MUUQAALDI UGU QOSOLKA & QARAAXADA BADNAA ASBUUCAN | FUNNY😅 + MUCJISOOYIN 😳 + QOSOL 🤣

  Рет қаралды 157,715

Zaki Bin Xaaji

Zaki Bin Xaaji

Жыл бұрын

Пікірлер: 1 300
@ismaip1
@ismaip1 Жыл бұрын
Qofki ugu kheyrka badnaa, ugu dulqaadka badna, ugu aqoonta badnaa, ugu geesisana, ugu udgoonka badna, ugu naxariista badna rabi inta uu abuurey wa nebi Muhammad ❤️
@halimamuhumed7365
@halimamuhumed7365 Жыл бұрын
Scw scw 💖
@haraleyangi5076
@haraleyangi5076 Жыл бұрын
Scw scw
@hamzeapdirahman
@hamzeapdirahman Жыл бұрын
scw scw
@salebandaher7572
@salebandaher7572 Жыл бұрын
Salalhu caleyhu wasalam
@ismahaancadey8758
@ismahaancadey8758 Жыл бұрын
SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW 💖 💗 💝 ❤
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its Жыл бұрын
Nabigii ugu dulqadka badna ugu khayrka badna ugu naxariista badna intu ilahay aburay oo dhan waa nabi Muhammad Sallallahu Calayhi wasallam (SCW) igula salliya subanah 💞❤🕋
@ismailbile9283
@ismailbile9283 Жыл бұрын
Scw
@ismahaancadey8758
@ismahaancadey8758 Жыл бұрын
SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW 💖 💗 💝 ❤
@hanimalabo5370
@hanimalabo5370 Жыл бұрын
SalalaaHu calyhi wasalm
@MohamedAdam0
@MohamedAdam0 Жыл бұрын
Bismillah Allah ayay usugnaatay mahad dhamaanteed walal waxa aan jeclahay inan kula wadaago habka ugu wanagsan oo lagu xifdin karo Kitaabka Allah sw ( Quraanka Kariimka) Walalka /walasha aan jeclahay nasiib wanaag ayay iitahay inaad aqrinayso hagahaan hadii aad raacdid aad liibanaysid aniga iyo adigana aan ajir kawada heli doono inshaaAllah waxa jiro 3 qaab oo aad u xifdin kartid Quraanka kariimka si aad ufahanto jadwalkaan hoos kuxusan waxaa muhiim ah in aad kitaab Quraanka kariimka ah Gacanta kuhaysatid; Qorshe Degdeg ; 4bil ( waxa uu aad u anfacayaa dadka quraanka ka kacsanyahay ama aad ugu dadaalo aqrintiisa Qorshe dhexdheaad ; 8bil ( waxa uu anfacaya qof walba oo quraanka kitaabka ka aqrin kara balse anan xifdisaneyn suurado ) Qorshe Qunyar socod 1sano (qorshahan waxa uu anfacayaa dadka carabka culus ama kitaabka Alle kuyar adagyahay aqrintiisa Qorshe degdeg 4bil maalinti waxa aad xifdin 2 maqro (5bog oo kitaabka quraanka kariimka ) taas macnaheeda waxa weeye juzki(20bog) waxa uu kugu qaadan inaad kuxifdisid 4maalin biishiina waxa ad kuxifdin 7 juz iy bar (7 juz iyo xizib) labadii di bil waxaad ku xifdisay 15 juz labadi bil kalana waxa aad kuxifdisay 15juz quraanka kariimka idilna waxa aad kuxifdin 4bil hadii uu Allah kula garab galo habkaan malahan waqti muraajaco (revision ) waxa kasoo bixi karo qof dadaal badan ama quraanka waxbadan kayaqaan Qorshe dhexdhexaad 8 bil maalinti waxa aad xifdin 2maqro(5Bog) taas macnaheeda waxa weeye juzki(20bog) waxa uu kugu qaadan inaad kuxifdisid 4maalin 25 maalin waxa aad kuxifdin 5 juz 5 ta maalin ee bisha ka dhiman waxa aad ku muraajacayn (revise) 5ti juz ee aad bishaa xifdisay quraanka dhan waxa aad kudhamayn 6 bil (6bil*5Juz bishiiba) = 30juz 2 da bil ee kuu hartay waxa aad kumuraajacayn quraanka oo idil. Qorshe qunyar socde : 1 sano maalintii waxa aad xifdin 2 bog 25 maalin waxa aad kuxifdin 2juz iyo bar ( 2.5juz) 5ta maalin ee hartay waxa aad kumuraajacayn 2.5juz ee aad xifdisay sanadkii waxa aad kuxifdin 30ka Juz Ee Quraanka kariimka qof waliba heerka uu kataaganyahay xifdinta Quraanka kariimka asaga ayaa garanaayo sidaas darteed waxa aad dooran dontaa habka ku anfacaayo kuguna haboon haduu Allah Kuu idmaayo halkee baad ka bilaabi xifdinta quraanka kariimka qof waliba marka uu gaaro guul yar waxa uu helayaa dhiiri galin uu kugaaro guulo tii hore kasii waweyn hadaba quraanka haka bilaabin meelaha kugu adag ama suuradaha dhaadheer ee aadan aqoon habkan ayaan filaya inu yahay midka ugu haboon xifdinta Quraanka Kariimka kubilow 15ka juz ee hoose kubilow 5ta juz ee u hooseeysa (juz 26-juz30 . kabilaw Surah Axqaaf hoos usoco) hoos u wad oo dhameey 5ta juz waxa aad heleysaa dhiir galin marka aad xifdisid 5 juz 5ta juz ee ka koreysa ku xiji (juz 21-juz25 . kabilaw surah Jathiyah kor usoco ilaa surah ankabut) waxa aad heleysaa dhiiri galin marka aad xifdisid 10juz ee uhooseeya Quraanka Waxaa ku harsan 5 juz ( juz 16-juz20 . kabilaw surah al kahf ilaa surah ankabut) Hadii aad raacdid qorshaha 8bil 15 juz waxa aad kuxifdin 3 bil oo kaliya (bishiina waxa aad xifdin 5juz) hada waxa kuu harsan 15juz ee kore waxa aad ku bilabaysa ( juz 1 -juz 5 . kabilaw surah baqarah ilaa surah al nisaa) kabood 5ta juz dhexe ubood 5ta juz ee uhoseeyso 15juz ee kore : juz 11-juz15( kabilow surah al kahf ilaa surah Tawbah) kor usii soco 5ta juz ee xigta juz 6-juz10 ( kabilow suurah Tawbah ilaa surah Al Nisaa) maxaa kaa caawin kara inaad xifdisid quraanka kariimka akhrista oo aad joogteyso in aadan caajsiin ama dib dhigan hal musxaf isticmaal oo aad sifiican ula qabsan doonto dhegeyso quraanka kariimka MP3 ama MP4(badi dhageysiga quraanka xiliga xafada ama goobta shaqo) casharka mesha uu kumarayo dhagayso oo kucelceli lahaw hal sheikh oo aad dhagaystao sheikh codkiisa aad ladhacday ama kala dhigdhigaayo quraanka aan kuceliyo hal kitaab isticmaal hal sheikhna dhagayso (taas waxa ay kaacaawin xasuusta ) isku day inaad samaysatid saxib kula xifdiyo quraanka (saxibka waxa uu kaa dhagaysan quraanka haben /malin kasta waxa uuna kugula subcin quraanka habeen/malin kasta.NB: Dadka aan isku magalada kunolnahay aniga aya diyaar u ah ina unoqdo saxib xaga Quraanka) duceyso : salaad walba kadib kuduceyso in Allah kuu fududeeyo xifdinta quraankisa sujuuda , qunuutka iyo marka janis heshaba kuduceyso in Allah kula garab galo xifdinta Qurankisa karimka waqtiga ugu wanagsan ee la xifdiyo quraanka kariimka salaada subax kadib ilaa laga gaarayo 11ka subaxnimo 4ta galabnimo ilaa laga gaarayo 8da habeenimo halkee baad ku aqrin Quraanka kariimka telkaaga kushubo quran mushaf (bogaga mushafka telkaaga wa in ay lamid yihiin bogaga kitaabka aad isticmaasho , hadii kale waa kukala warareysaa masjidka ku aqri quraanka bus / train /socodka ku aqri quraanka, (arinkaaan aya ah arin aad isoo jiitay wa waqti aad dano kale soo gudan rabto quraankina aad kudartay qorshaha goobaha nasashada ku aqri quraanka guriga aad degantahay ku aqri quraanka marki aad guda gasho aqriska ama xifdiska iska xir aalada internet ka ka feejignow in lagu mashquuliyo ha daalin ilaa aad gaarto hamigaag kala qaybi boga aad xifdinaysid , adiga oo aanan bog xifdin haka gudbin qaado waqti yar oo nasasho sacad kadib biyo (mineral water) waa ay ficantahay in ay ku agyaalan ma ka maarmi karta saxib kula xifdiyo quraanka waxa aad uga maarmi karta saxib kula xifdiyo quraanka in aad joogteyso kutukashada quraanka kariimka xiliga habeenki inti aad xifdisay maanta kutuko cawa ama laba haben kadib kutuko Quraanka labada shay ee ugu muhiimsan Xifdinta Quraanka Subac(waxa aad ubaahantahay saxib /asxaab kugula subciyo quraanka) Tahajudka (in aad kutukato quraanka haben walba) waxyalaha larabo in aad ka dheeraato indhahaaga ka dabool xumaanta (haku eegin xubnaha cawrada ah rag ama dumar) heesaha ha dhagaysan (hadii aad dhagaysan jirtay quraankana aad bilowdid ayada ayaa iska joogsami , Quraanka isaga ayaa zuuliyo xumaanta) carabkaaga ilaali (dadka ha xamanin wax xun dadka haku dhihin waqtigaaga ha dayicin Iso boqda walalaha kherka jecel
@abdiqadirhajimhilowle1472
@abdiqadirhajimhilowle1472 Жыл бұрын
Xagee lagala so xeriira
@Omrxsauds
@Omrxsauds Жыл бұрын
wllhi waa sax nio maslaxadooda hadii ay ka wayan wey ka tagaan anigaaba hda iheystaa 🤣 midoo meshan xiriir aya naga dhaxeyay
@maxamuudcabdi6690
@maxamuudcabdi6690 Жыл бұрын
اللهم صلى وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين
@wllromi3836
@wllromi3836 Жыл бұрын
M.a
@anhaarahmed4361
@anhaarahmed4361 Жыл бұрын
صلى الله عليه وسلم
@Barka0706
@Barka0706 Жыл бұрын
صلي الله عليه وسلم ❤
@zamiiradagan5968
@zamiiradagan5968 Жыл бұрын
knowledgeable and most shy all allh created is our prophet mohamed scw صلي الله عليه وسلم
@maandeeq12
@maandeeq12 Жыл бұрын
Subscribe ii saar
@axmedsiidheere8622
@axmedsiidheere8622 Жыл бұрын
Hhhhhhhhhhhhhhhhhh kanokala jiro🤣🤣🤣🤣🤣
@rahmamaalin7980
@rahmamaalin7980 Жыл бұрын
Scw scw
@hanimalabo5370
@hanimalabo5370 Жыл бұрын
SalalaaHu calyhi wasalm
@hafsacooking3818
@hafsacooking3818 Жыл бұрын
Salallahu calayhi wasalam ❤️❤️❤️❤️
@dalmarfb6963
@dalmarfb6963 Жыл бұрын
Gabdhaha shaxadka Walaga Dhumana 😂😂😅😂😂Nin Raged 😂😂😂😂
@ubahmoahmed5620
@ubahmoahmed5620 Жыл бұрын
Waa sax dumarku mesha ay maslaxad Ka helan bay jecel Yiin bena Maha 😘
@axmadcade1230
@axmadcade1230 Жыл бұрын
The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhamad scw❤❤💞🕋
@dervishgunge3062
@dervishgunge3062 Жыл бұрын
Sax weye wasiir dumarku meesha ay maslaxada ka helayan jecelyihin 100% 🥰👏🏻🤝🏻💯
@liibaangcn4021
@liibaangcn4021 Жыл бұрын
𝕨𝕟 𝕜𝕦𝕘𝕦 𝕣𝕒𝕒𝕔𝕤𝕒𝕟𝕙𝕪 𝕫𝕩𝕡
@umucazam964
@umucazam964 Жыл бұрын
Sax wye
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o Жыл бұрын
Rag iyo dumarba yaa janisdiida
@xabiibomacalin7350
@xabiibomacalin7350 Жыл бұрын
@@liibaangcn4021 dee maslaaxadey meeshey kujirta aada jecel qlalalan muxuu taraa
@aishaahmed1262
@aishaahmed1262 Жыл бұрын
Danta laga dhex arkay lee
@mmerji6857
@mmerji6857 Жыл бұрын
The best person ever knowledgeable, merciful, and honourable ALLAH created has MohameTt (NNKH) in the world
@Kaakoos_641
@Kaakoos_641 Жыл бұрын
🤣😂🤣 ma’dhaceysee caadi’ma’aha waa arin nugu’cusub nin xaflad sii dhiganaaya 😅
@Apdallehazard
@Apdallehazard Жыл бұрын
Qof kasta o qoralkeyga arka waxan u rajeyna cimri dheer,caafimaad taam ah iyo cibaado suuban. ❤🙏
@fardowsoabdisiad2171
@fardowsoabdisiad2171 Жыл бұрын
Adigana sidoo kale walall
@Apdallehazard
@Apdallehazard Жыл бұрын
@@fardowsoabdisiad2171 amiin wll ❤
@rahaabdi3698
@rahaabdi3698 Жыл бұрын
امين يارب العالمين وياك❤️❤️❤️
@mishtiiibraahim5141
@mishtiiibraahim5141 Жыл бұрын
Aᴀᴍɪɪɴ ᴡʟʟ ᴀᴅɪɢᴀɴᴀ sᴅᴋʟᴇ🤲🥰
@xamdimaxamed3819
@xamdimaxamed3819 Жыл бұрын
Mashaallah brother Asad hagio congratulation for 1 million
@H9931honey
@H9931honey Жыл бұрын
Socdaal mxa helee😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😭😭😭😂feraha icadaaday sauqoslaye wlhhy, legend wazirka inta kasalamaya
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax Жыл бұрын
Waziir hadaan ku arkaba wa iska qoslaa wlahi 😄 🤣 😂 😁 😀 😆 😄 🤣 Shaqo wacan ayaa noo haysaa mahadsanid waziirkeena zaki bin xaaji ♥ ❤ 👌 💖
@madaale5465
@madaale5465 Жыл бұрын
A legend never brings shame 🥰 😶‍🌫️
@paarmachannel1449
@paarmachannel1449 Жыл бұрын
Alla caawa yaxbul comment soo galay yees
@__zacky__jeeztoh6367
@__zacky__jeeztoh6367 Жыл бұрын
@@paarmachannel1449 maaha isagii zhp
@ismailzaki2776
@ismailzaki2776 Жыл бұрын
🅰️➕
@maxamedyare4591
@maxamedyare4591 Жыл бұрын
ilbuun
@abdineymarsanto5369
@abdineymarsanto5369 Жыл бұрын
@@maxamedyare4591 Ilahey kacabso walal اتق الله✊
@xamduushaali4717
@xamduushaali4717 Жыл бұрын
Saraakiisha is power of social media🤣🤣🤣typing
@maandeeq12
@maandeeq12 Жыл бұрын
WLL ALLE HKUU RUMEEYO RIYADAADA PLZ IISO RAAC SUBSCRIBE PLZ TNX 😭🙏 22
@djcriminelff5517
@djcriminelff5517 7 ай бұрын
𝐃𝐡𝐢𝐥𝐨 𝐦𝐚𝐚𝐧 𝐤𝐮 𝐰𝐚𝐬𝐚𝐚
@mssdahiro6113
@mssdahiro6113 Жыл бұрын
Wasiir na aamin dumarka dhan sida mahan yaqay waa qalbi jilcan nahay 😂😂
@xamdiboss3071
@xamdiboss3071 Жыл бұрын
Waa sax hadanu dumar nahy maslaxadayada meshan ka aragno banjeclaanaa🤣🤣🤣
@updikaafi6518
@updikaafi6518 Жыл бұрын
Legmd☝️✊
@mcismaaciil9918
@mcismaaciil9918 Жыл бұрын
Waxan sugnaba waa sodhacey thnks madaxweyne all funs welcome Saliga nabigana yaan lahilmamin SALALLAHU ALEYHI WASALAM♥️♥️
@ziizufresh
@ziizufresh Жыл бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين 💕
@abdihakimbashirustadh6139
@abdihakimbashirustadh6139 Жыл бұрын
Legend Waziri Zaki bin Haji. Team Sarakisha road to 400k soon Inshaa Allah!
@wllaskey8403
@wllaskey8403 Жыл бұрын
Qof kasto qoralkeyga aqrinayo darale ayan kujeclahay 💖💖❣❣💋💋
@saydomar4581
@saydomar4581 Жыл бұрын
Wasiir waa idin salaamay adiga iyo dhamaan saraakiisha 🥰
@liibaanmuuse9967
@liibaanmuuse9967 Жыл бұрын
Waalagaa qaaday sarkaal
@realog2022
@realog2022 Жыл бұрын
I have been a supporter of yours for so many years.
@realog2022
@realog2022 Жыл бұрын
Minister, I need a pin. I told you that I did not ask you for love
@ruunqueen9915
@ruunqueen9915 Жыл бұрын
Wlhi daacadaa u qoslay wn ku wataa waziir🙏💯😘
@saciidocabduqaadir7945
@saciidocabduqaadir7945 Жыл бұрын
Waziir keep going legend always is legendary 🙌👏
@MAHIRPRO121
@MAHIRPRO121 Жыл бұрын
ZAKI PIN XAJI WASIR KEEP GOING BRO HORMAR WACAN SXB GULAYSO
@maandeeq12
@maandeeq12 Жыл бұрын
WLL ALLE HKUU RUMEEYO RIYADAADA PLZ IISO RAAC SUBSCRIBE PLZ TNX 😭🙏
@mohamedhaji9274
@mohamedhaji9274 Жыл бұрын
Socdaaal Aad buu u qosliyaa😂😂😂
@maandeeq12
@maandeeq12 Жыл бұрын
WLL ALLE HKUU RUMEEYO RIYADAADA PLZ IISO RAAC SUBSCRIBE PLZ TNX 😭🙏
@nasiibhonest5521
@nasiibhonest5521 Жыл бұрын
Waziir keep going waku wataa legend madaxaa noon saarantahay
@____Cumar____
@____Cumar____ Жыл бұрын
7:50 Absolutely wasiir khamiisku suuqa ayuu yalaa qof walbana waa soo iibsan karaa gadhkuna waa timahaa wajiga ka soo baxa oo la daayey uun yacnii aan la xiirin se sheekhnimadu qofka qalbigiisa ayey dhab u dagtaa dhaqankiisana waa ka muuqataa.
@nimcoibrahim4226
@nimcoibrahim4226 Жыл бұрын
Asad hagio 1 million hada haaa hada haaaaa ✨👑👑👑👑
@maandeeq12
@maandeeq12 Жыл бұрын
WLL ALLE HKUU RUMEEYO RIYADAADA PLZ IISO RAAC SUBSCRIBE PLZ TNX 😭🙏
@nimcoibrahim4226
@nimcoibrahim4226 Жыл бұрын
@@maandeeq12 haye huuno
@abdallatiger9987
@abdallatiger9987 Жыл бұрын
Wallahi wanka helay barnamijkan keep going my bro
@sumayamohamed4512
@sumayamohamed4512 Жыл бұрын
Waziir muuqaalka arigtida dad waynha u baahanhy wan uxiisnay 🙏❤❤❤
@mohamedkhadar3002
@mohamedkhadar3002 Жыл бұрын
Video socdaal iga qosliyay 😂😂 Waziir zaki bin xaaji
@mudan3817
@mudan3817 Жыл бұрын
Wasiir weli xaladuhu maku jex jeexen😁🤣🤣🤣 videowga aad cabsida ku tilmaamty waa challenge 🤣🤣🤣🤣
@fcwiriqclub1680
@fcwiriqclub1680 Жыл бұрын
Fartuun iyo socdaal waa iga qosliyeen😂😂😂
@aishaahmad2851
@aishaahmad2851 Жыл бұрын
Nin yahow hadan dhiman laha cawada diyadeda laga qadilaha 🤣🤣🤣
@kawsarnalka
@kawsarnalka Жыл бұрын
Waa run wax jaceyl ladhaho majiro waxan firiyaa maslaxadayda
@mucaashaqpoY
@mucaashaqpoY Жыл бұрын
400k coming soon wasiir🤘
@hamdiahmed4923
@hamdiahmed4923 Жыл бұрын
Wasiir nosoo badi shilalka mobilada aniga jabkaygii waan soo dhiibtay 😂😂
@xamsetoni7352
@xamsetoni7352 Жыл бұрын
Hamdi ani ila wadag🤣
@hamdiahmed4923
@hamdiahmed4923 Жыл бұрын
@@xamsetoni7352 soo akhriso waan soo dhigay 😁 😂
@bilananshuur4429
@bilananshuur4429 Жыл бұрын
😂😂😂 balbalaarka waa lajamad walaahi qosolee iga dhameeysay hhhh
@maxamuudismail9370
@maxamuudismail9370 Жыл бұрын
keep going pro farxaddadu waa farxadayada pro
@ayuubilkacase9760
@ayuubilkacase9760 Жыл бұрын
Keep going my brother Zaki binu xaaji
@ayooshcayni4088
@ayooshcayni4088 Жыл бұрын
Hhhhhhhhh fartuun balbalarka waa iga qoslisay Iyo socdaal wlhi waan qoslay kkkkkkkkk
@maxamedyasiin1602
@maxamedyasiin1602 Жыл бұрын
Wasiir wallahi waa xanusan markaan muqaalakan faawaday waan iska ilaaway 🥰🥰
@kingmohamuudberdilacshe9385
@kingmohamuudberdilacshe9385 Жыл бұрын
Alla haku cafiyo 😂😂😂
@apdiaziizpaazhe2991
@apdiaziizpaazhe2991 Жыл бұрын
💯Zax waaye lakin hapluhu izu mid maha😂
@triplec2121
@triplec2121 Жыл бұрын
Nio markaan wareero muqaladaada kunafisa keep up ✅❤️
@maandeeq12
@maandeeq12 Жыл бұрын
WLL ALLE HKUU RUMEEYO RIYADAADA PLZ IISO RAAC SUBSCRIBE PLZ TNX 😭🙏
@sugaalchannel6722
@sugaalchannel6722 Жыл бұрын
Zki binu haje nin wax badan fahasan keep going sxp inta tagerashada ah love sara❤️pinku waa odsi wasiir🥰🙏
@maandeeq12
@maandeeq12 Жыл бұрын
WLL ALLE HKUU RUMEEYO RIYADAADA PLZ IISO RAAC SUBSCRIBE PLZ TNX 😭🙏
@faadumomaxamed4159
@faadumomaxamed4159 Жыл бұрын
Mahadsanid sida qurx da badan noogu soo gudbisey wasiir
@drsmaryan1418
@drsmaryan1418 Жыл бұрын
Waa sax ani ninkaan jclaa waan ka haray coz maslaxadeyda mel klaa ka arkay😂😂😂😂😂
@madarmahrez4978
@madarmahrez4978 Жыл бұрын
Zaki Bin Xaji Is The Top Ten Legends Of SoMaLia 👋🤍💙🇸🇴🇸🇴❤️
@abdalavlogs2610
@abdalavlogs2610 Жыл бұрын
Abdala Vlog waxa ad ka heelaysa muqalada travel Vlog ah fadlan igu so biir ado mahad San 🌎
@aliishaabdla6025
@aliishaabdla6025 Жыл бұрын
Waa Khalad.ubaal waxaah ah gabdha in ay dulqaataan😘😘😘😭😭
@sacdajaamac4104
@sacdajaamac4104 Жыл бұрын
Hablo badan oo nin ka ay lasocdeen mooyee nin kale lacag kagura oo u ah baby cash
@calixuseen9983
@calixuseen9983 Жыл бұрын
Waaa sax leee wax jaceyladhahaa majiraan ee wax maslaxad ladha Haa jirta
@samaanabdiqani4775
@samaanabdiqani4775 Жыл бұрын
Kkkkkkk waa kaa qabnaa waziir kip going
@user-vu7zl3ts5v
@user-vu7zl3ts5v Жыл бұрын
انا ضحكت من قلبي الله يسعدك ويحفظك وخليك
@rahaabdi3698
@rahaabdi3698 Жыл бұрын
حيابك اختي+كنت متوقعةة لوحدي عيال عصير و اتابع السوشيال ميديا الصومالي ، حياك ❤️❤️🤗🤗🤗.
@user-vu7zl3ts5v
@user-vu7zl3ts5v Жыл бұрын
@@rahaabdi3698 ي قلبي الله حيك ويسعدك ☺️☺️☺️
@ahmed_muniir
@ahmed_muniir Жыл бұрын
The majeerteen one 😂😂😂
@maandeeq12
@maandeeq12 Жыл бұрын
WLL ALLE HKUU RUMEEYO RIYADAADA PLZ IISO RAAC SUBSCRIBE PLZ TNX 😭🙏 ii
@ccaziizaxmed6637
@ccaziizaxmed6637 Жыл бұрын
Muzharax burka ta wax ka raadizey Wey iimaan la'day😂😂
@asmaryare2590
@asmaryare2590 Жыл бұрын
Wazir aniga waxa iga qosliyay burka iyo qolada kale ee no comant
@rahmahassan3398
@rahmahassan3398 Жыл бұрын
Saraakiisha from Jigjiga wasiir legend 💪
@xamsetoni7352
@xamsetoni7352 Жыл бұрын
Wa xage 🤣 xafada
@maandeeq12
@maandeeq12 Жыл бұрын
@@xamsetoni7352 WLL ALLE HKUU RUMEEYO RIYADAADA PLZ IISO RAAC SUBSCRIBE PLZ TNX 😭🙏
@habsamouse5994
@habsamouse5994 Жыл бұрын
Wlhi buska xfada sheekh cali ayaa saaran waa qosolay dadkii oo isoo eegaya ayaa arkay🤣🤣🤣🤣
@oglogistics6842
@oglogistics6842 Жыл бұрын
Waa sax. Xiriir walba dan iyo maslaxo labada qof isu keenta ayuu ku salaysanyahay. Dantaasi mid dhaqaalay noqon kartaa, mid jinsi bay noqon kartaa Mid emotional ama nafsi ah bay noqon kartaa iyo wixii lamida
@usaamenuur2003
@usaamenuur2003 Жыл бұрын
Waaaa sax arinkaaaa sxb ....Maslaxadeeda meshay ka aragto pay aaaadaaa
@iprahimsaciiddaahir6913
@iprahimsaciiddaahir6913 Жыл бұрын
Waziiir hampalyada team 27 kaama heyno✊️✊️
@maandeeq12
@maandeeq12 Жыл бұрын
WLL ALLE HKUU RUMEEYO RIYADAADA PLZ IISO RAAC SUBSCRIBE PLZ TNX 😭🙏
@samsammaxamed2279
@samsammaxamed2279 Жыл бұрын
Wasiir wiilkaan waa naqaana Gabadha layfka kula jirta waa walaashii ma aha xaas kiisii Xafladana waxaa loogu dhigay Jaamac buu uqabanayaa Etoobiya
@housseinali9505
@housseinali9505 Жыл бұрын
Aaar sxb allahaa alla ma yahay kareeb meesha socdaal 😂😂
@ahmedaamiin8669
@ahmedaamiin8669 Жыл бұрын
Ar socdaaal sida loo galey baa beerku igu casaadey🤣🤣🤣🤣🖖 sax maahan hadalkaasi qofba fikrad buu nolosha ku cabiraa qofkstna xaladiisii meel lafdhiyaa 🖖👏
@Zaack-Traveler
@Zaack-Traveler Жыл бұрын
3:20 100% sax waye waziiir 😷😂
@maandeeq12
@maandeeq12 Жыл бұрын
WLL ALLE HKUU RUMEEYO RIYADAADA PLZ IISO RAAC SUBSCRIBE PLZ TNX 😭🙏
@hamdasamadudub7214
@hamdasamadudub7214 Жыл бұрын
Waa khalad wasiiir✌️✌️✌️ Hhhhh alla fartuun balbalaarka qosal mxuu iga soo doonty kulaaha Ninku turki maaha waa carap
@maandeeq12
@maandeeq12 Жыл бұрын
WLL ALLE HKUU RUMEEYO RIYADAADA PLZ IISO RAAC SUBSCRIBE PLZ TNX 😭🙏 33
@xamduushcabdisalaan2905
@xamduushcabdisalaan2905 Жыл бұрын
Waaaaa khalad Damarku waa naxariis ee daniiste maaha
@luqmaanlove3194
@luqmaanlove3194 Жыл бұрын
Waan Kusalamey WaZiirka Warbaahinta Qosolka Socda Ee Zaki BinHaajj
@malak4651
@malak4651 Жыл бұрын
sax waye aniga ahan jeclka hadan ka dhax arkey nin dan teyda oo aan ka arko mel kale haleygu eego mesha kale 🤣🤣🤣🤣🤣
@user-wv5ce8se7z
@user-wv5ce8se7z 5 ай бұрын
Waa sax adba wad ogtahy sxb
@jemalhertah2610
@jemalhertah2610 Жыл бұрын
socdaal wlhi ninkaz zaan ugu qoslay😂
@samiahabdirahman3298
@samiahabdirahman3298 Жыл бұрын
walahi socdal kal iyo lab ban uqoslay sidu uyiri🤣🤣🤣
@honabdirahman3171
@honabdirahman3171 Жыл бұрын
Wasiir Waa sax Sababtoo ah Dumarku waxay Mar walba Eegtaan Maskaxdooda Lkn Adiga Iyo Du Ilahay Ha isku kiin Barakeeyo👋🙏🙏🙏🙏
@karimahmed8458
@karimahmed8458 Жыл бұрын
Maslaxadu markasta ma nqon karto mid melkale uu ka radinayo qofku balse maslaxada dhabta ah waa tan an weliged kaga dhamanen hal qof sidi hoyada oo kale waana jaceyl FULL RESPECT WAZIIR
@abdirshiidmaxamed6730
@abdirshiidmaxamed6730 Жыл бұрын
Allah yaraxma Yartu Abdilaahi yusuf..bey u jeedey. Said walaahi.Uk joogta waabey dedaashey iga walee
@kingmkpoi9818
@kingmkpoi9818 Жыл бұрын
Wasiir xaley waxaan ku riyodey adigo 1m galey 🆎️✌🏽
@marynyuusu9305
@marynyuusu9305 Жыл бұрын
Musharax burka xaliya macalinkisa ah🤣🤣🤣🤣
@xassanmahamed8009
@xassanmahamed8009 Жыл бұрын
Sarakisha waxan Idin ka codsana in aan maqayedena one million aan garsino wana iga codsi 🥰🥰
@abdikanikb4286
@abdikanikb4286 Жыл бұрын
Waziir hanbalyadi Azad hagio meeday nagaga soo dhakhso 🥳💥🥰❣️
@mohamet_kenyawi618
@mohamet_kenyawi618 Жыл бұрын
The majerten one igagadan wllh
@cadeeiba2864
@cadeeiba2864 Жыл бұрын
Waxan ku rajeyna qofkii 3aad o 1m come soon inaad ku garto in sha Allah
@roodayusuf8456
@roodayusuf8456 Жыл бұрын
Haa wasiir sax waye meesha maslaxadayadu jirto firinaa astaqfurulh🤔🤭🤣
@khadraabukar8009
@khadraabukar8009 Жыл бұрын
Videoga igu qosolka badaney an daawado kan waya runti so funny
@MaanAli11
@MaanAli11 Жыл бұрын
Waa sax waa wax jirah 🤔
@elcosoble47
@elcosoble47 Жыл бұрын
Wax jaceyl layirahdo majiraaan ninkaas waa saxan yhy 😅
@luqmaanlove3194
@luqmaanlove3194 Жыл бұрын
Qosol Badanaa Socdaal Oo Indhihiisa Wax laga Sheegay Hhhhhhh Deg Shuubaa Ku Dhashee Ku Lahaa
@calimarcellocalimarcello8085
@calimarcellocalimarcello8085 Жыл бұрын
Waa qalad sxb jacalkana waa wax jira waxdaneysi la yiraahdo majiraan
@bilecumar9641
@bilecumar9641 Жыл бұрын
Waa saxiiix Dumarku mar waliba waxa ay eegaan meesha ay maslaxadooda ka arkaayaan Even temporary haday tahay🙋🙋🙋🙋🙋🙋
@calicadofficial425
@calicadofficial425 Жыл бұрын
Waa sax sxb aniga araktidayda
@mohadigmo5166
@mohadigmo5166 Жыл бұрын
Absolutely sax weeye wiilka hadalkiisu
@cabdisalansaleban9263
@cabdisalansaleban9263 Жыл бұрын
Waa run wasiir wllhi
@abdirahmanahmed2592
@abdirahmanahmed2592 Жыл бұрын
Hadalkasi waa sax sxb inbadanbn arky
@faizafarhan8114
@faizafarhan8114 Жыл бұрын
Wazir I'm waiting ✋ 1M b4 yr ending 🥰 I'm willing to see 👀⁰
@dhego7216
@dhego7216 Жыл бұрын
Horey usoco bro wasiirka
@CASHARA8
@CASHARA8 Жыл бұрын
WAA SAX WAZIIR WAX JACEL LA DHAHAAYO MA JIRAAN
@hamsesmart8010
@hamsesmart8010 Жыл бұрын
waar wa sax ilahy amarki 🤣
Spot The Fake Animal For $10,000
00:40
MrBeast
Рет қаралды 195 МЛН
Best Toilet Gadgets and #Hacks you must try!!💩💩
00:49
Poly Holy Yow
Рет қаралды 22 МЛН
No empty
00:35
Mamasoboliha
Рет қаралды 10 МЛН
CHOCKY MILK.. 🤣 #shorts
00:20
Savage Vlogs
Рет қаралды 15 МЛН
WAXAN TAGAY MIYIGA SI AN USO ARKO NOLOSHA TAALA MIYIGA🌴😍
7:44
Spot The Fake Animal For $10,000
00:40
MrBeast
Рет қаралды 195 МЛН