No video

munira oo baxdishey Mohamed buskut dhaqan xumo la imadey xaqiqdisa kashifmey

  Рет қаралды 19,820

CAJIIB TV

CAJIIB TV

Ай бұрын

#Subscribe #Like_iisaar_Codsi
Walaal Channelkaan Waxaad Kala Socon Doontaan Barnaamijyo idiin Cajab Geliya Lasocod Wanaagsan

Пікірлер: 72
@abdijama1984
@abdijama1984 Ай бұрын
Naagahaan beerta ayey ku gelinaayaan ee wax isuhar allow soo hanuuni❤❤❤
@najma8198
@najma8198 Ай бұрын
Naagtan ninka rabtada eiilka ku mar marsiyon waa gus radis maxamed ku walataya horta magaca maxamed raga mixi dheeriyin naag kaasto ka tagan waa u walata waan soo ogada magaca maxamed
@najma8198
@najma8198 Ай бұрын
Naag kaasto ninka furo ama u taga dago wixi u walatada media u imada ama u maseerta asgaba wuu ku dhalaya waa Aabiiha mahir marmason ninka rabta cadeeso waa laku ducosada ilmo abaha ka hayo caruurta naagtin dumarkin walin ina jar ee ka tuurin mooye waxa u qaban mayin naag caruurti hore dayacaday kuwaan uma naxiso nabsiga caruurti helay
@user-cv8th6vc6u
@user-cv8th6vc6u Ай бұрын
Akhas akhas
@Farah-iy5sy
@Farah-iy5sy Ай бұрын
Walal waa ilmahaaga aabahood waxaas hadhihin dumarkan jar yaysan kaa tuurin please
@waano12-20
@waano12-20 Ай бұрын
Dad maqabto miyaa iyada gabadhaan ka qabsado naagahaan waalayo ee maqaayadooda ku shidanayo subxaanalaah
@user-ir2yt2oj4z
@user-ir2yt2oj4z Ай бұрын
Alla gabadhii yar oo lafuro ama wax sika noqdaba maafiyadaanaa.isbaaro udhigta.
@dayiboahmed7511
@dayiboahmed7511 Ай бұрын
naag kasto edeb lahaydba miidhiyaha markay timaado way waalataa muxu ilmaha yar hadli ma afbuu yaqaanaa maxa kakhaldan ilmahaga hadal qadka kadaa midhiyahad
@FatumaHusein-bx8cb
@FatumaHusein-bx8cb Ай бұрын
Shey damad yaxay raxaweyn maxaa kaagali meshadi mad ku oydid
@FaadumoFaadumo-gi8kr
@FaadumoFaadumo-gi8kr Ай бұрын
Munuura waa jcashahy maxamed buskut wllhi
@dayiboahmed7511
@dayiboahmed7511 Ай бұрын
markad is ku dhacdan soomaaliyey ha is caayina naa xishoo ninkii ku qaawiyay hacaayin wilkaga yar aabihii waaye xishoo wll amiiraba cadanka gabobay ayay xafayada ka badashaaye na wil yarbaa ku qabae hacaayin
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 Ай бұрын
Isba sow ma qaawaneyn ma qaawanaan baa la isku caayin akh waa noocaas somali akh
@hibaakMohamet-zr5yk
@hibaakMohamet-zr5yk Ай бұрын
Wlhi waaay kaa soo daarteey naa ilhy kaa baaq nin kaagi ilmahaaga abahood weeyi bari waay daawnyaan
@samirasahra1747
@samirasahra1747 Ай бұрын
XasbunaLah..Wanicma.WakiiLan
@tusmoaadil1825
@tusmoaadil1825 Ай бұрын
Gabadha halagacan qabto walacu waa adag yahay
@abdijama1984
@abdijama1984 Ай бұрын
Subxaanahal wey udhamaateygawadhaan allaah hakusoo hanuuniyo waxeyku soco taa sheekada Hani alle wey jecesha ahay wey qarareesaa❤❤❤❤❤
@falisa576
@falisa576 Ай бұрын
Naagtaan ila nacas bay ahayd Balaayo afweyn leh qaad ninka haday Jeceshahay maxay uga tagtay Wiilka waba yar yahay maba yaqaan Hadal wa saqiir ninkay rabtaa uff Wejigaa gubay naa isku xishood Amus
@ramlaali6195
@ramlaali6195 Ай бұрын
Subxaanallah naaxishod maahir qof saana ilmo laguna aamini karo mustaqbal kad iskaga ciyaartay
@umucabdalereehabarwaa3673
@umucabdalereehabarwaa3673 Ай бұрын
Saxiix markiihore waxaanmoodaayay gabadh miskiin ah laakiin hadawaanyaabay subxaanalaah
@FarhioAhmed-o2z
@FarhioAhmed-o2z Ай бұрын
Ar wax iskula har waa ninkii tafta ku qabtyee ceeb allow astur 😂😂😂
@afnancumer8907
@afnancumer8907 Ай бұрын
Amiiray saxiib ninka hanala heshiisiyo waa cad raganimo somaaliyeey reerka ha laysku celiyo
@abdijama1984
@abdijama1984 Ай бұрын
Maxishooro dabaal aqli maqabta❤❤❤
@Ayaan8912
@Ayaan8912 Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@safiyomacalin5518
@safiyomacalin5518 Ай бұрын
𝑆𝑈𝐵𝑋𝐴𝑁𝐴𝐿𝐴𝐴𝐻 𝑊𝐴𝐿𝐴𝐿𝐸𝑌 𝐴𝐿𝐸 𝐾𝐴𝐶𝐴𝐵𝑆𝑂 𝐻𝐴𝐾𝐴 𝑆𝐻𝐸𝐸𝐾𝐴𝑁 𝐺𝑂𝐾𝑂 𝑆𝐻𝐴𝐴𝐷𝐴 𝑊𝐴𝑆 𝐶𝐸𝐸𝐵 𝐼𝑆𝐷𝐸𝐽𝐼 waal
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 Ай бұрын
somalida ma ogaa ilamaha haduu wayao qof uu aqanay isaba daa hooaydiise qof gugguriga iman jiray la hadali jiray haduuwayao stress baa ku dhaca lakiin umadani ma fahmaan wa jahilin ilamo sanad sidee hoooyadiisa looga qada hadu dan ka leyahay ilamaha malaaha sharci inu ku doontuu rabaa na maxakamda tag guri kirayso ilamahagaa soo cesho ilamo hooyadiisa kama maarme
@obahibrahimmohamed5228
@obahibrahimmohamed5228 Ай бұрын
Abayo mahir haduu kaa haysto kan aad uurka ledahay france ku dhal noloshadana marayso .yuu kaa rayn mar labaad ilmaha meshuu jogo haku dhalin
@obahibrahimmohamed5228
@obahibrahimmohamed5228 Ай бұрын
Biri baa nahaystay adiguna fildar baa keentay kkkk😅😅
@user-dg6ir3vv3d
@user-dg6ir3vv3d Ай бұрын
Xasbiyallah wanicmal wakiil afxumaa oo xishood daranaa uf naa wax iskula har bilaa dhaqan baa tahee ish
@hibo6578
@hibo6578 Ай бұрын
Whi muniiro waa qosol anigibuu booboo igadhigay😂😂😂😂😂
@user-kj9pk5gs3w
@user-kj9pk5gs3w Ай бұрын
Maskiin naa xishoo caruurtaada waxan wey daawan doonaan 20 sano hada kadib. Markaasey cuqdad kuqaadi donan. Asagane wuu kaa raayay aamus buu kugu karbaashay. 😂😂😂 Wallahay hadii lagaa aamuso wax ka xanuun badan majiro.
@hazemzeid
@hazemzeid Ай бұрын
Vas-y sœurette on est avec toi , la Patrie.
@faraxabdiahmed6819
@faraxabdiahmed6819 Ай бұрын
Reer jabuuti maxaad dheertihiin reer soomaaliya subxaana laah inaan hadlo ma rabo iga dhaafa
@user-kj9pk5gs3w
@user-kj9pk5gs3w Ай бұрын
Ala wali weyjeceshahay gabadha ninka. War somaliyeey gabadhan wey wareertaye ninkeedane wey jeceshahaye maseer baa kamuuqda ee please dhexdooda ayada iyo asaga islahadashiiya oo xal ukeena.
@daganabdulahi7588
@daganabdulahi7588 Ай бұрын
Naa aamus
@fahmoyeelo5371
@fahmoyeelo5371 Ай бұрын
Subxaan Allaah aaway dadkeedii?????😅😅😅
@hibo6578
@hibo6578 Ай бұрын
Ha iiga safaadin
@Aymo72
@Aymo72 Ай бұрын
Cunugeeda hadey rabto mexey marke3di hore uga tagtatly iyadaa tiri meel mahe3sto cunuga meesha hajoogo
@HudheifiAdde
@HudheifiAdde Ай бұрын
Daabal af weyn ba thy ee rabi ka cabso
@fahmoyeelo5371
@fahmoyeelo5371 Ай бұрын
Kkkkkk dadkeedii aaway
@ilhanismail9631
@ilhanismail9631 Ай бұрын
Sota war kale so tuurtay naya akhlaaq yeelo oo orod inan kaga so kaxayso
@MS-lv8bf
@MS-lv8bf Ай бұрын
Nac nac Ninkey Rabtaa 😃
@wardaladan425
@wardaladan425 Ай бұрын
Gabadhani way dhaqaaqdey wlhi ninka ayay ama saaid u jeceshahay ama saaid u nacdey kk😂😂😂😂 buskudow buskudow afka kama dhigeyso kkkkkk
@CusmanYaare
@CusmanYaare 27 күн бұрын
Qabiil Ina ugaftit waqalad
@sadoroble7229
@sadoroble7229 Ай бұрын
Kkkk amiira
@HudheifiAdde
@HudheifiAdde Ай бұрын
Na xisho kana xisho wiilkada aabihi weye
@shamismohamud4051
@shamismohamud4051 Ай бұрын
Wa doqon Mahir ma rabtid Mohamed ba rabtaa meeye😂 maalin cad ku Wii aad ka timid weligaa😂lagama maqlin abaayo is deji naagahan yay kuwaalin stress waxa lugahaaga ku raadsatay markad kuwan kugu kala ka san views
@dagansh5606
@dagansh5606 Ай бұрын
Ma xishoonayso
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 Ай бұрын
naagahan jabuuti inder waad nacebayseen dad fog baad gurusatan mar walaba naa waxad taqnaan guursada waxad taqnaan dhashaane ajahanab baad ku walateena iyo faqshe salamad dadkan ma raga ku yar jabuuti waayabe taan arkaba belaayo wadataayee
@Aymo72
@Aymo72 Ай бұрын
Hada ninka eyguursatay ajanabi iyo wax aan layaqaanin mey guursaty mise nin muslim oo soomaali eyguursaty mideeda kale markii ey hada nacnacleeyneyso mexey marki hore ey ugu tagtay naagtaan iyadaa xun ninka muslinka amaanka siiyaa
@AshaaAlimohmed
@AshaaAlimohmed Ай бұрын
Naya wad kawentahay cajuuso
@afrahap4406
@afrahap4406 Ай бұрын
Bisinka
@mahdiyamaxamuud4789
@mahdiyamaxamuud4789 Ай бұрын
maxay dhahday balaayo buskudsato belo ku wastay dhaqan xumaa wuxu
@fahmoyeelo5371
@fahmoyeelo5371 Ай бұрын
Haweenka jabuuti kkkkkkk
@umuaisha6859
@umuaisha6859 Ай бұрын
Waa naago maafiya ah
@sagalosman1083
@sagalosman1083 Ай бұрын
Naa wax isku fal balaayo ku block tee
@user-nz8xk7ql9q
@user-nz8xk7ql9q Ай бұрын
Adiga qudhaadu ma taqaanid xaaraan, waayo waataad carartay oo adiga oo aanu ku qabin aad gurigiisa ugu tagaysay.
@TheGansaipioFriendsShow
@TheGansaipioFriendsShow Ай бұрын
Nayaa hooy isdaba qabo oo dad waxba luma qabanayaan way l walayaan ilmahaga abahood makala go aysaan re Wanaaga wax kagadoon
@afnancumer8907
@afnancumer8907 Ай бұрын
Ha ku saaro blockta anagibaad madax naga cuntay fid up baad ka dhigtay
@Usern134-h4g
@Usern134-h4g Ай бұрын
Ilmaheda ma cidba kuhaysata haday so kaxeysanayso wadan sharci leh wey Sweden wa mxay wxano sawxna
@msswiilo
@msswiilo Ай бұрын
Iska fahan ninka larabaa😅😅😅😅
@Usern134-h4g
@Usern134-h4g Ай бұрын
@@msswiilo ilmaha wayka walwalesa bay ila thy 😥
@AshaaAlimohmed
@AshaaAlimohmed Ай бұрын
Naya ninki gaalka ayad u xistay
@fahmoyeelo5371
@fahmoyeelo5371 Ай бұрын
Tani weywalatay cidna ma leh
@faadumoaadam4978
@faadumoaadam4978 Ай бұрын
Wadada laga so wadey raxweeyni ma gaartid
@AshaaAlimohmed
@AshaaAlimohmed Ай бұрын
Duuq cajuso uuureyso
@AbubakarAhmed-lx7sl
@AbubakarAhmed-lx7sl Ай бұрын
Wawalatay Maxamed baykuhayasah Na ninka kafuq
@HudheifiAdde
@HudheifiAdde Ай бұрын
Halba dalaq ba u dhiman. E nago benta jojiya
@faadumoaadam4978
@faadumoaadam4978 Ай бұрын
Maa adiga raxweey garo sharmodo hadada laga so kaxeystey lee ba ehedey
@user-lf5qf3gn6b
@user-lf5qf3gn6b Ай бұрын
Naa xishoo
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 Ай бұрын
bal eega nacastan na waxas aad tidhado waaa duubaya ninka maxkamada kugu gaynayaa iska jooji aamuus inta maxakamada dhamanayso si aaad u hesho wiilkaga
@fahmoyeelo5371
@fahmoyeelo5371 Ай бұрын
Kkkkkk dadkeedii aaway
Best Toilet Gadgets and #Hacks you must try!!💩💩
00:49
Poly Holy Yow
Рет қаралды 23 МЛН
My Cheetos🍕PIZZA #cooking #shorts
00:43
BANKII
Рет қаралды 22 МЛН
Это реально работает?!
00:33
БРУНО
Рет қаралды 4,3 МЛН
NAXARIIS DARADA SOOMAALIYA KA SOCOTA FIIRIYA | MAXKAMADA DAHIR ALASOW
1:05:33
Maxkamada Dahir Calasow
Рет қаралды 25 М.
SUBXANALAH: GABAR LABA NIN ISKU DUL GUURSATAY OO ILMAHEDA LAISKU HAYSTO
1:05:32
WAAN GUURSADAY UGUDAMBEEN 💍❤️
8:35
Zaki Somali
Рет қаралды 15 М.
Maxkamada maxaa ka cusub cawa
27:04
Maxkamada dahir alasow
Рет қаралды 1,5 М.
Best Toilet Gadgets and #Hacks you must try!!💩💩
00:49
Poly Holy Yow
Рет қаралды 23 МЛН