No video

Musalsalka cusub ee Dhaxal baahinta xalqadiisa koowaad oo xiiso badan leh | 8:00PM fiidnimo

  Рет қаралды 308,910

Astaan

Astaan

4 ай бұрын

Sii diyaarso caawa fadhiga booska aad ka daawan lahayd musalsalka Dhaxal.
Diyaar ku ahow shaashadda horteeda.
Ku daawo farxad iyo maskax furan.
Waxaad naga sugtaanba-maaweelo cajiib ah iyo musalsal macno leh.
8:00 fiidnimo caawa iyo shaashadda Astaan.
⤵️Halka uga wac sxbkaaga aad jeclaan lahayd in aad wada jir u daawataan Dhaxal.🤩
#Dhaxal #Musalsal #AstaanTV #film #tvseries #cinema #somalicinema
Join this channel to get access to perks:
/ @astaanmedia
Welcome to Astaan TV channel! Make sure to SUBSCRIBE and turn on the notifications. Astaan tv is local Television Across Somalia, It Promotes local Entertainment Programs included Drams, Music, Sports, Education and Various Social Programs. This is #astaantv
For More:
Website: www.astaantv.com
Facebook: / astaantv
Instagram: / astaantv
Twitter: / astaan_tv
TikTok: / astaan_tv

Пікірлер: 420
@abdirahmanliiban
@abdirahmanliiban 4 ай бұрын
Filmkaan hadii iinan soo galin wakhtigaad noo sheegtan daawan mayno hadaad igu racsantahay 👇
@mandekmohaabukar272
@mandekmohaabukar272 4 ай бұрын
Tv ga ee kaso geliyeen intana maso gelin 🙄😭😂
@manshaallhmohamed7881
@manshaallhmohamed7881 4 ай бұрын
t tv gee soo galiyeen wllo​@@mandekmohaabukar272
@kahsheaden9877
@kahsheaden9877 4 ай бұрын
Naga qabta ballan africaanta Naga daaya sallicalaa😂
@user-kr3lh3yz1h
@user-kr3lh3yz1h 3 ай бұрын
20:17 waaye
@madaalelyrics167
@madaalelyrics167 4 ай бұрын
Team Dhaxal One like igu Sharaf daawade 😅😅😢
@luulabdulahi
@luulabdulahi 4 ай бұрын
Anagay seey rabaa naga yelaayaan waa sugeynaa iyagana ciyal tiktok intey wacdeen luqa ku dawanayan un follow aan dhahno team comments ku dhiigle hana arkeee😂
@nawaalaragsan4701
@nawaalaragsan4701 4 ай бұрын
Waan daalnay sidaan kolba ueegnay
@BilqeysaAbdi
@BilqeysaAbdi 4 ай бұрын
Haa wlh​@@nawaalaragsan4701
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its 4 ай бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️👍
@2co5se3m
@2co5se3m 4 ай бұрын
Scw scw nabigeena nuurka leh❤❤❤
@aaminomaxamed3344
@aaminomaxamed3344 4 ай бұрын
Salallahu caleyhi wasallam salallahu caleyhi wasallam ❤❤
@AMIINBORKAAN
@AMIINBORKAAN 4 ай бұрын
Scw
@naimamoha8262
@naimamoha8262 4 ай бұрын
Scw scw scw
@al-shaafici
@al-shaafici 4 ай бұрын
Walaal iska sax qoraalkan aad mar walba sida qaldan u qorto: Maaha "Ku salin Nabigeena" micnaheedu waxa uu noqonayaa ha ku salin oo diidmo noqoneesa, taasna mala ogala walaal. Sida saxda ah u qor: Ku salli Nabigeena suuban ﷺ. Ka dib raaci wixii kale ee sax ah ee aad awoodo oo wanaag ah. Mahadsanid.
@user-tm9ib8cm9k
@user-tm9ib8cm9k 4 ай бұрын
Team from Filo and ilamdii qarsoonayd
@iqraabdiaziiz1481
@iqraabdiaziiz1481 4 ай бұрын
Isku team nahay❤
@2co5se3m
@2co5se3m 4 ай бұрын
Iyo filo dariska hayaan sirmaqabe ilmadii qarsooneyd maseer anoo 11 ah intaa daawaday kawarama😮
@abwaanbarreofficial3472
@abwaanbarreofficial3472 4 ай бұрын
Isku mid nahay wallee
@cabdimuniirmaxbuub8759
@cabdimuniirmaxbuub8759 4 ай бұрын
Ani filo sima qabe oo dhmaaty ilmada
@BilqeysaAbdi
@BilqeysaAbdi 4 ай бұрын
​@@cabdimuniirmaxbuub8759sirmaqabe Ramadan bi's miya ladaya mise daxda kuimadhe ee
@naciimaalli607
@naciimaalli607 4 ай бұрын
Astaan musalsalkoda silica badan inan sugno waxa no dhaanto anago team 27 daaawano😂😂😂
@yurubabdi1587
@yurubabdi1587 4 ай бұрын
Ha wlhi saan u sugayye wan daaalne wax😂
@Abshirah1212
@Abshirah1212 4 ай бұрын
Balantii waa ka bexeen astaan
@cishqistudio5500
@cishqistudio5500 4 ай бұрын
Haboon Arday Ilmadi qarsoonayd Hayaan Darizka Iyo kan inta intaas dawatay ban salamaya 😂✋
@ShamsaShariif-cz1el
@ShamsaShariif-cz1el 4 ай бұрын
Dariska😂
@abdifatahomar7387
@abdifatahomar7387 4 ай бұрын
Wan kaa qadnay 😂😅😅😅
@zaminazharma9245
@zaminazharma9245 4 ай бұрын
Hayan ma dawan inta kle haa😂
@Farxan.dirac7
@Farxan.dirac7 4 ай бұрын
Dariz,Haboon, arday anku xirna❤ kanna waa dhameysanna
@H3nda__ercel
@H3nda__ercel 4 ай бұрын
Waan kaaa qaadnay😂
@bisharfarah5722
@bisharfarah5722 4 ай бұрын
Markanoo kale cadaanku wxy dhahaan this film is Amazing wow🎉
@Cadceed72
@Cadceed72 4 ай бұрын
Astaan we need Big Movie 2-2;30 H socnayo Of Director Abshir Rageh ❤❤🎉🎉
@simoonyusufsiyad1574
@simoonyusufsiyad1574 4 ай бұрын
Ayy welcome to qeybta kowaad ❤❤
@sacdiyageele4881
@sacdiyageele4881 4 ай бұрын
Aaway heeee waa 8:00
@Khaalidcade01
@Khaalidcade01 4 ай бұрын
team haboon ba meesha iiga muuqda wu xiiso badanaya
@NagmaShidan
@NagmaShidan 4 ай бұрын
Ar meeyaydee waanu daalnee 8:00 dhaaftee😢😢
@madaxey1994
@madaxey1994 4 ай бұрын
Can't wait 👀
@qaasinali1086
@qaasinali1086 3 ай бұрын
Same bro
@fatxiyaabdi2894
@fatxiyaabdi2894 4 ай бұрын
Aaway dee filmkaad nooga balanqaadeen 9saac ayaansugaynaaye wah
@Inaidiris
@Inaidiris 4 ай бұрын
Waa SiDeeDi MaXa DhAcaY 😮😮
@NaimaAbdi-xq8ed
@NaimaAbdi-xq8ed 4 ай бұрын
22:50😂😂awayna
@juwamahamud9961
@juwamahamud9961 4 ай бұрын
Astaan tv
@Hamda484
@Hamda484 4 ай бұрын
Gumeysiga naga deye naga soo doona Astana TV waxiid gumeysi lama dhihin kara😕🥱
@kadareofficial2541
@kadareofficial2541 4 ай бұрын
Iska jiifo wll waxba soo ma wadaan 😂😂 Waa daalne Wlh 😢
@bahjaabdullahimaxamed3799
@bahjaabdullahimaxamed3799 4 ай бұрын
Anaga musalsalka dhaxal xali ayaa dawanay wow ayuu ahaa
@amiiracadey1160
@amiiracadey1160 4 ай бұрын
TV miyee kaso daayen intaaba kasugeeyne
@shaafofficial
@shaafofficial 4 ай бұрын
Isniin maahan miyaa caawa 15 bisha maahan miyaa mise Isku Tariikh maahan astaan TV See cml ma Nagu baashaaleysiin
@user-ed2sp9qu7g
@user-ed2sp9qu7g 3 ай бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على نبينا وحبيبنا محمد ❤❤❤❤❤
@AyanaAbdirisaq
@AyanaAbdirisaq 4 ай бұрын
I can't wait team dhaxal suga yal
@BushroMohamoud
@BushroMohamoud 4 ай бұрын
Astaan Tv beenta jojiya 8:00 ba dhahdeen hdana waa 9:09 see camal hee😳😳😳
@user-wv5wg9jk1r
@user-wv5wg9jk1r 4 ай бұрын
Waxan sugnaba waa cawa insha allah
@user-ng3ig3zi7h
@user-ng3ig3zi7h 4 ай бұрын
Caawa mala so dayna❤
@MaryanQuruxsan
@MaryanQuruxsan 4 ай бұрын
Filmkaan H.g io🅰️B maa ugu Badan Team Sabrina Baariyeyy🥹🇸🇴💋👸🏻
@AliDahir-ob7iy
@AliDahir-ob7iy 4 ай бұрын
2024 la noolyhy mrkasa qabiil ka shekeen War gumaysi maskaxeedka ku jirtiid ka bax oo nolosha la janqaad xilli kasta qabil haka shekeene wtf
@2co5se3m
@2co5se3m 4 ай бұрын
Caawa diyaar tihiin sowmaaha team dhaxal ii soo dhaweeyena ileen musalsalkii haboon baynu soo daawanee iisoo dhaweeya waa nii jeclahay anoo 11 jira
@amanomar804
@amanomar804 4 ай бұрын
Ano 10 jira kuso dhaweynaya😫🥺
@sacdiyoabdi6170
@sacdiyoabdi6170 4 ай бұрын
Anoo 9 jira kusoo dhaweynaya🙄
@2co5se3m
@2co5se3m 4 ай бұрын
​@@amanomar804 naa beenta daay😂
@2co5se3m
@2co5se3m 4 ай бұрын
​@@sacdiyoabdi6170 naa beenta daay😂
@2co5se3m
@2co5se3m 4 ай бұрын
​@@amanomar804 doqon been badan naag weenaa tahay iska fadhiiso 😮
@ruqiyomaxamed3528
@ruqiyomaxamed3528 4 ай бұрын
I can't wait 😭😭 maxa san. Soday heeee😢
@ramlosaciid6957
@ramlosaciid6957 4 ай бұрын
Telegram ba la so dhigay
@user-gw3yl4gu9i
@user-gw3yl4gu9i 4 ай бұрын
8:41 soo daya wll ❤😭🙏
@cabdikhaaliq1618
@cabdikhaaliq1618 4 ай бұрын
9pm Bay maraysaa waxna kama hayno😢😢
@Farhiadaimond
@Farhiadaimond 4 ай бұрын
22 dheh waliba😢😢😅😅
@user-ub1en6et6g
@user-ub1en6et6g 4 ай бұрын
9.23 lama marooyaaa ​@@cabdikhaaliq1618
@user-ub1en6et6g
@user-ub1en6et6g 4 ай бұрын
@@Farhiadaimond markaaq hesgid ii soo sheeg
@najmi4100
@najmi4100 4 ай бұрын
Maxay kabadan 16th of April lamaroya waxna ma arko😢
@youngfamilyvlogs4531
@youngfamilyvlogs4531 4 ай бұрын
team sabariin from filo
@SalmaSiman-lz9wc
@SalmaSiman-lz9wc 4 ай бұрын
I can't wait ❤
@CabdiqaadirMaxamid83
@CabdiqaadirMaxamid83 4 ай бұрын
8:10 waaye aaway 😂
@shukrimohamed7565
@shukrimohamed7565 4 ай бұрын
Isniinta danbe😂😢😢
@Abrahanu
@Abrahanu 4 ай бұрын
Been noo sheegeeen😂😂😂
@2co5se3m
@2co5se3m 4 ай бұрын
​@@shukrimohamed7565 walaahay ala hooyooy uf maantoo dhan sugayay
@2co5se3m
@2co5se3m 4 ай бұрын
​@@Abrahanu naa ma been baa waraa kuu hayaaye
@nasteexomohamed415
@nasteexomohamed415 4 ай бұрын
Wey nagu boden😂
@Shamnaz608
@Shamnaz608 4 ай бұрын
Cant wait wlh❤ Guleysta damantina team Astaan❤
@user-gp1zx5dh4h
@user-gp1zx5dh4h 4 ай бұрын
Daqiiqadaha soo badiya
@dhemaninaqasimali76
@dhemaninaqasimali76 4 ай бұрын
Intee la soo dhigey you intaan yer leeba ku arkoyaye
@Xamda-wp9pz
@Xamda-wp9pz 4 ай бұрын
Astan waad madsantihin🎉
@fouadabdi3238
@fouadabdi3238 4 ай бұрын
Astan maad nagu ciyaaraysaan wa d'idée Waka ladhaafay 80:00
@dinisnob21dini72
@dinisnob21dini72 4 ай бұрын
Astan waxaan iiga baryaa inaad halmar film kusoo duubtaan Djibouti 😢🎉🎉😂
@abdirahmansiat6
@abdirahmansiat6 4 ай бұрын
Wow great actors of haboon series are here Adeer ducale Xirsi I see someone who look like idil
@qalbiuroon8645
@qalbiuroon8645 4 ай бұрын
Actually she is the one
@abdirahmansiat6
@abdirahmansiat6 4 ай бұрын
@@qalbiuroon8645 wow thnks the film is hot then. Really I liked Idil/Maryam in that film
@user-cn3mg3tv5m
@user-cn3mg3tv5m 4 ай бұрын
Maxadacaya wacqtiga waladafe
@Ahmeddahir-kh1zo
@Ahmeddahir-kh1zo 4 ай бұрын
Wakhti badan kadib alx waan daawan doonaa insha allh 🎉❤
@CanabMuhudiin
@CanabMuhudiin 4 ай бұрын
Away hee 11 habeenimaa lamarooyaahee
@Ahmeddahir-kh1zo
@Ahmeddahir-kh1zo 4 ай бұрын
@@CanabMuhudiin wll waa isniinta iyo khamiista uun markaa isniintii way tagtaye khamiista unbaa xalqada 1aad la sugi sidaan filayo
@marwaomer2593
@marwaomer2593 4 ай бұрын
8:50 waa nuucma dee
@ramlosaciid6957
@ramlosaciid6957 4 ай бұрын
Telegram kaso daawo
@Aahh-wr5ym
@Aahh-wr5ym 4 ай бұрын
Magaciis​@@ramlosaciid6957
@deeqaabdi.j3136
@deeqaabdi.j3136 4 ай бұрын
​@@ramlosaciid6957chanalke
@najibfaysal4259
@najibfaysal4259 4 ай бұрын
​@@ramlosaciid6957 Xgee Shp
@cashodahir4381
@cashodahir4381 4 ай бұрын
Astana cawada prank beey la na ku sameysa 😂😢😢😢😂😂😂
@ilhanjabra7328
@ilhanjabra7328 4 ай бұрын
Mashallah I can't wait
@alialinho
@alialinho 4 ай бұрын
hoyadiina wasa astane flimka masoo fasaxdaan waba na balmisene😏😏😏😏😏
@cabdijibarxirsi
@cabdijibarxirsi 4 ай бұрын
heedhe waa 8:47 mee filimku
@Bintulcaqli
@Bintulcaqli 4 ай бұрын
Team astaan horey usocda😊❤
@ruweeydoadan
@ruweeydoadan 4 ай бұрын
Astann wa mahdsantihn yaqe na so dadajiya 😊
@user-gh5le6or3i
@user-gh5le6or3i 4 ай бұрын
Dhilaa idin dashee noo soo sii daaya filmka😊
@LuckyMohamed-nc4mu
@LuckyMohamed-nc4mu 4 ай бұрын
Wow wow Amazing
@baxsancabdiraxmaan9813
@baxsancabdiraxmaan9813 4 ай бұрын
I can't wait really 😊
@mohamedmuzamil1592
@mohamedmuzamil1592 4 ай бұрын
Tnks astaan❤
@Drs.nimconashad
@Drs.nimconashad 4 ай бұрын
Team dhaxal caaawa diyaaar ayaan nahay ❤❤
@2co5se3m
@2co5se3m 4 ай бұрын
Haa diyaar nahay marhaduu aabe ducaale ku jiro❤
@abdifatahomar7387
@abdifatahomar7387 4 ай бұрын
Aaway dee i can't wait😊😊😊
@farxiyoaxmed4407
@farxiyoaxmed4407 4 ай бұрын
Wasugi la ahay😊❤
@lovealwaays7643
@lovealwaays7643 4 ай бұрын
Away filimka
@Blaaackhorse
@Blaaackhorse 4 ай бұрын
Waan sugayna Astan awaay filmki hee maa pranki baa 😂
@mohdAli-zj9io
@mohdAli-zj9io 4 ай бұрын
hellow astaan tv away heee musalsalka waqtigii balanta waa la dhafay mise habeyn danbe oo talada laga dhigay jwb pls
@cabdirixmaancabdullaahi3943
@cabdirixmaancabdullaahi3943 4 ай бұрын
Been badanidiina meeyay 08:45 fiidnimo bay maraysaaye
@hanadkey7124
@hanadkey7124 4 ай бұрын
I can't wait👀
@sacdiyaahmedmohamed9755
@sacdiyaahmedmohamed9755 4 ай бұрын
Ican't wait❤ Yaqay noso boobsiiya
@meysarmiamimedia3341
@meysarmiamimedia3341 4 ай бұрын
Telegram dhaxal ku qor😂😂
@namelos2963
@namelos2963 4 ай бұрын
Meè dee waa 15.04😂😂😂
@user-bm9lw4qe8g
@user-bm9lw4qe8g 4 ай бұрын
8:40 away hee😂
@cabdikaafichannel85
@cabdikaafichannel85 4 ай бұрын
I can't wait
@user-rd1gy3fi1v
@user-rd1gy3fi1v 4 ай бұрын
Cawa maso dhacayo miya😢😢
@Cadceed72
@Cadceed72 4 ай бұрын
From the Makers of HABBOON waan ku kalsonahay ❤🎉🎉❤
@mohametali10
@mohametali10 4 ай бұрын
Waa 8:50 maxaa dhacay dee aaway musalsalkii
@MedHoussein-pd7hb
@MedHoussein-pd7hb 4 ай бұрын
Cant wait ❤
@Zamiya884
@Zamiya884 4 ай бұрын
Can't wait wlh❤
@Inaidiris
@Inaidiris 4 ай бұрын
I CANT WAIT
@nimconuur5043
@nimconuur5043 4 ай бұрын
8 : 10 minute😢😂
@farhiyaabdidahirfarhiyaabd3088
@farhiyaabdidahirfarhiyaabd3088 4 ай бұрын
Hada 15 april maba lagaare masugi kartid foga waqtigan is lahaba waaba la gaare dhaqso yaab😮
@abdirahmansiat6
@abdirahmansiat6 4 ай бұрын
Haa anigabo saas islahaa balse soonki iyo ciidi baa naorodsiiyeen😅
@Cadceed72
@Cadceed72 4 ай бұрын
Dhaxal biggest movie 💯🎥🎥🎥🍿🎥🎥
@Khadrahaaji5103
@Khadrahaaji5103 4 ай бұрын
I can’t wait 😜
@abdiwahabjibril4549
@abdiwahabjibril4549 4 ай бұрын
Iska saxa cilwaanka musalsalka af somaliga kuma jiro erey la yidhaahdo dhaxal baahin dib ugu noqda dadka af somaliga ku xeel dheer ha iska toocsanina uune
@apdi-hkim123
@apdi-hkim123 4 ай бұрын
can't wait wlahi❤
@ayanmohamed9619
@ayanmohamed9619 4 ай бұрын
Can't wait
@ayaancqani9293
@ayaancqani9293 4 ай бұрын
Icant wait 😂❤
@MubarikkhadarMubarikkhadar
@MubarikkhadarMubarikkhadar 4 ай бұрын
I can wait 😢
@NaaNa356
@NaaNa356 4 ай бұрын
Musalsalada sommalida season baan ku nacay oo asigo 25 qeyb gaarin baa lagu dhahaya waa season 1 kadib neh intaaso bilood buu season ka kale maqnaanaya
@abdirahmansiat6
@abdirahmansiat6 4 ай бұрын
Mxa hadee masoowadaan miyaa musalsalka 9:43pm lamaraayaaye
@abuukarmaxamed9211
@abuukarmaxamed9211 4 ай бұрын
08:45 Lasiimarayaa wax idin kama haayo soo fasaxa filmka
@Muunemedia
@Muunemedia 4 ай бұрын
Waad soo daahiseene waa 9:00
@user-tx6oh1hq3l
@user-tx6oh1hq3l 4 ай бұрын
Wr mee flimkiii 7:58😂😂😂😂
@user-zc4ck9iu6k
@user-zc4ck9iu6k 4 ай бұрын
We are Ready tonight insha Allah
@magic__ayuub17
@magic__ayuub17 4 ай бұрын
9:48 maxa jiro?
@sowdonur6065
@sowdonur6065 4 ай бұрын
10:20 Lasii maraa maxaa dhacay team astaan
@user-dh6kf3gg9r
@user-dh6kf3gg9r 4 ай бұрын
Waxan musalsal wuu dhaafe😮❤
@LoomaTaliyaan
@LoomaTaliyaan 4 ай бұрын
Aawaya hee waan daalay saa u sugaaye😢
@Cadceed72
@Cadceed72 4 ай бұрын
Astaan shirkada mustaqbalka thiin Promotion iska haga jiya Oo promo iyo postaro ka so ban dhiga musalsalka ❤❤❤
@zaynabtahaiil827
@zaynabtahaiil827 4 ай бұрын
Aawey musasalkii waqtigii waama gaaree😢😊
@najmi4100
@najmi4100 4 ай бұрын
Maxay kabadan 16th of April lamaroya waxna ma arko😢😢😢😢😢
@CanabMuhudiin
@CanabMuhudiin 4 ай бұрын
Away hee saan u firi neeynay waan daalnee
@manshaallhmohamed7881
@manshaallhmohamed7881 4 ай бұрын
war waxaan qurunka walaahi fallowda kala labanaya maxay beenta noogu sheegeen 11:40 habeenimo maeaysa mana soo dayn adeer haysta bakhtigiina
@xayaadjaamac7926
@xayaadjaamac7926 4 ай бұрын
Waxa maxaa ka khaldana heedhe miyaanu xalay soo galen sowtaad tiraahdeen 8: buura daawada maxaa ku dhacay mise waad nagu ciyaaraysaan astan nagadaaya ciyaarta waxa soodaaya ama nagadaaya ciyaarta😢
@siradm
@siradm 4 ай бұрын
Waxan ku farax sanahay inan arko adeer Ducaale iyo Xirsi markale iyo waxay bahda Astaan inoo wadaan.
@nurhanahmeth9612
@nurhanahmeth9612 4 ай бұрын
Waa xay meha dhane bilaa balanti uf dhe imikanba sii nacay
@meysarmiamimedia3341
@meysarmiamimedia3341 4 ай бұрын
Telegram dhaxal ku qor😂😂
@CabdulahicabdiKeynaan-sz2lc
@CabdulahicabdiKeynaan-sz2lc 4 ай бұрын
Hada maboodeen
@Ollifer12
@Ollifer12 4 ай бұрын
Away hee filmka 8:00 waba la dhafay bee
@user-wu9co6wj9p
@user-wu9co6wj9p 4 ай бұрын
I can't wait wlh
@axmed407
@axmed407 4 ай бұрын
Astaan balaanti waa ka bexeen 😢
@mushtaaqmaxamed7117
@mushtaaqmaxamed7117 4 ай бұрын
Isniin iyo khamis kaliyaa war astaney see wax uwadaan bal wayahaye daqiiqadah noo badiya pls
女孩妒忌小丑女? #小丑#shorts
00:34
好人小丑
Рет қаралды 6 МЛН
CHOCKY MILK.. 🤣 #shorts
00:20
Savage Vlogs
Рет қаралды 27 МЛН
A teacher captured the cutest moment at the nursery #shorts
00:33
Fabiosa Stories
Рет қаралды 61 МЛН
Filimka Kaama Fileyn | Astaan | 2020
57:41
Astaan
Рет қаралды 1,3 МЛН
SOWDA SHORT FILM 2024
25:15
Bile TV
Рет қаралды 372 М.
MASEER PART 114 || xaaladeeda cafimaad qatar aye ku jirtaa ||
25:38
Family Sagal Channel
Рет қаралды 280 М.