MUXAADARO CUSUB 2021 | Islaamku Waa Guulaysanaa Muran Kuma Jiro - Sh Mustafe Xaaji ismaaciil

  Рет қаралды 294,666

Sheekh Mustafe Official Channel

Sheekh Mustafe Official Channel

3 жыл бұрын

SUBSCRIBE CHANNELKA :: KALANA SOCO MUXAADRAADKII UGU DANBEEYEY EE SHEEKH MUSTAFE XAAJI ISMAACIIL
kzfaq.info...

Пікірлер: 304
@kamaalhasan763
@kamaalhasan763 3 жыл бұрын
Muxaadaro qiimo badan bay ahayd oo rajo iyo farxad wayn ii siyaadisay, InshaaAllaah Islaamku wuu guuleysan doonaa waqti dhow.
@cabdirisaaqmohamed2294
@cabdirisaaqmohamed2294 3 жыл бұрын
Pp0pppppppppppp
@abdilleabdullahi1424
@abdilleabdullahi1424 3 жыл бұрын
ان شاءالله
@qalanjoqaali8356
@qalanjoqaali8356 3 жыл бұрын
@@cabdirisaaqmohamed2294 Walal ilah dartiis igu cawi subscribka waxaa ku faraxdo allah ku siiyo kzfaq.info/get/bejne/i5mhhLGb15-5qnU.html
@omarofficial24
@omarofficial24 3 жыл бұрын
Sheeq mustafa haji ismaciil haruun illhow janadee gey isaga iyo dhamn intii muslima😍😍😍😍❤
@farahsaid6913
@farahsaid6913 3 жыл бұрын
Allaahuma aamiin
@abdikhadirmohamedomar445
@abdikhadirmohamedomar445 3 жыл бұрын
Aamin
@qalanjoqaali8356
@qalanjoqaali8356 3 жыл бұрын
@@abdikhadirmohamedomar445 Walal ilah dartiis igu cawi subscribka waxaa ku faraxdo allah ku siiyo kzfaq.info/get/bejne/i5mhhLGb15-5qnU.html
@mohamedjamaomar3597
@mohamedjamaomar3597 3 жыл бұрын
Aamiin
@wrkawesomechannel8856
@wrkawesomechannel8856 3 жыл бұрын
Sheikh Mustafa hajji Ismail Allah haa asharfa
@queniqra3437
@queniqra3437 3 жыл бұрын
Mazhaal jaskala kheer😍 aniga waxan jecelaye aniga oo gabdh inan hadana diinta faafiyo intaan awoodo inzhaal waye dhici dontaa lkn diin Islam mar walba waye gulayesanaysa ha dhawato ha dheerto
@MrXamaraawi
@MrXamaraawi 3 жыл бұрын
Masha allh
@nastexokhalid9439
@nastexokhalid9439 3 жыл бұрын
Sh mustafa wa shekh ilah karamo iyo heybad siiye wana shekh aqon kasto leh ilah hano xifdiyo amen 🙏🏽
@cudoonbarwaaqo7314
@cudoonbarwaaqo7314 3 жыл бұрын
Wlalayal xaamilo ayan ahay isoo duceeya ❤️illahey kheyr ha idin siiyo dhantiin
@SomalilandChannel
@SomalilandChannel 3 жыл бұрын
insha allha wad kala nabad iman wax khayr qabana waad inoo dhali insha allah ducada iyo sadaqada ogow wixi aad awoodo wax la mid ah majiree
@Sara20005
@Sara20005 3 жыл бұрын
Ilahay idankisa ilahay haku fududeyo abayo. Ilmahasna kii aduun iyo akhiro ku anfaca ilahay hakaga dhigo
@aalayasin4154
@aalayasin4154 3 жыл бұрын
Wll allaha kuu dhip yareeyo .. Ilamahan Kii DDD anfaca allha ka dhiGo ❤️❤️❤️❤️
@D-hood
@D-hood 3 жыл бұрын
Ilaahay amuurahaaga haku sakhiro wl
@abdikadiromarbare7890
@abdikadiromarbare7890 3 жыл бұрын
Alle Haku sahlo
@mohamedabdullahi7183
@mohamedabdullahi7183 3 жыл бұрын
Sh mustafe allaha kuu barakeeyo cilmigaaga
@deeqowarsame8488
@deeqowarsame8488 3 жыл бұрын
Masha allah waa nin taariiqda aad u darsay oo daraasayn karana waxa soo socda, sheekh mustafe waa dadka kooban ee umada dhiiri geliya kana hadla xaqiiqooyinka ay reer galbeedku qarinayaaan. Haku sirmina reer galbeedka dhamaan taariikhdooda ilbaxnimo ma dhama 500 oo sano
@luulmohamed8845
@luulmohamed8845 3 жыл бұрын
Masha allaah shiiqeena aad ban ilaahaydartii kuuleclahay allahabad xifdiyo mel walbo read kusugantahay Waxman rajeeynayaa moon illaah kabaryayaa inuu muqdishana kuwaafajiyo inaad ka maxaadareyso insha alaah
@ahmedisse2516
@ahmedisse2516 3 жыл бұрын
Sh mustafa cimrigaada 1000 Allaha garsiyo
@sali3492
@sali3492 3 жыл бұрын
وَلَقَدْ سَبَقَتْ كَلِمَتُنَا لِعِبَادِنَا ٱلْمُرْسَلِينَ إِنَّهُمْ لَهُمُ ٱلْمَنصُورُونَ وَإِنَّ جُندَنَا لَهُمُ ٱلْغَـٰلِبُونَ
@kaamilcade214
@kaamilcade214 3 жыл бұрын
😭نعم بالله
@ismailmohammed871
@ismailmohammed871 3 жыл бұрын
Ilaahay sheekha cimriga ha u dheriyo
@memohamudi211
@memohamudi211 3 жыл бұрын
K
@Dajiya_maxamed
@Dajiya_maxamed 6 ай бұрын
😭😭 Islaamku wuu Guuleysanaaa inshaAllah 😭😭 الا إنّ نصر الله قريب.
@hani8826
@hani8826 3 жыл бұрын
Sh. Mustaf sh. Ismaaciil. Jazaa kalaah kheer.😍😍😍
@moustaphatafo979
@moustaphatafo979 3 жыл бұрын
Masha allah sh. Mustafe x. Ismaaciil haaruun alle ha ku xiftiyo adiga iyo dhammaan ummada Muslimiinta ah.
@1Ilyasin.
@1Ilyasin. 3 жыл бұрын
Jazaakumulahu kheyrul jazaa Sh Mustafe Xaaji ismaciil, Alle haku Xafido Aduun iyo aakhiro.
@abdimalikmohamud8611
@abdimalikmohamud8611 2 жыл бұрын
Allahu Akbar. Illahay moye illah kale majiro Muhammad na wa nabi, rasuul iyo adon illahay(Sallahu calayhi wasalam).
@AliMohamed-ng8fl
@AliMohamed-ng8fl 2 жыл бұрын
Masha allah waa Aqoonti o qof ah Runtii muxadiroyinkiisa Aqoon ayaa kaga kordhaysa allah ha ku barakeeyo.
@Ahmedabdilnasir
@Ahmedabdilnasir 3 жыл бұрын
Jazakallah Sheekhuna Caalim+ Mufakir Wale Sh Mustafe Waa Legend mudan inaanu kufaano Allah Yaxifdak ♥ 🙏
@omanisman5797
@omanisman5797 3 жыл бұрын
Islaamku wuu guulaysandoona inshallahu
@atolffhiddler1668
@atolffhiddler1668 3 жыл бұрын
Kuwa guusha islaamka aad u diidan waa umaraa faasiqiin ah iyo jabhado sheegta magaca islaamka laakiin shacabka muslimiinta gumaada iyagoo waliba dhahaya in daadinta dhiiga Muslimka ugu dhawaanayaan Ilaahay. Macadallaah!
@nacimaosmaniid4028
@nacimaosmaniid4028 3 жыл бұрын
Mash Allah Sheekh Alle cimriga hakuu dheereeyo
@macalinabdi6814
@macalinabdi6814 3 жыл бұрын
Mansha Allah beautiful Allah ku xafido shekh mustafa xaaji ismaciil haruun
@user-vl7lp6uo5f
@user-vl7lp6uo5f 3 жыл бұрын
Allahayow islaamka gullee oo qalbiyadayda islaamnimada iyo xaqa kusug oo kudil, allahayow umadadan soomaali waa is madhisay oo is naceen oo is coleysteene allahayow walaalnimo iyo jacayl dhexdooda keen oo gullee, allhayow umadayda midee rabigayow wad awooda waxba kuguma ahee indhahayga igu tus somaali oo mida oo qabiil iyo kala qaybsanan dhaaftay, yaa allaah amiin. 😰
@guryosamotube540
@guryosamotube540 3 жыл бұрын
Mnsha allah sh.mustafe iamacil xaaji haaruun wlahi alle dartii ku jecelahy khayrka aad gudbinaysayso mnaha allah alle danbigaga ha dhaafo dhamaanteen
@somalicancerawarenessprogr4991
@somalicancerawarenessprogr4991 3 жыл бұрын
T T Y How
@bashiirabdi9146
@bashiirabdi9146 3 жыл бұрын
Islaamku haguulaysto inshaa alaah
@macalinabdi6814
@macalinabdi6814 3 жыл бұрын
Inshaa Allah muslimka waa guleysanayaa e aan dadaalno
@Abuamiira
@Abuamiira 3 жыл бұрын
جزاك الله خيرا❤️❤️❤️❤️
@nasraaxmed8039
@nasraaxmed8039 3 жыл бұрын
Sheekh Mustafoow ilaahay ha kku naxariisto if iyo aakhiraba oo ilaahay kuma hoojiyo maalinta la qatan yahee la qaawan yhy
@aishafr6454
@aishafr6454 3 жыл бұрын
Mnshlh sh mustafe xaji ismaciil alle hku brakeeyo aduun io akhiraba❤💯
@kaali1231
@kaali1231 3 жыл бұрын
Masha allh jazakallahu khayra shekh mustafe allaha Ka abaal mariyo
@suhaybamohamed4397
@suhaybamohamed4397 3 жыл бұрын
Mahadsanid sheekh mustafe ilaahay miisaanka xasanaadka hakuugu daro.
@ahmedyuusuf2168
@ahmedyuusuf2168 3 жыл бұрын
Waa jamacad lugeenya shiikh muatafe saqaafad wayn ayu u calaliyay aqoonta si ay u fahmaan aqoonyahanka somalidu afkooda somaliga maaha allah
@garaadsuudi2
@garaadsuudi2 3 жыл бұрын
Allah haku barakeeyo sheekh
@nasriina.maxamuud360
@nasriina.maxamuud360 3 жыл бұрын
Allehaku karaameeyo sheekh mustafe ismaail xaaji haaruun
@adamcabdi3673
@adamcabdi3673 3 жыл бұрын
Aamiin
@cabdilaahiaspiima6604
@cabdilaahiaspiima6604 3 жыл бұрын
Masha allaah waan joogay muxaadarada ilaahey khayr haka siiyo 💖
@MrSaidi03
@MrSaidi03 3 жыл бұрын
Maasha allah sheikh Mustafa Allah haku xifdiyo
@abdifatahomar1650
@abdifatahomar1650 3 жыл бұрын
Ilahy haa xifidiyo culimada Islamka oo dhan yaa raabi ameen
@laxawmiaofficial6800
@laxawmiaofficial6800 3 жыл бұрын
Alle haku barakeeyo sheekh mustafe haaji
@yahyemmegalle4055
@yahyemmegalle4055 3 жыл бұрын
Allaha ku Xifdiyo Shekha Mustafa Haaji Ismacil Haarun ee mar uun nasoo gaar hadan reer Muqdisho nahay insha allah
@umuahmed5177
@umuahmed5177 3 жыл бұрын
Sheikh Mustafa Allha karaameeyo cilmigiisane Ha u barakeeyo anagane kuwa ka faa idaysto Allha naga dhigo
@Sehamyousuf
@Sehamyousuf 3 жыл бұрын
الإسلام منصور لا محالة له انشاءالله سينتصر الإسلام ونرجع مثل ما كنا قبل عاجلا غير آجل يارب انصرنا 💜💜
@hassanali2693
@hassanali2693 3 жыл бұрын
MUSTAFE XAAJI ISMAIL ALLE JANADA HA GUEYO
@alimuhammud2160
@alimuhammud2160 3 жыл бұрын
Cimri dheer iyo caafimaad ❤️
@adamcabdi3673
@adamcabdi3673 3 жыл бұрын
Aamiin
@aliorkey5045
@aliorkey5045 3 жыл бұрын
Masha allah shikhow Allaha ku xafido aduun iyo aakhiraba
@adamcabdi3673
@adamcabdi3673 3 жыл бұрын
Aamiin
@abdisalammohamed4493
@abdisalammohamed4493 3 жыл бұрын
Sheekh waxbadan ayan kaa faaidey wlhi bilahi alle hku dhawro oohku barakeeyo
@maxamedcalixaji312maxamedc9
@maxamedcalixaji312maxamedc9 3 жыл бұрын
Masha allaah
@diirshemohamed4590
@diirshemohamed4590 3 жыл бұрын
قال عمر المختار: نحن لا نستسلم وإما أن ننتصر أو نموت
@ibraahinqeedi7726
@ibraahinqeedi7726 2 жыл бұрын
Masha allah
@ibrahimmohamed2241
@ibrahimmohamed2241 3 жыл бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته جزاك الله خيرا ياشيخنا الفاضل حفظك الله ورعاك
@muntazahmed4523
@muntazahmed4523 3 жыл бұрын
Walal mcn aduunyada Cissi iyo Sharif ku nolow aqirana janada 🤲🤲🤲allah ha kugu casuumo qof walbo isaro ilah ha waxuu ku farxo 1 k subiscribka cawi codsi waye walal
@umuadam777
@umuadam777 3 жыл бұрын
Mashallah ilaahey haku xifidiyo sheikhena
@ayuub7940
@ayuub7940 3 жыл бұрын
Mustaqbalka muslimiinta wuu ifayaa laakiin shuruudahan ayaa naloogabaahan yahay 1: in islaamka aan fahanno oo si saxan u barano 2: in aannu si wanaagsan u fulino 3: dadka inagasoo horjeedana aannu tusino oo ku faafinno.
@Cabdalla30
@Cabdalla30 3 жыл бұрын
Its was dream come true to meet Sheekh Mustafe Today!
@suldaanmaxamudcalishire1025
@suldaanmaxamudcalishire1025 3 жыл бұрын
Somali ku dheh adoo mahadsan
@drakeamir5885
@drakeamir5885 2 жыл бұрын
sorry to be so offtopic but does any of you know of a tool to get back into an instagram account? I stupidly forgot my account password. I would love any help you can offer me.
@dannyjoe7792
@dannyjoe7792 2 жыл бұрын
@Drake Amir instablaster :)
@drakeamir5885
@drakeamir5885 2 жыл бұрын
@Danny Joe Thanks so much for your reply. I found the site through google and im trying it out atm. Seems to take quite some time so I will get back to you later with my results.
@drakeamir5885
@drakeamir5885 2 жыл бұрын
@Danny Joe it worked and I finally got access to my account again. I'm so happy:D Thanks so much you really help me out !
@mahamedabdirahman5591
@mahamedabdirahman5591 3 жыл бұрын
Mnsha Allah alle ha inoo daayo caaalimkeena sh mustafe
@AxmednuurAxmednuur-ww5no
@AxmednuurAxmednuur-ww5no 3 жыл бұрын
Sheeq mustafe alle hukuxafido
@mariamhaji3412
@mariamhaji3412 3 жыл бұрын
Mnsha allah ilsamku wu gulaysanaya
@kafiabdul8266
@kafiabdul8266 3 жыл бұрын
Masha allah allaha ka ajarsiiyo
@xeefofaarax7273
@xeefofaarax7273 3 жыл бұрын
Mnsha allaah shiikh mustafe alle haku xafido
@maxamedsaciid9728
@maxamedsaciid9728 3 жыл бұрын
Rabi haku barakeeyo shikh mustaf
@nuuxaxmed7330
@nuuxaxmed7330 3 жыл бұрын
Manshallah Shiikh mustafe Xaji ismaacil haruun
@muntazahmed4523
@muntazahmed4523 3 жыл бұрын
Walal mcn aduunyada Cissi iyo Sharif ku nolow aqirana janada 🤲🤲🤲allah ha kugu casuumo qof walbo isaro ilah ha waxuu ku farxo 1 k subiscribka cawi codsi waye walal
@abdikabirqalbi9731
@abdikabirqalbi9731 3 жыл бұрын
Masha Allah shekhuna sh mustafe Allah habarakeyo i,n
@ogaalkadadweynah2330
@ogaalkadadweynah2330 3 жыл бұрын
SUBSCRIBE ISAARA ZXPOYAL IDINKO MAHDSAN
@Fadumoosman197
@Fadumoosman197 3 жыл бұрын
Mansha Allah sh musdhafa
@saynababdilahi2656
@saynababdilahi2656 3 жыл бұрын
MashaAllaa Muxadiro Qimabadan
@naajaxofficialchannel125
@naajaxofficialchannel125 3 жыл бұрын
ماشاء الله. جزاك الله خير
@leeshanchannel6653
@leeshanchannel6653 3 жыл бұрын
Jizaallaahu khayiran wajisaa sheekh aamiin aamiin yaarabi ❤️💕💕💕💕💕🌿🌿🌿💐💐🌿🌿🌿
@noorosman2986
@noorosman2986 3 жыл бұрын
حفظك الله ياشيخنا
@muntazahmed4523
@muntazahmed4523 3 жыл бұрын
Walal mcn aduunyada Cissi iyo Sharif ku nolow aqirana janada 🤲🤲🤲allah ha kugu casuumo qof walbo isaro ilah ha waxuu ku farxo 1 k subiscribka cawi codsi waye walal
@abgaalbaye2305
@abgaalbaye2305 3 жыл бұрын
Mansh alllah
@gulledabdi6571
@gulledabdi6571 3 жыл бұрын
Sheikh mustafow Allah janada ha ku geeeyo Amin dhamaanteen❤️❤️
@abdikadirshafiyusuf5433
@abdikadirshafiyusuf5433 3 жыл бұрын
Allow xifdi Sh musdafe
@siciidabdi4210
@siciidabdi4210 3 жыл бұрын
Alle ha barakeyo shekh mustafe iyo inta muxadirada kaso shaqaysay
@kaamilcade214
@kaamilcade214 3 жыл бұрын
Masha allah shikh jaska laahu kahayr
@fartunyusuf415
@fartunyusuf415 3 жыл бұрын
Mnasha Allah Tabarakalah
@suadsuleiman2668
@suadsuleiman2668 3 жыл бұрын
Sh mustafe tababare nololeed ilahay haku xafido
@historynerd7549
@historynerd7549 3 жыл бұрын
Jazaka allahu kheyran sheikhana
@barlinosmaan545
@barlinosmaan545 3 жыл бұрын
Mashallah tabaragkallah yaa sheekh mustafaa
@TheBarni114
@TheBarni114 3 жыл бұрын
Maashaa Allah Allah Haku Amaansado shiikh Hana ku Barakeeyo anagana Hanagadhigo kuwii weelay,ya waanada iyo wacdiga
@hamdahashi6912
@hamdahashi6912 3 жыл бұрын
Illaahow xifidi sh.mustafe xaaji ismaaciil haaruun
@cabdihaashi9254
@cabdihaashi9254 3 жыл бұрын
Ale janada haysku kukeentuso adiyo culimada muslim inta rabina hayhsdeyo
@khadijamohamed457
@khadijamohamed457 3 жыл бұрын
War dadkaan sarayo dislike maxaa kudacay sheick mustafe wan kujecelbehey Allah haku jecladho janatul fardowsa Allah haku gu bishareyo
@xamseidiris9375
@xamseidiris9375 3 жыл бұрын
Wllo malaa ulakac maahee waaneyba fahansaneyn dadkani dee like iyo dislike du wexey kala yihiinba
@abdihafidaliabdi4514
@abdihafidaliabdi4514 3 жыл бұрын
Waxeee u badantahay dad aan aqoon u laheen macnaha like 👍 iyo dislike 👎, oo iska tabtay leeee
@farida669
@farida669 3 жыл бұрын
jazakallaahu qayra sheeq❤️
@keysewarmahaye4418
@keysewarmahaye4418 3 жыл бұрын
WAA RUN WALEE
@jamezfaro4522
@jamezfaro4522 3 жыл бұрын
ShikhziGa keliyee ee aan tageero shikh mustafe hji ismcil 😍
@haniabdi7759
@haniabdi7759 3 жыл бұрын
Masha allaah
@user-rv5gn4gh4d
@user-rv5gn4gh4d 3 жыл бұрын
ماشاالله ماشاالله تبارك الله الايجزاخير شيخ مستف
@muntazahmed4523
@muntazahmed4523 3 жыл бұрын
Walal mcn aduunyada Cissi iyo Sharif ku nolow aqirana janada 🤲🤲🤲allah ha kugu casuumo qof walbo isaro ilah ha waxuu ku farxo 1 k subiscribka cawi codsi waye walal
@nuurbuundo5979
@nuurbuundo5979 3 жыл бұрын
Masha Allaaaaaaaah guull islaamka
@____Cumar____
@____Cumar____ 3 жыл бұрын
Alle ha ku barakeeyo sheekh mustafe Aayadaahas iyo axaadiistaasi waa jihayn la inagu jihaynayo guusha iyo inuu islaam soo noqon doono insha allah.
@muntazahmed4523
@muntazahmed4523 3 жыл бұрын
Walal mcn aduunyada Cissi iyo Sharif ku nolow aqirana janada 🤲🤲🤲allah ha kugu casuumo qof walbo isaro ilah ha waxuu ku farxo 1 k subiscribka cawi codsi waye walal
@____Cumar____
@____Cumar____ 3 жыл бұрын
@@muntazahmed4523 ku saaray
@rachidaminoz8977
@rachidaminoz8977 3 жыл бұрын
Illahay cimriga haku barakeeyo, janadiisana haka waraabiyo 💖💯
@amuunitamuuse9787
@amuunitamuuse9787 3 жыл бұрын
سوګران یا شیخ جاسګ الله خیر
@caishocumarmaxamuud863
@caishocumarmaxamuud863 3 жыл бұрын
Shikheeyga ilaaheey haku xafido
@husseinsheikh6123
@husseinsheikh6123 3 жыл бұрын
Jazakallah Sheikh ❤❤❤
@muntazahmed4523
@muntazahmed4523 3 жыл бұрын
Walal mcn aduunyada Cissi iyo Sharif ku nolow aqirana janada 🤲🤲🤲allah ha kugu casuumo qof walbo isaro ilah ha waxuu ku farxo 1 k subiscribka cawi codsi waye walal
@fatxulmajiid7479
@fatxulmajiid7479 3 жыл бұрын
Masha Allah
@jiilsom
@jiilsom 3 жыл бұрын
maashallah
@bashiirabdi9146
@bashiirabdi9146 3 жыл бұрын
Mnsh alaah sheekh
@ubaxali2985
@ubaxali2985 3 жыл бұрын
Mashallah sheikh mustafa Allah yahfaduk🙏🙏
@amiinali2228
@amiinali2228 3 жыл бұрын
Masha allaaah ...allow nookaadaa
@Mo-ps4vp
@Mo-ps4vp 3 жыл бұрын
Aale ha ku barakeeyo shiikh
@mohamedadan6424
@mohamedadan6424 2 жыл бұрын
manshallh ilahow kaabalmari malita qiyaamah
@deeqamahamed4211
@deeqamahamed4211 3 жыл бұрын
Masha allah alle haku xifdiyo sh muustafe
@ogaalkadadweynah2330
@ogaalkadadweynah2330 3 жыл бұрын
SUBSCRIBE ISAARA ZXPOYAL IDINKO MAHDSAN
@engabdiqani8191
@engabdiqani8191 3 жыл бұрын
shiikh mustafe alle haku barakeeyo shiikh aan jeclahy inaan la kulmo ayaaa thy wlhi
@rapperssmoke2209
@rapperssmoke2209 3 жыл бұрын
Wow Mash Allah
@ismalure-25
@ismalure-25 2 жыл бұрын
Jazakallah Kheyr
@vihiimaapdilahi406
@vihiimaapdilahi406 3 жыл бұрын
macha Allah sh mutafe Alle Hanoka xiftiyo
@tvrarisdanguud4980
@tvrarisdanguud4980 3 жыл бұрын
Mn sha allaah muslimiinta samar kooda ah badiyaan
@cawoqueen6262
@cawoqueen6262 3 жыл бұрын
Masha aalah
Guusha Dhabta Ee Nolosha |Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun
59:29
Kheyrwade Official
Рет қаралды 7 М.
Clowns abuse children#Short #Officer Rabbit #angel
00:51
兔子警官
Рет қаралды 69 МЛН
Mom's Unique Approach to Teaching Kids Hygiene #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 4 МЛН
- А что в креме? - Это кАкАооо! #КондитерДети
00:24
Телеканал ПЯТНИЦА
Рет қаралды 7 МЛН
Slow motion boy #shorts by Tsuriki Show
00:14
Tsuriki Show
Рет қаралды 2,1 МЛН
ilaahay Wuxuu Jideeyey  Cid Wax Ka Badeli Kartaa Ma Jirto  - Sh Mustafe Xaaji Ismaaciil
46:19
Sheekh Mustafe Official Channel
Рет қаралды 218 М.
MUXAADARO CUSUB 2021 | alibtilaa (imitxaanka ) & xikmada ku jirta - sh Mustafe xaaji ismaaciil
55:32
Khudbadii jimcaha ee sheekh mustafe xaji ismacil
36:00
Jamalu Diin Tv
Рет қаралды 16 М.
Clowns abuse children#Short #Officer Rabbit #angel
00:51
兔子警官
Рет қаралды 69 МЛН