MUUQAALDI UGU QOSOLKA & QARAAXADA BADNAA ASBUUCAN | FUNNY😅 + MUCJISOOYIN 😳 + QOSOL 🤣

  Рет қаралды 121,444

Zaki Bin Xaaji

Zaki Bin Xaaji

Жыл бұрын

Пікірлер: 308
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its Жыл бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋😥☝️
@mohamedhimilo6064
@mohamedhimilo6064 Жыл бұрын
Alhu masali cala muxamed wa cala ali muxamed...
@ibraahimmuusexasan4410
@ibraahimmuusexasan4410 Жыл бұрын
Salalaahu calayhiwasalam
@nuuxshey2687
@nuuxshey2687 Жыл бұрын
Scw
@ahmedozil-nj7rl
@ahmedozil-nj7rl Жыл бұрын
Scw ❤
@farduusxasan5073
@farduusxasan5073 Жыл бұрын
Salalaalhu caleyhi wasalam
@moha_ali_warsame
@moha_ali_warsame Жыл бұрын
The best person ever the most knowledge able and the most shine created prophet Muhammed Scw
@pilotgirl607
@pilotgirl607 Жыл бұрын
Adi video kasta andawado wakujirtaye adiye
@ooyaayeburhan4920
@ooyaayeburhan4920 Жыл бұрын
😮😅
@moha_ali_warsame
@moha_ali_warsame Жыл бұрын
aaway dadkii jeclah nabigeen Muhammad salahu caleyhi waslmo ❤🥰
@nuuxshey2687
@nuuxshey2687 Жыл бұрын
Scw
@AbdiraximAdan-tf2vr
@AbdiraximAdan-tf2vr Жыл бұрын
Scw
@shukriosman2864
@shukriosman2864 Жыл бұрын
❤❤❤ scw scw
@ikhlaasahmed4962
@ikhlaasahmed4962 Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw
@farduusxasan5073
@farduusxasan5073 Жыл бұрын
Salalaalhu caleyhi wasalam
@hayaathabiib9608
@hayaathabiib9608 Жыл бұрын
Filmkaas waa dhamaaday Happy group😂
@user-pz7yr8iq6y
@user-pz7yr8iq6y Жыл бұрын
Waziirka ari Maha gudaha sxb zaki Mar horaa ugu Shubi anigana codkii😅
@moha_ali_warsame
@moha_ali_warsame Жыл бұрын
Hadaa aragto magaca nabigeena Muxamad ﷺ ❤ ﷺ Like 👍 saar ❤SCW
@Mr.shiine
@Mr.shiine Жыл бұрын
Nabi Muxamed kusali kadibna like Saar qoraalkan
@Boqran5
@Boqran5 Жыл бұрын
Adoo kali aad ubixisey haduu naag kaa dawa keeno adilee maisyeelino nin mala weynaayo ee xubnihiina ilaashada gabdhoow 😂😂😂
@muudahir7081
@muudahir7081 Жыл бұрын
IAAMIN KILIDEYDA KUMA SINAYO haku tashan😂😂😂😂😂😂
@fardousmohamed8880
@fardousmohamed8880 Жыл бұрын
kili ciyar ciyaar ma gasho🙂👍
@haniqanichannel7027
@haniqanichannel7027 Жыл бұрын
Igu soo biir adoo mahadsan muraadkaga meeshuu jiraba allaha ka siiyee sharaf ayan idin hayaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@fathahkhatoumo1836
@fathahkhatoumo1836 Жыл бұрын
Maxaakuugu qoran baayo
@mastersorry
@mastersorry Жыл бұрын
Doyaar sxp qali
@haniqanichannel7027
@haniqanichannel7027 Жыл бұрын
@@fathahkhatoumo1836 ❤
@bardaaleabdi285
@bardaaleabdi285 Жыл бұрын
Woow mashaallah super vidéo fourn Djibouti 🇩🇯 bro
@bardaaleabdi285
@bardaaleabdi285 Жыл бұрын
Merci bro
@boqoradacommentska5812
@boqoradacommentska5812 Жыл бұрын
Maya uma bixin karo coz hal xaba ayaba hestaa alx isaga ayana rabay ba inuu tiisa ibaxsha lkn dr keyga ayaa dhahy halxaba wee heysan karta kaliya cafimadkeda ilaalso so hada maya lkn lacala hade tahy haa oo kun mar ah❤
@King_4_xaasle
@King_4_xaasle Жыл бұрын
Waziirka adoo naag cadaan dheylo ah aroosty ku riyooday oo mareekan joogti😂😂😂😂
@jowharmedia5378
@jowharmedia5378 Жыл бұрын
War hedhe dumashi kaxishoo 😂
@King_4_xaasle
@King_4_xaasle Жыл бұрын
@@jowharmedia5378 waa runtey😂
@siazon7701
@siazon7701 Жыл бұрын
Kolay anigu walaalkay waan ubixinlahaa nin kayga umabaxsheen Waaba isagoo kalidaada wata naagkale hakuguursado🚷🚫❌
@fadumaahmed1264
@fadumaahmed1264 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂
@cabdiraxmanmaxamad5075
@cabdiraxmanmaxamad5075 Жыл бұрын
Maya la idiin iskumahalenkaro xalimoyin😂😂😂😂😂😂
@arizaaqahmed1110
@arizaaqahmed1110 Жыл бұрын
Muqal walba oo aad so dhgtd waa ku qoslaaa bee sxb zaki 😂😂😂kee dortaaaa
@mandaweyemohan
@mandaweyemohan Жыл бұрын
The real goat of social media zaki binu xaji Waa kuwataa taliye from Ethiopia Special filtu 🎉❤
@qadrawi419
@qadrawi419 Жыл бұрын
viva waziirka wan ku tagera ✍️👍👍
@husseinahmedali2879
@husseinahmedali2879 Жыл бұрын
Keep going my pro 👍
@shariqashidan145
@shariqashidan145 Жыл бұрын
Ilaahey baa igu og inaan Ninkeyga Ubixin lahaa kilida hadaban bad baadin karo Naftiisa waayo noloshiisa ayaaba iimihiima ani
@mukhtaromar4890
@mukhtaromar4890 Жыл бұрын
Waka boqorad wad jirta waxa tahay xalimo xalal ah
@jamelio8766
@jamelio8766 Жыл бұрын
Waziir anu kuma wato nio imika wxii ka dambeeya waayo anigoo macaan sanaya ayuu dhamaanayaa vidioogu malmahn dambe markaa soo badi 😂😂😂
@user-xw9ct2qh3b
@user-xw9ct2qh3b Жыл бұрын
Team wasiirka cadde 😊ismuujiya
@xasanAadan19
@xasanAadan19 Жыл бұрын
Kusaliya nabi muxamed
@queenruun9709
@queenruun9709 Жыл бұрын
Waziirka faxfax aan nala sogashay emotional na wanooga baxday se cml 😳
@electronicparacticsengshek6488
@electronicparacticsengshek6488 Жыл бұрын
The best person ever the most knowledgeable and profet Muhammad SCW ❤️❤️🥰💖💕💕💘💕
@abdifitaahselebaan4089
@abdifitaahselebaan4089 Жыл бұрын
Salalahu calayhi wasalam ❤️ ♥️
@jok-manhb9610
@jok-manhb9610 Жыл бұрын
Zaki binu xaaji waziirkena salan sare libaax muqaladada wa ki iga gaaray 34 min micnaha saa'id ula socdaa niyahow horay usoco legendary from Djibouti 🇩🇯
@realALEIN
@realALEIN Жыл бұрын
Videoga carabta mar hore waye nio😂😂❤
@mohagaaz6729
@mohagaaz6729 Жыл бұрын
Happy beer naxda maba lahan sxby horay jawabta ula soboday
@inamohamout
@inamohamout Жыл бұрын
Waa ku salameyy wasiirkena 🎉❤
@ikrannaasir6420
@ikrannaasir6420 Жыл бұрын
Horay usoco wllkay❤😂😂
@Abdulmohamett
@Abdulmohamett Жыл бұрын
Iga daa cayarta 😂 wow 😯 omg 😱 iihi le dhahosa 😂😂😂 👋waziir reaction-kaga waaN ku qiroday 😂😂
@AhmedMohamed-yy6kb
@AhmedMohamed-yy6kb Жыл бұрын
Sxb zaki waxan ka codsana intaa yar ee hessta halka daben ka sartaay mar walbo so sar libaax Intaa igu raacsan like sara👍
@mazlahIilow
@mazlahIilow Жыл бұрын
Caalam galaynaa soomaalida ka dhax baxeynaa wasiir soomaalia caalaamka ma kamid aha miyaa 😂😂🤣
@dagandaacad5812
@dagandaacad5812 Жыл бұрын
Waa su'aal aan in badan iswaydiinayay Soomaali African iskuma tiriyaan caalamka kalana iskuma tiriyaan saa annagu yaan nahay? Halkesa ka tirsanahay? Qabwaynidena caalamka aynaga saartay😅
@aasiahassan7586
@aasiahassan7586 Жыл бұрын
Zaki keep going 💕💕 waad kawadata sanadkaan
@jabirjey6171
@jabirjey6171 Жыл бұрын
Waziirka waan ku salaamey
@barlinosmaan545
@barlinosmaan545 Жыл бұрын
😂😂 wasiirka gabdha willka kudaadisay ayaan kuhaystaa
@Shaam-mc
@Shaam-mc Жыл бұрын
Wasiir bananka buuq baaa naga soo gaadhaye😂😂😂😂background kaaa 😂😂😂😂
@sifoon_guure
@sifoon_guure Жыл бұрын
Mudankiisaya marsiisay😂she felt what she would feel😮
@fatimaabdirizak2117
@fatimaabdirizak2117 Жыл бұрын
Wlhi habi waa geesiyad waan taageersanahay❤
@nashaadfarhaan8227
@nashaadfarhaan8227 Жыл бұрын
@saki binu xaaji adi maalmahan gabdhaha negativekooda aadba soo aruurisaa😅😅 waan arkaa
@liyooalisheqdoon1686
@liyooalisheqdoon1686 Жыл бұрын
Adoo beebi kaash ah markaa romaantik iska dhigto saan lee waaye😅😅
@sakariyejeego4313
@sakariyejeego4313 Жыл бұрын
Haa waa maqli jirtay😂😂
@ibrahimfaarax2196
@ibrahimfaarax2196 Жыл бұрын
Come soon 600k
@cabdiraxmanmaxamad5075
@cabdiraxmanmaxamad5075 Жыл бұрын
Yaan la iskuhalenaa hee😅😅😅
@ima6751
@ima6751 Жыл бұрын
Happy group ❤
@maryanmaxamed7487
@maryanmaxamed7487 Жыл бұрын
Allow unaxariiso intii dhimatey😭Happy 6jun tolkeygii 🇦🇿🩸❤️😢
@user-xt1sq7lw4q
@user-xt1sq7lw4q Жыл бұрын
AAMIIN AAMIIN YAARABI 🤲 🤲🤲😥😭😭
@sharmakemaxamed6161
@sharmakemaxamed6161 Жыл бұрын
wasirka waku salamay❤🙌🙌🙌
@ayanlemaxamed-is1vv
@ayanlemaxamed-is1vv Жыл бұрын
Keep going 💪
@cudoonofficial6923
@cudoonofficial6923 Жыл бұрын
Baadiyana ma joogo balaayanq ma marsado ilaah amarkii waaba ku foolxumaadaa makeupka😂😂😂
@hamdacayr2197
@hamdacayr2197 Жыл бұрын
Zakiyow nin lagu daadinayo ma arki kartit 😂😂😂😂😂😂
@Hanadcade9956
@Hanadcade9956 Жыл бұрын
wasiir adeerki waye dhiiqada iska ilaali😂
@sharmaarkecawke8238
@sharmaarkecawke8238 Жыл бұрын
Zaki bin xaaji one of the best somali youtuber
@qeysabukar317
@qeysabukar317 Жыл бұрын
waaba hadaan xaliimo kuuseey Romantic iskaga dhigo hhhhh
@abdullahixaashifaarax2284
@abdullahixaashifaarax2284 Жыл бұрын
Big legend zaki bini xaaji
@ahmedmursal1516
@ahmedmursal1516 Жыл бұрын
Wazir wan salamaya ❤
@zakariyesaid6234
@zakariyesaid6234 Жыл бұрын
Intimate ciyaal xamar eh oo jaceyl romantic so maraY love isaara🤩
@Siciid_maxamad
@Siciid_maxamad Жыл бұрын
Kkkkkk kkkkWasiir warka cadeeh Yaa la jirtaa
@user-cv6pj4fw9m
@user-cv6pj4fw9m Жыл бұрын
Waziir wan ku salamay 🥰
@sundusmohamed8862
@sundusmohamed8862 Жыл бұрын
Waan ku salaamay waziir
@dhaxalhooyo
@dhaxalhooyo Жыл бұрын
Alla gabadha qalbigeey ka hadashay 😎
@GULLEDSWGGY
@GULLEDSWGGY Жыл бұрын
Sxp zakiyow wey nugu dhacadey xabadas 🤜🏿🤛🏿😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@Qisooyinka878
@Qisooyinka878 Жыл бұрын
Ninka rGaa suuro looguma talagalin😅😅
@abdiqadirmacalin312
@abdiqadirmacalin312 Жыл бұрын
Mahadsanid garaad
@naleycadey9610
@naleycadey9610 Жыл бұрын
Wasiir fariin ayaa diree ma is dhahday
@cristianoronaldobigfan
@cristianoronaldobigfan Жыл бұрын
Wa mid kamida sarakisha zaki please love sar comentkeyga
@mohamedilyaas9264
@mohamedilyaas9264 Жыл бұрын
Ar waziir daqiiqadaha soo badi
@ckariimadoshhande8548
@ckariimadoshhande8548 Жыл бұрын
Waziir barnaamijkii Emotional damage yadii waad Naga ilawdee soo samee I.a
@fooseycaddow3775
@fooseycaddow3775 Жыл бұрын
Wasiir sabarka badi hee😅😅😅😅😅
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax Жыл бұрын
Waxaan ahay kooxda boqorada stylka❤❤❤
@MohamedOsman-dt6lj
@MohamedOsman-dt6lj Жыл бұрын
First comment wazirka❤🎉 0:27
@user-gl8mh9od6p
@user-gl8mh9od6p Жыл бұрын
Wasiir muqaalada noo Soo badi
@cazamziyech22
@cazamziyech22 Жыл бұрын
Waziir wan ku salamay zxp
@ashaibrahim3312
@ashaibrahim3312 Жыл бұрын
aniga waxan la jira habi ❤❤❤❤❤
@maxamedabdirahmanmaxamed9964
@maxamedabdirahmanmaxamed9964 Жыл бұрын
Waar nio sakiyoow bage facebook oo uu ku qoranyahay najib alfa sawirkisuna saran yhay ma adiga leh nio marka youtube so dhigto facekana wa la so dhigaye😮❤. Jawab ban ka sugaya sxp wana kgu xidhanehe la soco ya😂
@user-kt8nc5rz4l
@user-kt8nc5rz4l Жыл бұрын
Zaki binu xaaji. Iga daaa ciyaarta iga gadan 😂😂😂😂😂
@caasha_cadow
@caasha_cadow Жыл бұрын
Waan ubixin lahaa😂😂😂😂
@Ciyaal.casiir
@Ciyaal.casiir Жыл бұрын
KU SALIYA RASULKEN MAXAMMED SCW NNK❤❤❤
@MaxamedIbrahim4669
@MaxamedIbrahim4669 Жыл бұрын
🤣🤩😍😮Masha allah👌👍🥰👏💯
@yoonismoha6535
@yoonismoha6535 Жыл бұрын
Saki bin xaaji sxb mcn omowshinal damegekii kusoo celi sxb😂😂
@ShamsoAli-gg2jx
@ShamsoAli-gg2jx Жыл бұрын
Xafiirka sidan gabar u gashay wa ku farxay😂😂😂😂 xaliimo wa ku wataa🫡
@Mr_Shafkaa
@Mr_Shafkaa Жыл бұрын
Xalimo 11 pro max waji malahan wasiir 😂
@apdinazir9146
@apdinazir9146 Жыл бұрын
Viva Zaki Binu Xaaji 🐐 Muhiimada Wa Salaada❤
@ahmedaaden3876
@ahmedaaden3876 Жыл бұрын
Aragtida dad weynahu aawey wasiir 😂
@zekariazamier
@zekariazamier Жыл бұрын
Zaki binu Xaji Adeer Emotional damage KamaaHayne lipaaH ❤
@Queen_123-r5g
@Queen_123-r5g Жыл бұрын
Last vedio qosol waye 😂💔😢
@AbdiqaniJama-ue8yc
@AbdiqaniJama-ue8yc Жыл бұрын
Masha allaha sxp igu qali Zaki alx maaha malamahana tilafaka ayaa ikaxuma ee halake waxaa kumarayana sxp
@AnasJojo27
@AnasJojo27 Жыл бұрын
Gabar somali eh oo romanti malahan
@user-fr9ur8lb7h
@user-fr9ur8lb7h Жыл бұрын
Boqodara guulyeso
@AbdirahmaanAbdirahmaan-mo6ns
@AbdirahmaanAbdirahmaan-mo6ns Жыл бұрын
Zaki bin xaaji legend 🥰🤙
@yuusufhasan7378
@yuusufhasan7378 Жыл бұрын
Jileeca iga daa🤣
@hoodocisman6947
@hoodocisman6947 Жыл бұрын
Wasiirka arimah gudaha zhp zaki ani mar hore ku shubey liket 😅😅❤
@adensharif26
@adensharif26 Жыл бұрын
Asc setahay haye
@quenwafa7790
@quenwafa7790 Жыл бұрын
Happy la jira ani 🤷‍♀️
@user-wp2pn8ps1e
@user-wp2pn8ps1e Жыл бұрын
First one 😂😂😂😂
@AmalisxaaqXasan-it4uq
@AmalisxaaqXasan-it4uq Жыл бұрын
Saki binu xaji waxa ahay tagerahaga one
@ayannuure7121
@ayannuure7121 Жыл бұрын
Hhhh walhi waxaaan ku Qosly Atriishada Ninka Qacda😭 ka yeersiidy🤣🤣🤣
@khadra27day12
@khadra27day12 Жыл бұрын
Weligaa qof kula mida haw calaacalin iminka calooshiisii oo dhan buu banaanka keenay waana lagu yaacay😢😢😢😢
@Zaacid
@Zaacid Жыл бұрын
Jah Raaliyo waa gabdhaha abgaal
Smart Sigma Kid #funny #sigma #memes
00:26
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 8 МЛН
Sigma girl and soap bubbles by Secret Vlog
00:37
Secret Vlog
Рет қаралды 15 МЛН
IQ Level: 10000
00:10
Younes Zarou
Рет қаралды 12 МЛН
Slow motion boy #shorts by Tsuriki Show
00:14
Tsuriki Show
Рет қаралды 10 МЛН
HADAAWANIN HADAAD ASAD HAJIO NECEBTAHAY .
9:15
Mohd Islam 2
Рет қаралды 122
Smart Sigma Kid #funny #sigma #memes
00:26
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 8 МЛН