NAAGTU NINKEEDA MA ISKA FURI KARTAA? SH KISHKI

  Рет қаралды 16,942

Horyaal TV

Horyaal TV

Күн бұрын

FADLAN HA HILMAAMIN INAAD SUBSCRIBE SAARTO SI MUUQAALADEENA DAMBE AY KUU SOO GAARAAN.
HORYAALTV WAXAAD KA HELI KARTAA.
EMAIL:HORYAALTVS@GMAIL.COM
/ horyaaltv
/ horyaaltv
/ horyaaltv2
www.horyaaltv.com

Пікірлер: 70
@user-qv4om9ox7x
@user-qv4om9ox7x 16 күн бұрын
Shekh allah ku barakeyo allah no hanoniyo ragena dumarkena allah tuso xaqa adigoo dacad ah mid lugoyo calafkada noqonaa mararka qaar dhibatadas wey ihestaa ii ducey shekh 🙏
@sadiahassan8136
@sadiahassan8136 9 ай бұрын
Maasha allaah sheqow caawa waxan ka helay arin igu taagneyd o dhinac an u dhaqajiyo la ay sheq allaha ku barakeyo aniga ayaba hada xoog la igaga heysta dalaaqade
@user-tq1os3nz7l
@user-tq1os3nz7l 9 ай бұрын
Abaayo
@Frhan100
@Frhan100 2 ай бұрын
Makala tuuratay hada hawshaas😂
@FartuunSalaad-ki2pp
@FartuunSalaad-ki2pp Ай бұрын
Kula midan ahay
@user-mm7fb6jy4f
@user-mm7fb6jy4f Жыл бұрын
Masha Allah jasaakallahu khayr shiikh
@efrahabdurezak5902
@efrahabdurezak5902 2 ай бұрын
Allah ku xafido sheeq
@Baarcad.Mohamett
@Baarcad.Mohamett 8 ай бұрын
Mnsha allah kheikh allaha ku barakeeyo wax badan ayanka fa iidnay❤
@asmafarxan1631
@asmafarxan1631 5 ай бұрын
Msha allh sheekh allaha khayr hakusiiyo
@Buulo123
@Buulo123 7 ай бұрын
Jizkal khayr sheekh
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 Жыл бұрын
Allahu Akbar sheekh Run ayaad shegtay RABBI ha ku karaameeyo Masha Allah culumada soomaaliyed oo dhan inkar waxaa ku dhacday xaqii inay ka sex dan iyagoo arkaya.
@bintiyusuf1590
@bintiyusuf1590 2 ай бұрын
Shiiq allah ku xifdiyo
@Muxmux238
@Muxmux238 8 ай бұрын
Mashallah ❤
@Animx185
@Animx185 22 күн бұрын
Qofaad diintiisa iyo caqiidadiisa iinan aqoon ha ku khaldamina dhalinyarooy
@Zaka_swe
@Zaka_swe Жыл бұрын
Asc sheikh qeyr allaha ku siiyo ani nin ayaa iqabo aad ayaan unacay dhaqan kiisa ayaa xun mayska furi karaa ifur wuu diiday xataa biil irma siiyo
@zainabmohamed9259
@zainabmohamed9259 Жыл бұрын
Sister aniga xataa dhibkaa ihaysta lkn kan biil wuu bixiyaa lkn dhibkiisa badan ilaahay haynaga furfuro balaayada 😢
@aymanabdinasir8687
@aymanabdinasir8687 Жыл бұрын
Anigaba dhibkaasa qabaah imana furayoh
@hibonuura8672
@hibonuura8672 Жыл бұрын
@@aymanabdinasir8687aniga ninka waan nacay niyad uma haayi walaahi waxaan sanmeeyo ma aqaano ilaa hoow garab i sii🤲🤲🤲😭😭😭
@aymanabdinasir8687
@aymanabdinasir8687 Жыл бұрын
@@hibonuura8672 qaali ciyaal ma u haysaah
@hassanb7980
@hassanb7980 Жыл бұрын
@@zainabmohamed9259 walalo ma garoobooday hada 🤣🤣
@rayaan9710
@rayaan9710 10 ай бұрын
Masha Allah
@user-pl7ic3lw8x
@user-pl7ic3lw8x 7 ай бұрын
Masha alah❤❤
@ayaaanbaale136
@ayaaanbaale136 19 күн бұрын
Khiiqow anita miyaa furayo mise asiga?
@Farow.1
@Farow.1 Жыл бұрын
Masha allah
@ahmednawal1445
@ahmednawal1445 2 жыл бұрын
Sr Capdulgadir illaheey haka ralinoqdo daaiman sheeq adigokale markin runtada waaye waa sidaa shiyuqda waxey u wacdiyaan waa nagaha kaliya ninkaga iska jir raaliyo unoqo waxkalo maku hat laan xaqa kuma hatlaan aqiro iyo aduunyo cafis maleh wanku xisabtamidoona illaheey makarali noqde dadka xaqiraayo nagaha illaheey waxan katugaya in dhulka lagooyo aqiro iyo adunyo cariiri hagiliyo dhib kadhamaneynin allaha kurido
@XamdiXasan-rb4gj
@XamdiXasan-rb4gj Ай бұрын
Wll ugu ducee inrabi hanuunsho waayo nabigeena scw umadiisa odhan wuxu lajexla Jano
@juweeliyacisman
@juweeliyacisman 7 ай бұрын
Mashalh ❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@Fartun76
@Fartun76 10 күн бұрын
Sheikhw.anig gbr maser bdhn ayan ahy ninkey nag ban kuarky kadib kitab bu igudhartay hdi u nag dmbe lahdlo inan.kafuranahy mrk hdi nagkle u shuknsdo miya..kafurmaya talow😮
@deeqocabdi3167
@deeqocabdi3167 Жыл бұрын
❤❤❤
@minatamina1548
@minatamina1548 Жыл бұрын
Sheeqo naagah xagood allaha ha so celiyo
@qadiijomaxamed6873
@qadiijomaxamed6873 Жыл бұрын
Shiqan runbadana ilahey hakarali noqdo sidad runta ushegtay shiq ushego maba arkin wlhi
@MohamudDahir-du7jt
@MohamudDahir-du7jt 5 ай бұрын
Waxba ma yaqaannee muxuu run sheegaa jahligiisa miyaa run sheegid ah . Ninkaan Quraankaa iyo axaadiista iyo luqadda jajabinayaa miyaa wax laga dhagaysanayaa .
@khaledjunior2190
@khaledjunior2190 3 ай бұрын
Adi wu ku dhaamaa koley laxyaHey 💀​@@MohamudDahir-du7jt
@rayaan9710
@rayaan9710 10 ай бұрын
Asc
@janninaomar4853
@janninaomar4853 2 жыл бұрын
Mnsh Allh kheekh alle ajar haka siiyo
@ZeynabCali-zk9jd
@ZeynabCali-zk9jd 9 ай бұрын
Sçw scw scw scw scw ❤❤❤❤😊
@XamdiXasan-rb4gj
@XamdiXasan-rb4gj Ай бұрын
Wll hala shere gareyo sidadka khaladka laga dhadhiciyey ubartan diinka saxda
@saleebanmuxumedcawale9021
@saleebanmuxumedcawale9021 3 ай бұрын
waxaa jira dumar bilaa sabab u dumiya guriga furiin'na aad dalban iyadoo ka baqaysa in qaladaadkeeda la ogaado adigoon waxba hubin ninkeedii talefan ka wacin inaad fasaqdo ma banaana
@nasriinxasan7236
@nasriinxasan7236 7 ай бұрын
Aniga nin ayaan leygu mehriya mudo dhow hadana qalbikeyga waxaa igu jirto inaa iska furo caqabad dhanka hooyadeyda iga heesto darteeda aniga ahaan hadii aan dhaho ifur dambi miyaa iga sogaaro jawaab wacan insha allah
@hibaaqaadan8024
@hibaaqaadan8024 6 ай бұрын
Isku xaalad ayaaan ku jirna hadaad hada ka baxday maan sheegin ana xaalada oo kale ayaa i haysata
@Lukyehehenj
@Lukyehehenj 5 ай бұрын
​@@hibaaqaadan8024wali xalada makujirtan😢
@UmusundusSiman
@UmusundusSiman 8 ай бұрын
Anigo qofna wax u shegin ma,iska fasaqi karaa oo Aaan joogin wadankeyga Nin kle ma,aroosi karaa
@ldnldn4937
@ldnldn4937 8 ай бұрын
Maya
@Rosequrxinta634
@Rosequrxinta634 Жыл бұрын
🥰🥰🥰🥰
@MonoMaxamuu-ww5jk
@MonoMaxamuu-ww5jk Жыл бұрын
Ninkeyga ma tukanayo mana somayo asaxbtisana wa masomayal mana tukadan qamrigana wa caban 😢 aniga sidan uwa ninaya dayma iga so hartay mxa sameya😢😢
@nasraahmed1706
@nasraahmed1706 Жыл бұрын
Waani walal intaad waanin karto waayo inaad waaniso waqtina siiso baa kuufiican hadii aad wax xal ah kawaydo waxay culimadu dhahaan nin aan tukanaynin gabadh muslimada oo illahay u hogaansan oo tukanaysa maqabe karo lkn waqti fiican sii aadna uwaani una duceee oo illahay ubari waayo waxay culimadu dhahaan inta wuu ninku naagtiisa xaqa oogu yeedhayo ama naagtu ninkeeda xaqa oogu yeedhayso ajar baa usocda
@daryeelfamily8405
@daryeelfamily8405 5 ай бұрын
Seekuu qabaa qofsaasa wllo
@user-cd4uf4dg5o
@user-cd4uf4dg5o 4 ай бұрын
Naaa k carar you ku dilin
@hayhagranofficial2037
@hayhagranofficial2037 8 ай бұрын
war wadaadkaan xagii lagala xiriiraa 😢
@kaltuunabdinasir8735
@kaltuunabdinasir8735 6 ай бұрын
Sheikh Abdulkadir Kishki aya laydha wll KZfaq ku qor
@user-fm9zz9gs6u
@user-fm9zz9gs6u 6 ай бұрын
Sheekh allaha ku barakeeyo hota aniga nin ayaan wada jogna ninka kuma qanacsani micnha waa iska diciif bihna waa dad dag midaaa waxa ka sii daran is allaba ma rabo wn dhibsnya jecelna kuma gursan eee dad leee na kulmiyy ani kuma nacayo waxan lkn wn dhisdey inaan xgaa gogasha ugu tago waxan alla wata kumna naceen eee si alla qalbiga ayaan ka dhibsda wna dida marrka qaar ana waxaa ka baqa inaan nashido noqdo midna wey jirta damc ayaa ihaya inaan sino ku dhaco kabaqi hadii ifur dhaho ma dambiba inaan dabbo marebeee sheekh jawaab wacan
@cabdihaybe5942
@cabdihaybe5942 6 ай бұрын
Iska xalliso xal keen dheh waa arima caafimaad abyo😢
@MohamudDahir-du7jt
@MohamudDahir-du7jt 5 ай бұрын
War kani waa Jaahil Quraanka jajabnaya axaadiista iyo Luqadda carabigana dhib ku qàba . Wamaticuuhunna buu ku fasirayaa kaalaya waan idiin raaxaynayaa war ninyahoow tafsiirka ma taqaannidee wax baro . Nabiga صلى الله عليه وسلم aayadda sida khadan baad u fahamtay aayadda la doorransiinayay ma aha is fura idinka ee waxay ahayd in haddii aad adduunya doonaysaan waan idin mataacsiinayàa idinna furayaa haddii aad doonaysaan ilaahay Rasuulkiisa scw iyo aakhirana ilaahay wuxuu idiyaariyay kuwiinna samaha falayaa idinka midka ahi abaal.marin wayn . Ee.ma.aha iyaga in awood loo siiyay inay is furi karaan. Jaahil aan tafsiir axaadiis Quraanka iyo Carabiga aqoonin baa dadka wax u sheegaya . Waxbuu isku dhex.khaldayaa.
@sahroyusufsaciid6761
@sahroyusufsaciid6761 2 жыл бұрын
Msha alh
@somalihanolaato9521
@somalihanolaato9521 2 ай бұрын
,,,,,,,,,,,,
@manhaosman4295
@manhaosman4295 Жыл бұрын
Hadii aan dhaho abahay ayaa iga tahe furiina lagu diido maxa Tala 5 Sano kala maqanahay 4sano hore woiga maqna niyad Uma haayo qof aad u dhaqan xun waaye
@duceysanali9024
@duceysanali9024 9 ай бұрын
Meesha joogto culimadeeda u taag qasab ma jiro uqti Lkn sharciga alle raac
@cige3636
@cige3636 6 ай бұрын
NINKAN WAX LAMA WAYDIIYO
@Aymo72
@Aymo72 10 сағат бұрын
Maxaa maqaldanyahy
@UsmanUsman-sn7om
@UsmanUsman-sn7om 3 ай бұрын
War soomaaliyeey kan waxba ha qaadanina hana dhageysinin waa shiico oo gaaloobey laakiin hadii aad tihiin dadka comments soo qoraayo shiico ha idiin ahaado sheekh idinku hogaamin lahaa jahanama iyo jaxiima Annigaa rabi kacba daawadey isagoo loo qabanayo shaahada shiicada oo ka mid ah inaad diinta shiicada waxa kusoo galeysaa inaad naclado Caa,isha رضي الله عنها iyo aabaheed Abuubakar safiinatu iyo Cumar binu khad aanرضي الله عنهم Waxa idiin cadeynaya weydiiya waxa uu ka aaminsan yahey asxaabta aan kor kusoo xusey Macal asif hadii aad Soomaali shiico tihiin iska walaaqda baadilka نعلة الله عليكم جميعًا
@xamdisiciid228
@xamdisiciid228 Жыл бұрын
Shiikh nin an nacay oo qasab an dalqad uga qaaty aya dhahay rajactu maxa sameyaa ma iqabaa😊
@saleebanmuxumedcawale9021
@saleebanmuxumedcawale9021 3 ай бұрын
sheekh ma tihid beenaale fiyuusbaad ku raadinaysaa ka fiirso
@maiida809
@maiida809 Жыл бұрын
Masha allah
Xadgudubka dumarka loogeystay # 9 ( Furiinka )
42:19
Shaikh Abdulkadir Kishki
Рет қаралды 4,2 М.
Dood Xukunka Shareecada Sh Abdulkadir Kishki & Sh Abdulkadir Warsame
1:47:01
👨‍🔧📐
00:43
Kan Andrey
Рет қаралды 10 МЛН
Schoolboy Runaway в реальной жизни🤣@onLI_gAmeS
00:31
МишАня
Рет қаралды 1,9 МЛН
WHO CAN RUN FASTER?
00:23
Zhong
Рет қаралды 41 МЛН
Doing This Instead Of Studying.. 😳
00:12
Jojo Sim
Рет қаралды 34 МЛН
Axkaamta Furniinka - أحكام الطلاق
1:51:02
lfw82
Рет қаралды 65 М.
Q5- Dhacdooyinkii Nolashii Cumar Binu Khadhab || Sh Xassaan
1:40:25
Qalaafe Media
Рет қаралды 39 М.
Goorma iyo Sidee la isku fasaqi karaa?
8:11
Suheyba Badqas
Рет қаралды 8 М.
Magta yaa iska leh waxaa Shiikh Cali Dheere ayaa noosharaxa.
33:18
WARSHIIL TV
Рет қаралды 1,5 М.
Casharkii 120 aad ( Iskukadsoomidda iyo Suufiyada )
52:11
Shaikh Abdulkadir Kishki
Рет қаралды 6 М.
15 Axkaamta FasaQa sh salaad cantoob xasan
48:24
SAMAWADE TV
Рет қаралды 10 М.
Q9-Dhacdooyinkii Noolashii Cumar Binu Khadhab Sh Xassaan
2:00:33
Qalaafe Media Official
Рет қаралды 78 М.
Dalqadaha hadii mid mid loogu dhawaaqo ma wada dhacayaan?
12:07
Dr. Shacbi Ahmed
Рет қаралды 25 М.
👨‍🔧📐
00:43
Kan Andrey
Рет қаралды 10 МЛН