No video

Muxaadaradii islii sheekh kenyawi Riyo kale oo dhab ah Munish iyo Qaali ladan

  Рет қаралды 148,805

GUUXA WARARKA TUBE

GUUXA WARARKA TUBE

Күн бұрын

si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay Soomaaliya iyo caalamka nagu soo biir #Subscribe_Like_Share_GuuxawararkaTube

Пікірлер: 193
@aaminaismaacil6726
@aaminaismaacil6726 3 жыл бұрын
Maashaa allh shiikh kenuaawi alle ha ku xafido run ahaantii si niyadaa ayaa waxan kuugu ducaynayaa ilaahy janatul fardawsa ha ku geeyo
@samirzain7212
@samirzain7212 3 жыл бұрын
Allahu Akbar wllh aad baan ugufarxay wll ismalaha shekha farxaduu shegey iyo wxd cinwaan ahaan usoqaadatay ee murugada kutusineyso ee iskahagaaji cinwaanka Alxamdulillahi
@zuzubintuabdullah6562
@zuzubintuabdullah6562 3 жыл бұрын
Hoolki sahal😭🇸🇴walaahi waku xiisne sheikh kenyaawi😓❤🙏
@muxiyocabdi665
@muxiyocabdi665 3 жыл бұрын
ilahoow u naxariiso Munish mustafe Muna janatul fardowsa ka waraabi amiin yaa rabi
@ummucayn2474
@ummucayn2474 3 жыл бұрын
Allaw nagu Anfac.. dumarku waa laf dhabarta bulshada Allaah xaqa hana fahansiiyo.. Sheekhyadeenana Allaah haka abaal mariyo wanaaga oo miizaankooda xasanaadka Rabbi ha ugu daro
@fardushaji4199
@fardushaji4199 3 жыл бұрын
Sheekh kiin yaawi runtii waan taageeraa illaaahy hakuuna xariisto if iyo aaqiroba iisha allaaah
@nawaalsyl4669
@nawaalsyl4669 3 жыл бұрын
Subaxanallah allow adaa wax walbo awoda ee janadada nagu irsaaq allahu aka bar😭😭😭😭😭
@anwarsharif25
@anwarsharif25 3 жыл бұрын
aniga wan idin sheegi dadkaan gabarta oo nool ey dugeen walahi somalidan dad walan waye wax mahubsadaan qofka hadu suuxo xitaa waa leska dugaa subxanallah
@maxamedasad2848
@maxamedasad2848 3 жыл бұрын
سبحان الله
@nasramowlid3402
@nasramowlid3402 3 жыл бұрын
Ilay hakaabalmariyo sheekhee
@malapzanahmed283
@malapzanahmed283 3 жыл бұрын
WMalintan Waan Joogay Alx Aragtidina Waan Ku farxsana wlhi Allaha Idin Dhowro Culumadena🥰❤️
@hassannoor7937
@hassannoor7937 3 жыл бұрын
Masha allha Illaahayoow noo barake sheekhayada
@amiiracabdullahi1746
@amiiracabdullahi1746 3 жыл бұрын
Masha Allah yaa sheeq xafada hullah
@mymunacabdilahifarax7602
@mymunacabdilahifarax7602 3 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله جزاك الله خيرا بارك الله في العلمك
@anshaxmedia9221
@anshaxmedia9221 3 жыл бұрын
M.a Tabarakallh,Allaha kuxafido Aaba Shaikh
@najmaaxmed4277
@najmaaxmed4277 3 жыл бұрын
Waxan hablehena kula talinaya in xijaabtan oo xijaabka qaatan waa aayad farala oo Rapi ino so dajiyey dumarka islaamka hablow is astura wlll qariya jidhkiina cawrada😍
@fatumaisikufilanabdi623
@fatumaisikufilanabdi623 3 жыл бұрын
Kheekh kenyawi allah ku xifitiyo wana ku jaceelanahaya
@sabiriinbintuabdirahman
@sabiriinbintuabdirahman 3 жыл бұрын
Mash Allah iso noqaday waa walshiin somliyed oo idnka cudsanysa inaad usaartaan subicrayb 🙏❤️👑🤴❤️🙏🇸🇴
@ifkaladan1268
@ifkaladan1268 3 жыл бұрын
wankusaray abayo
@safiyonuurmaxamed2163
@safiyonuurmaxamed2163 3 жыл бұрын
waku saaray Hafsa kiin office
@CristianoRonaldo-eq5lr
@CristianoRonaldo-eq5lr 3 жыл бұрын
Waaa waxii hada laga hadlaayay!! Walal
@laylaabukar8468
@laylaabukar8468 3 жыл бұрын
mashallah
@sabiriinbintuabdirahman
@sabiriinbintuabdirahman 3 жыл бұрын
@@CristianoRonaldo-eq5lr maxa waye. Walshay
@khadarafaarax346
@khadarafaarax346 3 жыл бұрын
mnsha allhu ale ah ku xifdiyo
@sacdiocadey5546
@sacdiocadey5546 3 жыл бұрын
Masha allh sheikh ilahy haku xifdiyo ilahow culimada inoo xifdi melwaboy jogan
@najmoabdullahi6899
@najmoabdullahi6899 3 жыл бұрын
Sheikheeni xamar aya ku xiistay noo imow marar kaloo badn😥😥🥰
@Qadra-Hussein722
@Qadra-Hussein722 3 жыл бұрын
Hoolkii sahal stadium goonis mugdisho cadey wlhi maalintaas maalin aan ilaabi karin 😍 cafiwalaalka
@rahmaali248
@rahmaali248 3 жыл бұрын
Masha allah aad ban ugu xiiso qaba inan xalaqo sidan ah ka qeyb galo culimideeni allah no xafido 🥰😍
@ifkaladan1268
@ifkaladan1268 3 жыл бұрын
jizaakilaah ya sheekh ben mashegin waxasey kuradshaan like una maleyaan wanaag Alle hasoo hanuuniyo kuwan hanuunayna dadka Alle kuma fidneeyo
@asadpoi4669
@asadpoi4669 3 жыл бұрын
Muniish hal sawir aan kahaaye waana uska tuuray
@maymunali9616
@maymunali9616 Жыл бұрын
Allow naso hanuni ya rabi ya raxaman 🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@riyaaqislamicchannel3352
@riyaaqislamicchannel3352 3 жыл бұрын
Yaaa hye sheekhan labarkisa igu cawiye shekha labarkisa isinko mhdsn
@mahiraadan5890
@mahiraadan5890 3 жыл бұрын
shiiq kenyawi wa qof wanagsan allaha noodaayo
@ayaancismaan2709
@ayaancismaan2709 3 жыл бұрын
Masha allha allahu akbar ilahayow u naxariiso
@fatumaisikufilanabdi623
@fatumaisikufilanabdi623 3 жыл бұрын
Kheekh sicid rage allah ku xifitiyo amiin yaa rabi anaga reer uk waa Kheekh qana masha allah
@abdirahmanahmedismail804
@abdirahmanahmedismail804 3 жыл бұрын
Mansha Allah sheikhena Alle hau naxaristo dhamaan inta naga hormartay Amiin
@fatumaisikufilanabdi623
@fatumaisikufilanabdi623 3 жыл бұрын
Masha allah kheekh allah xifiitiiyo dhamanato
@umhuudamarkocadeey1320
@umhuudamarkocadeey1320 3 жыл бұрын
Masha allah alaha ku xefdiyo adiga iyo usradada alaha ku barakeyo
@HabibaMohamed-mx2wi
@HabibaMohamed-mx2wi 3 жыл бұрын
Masha Allah to our Skeikhs who are really dealing with our teenage children about what is on the ground,and the daily happenings.That is what is needed of all of us.Jazakalahu kheyr be to you all and may Allah give you Jannah.Ameen.
@ayaanbadan9301
@ayaanbadan9301 3 жыл бұрын
Allxamdulillah ilahow adaa igaran siyey inan wejigaygu iman social media
@QULAASOCHANNEL
@QULAASOCHANNEL 3 жыл бұрын
Jazzakallah sheikh😍❤my Allah protect you🥰🥺
@ibrahimshiiqamiin6102
@ibrahimshiiqamiin6102 3 жыл бұрын
M.a shiiq jazaka allah qeyr
@usaamecadde9783
@usaamecadde9783 3 жыл бұрын
M.a jasakallah qeyr shiiq
@juweriyaabdi2979
@juweriyaabdi2979 3 жыл бұрын
Maa shaa allaah shiikh kinyawi
@ahmedgarmadow1422
@ahmedgarmadow1422 Жыл бұрын
Asc dhamaan iisoo duceeya in allaah i caafiyo allaah dartiis
@mohamedabdi8663
@mohamedabdi8663 3 жыл бұрын
Manshallah amiin amiiin yarabiy
@nafisalifestyle9094
@nafisalifestyle9094 3 жыл бұрын
Allahu akbar illaheey naxariistiisa lagama quusto allahu akbar illahayow u naxariso inti dhimaty
@asmaqurux7275
@asmaqurux7275 3 жыл бұрын
Maasha. Allah. Allaha ku xafido sh kiiniyaawi
@anisamed8105
@anisamed8105 3 жыл бұрын
asc sheekh kiiniyaawi allaha kuxiftiyo walasheena alaha unaxariisto
@muxiyocabdi665
@muxiyocabdi665 3 жыл бұрын
Allah ku daayo sheikh kenyaawi
@hassannoor7937
@hassannoor7937 3 жыл бұрын
Masha allha 🤲❤noo naxriso
@mohamedabdurahman5825
@mohamedabdurahman5825 3 жыл бұрын
M.a sheikh sacid raage aada ku jeclhy wlh kama daalo codkada
@hanimaxamedsharif5054
@hanimaxamedsharif5054 3 жыл бұрын
Allah akbar
@dirirofficial1781
@dirirofficial1781 3 жыл бұрын
M.a walhi Muniish riyada dadka ku arkaya Wexey tahy ku camal qadasho
@Beelosaajinchannel
@Beelosaajinchannel 3 жыл бұрын
Masha allah jazakalahum alif qeeyr
@sundusyasiin5933
@sundusyasiin5933 3 жыл бұрын
masha AIah
@zeinababshir4798
@zeinababshir4798 3 жыл бұрын
Ma ilaahay ha ka madoobeeyo dhalonyaradeena tiktopkan bas ee soo baxay
@juweriyasaleebaan6508
@juweriyasaleebaan6508 2 жыл бұрын
Masch alallah 💖
@user-ed7iq5ev4b
@user-ed7iq5ev4b 3 жыл бұрын
جزاك الله الف جنه حفظك الله😍🙏
@mercedes7890
@mercedes7890 Жыл бұрын
Allaah yaa arxama raaximiin aamiin
@samiiiroabdixasan9658
@samiiiroabdixasan9658 3 жыл бұрын
Masha allha
@umiilin8408
@umiilin8408 3 жыл бұрын
Ma’sha’Allah Allahu Akbar Ameen ya’rabbii🤲🤲
@anitaqasim4120
@anitaqasim4120 3 жыл бұрын
Jazakallah sheikh kenyaawi
@haboonhassan2502
@haboonhassan2502 3 жыл бұрын
Ma firsado meshan ku arkana wanka tirtirayaa allahu akbar
@asmamuhumed2261
@asmamuhumed2261 3 жыл бұрын
Masha Allah ILAHAY haynaga dhiigo
@user-sr3sx1dv5w
@user-sr3sx1dv5w 3 жыл бұрын
sawan tik tok nagala wanihayo ayaa lagalay waagii hore waxayabo kale nagala wani jiray cajiib wye allah mustacaan
@najmaaxmed4277
@najmaaxmed4277 3 жыл бұрын
Alle Haynoga Reepo dhalin yaradena midhiyaha taagan oo Alle Haa Ka Daweeyo
@samraabdul3334
@samraabdul3334 3 жыл бұрын
Masha allh
@milgohussein5986
@milgohussein5986 3 жыл бұрын
Alahu akbar
@amranalinur8688
@amranalinur8688 3 жыл бұрын
Manshallh ilahey hakuxafido sheekh
@farhiyomaohamed3287
@farhiyomaohamed3287 3 жыл бұрын
Mansha alah ilahay ha ba asturo kuligen bo
@amiraamira2814
@amiraamira2814 3 жыл бұрын
Manzha Allah shiikhow
@suldaanabdullahi4407
@suldaanabdullahi4407 3 жыл бұрын
Cajiib waaye,
@qamarabdiabdikarim6753
@qamarabdiabdikarim6753 3 жыл бұрын
Amin yaa rabi
@ubahtikle8944
@ubahtikle8944 3 жыл бұрын
Allh u naxaristo 😢
@sumeyamaxamad5045
@sumeyamaxamad5045 3 жыл бұрын
Scw scw scw scw
@saharayahya2389
@saharayahya2389 3 жыл бұрын
Mashaalah continues my bro
@simaneyabdi969
@simaneyabdi969 3 жыл бұрын
Ilah haku amansado sheikh
@mouminaosman2474
@mouminaosman2474 3 жыл бұрын
ماشاء الله 💗💯🙏🤲
@nimcoyusuf9903
@nimcoyusuf9903 3 жыл бұрын
Masha allah Allah haw naxaristo
@rahmajama4545
@rahmajama4545 3 жыл бұрын
Aamiin amiin
@nimcoyusuf9903
@nimcoyusuf9903 3 жыл бұрын
Allah tobada hana.waafajiyo
@hibbohassan6870
@hibbohassan6870 3 жыл бұрын
Jazaakallahukheyran yaa sheekhunaa
@ifraxcabdulaahi4668
@ifraxcabdulaahi4668 3 жыл бұрын
Masha allh shiq key yawi
@ilhaanabdi7744
@ilhaanabdi7744 Жыл бұрын
Masha Allah sheikh
@muminmaxamed9760
@muminmaxamed9760 3 жыл бұрын
Labarkaga isoodir
@fatimamahdiismail6535
@fatimamahdiismail6535 3 жыл бұрын
M.a sheekh kenywi
@amaalshiine3995
@amaalshiine3995 3 жыл бұрын
Sax waruntaaa Mansha Allah tabarak
@crmaanmaxamed3643
@crmaanmaxamed3643 3 жыл бұрын
Masha Allah
@faadumonuur1277
@faadumonuur1277 3 жыл бұрын
Scw Scw Scw Scw
@ashaabdullah360
@ashaabdullah360 3 жыл бұрын
MashAllah
@farxiyoabdullahi1628
@farxiyoabdullahi1628 3 жыл бұрын
Scw
@araweelohuzzienzalah2398
@araweelohuzzienzalah2398 3 жыл бұрын
ale hanaga masoxo
@user-ls5ed6hw7s
@user-ls5ed6hw7s 3 жыл бұрын
Masha allah ♥️♥️
@safisiman5089
@safisiman5089 3 жыл бұрын
Masha allah
@zidraabdikarim1041
@zidraabdikarim1041 3 жыл бұрын
Ilahay khatumada hayngu dilo aamiin
@abdikarimdawood2585
@abdikarimdawood2585 3 жыл бұрын
𝑊𝑎𝑎 𝑤𝑎𝑠ℎ𝑦 𝑠ℎ𝑖𝑖𝑘ℎ𝑖𝑖
@anitaqasim4120
@anitaqasim4120 3 жыл бұрын
Scw scw scw
@lajecleyinaabdalla2620
@lajecleyinaabdalla2620 3 жыл бұрын
mash allah 😭😭😭😭
@fardawsahassan6958
@fardawsahassan6958 3 жыл бұрын
wlloQaali qalbi furan ku sodhawwo channel kayga cusub soboqota fardawsa hasan
@hoyoshamis4141
@hoyoshamis4141 3 жыл бұрын
Mash allah
@naimaabdullahimohamed3065
@naimaabdullahimohamed3065 3 жыл бұрын
Maasha alaah
@shugrsharafshugrisharaf4053
@shugrsharafshugrisharaf4053 3 жыл бұрын
M.a
@fartunqasimsalad3486
@fartunqasimsalad3486 3 жыл бұрын
Mashallah
@hodancayrowchannel781
@hodancayrowchannel781 3 жыл бұрын
Scw scw
@juweriyasaleebaan6508
@juweriyasaleebaan6508 2 жыл бұрын
scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw❤❤
@fatxiabdalla6773
@fatxiabdalla6773 3 жыл бұрын
Subxanalah
Qiiso Xaqiiq Ah Oo Sheikh Kenyawi Dad Badan Ka Argagaxisay Marki U Xaqiiqda Bananka Soo Dhigay
39:07
Пройди игру и получи 5 чупа-чупсов (2024)
00:49
Екатерина Ковалева
Рет қаралды 2,9 МЛН
SUQA WAALIDA TIKTOK IYO | SH KENYAWI
12:26
TAYSEER MEDIA
Рет қаралды 9 М.
QISO JACEYL OO DHAB AH OO SHEIKH KENYAAWI IYO XAASKIISA DHEXMARTAY
10:51
Qanso SomaliTv
Рет қаралды 711 М.
Sheekh Rusheeye Yare Iyo Khudbadiisa Maanta
14:47
Al-Ruqyah Sh Rusheeye Yare
Рет қаралды 140 М.
Sheekh Kenyaawi oo Mucjiso ku arkay TiKTok 2020
14:07
Cigale Show
Рет қаралды 155 М.
Qiso Xanun Badan oo Nairobi ka dhacday || Sheikh Kenyawi
13:33
Abu Camaar -ابو عمار
Рет қаралды 4 М.
Пройди игру и получи 5 чупа-чупсов (2024)
00:49
Екатерина Ковалева
Рет қаралды 2,9 МЛН