid uga Heley kisto Xasuusna i gelisey dhib qof aan u Geestey in aan Saas sameeyo waan Ku qasbanaa iyada zaaid ayey i Jecleyd Lkn Wax Walba Go'aankeyga ayey Ku idlaadeen Qofkii iga dambeeyow Waan Ku salaamey 💥💥❤
@umayama1569
@umayama1569 Жыл бұрын
wllo waliga qof ku jecla cildlo hakag tegan ani wadaremay xunkay ladah qofad jecshahay mrku ka tago wayo wn so maray
@eprahiemhussein7057
@eprahiemhussein7057 Жыл бұрын
Asc
@mgm__thedealer4957
@mgm__thedealer4957 Жыл бұрын
@@umayama1569 Dantaa Saas I Badey. 🙏👍
@mgm__thedealer4957
@mgm__thedealer4957 Жыл бұрын
@@eprahiemhussein7057 Wcs
@nimcomohamed9191
@nimcomohamed9191 Жыл бұрын
Go'aan aad qadatey haka laba labeyn zhp
@abdisamadjeite4231
@abdisamadjeite4231 2 жыл бұрын
Tr.17-1-2022 Waa hees dareen gaar ah, saameyn gooni ah iyo xasuus jogta ah igu reebta marka aan maqlo waxaana xasuusanayaa jaceylkii quruxda badnaa ee inaga dhaxeyay iyo xurmadii nololeed ee xaaskeygii balse inkasto Eedahaagu aad u badnayeen haddana ma awoodo inan ku ilaawo!!! Farxad iyo baraare iigu nolow Anisa Said Abdi.
@hanatprado7194
@hanatprado7194 2 жыл бұрын
Ishayda Ilinta kaydso Ha Ooyine Mar uun Adkayso Adigu Urugada ka Baaqao Dhibtana Aqbaloo Ducayso Inkastoo eedahaagu Aad igu Badnaayeen Hadana ma Awoodo Inaan ku Ilaawo Course Adoo uba daran naftyda Hadana ku amnayaayr Ileen Naf ooman ban ahayo Aday ku amaanaysaaye Adiga ku Ilaashanaysaa Baydka labaad 2 Markan Eegmadaada waayo Ilmada Ma Ceshan karayee Naftana Adi Kaa Ahaaye Inaad caawisa Muhiime Inkastoo i Asiibay Jacayl iga awood weyn Hadana Ma awoodo Inaan Ku Yar waayo Course Adoo uba daran naftyda Hadana ku amnayaayr Ileen Naf ooman ban ahayo Aday ku amaanaysaaye Adiga ku Ilaashanaysaa
@saynabkulmiye8031
@saynabkulmiye8031 4 ай бұрын
😢🙏
@homzesuniil4872
@homzesuniil4872 2 жыл бұрын
Muna Feysal Gold Voice💎🎤 Zamiir ZaaM Another level🤞 Team Khadar Waqal Hiilka Fanka🎶 Layaab Layaab Layaab🖐
@MaariyoMaxamed-ep9do
@MaariyoMaxamed-ep9do 8 ай бұрын
Adoo ugadara nafdeeyda 😢😢
@hudafaysal689
@hudafaysal689 2 жыл бұрын
İnkaso edahagu aaday ugu badayen 🥺hadana ma awoodo inan ku ilaawo😩ado uba daran naftayda hadana ku amanaYayeh ilayn naf ooman ban ahyeh😪adiga ku ilashanysa 💔💔😢😢markan egamadada wayo
@user-vh9wz5os2q
@user-vh9wz5os2q 4 ай бұрын
Waaaw wan kahalay inanta madkahashay 😇😇😇😇😆😆😆😆😁😁😁😃😂😂😂😂🥲🥲🥲🤭🤭🤗🤗🤫🤫🤫
@apdifatah1813
@apdifatah1813 2 жыл бұрын
Codka 100%. Muna faysal Laxanka 100%. Samir sam Musika 100%. Samir sam Erayada 100% Samir sam Aditin 100%. Amir Kamerada 100%. Amir Waqal produ 100% Keep going dhamantin ❤️🔥
@updyaziizhaaruun6050
@updyaziizhaaruun6050 2 жыл бұрын
Bax wryaa 😂😂😂
@apdifatah1813
@apdifatah1813 2 жыл бұрын
@@updyaziizhaaruun6050 😂😂😂😂😂
@sultan_guleid1489
@sultan_guleid1489 2 жыл бұрын
Waqalka maqalka shaqalka 💚🗯❤ Duriyadii muna faysal 😍💚🗯❤
@raxmamursal8228
@raxmamursal8228 Жыл бұрын
Ayyy cod bd hysaa ina faysl❣❣❣
@c.caziizbidixo8946
@c.caziizbidixo8946 2 жыл бұрын
Fanka in ay gazho marabin wallhi muuna fayzal❌🎧🔊❌🖐🖐
@arwamohamed541
@arwamohamed541 2 жыл бұрын
Ooow !!! LayaaaP LayaaaP Muna VaisaL Ciise diin Boqortooyo ❤️😍💯
@nahlaqueen111
@nahlaqueen111 2 жыл бұрын
Heestani waxaad mooda inay aniga igu socoto keep going sister muna😢💔
@fahmomaxamed3386
@fahmomaxamed3386 2 жыл бұрын
wwww wxkle wYEh hesta inabah cdi mhn muna feysal codkeeda inta ka heshay sidydoo kle like👍
@abdullahimohamud4922
@abdullahimohamud4922 6 ай бұрын
Xasan cadow ❤😭😭
@ckariinmaxamed4605
@ckariinmaxamed4605 2 жыл бұрын
Muna In the bulding🥇 AMAZING VOICE AND VIDEO👊💥♥️💚
@Caashamaxamed-gx7lg
@Caashamaxamed-gx7lg 11 ай бұрын
Yees
@user-vj3gj1fb1c
@user-vj3gj1fb1c 10 ай бұрын
​@@Caashamaxamed-gx7lgtm.g😅😮😮❤
@user-vj3gj1fb1c
@user-vj3gj1fb1c 10 ай бұрын
J😢6 😢😮yb
@cabdikhadar663
@cabdikhadar663 9 ай бұрын
Okkgdabxxx😅😢😢😢😢😢
@lipgirl__5__official_0
@lipgirl__5__official_0 2 жыл бұрын
Keep going muna faysaL 💯💯 #zaMiir zaaM nin wax walpa aqoon U Leh mnzha allaH🥰🥰
@kalsoonidiiluntey4526
@kalsoonidiiluntey4526 2 жыл бұрын
Dad badan waqti xaadirkaan la joogo waxay dareemayaan!!! 1-Midbaa cidloonaya oo qofkii uu dunida ugu jeclaa uu qalbiga ka dhaawacay💔😭 2-Midbaa wal wal iyo quus taagan oo ay xaaladu ku xuntahay🥲 3-Midbaa faraxsan oo ay isuga aadantahay howshiisa😘 4-Midbaa ka fakaraya wixii tagay oo shalaay meel la fadhiya😳 5-Midbaa qofkii uu jeclaa muddana uu ku haminayey Rabbi uu la kulansiiyey😊 6-Midbaa xanuun dareemaya ama uu qof uu ka xanuunsanayaa lana murgaya😰 7-Kuwa isjecel ayaaba isfahmi la’a oo uu mar waliba dhexdooda dagaal iyo murun oo dhex yaalaa. Adiga Marxaladee ku jirtaa intaas oo marxaladood🤕😥😭😭😭😭
@sagalabdi8751
@sagalabdi8751 Жыл бұрын
7💔😫
@user-jo6px8em8h
@user-jo6px8em8h Жыл бұрын
Jacaligawad anid❤😂❤😊
@suhSuhayb
@suhSuhayb 2 жыл бұрын
mash aallh Layaab Layaab🖤💫 samir zama Muna fasal guul guul🎤✌
@nicimaibrahim5459
@nicimaibrahim5459 2 жыл бұрын
ishaday ilinta kaydso Ha ooyine maruun adkayso Adigu urugada ka baaqso Dhiptana aqbaloo ducayso Ereyada macaan ❣ 🔥 Laxanka wax kale ❣🔥 Music malap ❣🔥 Codka dhiig istaag ❣🔥 Lapiska xaalad kale ❣🔥 Inkasto heestu denbi tahay Oon khayr kula jeclaa Hadana Waan ku wataa muna faysal ❣🔥👏🙋✔ Waad ka baxsatay zizter 🙆
@douhadam
@douhadam Жыл бұрын
Best voice wlhy keep going sis❤
@hudaabdi8642
@hudaabdi8642 Жыл бұрын
Muuna qali heesta iskadaa ax wllhi waan kanaxy wayo qof igu qaliya ahyd inaderr 😭😭😭😭😭😭
@juweriyajn6967
@juweriyajn6967 2 жыл бұрын
Muna faysal ciize Diin Another level😘😍
@malyuundhoore487
@malyuundhoore487 2 жыл бұрын
Fanaanad shidan iyo hees shidan 😍👌👍👏🏼
@abdihakimmedabdi9379
@abdihakimmedabdi9379 2 жыл бұрын
💔😭😭💔"les larmes sont au cœur ce que la trempe est au fer, elles le durcissent , mais font aussi qu'il se brise plus vite,lorsqu'on veut le plier."💔😭😭💔
@user-um4yl5lu1x
@user-um4yl5lu1x 4 ай бұрын
Who is in 2024
@YasmiinAxmed77
@YasmiinAxmed77 3 ай бұрын
Halow
@ahmednadiif473
@ahmednadiif473 2 жыл бұрын
eyy eyy hees degan oo khaameheeda wata muna faysal another level waqal studio 🎙♥ zaam samiir
@zackpalohmusic2277
@zackpalohmusic2277 2 жыл бұрын
Codka 100% muna Faisal Laxanka 100% samira Sam Musical 100 samir Sam Aditin 100% amir Kamerada 100% amir WaqaL produ 100% Keep going dhamantin 🙌❤
@masnahappi7181
@masnahappi7181 2 жыл бұрын
Kapax😂🙊🙆‍♀️another level ayey markanu kale galado tidhahda
@samiyamohamed9796
@samiyamohamed9796 2 жыл бұрын
Wooooooow ilahay ha nooka. Daysto muna faysal ILOVEYOU
@khadarjaylani2066
@khadarjaylani2066 2 жыл бұрын
Masha Allah Best song muna faysal Waqalka duLa alleh gacanta haydin Barakeyo❤❤
@nimcodow1230
@nimcodow1230 2 жыл бұрын
Ayy muna feysal hees xaqiiqa 🥺 Zamiir zaam legend 🥰 Waqal studio 🎙
@nazrailwadzan5762
@nazrailwadzan5762 2 жыл бұрын
Ok I see #munina officially fanan may noqotay🥰 Keep going zizy 😍☺🙏
@maxamedjibriil2588
@maxamedjibriil2588 2 жыл бұрын
Muno faysal best song wlhi waa faastay wll keep up ❤👋
@salaheyibnuhassan1233
@salaheyibnuhassan1233 2 жыл бұрын
Muna feysal is on another level💪 horey usoco wllo👍👍
@sunduscabdirisaq7420
@sunduscabdirisaq7420 2 жыл бұрын
Isheydaay ilinta keydso 😢 Ha ooyin mar uun adkeyso 🥺 Adigu rugadaa ka baqso 😰 Dhibtana aqbalo duceyso🤲😭
@maxamedcaiis4526
@maxamedcaiis4526 2 жыл бұрын
🇸🇴📞💯I supoort abdi karin ali shaah make us new song💯😇
@egnshakiiri4424
@egnshakiiri4424 2 жыл бұрын
Masha allah Wllshy muna faysal halkedi ayad dhigtay Kepgoin my sister
@ayaanleliipaan7719
@ayaanleliipaan7719 2 жыл бұрын
samiir zaam what a melody keep on legend💓
@mahamudjeylaniyare4064
@mahamudjeylaniyare4064 2 жыл бұрын
The one legend only ❤keep going ❤waqaal wstudio ❤🏆❤🙏
@muxsincrasaaq8582
@muxsincrasaaq8582 2 жыл бұрын
Oooo show eryada samiir saam baa leh amazing eryadapa iga gadan
@ibraahimmohamett2007
@ibraahimmohamett2007 2 жыл бұрын
Hmmmm mcnaaaa heesti axyaaa Zawt ina Faysal 💖✌😎😍
@tanaawi
@tanaawi 2 жыл бұрын
Codka 💯 Erayada💯 Laxanka💯 Muuqalka💯
@ilaahowyanandhimananoonara5336
@ilaahowyanandhimananoonara5336 2 жыл бұрын
Muna fayzal keep up 🪜 Eeyada =zamiir zaam Laxan = zamiir zaam Music = zamiir zaam Wllahi waa top 👏👏100%
@farxancolaad5324
@farxancolaad5324 2 жыл бұрын
Ax wlhi heeeZ iga dheh laxan music erayo video labiska intaba 💯 ayaaN ku siiYay horaY u Zoco👏
@amalcali9598
@amalcali9598 10 ай бұрын
Walahi heestan 😢anigo qalbiga kajaban ban dhagesan iliintana maceshan kato😢
@abdullabdulla0544
@abdullabdulla0544 2 жыл бұрын
Mun faysaley codkaaga mcn wlhi keep going we want1more eee.......💋💓
@amenboss8633
@amenboss8633 2 жыл бұрын
Muna feysaL you killing it ❤ 🔥 Samiir Zaam the legend ⭐ Waqal Wstudío🌟✊🏽
@Ahmet_Epdirahman_Fiin
@Ahmet_Epdirahman_Fiin 2 жыл бұрын
another level muna faysal
@Ahmet_Epdirahman_Fiin
@Ahmet_Epdirahman_Fiin Ай бұрын
After 3 year
@user-kh3lu7sx5s
@user-kh3lu7sx5s Жыл бұрын
muna quurxy ❤❤❤aside ❤
@khadarasad9999
@khadarasad9999 2 жыл бұрын
Waqal again and all the time on 🔥🔥 Muna faysal amazing voice 🥰
@walaalkawllka
@walaalkawllka Жыл бұрын
😂
@fdot3rd736
@fdot3rd736 10 ай бұрын
😅😅😅😅😅
@alibullshawi515
@alibullshawi515 2 жыл бұрын
Waa onther level muna feysal withwaqal studio on the fire🔥
@hamdijama5945
@hamdijama5945 2 жыл бұрын
Omg Marki la duubayay heestan waan arkayay jigjiga blue moon hotel hortiisa habeenki lagu duubayay ana xagiisa saraan fadhiyay lkn qofka laga duubaya inu mona faysal yahay maan moodayn November 2021
@fathiyoabdi8982
@fathiyoabdi8982 2 жыл бұрын
Adigu ku ilashaneysaa🥺♥️💋my 🤴
@ahmedaamiin8669
@ahmedaamiin8669 2 жыл бұрын
Codka =100% Laxanka=100% Ereyada= 100% Musicda = 100% Adiga mxy kula thy oo aad ku qiimeysy
@zakiye12farrah55
@zakiye12farrah55 2 жыл бұрын
Sax weeye ina faysal boqorad weeye
@zamiraltamohamoud8889
@zamiraltamohamoud8889 2 жыл бұрын
@@zakiye12farrah55 camerda isteelka waxaba 100%
@amiinmahamoud2760
@amiinmahamoud2760 2 жыл бұрын
Muna faysal👑💥 Anather level somali music to world
@najmaabdi5280
@najmaabdi5280 2 жыл бұрын
Waaw wllshe codka macn wlhi xppti hore u soco 💋❤💋❤
@MubaarigIsmaaciil-cz2gh
@MubaarigIsmaaciil-cz2gh Жыл бұрын
Waxkale ayaan dhihikaraa mise wax kle ayaad ku daraysaan team waqal studio 🎙️🎶❤
@hodanhothman2492
@hodanhothman2492 11 ай бұрын
😭ninkii an jeclady isagoo naag qabo ayan hadane markasto fariin u qora imana so jawbo nafteydaay plz cadibada iga da😢allow qalpigeyga ka madobey😢
@amiishhussen8407
@amiishhussen8407 11 ай бұрын
Adiga ayaa is ilowsiin kara inaa fiirin u qorto Iska daaye xataa inaa ku firirto inaa Iska mashquuliso wye OO marka Soo xasuustoba wx kale ku mashquul
@RahmoMahdi
@RahmoMahdi 8 ай бұрын
😢
@hennatutorials9562
@hennatutorials9562 2 жыл бұрын
She is so beautiful Masha Allah and the song is also nice
@Alazka143
@Alazka143 2 жыл бұрын
Heesbad Mansha allah kuso qoraysa ma quranba dib iskugu noqo
@hennatutorials9562
@hennatutorials9562 2 жыл бұрын
@@Alazka143 gabadhaa quruxdeeda ayaan sheegayay ee xagaad ila carartay
@habooncabdiraxmaan8087
@habooncabdiraxmaan8087 Жыл бұрын
1year😢 kadib ano ilahay qalbigayga dhayay 😊alxmadulilah mar kazta heesta wllshay dhagaysanayay lkn hada wlhi xasuus moye inay i gusayso ma umaleeyo😢
@umomahamed6762
@umomahamed6762 2 жыл бұрын
Kamaydho wxi kuso mry muna faysal ciise diin gar iyo gardaro kuwataaa zis of mine 😍😇
@fagaccffilms2561
@fagaccffilms2561 2 жыл бұрын
Muna Faysal Wllshy Keep Going My sister😘😘😘😘😘
@hamsesuuriya5911
@hamsesuuriya5911 2 жыл бұрын
Another level ♥️
@zakidhaqane1378
@zakidhaqane1378 2 жыл бұрын
Amazing voice legend samiir zaam waxba lagaama qabankaro erayo+laxan+music +vocal recorder
@Amiirjeego
@Amiirjeego 2 жыл бұрын
Top Muna Faysal Caadi Maahan ☆☆
@updifatahmaxamuudhasan8583
@updifatahmaxamuudhasan8583 2 жыл бұрын
👒Muna faisal isse diin keep gonig sister 💥👑👌
@balqiizcadey8839
@balqiizcadey8839 2 жыл бұрын
muna faysal moohan loogama horeen 😂 Keep goin waqal studio❤️
@saakiyaroble9991
@saakiyaroble9991 2 жыл бұрын
Moohan wayo se nagtu ma gabooya
@karimhasan8967
@karimhasan8967 2 жыл бұрын
Muna miya Moohan ku baratay😂 dadki shalayba tahe hada
@hibofarax6045
@hibofarax6045 8 ай бұрын
Great thanks 😊😊😊
@mihiimali
@mihiimali 2 жыл бұрын
INTA OG IN MUUQAALKA JIGJIGA LAGU DUUBAY GACNTA ✌☝️
@kaysarmuxumed1040
@kaysarmuxumed1040 2 жыл бұрын
The first grill aan dhagaysto Heesteeda Muna FeyzaL Cise dini Hore usoco wlalo ❤🙌
@idirisamerico4885
@idirisamerico4885 2 жыл бұрын
Sweetheart Song 🎵 ♥ Voice and editing 👌 😍 💕
@TasnimMoha-xd3hq
@TasnimMoha-xd3hq Жыл бұрын
Hadana ma awoodo inan ku yar waayo😢
@engmuuseofficial1519
@engmuuseofficial1519 2 жыл бұрын
Khadar Waqal Another Level
MUSTAFE KANTE | QALBI KULA MIDOOBAY | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
5:01
MUSTAFE KANTE
Рет қаралды 605 М.
Despicable Me Fart Blaster
00:51
_vector_
Рет қаралды 23 МЛН
Русалка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 7 МЛН
MUNA FAYSAL IYO ISMA HAYNE KARAYE OFFICIAL VIDEO 2022
4:29
Said montana topic
Рет қаралды 337 М.
MiSS 27 GABDHAHA TEAM27 MIDEE UGU QURUX BADAN
25:01
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 562 М.
SAMIR ZAAM | NAFBAN ISKU NAHAY QUDHAATA |  OFFICIAL MUSIC VEDIO 2021
3:24
Waqal WStudío
Рет қаралды 3,1 МЛН
SABRIINA MUUSE - LIBTA & GUUSHA - OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
3:28
Waqal WStudío
Рет қаралды 3,8 МЛН
HABOON NUURA DIB AYAAN KA OGAADAY NEW OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
3:36
Hawraar Music Production
Рет қаралды 4,2 МЛН
KHAALID KAAMIL | WARAAQ KU QOR OOHINTAADA | Hees Cusub 2021
5:43
CASKA FILMS
Рет қаралды 6 МЛН
RAHMA HASAN | QALBIGA LAYGALA WAREEGAY | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
3:26
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 11 МЛН
QANAY - Шынарым (Official Mood Video)
2:11
Qanay
Рет қаралды 1,3 МЛН
IL’HAN - Pai-pai (lyric video) 2024
3:24
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 485 М.
Nurmuhammed Jaqyp  - Nasini el donya (cover)
2:57
Nurmuhammed Jaqyp
Рет қаралды 227 М.
Iliyas Kabdyray ft. Amre - Армандадым
2:41
Amre Official
Рет қаралды 1,4 МЛН
akimmmich (feat. Turar) - UMYTTYŃ BA?| official lyric video
2:54
akimmmich
Рет қаралды 3,3 МЛН