Musalsalka Habboon:- Xalqada 11-AAD:- “Baasaboorkeeyga aaway?”

  Рет қаралды 765,733

Astaan

Astaan

2 жыл бұрын

Musalsalka Habboon:- Xalqada 11 -AAD

Пікірлер: 1 800
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash Жыл бұрын
Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed Scw Ilahay sanadka cusub ha ka dhigo mid khyre qaba
@havzaomer3405
@havzaomer3405 2 жыл бұрын
Ilhy haku naxariisto wlal ku sali nabigeena 😒🥰❤️
@maxamedbedel3539
@maxamedbedel3539 2 жыл бұрын
Salalaahu caleyhi wasalam
@fartuunsalad8127
@fartuunsalad8127 2 жыл бұрын
Scw
@munaawiye4473
@munaawiye4473 2 жыл бұрын
Zcw
@abdikarimfarah3580
@abdikarimfarah3580 2 жыл бұрын
Nebiga SCW hadaad magiciisa qorto saligiisa qor walaalkeey
@Hamsebaashe1
@Hamsebaashe1 2 жыл бұрын
Scw
@ibrahimmohamad6153
@ibrahimmohamad6153 2 жыл бұрын
Greet with our prophet Muhammad csw🥰🌃 have a good night all muslims
@somali.liibaan6059
@somali.liibaan6059 2 жыл бұрын
Abti inta af soomaali ku hadasha ayaa ka badan inta Englishka ku hadasha ee halkaan joogta. Ajarka aad ka heleyso Englishka mid ka badan ayaad ka heli laheyd hadaad af soomaali wax kusoo qori laheyd..
@farduuscilmi7723
@farduuscilmi7723 2 жыл бұрын
Koley wayba dhamate xilliga wanaga lis fari jire ama dadka wax kaa qadan jireene pls asturnaanta hablaha halagu dadaalo team astaan Mamada caawo xita gabsar la,aan laga dhige 😱😱yaab intad is lee dihin dunida la tartama diintiina haku xadgudbina✍️👍waa iga talo Aduun iyo aakhiraba allaha na asturo🤲🤲fariinta kala diraysan waaku madsan tihin waqica hada jira kahadlaysan✍️👍💯
@naanii1878
@naanii1878 2 жыл бұрын
Farin fican aya u dirtay thnks
@nasrunmohamed9413
@nasrunmohamed9413 2 жыл бұрын
M.a wa xadal fcn Alle haka ajarsiyo
@zeituna7942
@zeituna7942 2 жыл бұрын
Xaqiiq
@farduuscilmi7723
@farduuscilmi7723 2 жыл бұрын
@@naanii1878 shukran
@farduuscilmi7723
@farduuscilmi7723 2 жыл бұрын
@@nasrunmohamed9413 Aamiin shukran
@marso1694
@marso1694 2 жыл бұрын
Musalalkan inay haboon kala wado inta aaminsan like sara 👍
@galdogobofficial8803
@galdogobofficial8803 2 жыл бұрын
Jamaal baa kala wada
@adenidriss1398
@adenidriss1398 11 ай бұрын
@jaamacabdi6972
@jaamacabdi6972 2 жыл бұрын
Hadi Aad Sideyda Oo Kale Jiif ku Daawaneyso Ismuuji Szip👍🙏
@raxmaadan3896
@raxmaadan3896 2 жыл бұрын
Like me
@sukaynaahmed7807
@sukaynaahmed7807 2 жыл бұрын
😂😳😳
@kaahanuuraahmed3695
@kaahanuuraahmed3695 2 жыл бұрын
Aduun iyo xalkiis😭hooyo la,aantu cadow badan Bay ku jabinaysaa,hooyaday ilaahy haw naxariistee waxy aheyd qof wanaagsan oo diinta ku ficn qarabada mid ficn iyo mid xun isku waday oo waxtarta,malintay geeriyooty kuwii ay gacan qabaty baa noogu horeyey,dad badan oo aan is idhi waa qarabe lajoogna dhego hadal iyo bahdilaad kala kulmay alxamdulilaah nasri baa curan mardhaw😭qaybtaas baa ani itabata
@bureeqamohamed7340
@bureeqamohamed7340 2 жыл бұрын
ax wlldadku wasidaas kuwakugu dhawba kugu hordhawacaaya hoyolaan aabolaan waisku mid anagaba kuwidad noguxiga nogu horeyey marku abonaga tagey lkn walidkey ixtiramayen hadutagey ilaahy mutagin wanu arkayaa malmowcn kurajeeyey wll 😭😢😢
@Jaalle-Aden
@Jaalle-Aden 2 жыл бұрын
Hooyo allaha u naxariisto walaal
@deeqocabdullahi7440
@deeqocabdullahi7440 2 жыл бұрын
Sabir abayo hooyana allaha u naxariisto run ahaanti hado ee walidiintena ayago nool aya nala dhibaya lknse dunidu waa imtixaan waana laga baxa
@maryamaqalbisaafi9684
@maryamaqalbisaafi9684 2 жыл бұрын
Qoraalkaga marka aqrinayay ano oynaayo arkay waayo hoyadeey mcn waligey ma arkin ilinta iga timid dharkeyga ayay qoysay illahow unaxariisto hoyadey mcn iyoo abaheey iyo ayeyadeey iso korisay😭😭😭😭😭😭😭
@Shayma122
@Shayma122 2 жыл бұрын
@@maryamaqalbisaafi9684 aaamin mcnto
@niimuuppe2004
@niimuuppe2004 2 жыл бұрын
Hooyo hooyo le wyeh wllhi illhow kuwi wrkeda dhageysta wanadeeda qadato allha naga dhigo🥺❤🙈 Hooyo ilove you adunka kugu jeclhy❤😘 allha noo dhaafo hooyooyinken❤🤲
@faatimamohamedali
@faatimamohamedali 2 жыл бұрын
Aamin yaa Allah 🤲 abaayo mcn
@dhabsheeg36
@dhabsheeg36 2 жыл бұрын
Ameen
@mahadoahmed4271
@mahadoahmed4271 2 жыл бұрын
aamiin
@abdikafitalasame3257
@abdikafitalasame3257 2 жыл бұрын
Sax weeye markaa arkay inee saaaas dhahday waa qushuucay Allaha daayo
@moparikapdi2840
@moparikapdi2840 2 жыл бұрын
Inta la zocoteY part 1- 11 qaYbta u dambeYza 😍
@xaajifiid830
@xaajifiid830 2 жыл бұрын
Me
@qadraahmett2026
@qadraahmett2026 2 жыл бұрын
MEe💟🤞
@queenfarxadaofficial7010
@queenfarxadaofficial7010 2 жыл бұрын
Me🌺
@NoahaNooh
@NoahaNooh 2 жыл бұрын
Haye wan also daa lkiin talka ayaa iga xumad wax laga yaba inana yutub kale inan inalasocad ok lkiin
@deeqodaahir1905
@deeqodaahir1905 2 жыл бұрын
Me 😘
@yakubnadif2920
@yakubnadif2920 2 жыл бұрын
Wakhtiga xalqadaha wey yaryhyihin yaa ila qaba🤨
@abdirahmanmisan5403
@abdirahmanmisan5403 2 жыл бұрын
Haa warUnta aaday uk0pan yihin xalqadaha
@amiramohamed5655
@amiramohamed5655 2 жыл бұрын
Aniga
@marianoromar327
@marianoromar327 2 жыл бұрын
Sido kle waa ku la qabaa🤔😒
@kadiye7589
@kadiye7589 2 жыл бұрын
YESS
@ikraamcabdilaahi9327
@ikraamcabdilaahi9327 2 жыл бұрын
Ha wlhi wana soo daaha
@abdinasiradan7220
@abdinasiradan7220 2 жыл бұрын
"Armuu idila cishqiguu".The Tone reminds of of the LOST LOVE of my life❤ Nolashu waa Hasuus. Mahadsanidiin team Astan
@dream__girl-ih1gt
@dream__girl-ih1gt 2 жыл бұрын
Hda ma guursaty xasuustda¿!
@somali.liibaan6059
@somali.liibaan6059 2 жыл бұрын
ABDINASIR ADAN. See wax kaa yihiin wll? English kaan beerta ku jira iyo afkeena hooyo sharafta leh ee aad isku dhax walaqeyso jooji. Af somali nadiif ah oo aan biyo lamarin mesha la imow see wax kaa yihiin wll?
@nooryusuf4191
@nooryusuf4191 2 жыл бұрын
@@somali.liibaan6059 is daji liiban walal
@somali.liibaan6059
@somali.liibaan6059 2 жыл бұрын
@@nooryusuf4191 anigoo duulaaya maad aragtay isdaji maxey tahay sxb?
@kooshdul
@kooshdul 2 жыл бұрын
Xaraashida Wadanka ... kzfaq.info/get/bejne/r9Nye7yJmZeRnGQ.html
@Mcaaniboy
@Mcaaniboy 2 жыл бұрын
Qofka muslimka markuu murug dareemo waxaa larabaa in uu sameeyo sida duacaale oo kale barandada ayuu soo fadhiistay wuu iska tasbiixsanaya mashallah
@hamdasagal6110
@hamdasagal6110 2 жыл бұрын
Guys film kan sida ujecelahay iyo sida loso dahiyo isma laha 😂😂😭hala soo dahina waxa
@sacdiyoali2128
@sacdiyoali2128 2 жыл бұрын
Filinka hal malin lama jilin abyo rafad iyo qarsh badan galay hal malin in laguso dayo marabta😩😬😬
@quenzahruuja2342
@quenzahruuja2342 2 жыл бұрын
Haaa wlhi anib wajecllhy sas ethy waqti abdn uqadtaa sugitaankiisa
@bisharrashid866
@bisharrashid866 2 жыл бұрын
Sax
@dahranbintixuzein7746
@dahranbintixuzein7746 2 жыл бұрын
@@sacdiyoali2128 dada waxas kuma xisabtaman xayaati
@aasimamoon4080
@aasimamoon4080 2 жыл бұрын
@@sacdiyoali2128 abyo mafahmn dadka dhibaatda
@abdiqanisalad9253
@abdiqanisalad9253 2 жыл бұрын
Musalsalkaan runtii waa cajiib!weliba qof kastoo Somali ah wuu ku farxayaa markuu arko Musalsal aay jiloyiin Dad somali ah.Well Done✔ walaalayaal.
@nafiisanalka4319
@nafiisanalka4319 2 жыл бұрын
Soamli drama waye
@abdiqanisalad9253
@abdiqanisalad9253 2 жыл бұрын
@@nafiisanalka4319Aad iyo aad
@ahmedbakaal9328
@ahmedbakaal9328 Жыл бұрын
Baba Ducale taught us what parenthood entails. Instead of yelling at their children, parents should have a grown up conversation with them. Love you guys!🥰🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤍🤍 Xirsi has raw acting talent. Haboon & Jamal's bond is beyond anyone's imagination.🌸🪷🤍
@captianxuux8590
@captianxuux8590 2 жыл бұрын
Legendka Filmkan waa xirsi 🎭👍😀 Ma isku raacnay😹👍
@nasriinjama9754
@nasriinjama9754 2 жыл бұрын
Anaa kugu raacay
@dekamohamud6530
@dekamohamud6530 2 жыл бұрын
Waa wax kale xirsi wuu jilay ruwayada series his legend 👏
@abdurahmanhasanhasan4705
@abdurahmanhasanhasan4705 2 жыл бұрын
Lkn sigarka cadadisa miya asxape
@hodanshirechannel3418
@hodanshirechannel3418 2 жыл бұрын
Indhihiisa baan jeclahay Xirsi
@kooshdul
@kooshdul 2 жыл бұрын
Xaraashida Wadanka ... kzfaq.info/get/bejne/r9Nye7yJmZeRnGQ.html
@maryamaabdihamid4855
@maryamaabdihamid4855 2 жыл бұрын
War qofti ismahaan ahayd caadi ma ahan waji kalayba laso baxday iyaaa😂😂
@guuleed7700
@guuleed7700 2 жыл бұрын
You Are funny 😂
@queentacadalefaadumoladan4122
@queentacadalefaadumoladan4122 2 жыл бұрын
Naaag weji male
@ayaanxasanaxmedxuseen5028
@ayaanxasanaxmedxuseen5028 2 жыл бұрын
Qof sojedo aye jafosa bisinka
@sukaynaahmed7807
@sukaynaahmed7807 2 жыл бұрын
@@queentacadalefaadumoladan4122 😫🤢🤢🤢🤢🤢🤢😂wxS ya dhahy
@asliinaofficiall2805
@asliinaofficiall2805 2 жыл бұрын
Ayada maxaa ka galay waaye wllee rufiyaanimada xitaa shaqay ubaahan tahay😂😂😂
@abdullahimaxamed3445
@abdullahimaxamed3445 2 жыл бұрын
8:00 habeen walba 10 daqiiqo noo soo galiya saas dhaanto yaa ila qabo is muujiya 👍
@sumayaaxmed4807
@sumayaaxmed4807 2 жыл бұрын
cid kaa taloh xun ma arkin😂😂😂Zee Tv miyan dawanayaa 15 daqiiqo aheydee
@hawaosman1128
@hawaosman1128 2 жыл бұрын
Ani wlhi✋✋☝️
@qaalimumin4669
@qaalimumin4669 2 жыл бұрын
10daqiiqo wax lafirsado ma ahan aniga 1xalaqo kaliged xataa mafirsado qamis iyo isnin an hal mar isla firsadaa san wax bdn ufirsado...😂
@dreamgirlchannel967
@dreamgirlchannel967 2 жыл бұрын
Ani😂😂😂😂
@abdullahimaxamed3445
@abdullahimaxamed3445 2 жыл бұрын
30 daqiiqo oo 3 maalin ka dib ah iyo 10 daqiiqo oo habeen walba waa isku mid tan hore caajis ah 3 maalin sug
@pogbaciise4001
@pogbaciise4001 2 жыл бұрын
Waa qiirooday wlh😪saddax jeer xaq mudanay hooyo waligaa hamudan ciil😭
@mohaak8562
@mohaak8562 2 жыл бұрын
Dalinyaho walidka quluubtoda hala ilaaliyo si walbo oo laku qeeliyo guriga hagatgin siba Hooyo quluubta halo ilaliyo Allow walideynteyn u danbi daaf 🤲❤️
@fardowsoahmed9087
@fardowsoahmed9087 2 жыл бұрын
Haweyn dhaaf hadaa heli laheyn macquul 🥰🤣xiisaha haduubato wuu xaraarowaa marka soo dadajiya plz plz😍🥰🥰
@mssqosol
@mssqosol 2 жыл бұрын
Ismahaan ma naxdo quraac umadi dhan ka kacday ee kaligeed isku xaabisay kaga daran naag qolka la jiifto ee xamanee waa another level😂
@sumayafaraxsumayafarax932
@sumayafaraxsumayafarax932 2 жыл бұрын
Hhhh ma ila aragtay sidee noqotaa arkeena sxbey kulahaa naag wllkeyd shukansee😂😂😂 wajigeda masakin warkeda waaweyn hhh
@Hijabi_girl1234
@Hijabi_girl1234 2 жыл бұрын
Wllked u masereysa quracda naga boosi jamacad ka daahoya kuteh
@rahmabashir439
@rahmabashir439 2 жыл бұрын
@@Hijabi_girl1234 walalka gabar shukaansanaayo ee loo maserayo maxa waye. Ani maba fahmin waxay sanka la taageyso
@sukaynaahmed7807
@sukaynaahmed7807 2 жыл бұрын
@@Hijabi_girl1234 😒 🤔 hhhh ma.qoF aya wllkii u maseera🤣
@Hijabi_girl1234
@Hijabi_girl1234 2 жыл бұрын
@@sukaynaahmed7807 shekada dumarka wax iskuma ogola
@abdiphatahomar324
@abdiphatahomar324 2 жыл бұрын
The best somali drama I've ever seen, well done team Astaan and the director of this wonderful series.👏❤
@somali.liibaan6059
@somali.liibaan6059 2 жыл бұрын
War afkiina ku faana miyaan idinka la nahay. Yaaaaab af soomaali soo Qor. See wax idinka yihiin? Yaaaaaab
@caaqilyare6416
@caaqilyare6416 2 жыл бұрын
Waxaanba liga dhadhicin karin Qof somali ah ayaa jira oon somaliga qori karin meshu rabo haku dhasho hana kuso barbaaro ee asey katahay kibir & inu aqonta uqabo inetahay afqalaado layaqaan bas 🤣🤣
@kooshdul
@kooshdul 2 жыл бұрын
Xaraashida Wadanka ... kzfaq.info/get/bejne/r9Nye7yJmZeRnGQ.html
@tanaawi
@tanaawi 2 жыл бұрын
OmG 😳 of all episodes this episode rose my emotions ; Xirsi’s Mother: (To Jamaal)So ma ogid Xirsi haduu waynaado uu ciyaal dhalo xita aniga Xirsi gi yaraa unbuu ii yahay… so ma ofid inay xanuun bdntahy hooyo wiilkeedi ay ‘dhashay’ inuu ka hir dhaqaaqo???😭😭😭
@shahruqueen1892
@shahruqueen1892 2 жыл бұрын
Haboon iyo jamaal dalxiiskooda caadi maaha Iam in love wllhi 🥰 😍 ❤
@nadarmohan5957
@nadarmohan5957 2 жыл бұрын
Army idila cishqigu😭♥️astaan touched our hearts best Somali drama that i have ever seen♥️Thank you astaan🥰🙈
@abdullahifarah4194
@abdullahifarah4194 2 жыл бұрын
😂😂😂
@nadarmohan5957
@nadarmohan5957 2 жыл бұрын
@@abdullahifarah4194 adeer😂🙈
@nadarmohan5957
@nadarmohan5957 2 жыл бұрын
@@abdullahifarah4194 salamulah ader🥰
@somali.liibaan6059
@somali.liibaan6059 2 жыл бұрын
@@nadarmohan5957 sheekadii maad wali wadaa. Englishka yar ee dhagaha xiran waad deeyn la dahay soo ma aha. See wax kaa yihiin wll?
@zamzambintukhalif6616
@zamzambintukhalif6616 2 жыл бұрын
Hooyaday mcan ayan so xasusty wlhi wan ka fogahy wan u xiizay agjogeda😥❣ wan u hilobay daryeelkeda 🌺❤😭waan u ilmeyay mqnanteda😢😢 Mcaneeey illhay nabad haynagu kulmiyo✨😢🥰♥️♥️
@naleyhajji7729
@naleyhajji7729 2 жыл бұрын
😭😭😭😭Amiiin dhamanteen abayo allah noo fududeeyo 12sano kaso maqanahy
@landamohmout5188
@landamohmout5188 2 жыл бұрын
Ameen ameen wllo
@yaasmiinhodan4877
@yaasmiinhodan4877 2 жыл бұрын
Amiin Amiin insha Allah
@maxamedmuxumed1434
@maxamedmuxumed1434 2 жыл бұрын
Aamiin wll
@anizaali1366
@anizaali1366 2 жыл бұрын
Aaamiin aaamiin Allh dhamaanteen hanoo fududeeyo
@naziamoalim1682
@naziamoalim1682 2 жыл бұрын
Idil funny waye waa ku heestaa aniga 😀
@sahramohamed3870
@sahramohamed3870 2 жыл бұрын
😭 gumaysiga naga daaya astaaney hbeen dhaaf noga dhiga billaahi Calaykum😱
@fowziahaaji693
@fowziahaaji693 2 жыл бұрын
Hada bari leee fiirsanee
@kifaaxdalab9925
@kifaaxdalab9925 2 жыл бұрын
Dee wa xasidin ya ila qaba
@onkodofficail573
@onkodofficail573 2 жыл бұрын
Hhh
@queenednuusha3308
@queenednuusha3308 2 жыл бұрын
@@kifaaxdalab9925 mya xaasid maha dadakn wa walaalo anaga ino shaqynaya dan io camal baynaeyhin filmkuna waxu la mqanyhy wa lga ferala la edit garynaya walo fakara cala io tacaal mrka xiliguu ino sodhacayo ma sugi karno oo wa waqti dher mrka astan wxan rajaynaua inay ina caqcin donan waqtigan dherna bal mar mar inaka fududeyan wayo xisa filimku wa ila io xad m.a
@shukricali9999
@shukricali9999 2 жыл бұрын
Lkn dhib ba laga mara wakhtigedaa so haliya
@maydoll5355
@maydoll5355 2 жыл бұрын
I love the chemistry between the mother and daughter 🥰🥰 MashaAllah best
@somali.liibaan6059
@somali.liibaan6059 2 жыл бұрын
Af somali maa iskaga hadashiin maxaa idin dhibaaya?
@yusraabdulahi7823
@yusraabdulahi7823 2 жыл бұрын
@@somali.liibaan6059 🤣🤣usheeg heer magalinimo ma aha af shisheeye inaaa buunbuuniso
@somali.liibaan6059
@somali.liibaan6059 2 жыл бұрын
@@yusraabdulahi7823 aad iyo aad walahi
@heyfaanwar3107
@heyfaanwar3107 2 жыл бұрын
@@somali.liibaan6059 🥺😂
@zanyali
@zanyali Жыл бұрын
@@somali.liibaan6059 😂😂😂adih wan kugu hesta sxp
@BSK24TV
@BSK24TV 2 жыл бұрын
Rajada qudha een culays kastaba ku ilaawo Iftiinka kaliye aan maalmaha madow kaga gudbo ABIDKAA CIIL HA MUDAN HOOYO🥰🤲😓
@ibrahimmohamad6153
@ibrahimmohamad6153 2 жыл бұрын
first of all asc astan family 😊 Execuse me all of astan group presave our culture and our religion . ✓ The first point is to show the prayers and other rituals of Islam in the series. ✓We must educate our women about the hijab and modesty. And last thanks for sharing such a good series .{~make a specific time the series~} BY My FRIENDS ASTAN WE LOVE U🥰✌️
@saladhajimale9300
@saladhajimale9300 2 жыл бұрын
I agree with you
@somali.liibaan6059
@somali.liibaan6059 2 жыл бұрын
Ibrahim mohamed.. intaa sheegtay Af somali inaa ku sheegto soo kama fiicneeyn wll?
@somali.liibaan6059
@somali.liibaan6059 2 жыл бұрын
@@saladhajimale9300 af soomaali maa ku dhahdid waa kugu raac sanahay. Mise af soomaali ma arki kartid?
@ibrahimmohamad6153
@ibrahimmohamad6153 2 жыл бұрын
Waniga raligalinaya asxabta✌️hadad fahante alxmdullilah aan dhahno
@somali.liibaan6059
@somali.liibaan6059 2 жыл бұрын
@@ibrahimmohamad6153 abti afkeena aan ku faano.. 👍
@rihaabruun3055
@rihaabruun3055 2 жыл бұрын
Qebta hoyada wlhi wan qiroday sbbto guri walbo hal rux ba ku jiro o dhib badan hoyadana kurbeya caruto dhan marke iskugu tagan hoya kas wa nin wen ha isku murjin marki la dhaho anu i yarhay hebelkeyga e ledahay allow hoyoyinkena no daa 🥺🤲🤲dunida waxa ugu necbahy in hoyo la kurbeyo sbbto ma is tahisho hoyo mcn ❤ASTAN runti si wcn bad ugu so shaqesen musalsalkan horay u socda🙏
@libanxaashi7850
@libanxaashi7850 2 жыл бұрын
Somali dag dag filimkaba hal habeenbey rabaan iney ku soo afjaraan😜
@caaishoabdikadir6685
@caaishoabdikadir6685 2 жыл бұрын
Maka yaabtay
@happyhjmc1975
@happyhjmc1975 2 жыл бұрын
Masha Allah horey u socod waxan kooxda Astan TV....mahadsanidan walahi waxa Faraxad ii ah in daawado musalsal afkeyga Hooyo ku baxayah🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙💙💯💯🎆👏👏nosii wadahee dalkeygana waxan u rajeyn nabad iyo daganansha waarah🤲🤲🤲
@muhamedabdiqadir
@muhamedabdiqadir 2 жыл бұрын
Team xirsi ismuujiya Musasalkaan xirsi lee ku shidanyahy 🤣
@saabiriinaxmadmaxamad7947
@saabiriinaxmadmaxamad7947 2 жыл бұрын
No caasi waaye
@jecliyadalkayga3346
@jecliyadalkayga3346 2 жыл бұрын
@@saabiriinaxmadmaxamad7947 Caasi maha habarta xun qof la shaqeya o subixi kalaha tukan fura 50$ say uwaydiine
@Abdullahidhaqane
@Abdullahidhaqane 2 жыл бұрын
😂😂😂
@munohussein2836
@munohussein2836 Жыл бұрын
@@jecliyadalkayga3346 😂😭😂😂😂😂
@MaryanCali-ci9sx
@MaryanCali-ci9sx 7 ай бұрын
Xirsi ha dhihin Jamaal dheh iyo yariiska
@hodanmohamed8046
@hodanmohamed8046 2 жыл бұрын
Hooyo macaan ilaahaw anan ku waayin wllhi xaafada aniga ayay iigu jeceshahay dhib walba iyadaa iga xigsata wsx walba oon sameeyo way ii dulqaadan hadaan se dheho waan baxayaa way qaracantaa allaw hayga kaa qaadin hooyo macnaeey dhaman hooyooyin ka intii geeryootay dambigooda alle ha dhassfi janatul fardawsa culyaa haku casuumo qof walba oo hooyadii dhimatay hooyaday baa hooyadaaya
@drssacdiyazuuzaana7929
@drssacdiyazuuzaana7929 2 жыл бұрын
😭waan ku ilmeeyey qoraalkaaga wallahiya abayo😭😭😭😭 Mom Allow kuu naxariiso
@heblaayohebelhebel8499
@heblaayohebelhebel8499 2 жыл бұрын
Gabadha Habbon ah xoogaa degdeg ah baa ku jira, gabadh rajo ah oo asturan oo is dhowrta ha noqoto maxay qolka wiilka ka dhex qabataa. Is aruurin la aan badan baa jirta. Sida kale waa film farxad galinaya umada somaliyed. Horay usocda walaalaha astaan❤️❤️
@Ayan_online
@Ayan_online 2 жыл бұрын
Hhhhh mailoowday in eey fillmtahay
@hamdamohamed5938
@hamdamohamed5938 2 жыл бұрын
Masayr badana ina hebel hebel 😂😂😂😂😂😂
@Azmaupdy6
@Azmaupdy6 2 жыл бұрын
This show is Another level🥰 can't wait Next episode ...🥺
@kooshdul
@kooshdul 2 жыл бұрын
Xaraashida Wadanka ... kzfaq.info/get/bejne/r9Nye7yJmZeRnGQ.html
@zhaxaripoi3327
@zhaxaripoi3327 2 жыл бұрын
Best sonali Drama i've ever seen Thanks for Team astaan🔥❤
@somali.liibaan6059
@somali.liibaan6059 2 жыл бұрын
Afkiina soo qora miyaa la idinka la yahay? Yaaaaaaab
@kaltuunhaybe7558
@kaltuunhaybe7558 2 жыл бұрын
@@somali.liibaan6059 😂ajar maad kaheeshaa intaa horta ana aaan kula bilaabee reply walba joogtaa waqti aad haysi badnaa
@somali.liibaan6059
@somali.liibaan6059 2 жыл бұрын
@@kaltuunhaybe7558 waqti aad haaysid badanaa maxey tahay. Talefanka gacantaan ku wataa meel kasta aan joogo internetna waa ii leeyahay coment waxaa iga xiga talefanka aan furo oo kaliya xataa anoo dukankeyga shaqada jooga. Haa wax waa laga helaa. Waxaad ka heleysaa in aad afkaaga hooyo kor u qaado...
@kaltuunhaybe7558
@kaltuunhaybe7558 2 жыл бұрын
@@somali.liibaan6059 haye bal waayhy hore usuco🙏
@somali.liibaan6059
@somali.liibaan6059 2 жыл бұрын
@@kaltuunhaybe7558adaa mudan wll.. labada gacmood aad isku dhajisay korna u taagtay waa astaanta hunduuska sanamka caabuda iska daa wll.
@fardowsanaji2794
@fardowsanaji2794 2 жыл бұрын
Marxaladan gabadh ku noolaatay guri aan kooda ahayn haddana naag yaroo herrka ximisay uun baa garan karta😭😭😭
@sacdiyasiman1348
@sacdiyasiman1348 2 жыл бұрын
Waa runtaa walahi
@ayuubmohamed9690
@ayuubmohamed9690 2 жыл бұрын
Xaqiiq
@marishmohamet9122
@marishmohamet9122 2 жыл бұрын
Wlhia waa runtaa ciil😥😥
@fathimamuusexu.mohomed595
@fathimamuusexu.mohomed595 2 жыл бұрын
🥺
@amalabdi1262
@amalabdi1262 2 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭
@suleeqacumar3967
@suleeqacumar3967 2 жыл бұрын
Inaba caadimahan haboon jamaal way isku dayeen inaysoo celiyaan xirsi lakiin waa ku gacan seray Insha alaah soo noqontoonaa ee mama aamus waa sax hooyo ilmeheedu kama waynaadaan waa u wada baby ❤️
@kimhayaat4388
@kimhayaat4388 2 жыл бұрын
Team Xirsi 😂✌🏼 The Legend Of Drama Hersi 👿🤤
@abdizalaan671
@abdizalaan671 2 жыл бұрын
Horta wa mahdsantihiin astaneyy flimkan aadka u macan aad nala wadagteen❤️🙏 mida xigta bahasha ayado qorsha ama plan waqti hore la dejiyay aad ku shaqeenesan oon ognahay badankeen hadana isku daya inaa habeen dhaaf nooga dhigtaan mar kale mahdsnidin👍😆
@mustaliphamohamed1817
@mustaliphamohamed1817 2 жыл бұрын
Habeenka isniinta iyo khamiista lasoogaliyaa
@filjannochannel496
@filjannochannel496 2 жыл бұрын
Yees haboon waxy xogtii la wadaagtay qofkay ku kalsoonayd jeclayd waa sidaan ku waday jacaylka dhabta ah waxba lama kala qarsado ❤💯❤💯
@ijaaboabdirashid1343
@ijaaboabdirashid1343 2 жыл бұрын
astaan waa ku mahadsantahay sida quruxda badan nagu soo gudbiseen ✋ jilayasha haboon iyo jamal oo atariisho iyo atoore ka ah filmka wax wayn baa ka qaldan meel ay jacayl iskugu sheegteen anaga manan ogyn ayagoo xppi leh ban aragnay tan kle jamal asagaa la rabaa inuu gabdha waco maxay tahay ayadaa wacaysee filmka naga dheeli tira mahadsanadiin ♥ markasta ayadaa wacaysa maxay tahay
@aryangoyt57
@aryangoyt57 2 жыл бұрын
Much needed video from dada... Rantman is really great 💕
@somali.liibaan6059
@somali.liibaan6059 2 жыл бұрын
English meesha kuma haaysid . Labo xabo xataa waa isku toosin la dahay. Afkaaga hooyo ma iska soo qortidoo maxaa ku waalaaya wll ?
@wewonwm7349
@wewonwm7349 2 жыл бұрын
@@somali.liibaan6059 wth bro adega sumalnimada kogu horeyso meel walboy negative ba la taaganyahay stop that bro mdr fckr
@csahalzaalax668
@csahalzaalax668 2 жыл бұрын
Haboon maahee naagta kle cida ila nacday like saara
@mostaphecarab8821
@mostaphecarab8821 2 жыл бұрын
Daahitaan baad ku disheen filinka any way well done this is the best drama 😍
@kooshdul
@kooshdul 2 жыл бұрын
Xaraashida Wadanka ... kzfaq.info/get/bejne/r9Nye7yJmZeRnGQ.html
@abdiasisabdalle5344
@abdiasisabdalle5344 2 жыл бұрын
Coments akhris filimka igu dhaafayba 🤣🤣
@farhiakaftan7689
@farhiakaftan7689 2 жыл бұрын
Kula mid Baan ahay
@abdiasisabdalle5344
@abdiasisabdalle5344 2 жыл бұрын
@@farhiakaftan7689 hhh mahe?.. minutes baa igu dhaafay comments akhris
@miski440
@miski440 2 жыл бұрын
Ani xitaa commenti aqris galay😂
@sacdiyoali2128
@sacdiyoali2128 2 жыл бұрын
😅😅😂😂anba
@abdiasisabdalle5344
@abdiasisabdalle5344 2 жыл бұрын
@@miski440 hhhh adigana!, comments waba wax kale 🤣
@nadiifoshire8770
@nadiifoshire8770 2 жыл бұрын
Gabdha Idil la dhaho ayan u jeclhy flimka❤
@fatahyare5049
@fatahyare5049 2 жыл бұрын
Aniga xitaa lknse haboon isoo raacso
@nadiifoshire8770
@nadiifoshire8770 2 жыл бұрын
@@fatahyare5049 waa gabdh furfuran somahan❤🥰
@fatahyare5049
@fatahyare5049 2 жыл бұрын
@@nadiifoshire8770 adoo weyn qurux iyo jiliin isku darsadeen
@wardhere8699
@wardhere8699 2 жыл бұрын
best drama for ever🥰
@bile-25
@bile-25 2 жыл бұрын
Filimka waxay iigu baxdaa xirsi iyo Adeer ducaale Arimo jaceyl anigu shaqo kuma lihi 😅
@diinitv338
@diinitv338 2 жыл бұрын
Isku teym ayaanhy hhh
@qaalimumin4669
@qaalimumin4669 2 жыл бұрын
Ala qalafsanidaa.....😂
@daadir3042
@daadir3042 2 жыл бұрын
Si khaas ah ani xersi wan wataaa
@alioucisse3207
@alioucisse3207 2 жыл бұрын
Isku koox ba nahay jaceel iyo jileecas gabdhaha uu dayey
@deqomohamudahmed2418
@deqomohamudahmed2418 2 жыл бұрын
Isku mid nahey wlh
@sacdiyomohamed4425
@sacdiyomohamed4425 2 жыл бұрын
Plz astaan sidaan wax ka bdla xtaa hwn dhaaf nooga dhiga musalsalkaan Waxa na barteen musalsal quruxbdn lkn waa noo maceyneysaan😥
@hoodoqarandabaraani6555
@hoodoqarandabaraani6555 2 жыл бұрын
ismahaan rufiyaan dheh Malmahaan hada team haboon nahay wanagu tagan tahay tag dheh
@xogmaaltube2246
@xogmaaltube2246 2 жыл бұрын
The best somali drama I’ve ever seen haboon and hersi best acting 🥰🥰
@nastehanoor8933
@nastehanoor8933 2 жыл бұрын
Qoftaan Ma naxdo kaligeed quraacdo isku deeyse nafteeda Le u daran 😂😂😂😂
@saidabdulkadir1564
@saidabdulkadir1564 2 жыл бұрын
Midan mid an wllonahay ayeyba jilaysa
@sumayafaraxsumayafarax932
@sumayafaraxsumayafarax932 2 жыл бұрын
@@saidabdulkadir1564 naag adag baa kula dhalatay👏
@Zainab08437
@Zainab08437 2 жыл бұрын
@@saidabdulkadir1564 hhhhh🤣 runta miya
@warda4257
@warda4257 2 жыл бұрын
😂😂😂
@dailycontent3955
@dailycontent3955 2 жыл бұрын
@@saidabdulkadir1564 oo midaas cml maa kula dhalatay 😂
@dhereye3202
@dhereye3202 2 жыл бұрын
Astaan films musalsaal haboon action,s very nice 😆
@moo__saami
@moo__saami 2 жыл бұрын
Another level keep going🥰
@Faatihahmed
@Faatihahmed 2 жыл бұрын
Another episode. Thanks for Astaan Team this is incredible work.
@user-wn4se3rb8r
@user-wn4se3rb8r 2 жыл бұрын
Ok
@somali.liibaan6059
@somali.liibaan6059 2 жыл бұрын
Af somali balaayada kugu dirtay manoo sheegi kartaa?
@ruwaydoabshir4248
@ruwaydoabshir4248 2 жыл бұрын
@@somali.liibaan6059 😂😂😂dadkan afsomaliga kuso celi marwalbo commentigaga aqriyo wa qoslaa sasa karabaa 😂😂😭
@somali.liibaan6059
@somali.liibaan6059 2 жыл бұрын
@@ruwaydoabshir4248 mahad sanid wll qaali. Lakiin aniga dhiidii eey iga tagan tahay adigana qosol aa ku jirtaa 😂
@xasansultan9857
@xasansultan9857 2 жыл бұрын
@@somali.liibaan6059 waxa tahay soomali dhalad ah walahi
@cuntomacaanchannel3606
@cuntomacaanchannel3606 2 жыл бұрын
Jamaal iyo haboon marka laoganayo I can’t wait
@anassalah1707
@anassalah1707 2 жыл бұрын
Xirsi iyo ismahan ilko dheer ciil igu dileen 😁Jamal and haboon Rocky persons⚡🔥
@nimcodeeq7679
@nimcodeeq7679 2 жыл бұрын
inanta ha caayin waad edebdarantahaye
@abdirahmansahal493
@abdirahmansahal493 2 жыл бұрын
@@nimcodeeq7679 hhhhhh
@kamaalmohamed8574
@kamaalmohamed8574 2 жыл бұрын
Anas sxb gabadha ha caayin jiliinka qeybta ay ku leedahay ayaa saas ah ee qofnimadeeda ma aha waxa Aad arkeyso
@Akafi_Guulane
@Akafi_Guulane 2 жыл бұрын
Waa sababta doorkaas loogu dhiibay
@diyaahmed1695
@diyaahmed1695 2 жыл бұрын
Anas salah Comment waxtar leh so qor Ama iska aamus WTF, Kawaran bal gabadhu hadday akhrisato Ilkaheedana qurux waaye🌹 Kuwaaga ood cadaydo gorma kugu danbaysay runtii, NO offensive Cs I was just trying to test ur own medicine
@wehliyetv9119
@wehliyetv9119 2 жыл бұрын
Hirsi and Haboon are in another level
@hamzikvlogs4413
@hamzikvlogs4413 2 жыл бұрын
Haboon is just sooo beautiful 😍😍
@Quen_Filsan_Said
@Quen_Filsan_Said 2 жыл бұрын
1 iLaa 10 Hadaa Dawatay 11 na aad Sugeyso. Like ta ha iLa Dhaaafin👍.
@Tasnem_tasmah
@Tasnem_tasmah 2 жыл бұрын
11 baanu zugeynaa
@falizhedar647
@falizhedar647 2 жыл бұрын
11 wye cawa 10 waa lasoo dhaafay
@kadiye7589
@kadiye7589 2 жыл бұрын
SXBY 11 ALAMARAA😮‍💨😮‍💨😮‍💨😮‍💨
@anuushhassan7932
@anuushhassan7932 2 жыл бұрын
Qoftaan macabsantahy 11 lamaroyaa yukayahee👊
@falizhedar647
@falizhedar647 2 жыл бұрын
@@anuushhassan7932 Edit pay ku sameysay qoralka🤣
@dekaabdi9738
@dekaabdi9738 2 жыл бұрын
Musalsalkan san usagayo wanba dala ah yaa muslsal😍🥰
@l14ban
@l14ban 2 жыл бұрын
My boy hersi 😎👏🏽
@somali.liibaan6059
@somali.liibaan6059 2 жыл бұрын
My boy iyo my girl intaa ku haayso.. af soomaali maa iska soo qortid. English rafadasan intaa la wareegi laheyd sxb sami.. yaabnaa wa argagaxnaa walaahi
@ashaabdukadir4735
@ashaabdukadir4735 2 жыл бұрын
@@somali.liibaan6059 qofka asagaa aqtiyaar leh wll qofka ku hadlaayo iyo qofkii kale asagay quseysaa🤗
@somali.liibaan6059
@somali.liibaan6059 2 жыл бұрын
@@ashaabdukadir4735 afkeena hooyo intaa ku waanin laheyd ayaad af shisheeye ku dhiira galineysaa soo layaab ma aha wll?
@ashaabdukadir4735
@ashaabdukadir4735 2 жыл бұрын
@@somali.liibaan6059 run hadey meesha taalo qof afkiisa hooyo xaqiraayo ma lahan oo asagaa sharaf leh ee qofka wuxuu ku hadlaayo asagay quseysaa wll ani waxa ila wanaagsan in faraha laga qaado🤗 mahadsanid
@somali.liibaan6059
@somali.liibaan6059 2 жыл бұрын
@@ashaabdukadir4735 Ka waran musalsalada ama filimanta Englishka hadaan af soomaali comment ku bixiyo wax macno ah miyey sameynee. Tana waa sidoo kale wll
@muzamil2891
@muzamil2891 2 жыл бұрын
Masha Allah ❤❤
@saacidfarah10
@saacidfarah10 2 жыл бұрын
The way he lit the cigarette reminds me my abti Allah yaa rahmu 😭💔
@somali.liibaan6059
@somali.liibaan6059 2 жыл бұрын
Abtigaa illahay ha u naxaristo wll. Tan kale af soomaali maxaa kuu diiday?
@rayyanawale4500
@rayyanawale4500 2 жыл бұрын
@@somali.liibaan6059 masha Allah shaqaa heysa qof walibo komantiga u galooysa 😂🤣
@somali.liibaan6059
@somali.liibaan6059 2 жыл бұрын
@@rayyanawale4500shaqada maa igula soo biirtid maxaa kaligey iigu fiirsanee😂
@nsxax418
@nsxax418 2 жыл бұрын
Best musalsal inta xirsi ila tagerto iso raca😁😁
@updyrahmanpoqorreh9935
@updyrahmanpoqorreh9935 2 жыл бұрын
Legendka film ku waa Hersi🤣👌
@sesmacadepoy3509
@sesmacadepoy3509 2 жыл бұрын
At first the film was about 30 minutes but now it is 25 or 26 minutes so we can only watch it twice a week 🙃🙃
@ibraahimlion7073
@ibraahimlion7073 2 жыл бұрын
The one and only legend Hirsi 😁🙏
@aishaqalif8553
@aishaqalif8553 2 жыл бұрын
Best film 🥰 qeybta 12 an sugeynah
@dinkaboy4973
@dinkaboy4973 2 жыл бұрын
You are strong girl sister .be strong always
@bashiircabdi4763
@bashiircabdi4763 2 жыл бұрын
Jamaal libaax waaye Runta siduu ugu sheegay ugana dhaqaaqay I liked it ASTAAN TV HOREY USOCDA CADOW ALLAH IDINMA TUSO
@nuuramohmed3747
@nuuramohmed3747 2 жыл бұрын
Iztqfurulah dhago hadal badnaa😂😂😂😂😂
@shamhadkahiye6130
@shamhadkahiye6130 2 жыл бұрын
Ismahan ya noga qabta gawad 🤣🤣🤣
@abdiazizselad
@abdiazizselad 2 жыл бұрын
Doorasha Socoto Filmkan ka xiiso badan madax dejis leeyahy ✌🤣🤣
@najmomaxamuud6003
@najmomaxamuud6003 2 жыл бұрын
😂😂😂
@shukricali9999
@shukricali9999 2 жыл бұрын
😂😂wan kgu racasanhy
@ilhaancalidhegacade4766
@ilhaancalidhegacade4766 2 жыл бұрын
Hhh haa wllhi cawada asaga dartiisa data usoo gate sababtoo ah waanba sugu la sanaa🤣🤣
@imbashiir1825
@imbashiir1825 2 жыл бұрын
Ninka 1 sit ku daawadayban ahay whole the episodes... I'm in High level of mirqaan.
@fatimahubdy5650
@fatimahubdy5650 2 жыл бұрын
😂😂😂😂
@Suu02
@Suu02 2 жыл бұрын
😂🏃‍♀️
@ubaxsharaf946
@ubaxsharaf946 2 жыл бұрын
sidokalee😂😂😂😂
@alfanaandhoolayare4457
@alfanaandhoolayare4457 Жыл бұрын
Allow ku arsaaq Janooyinkaaga Hooyo Cafimadka Iyo Cimrigana U Dheeree Wan Dareema Minitka Aan Ka Maqanay sida Ay iigu War warto Hooyoyinka Alle Ha ino xifdiyo
@Haagid
@Haagid 2 жыл бұрын
Filmka wax yar aya kaqaldan oo danka codka,Jamaal iyo hoyadiisa marka ay isla hadlaayan...........waxaad umaleysa inu cod kisto qaylo kudaxjirto, noise reduction in lagu sifeeyo waaye.Wad mahad santihiin.
@drssacdiyazuuzaana7929
@drssacdiyazuuzaana7929 2 жыл бұрын
Wow 👌👌 waan kula qabaa midaas Kaalay adi diroctor maad ahaan jirtay😅😀😀😀😂
@maclowofficiall7985
@maclowofficiall7985 2 жыл бұрын
FiLimkan Xirsi Iyo Haboon Ayaa Ugu Wanaagsan Hadii BiLad La Bixin Lahaa 2daas Ayaa SiiN Lahaa Jamaal Xitaa Caadi Ma Ahan
@dowlaali1396
@dowlaali1396 2 жыл бұрын
@qadrafiidow4874
@qadrafiidow4874 2 жыл бұрын
Xirsi wlhi mesha ninka no shido waye Sidu u jilayo cadi maha
@hassanmataan1980
@hassanmataan1980 2 жыл бұрын
It's great 👏🏻
@raxmaadan3896
@raxmaadan3896 2 жыл бұрын
Cumar yare
@adeeca3543
@adeeca3543 2 жыл бұрын
ismahaan wxaxay soo wado iyo wabiga yaa wayn hh flimka waji kale ayuu yeeshtay anyway mahadsanidin team astaan❤❤❤
@FarxiyoyoucomeFarxiyoyoucome
@FarxiyoyoucomeFarxiyoyoucome 2 жыл бұрын
Masha allah
@amiircilmi2392
@amiircilmi2392 2 жыл бұрын
Xersi ama la dhahaa mustaqbalka joog habboon ayaan kuu guurinaynaahee
@sumadqaran
@sumadqaran Жыл бұрын
Haboon quruxdiiyoo gabadha❤
@hudaabdihakinomer8345
@hudaabdihakinomer8345 2 жыл бұрын
Waan u xiisay miiski quruxda badnaa e la isku dhaafsan jiray HadaladiiQuruxda badanaa kaftankii iyo waliba dacaayadii. 😔❤🙈
@ifraah8780
@ifraah8780 2 жыл бұрын
It’s my first time meshan an imanayoo from a comment on TikTok,hands down if somalis can produce such a masterpiece wey tilabsadhen
@somali.liibaan6059
@somali.liibaan6059 2 жыл бұрын
Ingiriiska iyo somaliga aad isku dhax qaseyso jooji afkeenii somaliyed ayaa naga wasaqeysay abaayo. see wax kaa yihiin? Afkeena oo sidiisa ah oo aan biyo la marin meesha la imoow see wax kaa yihiin wll
@ifraah8780
@ifraah8780 2 жыл бұрын
@@somali.liibaan6059 yad afsomliga kaxigta adhi?Damas yelo walal waxan raban xariqiye adhiga naftirkaga se wax kayihin
@somali.liibaan6059
@somali.liibaan6059 2 жыл бұрын
@@ifraah8780 adiga camal ayaan ka xigaa Oo meesha la cararaya af ingiriis bud iyo burus lagu garacay. Afkaaga hooyo maxaa kuu diiday? intaa la waregeyso ingriis rifan See wax kaa yihiin wll
@ifraah8780
@ifraah8780 2 жыл бұрын
@@somali.liibaan6059 war ya illahi yaqaan maxa kaga 15 ah hadan rifan badshegte mid kalajodho qoro?war shaqa yelo afsomali quran meehe mangab yahow
@somali.liibaan6059
@somali.liibaan6059 2 жыл бұрын
@@ifraah8780 walal adoon i caayin oo maangaab i dhihin fikirkaga inaad dhiban karto ma ogid miyaa? Ma waxbaa kuu dhiman wll?
@minasaid4313
@minasaid4313 2 жыл бұрын
I love the movie.. But please make the volume up little bit... We can't hear that good.......😍😘😘
@azishmoha9533
@azishmoha9533 2 жыл бұрын
Can't wait next episode really so daqsada noh
@maryanyare673
@maryanyare673 Жыл бұрын
Kusaliya rasulka scw scw scw..
@asahdkayhat3919
@asahdkayhat3919 2 жыл бұрын
Haboon iyo hirsi xawashiga filimka 😂😂🙋‍♂️
@englaabsalax1577
@englaabsalax1577 2 жыл бұрын
Aad bay u mahadsan yihiin dhamaan jilaayayaasha iyo camera 📷 manada iyo dhamaaan inta kaqayb qaadatay 🙏🙏🙏
@mutasxasan6897
@mutasxasan6897 2 жыл бұрын
በጣም የሚገርም ማሻ አላህ
@jawahirjalaqsn9584
@jawahirjalaqsn9584 2 жыл бұрын
Wwwww another level kep goin bahda astaan
@ubaxarahman829
@ubaxarahman829 2 жыл бұрын
Yaa ila arkay xirsi haboon umu sheegin meeshu joogo haboona way u timi🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@quenquman7548
@quenquman7548 2 жыл бұрын
Inuu uso qoray cml laga matala umaleyna
@rukiamohamed4014
@rukiamohamed4014 2 жыл бұрын
Meeshi wy ku balameen waayo markii hore ay kulmeyeen ayuu yiri beri afar saac intaa noo balan ah
@wanted8586
@wanted8586 2 жыл бұрын
@@rukiamohamed4014 marki kowad ee ka wada asago u sheegin imatay
@sadamabdalle91
@sadamabdalle91 2 жыл бұрын
Waaaa sx wlhi waad ila arakteen anigu waxan islahaa adiga un baa dareensn vaar kaan
@rukiamohamed4014
@rukiamohamed4014 2 жыл бұрын
Haa hadan fahmey varka hadn ogadey
@sacdiyaahmedmohamed7257
@sacdiyaahmedmohamed7257 2 жыл бұрын
Best somali movei wan idin wataa Haboon and her team🥰❣✋
@c.rashiidmaxamuud2414
@c.rashiidmaxamuud2414 2 жыл бұрын
Idil gabadha ugu jeclahay musalsalkas✨🤩👸
@aishaabdiisse1655
@aishaabdiisse1655 2 жыл бұрын
Keep going 🥀🥀🥀
@issebarre7096
@issebarre7096 2 жыл бұрын
Film laan waa another level 🔥🥰
Они так быстро убрались!
01:00
Аришнев
Рет қаралды 2,2 МЛН
Sigma girl and soap bubbles by Secret Vlog
00:37
Secret Vlog
Рет қаралды 15 МЛН
Fast and Furious: New Zealand 🚗
00:29
How Ridiculous
Рет қаралды 45 МЛН
lILMADII QARSOONAYD | SIYAAD IYO HODAN | WARAYSI
26:02
Xogmaal Media
Рет қаралды 132 М.
HABBOON S2 XALQADA 1-AAD | " HABBOON MAA HESHAY"
32:22
Astaan
Рет қаралды 1,7 МЛН
HABBOON S2 XALQADA 11-AAD | "HELLO HABBOON AABE"
26:49
Astaan
Рет қаралды 1,2 МЛН
Они так быстро убрались!
01:00
Аришнев
Рет қаралды 2,2 МЛН