Musalsalka Mama Xaddiya | Xalqada 8aad I Waayo Waayo | Astaan HD 2020

  Рет қаралды 237,758

Astaan

Astaan

4 жыл бұрын

Xuquuqda Muuqaalkaan Waxey Gaar u Tahay Astaan

Пікірлер: 457
@ibtihaajmohamud3394
@ibtihaajmohamud3394 4 жыл бұрын
Samsam sharaf iyo mustafa baa flimka shida inta igu raacsan like dhac kusiiya👍
@nuurxashi4996
@nuurxashi4996 3 жыл бұрын
nmstzffhftlum
@nuurxashi4996
@nuurxashi4996 3 жыл бұрын
mnvaqrradkass vgyes to work
@xma9348
@xma9348 2 жыл бұрын
Really
@Ayub_252
@Ayub_252 4 жыл бұрын
sariirtada korgeeda hda ka daawaneyso like dhash kusiiya✌👏
@deeqosaid4075
@deeqosaid4075 4 жыл бұрын
RoManTic PoYw isku mid nhy mar dhaw shaqo ka imaday hurda isku diyariyy sariirta ku fiirsanoyaa
@zamashh9414
@zamashh9414 4 жыл бұрын
L l xx
@hamdaahmed2127
@hamdaahmed2127 4 жыл бұрын
Wayahay👍👍👍❤♥️😍
@ugbadezmail4780
@ugbadezmail4780 4 жыл бұрын
🌼✋
@horusocodofficial4540
@horusocodofficial4540 4 жыл бұрын
Wlh sariirta ayaan ku jiifa waliba bustan huwanay
@nimcoabdi4855
@nimcoabdi4855 4 жыл бұрын
inata qolka fadhiga ku dawanaysa waliba jif taa lik hayla dhafina from hargaysa ❤✅
@maankadeeqa8030
@maankadeeqa8030 4 жыл бұрын
Wan lasocda maamo xadiyo hoyadey ayay isku dabecad yihiin allow dhman hooyoyinken inoda
@BoodhleBoodhle-uc2ny
@BoodhleBoodhle-uc2ny 4 жыл бұрын
Wll
@FatimaZahra-bv7pv
@FatimaZahra-bv7pv 4 жыл бұрын
Nuura Alphi Aamiin xbbti ❤💋
@hamdaahmed2127
@hamdaahmed2127 4 жыл бұрын
Amiin wallo qaali
@sahradaahir5204
@sahradaahir5204 3 жыл бұрын
Aamiin yaarabi
@caliyaabdirahman3390
@caliyaabdirahman3390 3 жыл бұрын
Amiii
@zahrat2
@zahrat2 4 жыл бұрын
Anooo wali dawan baan comment io liketaba sii qadimaaa degdeg Somali baan u ahay Iike igu cimaadada wl🥰
@ciiisecolow7933
@ciiisecolow7933 4 жыл бұрын
Aniga Cape town kadawanaya mama xadiya musalsalka ajinabiga waka cajisaa lkn every night I can't wait masha allh kooxda waxaa iga qososhiya fadumo oromo wax yar hadey hadasho anyway waa idin jeclahay reer somaliland ❤❤❤🙏🙏🙏
@user-tk3zl1rs2k
@user-tk3zl1rs2k 4 жыл бұрын
Hadad adoo filmka lasocda intaad wakhti uwayday dabadeed intii kudhaaftay dib usoo wada daawanayso like dhac kusii
@dagaaratv6599
@dagaaratv6599 4 жыл бұрын
Wlhi filmkan waxad moodaa in uu reerkayaga ka turjumayo. Dabeecada hoyaday ayay ledahay.
@ifrahaxmed1560
@ifrahaxmed1560 4 жыл бұрын
Maama xadiyo caawa faan bay noogu dhamaysay allh bay tidhi waa markaa alle naxariisaygii is baranay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@kalsonidanafta1153
@kalsonidanafta1153 4 жыл бұрын
3 bilood gudahood ayaan mamule ku noqaday😂
@suhaib9811
@suhaib9811 4 жыл бұрын
Flimkan Waa Heer caalami waana Flimkii u Horeeyay Ee Somali matasho oo Aan si toosa ugu xidhnaado. 🖤🙏🏻
@nimaoali7574
@nimaoali7574 4 жыл бұрын
1_8 maalin iyo habeen ku dhameeyey film jacayl dartii😂😂
@ciiisecolow7933
@ciiisecolow7933 4 жыл бұрын
Huno isaga dhanaba 16 ilaa 20 minute ah 🤣
@farduuscilmi7723
@farduuscilmi7723 4 жыл бұрын
hhhhhh kulamid wllhi saakay 8:-hada 10:-30 ayaa dhameste hhhhh
@cabdilahidalmar
@cabdilahidalmar 4 жыл бұрын
DEE DHOWRO WLLO OO MAALINTIIBA XABAD AMA LABA ISKA DAAWO.. 😁 ANIGU IMINKA 5X19Min ayaan marayaa cadhaaaba iga haysa
@hibojaamac5277
@hibojaamac5277 4 жыл бұрын
Hhhggg masha allaaah aniga iyo adiga is ku mida inka ayan wada dhameyrtay 1 8 hal maalin
@nimaoali7574
@nimaoali7574 4 жыл бұрын
@@cabdilahidalmar ila macanaydey mrkn bilawdey ana ugu dhameyey😂
@abdeek_.othman
@abdeek_.othman 4 жыл бұрын
Filmkan markan ka tagNo qosolka io xaramaDka haben walpa iyo xalQaD walpo so dhaCDa wxey ina tageysa oyy tabaneysa dareenka bulshaDa ka dhex tagan itiiNa FaHanta ayaba yar dadku wxey udawanyan xaramaD io medadaalo ma oga in miCNo io ujeedo lo matalyO. Wad maHaDzntiHiin baHDa astaaN tV ❤👏
@xiizzahmed6369
@xiizzahmed6369 4 жыл бұрын
Hinta lazocota filimkan oo jecel like izaar wllo
@fatimaikran1354
@fatimaikran1354 4 жыл бұрын
Filimkan super weyn inta ila aragtay like ku jiida👈
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 4 жыл бұрын
WAXAD KU GARANAYASAA IN AAN FILMKAN XIISEYNAYO ANAA MAR KASRA UGU HOREYA ASXABEY 🤔😁🙏❤💎👑😍
@Abdihakem
@Abdihakem 4 жыл бұрын
Wnku aragna Subscribe iisaar wllo ado mahadsan💚🙏
@cimraanjanagale5479
@cimraanjanagale5479 4 жыл бұрын
Walahi dhe
@zahrahussein2703
@zahrahussein2703 4 жыл бұрын
Magac dadka haku qaraban isku xishood amiro matihid😡
@madadaaliyahabulshadaoffic9271
@madadaaliyahabulshadaoffic9271 4 жыл бұрын
Walaal waan kuu saaray anigana ii saara mahadsanidiin
@hamdihenna2051
@hamdihenna2051 4 жыл бұрын
@@Abdihakem subscribe ku sarey adna isaar wll
@safiyoali6322
@safiyoali6322 4 жыл бұрын
Maama ubaxeey heesaha iskadaa kana toobad keen insha allah alle xaqa hakutuso
@amiishaqurux3680
@amiishaqurux3680 4 жыл бұрын
Inta sariirta korkeda ku dul dawanaysa sidayda lol like ha ila dhafin
@koososman292
@koososman292 4 жыл бұрын
Aawey
@koososman292
@koososman292 4 жыл бұрын
Tima
@koososman292
@koososman292 4 жыл бұрын
Yaal
@koososman292
@koososman292 4 жыл бұрын
Taad
@nuuraxaajicali5347
@nuuraxaajicali5347 4 жыл бұрын
Ana ku dawanayaa
@qalbidhaya4970
@qalbidhaya4970 4 жыл бұрын
Mamo Ubaxeey Hooyo waa iga talo Heesaha iska daa oo ilaahay U Toobad keen wan kU jeclay Anu 🙏🙏
@howieie2081
@howieie2081 4 жыл бұрын
Heesuhu danbi maaha ee fanaanada noo daa hanoo heestee
@intisaardahir4345
@intisaardahir4345 4 жыл бұрын
Howie 海鸥为IE istaqfurullah ilaheey haku soo hanuuniyo walal
@howieie2081
@howieie2081 4 жыл бұрын
@@intisaardahir4345 acuudu bilaah adna ilaahay haku soo hanuuniyo walaal
@intisaardahir4345
@intisaardahir4345 4 жыл бұрын
Howie 海鸥为IE anigana ilaheey haiso hanuunsho aamin lkn adiga iga yaabiye subxanallah maxey tahay heesuhu dambi ma ahan? Wanka yaabay ALLAH yahdiik walal
@howieie2081
@howieie2081 4 жыл бұрын
@@intisaardahir4345 naa camal yeelo dadka ka daba shaqee laguma odhanee ma moodaa naag jaanada loogu bushaareeyay taada hoos u eeg intaanad dadka kale eegin. Heesaha waxyaabo ka dambi badan baynu caaadaysanay kuwas marka hore ka hadal. Laba wajiilenimada ajar laguuguma qorayo ee caadi iska dhig
@Ladanabdullahi3845
@Ladanabdullahi3845 4 жыл бұрын
Waan kahelay runtii musalsalkan reer commenti baryihii hore tuugsiga majirine sida isu dhaama waxay rer like miyaa naso galay 🤣 falanqeynta uun ino wada dee Naga daaya like aad raadineysaane anagaaba qasab idinku isiin doonee hadad falanqeysaane
@khaalidabdifataax6846
@khaalidabdifataax6846 3 жыл бұрын
Waxaan ku hayztaa mustafe yaa igu raacsan like zaar
@khaalidabdifataax6846
@khaalidabdifataax6846 3 жыл бұрын
Ani
@Degaliah
@Degaliah 4 жыл бұрын
Kkkkk fadumo riyaad kalinta 7 baad class 10 qofa
@hatamay
@hatamay 4 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkk Mashallah tabaraka alah so funny 😆
@luulalaki6957
@luulalaki6957 4 жыл бұрын
Koley way soo socotaa waan aragnay qaybta xayaysiiinta ee filmka guriga kala baxa waa top sida kale Maa shaa allah 💯👌
@mohamedaliahmed1475
@mohamedaliahmed1475 4 жыл бұрын
Maama ubah fahmo ku jecliyaa 😍😍😍
@asmamohamed3628
@asmamohamed3628 4 жыл бұрын
Qfkii 2aad Ayn ahee plz like 💯 isaara
@saacidmaxamed6507
@saacidmaxamed6507 4 жыл бұрын
Qaado waxa uu ku taraya ayaa yar
@asmamohamed3628
@asmamohamed3628 4 жыл бұрын
@@saacidmaxamed6507 🤣🤣🤣🤣
@i_am_aisha1777
@i_am_aisha1777 4 жыл бұрын
Reer isjajabiye🤣like ta hailadhafina waligey leyma sarinee
@fartuunismail9951
@fartuunismail9951 4 жыл бұрын
Mustafe allow kudaa adi iyo fatima filmka ugu qosol badan runti 🤩
@nimcoismaelhassan8357
@nimcoismaelhassan8357 2 жыл бұрын
Waaaw caadi maha filmka
@cawodhaladoffacial3354
@cawodhaladoffacial3354 4 жыл бұрын
Mansh allah maamo xadiyo nooca ayaa loo bahanyahayi I love you maamo💖❤🌹 xadiyo I love you
@fatxiaadancismanfatxiaadan1919
@fatxiaadancismanfatxiaadan1919 4 жыл бұрын
Ima dhaafo musasalkan Astan hormar wcn
@hodanqueen9283
@hodanqueen9283 4 жыл бұрын
Ubax fahmo ayaa kugu shidan wlhi iyo mustafe iyo sam sam👌👌👌👌👌👌👌
@amiiraamiin6361
@amiiraamiin6361 4 жыл бұрын
Aniga malin kasta waa lyg horee lkn wn la socda
@queen_azhwaaq9157
@queen_azhwaaq9157 4 жыл бұрын
Ardayad isla markiba maamula.noqdey mama xadiya nagada ciyaarta anaga iyo mustafe🤣🤣🤣
@hodanabbas1333
@hodanabbas1333 4 жыл бұрын
😂😂😂🤣🤣 mamada xariifad waaye kadaa
@cawoibrahim1714
@cawoibrahim1714 4 жыл бұрын
Inta iguh raczan safwaan like sara
@fatuushabdirahman514
@fatuushabdirahman514 4 жыл бұрын
Maaamo xadiyo best wn kuheesta❤❤❤
@samewade7564
@samewade7564 4 жыл бұрын
Alle u naxariisaygan naga batay sawirkiisa noso galiya bal an eege 😂😂😂
@Anne66898
@Anne66898 4 жыл бұрын
Same Wade 🤣🤣🤣🤣 bilow usin jirinba alle u naxariisiga
@ihatelove3107
@ihatelove3107 4 жыл бұрын
Waa mid isagoo dhinty filmkuba bilawday
@samewade7564
@samewade7564 4 жыл бұрын
@@Anne66898 hhh sidii hindida gidaarka soo sudha dee 😂😂
@samewade7564
@samewade7564 4 жыл бұрын
@@ihatelove3107 haahey 😂
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 4 жыл бұрын
I’m loving it Wallahi
@barwaaqoali6881
@barwaaqoali6881 4 жыл бұрын
markay Hadazho mamo uBax fahmo waaa hooyaday ookleH😍😍😍😍💖💖💖💕💕
@nawaalmohamuoth7647
@nawaalmohamuoth7647 2 жыл бұрын
🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄😋
@ridwanabdikarimcumar2778
@ridwanabdikarimcumar2778 4 жыл бұрын
Oo adeero aztaaneey waaxay ku adkayntu naga zii daaya dee fajida aan daawanee hehehehehe zafwan tokyo fajiile wayn dheh
@malyuunmaanka7393
@malyuunmaanka7393 4 жыл бұрын
Kii dee isaga kii 😂😂😂inanta shaqalaha ku hystaa😂😂😂
@naciimaabdirahmaan2145
@naciimaabdirahmaan2145 4 жыл бұрын
Reer isdabayaac weye filmkani😂😂😂😂
@luulalaki6957
@luulalaki6957 4 жыл бұрын
Naciima Abdirahmaan Alla filmkii turkiga hadaad ula jeedo waan kula daawaday😂🤣
@ikhlasabdalle2939
@ikhlasabdalle2939 4 жыл бұрын
Flmkan mid kaliya ka qaldan🤔 meshu ku dhamanayo İyo meshu kabilabanayo isma lahan xalqad walba wax cusub bay kahadlaysa Mrka flmku inu xariiro ayu ku qurux badnan laha☺️
@hizamhasa9189
@hizamhasa9189 4 жыл бұрын
Runtaaa
@munaothman9844
@munaothman9844 4 жыл бұрын
Wlhi waa runtaa ikhlaz Diamond
@nimashine8475
@nimashine8475 4 жыл бұрын
Best film weeyan hore u socda mama xadiyo iyo kooxdeeda
@haaruuncilmisuldan7002
@haaruuncilmisuldan7002 4 жыл бұрын
Nice film horey usocda😍😍
@qalanjoxasan2212
@qalanjoxasan2212 4 жыл бұрын
walee filmkan waa lawada jeclada 😂😂 Ana dartiis baan shaqdii dhan iska dhamee dhaqso oo sariirteeda dusheda kusuga 😢😢 20 daqiiqo kaharta sugi la aha 💖💞😥😥
@user-lv3ou2xr6q
@user-lv3ou2xr6q 4 жыл бұрын
Fariid wlee halknbaan marb hoyo been usheg aan lhyaya wan qabty
@qalanjoxasan2212
@qalanjoxasan2212 4 жыл бұрын
@@user-lv3ou2xr6q najmo😂😂😂
@najmogalmudug6619
@najmogalmudug6619 4 жыл бұрын
M.a Qatr baa tahy😍😘film jcl lee😂😂😂😂😂
@qalanjoxasan2212
@qalanjoxasan2212 4 жыл бұрын
@@najmogalmudug6619 haa walhi filmntan cml waa laiga shidaaa
@farduusapdirahman2925
@farduusapdirahman2925 4 жыл бұрын
@@user-lv3ou2xr6q 😂😂😂
@yasoocadey1531
@yasoocadey1531 4 жыл бұрын
Tan nadafada Ku qoslaa hadalkeeda 😂😂😂😂
@ayaansheekhaweys8103
@ayaansheekhaweys8103 4 жыл бұрын
Masha Allah waa film lobahan yahay ee nosodhaqsada
@hibakabdi9668
@hibakabdi9668 4 жыл бұрын
Ooo maamo xadiyo fan badana 🤣🤣🤔
@farduusqaalib5713
@farduusqaalib5713 2 жыл бұрын
Best flim💋🥰🥰🥰❤️❤️❤️❤️❤️
@abdirahmandekyousuf5281
@abdirahmandekyousuf5281 4 жыл бұрын
Alla u naxarisaygii halkuu ku dhinty kolna naarta la geenayo
@farhiasaidali4065
@farhiasaidali4065 4 жыл бұрын
Fahmo faan badanaa SubxaanaAllaah ,waxaan ku hystaa samsam sharaf
@ashahussein8897
@ashahussein8897 4 жыл бұрын
Faduumo iyo mustafe ayaa ugu afsoomali wcan
@suleekhadeeq5694
@suleekhadeeq5694 4 жыл бұрын
🤣samsam sharaf iyo mustafe🤣🤣🤣taagersanahay
@hiboheenahiboheena3692
@hiboheenahiboheena3692 4 жыл бұрын
8deda xalqadba wan lasocday filim filim dhafay weyan keep going
@user-lv3ou2xr6q
@user-lv3ou2xr6q 4 жыл бұрын
Wlhi hoyoyink soomlida ayaa sida isu faaaniy 90 waxy leeyihin baarigaan kuleekaa saasn ahaa
@abdijibaarawil8866
@abdijibaarawil8866 4 жыл бұрын
Waxan odhan lahaa guriga kaliya haku kobina
@neimaabdidheere6238
@neimaabdidheere6238 4 жыл бұрын
Abdijibaar Awil flimkub fmil bu ku socda wali banaank lama gaarin iuo inay baxan wali wan sugyna huno
@sumayohaji2821
@sumayohaji2821 4 жыл бұрын
Aniga sidas baab islahaa inaysan guriga ku ekaan
@malakoslo
@malakoslo 4 жыл бұрын
Samsam sharaf musiibo war bdn 😂😂😂😂😂
@markalemidnimo4309
@markalemidnimo4309 4 жыл бұрын
Ar mamo xadiyo faan badana kkkkkkk 3 bilod bay mamule kunoqotay khatar
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 4 жыл бұрын
Waynakaa Iyo Sideed💜
@hoodosead4041
@hoodosead4041 4 жыл бұрын
Qoladan astaan horta ma idinka khaladan ilmderyala 10 :30pm ayaad ledahin anigan arootii waanu shaqaynaya caruur yarayar ayan scholk gayna waanu kalanahana indeer wakhtigan noo soo dayaa ilahay ka cabsdo inder naga soo hagag
@shshariif3931
@shshariif3931 4 жыл бұрын
Hhhhhhhhhh reer yurub uu udanehayan nooh kkkkkkkk 20:30 eey soo galee
@hoodosead4041
@hoodosead4041 4 жыл бұрын
@@shshariif3931 dee wllo anigu ma yurbanu jooga naga soo hagag dheh
@ciiisecolow7933
@ciiisecolow7933 4 жыл бұрын
Hoodo huno haduu kudhafo KZfaq subaxii kadaawo marwalbo waku jiraa ilaa TV mahee
@hoodosead4041
@hoodosead4041 4 жыл бұрын
@@ciiisecolow7933 dee haye wllo marku soo dhaco ayaan jecelhy uu diiran yahay ileen intaas oo dhan ayaan sugayey waa film yaro mcn wllo
@haldhaaqurux8078
@haldhaaqurux8078 4 жыл бұрын
@@hoodosead4041 Anaga xiliganba noo fcn inlaso galiyo
@SSTV5080
@SSTV5080 2 жыл бұрын
Ogeeysiis soomaalaay ogeeysiis Ila soo wadaaga haddii uu KZfaq channel leeyahay Mustafe iyo qof walba oo kamid ah team kàs
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 4 жыл бұрын
😍fiLiM aaN jecLhyy❤🥰🙂
@nasramatan8717
@nasramatan8717 4 жыл бұрын
Inta casimada hrgeisa ka dawanaysa Like dhc dhac
@shimbirtamadow4457
@shimbirtamadow4457 4 жыл бұрын
I love this musalsal caadi mhn
@BoodhleBoodhle-uc2ny
@BoodhleBoodhle-uc2ny 4 жыл бұрын
Wll
@mariaanwar1104
@mariaanwar1104 4 жыл бұрын
Wuu dhamaday musalsalkii mamo xadiyo😂
@luleycadey9116
@luleycadey9116 4 жыл бұрын
Masha Allah musdhaf wankuhasta wlhi fani
@muunaaar2324
@muunaaar2324 4 жыл бұрын
Hh wllhi waa filim yaro Ila qosolo kale markan dawanayo anaba qasla😅
@lamahuraanChanel
@lamahuraanChanel 4 жыл бұрын
Wll qali waxan kaa codsanaya inad subscribe ii saarto mahadsanid
@muunaaar2324
@muunaaar2324 4 жыл бұрын
Oky wall
@zandamohamoudmohamed1217
@zandamohamoudmohamed1217 4 жыл бұрын
Waa musalsal qurux badan
@haawodiirato154
@haawodiirato154 4 жыл бұрын
😍😍😍
@jereboy7286
@jereboy7286 4 жыл бұрын
14:04_8 🤣🤣🤣 tanina way iska hadsha d.....kanefsata 🤣🤣🤣🤣🤣🤣 yaa ila maqlay dee ☝
@hd_5081
@hd_5081 4 жыл бұрын
🤣
@hafsaahmet8912
@hafsaahmet8912 4 жыл бұрын
😅😅😅😅😅🤣🤣🤣😂😂😂😜😜
@5minutetoheaven103
@5minutetoheaven103 4 жыл бұрын
........ ka neefsaTaa var baa QabaTey 😁🤣🤣🤣
@shukriismail4834
@shukriismail4834 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂96 comment 26 minute buu kujiraa
@nuurtomohamed9094
@nuurtomohamed9094 4 жыл бұрын
😂😂😂😂sowta xidhxidhaty kii yraa mamo xadiyo faanbadanaa
@Layla6793
@Layla6793 4 жыл бұрын
Ma Sha Alla dumarka reer Somaliland qur qurux badanaa
@raxmacaday727
@raxmacaday727 11 ай бұрын
Mahadsanid wllo🥰❤
@raxmarose1847
@raxmarose1847 4 жыл бұрын
Asc wllyal waxan ahay ghabar Hoyoo ah oo ur 1 bil ah leh anigiyo lamanaheyga wan ku faraxsanahay waxana jacelnahay inan matano helno sii niyada noku so duceya wllyal mahadsanidin matano wan jeclhy wlhi said waliba anigiyo ninkeygaba illahayow Naa sii adaa waxidee
@apokordhoolayare874
@apokordhoolayare874 4 жыл бұрын
raxma Rose 😂😂😂😂💰
@apokordhoolayare874
@apokordhoolayare874 4 жыл бұрын
markaa maxaa nga galy dee ilahy bari ma dadka meesha ku jiraa ku siin kara aleyn yaab aragnay😂😂😂
@AidarosHassan
@AidarosHassan 4 жыл бұрын
Iillahay ha ku siiiyo walal waxad jacashahay oo dhan amin yaaaa bari
@xidigahargeysa297
@xidigahargeysa297 4 жыл бұрын
Alle haku siiyo wllo
@youshikh5681
@youshikh5681 4 жыл бұрын
Hooyo fan badan iga dheh caadi ma ahan 🤣🤣🤣
@zunduzbarre6435
@zunduzbarre6435 4 жыл бұрын
Mama xadiyo been badana caawa🤣🤣🤣
@muzamil2891
@muzamil2891 2 жыл бұрын
Masha allaah❤❤
@deqalul1096
@deqalul1096 4 жыл бұрын
Keep going
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 4 жыл бұрын
Ubax Fahmo ilaayow kudaa Taariikhbay Udhigtay wiilkeedi great mom😂
@cashocabdi460
@cashocabdi460 4 жыл бұрын
Noosoobadi bills wll
@luleycadey9116
@luleycadey9116 4 жыл бұрын
Wlhi aniga kuguracsan Masha Allah la antot manurayo filinka ❤️❤️❤️❤️
@najmacadey1814
@najmacadey1814 2 жыл бұрын
𝐌𝐮𝐬𝐭𝐚𝐟𝐞 𝐰𝐚𝐚 𝐪𝐨𝐟𝐤𝐚 𝐢𝐠𝐚 𝐪𝐨𝐬𝐥𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐡𝐡𝐡𝐡𝐡
@maskiintiialleinaahmed733
@maskiintiialleinaahmed733 4 жыл бұрын
Mexey tahay sidan waan soo orday mana arkee
@amiinapdilahi6577
@amiinapdilahi6577 4 жыл бұрын
xadiyO mxY iz vaanizY😂
@jaabircariif5895
@jaabircariif5895 4 жыл бұрын
Qofki 86 baan ahy ma dawan hda dawan
@baruudaabdulahi8882
@baruudaabdulahi8882 4 жыл бұрын
Aad bn uga helay ruwayadn lkin waqtiga nagu daahaya
@saamiyamustafe3284
@saamiyamustafe3284 3 жыл бұрын
Kadhagyso kutee wlee wntageraa fadumo🥰
@nasteexomaxamud5626
@nasteexomaxamud5626 4 жыл бұрын
Fadumo riyad😭😭😭😭😭 markan maqlo ama qoral ku arko hooYo so xasusta allow u naxariso inti ka dhimatey io inti nolbah
@najaxjamac2331
@najaxjamac2331 4 жыл бұрын
@xayaadcabdi8746
@xayaadcabdi8746 4 жыл бұрын
Waa musalas qurxa dadan astaan keeq going
@kingcaryt9528
@kingcaryt9528 4 жыл бұрын
1_8 manta daawaday wlhy qozolki aduunka
@sakariyekhadar8259
@sakariyekhadar8259 2 жыл бұрын
Picture ka na tuza de🔥🔥😋
@maskiintiialleinaahmed733
@maskiintiialleinaahmed733 4 жыл бұрын
Nah maleh maanta 😂🤣🤣🤣
@suldaanofficial1927
@suldaanofficial1927 4 жыл бұрын
MUSALSAL XIGMAD PADANI KU JIRTO WLEEH
@abraarbintuahmed7103
@abraarbintuahmed7103 4 жыл бұрын
maba iso baxaya mxaa dhacay
@suldaanofficial1927
@suldaanofficial1927 4 жыл бұрын
@@abraarbintuahmed7103 caawa ayuu soo Dhacayaa inzha alllah wll qli
@sirsamir3204
@sirsamir3204 4 жыл бұрын
@@suldaanofficial1927 ma cawa oo may duubayaan
@nabihanasib9346
@nabihanasib9346 4 жыл бұрын
✨🥰🌺🥀😍
@fatimaady4561
@fatimaady4561 4 жыл бұрын
Lawo saac baa iiga hartay😢 xiisaha aan uqabbo waan sugi la.ahay xitaaa
@ugbaadgeenyo2216
@ugbaadgeenyo2216 4 жыл бұрын
Taasa ugu qosal badan kaalinta7
@badrieid8608
@badrieid8608 4 жыл бұрын
Ani caawa iigu horaysa filmkan waxan dawaday 1----15 malin iyo habeen calashan filmkan jacalkiisa dartiiii fany film wllhi😂😂😂
@caliyaabdirahman3390
@caliyaabdirahman3390 3 жыл бұрын
Sam sam sharaf iyo mustaafe ayaaa uu shidaan
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:40
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 33 МЛН
Sigma girl and soap bubbles by Secret Vlog
00:37
Secret Vlog
Рет қаралды 15 МЛН
Musalsalka Mama Xaddiya | Xalqada 20aad  | Astaan HD 2020
24:30
Flimkii Halgan Jacayl
2:13:11
Xogmaal Media
Рет қаралды 1,2 МЛН
Riwaayadii Jinka Part 1 2020
23:19
HOB FILMS
Рет қаралды 2,2 МЛН
Musalsalka Mama Xaddiya | Xalqada 14aad | Astaan HD 2020
17:01