Mashaalaah Tabarakala boqoradaydii❤ waxan ka helay sidaad camerada iskaga qarisay markad cadaysanaysay waxa jira dad waawayn oo afka ila gudihiisa kuu kala qaadaya 😟
@KoKoBULLE-itsАй бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️☝️🕋
@QueenMuniizaАй бұрын
صل الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤
@QueenMuniizaАй бұрын
abaay muniira saa filaayo waad is hilmaamti musqusha dhaxdeed aaku ASHAADANOOSAA taxadar musqusha inaa kalaam ALLAAH kudhehdid
@naimaabukar3170Ай бұрын
musqusha madama qolka dhaxdisa ku tail ame ine qolka ku dhax jirto u malesay😂
@QueenMuniizaАй бұрын
اللهم آمين ثم آمين يارب العالمين جزاك الله خيرا ❤
@AminaAbdullahi-ni3zlАй бұрын
My rajo tageero labar 1 akuahay❤ 2017
@mumtii538Ай бұрын
Abyo muniiro suuliga haku dhaaran ama macag ilaahy ha kushegin 😢
Gabsaarkaan Malaysia miyaa usoo qaaday naderland ayuu caanku ahaaa😂 wanku salamay Fartuun Alle hanoo caafiyo
@musdalifaahmedАй бұрын
❤❤❤❤
@user-xr2qb7jm1vАй бұрын
Masha Allah ❤
@SharafeyАй бұрын
Abaayo muniira fartun prank kuzo sameey😊
@mariamohamuuseАй бұрын
❤❤❤❤❤🥰🥰
@monaahmed5700Ай бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
@ConfusedLiger-yi5vvАй бұрын
M.a walalo isku faraxsan illahey haidin dhowro
@nimcomohamedabdi8885Ай бұрын
Abayo soonka mant ah oo ah isniin soma aha
@sumayoyusufcabdulahi3858Ай бұрын
Muniro wa cayishayyy😂
@fatimaahmedsaid4555Ай бұрын
Wcs byo❤❤❤❤
@NastexoMaafiyoАй бұрын
Masha allha abayo muniro guleso ❤
@Aisha44487Ай бұрын
Masha Allah 🫶🏻❤😘🫂
@NadiifoShuceyb-jw8wkАй бұрын
Masha alah alaha idiin xafido aamiin
@amalo8798Ай бұрын
Waa la ogyahay inu rux kastaba cadaydo waa wax laga yaqyaqsodo waa magalo jog xumo
@faadumocabdullahi5745Ай бұрын
Muniiro anaa kula mida carabka😢 lkn geedas somaliya haday talo isoshega
@Hodanhassan-ey5yrАй бұрын
From koko bulle
@firdaushassan2082Ай бұрын
Anina weli wa somanahy 😢 allaha dhamanten naga aqbalo
@ayuubmayow2626Ай бұрын
Abayo ite jogtaa
@ayannur4800Ай бұрын
Abayo maxee dhibaysa biyaha tubada
@sucdisiman2925Ай бұрын
Masha allha ❤❤❤
@NawalMohamudАй бұрын
3:50 maniiro biyaha wadankas maxa loo cabin neh
@FartuunCabdullaahi-pn4mrАй бұрын
Abyo muniiro sida aad wax yaalaha wajiga lamarsado noogu soo galin jirty waa nacday ma ahoo abyo waa na iloowday ma ahoo abyo
@Teamkoko.Ай бұрын
Team koko gabadhaan sharafta leh 300k hala gaarsiiyo❤❤
@Salwa3rАй бұрын
Abyo muniira muqaladan cml no so badi soonka alle hana aqbalo wali ma afurun heer muqdisho 1 saac no dhiman 17: noo tahay ❤❤❤❤❤
@user-sf8ic1wq9c27 күн бұрын
Horta muraayada ma mid adagba Ilmaha majabinayo miya
@ashaomar6719Ай бұрын
Mcnto sunscreen chemicals badan ayaa ku jiro adigoo guriga joogo weligaa ha marsanin it's not safe.❤❤❤❤
@rihamkhalifomarrihamkhalif7388Ай бұрын
Maxay dhib ay leedahay😮
@ashaomar6719Ай бұрын
@@rihamkhalifomarrihamkhalif7388 Allahumma Najeynaa Cancer wixii caafimaad kaaga dhibaato u keenayo waa laga fogaadaa.
@iqra11rok43Ай бұрын
Waa caadi waalamarsadaa muxuu dhibleeyahy
@sucdifunny7807Ай бұрын
Fartuna guriga ka haleyneysiin miyaa in la in tumo wye 😂
@hafsaomar2364Ай бұрын
Saliida amu nacaya karimka qoraxda bal vitamin ku barawe abyo😅
@wardaladan425Ай бұрын
Ay muniro maxa ih ih kaa hoos le shimbir aa la moodaa e 😂😂😂😂
@amiiroqurux3Ай бұрын
🎉🎉🎉🎉
@amalo8798Ай бұрын
Asc munr xabibti Diga oo iga rali ah waa magalo jog xumo inad dadka hortisa ku cadayato kaligana ma ah waa dramatic hahaha KZfaq riska
@user-gk7qg3vm7zАй бұрын
ㅎ료룘ㄱㄹ로
@bartaynoloshicusbeyd810324 күн бұрын
Ceebaley. An xisshod iyo aqlaq lehen nayaa maxaad walasha calosheda bananka u kente oo ex dumashiga ola xintameysaa??? Xishodlaay. Af weeyn. Allow muku furo abdirisaq ad qabjabtidee. Walahi dadka comments kuma cayo bilahi lakin Adiga xanunkda iga bate ad social media la jogto akas
@user-uz1fq1hq3xАй бұрын
Muniro saa ida u cunto xuntahay labo lug dooro ah waligay ma cunin kulaha 😂