No video

Musalsalka Habboon:- Xalqada 9-AAD:- “ha ii soo noqonin waligaa orad bax ”

  Рет қаралды 707,180

Astaan

Astaan

Күн бұрын

Пікірлер: 1 500
@ilhaanraahoofficial2003
@ilhaanraahoofficial2003 2 жыл бұрын
Astaan Labo Mid Midkood Hanoo Samayso Ama Filimka Daqiiqadaha Hanoo Soo Badiyaan Anba Habeen Dhaaf Hanoosoogaliyaan Sidani Xal Maahee intaa Waanu Kudul Meeraysanaynaaye inta ila fikirkaa like isku muujiya
@maxamuudxagar1193
@maxamuudxagar1193 2 жыл бұрын
haa walhi san youtube ugu qoranay habon xalqad 9 wan dalnay walhi astan cadalad rabna
@bilanomarabdi8452
@bilanomarabdi8452 2 жыл бұрын
Waa runtaa waan kugu taageersanahay midaas habeen dhaaf ha nalooga dhigaan leenahay hadaan group astaan aan nahay
@ilhaanraahoofficial2003
@ilhaanraahoofficial2003 2 жыл бұрын
@@maxamuudxagar1193 Sax weeye
@ilhaanraahoofficial2003
@ilhaanraahoofficial2003 2 жыл бұрын
@Muna Abdirahman Yess
@ilhaanraahoofficial2003
@ilhaanraahoofficial2003 2 жыл бұрын
@@bilanomarabdi8452 waan rajaynynaa inay inoo tixgaliyaan wllo
@muniiramuxudiin322
@muniiramuxudiin322 2 жыл бұрын
inta rasuulkeynah jacel love isaar 🥺🥺
@ilhancdey8559
@ilhancdey8559 Жыл бұрын
@zaynabosman6978
@zaynabosman6978 Жыл бұрын
M.a🥰🥰🥰🥰
@sahromuse8344
@sahromuse8344 Жыл бұрын
​@@ilhancdey8559❤❤❤
@MaryanIbrahin-em4pg
@MaryanIbrahin-em4pg Жыл бұрын
M.a
@maanka348
@maanka348 2 жыл бұрын
Musasalkan ramadaanta ayuu ku macaana 👑♥ from Hargeisa 💛🙌
@shakiiraaragsan8294
@shakiiraaragsan8294 2 жыл бұрын
Weliba afurka ka dib saw maha
@naanii1878
@naanii1878 2 жыл бұрын
Maya ramadan waa bil cibado kuma ficno
@maanka348
@maanka348 2 жыл бұрын
@@shakiiraaragsan8294 alleylehe ishaad ka riday abaayo 💛♥🙌
@maanka348
@maanka348 2 жыл бұрын
@@naanii1878 afurka kadib wll
@yuusufduude5123
@yuusufduude5123 2 жыл бұрын
Kii rabadankan idinkaa la idin la sugayaa meeye isku filan iyo xildhiban cunaye🇯🇲
@kaptanwehliye4703
@kaptanwehliye4703 2 жыл бұрын
Yaaa ila mid ah oo jecel inuu 90 Ka iska aqriyo comment yada bilaaw ilaaa dhamaad. Hahahah. Is muujiya
@rahamaways4816
@rahamaways4816 2 жыл бұрын
Ani kula mid ah aduunka comments ugu jeclahay inaa aqriyo
@Cabdirisaaqcali12341
@Cabdirisaaqcali12341 2 жыл бұрын
Inta musalsalkaan ka heshay like saar 🔵⭕💯🇸🇴✌✌✌ 👇
@jawaahiribraahim7358
@jawaahiribraahim7358 2 жыл бұрын
✌✌
@nasteexonasteexo2792
@nasteexonasteexo2792 2 жыл бұрын
✌✌✌✌✌✌✌✌✌
@shukricali9999
@shukricali9999 2 жыл бұрын
@sacdiyodirow3289
@sacdiyodirow3289 2 жыл бұрын
Madhamayay
@mss____riyaan3272
@mss____riyaan3272 2 жыл бұрын
and other level my brother I say to you when two and when three keep goin one love❤️ somali🇸🇴 maxamed
@bluenight3007
@bluenight3007 2 жыл бұрын
Astaan TV marka hore mahadsnidiin marka xiga codsi ban wataa inta ila midka ah is muujiya in nagala jaro sacadan xayeysinta ka horeyso saan ugu xiiso qabno filmka haynaga jarina 👍🏼🙏
@maxamedahmed7223
@maxamedahmed7223 2 жыл бұрын
Musalsalkii ugu horeeyey ee aan jeclahay intay soomaalidu dhigtay 🥰🥰🥰
@sabriinalovelul4306
@sabriinalovelul4306 2 жыл бұрын
Musalsalka waqtiga noo dheereya fadlan❤️‍🔥❤️‍🔥 21 minutes maxawaye 😩
@Drhamiid1
@Drhamiid1 2 жыл бұрын
Ciyaw ayuu filmka dhamanayaaa hadi waqtika la dheereyo
@baashemahamud8550
@baashemahamud8550 2 жыл бұрын
Xil hore ayuu dhaman yaaa ee hore uso daaaya
@Quen_Filsan_Said
@Quen_Filsan_Said 2 жыл бұрын
1 iLaa 8 Hadaa Dawatay 9 na aad Sugeyso. Like ta ha iLa Dhaaafin👍.
@fahmobashiirxuseen7825
@fahmobashiirxuseen7825 2 жыл бұрын
Abaa cawa maxa ka qaldan qeybta 9aad ma shaqeyneyso😭
@sahralaki1413
@sahralaki1413 2 жыл бұрын
@@fahmobashiirxuseen7825 wali waaye xbbti 69 minutes kadib dawanee I.a 1 saac iyo 9 daqiiqo kaaxikta I.a
@Sakariye10
@Sakariye10 2 жыл бұрын
Please add subtitles English or Somali. Because I'm a person deaf.. I'm really enjoying this movie.. good job Astaan tv ❤️🇸🇴
@promahamedaxmed1274
@promahamedaxmed1274 2 жыл бұрын
Hal talo : haplaha haboon iyo ismahaan marka aya joogaan qolka jiifka dhar ama garba saar ha isticmaaleen hadii allah ku idmaahaayo
@zamzamahmett8829
@zamzamahmett8829 2 жыл бұрын
anigaba wan dhibsanayaa wlhi anigoo gabar ah maxaa ka qaldan ban is dhahaa
@promahamedaxmed1274
@promahamedaxmed1274 2 жыл бұрын
@@zamzamahmett8829 haa halkaa sidii reer European ayay u duubeen
@naimaabdi3111
@naimaabdi3111 2 жыл бұрын
Mar hora la dubay filmka powe waa fcnaa lahyd
@shukriyamohammed7547
@shukriyamohammed7547 2 жыл бұрын
Qolkooda aye joogaan😆😆
@abdirizakmohazz
@abdirizakmohazz 2 жыл бұрын
Wan dhibsanay
@rowdahassan9455
@rowdahassan9455 2 жыл бұрын
Xersi quruxloowga filmka ❤️🥰 team xirsi isoo raaca
@h_alcumaribnucumar5237
@h_alcumaribnucumar5237 2 жыл бұрын
Xirsi wxaa loogu talaglay filimada mareykanka
@samiyusuf9440
@samiyusuf9440 2 жыл бұрын
Masha Allah he's very handsome guy
@apdywalikarama5768
@apdywalikarama5768 2 жыл бұрын
Xirsi Legend ka filimka
@Ismahankhalif
@Ismahankhalif 2 жыл бұрын
Xirsi waa xanaaqey, hooyooyinka ayey cashar u tahay, in wiil iyo gabadba hadey ka shaqeeyaan dukaankaaga in ay wax ku lee yihiin, ama a ay mishaar u qor aan.
@ismalurto1331
@ismalurto1331 2 жыл бұрын
Inta haboon iyo jamaaal is horjoogoda uxiiste ani cml 😂👍
@juhdimedia7725
@juhdimedia7725 2 жыл бұрын
Walwalku waa wada sheekaysiga aad naftaada kala yeelanayso waxyaabo aadan bedeli karin. Ducadu waa wada hadal aad Alle kala hadasho waxyaalaha uu bedeli karo. Xusuusnow in Alle SWT garabkaaga yahay, Adigana ku hagaajinaya howlahaagga oo waddo ayuu u samaynayaa xataa haddaadan arkin waddooyinkas. Isaga ku kalsoonow! Ahmed Ali ✍️
@ubaxarahman829
@ubaxarahman829 2 жыл бұрын
Mahadsanid wll
@carabotawa
@carabotawa 2 жыл бұрын
Qeybta #Xersi iyo #Maamada waa dareen xanuunleh waxaana fahmi kara qofka hooyada lasoo shaqeystay. Wlhi waxaa chance haysta qofka hooyo wali unooshahay ee lashaqeeyay walal iyo walashey hooyo macaan duco dalab iyo garab istaag marwalba haloo muujiyo xaqiiqatan waxaan dareemay dareen emotional🥺
@rahimaadwe1681
@rahimaadwe1681 2 жыл бұрын
Hooyadeey iyadaa weligeed noo shaqeeyneeysey anakoo 10 caruura ah beey keligeed noo shaqeyn jirtey Aabo wuu naga dhintay anakoo yar yar Hooyo waan la shaqeeyn jirney lkn lacag kama aanan xadi jirin inkastoo xoolaha hooyadeen noo xalaal ahaayeen kkkk Allow hooyo walboo muslim ah dhibta aduunyo ka saar aaqirana janada geeey
@bileartan7
@bileartan7 2 жыл бұрын
Dadka xirsi ila taageeera farta taaga 👌😀
@safiyomaxamuud2584
@safiyomaxamuud2584 Жыл бұрын
👆💟💟
@Cabdalla-wadani
@Cabdalla-wadani Жыл бұрын
Xaadir nahay taliye😂😂
@najmasiciid776
@najmasiciid776 2 жыл бұрын
Wll ku saliya xbbib kena maxamed scw scw naxariis io nabad galyo kor kiisa ha ♥ ahaato ♥
@safiyoxajimaxamed8782
@safiyoxajimaxamed8782 2 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw
@sumayoadamadan934
@sumayoadamadan934 2 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw
@wardaosman7650
@wardaosman7650 2 жыл бұрын
Scw scw scw scw
@xamdixarago1912
@xamdixarago1912 2 жыл бұрын
Filimku wa macan lkn hal mid ayan dhibsanay wa hablahan qaqawan o ad modo ina dharka laga furtay jirkina astura o rabi ka baqa
@zamzamahmett8829
@zamzamahmett8829 2 жыл бұрын
haaa wlhi abyoy💔🥲
@xamdixusen9691
@xamdixusen9691 2 жыл бұрын
Aad I Aad My sami
@SulE861
@SulE861 2 жыл бұрын
Ilaa hada aniga wax qaawan ma arkin gabdhah way asturanyihiin
@zamzamahmett8829
@zamzamahmett8829 2 жыл бұрын
@@SulE861 qolka markay jogan go'a bay isga dhigaan qoortoda cowra ma ahan miyaa😒
@zeinabinaaboubaker3001
@zeinabinaaboubaker3001 2 жыл бұрын
Inta lasocotaa haalqada "1ila 9aad iso raaca 😘😘😅
@sacdiyaahmedmohamed7257
@sacdiyaahmedmohamed7257 2 жыл бұрын
Wan kula jirnaa quen 🥰😂
@torkipoi6924
@torkipoi6924 Жыл бұрын
Ismahaan waaley❤
@qweenamalamal4574
@qweenamalamal4574 2 жыл бұрын
Wilka sigar macabo😂😂filimka lee waye ManshaAllah ❤️❤️❤️hindiga wanagabarajesen👑❤️
@adenabdibulle2631
@adenabdibulle2631 2 жыл бұрын
mxa ka ogta
@callmetuuney6078
@callmetuuney6078 2 жыл бұрын
Best somali drama ever, the acting, the voice and the visual directing are just amazing and beyond words mashallah, hope we get more somali dramas like this in the future inshaallah 💖
@ayanmohamed7356
@ayanmohamed7356 2 жыл бұрын
Ttttt
@nasteehamohamed9623
@nasteehamohamed9623 2 жыл бұрын
3 aqaaqQQ
@lakijama4259
@lakijama4259 2 жыл бұрын
Me to I love them better than anything
@ikky635
@ikky635 2 жыл бұрын
Astaan team; Good job👏…..I love the production of the series; the sound, lighting, the set design and how you have edited the series is amazing. I love the new venture you have started on producing Somali content; we need them. The same way you have invested in the production of the movie I feel you should do the same to the actors; they are doing amazing but most of them don’t have lots of character in their role, you can tell it’s their first time acting from the facial expressions; they need more training on their specific roles, Only Jamal’s mum is the one who brings character and some bit of drama in her role. Also the story line is just too plain, it doesn’t have lots of suspense,humor and the thrill to keep you hooked on the screen. The audience are asking you to add more time because the feel they haven’t gotten much from the few minutes the show. All the best and we will always cheer you on ❤️
@hogotolyrics2895
@hogotolyrics2895 2 жыл бұрын
Xirsi Inta Dhab U mooday inu Hoyadi Caasi Ku noqday is muujiya🤣🤣🤣
@khadraabdilahi3569
@khadraabdilahi3569 2 жыл бұрын
me
@harunabdielmi5807
@harunabdielmi5807 2 жыл бұрын
idil waa Fariid Fanny ah oo codkeeyda aad u macaan yahay dhanka jiliinka respect 🙏
@A.A.E93
@A.A.E93 2 жыл бұрын
Qayba qaybta kale way kasii macaan badan tahay team Astaan wax aan idinku amaano ma aqaan kaliya waxaan idin leeyahay best film makers in Soomaaliya aa tihiin🇸🇴
@hudaapdirahman7561
@hudaapdirahman7561 2 жыл бұрын
war ninka naagta ka leexiya wllhi mdxa ixanuunaye😂😂😂mxy thy haboon hdysan ujeedin anga ujeedne naagta ka saara meesha jacyl xasid ma rabne
@promahamedaxmed1274
@promahamedaxmed1274 2 жыл бұрын
Waa sheeko kale Z😂😂😂
@mukharcabdi7282
@mukharcabdi7282 2 жыл бұрын
😄😄 marki la dhahay durmarku way isla hinaasan been maha
@ahmedothman2460
@ahmedothman2460 2 жыл бұрын
Wlhi aad ban u sugaayay as a boy waligey musasal manan dawan lkn kan caadi ma ahan waa mid si heer sare aj looga soo shaqeyay waad mahadsantahiin astaan❣️
@somalipirates
@somalipirates 2 жыл бұрын
Bro same aan nahay, waaba ku lalaboodaa musalsal . wax aan filin 1 mar dhamaanaayo ka aheen, lakin waa marki igu horeeysay aa musalsal qeyb qeyb u fiirsado, dad badan oo nala mid ahna waa jiraan. Enjoy it.
@iskufilaninasacdiyo4382
@iskufilaninasacdiyo4382 2 жыл бұрын
Musal salkan loma kala harin Nin iyo naag Wiil iyo gabar Ayeyo iyo awowe Wala isku arke wllhi Cadi maha
@fahimadiamond8473
@fahimadiamond8473 2 жыл бұрын
18hours gudahood ban ku dawaday 1__9 wa musasaL iyo badh😇 ican't wait part10😫🥺
@saacidfarah10
@saacidfarah10 2 жыл бұрын
Wlhi isku mid nahay shalay waqtigaan oo kale baan bilaabay hada tii 9aad katuuraa 10aad waa lasoo dhigay waa kuxijinaa 😂
@nastehonatsha6333
@nastehonatsha6333 Жыл бұрын
Kula mid baan ahy anah😂😂
@abdifatahdayibdubad9062
@abdifatahdayibdubad9062 Жыл бұрын
ana 12:20 duhurnimaan kow kabilaabay 7:03 fiidnimo qeybti9 baa 20 daqiiqo imaryzo😂
@koofiyadofficial1808
@koofiyadofficial1808 2 жыл бұрын
Cajaaip wax badan waanu soo daawanay musalsal ajaanib leeday Balse waa markii 1aad oo aan si doosa ula socdo musalsal dadkeenu jileen Mahaddanidiin aztaan iyo dhamaan jilaayaasha 🙏🙏 Somalinimada inaga badan🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@Quen_Filsan_Said
@Quen_Filsan_Said 2 жыл бұрын
Hadaa Hada Daawaneyso Ama aad soo Daawatay. Like ta ha iLa dhaafin👍
@rahmoahmed3852
@rahmoahmed3852 2 жыл бұрын
Astaan halmid waan idinka codsaneynaa haddii aan nahy bulshada soomaaliyeed waa iga codsi dhankega pleas musalsalka habeen kasta ama habeen dhaaf hanoola soo daayo waan ku daalay xalqada 9aad saan u raadinaayey marka inoo soo daaya hana ciil cillina walaalayaalow
@SANDUUQA_QISOOYINKA
@SANDUUQA_QISOOYINKA 2 жыл бұрын
Walal waxan soo gudbinaa filmaantii u dambeeyay, oo af soomali ah, inagoo kugu soo gudbinayna qaab casri ah, filmka dhannah kugu tabinayna daqiiqado kooban, nagu soo biir walal ❤ 🙂
@manaalahmed911
@manaalahmed911 2 жыл бұрын
😭😭😭😭xirsi wlhi inan laydinka yeelen inad saas ugashan he is the best 😭😭❤🥵
@zubeirahmed1798
@zubeirahmed1798 2 жыл бұрын
Xirsi suu isku xanaajinaayo yaa ku qoslay. Jilitaankiisa caadi maaha ninkaas 😂😂😂
@AYLAANA.
@AYLAANA. 2 жыл бұрын
This little series has a lot of mistakes. First the leading actors had no chance of falling in love they just started romantically involved with each other without the fact of first trying to get to that point and slowly confessing their feelings and how they should only focus on what they could get from each other. Like try to focus on themselves and why they had fallen for one another and go beyond that. Secondly the guy ( Jamal) should focus on the lady(haboon) like call her, go on dates ,give her some gifts, flowers can get a girl very excited. And sometimes call her , take her out on the beach for a walk(like she suggested) it’s like she is the one who wants this relationship of their to work and Jamal is involved in too much family members. Thirdly. It seems Jamal is leading the doctor on like asking for her number. It’s fine on his side but came on she is really into him which is good for the show but make it a little dramatic let her chase after him let her be the antagonist let us feel the intensity of ones love. Fourth please put some subtitles on coz it will be good for your show and overall for the future of somali romance series. Set the bar higher. Dream big don’t stop only locally. Fifth ManshaAllah good job sorry for writing in English coz my somali writing ain’t good but I will get there anyway good job and oh try to keep a track of time the viewers like your content so try to keep time don’t take a long time to air the show they may loose interest. comment below if I am over stepping But MANSHAALLAH
@fslhusnmohamed1891
@fslhusnmohamed1891 2 жыл бұрын
6u6
@umuzuhaila3277
@umuzuhaila3277 2 жыл бұрын
I agree ☝️ 100 💯 you show them good points hope they will get this suggestion thnks 😘🙏
@Short_factz
@Short_factz 2 жыл бұрын
Spot on 🤝
@ahmedosman1713
@ahmedosman1713 2 жыл бұрын
Yeah, you brought good points and they should keep you in mind for the future enrollment as a writer.
@AYLAANA.
@AYLAANA. 2 жыл бұрын
@@umuzuhaila3277 yah I hope so I am a writer so I just couldn’t help but say something I had never commented anything online in my life but this show is just soo good I just wanted it to be perfect so we can compete with other film industries I just hope my first ever comment will go unheard
@yasminali9579
@yasminali9579 2 жыл бұрын
I like idil jilinkeda 💯 team idil ka mid ahay sacan kadip she's so cute and funny😘
@wizgurey8012
@wizgurey8012 2 жыл бұрын
Xirsi qeebtiisa wuu kasoo baxay wllhi😂😂😂😂😂😂
@salmazuupan5884
@salmazuupan5884 2 жыл бұрын
Anu kan dibjir uun uhyzta😂
@saamliil1091
@saamliil1091 2 жыл бұрын
@@salmazuupan5884 wax waalan qofku waxa uu matalooyi ma ku xukmee
@salmazuupan5884
@salmazuupan5884 2 жыл бұрын
@@saamliil1091 my zaz la moda kawada
@queenaishakaifgacal2656
@queenaishakaifgacal2656 2 жыл бұрын
@@salmazuupan5884 dibjir maxaa la dhahaa qrxy
@salmazuupan5884
@salmazuupan5884 2 жыл бұрын
@@queenaishakaifgacal2656 micnaha qalqali
@xamdamahmoud4058
@xamdamahmoud4058 2 жыл бұрын
Filmka dhan idil darted u firsada 🥺 her voice m.a
@zilloverhapep1163
@zilloverhapep1163 2 жыл бұрын
QOFKII UGU FIICNA UGUNA KHAYRKA BADANA UGUNA AQOONTA BADNA UGUNA NAXARISTA BADANA UGUNA AKHLAQDA WANAGSANA UGUNA UDGONKA BADANA INATA UU ALLE SAREEYE ABUURAY " NABI MAXAMED " NNKH aYNu KuSaLiNo MaR WaLiBa WaLaLaHaYoW " أللهم صل على سيدنا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم "❣🌸❣
@ikruuzhiglan4976
@ikruuzhiglan4976 2 жыл бұрын
Musaslka daqiiqadaha noo badiya ama habeen dhaaf noogu soo daaya yqy🥺
@pogbaciise4001
@pogbaciise4001 2 жыл бұрын
Owww😋Background music xasuus ayuu igalshay wlh🔥🔥 What a filim thnx Astaan✊🏿
@fatimaabdinour2703
@fatimaabdinour2703 2 жыл бұрын
Haa wanxasusta heesta bilawga ruwayadi shabeele ay kuso galijirtay
@abdikadirmohamed9508
@abdikadirmohamed9508 2 жыл бұрын
Qaam quun iyo jandara quun 😂😂😂 wale oday inaa ahay soxasuste
@harunabdielmi5807
@harunabdielmi5807 2 жыл бұрын
Filimkaan Description Writing to English loo sameyn lahaa si ay u wada fahmaan dad badan oo ay ku jiraan ajaanibta ama diaspora-da waxa lagu dari lahaa Hollywood & shirkadaha kale ay qiimeya Filimada waxaan u rajeenaa in uu guuleysto thnkz astaan team mar walba
@sahankii-haldoorka
@sahankii-haldoorka 2 жыл бұрын
ILMA ADEERAYAAN MEEL QAD WIFI LEH BAAM FADHIYAAYE ISKASOO DAAYA INTAANA KA KICIN 😂😂😂😂😂
@rabiaahmed4831
@rabiaahmed4831 2 жыл бұрын
😹😹wllhi dacada uqosly
@Muniira_sh_maxamed
@Muniira_sh_maxamed 2 жыл бұрын
🥲🥲🥲😂😂😂😂😂😂😭
@xayatimohas2782
@xayatimohas2782 2 жыл бұрын
Hhh😂😂😂
@fartundahir1474
@fartundahir1474 2 жыл бұрын
🥺😂😂😂😂😂😂😂😂
@fariixaahmed5715
@fariixaahmed5715 2 жыл бұрын
Hhhh
@haboondeeqaofficial4610
@haboondeeqaofficial4610 2 жыл бұрын
MASHA ALAH FILINKAN WAN KU HAYSTA WAYO WAXAN KA RAYSTAY MUSASALADI AJANIBKA DHAQANKODA NABARAYAY EE IYO XAFADA DHAN EE IS KHAYAMAYAY WAN KA RAYSANAY WAYO KU DHAQAN KAYAGI IYO SIDAY DINTENU NAFARTAY LA GU DHAQMAYO MASHA ALAH
@cabdiwaaxidabdi7773
@cabdiwaaxidabdi7773 2 жыл бұрын
DiintenA sidan na fareyso ee waa dhaqankeena un
@saed_Jama_sanbaloolshe
@saed_Jama_sanbaloolshe 2 жыл бұрын
Film-kan waxaa qorey qof xirfadiisu sareyso. tusaale; Ereyada qaabka la isugu beegay ama la isu raaciyey ayaa ka dhex garan kartaaa. Jamaal isaga Oo la hadlaya Haboon wuxuu yiri; the queen of banadir and south central. Haboon Oo war celin sameyneysana waxey tiri; the queen of the continent Ma ii quuri weydey.??!!!! Markaas Oo kale abwaan hadraawi wuxuu oran jirey; cajabey cajiibey. Haboon waa gabar Qurux badan, Aqoon badan ka muuqato, dabacsan Oo weliba kolka ay hadlayso u jawaabeysa si caqli iyo cilmi ku dhisan. Haboon Oo kale dunida waa hore ayey ka dabar go’een. waxaan u maleynayaa in aniga iyo jamaal aan isku dili doono haboon. Kkkkkkkkkk. Lol.😂 Farta taag hadii Haboon aad u jeclaatey si deg deg ah.??!!
@osmanahmed9815
@osmanahmed9815 2 жыл бұрын
Caadi baad u tafiftirtay filimka
@abdullahifarah4194
@abdullahifarah4194 2 жыл бұрын
Saed jama waigaqoslise bro adi iyo jamal war ba idin kalaheysto dheee
@zharmavicdelta9504
@zharmavicdelta9504 2 жыл бұрын
DagaaLkiina anaa Zadexeeya wiilOw Mrkaa zoo kle zoMlidu wxy dHaHan Raboow ki Roon Reerka u Reeb😅😅😅😅
@mumtazyusuf647
@mumtazyusuf647 2 жыл бұрын
Ha ina habaarin haboon oo kale waliba ka fiican waa buuxnaa hee wah 🤣🤣😆😆
@abdullahifarah4194
@abdullahifarah4194 2 жыл бұрын
@@mumtazyusuf647 hahaha sas maledhy hunno
@carfoonofficial9416
@carfoonofficial9416 2 жыл бұрын
Haboon gabarta kliyee filmka darted udaawado viva atarishadena❤❤✌
@xaawodhiin5804
@xaawodhiin5804 2 жыл бұрын
Caadi Maaha Direction Acting Cinematography, All good
@somaliofficial1
@somaliofficial1 2 жыл бұрын
Inta La socota 1aad iLa 9aad farta taaga👆😁😍
@maryamoahmed9565
@maryamoahmed9565 2 жыл бұрын
🥰🥰🥰🥰☝️☝️☝️☝️
@Xamdi_xilkas
@Xamdi_xilkas 2 жыл бұрын
Hoyo cilan maku mariya😊💌 hoyo mcn waku xiisay Allow ika xafid hyo mcn💖
@salmaabdi4031
@salmaabdi4031 2 жыл бұрын
Best Somali Musalsal Keep Going Astan Team❤️💯
@maariabdullah7798
@maariabdullah7798 2 жыл бұрын
Kama yeelin meel uu usocodo maleh
@seynabali7900
@seynabali7900 2 жыл бұрын
@@maariabdullah7798 hee sabab maxa khaldan
@somali.liibaan6059
@somali.liibaan6059 2 жыл бұрын
Salma abdi af soomaali inaad wax kusoo qortaan maxaa idiin diday cajiiib
@Amallllll-j8q
@Amallllll-j8q 2 жыл бұрын
Naaaa hbooony ninka ku bdnow 😂😭🏃🏻‍♀️🏃🏻‍♀️🏃🏻‍♀️
@abdirhmandollarvlogs
@abdirhmandollarvlogs 2 жыл бұрын
14 February hadanada aaminsanayn ani camal in ay tahay jacaylka adunka beenta hadad iska dhaftay is muuji bal ✔️✔️✔️ 🤟🏾🤘
@marwodumar
@marwodumar 2 жыл бұрын
Walal albab kasta oo ka xiiran Allah ha kuu furo hadii aad subscribe iisarto❤️
@Somaligamer2
@Somaligamer2 2 ай бұрын
Idil siday u hadashay waan ka helay way iga ga dan tahay walaahi best weeyaan ❤❤
@munayusuf3352
@munayusuf3352 2 жыл бұрын
Wlhi musalsalkaaaan caadi mahn. Inee somaali hormar gaaroso kucadene 🇸🇴♥️♥️🇸🇴♥️ best musalsal aan Ku xernaado weeeye
@dalmarmanchester7613
@dalmarmanchester7613 2 жыл бұрын
Habon best actorad Wa magac musalsal waa midkii ugu horeyey andawado
@quenriyaad2812
@quenriyaad2812 2 жыл бұрын
Musalsalada kale wanka marmay walhi lkn wanagu la yareyaa musalsalkan🥺🖤
@janadakacabooallekaafarxi5090
@janadakacabooallekaafarxi5090 2 жыл бұрын
From Somaliland wallee waa filim iyo badh waan idin wataa qadaadwayneey.
@cabdaladaahir8539
@cabdaladaahir8539 2 жыл бұрын
Anaga reerxamar hadaan nahay jiliin ka no daaye iyo iyo filimaanta jeceylka adinkana fanka iyo suugan aya idin daynay
@promahamedaxmed1274
@promahamedaxmed1274 2 жыл бұрын
@@cabdaladaahir8539 waa qodob
@akramkeenaqocliyankacankaa9120
@akramkeenaqocliyankacankaa9120 2 жыл бұрын
Qadadka waa mxay
@cabdaladaahir8539
@cabdaladaahir8539 2 жыл бұрын
@@akramkeenaqocliyankacankaa9120 qolayahan isaaq land aya nagu caaya lkn waxa layaabay iyaga bal qadaadkoda uma jeedan
@fatimacali5565
@fatimacali5565 2 жыл бұрын
Afkaga subso wll eray wngsan na wadkuso gashaye
@mustafehaybe9923
@mustafehaybe9923 2 жыл бұрын
Musasalkan inta aaminsaan in habeen walba Si taxane ah loosoo daayo Like dhac kusiiya
@bilalbenrabah6008
@bilalbenrabah6008 2 жыл бұрын
Dhaqtarada in lagu saaaqmay yaaa ila arkay 😆 🤣 😂 😹 😆
@promahamedaxmed1274
@promahamedaxmed1274 2 жыл бұрын
Xataa jamaal wax wax baan ka dareemayaa i feel something
@bilalbenrabah6008
@bilalbenrabah6008 2 жыл бұрын
@@promahamedaxmed1274 jamalka asagu qalbiya badanaaa away xabadiii sanka durneed kkkk
@hudaabdihakinomer8345
@hudaabdihakinomer8345 2 жыл бұрын
Inta dadku wadan iyo wadan kale isaga gooshayaan anigu musal io musalsal ban u kala gooshaya ilaahay amarki😂😂🙈 Waan sugi la'ahay xilqada xigta io xeebta liido❤😍
@nasrosharif751
@nasrosharif751 2 жыл бұрын
ana kula mid ah😂😂
@SUMAYA.3.27
@SUMAYA.3.27 2 жыл бұрын
مره عجبني مسلسل والله 😉😌
@LiNa-jr4ty
@LiNa-jr4ty 2 жыл бұрын
🙂💔ع اساس يفهموكي
@canababdi854
@canababdi854 2 жыл бұрын
@@LiNa-jr4ty 😂😂😂
@faadumoabdi9352
@faadumoabdi9352 2 жыл бұрын
markaad sacuudi qadaamad katahy Oo carab ismoodo dhipkaan ayy ledahy😄😃
@somali.liibaan6059
@somali.liibaan6059 2 жыл бұрын
Sumitah.. تكلمي صومالي.. نحن صوماليون
@ahmedgeelle2779
@ahmedgeelle2779 2 жыл бұрын
Oh My God what a beautiful Film 😉.... Ever I don't watch Like this Film
@adeeca3543
@adeeca3543 2 жыл бұрын
I can't wait to see party 10 wuuuuw😭😭❤❤❤
@caaishoabdikadir6685
@caaishoabdikadir6685 2 жыл бұрын
😅😅😅😅😅 oohinta bis heee
@lakijama4259
@lakijama4259 2 жыл бұрын
Me to
@talisoc7
@talisoc7 2 жыл бұрын
Ciinki raagay buu Noqoday Musasalkii, Intaan Youtobe egay flimka markay shaax doontay mise 30 mints baaa ka dhiman shaaxii waan ka laacay, hada waxa kasii dhiman 11 daqiqo🤣
@gobadhashi5221
@gobadhashi5221 2 жыл бұрын
Kula mid ah wlhi 🤣
@hogotolyrics2895
@hogotolyrics2895 2 жыл бұрын
Xirsi: Shaqadaada Maahe ee Ma ii soodiraysa waxaaga Mise waa haysan😅😅🤣🤣🤣🤣😂😂 Qannac
@nadarmohan5957
@nadarmohan5957 2 жыл бұрын
This is best somali series that I have ever seen haboon♥️🥰 Thankfully astaan mcny♥️team haboon♥️🥰
@somali.liibaan6059
@somali.liibaan6059 2 жыл бұрын
Af somali maxaa idiin diiday inaad wax ku qortaan? Yaaaab
@nadarmohan5957
@nadarmohan5957 2 жыл бұрын
@@somali.liibaan6059 somaliga miyaad udooda adeer adigu mise somaligaad gooni uleeday
@somali.liibaan6059
@somali.liibaan6059 2 жыл бұрын
@@nadarmohan5957 af soomaaliga waad fahmeysaa oo waxaad daawaneysaa musalsal af soomaali ku hadlaya. Dadka dawanayana waa soomaali. Meesha ingiriis ma joogo maxaa keenay ingriiska meesha bal adiga is weydii?
@nadarmohan5957
@nadarmohan5957 2 жыл бұрын
@@somali.liibaan6059 haigu mashqulin adeer
@somali.liibaan6059
@somali.liibaan6059 2 жыл бұрын
@@nadarmohan5957abti somali soo qor waa hadaad soomaali tahay.
@faaisodaahir3195
@faaisodaahir3195 2 жыл бұрын
Filim soomali ay samayso kii ugu fiicnaa waaye filimkaan inta igu raacsan like ta ha ila dhaafina👌
@raqiibmubashirmuse1158
@raqiibmubashirmuse1158 2 жыл бұрын
I swear this film is worth than all Somali films I ever seen. Xigmada ay kuhadlayaan aapa wxkle ah 100% wan qaaty musalsalkaan
@irkushrihad6290
@irkushrihad6290 2 жыл бұрын
Fadlan #daqiiqadaha musalsalka noo dheereyaa AMA habeen dhaaf iso soo daaya 🙏❤️
@asiaosman6748
@asiaosman6748 2 жыл бұрын
Jaceylow maxaad dhib keentay maxaad dadka kala dhantaashay maxaad niyad dhowr sanayd iyo qalbiyo badan dhaawac yeeshay 😭😭💔💔💔💔💔
@munierqader4171
@munierqader4171 2 жыл бұрын
Kani flim wuu dhaafaye izka soo daaya inan gumeedyo jaanis hana noqonine😂 #somali flim to the #world
@maxamedbulxammaxamedbulxam8674
@maxamedbulxammaxamedbulxam8674 2 жыл бұрын
Masha Allah
@sahraosman2290
@sahraosman2290 2 жыл бұрын
War xirsi xaladiisa dajiya 😂 ninkas baari bu u ahaye ay amran $50 bey wiilka u ogalan ladahay wah😂😂
@nasiyoabdi6660
@nasiyoabdi6660 2 жыл бұрын
50$ JAAD dig lagu sinya😂😂😂
@princesshardi7611
@princesshardi7611 2 жыл бұрын
Wabaaa team astan dhipka nga daaya nh 😭😭jamal io habon idinkaa nbary hdna hanagu guumeesanina nh nooso dheereya nh plz🥺🥺🥺😂😂🙌
@haliimomohhamed6900
@haliimomohhamed6900 2 жыл бұрын
inta musasalkaan xiseysa ismuujiya🤩😍😍😍😍🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@fartundahir1474
@fartundahir1474 2 жыл бұрын
Gbr zhp nhy i jecleysi 1ila 7 hal habiin dawadey 🥰🥰🥰❤❤❤❤❤❤
@cabdiqanimahadmuuse8748
@cabdiqanimahadmuuse8748 2 жыл бұрын
I can't wait to watch till the end.
@aishahassan2327
@aishahassan2327 2 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhh OO ineey dhamaataa dhararee
@somali.liibaan6059
@somali.liibaan6059 2 жыл бұрын
Af somali maxaa idiin diiday inaad wax ku qortaan? Yaaab
@aisaanor
@aisaanor 2 жыл бұрын
Yeah Good Job astaan hadda ayan Is dhihi kara Xoga musalsalka cusbo wadnogu yeshen marki laga so Tago habka kale e U Ku socdo xaqiiqatan Maryan( Idil) Waxay no smenesa entertainment Fcn Inta Ay Mareydo Ama La Jogo qebteda wliba aad Bay Iguso jidty Hab Jilinkeda Iyo waliba marka ayada Iyo Jamal dhibkoda Iyo Kaftanka ay kaftameydo❤Wxn dhihi kra Xalqad aan kaga Bogany Comedic yar KEEP GOING TEAM HABOON&ASTAAN💞
@AmiizhaAbdalle
@AmiizhaAbdalle 2 жыл бұрын
sidan aad wax ku wadaan xiisa dhac ayu keenina😎waxa taxane ka dhiga
@abdullahi-ali3313
@abdullahi-ali3313 2 жыл бұрын
هذا المسلسل صراحه حلووو عجبتني،
@somali.liibaan6059
@somali.liibaan6059 2 жыл бұрын
Af somali maxaa idiin diiday inaad wax ku qortaan? Cajiiiib
@somali.liibaan6059
@somali.liibaan6059 2 жыл бұрын
@@19-20-w7h af soomaali ma taqanid sida loo qoro?
@19-20-w7h
@19-20-w7h 2 жыл бұрын
@@somali.liibaan6059 marabo😂😃
@njvip994
@njvip994 2 жыл бұрын
وانا كمان ❤
@sheeko9
@sheeko9 2 жыл бұрын
Hhhhh mumkin ciyaal xafaya
@Dayr12
@Dayr12 2 жыл бұрын
Best somali film ever somali socotay ❤👏
@Learningwhithsaida
@Learningwhithsaida 2 жыл бұрын
Horta waa yaabe goormay jamaal iyo haboon jacylka isku sheegteen xbbti isoo garysay ☺️🥰
@mohamedabdi7652
@mohamedabdi7652 2 жыл бұрын
Hadad tihiin dadka naga naxaayo waqtiga inoo soo badiyo plsae 🤣🤣
@promahamedaxmed1274
@promahamedaxmed1274 2 жыл бұрын
😂😂😂😂
@nasriinnuur1477
@nasriinnuur1477 2 жыл бұрын
Omg wan sugi la'ahy runtii lkn wan ogahy waxaan waa film uun balse run ayey nala tahy cajaa'ib🤫😚
@minahassan6633
@minahassan6633 2 жыл бұрын
Masha allah muzalzal kaan aad an oga helay kuwii kale xataa waan iska dhaafay. Horey u socda Astaan tv .
@dariinyaara403
@dariinyaara403 2 жыл бұрын
Ani idil bn ku hysata😅🥰😘♥️🥀
@raqiibmubashirmuse1158
@raqiibmubashirmuse1158 2 жыл бұрын
Hadalka wxn qaatay " Maxaa taqaanaa laguma dhahayee Yaad taqaanaa lagu dhihi ". Ducaale odayaasha maanta ayuu matalaYaa sidoo kle CuMaR caruurta maanta ayuu matalaYaa ciyaal tiktok kama maqna
@axmedmaxamuud8657
@axmedmaxamuud8657 2 жыл бұрын
Waxani filim lama odhan karo waa filimyaal ❤
@maqsudmusse3194
@maqsudmusse3194 2 жыл бұрын
Omg habon hadlkedaba iga gadan wllhi i want to see sun rise🥰🥰
@USAME664
@USAME664 2 жыл бұрын
Filim habeen dhaaf naagi soogaliya plz ama Daqiiqadaha filmka noobadiya Ree Astan Tv🙏🙏🙏🙏
@nimcoapdilahi6939
@nimcoapdilahi6939 2 жыл бұрын
I can't wait to see part 10🥰
@ruunqueen9915
@ruunqueen9915 2 жыл бұрын
Sxbyaalow waqtiga noo dheereeya ama two parts usoo daaya mslslka saan xaqmaahee👏
@hoodomashchannel8353
@hoodomashchannel8353 2 жыл бұрын
Wow San u sugayay lee wan dhararayey qeba qebta kale Kasi xamasad badan💯🥰
@naciimamohammed8187
@naciimamohammed8187 2 жыл бұрын
Weligay film sidaa uma sugin waan wataa kani film wuu ka badanyahay.💜
@zamfx12
@zamfx12 2 жыл бұрын
part1 ilaa iyo part 9 inta lasocotay ismuujiya❤️💪
@addis869
@addis869 2 жыл бұрын
I really enjoyed this film, can you tell us which days you are posted 🤩
@lakijama4259
@lakijama4259 2 жыл бұрын
Thursday Because I see it every Thursday so probably it’s Thursday
@farahderejo9045
@farahderejo9045 2 жыл бұрын
War wiiilkiiii xirsi ahaa maxa qaatay bismilaah🙆‍♀️ I can't wait wlhi filmkamkan the besty wlhi astaaan mahadzaniidin🥰❤
@Ria64-e1e
@Ria64-e1e 2 жыл бұрын
Waa nagu soo yareeyseen 😭😭😭😭😭
Musalsalka Habboon:- Xalqada 10 -AAD:- “jamaal ku aaway”
22:04
Walaca Gabdhihii Hore Iyo Kuwa Hadda. @jiilmedia
6:21
Jiil Media
Рет қаралды 220 М.
小丑把天使丢游泳池里#short #angel #clown
00:15
Super Beauty team
Рет қаралды 48 МЛН
Please Help Barry Choose His Real Son
00:23
Garri Creative
Рет қаралды 23 МЛН
Magic trick 🪄😁
00:13
Andrey Grechka
Рет қаралды 56 МЛН
娜美这是在浪费食物 #路飞#海贼王
00:20
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 4,8 МЛН
SUBXABALAH: HOOYO SOMALIYED OO LAGA HOR ISTAAGAY IN MAXKAMADA CAAWISO
21:51
MASEER PART 27
30:39
Family Sagal Channel
Рет қаралды 234 М.
小丑把天使丢游泳池里#short #angel #clown
00:15
Super Beauty team
Рет қаралды 48 МЛН