“Muuse Biixiyow taladii Dalka waad ku fashilantay ee si sharaf leh iskaga wareeji”Muj Aadan Ruush

  Рет қаралды 39,122

MM Somali TV

MM Somali TV

2 ай бұрын

Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Пікірлер: 268
@marikafarah761
@marikafarah761 2 ай бұрын
Mismulah Adan ruush wa ragii duriyada in ta kanool ciimrigaa Allah haw barakeeyo
@husseinaden7560
@husseinaden7560 2 ай бұрын
Muse haduu xataa guulaysto,waa nin seexday oo soo kacay un
@fowsiyofarax6316
@fowsiyofarax6316 2 ай бұрын
Ilaahayow Muuse wadanka iyo dadkaba ka qabo oo ha nagu soo celin adigaa qaadiree Aamiin yaarabi
@Dalkiiuhiiliye
@Dalkiiuhiiliye 2 ай бұрын
Wu mahadsanyahay aadan ruush sidu xaqiiqada ugu sheegay muse
@Dalkiiuhiiliye
@Dalkiiuhiiliye 2 ай бұрын
Luqmaanow qofkad waraysanayso hadalka ka sug fadlan mahadsanid
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 2 ай бұрын
Mbc mar kale
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 2 ай бұрын
Bacaaac bacaaaac beeenaale
@engaweyslabaraad313
@engaweyslabaraad313 2 ай бұрын
Wacdi ayuu jeediyey muj adan rush Allah haku anfaco
@Keysek
@Keysek 2 ай бұрын
ALLAH CAAFIMAD IYO CIMRI DHEER HAKU ZIYADIYO ADER
@user-jw4wr7fm2z
@user-jw4wr7fm2z 2 ай бұрын
Adeer cimriga Alle ha kuu dheereeyo waa raga badbaadin kara Somaliland 👏👏👏👏🌹🌹🌹 inshallaahu Kulmiye soo noqonmayo
@HasanhuseinAhmed-xp8if
@HasanhuseinAhmed-xp8if 2 ай бұрын
WAXBAA BAALAHAYGA YAACAX WAXBAA BAALAHAYGA YAACAY WAXBAA BAALAHAYGA YAACAY. GOOJACADDE MUUSAA XOREEYEY MUUSAA XOREEYEY MUUSAA XOREEYEY.
@asiyahmed-cs3ft
@asiyahmed-cs3ft 2 ай бұрын
Inshallah kulmiye waa soo noqonay ,hadii aadan ruush xirsi iibsaday ,anaga namuu iibsan ,7sano ayuu dadkan iyo dalkan dhibatadiisa ka shaqaynayey ,ina khaliif soo noqon mayo ,viva somaliland, cadowga ilahay ha jabiyo iyo wixii ay iibsadeen ,ictisaam, qaar ka mid ah golaha wakiikada
@munaboreeqa2542
@munaboreeqa2542 2 ай бұрын
Mashaallaah walhi wad talisey adaan ruush Somalian ha qadato taaladasi
@barwaaqo1amiin954
@barwaaqo1amiin954 2 ай бұрын
Maasha Allaah, Tabaaraka Allaah waa ruug cadaa wax kasta si cad uga hadlay, waana talo nin weyn. Illaahay ha ilaaliyo Aadan.
@abdigah5364
@abdigah5364 2 ай бұрын
Rabbi ha ku anfaco Somaliland talada iyo waanada muj Aden Ruush isagana ha ka abaamariyo وبالله التوفيق
@abdirazakmahamoud2829
@abdirazakmahamoud2829 2 ай бұрын
Walaalkaa u hiili haduu gardaranyahay iyo hadii laga gardaranyahayba, waa tan oo kale.
@Maankalkaaliye
@Maankalkaaliye 2 ай бұрын
Mujahid Adeero Adan Ruush Allah yaxfiduka Illahay haku barakeeyo Madexweyne Muuse kii qaata haka yeelo
@xanaanyuusuf5406
@xanaanyuusuf5406 2 ай бұрын
Adeero qacliga ilaahay ha ku barakeeyo wa talafiican
@1lookmanlook
@1lookmanlook 2 ай бұрын
Thank you adeer ❤🙌
@Jibriil571
@Jibriil571 2 ай бұрын
Hadal nin wayn weeyi wale bile !! Ciyaalna loo sheegi maayo NO COMMENT !!
@fowsiyofarax6316
@fowsiyofarax6316 2 ай бұрын
Ilaahayow emarat itoobiya iyo Muuse biixi naga soo gaadh Aamiin
@AbdiladifMohamed-fg5gv
@AbdiladifMohamed-fg5gv 2 ай бұрын
@asiyahmed-cs3ft
@asiyahmed-cs3ft 2 ай бұрын
Allahayow dadka jahilinta naga qabo oon dadka iyo dalka dantiisa garanayn
@hassanbogore996
@hassanbogore996 2 ай бұрын
Abti Allah ha ku xafido
@user-em6ru4uc2h
@user-em6ru4uc2h 2 ай бұрын
Run baad sheegtay.
@yaxyeqaasim4851
@yaxyeqaasim4851 2 ай бұрын
Mansha allah
@user-ud6fs8ut7z
@user-ud6fs8ut7z 2 ай бұрын
Maashallah Ilaahay haku xifdiyo mujaahid 👏👏👏👏👏👏👏❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@adnankafi4035
@adnankafi4035 2 ай бұрын
MUUSOW, SAMAALE KU WAREEJI XUSBIGA❤
@aliedan5548
@aliedan5548 2 ай бұрын
❤Adam Ruush waxa u sheegayaa waxa jira laakin dalka somaliland mahayo waxa u taliyah 7:10
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 2 ай бұрын
Adan Ruush dad badan ayaa moodayay in uu fahansanyay meesha Somaliland ku socoto. Adan Ruush ma fahansana waxa uu ku hadlyo
@zackbah7584
@zackbah7584 2 ай бұрын
Qofka ila 1960 soo taagna oo taariikh walba soo joogay baad leedahay ma garanayo meesha somaliland laga keenay. Mucarad wa la noqda laakin mujahidinta ixtiraam
@MohamedHassan-ly5he
@MohamedHassan-ly5he 2 ай бұрын
Dameer baad tahay aan Ruush aqoon, oo dhiiga dadka lagu koriyay. Muse ayaad naf moodaysaa.
@KING_ZACK_275
@KING_ZACK_275 2 ай бұрын
Muj aadan ruush wax badanbuu fahansanyahay
@alinuromer5876
@alinuromer5876 2 ай бұрын
❤ Mansha Allah Hambalyo Somaliland Horaa Loo Soconayaa Insha Allah ❤
@mahadmahamoud5261
@mahadmahamoud5261 2 ай бұрын
Muuse Dalkii Soomaaliyeed buu Itoobiya ka iibiyey. Waa basaas Itoobiya u adeega.
@omaromar-mc9vi
@omaromar-mc9vi 2 ай бұрын
Scwb adeer xagii ilahay ku naqoo waxaan kabax
@ismaelhassan5848
@ismaelhassan5848 2 ай бұрын
Thanks mujaahid
@khalidkilas.6552
@khalidkilas.6552 2 ай бұрын
HADAL WAAD DHAMEYSAY ADEER MACAAN HADEY WAX MAQLAYAAN UMMADAN HABAARKU KU DHACEY EE QABIILKU Naafeeyay Garashadedii iyo garaadkeediiba.
@Jscali263
@Jscali263 2 ай бұрын
Waar odaygu mujaahidku waa siyaasi ruug cadaa oo wayn oo caqli waanagsan cimriga iyo caafimadka alla hakuu barakeeyo
@ashanor8035
@ashanor8035 2 ай бұрын
Ninkani runbadanaa libaax libaax dhalay Alaaha hakuxiftiyo aamiiin
@bashirkhairdon2294
@bashirkhairdon2294 2 ай бұрын
Aadan rush mahadsanid
@maftuuxmediapro3626
@maftuuxmediapro3626 2 ай бұрын
Dadkii caadiga ahaa waa kuwaa nin caqli.badan sidii saxda ahayda uhadlay weeye oday aadan ruush alle cimriga iyo cafimadkaba hakuu barakeeyo hadalka wanaagsani waa kaas
@ibnubacays8063
@ibnubacays8063 2 ай бұрын
Illahay muuse hayna dhaafiyo si nabada
@abdoulkadermohamed307
@abdoulkadermohamed307 2 ай бұрын
ALLAHU AKBAR walee hadduu jiro qof Caqli lihi waa odaygan, haduu muuse wax ka qaadanaayo
@user-xv1ci5rn4d
@user-xv1ci5rn4d 2 ай бұрын
Mm tv waa xuma ka talis
@maxamedabwaan2673
@maxamedabwaan2673 2 ай бұрын
Muuse fadalweyne reer sland marabaan ninka wadanka ceebeeyay ciidankii cadawga u jabiyay waayo isagaa dagaal u diiday
@1962yusuf
@1962yusuf 2 ай бұрын
Mujaahidku runtii-oo-qalalan ayuu sheegay. Asc
@abdulraven4970
@abdulraven4970 2 ай бұрын
Waa odsyaasha faro ku diriska ah ee caqliga la haa ka hadhay ilaah cimriga iyo caafimaadka hakuu saa idiyo waa talo fiican
@sahradhoolchannel8657
@sahradhoolchannel8657 2 ай бұрын
Allow muuse sinabada noo dhaafi yaa allaah
@abdirahmanibrahim8416
@abdirahmanibrahim8416 2 ай бұрын
Waa qoloma
@mohamedapdirahman2579
@mohamedapdirahman2579 2 ай бұрын
This is really wlhy muze waxba kuma hayo mezha
@cabdininwanaagsan3827
@cabdininwanaagsan3827 2 ай бұрын
Xaasidnimo cida u aabo u ah wad taqanan
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 2 ай бұрын
Waliba inu is casilo iyaay ahayd wayo wadnka jabhado iya ka dilacay waxa dhiman inay aawdal iyo marodi jeex iyo saxil ka dilacan iyuba uu dhiman
@ibrahinkahin35
@ibrahinkahin35 2 ай бұрын
Qofku Marka uu XaLaaL Cun Yahay Waa Sidaa , RUN SHEEG ALLOW CIMRIGA KU DHEEREE
@user-xv1ci5rn4d
@user-xv1ci5rn4d 2 ай бұрын
Adaa yidhi
@baashe09
@baashe09 2 ай бұрын
Muj.Aadan Ruush oo ku Danbeeyay Af Miishaar Sacad Muuse ah Muj Muuse ha jiro oo Joogo
@macsuunalle7242
@macsuunalle7242 2 ай бұрын
Xaqiiqada miyaad dhibsatay
@muusemohamed5472
@muusemohamed5472 2 ай бұрын
Ilaahay haynagu anfaco ducadaa adeer aadan ruush
@MARKAATIGA
@MARKAATIGA 2 ай бұрын
Wariyaha waa doqon SNM WAA SOMALI NATIONAL MOVEMENT OO AH ururuka dhaqdhaqaaqa soomaaliyeed ee may jirin wax la yiraah somaliland .umada ha marin habaabin
@mohamedindho1
@mohamedindho1 2 ай бұрын
Cabdirisaaq Gambayare ayaan daawaday wuxuu qiray in SNM aanay go'aansan in la go'o.
@abdihoori4524
@abdihoori4524 2 ай бұрын
Odagu awalba wadani bu aha adeer dorashada soon gal kulmiye Wali wata
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 2 ай бұрын
Ruush muu fahmin meesha Somaliland ka timid iyo meesha lagu socdo.
@mohamedelbaaruudi54
@mohamedelbaaruudi54 2 ай бұрын
Qac 😂😂😂
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 2 ай бұрын
snm baay ka timi waxayna kusoco Somaliya
@mukhtaarmaxamed8526
@mukhtaarmaxamed8526 2 ай бұрын
​@@Jaalejaale12hooyadaa bay ku socotaa
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 2 ай бұрын
@@mukhtaarmaxamed8526 in caytamay waa nin aan xujo hayan hhhhhhhhh
@hassankainan9511
@hassankainan9511 2 ай бұрын
#Weriyuhu Ma Cabsanayaa mise Xirfad yaribaa heysaa? #Barnaamijka inuu Daadihiyo dhnacyadana Miisaamo Sow may Aheyn?
@aamohamed5102
@aamohamed5102 2 ай бұрын
Aadan Ruush waa qof wayn oo imika xisku caadi maahayn Xisbigii UDUB Dabadeed. Maskaxdu caadi may ahayn.
@Dalkiiuhiiliye
@Dalkiiuhiiliye 2 ай бұрын
Kii runta idiin sheegaba inad caydaan wa caadadiin 😂😂
@sulemanali2019
@sulemanali2019 2 ай бұрын
Aadan ruush hooyadii baa nin dhashay, ina cabdidameerna la baryi maayo ee khasab ayaa loo bedeli
@AbdirahmanMohamed-hm8nd
@AbdirahmanMohamed-hm8nd 2 ай бұрын
​@@Dalkiiuhiiliye ader maxa kagaley adigo somaliland kaah dheexbaxa
@HasanhuseinAhmed-xp8if
@HasanhuseinAhmed-xp8if 2 ай бұрын
KALMAD AYAA MASKAXDAYDU HURTII KAMAY FAKIRIN... MAXAMED KAAHIN KII AAN AQAANAY MA AHA!!!! M. KAHIN WAA LAYSKA QABOOJIYAY.....
@Abdulrahman-xv2uf
@Abdulrahman-xv2uf 2 ай бұрын
Waa iyagii kuwii gudaha hush Hooyadaa usheeg beenaale qabyaaladii oo qof ah alle ku cadaab.
@ahmedanshur4705
@ahmedanshur4705 2 ай бұрын
Culimadu ha dhahaan dadku ha doortaan ciidii ihaanada ka ilaalineysa towxiidka calanka ku qoran.
@sabahhussein3184
@sabahhussein3184 2 ай бұрын
Cajiib Cajiib umad Islam ah oo lugaha is wada heysata nifaaqu (Munaafaq) Ilaahey wuu inooga digey
@abdishakuurjimcaale3155
@abdishakuurjimcaale3155 2 ай бұрын
Aaden Ruush mujaahid xafidakalahu Muuse ma halgankii baad isku soo Seegteena
@abdinasirmohamed4012
@abdinasirmohamed4012 2 ай бұрын
Siyaasi Aadan-Ruush hadal waa dhameeyay Somaliland bad baadadeedu waxa ay jirtaa Muse Bihi oo xilka wareejiya
@maxamedxuseen4049
@maxamedxuseen4049 2 ай бұрын
Gabiley wax hayska shaandheeyso oo muuse jeebkiisa haka baxdo.
@hasanyusufmohamed2524
@hasanyusufmohamed2524 2 ай бұрын
Aadan rush waa ayo
@taherjamac228
@taherjamac228 2 ай бұрын
Hadalka qofka u daa , adaa ka kharibaya odayga
@user-hb2en1pk5e
@user-hb2en1pk5e 2 ай бұрын
Anigoo ah tagere xisbiga waddani waxan leyahay wadanka eenaga leh ilahay Kii room ee inoo room ha inoogubdhiibo wadanka meel xun bu maraya eenaga Aya maato ah oo ku dulman Kii qabsadaba waa Kii kale dhalinta ha modowdo wadanka oromo baaba inagunhaysta oo badahena iyo dhulkena waa la damacsanayahy intaynu isku mashquulsanahay baa laymagu mashquulsanahay
@cabdiqadircali3239
@cabdiqadircali3239 2 ай бұрын
Kuwa soo qoraya wadanibaa cadow ah...walahi wadani ....haduu cadow yahay....lama wada joogeen ..oo intaa yaree maanta aynu ...haysano ma jirteen ..ee samirka iyo dulqadka ...iyo lexejeclada ..wadani ..waa ta maantaba ...lagu.fadhiyo...
@JamalAli-pz6kn
@JamalAli-pz6kn 2 ай бұрын
NIKA WAA HUWAN... YUSRA HARTI
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 2 ай бұрын
Labeeb people buule kaa xorayay
@amina34436
@amina34436 2 ай бұрын
Muse muse muse
@ibraahimmaxamed6352
@ibraahimmaxamed6352 2 ай бұрын
mujaahid aadan ruush waxa uu ka mid ahaa ragii laga jabiyay jeel mandheere isaga oo dil ku xukuman markii ay jeelka ka baxeen waxa ka xeeyay c/xakiim sumuni iyo nin aan ilmaadeer nahay oo la yidhaahdo ibraahim nuuriye oo hada miyi jooga waxayna kala talaaabeen xadka iyagoo nabad qaba
@JamalAli-pz6kn
@JamalAli-pz6kn 2 ай бұрын
REEL WADDANI WAA HUWANTA GUDAHE YUSRA HARTI...😢😢😢😢
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 2 ай бұрын
Labeeb baa tihiin makhnuudkii Ina askar ahaa labeeb yaa soo dayay
@mohmedmojesto4185
@mohmedmojesto4185 2 ай бұрын
Ragii somaliland usootalinjiray ee lagusoo caanamaalay waakuwaa ilaahay caafimaadka iyo caqligaba hakuu barakeeyo
@mukhtaarali2453
@mukhtaarali2453 2 ай бұрын
Kkkk waxa uu noqon jirey wasiirada gacan ku rimiska ah
@_faatax
@_faatax 2 ай бұрын
Aadan ruish inamaadu waa wada sirdoonka Somaliland
@mahameddeeq4005
@mahameddeeq4005 2 ай бұрын
Mujaahid Aadan ruush Waa Dadki Sida Dhabta ah Ay tahay In Mujaahid logu yeedho sababto ah Lexejeclo ayuu Dalka weli ka Qabaa maaha Sida muuse Oo aan kala Jeclayn inay maanta burburto iyo inkale
@nathra7351
@nathra7351 2 ай бұрын
Odeygani waa gx. Waana cadow. Cadowga somaliland weeyaan dagaalka gx baa galiyey hadaanu mbc joogina dalka waa laqabsan lahaa guuleyso ishalah
@amarefaysal1624
@amarefaysal1624 2 ай бұрын
Waa hadal meelo badan taabanaya waa intii caqliga lahayd ee SNM markii hore way nanacsiiyen snm intaanu niqiinaye
@bashirkhairdon2294
@bashirkhairdon2294 2 ай бұрын
Illaahow runta. Garansii reer somaliland wasiir hore wuu taliyay ee dhegesta
@danabguuled5491
@danabguuled5491 2 ай бұрын
Odeygan asaassqa a e biyo isku Dar saladii muxuu ahaa? Ma l'afa ruuguu Ka mid yahay
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 2 ай бұрын
Muuse waa oday faashil ah
@FaysaFaysa-ib8yz
@FaysaFaysa-ib8yz 2 ай бұрын
Waa run ee tanqaado. Adeer runta usheeg heegadan beenta iyo boobkawada.
@cumarcali5512
@cumarcali5512 2 ай бұрын
Habarbaa tidhi walee ciidagale ayaan turub baran
@Olad44
@Olad44 2 ай бұрын
Odeygu waa al shabaab
@saidhashi2856
@saidhashi2856 2 ай бұрын
Qofkii dhaha Allah halaga baqo oo aakharo aya danbaysa ma al-shabab baa?? Kiii mujaahidka aad utaqaaneen hadii maanta al-shabab noqday intii kale maxaad moodaa? Dhamaantiin waxa tihiin Al-shabab iyo argagixiso caalamiya. Awalba waa la ogaa in Al-shabab aad abuurteen kuna shaqaysataan.
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 2 ай бұрын
Labeeb people tihiin
@mowlidabdi9209
@mowlidabdi9209 2 ай бұрын
Si fiican buu u hadlay odaygu, talooyin fiicanna wuu bixiyey!...waa haddii ay dhego wax maqlaya ku dhacaan.
@mahadmahamoud5261
@mahadmahamoud5261 2 ай бұрын
Midnimada umada Soomaaliyeed kuwa u adeegaya soo doorta. Baalaayo jaajuus u ah Itoobiya iska diida.
@IsmailJama-xo4gv
@IsmailJama-xo4gv 2 ай бұрын
WAYEELKAASI WUU TALIYAY ALLE DADKEENA KUWO IS JECEL HA KA DHIGO MADAXWEYNAHANA WAANA HA GARANSIIYO
@abwaanabdiabdidahir3972
@abwaanabdiabdidahir3972 2 ай бұрын
Aad ruush
@cabdiaskari1640
@cabdiaskari1640 2 ай бұрын
Muuse wuu aarsanaya mana tagayo odaygani wuu warlaayahy ayaa garxajis iyo huwanta kadhadhicinayo waar.qalimahaysid .xayawan
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 2 ай бұрын
Labeeb people tihiin makhnuudkii Ina askar barooranay waxa soo dayay garxaajis
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 2 ай бұрын
Musee ma Cirro doqona dhama?
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 2 ай бұрын
Labeeb people baroor
@deeqyare8773
@deeqyare8773 2 ай бұрын
Cabaad weyn
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 2 ай бұрын
Labeeb people baroor
@Gubaddo
@Gubaddo 2 ай бұрын
Waxaan ka weeleeyo waan ka waayey
@user-ie6zm3ze9u
@user-ie6zm3ze9u 2 ай бұрын
Run bad sheegtay lkn muuse yaka dhaadhicin
@abdirahmanomer2313
@abdirahmanomer2313 2 ай бұрын
Nacas kasta nuux ismail ba keena
@shukrihassan1398
@shukrihassan1398 2 ай бұрын
Muxuu yidhi "mujaahid" aa wariyuhu miyuu mujaahid ugu yeedhayaa?
@siciidaxmed2963
@siciidaxmed2963 2 ай бұрын
Haa wariyaha waxa dhalay mujaahid
@axmedaxmed5455
@axmedaxmed5455 2 ай бұрын
Snn sidee bay mujaahidiin ku noqdeen sheeko
@user-eu2gj9fd1v
@user-eu2gj9fd1v 2 ай бұрын
MAXAMED KAAHIN TOLKII QURAN HA SARAAN ODAYGA WAA LATAGAY.😂😂😂😂
@fadixiyuusuf
@fadixiyuusuf 2 ай бұрын
Kaayaree wariyaha isku sheegayaa wuu cabudhsanyayba ma muuse adeer yaan namberka lagaa qorane ha hor caririn ciyaalyaw 😂😂
@sahramohamed3380
@sahramohamed3380 2 ай бұрын
Meeshani ma meel muuse laga caayo ayey noqotay? Ilig faqash ciil qabe
@IsmailJama-xo4gv
@IsmailJama-xo4gv 2 ай бұрын
Muuse qofkii dhaliila waa faqash walahay dhaqankii faqash waxaa leh idinka ,faqash WAXAY ku jabtay dhagalaan iyo indho la,aan sitaad barre lagu taageerayay
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 2 ай бұрын
Ina biixi ahaa labeeb taani baasto faqash
@nuurmunye2075
@nuurmunye2075 2 ай бұрын
Adan maxamud diiriye run sheeg wax badan og Muse biixi vid waliba wey u dhaami somaliland,
@hassanahmed6221
@hassanahmed6221 2 ай бұрын
Odeygani waxa uu ka tirsan yahay wadani, waxa uu ku guuldareystay in uu keeno reer gabilay, waayo reer gabilay waxa ay taageersanyihiin kulmiye. Odey raali ahaw. Arintaasi way dhamaatey, usoo diyaargarow doorashada Oo ceyda jooji.
@tfarahan27
@tfarahan27 2 ай бұрын
Muusa Ruunti embarrassed and shamed issaq iyo Somaliland standards.
@june6206
@june6206 2 ай бұрын
Wad ku mahad da tahay intad runta ka sheegtey isaqland inay meeshu tahay war Yan laydin dabargoyon qabiil dawlad noqon waye😂
@tfarahan27
@tfarahan27 2 ай бұрын
@@june6206. Even if it is, you can’t do anything about it.
@khadaromar7385
@khadaromar7385 2 ай бұрын
Nin wayni siday wax u jiraan uma sheego oo hadalkiisu waa guud mar. Aadan ruux talo waayeel oo dhankasta taabanaysa ayuu bixiyey
@iali8540
@iali8540 2 ай бұрын
XIKUUUMADA WAXA SOO WAREERAY CADOW ISASOO URURSADAY OO DAAROOD AH IYO WADANI OO CADOWGA KA GARAB DAGAALAMAYAY HADAY WIXII DHACAY EEDEEDA LEEDAHAYNA WAXA LEH WAXA ISKA LEH REE WADANI.
Llegó al techo 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 61 МЛН
EVOLUTION OF ICE CREAM 😱 #shorts
00:11
Savage Vlogs
Рет қаралды 12 МЛН
IQ Level: 10000
00:10
Younes Zarou
Рет қаралды 12 МЛН
4-sanno ma uu seexan Habeen kadib markii la siiyey daawo khaldan.
15:22
Llegó al techo 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 61 МЛН