Muxaadaro Cusub || JIRITAANKA ILAHAY || Sh Maxamed Cabdi Umal

  Рет қаралды 65,709

Salafmedia

Salafmedia

5 жыл бұрын

✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔
fadlan Subscribbe Salafmedia dhagsii ┇► / @salafmedia

Пікірлер: 116
@usaamemahamuud
@usaamemahamuud 3 ай бұрын
Muxadaradan oo kale gaaladu wey kala iibsataa oo intaasoo milyan ayay ku bixiyaan lakin waxey wax ku bixiyaan waa xoogaa yaroo cilmi ah oo ilaahay ufududeyay isla markana lagu fidnenayo caqligoda yarka ah Ilaahay subxanahuu wataacaalaa ajar aduun iyo aakhiraba hakaa siiyo shiikh
@abdirahmanmuhyadin2552
@abdirahmanmuhyadin2552 5 жыл бұрын
Yaa rabi shaydaan aa kaaga dacwoonay
@Abdikarim3277
@Abdikarim3277 5 жыл бұрын
muxadardaan wlhi waa muxadaro aad cajiib u ah aan waxbdan ka faidestay alle haku xifdiyo
@fatumali4500
@fatumali4500 4 жыл бұрын
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم سبحان الله وبحمده عدد خلقه ورضا نفسه وزنة عرشه ومداد كلمات بارك الله فيك وجزاك الله في الجنة
@muhammadabukar5321
@muhammadabukar5321 5 жыл бұрын
Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar💖💓💞
@muhammadabukar5321
@muhammadabukar5321 5 жыл бұрын
SubxanAllah SubxanAllah Laailaaha Iilalah Moaxameda Rasuulullah
@zamakaawiofficailchannel4430
@zamakaawiofficailchannel4430 5 жыл бұрын
Masha allah sheekhaaanaaaa alle ha noo kaaa daaaayo muxaaadiro loo baaahnaaa waaqiceediiii baad ka hadashay
@sabahali7247
@sabahali7247 5 жыл бұрын
Mnshallah.. The truth will prevail..Shiikha iLahaay habarakeyo isaga iyo salaf media.
@yoonissuberchannel8190
@yoonissuberchannel8190 3 жыл бұрын
masha allaah illaah ha in nokadayo hadan nahay somali sheq waxatahay culimada somaliyed midka 1waad on ilaah dartiisa an ujeclahay ilaah hakubarakeyo
@sagal1701
@sagal1701 5 жыл бұрын
Jazakaalkhre sheik Allah Ku xafido
@faizocadey6660
@faizocadey6660 5 жыл бұрын
Shukran sh adun iyo aqiroo allh kuxafido
@journalistemuqdisho7604
@journalistemuqdisho7604 5 жыл бұрын
Allahu akbar Allahu akbar Allah akbar Allah akbar
@abookarasmi8853
@abookarasmi8853 5 жыл бұрын
Allahu akbarAllahu akbarAllahu akbarAllahu akbarAllahu akbarAllahu akbarAllahu akbarAllahu akbarAllahu akbarAllahu akbarAllahu akbarAllahu akbarAllahu akbarAllahu akbarAllahu akbarAllahu akbarAllahu akbarAllahu akbarAllahu akbarAllahu akbar
@mohamuudshiekhmukhtaar8421
@mohamuudshiekhmukhtaar8421 4 жыл бұрын
Masha Allah allaha ha kuxifdiyo
@sumayomohamedkhaliif6933
@sumayomohamedkhaliif6933 5 жыл бұрын
Mashaalllah illlahey hanooxaafiido culamadeena qaaligabadan amiiin yaaa allllllaha
@asiyawarsame4833
@asiyawarsame4833 5 жыл бұрын
SUBXANALLAH ILLAHOW YAANU SHAYDAN NADUFSAN
@muhammadabukar5321
@muhammadabukar5321 5 жыл бұрын
Amiin Amiin amiin YaRabi Ya Allah
@janadabbe9134
@janadabbe9134 5 жыл бұрын
Jazakalah kheeran shikh ilahay dardis ayaah ku jeclahay shikh ilahay hakuxafido
@waxsandhala6444
@waxsandhala6444 5 жыл бұрын
Jazakallahu khayr sheekh ❤️❤️❤️❤️❤️
@muhubokkk7100
@muhubokkk7100 5 жыл бұрын
الله يعطيك العافيه والعفو والمغفره يا شيخ امل
@ceelowabdi7534
@ceelowabdi7534 2 жыл бұрын
Sh.umal allaah subxaanaha watacaalaa cilmigaaga iyo cumrigaaga ha barakeeyo allaah ha ku xafido,anagana allaha nagu anfaco muxaadarada illaahay yaqiin ha nagaarsiiyo
@habibaali9801
@habibaali9801 5 жыл бұрын
Masha Allah sheikh
@mohamedabdirahmanosman270
@mohamedabdirahmanosman270 5 жыл бұрын
Masha Allah shiiqunaa Allah hakuxafido
@faadumofaadumo5889
@faadumofaadumo5889 5 жыл бұрын
Masha Allah sheekh
@malyunmalyun9113
@malyunmalyun9113 5 жыл бұрын
Masha allaaaaah jazakallah kheer😍😍😍
@nouradinyahyah8807
@nouradinyahyah8807 5 жыл бұрын
Sheekh umal allaha ku xafido cimrigaagana Allaha Raajiyo sida fiican. eed umada soomaaliyeed jahliga uga saarto.
@ismahanbiintufarah2067
@ismahanbiintufarah2067 4 жыл бұрын
Amiiiin
@caliyabnaofficial1053
@caliyabnaofficial1053 4 жыл бұрын
Asc axbaabi waxaaan idinka codsanaa hadii ay macquultahy inaad booqataan chanlkeyga wax wang moye xumi kuma jiro hadiibqeer doontahy welcme
@ismahanbiintufarah2067
@ismahanbiintufarah2067 4 жыл бұрын
Masha aallah jazak aallah kheyer sheikh mohamed cabdi umal allah ku barakeeyo ciilmiigag iyo ciimar dheera
@koosjama5110
@koosjama5110 5 жыл бұрын
ما شاء الله تبارك الله عليك
@zakariaabdirahman2940
@zakariaabdirahman2940 5 жыл бұрын
Mansha. Allah
@aaminacabdi2160
@aaminacabdi2160 5 жыл бұрын
Masha Allah
@quen__________naani2455
@quen__________naani2455 5 жыл бұрын
Mahad oo dhan ilaahay baa iska leh
@abdulahiabdowchannel309
@abdulahiabdowchannel309 5 жыл бұрын
Masha allah
@maxamuudcumar2792
@maxamuudcumar2792 5 жыл бұрын
masha allaah
@mohamedhassan7323
@mohamedhassan7323 5 жыл бұрын
جزء ك الله خيرا شيخ محمد امل
@nimcoosman7730
@nimcoosman7730 5 жыл бұрын
sheikh umal xafidahulah
@fartunali7662
@fartunali7662 5 жыл бұрын
Mansha allah sheeq allah kubarKeyo aduun iyo aqiraba
@muhammadabukar5321
@muhammadabukar5321 5 жыл бұрын
Amiin Amiin amiin YaRabi Ya Allah
@smileeibrahim8641
@smileeibrahim8641 4 жыл бұрын
Ma sha allah my fv sheikh
@mustafecraxmaanxasan8071
@mustafecraxmaanxasan8071 5 жыл бұрын
Mashaa Allah
@abdulkarimali1537
@abdulkarimali1537 Жыл бұрын
My favorite sheekh is umal!!
@abdiwahab77
@abdiwahab77 3 жыл бұрын
Jazakalah
@cudoondhuux5185
@cudoondhuux5185 3 жыл бұрын
Walhi hada mulxidinti ayaa sobataay wax yabaha ey shegeyan waat layabi xasbunallah wanicmal الله الله ربي لأ أشرك به شيئا
@idontcare6856
@idontcare6856 5 жыл бұрын
MasHa AllaaH jazaka AllaaH kheyr
@cabdurazaaqmuxamad2615
@cabdurazaaqmuxamad2615 5 жыл бұрын
Ilaahay ha laga cabsado OO soomaaliyey dad mulxidiin ah ayaa inagu soo kordhay ee hala feejignaado
@tii.mamaroysa2264
@tii.mamaroysa2264 4 жыл бұрын
Mnsh allh jisakala qer
@chamzudiinmoaraaleh4830
@chamzudiinmoaraaleh4830 5 жыл бұрын
first one Commnt Macha Allah calimka somaliyed
@muhammadabukar5321
@muhammadabukar5321 5 жыл бұрын
Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar 💖 💖 💖 💖 💞 💞
@abdifitahhashi9933
@abdifitahhashi9933 5 жыл бұрын
Masha alaah noolow sheeq umul
@abookarasmi8853
@abookarasmi8853 5 жыл бұрын
Masha allahMasha allahMasha allahMasha allahMasha allahMasha allahMasha allahMasha allahMasha allahMasha allahMasha allahMasha allahMasha allahMasha allahMasha allahMasha allahMasha allahMasha allahMasha allahMasha allahMasha allahMasha allahMasha allahMasha allahMasha allahMasha allahMasha allahMasha allahMasha allahMasha allahMasha allahMasha allahMasha allahMasha allahMasha allah
@anwarhaaji6411
@anwarhaaji6411 4 жыл бұрын
Maasha alh
@maryamaadem7179
@maryamaadem7179 4 жыл бұрын
Subxanallaaha subxanallaaha
@zakimamba2930
@zakimamba2930 5 жыл бұрын
Waxaa layaab ah dadka aduunka ku nool in dhamaantood heystaan diintii aabayaashood taasna ey tahay tan ugu saxan
@hassanali-yg2dk
@hassanali-yg2dk 4 жыл бұрын
m.a thanks good topic lkn nebiga ma iska daysay ceebayn tiiiissii
@cismansharqawi
@cismansharqawi 5 ай бұрын
وكل شيء له ايةتدل على أنه واحد
@azoow
@azoow 5 жыл бұрын
Asc wr inta qeeyrka jecel please subscribe to our channal jazakallahu kheyr
@anabmohamed3876
@anabmohamed3876 4 жыл бұрын
war dadko w ilahikabaga malinta akhri walin waydineya sualo farabadan
@goobtaiyogoorta1410
@goobtaiyogoorta1410 5 жыл бұрын
Mowduucan sheik mustafe ayaa sifiican ukala dhig-dhigey, waa mowduuc adag oo ubaahan qof seyniska iyo diinta wada aqaano. Sheikh ummal aayado iyo axaadiis ayuu aqriye lkn seyntiifikalii ahaan uma cadeynin maanta gaalada waxa looga hortagi karo waa in kaburburiyaa doodahooda iyadoo loo maraayo isla seyniska ay iyagu wataan. Masahlano mowduucaan
@cabdirashiid4419
@cabdirashiid4419 3 жыл бұрын
waa runtaa wll lkn mulxidiinta waa in lagu radiyo caqli iyo naqli labdaba
@husseindirie531
@husseindirie531 10 ай бұрын
11:49 diimaha ibraahiimiyada ka hor diimo dhaqameed ayaa jiray, dadka diimaha ibrahiimayada aysan gaarina waxeey wali heeystaan diimihii awooweyaashood, jalwada kenya waxeey heeystaan diimihii awooweyaashood waxa uu rabo ayuu noo sheegaya ka waran
@zakimamba2930
@zakimamba2930 5 жыл бұрын
Allah asiga yaa abuuray?
@abdurahmanmohamed1786
@abdurahmanmohamed1786 4 жыл бұрын
Ma adiga baa isdhalay????!!!!!
@abdirazakahmed4692
@abdirazakahmed4692 2 жыл бұрын
Tirada 1 tiradee ka horaysa
@abdaleali609
@abdaleali609 5 жыл бұрын
Dad ba dislike gareyey jiritanaka ale subxanallah
@zakimamba2930
@zakimamba2930 5 жыл бұрын
Waad ba ixusuusisay ee hada aan kuqabto
@abdaleali609
@abdaleali609 5 жыл бұрын
Oo maxd ugu qaban ilhy ma amin sanid miya inu jiro
@zakimamba2930
@zakimamba2930 5 жыл бұрын
Weligey maarag Allah
@abdaleali609
@abdaleali609 5 жыл бұрын
@@zakimamba2930 subxanalah oo hadad arag ma aminsanid miya in uu ilhy Ku aburay asaha xagisna loo labanayo
@zakimamba2930
@zakimamba2930 5 жыл бұрын
Lama dhalin + wax madhalin = majiro
@s.h3887
@s.h3887 5 жыл бұрын
44:00 hadaan la arki karayn ilaahay muu hadlo uun illen waxkasta wuu awoodaaye
@koosjama5110
@koosjama5110 5 жыл бұрын
Qofkii rabbo in uu maqlo hadalka Rabbi. quraanka ha akhriyo isagoo fahmaya oo dhuuxaya macnihiisa. Quraanka waa hadalka alle sw.
@koosjama5110
@koosjama5110 5 жыл бұрын
Qur,aanku waa hadalka Rabbi Haduu ruuxa fahmayo micnihiisa. Illaahayna waafajiyo wanaaga.
@s.h3887
@s.h3887 5 жыл бұрын
@@koosjama5110 ii yara cadee uun bas inuu hadalkii ilaahay yahay intan wax kale laysla gaadhin. se ilaahay isagoo awooda inuu qof kasta lahadlo maxaa sababay inuu qof kaliyaata la hadlo
@koosjama5110
@koosjama5110 5 жыл бұрын
@@s.h3887 Illaahay sw wuu lahadlay dadkoo dhan haday wax ku qaadanayaan. Akhri kitaabka quraanka adaa arki doona alle sw oo cidwalba lahadlaya. Barasha horteed wax ha nicin.
@usaamemahamuud
@usaamemahamuud 3 ай бұрын
Quraanka ayaa ah kalaamkii alle weyne sababto ah wax lamida ayaa la keeni lahaa كما يقول الله وإن كنتم في ريب مما نزلنا علا عبدنا فااتوا بسورت من مثله وادعوا من ستطعتم من دون الله أن كنتم صادقين . فإلم تفعلوا ولن تفعلوا فاتقوا النار التي وقود ها الناس والحجارت أعدت للكافرين
@zakimamba2930
@zakimamba2930 5 жыл бұрын
Cadceeda cid kashaki san maarag ee maxaa asiga loogu shakiyey?
@yamaaniabshir9222
@yamaaniabshir9222 5 жыл бұрын
xaqiiqatan cadceeda dad ka shakisan baa jira. waana dad waalan. cadceedaas waynoo layaabka leh oo ifisay dunidoo idil baa iska abuurantay meel cidlo ah ka abuurantay iskeed cidii tiri baana kasii waalan.
@abdirazakahmed4692
@abdirazakahmed4692 2 жыл бұрын
Haa way jiraan qof walba oo jiritaanka illaahay ka shakisan illaahayna waa uu ka shakisan yahay oo waa xaqiiqo
@s.h3887
@s.h3887 5 жыл бұрын
39:00 sheekh naftu maba jirteee maxn ku tusaa jidhka waata dhinac kasta laga sawre maxa nafta loo arki waayay. jidhkani waa xeerar physics iyo chemistry. ku dhisan maskaxdu waa waa qaade dhambaal ku dhisan. fariim sidayaal. udiraya jidhka fariimo jidhkaagu wax ruuxa amma nafii kuma jirto ee ruuxda laguu sheegayaaba waa maskaxda taasana istaagta markuu qofku dhinto.
@koosjama5110
@koosjama5110 5 жыл бұрын
Maskaxdan aad leedahay way istaagtay xagay katimi yaase sameeyey markii hore. Illaahay ayaa ceeb ka hufan
@sumayasarahassan2307
@sumayasarahassan2307 5 жыл бұрын
@@koosjama5110 ilahay isagu maskax ma leeyahay?
@s.h3887
@s.h3887 5 жыл бұрын
@@koosjama5110 ii yara cadee walal inay naf ku jirto jidhkeena maskaxdan waan ku kala dhidhigi karayaa qaabkay ushaqayso iyo siday wax uqabato adna nafta uun iyara cadee inay jidho
@koosjama5110
@koosjama5110 5 жыл бұрын
@@sumayasarahassan2307 Illaahay maleh masaal u dhigma Maskaxda aad sheegaysana alle isagaa KU sameeyey cilmigiisa iyo awoodiisa illaahay wuu ka hufan yahay in la barbar dhigo khalqigiisa maskaxda yar leh. Balse waxaa jira in alle hore u qoray kuwa rumayn doona iyo kuwa beenin doona . Illaahay ayaan ugu mahad celinayaa inuu iga mid dhigay kuwa rumeeyey iyagoo aan arag Waa fadli Rabbi . Daliilna waxa iigu filan habeenka iyo maalinta is daba socda illaahay mooyee cid kale oo sheegan kartaa aanay jirin.
@koosjama5110
@koosjama5110 5 жыл бұрын
@@s.h3887 Tusaale dhalasha qofka kahor wuxu ahaa waxaan jirin Kadibna illaahay wuxu geliyey naf dhaqaajisa isagoo uurka hooyadiis KU jira 120 kadib. Iyada oo aan ilmaha ,hooyada iyo aabahaba waxba laga waydiin Marka maxaad leedahay ilmaha maskaxdaa dhaqaajisay? Haday maskaxdu dhaqaajisay Markuu dhigu xirta ama cadka ahaa ee aanu suurad maskaxba lahayn maxaa bedelayey ilayn maskaxiba ma jirine. Hadii aad baratay sida ay maskadu u shaqayso Waad fiican tahay balse waxaa kaa dhiman inaad barato cidii maskaxdan aad baratay samaysay .
@s.h3887
@s.h3887 5 жыл бұрын
sheekh haduu ilaahay. jiro intaaso dhan oo meelna uuna kasoo bilaamo lahayn. maxaa Mar uun loo arki wayay . haduu jiro muu murankaba soo afjaroo dadka is tuso. muxuu ka fiirsanayaa dadka isaga magaciisa isku dilaya muu Mar uun dadka is tuso
@zakimamba2930
@zakimamba2930 5 жыл бұрын
Wuu dhuuntay walal
@s.h3887
@s.h3887 5 жыл бұрын
@@zakimamba2930 haaa walal inuu murankaba soo afjaro ayay ahyd oo uu Mar kaliya dooda laga nasto
@zakimamba2930
@zakimamba2930 5 жыл бұрын
Haduu jiro magaciisa in leysku laayo raali kuma noqdeen
@zakimamba2930
@zakimamba2930 5 жыл бұрын
Cadcaada jiritaan keeda cid muran gelisa weli maaragtay sxb?
@koosjama5110
@koosjama5110 5 жыл бұрын
Mahad waxaa leh allaha abuuray khalqiga. Illaahay dulbadanaa oo dabeecad wanaagsanaa. Badanaa inquudkiisa cunaysa oo hadana KU caasinaya. Waqti baa iman doona la su,aali doono ruux walba wuxuu KU dhawaaqay.
@abdulkarimali1537
@abdulkarimali1537 Жыл бұрын
May Allah bless our brother Sheekh Umal, Love from London!
@hillowleabdirahman9857
@hillowleabdirahman9857 5 жыл бұрын
Masha Allah
@maandeeqcali7306
@maandeeqcali7306 5 жыл бұрын
Masha allah
@mustafecraxmaanxasan8071
@mustafecraxmaanxasan8071 5 жыл бұрын
Mashaa Allah
@sharmarkeadbirahman584
@sharmarkeadbirahman584 4 жыл бұрын
Masha allah
Uwanaaji siduu Ilaahay kuu wanaajiyay 2018 Sh Maxamed Cabdi Umal
58:16
마시멜로우로 체감되는 요즘 물가
00:20
진영민yeongmin
Рет қаралды 29 МЛН
HOW DID HE WIN? 😱
00:33
Topper Guild
Рет қаралды 45 МЛН
孩子多的烦恼?#火影忍者 #家庭 #佐助
00:31
火影忍者一家
Рет қаралды 51 МЛН
One moment can change your life ✨🔄
00:32
A4
Рет қаралды 18 МЛН
ISDULTAAGA DHACDOOYINKA CAALAMKA ISLAAMKA SH MUSTAFE X. ISMAACIIL XAFIDULAH
1:13:24
Muxaadaro Cusub Qalbiga taabanayso 2019 Sh Xuseen Cali Jabuuti
1:05:13
Salafmedia
Рет қаралды 1,7 МЛН
Muxaadaro Deggan || ILAHAY WEYDIISO TOOSNAAN || Sheekh Mustafe Xaaji
54:26
sideed isku hormarin kartaa ┇►Sh Maxamed Cabdi Umal
1:43:24
Salafmedia
Рет қаралды 68 М.
Noqo ruux leh hansare (Hima sare) Sh Maxamed Cabdi Umal 2018
1:30:01
Sadraddin - Jauap bar ma? | Official Music Video
2:53
SADRADDIN
Рет қаралды 11 МЛН
Alisher Konysbaev - Suie ala ma? | Official Music Video
2:24
Alisher Konysbaev
Рет қаралды 513 М.
LISA - ROCKSTAR (Official Music Video)
2:48
LLOUD Official
Рет қаралды 112 МЛН
QANAY - Шынарым (Official Mood Video)
2:11
Qanay
Рет қаралды 1 МЛН