Muxuu Somaliland Uga Dhiganyahay Hadalka Cabdi Siciid,Alshaab Somaliya Ma Difaaci Doonta? H J Qobeey

  Рет қаралды 6,760

Hamze Hariir

Hamze Hariir

27 күн бұрын

Muxuu Somaliland Uga Dhiganyahay Hadalka Cabdi Siciid,Alshaab Somaliya Ma Difaaci Doonta? H J Qobeey

Пікірлер: 17
@MubYus
@MubYus 26 күн бұрын
Xasan sheekh, Masaajidka dhexdiisa sawkii lahaa Somaliland waa in lagu jihaado isagoo Alshabaab u gacan haadinaaya.
@oogdhugee_3072
@oogdhugee_3072 26 күн бұрын
1988 Iyaad Barreniyo Kacaan ayaa la saaray masuuliyada Xasuuqii Isaq. 2024 saqiir iyo Kabiir waxay bulshada Somalia isku raacsanyihiin inay dhiirigelinayaan xasuuq isaaq oo labaad? Somalia-Italia = Huwan , sikhraan iyo Sheikh iyo Saqiir.
@abdullahroubleh6059
@abdullahroubleh6059 22 күн бұрын
Itoobia badda somaliya ayay rabtaa in ay ku hesho Xoog amba Xeelad. Somalilander anoo ah heshiiskaa ha noqdo madaxweyne Muse Insha-Allah.
@gelehildid4797
@gelehildid4797 25 күн бұрын
HALKEE QARAN SOMALIYEED KA JIRAA? ADIGU 10 KILO EE MODISHU KU FADHIDO.
@ahmedfamily6360
@ahmedfamily6360 26 күн бұрын
Anigu maalinti qaraxii Soobe ayaa ii cadaatay in maamulki farmaajo shabaab wada shaqayn lahaayeen farmaajo ayaa hawl fududay u samayn jiray
@gelehildid4797
@gelehildid4797 25 күн бұрын
CIIL QABE FIQI AYAA KA MID AH A.SHABAB DAWLADA SOMALI ITALIA EE XAMAR FADHIDA.
@MubYus
@MubYus 26 күн бұрын
Markaad dib u xusuusato hadaladii uu Xasan sheekh ka dhex sheegi jiray Masaajidka markii uu heshiiska MOU soo baxay iyo hadalkan wasiirka hore ee Farmaajo waa isku mid marka aad ka reebto inta yar ee is riix riixa dhexdooda ah, Ujeedka guud ee isku raacsan yihiin waxay tahay in Alshabaab lagu jeediyo Somaliland.
@user-tj2pj4ok2t
@user-tj2pj4ok2t 25 күн бұрын
Cadowga Soomaaliland iyo Shirqool kasta oo ay isyidhaahdaan ilaahaybaa fashilinaya Allahayow waa kugumahad
@januarySl2024
@januarySl2024 26 күн бұрын
Weligeedba Somaalia jiritaan argagixiso ayay ahayd laakiin imonka si rasmi ah ayay u iclaamisay oo u noqotay ! Maxay Buulshada Caalamku ka yeeli ?!!!!
@mawliidahmedjibriil6142
@mawliidahmedjibriil6142 26 күн бұрын
Xamse hariir wan kugu hambalyaynayaa faalooyinka iyo waraka qiimaha badan sidaad noogu soo bandhigto, Si wayn ayan ku dhegaysdaa . Halkaana ka sii was ayan ku leeyahay
@hamzehariir
@hamzehariir 26 күн бұрын
Mahadsanid wll mawliid
@MubYus
@MubYus 26 күн бұрын
Alshabaa, Damu jadiid, kooxda Xasan sheekh ,kooxdii Farmaaajo intuba waxay heshiis ku yihiin Duulaan ka dhan ah Somaliland, Ethiopia ayaa neceb nahay oon is haysanaa oo dhul naga qaadanaysa, waa sheeko been abuur ah oo ay u isticmaalaan markay dadkooda caamada ah abaabulayaan.
@CamuudAwed
@CamuudAwed 26 күн бұрын
Geopolitics waa Aqoon yahan la hubo doodiisuna waa mid 100% saxan waana Aqoon yahan ka soo jeeda Jamhuuriyadda Somaliland runtii Aqoonyahanka doodiisu waa run waana ay cadahay in Aan Dawladda Fadaraha Ee Soomalia iyo Al-shabaab wax farqi ah Oo u dhexeeyaa Aanuu jirin runtii Oo ay isku mid yihiin wax ba kuma kala duwana runtii waayo waa isku cultur ama dhaqan waa usku System ama maamul isku si ayey shacabka u laayaan ama dilaan Nimankii Mas'uuliyiinta Sarsare ka ahaa Al-shabaab ayaa maantana xilal waa weyn ka haya Oo heer wasiir ah Dawlada Fadaraha Soomalia markaa Aqoonyahanku waa geopolitics e xaqiiqo ayuu inoo sheegay jirta isla markaana muuqata Oon qarsoonayn ba 🙏✅👍🙏✅👍🙏✅👍🙏👍🙏👍🙏🙏👍👍 💚🤍♥️💚🤍♥️ 💚🤍♥️💚🤍♥️ 💚🤍♥️💚🤍♥️ 💚🤍♥️💚🤍♥️✅🙏
@CamuudAwed
@CamuudAwed 26 күн бұрын
Ninkan Aad ku magacaw deen Saadaali doodiisu runtii waa mid u muuqata marin habaabin iyo difaac uu difaacayo Ninkan Argagixisada ah isla markaana lagu sheegayo in Uu wasiir arima dabedeed u ahaa Farmaajo Ama nolol iyo nabad sidaa darteed waxaanu u sheegeynaa In Dooda saadaali ka dhigan tahay Sagaaradii xaarka muuqan doona Aasaysey ta kaleeto maxaa soomalia dadkeeda ku qasbaaya Ama dhalin yaradeeda ku khabaaya in ay ku biiraan Al-shabaab Ama ka barbar dagaalamaan Ee ka maqan Dhul kama maqna Oo Ethiopia kamay qaadan ama qabsanin badi kama maqna Oo badoodii hindiya way haystaan cid na kuma haysato Waxaa heshiiyey waa Laba Dawladood Ama laba dal Oo ku wada yaal geeska Africa waana Jamhuuriyadda Somaliland Oo iyadu leh badda Gacanka Cadmeed Ama Gacanka Berbera iyo Ethiopia maxaa ka khuseeya soo maaliya Ee baxarka ay isu gelinayaan Ama ay Al-shabaab ugu biirayaan waxaanu si cad ugu sheegaynaa Ninkan la baxay Saadaali in uu isaga laftiisu yahay Argagixiso waana sababtaa sababta Uu u difaacayo Ninka Argagixisada ah Ee waraysigii laga qaaday ku taageeray Al-shabaab iyo Argagixisada Ee lagu sheegayo in Uu Maamulka Xamar ka soo ahaan jirey Wasiir Arima dibadeed Ninkaa Oo Waraysigiisu duuban yahay Already lana record gareeyey loona gudbiyey dunida Caalamka
@maryammb7064
@maryammb7064 26 күн бұрын
Ayagaa u soo dhiibay waxa itoobiya saadaalineyso inuu sheego waa game leysla ogyahay waa jambal cusub waa calooshiis u shaqeyte 😢😢😢yaan lagu dhicin dabinkaas soomaaliyeey care full 🌕
@user-tj2pj4ok2t
@user-tj2pj4ok2t 25 күн бұрын
Farmaajo inta gaadhigii waynaa ee soobe kuqarxay Amakiisa uu kusoodhaafay kaantaroolada Ayuu hadana Isbitaalka tagay oo uu yidhi dhiigbaan shubayaa Waa ninkii Ninkuu dilay Axankiisa cunay Noocaasuu farmaajo kadhignaa kkkkkk Hawiye dareen male
Kursiga Golaha Ammaanka Muxuu Uga Dhigan Yahay Soomaaliya?
51:52
Abdijaliil Show
Рет қаралды 7 М.
НРАВИТСЯ ЭТОТ ФОРМАТ??
00:37
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 8 МЛН
Stay on your way 🛤️✨
00:34
A4
Рет қаралды 27 МЛН
لقد سرقت حلوى القطن بشكل خفي لأصنع مصاصة🤫😎
00:33
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 29 МЛН
ПРОВЕРИЛ АРБУЗЫ #shorts
00:34
Паша Осадчий
Рет қаралды 7 МЛН
"Waa ilma Furaash  Garaad Jaamac Garaad Cali "Boqor Cismaan Buurmodow
16:09
Gabdhihii Jamhadda SSDF - Faadumo Cumaar Dheere
25:03
Juxa Video Research Archive
Рет қаралды 74 М.
НРАВИТСЯ ЭТОТ ФОРМАТ??
00:37
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 8 МЛН