No video

MUXAADARO CUSUB 2018 | Ribada Iyo Dibaatadeeda - الربا وضررها ~ Sh Mustafe Xaaji Ismaaciil

  Рет қаралды 116,019

Sheekh Mustafe Official Channel

Sheekh Mustafe Official Channel

Күн бұрын

SUBSCRIBE CHANNELKA :: KALANA SOCO MUXAADRAADKII UGU DANBEEYEY EE SHEEKH MUSTAFE XAAJI ISMAACIIL
www.youtube.co...

Пікірлер: 112
@shukrisharaf4264
@shukrisharaf4264 6 жыл бұрын
Garashadaada iyo aqoontaada mid la mid ah alle ha i siiyo cilmiga iyo aqliga rabbi haku kordhiyo maasha allaah waxaa tahay ruux lagu daydo
@yahyeilkacaze8583
@yahyeilkacaze8583 6 жыл бұрын
Allow intii Fiidyoogan daawatay iyo inta like garayso sii share garayso ba janada nagu kulmi jasakalah wll mustafe
@ridhwanakhalif3387
@ridhwanakhalif3387 3 жыл бұрын
Ps ja
@mohamadabdulaahi5047
@mohamadabdulaahi5047 5 жыл бұрын
Bal ufiiirso. Sheeeekhan yaaa alllah wlllyal iiigu dceeeya inaan cilmiga sh.mustafe oookle aaanyeesho waan oghy dadaaal farabadan ayay iga rabtaaa lkn. Waaankurajo waynhy yaaa alllah hamigagyga waaa inaan diinta islmka kor uqaado
@caashoali2437
@caashoali2437 3 жыл бұрын
Ale haka dhigo
@iloveallah3519
@iloveallah3519 3 жыл бұрын
Masha allah
@mobambam4594
@mobambam4594 2 жыл бұрын
@@caashoali2437 wll i fahansi ribada.. deyn miya??? Waa maxay ribada
@calisuldaan4289
@calisuldaan4289 6 жыл бұрын
sheekh mustafe oo mar walba inoo sheega xaqa masha alah. Alle haku xafido
@suhaybsaleban5334
@suhaybsaleban5334 6 жыл бұрын
1 subscribe
@AhmedAli-fk3pq
@AhmedAli-fk3pq 6 жыл бұрын
Cali Suldaan Df
@cadnihajibarqab907
@cadnihajibarqab907 6 жыл бұрын
Masha Allah tabarakallah jazakallahu kheyren wa jaza sheikh mustafa xaji Ismaciil
@salmaanhaajiahmed9947
@salmaanhaajiahmed9947 6 жыл бұрын
Alle ha'inaga badbaadiyo ribada iyo qudhunkeeda....
@fartunyusuf8204
@fartunyusuf8204 6 жыл бұрын
Jazaka laah shekhunal fadil khayral jazaa All ha kubarakeyo adiga iyo ahlkagaba amiin amiin yarabi
@mustaphaabdirizak742
@mustaphaabdirizak742 5 жыл бұрын
Mshalh sh mustafe jazzakalah barakalah. Ribada wa dhibka ugu wayn ee haysta maanta dunida waxa kharibay dhaqaalaha dunida oo ka dhigay unstable waa ribada iyo ka faaidaysuga dadka baahan
@mobambam4594
@mobambam4594 2 жыл бұрын
Wll i fahansi ribada...deyn miya..???waa maxay
@boqoradda1750
@boqoradda1750 6 ай бұрын
Lacagta dulsaarta ah ba inta badan la dhahaa​ tusaale hadadan waqtigaas isiin daynta an kugu leyahay intaas o lacaga ba kugu kordhaysa hadi lagu dhahoo lacagtaas lagu saartay wa ribo inta daynta dheer@@mobambam4594
@mohamedseid3201
@mohamedseid3201 2 жыл бұрын
Jazakallah sheikh
@ubahabdi8070
@ubahabdi8070 4 жыл бұрын
🙏❤️🌹✅ C k m s l w r sheikh Mustafe Ilahow kaa ajarsii qayrka adun iyo aaqiraba Ilahow culimada somaliyed oo dhan Ilahow cimriga u barakee ilaahow xaqa nagu dil Ilahow maqfira nasii dalalki somaliyedna ilaahow noo deji diinta dhexdedana nagu dhowr kuli Muslim Amiiin yaarabi
@aziyaindho6776
@aziyaindho6776 6 жыл бұрын
kuwa dislike garaynaya yaab ayay leyhn rabigii Somali kaa dhex beeray baa mahadaa iskale sheikh mustafe dhagahayga kama faaruqo wlh
@AmalAhmed-sz6my
@AmalAhmed-sz6my 2 ай бұрын
Ilaahay hanoka daayo sheekh mustase
@sharecoabdilahi2420
@sharecoabdilahi2420 6 жыл бұрын
Sheikh mustafe Allah dembigaaga hadhaafo abaalkagana janada haka dhigo amin
@ahmedmussa5890
@ahmedmussa5890 6 жыл бұрын
Jazakallah khayr sh mustafe 😍
@suhaybsaleban5334
@suhaybsaleban5334 6 жыл бұрын
1 subscribe plz
@adoonkiialle3042
@adoonkiialle3042 6 жыл бұрын
Ilahay hakaa abaal mariyo shiikhunaa ... ilahow noo daa cimrigiisa u barakee...
@afrahjama409
@afrahjama409 6 жыл бұрын
Masha Allah Jazaa a kalaahu kheiran Jazaa, my Allah rewards you Jannah Al Fardousa.
@ahmedhassan7870
@ahmedhassan7870 6 жыл бұрын
Sheekh mustafe Dar Ilahy ban ujecelhy wlhi 😘😙
@farxiyoabdiabdi3457
@farxiyoabdiabdi3457 6 жыл бұрын
Sheikh ilahay hakubarakeyo ilahayow ribada iyo xaarantaba nagaqabo ilahayow awood badanow
@arizadizi8993
@arizadizi8993 4 жыл бұрын
Maasha allah sheekh mustafe Ilaahey ha barakeeyo
@mubaarikmaxamuud4014
@mubaarikmaxamuud4014 6 жыл бұрын
mnshlaah sheekh mustafe Alle darriiban kuu jecelahay
@suhaybsaleban5334
@suhaybsaleban5334 6 жыл бұрын
1 subscribe
@farhiyahassan2151
@farhiyahassan2151 6 жыл бұрын
JazkaAllah khayr sheikh mustafa xaaji lsmaacill.
@djmaamis3167
@djmaamis3167 5 жыл бұрын
Maanshallah Sh Mustafe Xaji Ismacil Allah hakaa abaalmariyo
@guuleedabdirahmaan4681
@guuleedabdirahmaan4681 6 жыл бұрын
Manshalaah jasaakalaahu khayran sheikhunaa mustafe xaaji ismaaciil haaruun
@suhaybsaleban5334
@suhaybsaleban5334 6 жыл бұрын
1 subscribe
@abdulahiahmedraage7113
@abdulahiahmedraage7113 6 жыл бұрын
jasakumulahi qeyren shikh mustafe xaaji ismaciil ale dartiis ayaanku jeclahay ale waxaan kabar ayaaa sidaan kujeclahy allaaha ijeclado
@khadarabdikarin8168
@khadarabdikarin8168 6 жыл бұрын
Jasakallaah qeyr sheqmusdhafe
@puntland72
@puntland72 6 жыл бұрын
North America somali badan oo kunool ribada waxay u cabaan sidii caanihii ilahay haku anfaco muxaadaradan shiikh mustafe
@ayaanlecabdikariin-vs9qo
@ayaanlecabdikariin-vs9qo Жыл бұрын
ScW Scw scw Scw scw Scw scw Scw scw Scw scw Scw scw Scw scw Scw scw Scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@awilsuleiman4250
@awilsuleiman4250 4 жыл бұрын
ilaaahaw noo naxariiso subxanalah
@mymesqad9819
@mymesqad9819 6 жыл бұрын
Jazakallah kheyr Sh.Mustafa Somalida badankood Ribada Faa’idey u maaleyaan kii Yoruba joogay kan Ganacsata ah kii Dowladda ka mid ahaa xitaa Bankiga ay sameysteen ee la yiraahdo Islaami Ribo ayuu Qaata ee dadoow Wacda ku Camal fala Ilaahey ka cabdsada
@plazma7744
@plazma7744 6 жыл бұрын
Aaad io aaad ayaa ugu fa idaystaa shiikh mustafe
@happyahmed1257
@happyahmed1257 6 жыл бұрын
mashallah jazakallah khayr sheekh scw
@mofood3327
@mofood3327 4 жыл бұрын
Arinka FOREX wax ma nooga sheegi kara shiikh mustfe✊🏻
@fadxicali3660
@fadxicali3660 4 жыл бұрын
Ribada kala gudoomasho laanta ayaa ku jirta ayaa laysku haystaa wll.
@mohammednur6169
@mohammednur6169 4 жыл бұрын
Masha Allah Allah xafido sheekhena
@khadarlove9761
@khadarlove9761 6 жыл бұрын
Alaha ku xifdiyo sheekh mustafa
@muhamedrooble3929
@muhamedrooble3929 6 жыл бұрын
Allhu Akbar, Ilaahow Kheer ku sii.
@mohmedabdi2650
@mohmedabdi2650 6 жыл бұрын
We love you shiikhnaa jazaka Llah
@fardowsaali6846
@fardowsaali6846 6 жыл бұрын
الله يحفظك ويجعل الله مثواك الجنه
@suhaybsaleban5334
@suhaybsaleban5334 6 жыл бұрын
1 subscribe plz
@saciid.252
@saciid.252 6 жыл бұрын
Masha allaah sheikh Mustafa allaha ku xafido
@abdirahmaniaabdulahi9709
@abdirahmaniaabdulahi9709 Жыл бұрын
MashA Allah
@aishahassan6859
@aishahassan6859 6 жыл бұрын
الله يجزيك ربي خير ويحفظك الله
@amiishaahmed9865
@amiishaahmed9865 6 жыл бұрын
Mashallaaaaaaaah jazakallaah khayr sheikh
@shiraxsommer5812
@shiraxsommer5812 6 жыл бұрын
Man Challah Jazaka Allah Sheekh
@cabdiyussufcawale6269
@cabdiyussufcawale6269 7 ай бұрын
Masha allah
@xogwaynea6743
@xogwaynea6743 5 жыл бұрын
Allaha barakeeyo sheekh
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 2 жыл бұрын
KING ❤️❤️❤️❤️ aabo mustafe xaaji ismaaciil Haaruun
@umalkhyrahmed8599
@umalkhyrahmed8599 6 жыл бұрын
Ilaahay haxifdiyo shekha
@suhaybsaleban5334
@suhaybsaleban5334 6 жыл бұрын
1 subscribe
@arizadizi8993
@arizadizi8993 4 жыл бұрын
Aamiin
@hodansalah7417
@hodansalah7417 6 жыл бұрын
Jazakallahu kheyr sheekh allaha ku barakeyo
@fadumoabdi9037
@fadumoabdi9037 6 жыл бұрын
Jazakallahu sheekh
@user-kx8gn5qv5h
@user-kx8gn5qv5h 6 жыл бұрын
جزاك الله خيرا ، أنا بحبك في الله .
@zaralulu3669
@zaralulu3669 6 жыл бұрын
Mashallah jazakalah sheikh
@abdallaburco5932
@abdallaburco5932 6 жыл бұрын
Allaah yaxfidak sheekh mustafe
@minnesowtafoodie2757
@minnesowtafoodie2757 6 жыл бұрын
Ilaahay ajar ha kaa siiyo sheikh. Bulshada aad baad diinta ubartaa.
@AhmedAli-yy9nw
@AhmedAli-yy9nw 6 жыл бұрын
Magaceeddi ayaa la badalay, waana laga isticmaalla hargeisa.
@asmailwaad2027
@asmailwaad2027 6 жыл бұрын
jazakallah sh mustafe
@mustafamahmoud572
@mustafamahmoud572 6 жыл бұрын
Maanshllaaah.sheekh.caafimaad.ku.waaar
@libanahmed7277
@libanahmed7277 6 жыл бұрын
MoCha alah sheeekh mostaphe
@mohamedhassan5710
@mohamedhassan5710 6 жыл бұрын
Sheeq mustafe ilaahay ajar iyo xasanaad hakusiiyo
@osmanabud9423
@osmanabud9423 3 жыл бұрын
Shaikh ilana xafido ilahay dartiisa ayan jeclahay
@yussufcali9228
@yussufcali9228 6 жыл бұрын
jazakummullah khyr sheikh
@fatimadayib4337
@fatimadayib4337 6 жыл бұрын
jasakallah😍
@pishaaropillan1915
@pishaaropillan1915 4 жыл бұрын
Ribo dhan wlh ma aqoon iney xaran tahay iyo inkleba ma aqon dadka un ka maqli jiray malin ba gbr aan sxb nahay suqa isu racnay shanbey mel ka gadaneysay sey qimihii beyna ka helin sey tiri ma riba suyiri ha sey wey ka tagtay ifhmsi bn irii ribo wlh wn sey ifhmsineysay wey ifhmsin weysay malin dhaweyd abbo ifahamsiyay allow no naxariso🤲😭
@boqoradda1750
@boqoradda1750 6 ай бұрын
Shaanbo see ribo lo saari karaa
@boqoradda1750
@boqoradda1750 6 ай бұрын
I fahansii abayo
@caaqilkaamil7722
@caaqilkaamil7722 6 жыл бұрын
Allow nooda sh wanagsan
@zainabjama7947
@zainabjama7947 6 жыл бұрын
mashaallah
@caaqilkaamil7722
@caaqilkaamil7722 6 жыл бұрын
Macha Allah
@nuuraisnaacil3857
@nuuraisnaacil3857 6 жыл бұрын
jasa ka laah sheekh
@maxamedcabdillahiumar2658
@maxamedcabdillahiumar2658 6 жыл бұрын
jazaakalaah sheikh Mustafa
@suhaybsaleban5334
@suhaybsaleban5334 6 жыл бұрын
1 subscribe plz
@nimcoosman3243
@nimcoosman3243 4 жыл бұрын
Asc tijarata Eastleigh Nairobi they make business to built ribada tall buidings
@mahadbulshaawi6039
@mahadbulshaawi6039 6 жыл бұрын
Mcha Allaah
@taaxorichboy3042
@taaxorichboy3042 6 жыл бұрын
Ilahay Hanaga badbadiyo
@hodanyusuf2358
@hodanyusuf2358 6 жыл бұрын
man shallah
@omarcise4735
@omarcise4735 6 жыл бұрын
Jazakallah
@feesalmaxamedofficial5730
@feesalmaxamedofficial5730 6 жыл бұрын
masha allah
@suhurfaysa9834
@suhurfaysa9834 6 жыл бұрын
Jasakalah sheekh mustafe
@cabdiyussufcawale6269
@cabdiyussufcawale6269 7 ай бұрын
Asc
@Yusufharare
@Yusufharare 6 жыл бұрын
Msha alah
@saeeddaud3181
@saeeddaud3181 6 жыл бұрын
Jazaka'Allah sheikh
@zamzammoha6572
@zamzammoha6572 6 жыл бұрын
Jizakallahu kheyr alle dartii banku jeclahay sh/mustafa
@amiromarali3770
@amiromarali3770 6 жыл бұрын
34 qof ayaa dislik saartay tolow maxay ahayeen
@MohamedHassan-le5xl
@MohamedHassan-le5xl 6 жыл бұрын
Mash Allah Shiikh Mustafa, Dulsaarka Somalia laga isticmaalo Kolay magacyo dhowr ah Bay erey bixin uga dhigaan Ee Sidee noqonysaa, ma ribo wadaaadkeeda wadata. Miya???
@xawilan
@xawilan 6 жыл бұрын
Ilahow naganabad gali
@feesalmaxamedofficial5730
@feesalmaxamedofficial5730 6 жыл бұрын
ilahow udanbi dhaaf sheeikha
@happyahmed1257
@happyahmed1257 6 жыл бұрын
allow kaa magan
@umufadlic.m5160
@umufadlic.m5160 6 жыл бұрын
Masha'allaah masha'allaah
@dauddahir4581
@dauddahir4581 6 жыл бұрын
Jazaka Allah Sheik Mustafa, Maalamahan waxaa soo baxaya hanaan maaliyeed oo Digital Money ah kaas oo la yiraahdo (Cryptocurrency, Bitcoin & One coin, One Life) ma jirto wali Maxaadiro ay Culimada Soomaaliyeed kasoo saareen arintaan waxaana jira in dhalinyaro badan oo Soomaaliyeed ay hada ganacsigaan galeen ayagoon wax xog ah kahayn. Diintu maxay ka qabtaa ka gacansiga Cryptocurrency.
@deeqahussein7117
@deeqahussein7117 6 жыл бұрын
Qofkii wax igu dheer bal ha ifahamsiiyo midaan (bank ayaad waxaad kaqaadatay gaari markaa gaarigaas qaadaneysay waxow kudhahay gaariga lacagtiisa hadaa hada bixineysid waa 2000$ lkn lix bilood kadip hadaa gaariga lacagtiisa dhiibeysid waa 2500$ marka bal shiikha xitaa ha laiiweydiiyo
@miskishabdi1986
@miskishabdi1986 5 жыл бұрын
Wa ribo cad taasi wakujirtaa muxadardee sificn uun u dhagyso tusale su Su aasha lamid ahyd
@mowgayare916
@mowgayare916 5 жыл бұрын
Baahidaada ayaa wakhtiga aad bixinayso lagaaga faaiidaysanayaa markaa time=money 6 months =$500 waana ribo dulsaara
@drxasanshcaliwarsame1099
@drxasanshcaliwarsame1099 5 жыл бұрын
waa tii laga cararayay walaal waaba ribada lafteedii
@abdixakimsalafi2477
@abdixakimsalafi2477 6 жыл бұрын
geem
@ClsalaanXaaji
@ClsalaanXaaji 2 ай бұрын
Q
@rahamasalah786
@rahamasalah786 6 жыл бұрын
Masha allah
@fatimadayib4337
@fatimadayib4337 6 жыл бұрын
jasakallah😍
@tifow5951
@tifow5951 6 жыл бұрын
Masha allah
MUXAADARO CUSUB 2018 | Al-istiqaama (Toosnida) - الإستقامة  ~ Sh Mustafe Xaaji Ismaaciil
57:26
Ribada iyo Meelaha ay Gasho ┇Sh Mustafe Xaaji Ismaaciil
43:03
BUSHRA ISLAMIC STUDIO
Рет қаралды 15 М.
How I Did The SELF BENDING Spoon 😱🥄 #shorts
00:19
Wian
Рет қаралды 37 МЛН
My Cheetos🍕PIZZA #cooking #shorts
00:43
BANKII
Рет қаралды 28 МЛН
КТО ЛЮБИТ ГРИБЫ?? #shorts
00:24
Паша Осадчий
Рет қаралды 3,6 МЛН
MAXAA LAGU BADBAADAA  ᴴᴰ┇Sh.Mustafe Xaaji Ismaaciil
19:56
Alnasiixa Media
Рет қаралды 557 М.
Mustaqbalkaaga Dhiso | Dhiirigalin | Sheekh Mustafe 2024
44:44
Wadaad Media
Рет қаралды 105 М.
MURUGO MIYAAD DAREEMAYSAA ? DAAWO AYAA LAGUU HAYAA !! || Sh Mustafe Haarun
22:25
MUXAADARO CUSUB 2019- Dhibaatooyinka Qurbaha & Dadka waxay kala kulmeen | Sh Mustafe Xaaji Ismaaciil
1:08:19
How I Did The SELF BENDING Spoon 😱🥄 #shorts
00:19
Wian
Рет қаралды 37 МЛН