"Muuse wuxuu u qaadan kari la yahay Dhulbahante ayaad qabsan kari wayday"Siyaasi Jaamac Shabeel

  Рет қаралды 56,805

SAAB TV

SAAB TV

Жыл бұрын

#SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
Find us on Facebook: / saabtv
Follow us on Twitter : / tvsaab
Follow us on Tiktok: / saabtv
Check our website : www.saabtv.com

Пікірлер: 258
@EngSharmarke1
@EngSharmarke1 11 ай бұрын
Maanta jaamac shabeel laso gaadhay aragtidiisii 😢qarankii mee😢😢
@Cunaayeleefaaye
@Cunaayeleefaaye Жыл бұрын
Maasha Allah Jaamac Shabeel caqliga alle ha kuu daayo
@loo6837
@loo6837 Жыл бұрын
Wow, first Isaaq man who spoke with wisdom and intelligence! Awdal state Guul
@xaliyetv2024
@xaliyetv2024 Жыл бұрын
👏🏾👏🏾👏🏾
@muniiroaxmed6105
@muniiroaxmed6105 17 күн бұрын
00000😊0😊😊😊😊😊😊😊😊😊00000000p0😊pp😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊0😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊0ppppp670 ppb6😊Pppppppppppppi08l78​@@xaliyetv2024
@abdirizakmunye8764
@abdirizakmunye8764 Жыл бұрын
Masha Allah jamac shabeel waa nin xikmad badan fiiro leh Madaxdu soomaaliyeeyd ninkaan oo kale ayey u baahan tahey Allaha xifdiyo jaamac
@mruun2509
@mruun2509 Жыл бұрын
Wixii dulmi wada musiibo ku kooban Allah ha ku rido amiin
@samowsamale3490
@samowsamale3490 Жыл бұрын
Masha Allah tabarak Laah Jama Shabeel runta ayaan ku jeclahay laakiin in badan ayaa runta ku xanuunsata
@Hagimumin
@Hagimumin 12 күн бұрын
Masha Allah, Jama Shabeel waa haltey Somaliyeed, Allow xukunka Somaliya nogu dhiib Jama Shabeel oo diin & madiba ka dhisan xaqana aan ka leexleexan, Allow xifdi Jama Shabeel.
@farhiyahassan3648
@farhiyahassan3648 Жыл бұрын
Haamac shabeel nooloow runtaan kugu jeclahay 👍🏽👍🏽👍🏽
@abdisamed5054
@abdisamed5054 Жыл бұрын
Jamac Shabeel waa Jamac LiBax aqoon xigmad murti aftahan abqari alaha ku xafido
@shamsoadan474
@shamsoadan474 Жыл бұрын
Jaamac Allaha ku xafido
@barkhadmahamud7869
@barkhadmahamud7869 Жыл бұрын
Jaamac ismaaciil cige ❤❤❤❤ Jaamac shabeel guul garxajis
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Жыл бұрын
Jaamac shabeel waa nin qalbi nadiif ah
@fantastic9536
@fantastic9536 10 ай бұрын
Odeygaan ilaahoow cimri dheer iyo caaFimaad sii ,Waa Nin Aad U caqli badan, Maalintuu wareysigaas bixiyey, iyo maanta,5, bilood, waalabo maalin, wuxuu sheegay, wey dhaceen, wax na waa sugeynaa,
@umm123
@umm123 Жыл бұрын
Nin run sheeg ah ayaad tahya jaamcwo ragii ciida gale caqlig. Badanaa ayaad tahy. Alle hakudaayo.
@sahraabshir1396
@sahraabshir1396 Жыл бұрын
🎉libaax 2ma’aha boowe Waxaanu kuhayney,Aleysu Lakum Rajulu Rashiid,illaahey markhantigii jaamac waa Libaax Boowe noolow Jamac Shabeel,magaca shabeel kagaro 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤
@naasirbashiir358
@naasirbashiir358 10 ай бұрын
Khabiir jaamac shabeel
@bintusalah5449
@bintusalah5449 Жыл бұрын
Kuligeen somali. Baan nahay intaa. Xuun alle. Haa cafiiyo. Somali. Amiin. Jamac. Shabeel. Siyasii jiiraa
@korontogulledghidhi3733
@korontogulledghidhi3733 Жыл бұрын
mudane jaamac shabeel geeridii ku disha geedkeed ha no o gaangaystar rigaal rigaal dhalay
@Karaamo12
@Karaamo12 11 ай бұрын
Haday isaaaqu Dhageesan lahayeeen Kooda Caqliga Leh , Maanta Gun ma Noqdeeen
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 9 ай бұрын
❤❤❤ lione waa ninkaan
@maxamedjaamac150
@maxamedjaamac150 Жыл бұрын
guul iyo gobonimo SSC GUUL SSC GUUL SSC GUUL SSC GUUL SSC GUUL SSC GUUL SSC GUUL GUUL GUUL GUUL GUUL GUUL GUUL GUUL GUUL GUUL
@bilkhayrmohamed2993
@bilkhayrmohamed2993 Жыл бұрын
Masha Allah guuleyso jama thanks ❤️
@zaksypher571
@zaksypher571 Жыл бұрын
Maasha Allah allow cimriga kuu dheere waa caaqil dhamaystiran
@ciidenuwaahodan
@ciidenuwaahodan Жыл бұрын
Geesi. Geesi. Dhalay. Xiniinyo. Laysma. Dhibadiyo
@nasserpokie
@nasserpokie Жыл бұрын
Jaamac Shabeel , Run sheeg , aragti dheer leh Geesi waxgarad ah
@alcamaarifardo7334
@alcamaarifardo7334 Жыл бұрын
Jamac shabeel adeer waa runtaa waa laga gardaranyahay dhulbahante.
@abdimalin9935
@abdimalin9935 Жыл бұрын
Wallaahi waa aqyaar danbigaga allaha dhaafo
@maxxeyyy
@maxxeyyy Жыл бұрын
heheheheh "Tacab badan ayaa kaa galay beerahan"...Ibn Xalal Al Siyaasi Jamac
@cabdulahiciiro
@cabdulahiciiro Жыл бұрын
Jamac shabel iyo cali jeyte maxey wadagan isku egka 😂
@farhiyoyusuf7236
@farhiyoyusuf7236 4 ай бұрын
Waa labo geesi oo runta & xaqiiqda taabta.
@cabdulahiciiro
@cabdulahiciiro 4 ай бұрын
@@farhiyoyusuf7236 Aad iyo aad lkn wax badan ayey iska shabahaan sow mahan Odeygii jamac shabeel ahaa iyaantan hadalki ma maqal tolow rabadanka miyaa ka reeyey 😂
@xaliyetv2024
@xaliyetv2024 Жыл бұрын
Jaamac Nin wax badan OG 👏🏾👏🏾👏🏾
@nuurduuble1060
@nuurduuble1060 10 ай бұрын
Hadalkiisu Sidii uu u Sheegay Bay u Dhacday, Waa Saadaal iyo Odoros Siyaasadeed oo Uu Si kalsooni leh u Saadaaliyay
@abdillahimuuse1709
@abdillahimuuse1709 Жыл бұрын
Rag rag dhalay, wallee qodobada uu ka hadlay dhamaan waa sax ...
@Puntland1
@Puntland1 11 ай бұрын
Poetic Justice 08/25/23 dagaalki Goojacade wa Tarikh qorantay.
@ibrahimabdi2558
@ibrahimabdi2558 Жыл бұрын
True
@somalitech102
@somalitech102 Жыл бұрын
Hhhh legend weeye odaygani
@kaltummohamud1267
@kaltummohamud1267 Жыл бұрын
Manshaa Allah
@yaxyesh-gf5pd
@yaxyesh-gf5pd Жыл бұрын
Waa runtii wariyaha oo taasi waa eed lakiin dagaalka in la qqaado oo mar ahaado ayaa fiican
@mruun2509
@mruun2509 Жыл бұрын
Ninkan saaxibul caqliga ah in uu idiin taliyo baa wanaagsanaan lahayd waa geesi go'aan leh isagaa hogaamin kara umadoo dhan waa xaq sheege masha Allah.
@abdulkadiral-hashim3134
@abdulkadiral-hashim3134 Жыл бұрын
Sirkhaankan ayaad qof ka dhigaysaa
@abdirisakdirie3124
@abdirisakdirie3124 Жыл бұрын
​@@abdulkadiral-hashim3134 Hada waa Kan intaa dantiina idiin sheegaya oo xataa leh war wiilasheenii khaniisyo ayay noqdeene aan wax Ka qabano
@SakariyeCabdirashiid-rk3wb
@SakariyeCabdirashiid-rk3wb 10 ай бұрын
Wa run wllhi wllo wu u qalma❤
@Itzmojii
@Itzmojii Жыл бұрын
Ninkan waa laandheere aa. Cidna kabaqeyn oo joogo dhulkiisa❤
@Ot_Ot20123
@Ot_Ot20123 Жыл бұрын
Inta saaxiga ah oo saaniga u hadasha aflagaado ayaa loogu dhaqaaqi kuwa beenta iyo dulmiga sameeynaya durbaanta ayaa loo tumi Lkn maalin aan fogayn ayaa Jama Shabeel hadalkiis la ogaandoonaa
@cabdiraxmaancabdi-casiis8625
@cabdiraxmaancabdi-casiis8625 Жыл бұрын
Asc. Run sheeg waa ceeb sheeg. SNM iyo iidoor runta wajiga halaga saaro.
@AMIsmail22
@AMIsmail22 Жыл бұрын
Xikmad 💯
@premierleaguematches4307
@premierleaguematches4307 Жыл бұрын
Horgale jaamac shabeel
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 6 ай бұрын
Walaahi jaamac waa reer lilaahi
@user-ce6io3je4n
@user-ce6io3je4n Жыл бұрын
Yahuu. Yahuu.
@Somali-One
@Somali-One Жыл бұрын
Waa odey wlh waxbadan og. Qofkii indhihiisa qaba waa ogaan karaa. In Muuse Biixi tanaasulo oo lexjeclo dadkiisa uu muujiyo balse hadii ismoogsiiyo madaxtooyada ku amaan heli maayo sidaan filayo oo waxan uga baqayaa in Isaaq dhexdiisa ka qaraxdo
@JamalAli-pz6kn
@JamalAli-pz6kn Жыл бұрын
Fircoon jaamac shabeel fagash lanagaap cidagale... Fircoon shabeel waa cadawga SOMAILAND.....
@princek802
@princek802 Жыл бұрын
Wa runtiyo hadlesa😂
@Karaamo12
@Karaamo12 11 ай бұрын
Ninki aragti dheeraaaa Waxuu sheegyayayay Maantaay Taagantahay
@caseerdiiriye8519
@caseerdiiriye8519 Жыл бұрын
Dadkan caytamaya runta ayaa dhibeyso dabacayuun xafaayada ureysa mesha kalataga
@sharifxuseen9001
@sharifxuseen9001 Жыл бұрын
Kkkk libaax shabeel
@hassanmuse8207
@hassanmuse8207 Жыл бұрын
Hadii 100 jaamac oo kale ah isaaq lahaan lahaa, cidiba isma dagaasheen, Ilahay adoo kale hanoo badiyo
@asawirbukhari5130
@asawirbukhari5130 Жыл бұрын
GEESI GEESI DHALAY ADEER JAMAC HORE U SOCDA ALLAAHU MACAAKUM
@ahmedyusuf5790
@ahmedyusuf5790 Жыл бұрын
Jamac shabeyl waan tagersanahay anigu waana runtiis hargeisa ayeey ka dhici
@abdimagan3482
@abdimagan3482 Жыл бұрын
Yaa ibnu xaaram ya Hargeisa ku dagaalamya.
@ranboo2116
@ranboo2116 Жыл бұрын
Dee hooyada
@ranboo2116
@ranboo2116 Жыл бұрын
Abdi magan. Hooyada
@ifrahjama2840
@ifrahjama2840 Жыл бұрын
Mismiilah illaahay kama rido
@daadirabbi
@daadirabbi 10 ай бұрын
Saab TV xagaad ku barateen warbaahinta maxeey tahey sababta second walba ugu qabaneysan ninka wareeysaneysa ? Ma inta jidka ledinka so kaxeeyey baa ledin yidhi wariye noqda?
@baashebushaaro291
@baashebushaaro291 Жыл бұрын
Dacuun baad tahay cawri hargaysa
@JamalAli-pz6kn
@JamalAli-pz6kn Жыл бұрын
Fircoon jaamac shabeel go drink your beers and shut up.. Xisbiga waddani is paying for his beers😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@alcamaarifardo7334
@alcamaarifardo7334 Жыл бұрын
Qaranka ku waasheen 😅😅
@fardusmohamoud3088
@fardusmohamoud3088 Жыл бұрын
Jama shabeel would be good lawyer 🧠
@princek802
@princek802 Жыл бұрын
War waxu raagsana duqu
@mohamednasersaid7164
@mohamednasersaid7164 Жыл бұрын
GUUl ssc guul somalia 🇸🇴 waa jabeen argagixisadii snm muuse juudan aqli yelo isaaq xaabo aad dabka ku shubato aad ka dhigtay isaaqow xaqli sheeya yaa dabka la idinku shubin
@MubYus
@MubYus Жыл бұрын
Muuse iyo xisbiga kulmiya shalay sawdigaa daba cararay.
@RM-sh6rc
@RM-sh6rc Жыл бұрын
JAMAC GEESI GUUAYSO
@nasroali3279
@nasroali3279 Жыл бұрын
❤❤❤jaamac shabeel❤❤❤❤❤
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs Жыл бұрын
guul iyo bobonimo ssc khaatumo state of somalia
@katraabdulahi5170
@katraabdulahi5170 Жыл бұрын
Geesi nimodu waa lo dasha Masha Allah
@mussejama311
@mussejama311 3 ай бұрын
Ninkaani waa cabqari Waase lamaqli diiday!!
@ahmedyuusufgamaadiid6379
@ahmedyuusufgamaadiid6379 9 ай бұрын
jamaac shabeel wan taagersanahy maxaa yeelay runta ayuu ka hadlaa markasta
@mmimmi9391
@mmimmi9391 Жыл бұрын
Jamac shabeel xnuun muuse biixi layidhahdaa kudhacay oo dad badanba kudhaceyo lgahelay😂
@MubYus
@MubYus Жыл бұрын
Muuse,, waxaba nagama gelin.
@maxxammedhus.468
@maxxammedhus.468 Ай бұрын
Garxajis waa gob hadaan dhulbahante nahay waanu og nahay
@yaxyesh-gf5pd
@yaxyesh-gf5pd Жыл бұрын
Horta shabeel si mucaarid ayuu u waramayaa lakiin runtu waa sida uu ka sheegayo dagaalka waayo dagaalku marbuu xalyahay waana markii waxkaga xumaada mooyee wax uguma hagaagayaan caalamku wuu ogyahay in calankale iyo ciidamo shiisheeye joogan markaa muxuu kasugayaa?taasina iyo dagaala aantaasi hawlha doorasho iyo xadahakalaba way sii xumayn kartaa
@milgoahmed2655
@milgoahmed2655 Жыл бұрын
Wali ma arkin nin kacodkarsan walaahi waa geesi geesi dhalay oo runta usheegay muse noolaw mudo badan
@jamaalxuseen4518
@jamaalxuseen4518 Жыл бұрын
Niyaw nin wayn baa tahaye wax macnaleh hadaadan ku hadlayn umada ka aamus
@abdiaziz4540
@abdiaziz4540 Жыл бұрын
Ninkaan runta ayuu kahadlay laakiin dadbadan ayay runtu dhibaysaa ninkaan waa nin weyn waxa uu leeyahayna waa xalka laascaano oo dacar uga qaraar muuse iyo inta hor boodaysa ee ilaahay ha garansiiyo inta Shabeel gartay.
@abdirisakdirie3124
@abdirisakdirie3124 Жыл бұрын
Maxaad rabtay inuu Ka hadlo Abaarso
@unknownjacky7430
@unknownjacky7430 Жыл бұрын
Qaranka qaranka qaranka 😅 waxan niyahwo waar sidee laydiin hayaaa ilaahay baa indhaha ini qaybtay
@hudaroble
@hudaroble Жыл бұрын
Odayga xidha hargaysa mahooyadii duminasa
@DhuuxcaliDhuuxcali-ly6ow
@DhuuxcaliDhuuxcali-ly6ow Жыл бұрын
Jamac shabeel Ale hakudaayo Runsheeg baadtahay
@fardusali5547
@fardusali5547 Жыл бұрын
Waxan cuqdad muuse uu qaban Qaranka Somaliland meel kaga dhacay
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 Жыл бұрын
xaar weyne jaamac shabeel muuse bariis bilaash ah ma bixiyo orod shaqo tag
@moderninformation7931
@moderninformation7931 3 ай бұрын
Maanta ka waran wixii uu sheegay ma dhaceen
@ibrahimmuqtar1123
@ibrahimmuqtar1123 Жыл бұрын
geesi geesi dhalay xaqa ka hadlay
@waabeerigeedi9168
@waabeerigeedi9168 Жыл бұрын
Waa jaamac neef
@maxamedcabdilahicabdi496
@maxamedcabdilahicabdi496 Жыл бұрын
jamac xaar muxuu maantana ku dhuusay
@MaxamedmaxamuodMaxamedma-it3tm
@MaxamedmaxamuodMaxamedma-it3tm Жыл бұрын
Waar anagaa kuu sheegayna waxa uu ku dhuusay isago hooyadaa ku ramuuqaaya caagyow caagadu dhashay
@aminaahmed9352
@aminaahmed9352 Жыл бұрын
Iskubax odayoow ilahay ha nagaqbojiyo
@nuraqallib9103
@nuraqallib9103 Жыл бұрын
Isku biximaayo ee waa doqoniimada muuse biixi uu wadankii kharibay
@mukhtarwarsameyare3799
@mukhtarwarsameyare3799 Жыл бұрын
Jaaamac shabeel waa halyeey aan runta LA gaban
@ibrahimahmedlangadhelangad8351
@ibrahimahmedlangadhelangad8351 Жыл бұрын
NIN XIL LAGA QAADAY XUNBO CUSKAY
@CoolBoyshafi
@CoolBoyshafi 10 ай бұрын
Runtiii waa ra arkay
@kingmoha8874
@kingmoha8874 Жыл бұрын
Siyaasi jamac shabeel run baad usheegtay muuse Nin wax badan og ba tahay Ninkan muuse bal utag oo dalka ka badbaadi xaalku walhi ilama wacna
@nabadoonchannel728
@nabadoonchannel728 Жыл бұрын
Ninkan horta ma cafimad qabaa inaga hubiya
@muhyedinomer5627
@muhyedinomer5627 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@NuraMusa2278
@NuraMusa2278 Жыл бұрын
Maasha Allah Allah how siyaadiyo inta yar ee caafimaadka qabta ayuu ku jiraa. Muse iyo Saleebaan dhaktarka maskaxda geeya.
@unknownjacky7430
@unknownjacky7430 Жыл бұрын
Isaga waa ujeednaye inuu caafimad qabee alaha usiyaadiye aaamiin ee adigu kaaga maxa ka leedahay Somaliland baa kugu dhex bakhtide
@tusmoaadil1825
@tusmoaadil1825 Жыл бұрын
Sidaan fahmay jamac shabeel waa ku qanacsan yahay somaliland iyo dalka wixuu ugu yeedhayo lkn wuxuu ka cadhaysan yahay in garxejis laga fogeeyey xukunka waana nin taariikhda iyo qabiilada kala yaqaan oo aan is indho tirayn
@kingamoore780
@kingamoore780 Жыл бұрын
Ururis samale vs ilmo ismacil jabarti bay noqondonta wlhi hadan laga dayn is bahaysiga lamagc baxay Ururis samale aan dhalsho saxa ahayn e gacan kurimiska ah Raxaweyn iyo darood haday midoban in ururis samale Danbe wlhi in aan lamaqlanyn gul walhen darood from Raxaweyn cali ismacil
@abdifatahmohamed7544
@abdifatahmohamed7544 Жыл бұрын
Jaamac shabeel horu u sheegay dagaalkan dhibtisa iyo sida xal looga gaadhayo Muuse wuu diiday hadana sida jaamac sheegayo ayuu ku danbeyn
@y.a1903
@y.a1903 11 ай бұрын
Wey dhacday ... muusana sanad kale ba loogu daray saasbu 2sano ku darsaday bal aanu aragno 2 Sano danbe.
@maxamedxuseen4049
@maxamedxuseen4049 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂 yaa muslinaay yaa Soomaliyeey tolaayeey. Qosol baan dhimangaadhey sidiiyoo madfacu igu dhacayo ayuunban sawirtey illeen bawdo rag Maalinba midba qaawane.
@aliabdi3689
@aliabdi3689 Жыл бұрын
Waar kani waxaba ma oga siyaasina maha waa badhaaciyw
@abdiyusuf8729
@abdiyusuf8729 Жыл бұрын
SOMALILAND SNM IBNU ISAAQ KALA BAXA CIIDANKIINA DHULKA DHULBAHANTE ALXAQIQA
@xamseyare7895
@xamseyare7895 Жыл бұрын
Jamacow xalka mad sheegin muusunbad magaysa lakin runta iyo gunta soo tabo
@ahmedabdullah1704
@ahmedabdullah1704 Жыл бұрын
jama wa rageedi
@MrAhmedyaasiin
@MrAhmedyaasiin Жыл бұрын
Jaamac asaasaq ayuu ku dhaw yahay wuxuu kala garan laayay ilaa hadeer muuse oo ay is hayaan isaga iyo qaranimada somaliland 😂😂😂😂😂
@mohamedomar2367
@mohamedomar2367 Жыл бұрын
Useless thinking. War Jamac waa halyey garxajis ah oo saaxibul caqli ah. Orodo adheerka Muse Juudan iyo kuwan qaranka aan jirin kuwashay usheeg. Aniga oo garhajis ah aya kuleh wax qaran layidhahdo majiro
@MrAhmedyaasiin
@MrAhmedyaasiin Жыл бұрын
@@mohamedomar2367 laascaanood ha ku deeqdo doqonow khamriga iska cab 😁😁😁😁
@abdimagan3482
@abdimagan3482 Жыл бұрын
Hadhaagii CBB ayaa taageereysa Dameer jaamac
@osmangiire1349
@osmangiire1349 Жыл бұрын
Salool! Xaabo! Walaaahi duqa waahaley😂 Muse Dher! Walaahi dadkii waakakaqeylisiiyey😅 Dhuunta Eebekugudhufey😂 Muse Duuflaal😂
@AaminaSiciid-qr3tf
@AaminaSiciid-qr3tf Жыл бұрын
Ninkii awowgey kulmiye katukhantukheeyey imika garxajis baad kuqaraabataa markàa maad ahayn soomaaha
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Жыл бұрын
NIN WALAN BAAD WAREYSANYSAA OO DHAR XIDHSN
@EngSharmarke1
@EngSharmarke1 11 ай бұрын
Hadaad isaso gaadheen jaamac 😂
КАК ДУМАЕТЕ КТО ВЫЙГРАЕТ😂
00:29
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 9 МЛН
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 74 МЛН
Despicable Me Fart Blaster
00:51
_vector_
Рет қаралды 24 МЛН
Kala Dhicida Geela Soomaalidii Hore Dhaqanka Iyo Hiddaha  Idaajaa
29:43
JAWABAHA HADII MUUSE  HADUU SIDAN HADU SIDA
1:49:27
Liban Hussein Samatalis (RADIO AL CADALA)
Рет қаралды 6 М.
Siyaasi Jamac Oo Jawaab Adag Siyey  Wasir Buuni Iyo Xinif Walhi Wu Ku Xareeyay
16:17
Нажимай выше ☝️☝️☝️ #а4 #глент #риви #viral
0:25
Как меняются люди
Рет қаралды 3,8 МЛН
Жалко эту собаку 😥
0:34
Awesome Cuts
Рет қаралды 3,9 МЛН
Жалко эту собаку 😥
0:34
Awesome Cuts
Рет қаралды 3,9 МЛН
КАЧЕЛИ ИЗ АРБУЗА #юмор #cat #топ
0:33
Лайки Like
Рет қаралды 3,7 МЛН
DO YOU HAVE PARENTS LIKE THIS?
0:19
dednahype
Рет қаралды 43 МЛН
как попасть в закулисье в schoolboy runaway
0:51
え、、、!
0:11
美好秋人
Рет қаралды 17 МЛН