Nabiyada iyo Rusushu sida ay ukala horeeyeen! Faa'do Wayn.

  Рет қаралды 156,933

Abdulaziz Oogle

Abdulaziz Oogle

4 жыл бұрын

Qaabka ay ukala horeeyeen nabiyada Ilaahay.
Nabiyada Ilaahay waxay isku yihiin.
Labadii nabi ee ilmo adeerka ahaa.
Labadii nabi ee habar wadaaga ahaa.
Labadii nabi ee adeerka isu ahaa.
Labadii nabi ee walaalada ahaa.
Labadii nabi ee awoowaha isu ahaa.
Labadii nabi ee sodoga isu ahaa.
Labadii nabi ee seediga isu ahaa.
Labadii nabi ee aabaha u ah Bani aadamka.
Nabiyada Ulul Casmiga.
💥 Fadlan khayrka sii faafi 💖 □👍
💥 Nagala soco bogeena Facebooka / gaaldiid
💥 Fadlan khayrka sii faafi 💖 □👍
💥 Download our Playstore app
play.google.com/store/apps/de...
💥 Nagala soco bogeena Facebooka / gaaldiid
💥 Follow us on Instgram
/ abdulaziz_mohamed_oogle
💥 Visiit our Website
gaaldiid.com/
💥 Follow us on Twitter
/ abdulazi_oogle
💥 Subscribe our KZfaq
/ @abdulazizoogle
💥 Subscribe our Tafsiirka Quraanka Channel
/ @tafsiirkaquraanka1838
-------- Thanks for watching--------------

Пікірлер: 304
@jamasaleban5854
@jamasaleban5854 4 жыл бұрын
1 Nabi adam 2 Nabi shiith 3 Nabi idiris 4 Nabi nuux 5Nabi huud 6 Nabi salax 7 Nabi ibraahim 8 Nabi luud 9Nabi shucayb 10Nabi ismail 11 Nabi isxaaq 12 Nabi yacquub 13 Nabi yuusuf 14 Nabi ayuub 15 Nabi dulkifli 16 Nabi yunus 17Nabi muusa iuo walalki haruun 18Nabi khadar 19Nabi yushac bnu nuun 20Nabi ilyas 21Nabi alyasac 22Nabi kaalib 23nabi dauud 24nabi sulaiman 25 nabi zakria 26nabi yaxye 27nabi ciise 28 nabi muxamed scw 27
@mohamedabdilahifarah5127
@mohamedabdilahifarah5127 4 жыл бұрын
Ilaahay denbigaaga ha dhaafo🤲🤲
@Maaher07
@Maaher07 4 жыл бұрын
💖(اللهم صل وسلم على نبينا محمد)💖
@liiandre
@liiandre 4 жыл бұрын
Thank you👏
@laylohasan4402
@laylohasan4402 4 жыл бұрын
masha allah thanks jama saleban
@kowsarowkonbe2306
@kowsarowkonbe2306 3 жыл бұрын
Mahadzanid wl qli jasakallhu kheyr
@ismahanbiintufarah2067
@ismahanbiintufarah2067 4 жыл бұрын
Masha aallah jazak aallah kheyer sh. Abdulaziiz allah ku barakeeyo
@babsaarmedia831
@babsaarmedia831 4 жыл бұрын
♦Allow Ka Farxi😀 ♦Allow Janada Naku Kulmi👐 √Amiin•®Wllo Isoo Booqo💖
@wacyigalintadad-weynaha1361
@wacyigalintadad-weynaha1361 4 жыл бұрын
1. Aadam cslm. 2.shiith ibnu addam. 3.Idriis Cslm 4.Nuux clm (aabaha 2aad eerily basharka) 10 Qarni aaya udhaxeeyey nabi aadam iyo nuux cslm. 5.Huud clm.(qowmu caad) 6.saalax. 7.Ibraahiim cslm waa waa nabigii nabiyadii kadanbeyey aabaha un ahaa. 8.luud cslm Ibrahiim ayaa adeer un ahaa
@hawahassangedi3846
@hawahassangedi3846 4 жыл бұрын
Jazakallah khayr ilaahay haiku siyaadiyo cilmigaag mash Allah sheikh waa kujecelnah ilaahay darting ilaahay ha kujeclaado
@ahmade.h5660
@ahmade.h5660 4 жыл бұрын
Mnsha Allh Aad baan u sugaynay inaa barano siday u kla horeeyeen nabiyada iyo rusushii allah so diray
@apdirahmanmahamed8896
@apdirahmanmahamed8896 4 жыл бұрын
Mzhalaah clcasiis oogle alle hakaa abaal mariyo wanaaga aad faafinaysoo❤❤
@asmawadani4967
@asmawadani4967 4 жыл бұрын
Masha Allah sheeqow Jazakallah Qeyr anagana Allah nagu anfaco Aamiin yaarabi
@foosiyacadaani1499
@foosiyacadaani1499 4 жыл бұрын
Maansha allah tabaarakallah illahay cilmigaaga ha kuu barakeeyo walal
@marwodumar
@marwodumar 4 жыл бұрын
Walal albaaab kasta oo ka xiiiran Allah ha kuu furo hadii aad subscribe iisarto❤️
@Maaher07
@Maaher07 4 жыл бұрын
💖(اللهم صل وسلم على نبينا محمد)💖
@ayuubshaafici7299
@ayuubshaafici7299 4 жыл бұрын
وعليكم السلام ورحمةالله وبركاته ماشاءالله الله اكبر❤
@rudeeynahenna1606
@rudeeynahenna1606 4 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله جزاك الله خير الجزاء
@yurubali2479
@yurubali2479 4 жыл бұрын
Masha Allah . Allah Cilmiga ha kuubarakeeyo waad noo faa,iidaysay
@ubaxanuuribraahin8625
@ubaxanuuribraahin8625 4 жыл бұрын
Masha allah sheekh abdul-aziz oogle alle haku xiftiyo Allah janada haynagu kulmiyo
@maryamibrahim8352
@maryamibrahim8352 4 жыл бұрын
scw wb walaalkeen cabdicasiis oogle iyo inta kheyr ka jecel
@queenyaxlaamnuur2534
@queenyaxlaamnuur2534 4 жыл бұрын
Waaan raadin jiray qof iisharxa siday u kala horeeyen nabiyada jazakallaah sheeq
@fadomo7778
@fadomo7778 4 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الرحمن ربي يزيدك علما
@naema7857
@naema7857 2 жыл бұрын
Allow nagu tus riyada 👑❤🥺🌸
@sadiaisse2176
@sadiaisse2176 4 жыл бұрын
Manshaa Allah ilaahay khayr aan dhamaan hakusiiyo ilmigana Allah hakuukordhiyo anagana Allah hanoo fududeeyo
@dadirkhasare8033
@dadirkhasare8033 4 жыл бұрын
Msh allah qer allah ka siyo inta ino siyadise ❤️❤️❤️
@lkydftrwydfff7917
@lkydftrwydfff7917 4 жыл бұрын
Jazakallahu kheyran wll
@user-cs8yi6pe5h
@user-cs8yi6pe5h Жыл бұрын
Mash Allah Sheekh noo soo badi muuqaaladan.
@hodanibrahim6033
@hodanibrahim6033 4 жыл бұрын
Mansha allah sheekha allah hakaa abaal mariyo khayrkaad noo kordhisay
@xaliimanuur8818
@xaliimanuur8818 4 жыл бұрын
Maa shaa allah jazakallah kheer ilahey haku xifdiyo
@deqoxasan9699
@deqoxasan9699 4 жыл бұрын
Masha Allah shiq jasakalah
@canabshaafici2424
@canabshaafici2424 3 жыл бұрын
Masha allah
@canabshaafici2424
@canabshaafici2424 3 жыл бұрын
Ilaha how cadabta naga xore Janada nagee
@xamdiaxmed6617
@xamdiaxmed6617 2 жыл бұрын
masha allah sh alle ha kaa abaal mariyo 🥰🥰🥰😍💯💯
@rahmoahmed6521
@rahmoahmed6521 3 жыл бұрын
Masha Allah jisakallahu kheyr sheikh Abdulaziz Allah haku xafido
@abdikarimismail442
@abdikarimismail442 Жыл бұрын
Masha Allah shiekh jazakallah khayr 👆🕋 illahay haka xiifdhiyo adun iyo aqiiro Scw Scw Scw ashraf inbiya ❤️
@amalqurux1185
@amalqurux1185 4 жыл бұрын
Mansha allah
@sucaadcartan9826
@sucaadcartan9826 4 жыл бұрын
Masha allh jazakalaa kheyr
@muktargurei2474
@muktargurei2474 Жыл бұрын
Jazaakalah Aqoon Iftiim Baden
@maymunaxmed3867
@maymunaxmed3867 4 жыл бұрын
alh hakaa abal mariyo shish oogle wlhy waxan kaa faida wax badan alah janada hanu kulimiyo insh alah
@iraadahmed5427
@iraadahmed5427 3 жыл бұрын
Asc abaayo
@chefMohaOfficial
@chefMohaOfficial 4 жыл бұрын
Msha Allah Sheikh Abdiaziz Mohamed Oogle
@suheylacadow477
@suheylacadow477 4 жыл бұрын
Wsc sc wsc mashaahlla ♥️♥️😭
@ugbaad3587
@ugbaad3587 Жыл бұрын
جزاك الله خير
@nadiifoxasanmaalin1747
@nadiifoxasanmaalin1747 2 жыл бұрын
Mashaallaah baarakallahfiikom
@maryanhussein5088
@maryanhussein5088 4 жыл бұрын
Masha Allah tabarakallah jazakallahu kheyran shiekh abdulaziz
@mym3057
@mym3057 4 жыл бұрын
Masha allh waa qodob fiican
@siciidcali7937
@siciidcali7937 4 жыл бұрын
جزاك الله خير الجزاء
@heartlessG640
@heartlessG640 2 жыл бұрын
Ilaahey miisanka xasanaadka hakugu daro sheekh💕💯❤
@daafahadunida4865
@daafahadunida4865 4 жыл бұрын
Masha alah sh Abdul casius oogle hore usoco wll
@saalimcaana8375
@saalimcaana8375 2 жыл бұрын
Aamiin wll
@apdallaaqil6669
@apdallaaqil6669 4 жыл бұрын
صلي الله عليه وسلم⁦❤️⁩
@fartuunfarahfarah4729
@fartuunfarahfarah4729 4 жыл бұрын
Thanks sheikh Ilaahay haku xafdiyo
@najaxnajax6237
@najaxnajax6237 4 жыл бұрын
Mashalallah
@chefMohaOfficial
@chefMohaOfficial 4 жыл бұрын
Jazakallah Kheyr Sheikh Xafidullah
@drs.ashamohamedfarah6028
@drs.ashamohamedfarah6028 11 ай бұрын
Masha Allaah. Jazaakallaaha khayran sheekh
@ismahaanabdurahman3344
@ismahaanabdurahman3344 4 жыл бұрын
Alle haka abaal mariyo walal waxbadan ayaan kaa faaidnay
@umumohammed7813
@umumohammed7813 3 жыл бұрын
حفظك الله😊🤲🏾
@shireshire7334
@shireshire7334 4 жыл бұрын
Mnsha allh sheikh abdulaziz allaha kuxafido
@ayaansaid3401
@ayaansaid3401 4 жыл бұрын
Ilaahay macooda hanaga dhigo
@abdulkhadir1927
@abdulkhadir1927 4 жыл бұрын
Jasaka laah qeer
@sagalhaldhaabdihaybe3327
@sagalhaldhaabdihaybe3327 4 жыл бұрын
Scw scw scw❤️🌺🌹💐🕋👍💯👍🕋maaansha allah tabakalah jasakalah khayr
@dekoabdile1558
@dekoabdile1558 4 жыл бұрын
Asxaabta ilahey hadin xafido aduun iyo akhiro waxan idinka codsa in aad isoo duceysaan waa mahadsnthy.
@aichahawa4375
@aichahawa4375 4 жыл бұрын
Macha Allah Macha Allah Soubhanallah cheikh Allah kou barakeeyo Allah kou hafido Allah kou hiftyo ilmygaa anakana kou bartaa Allah naeylyo amène amène ScW ScW ScW ScW ScW ScW ScW
@zuhuurademabdirahman7034
@zuhuurademabdirahman7034 4 жыл бұрын
Msha'allh Illahy haku barakeeyo Rabbi ajar hkaa siiyo sida ad nala wadagtay🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@nastehadaud4531
@nastehadaud4531 2 жыл бұрын
Aamin
@simanali9777
@simanali9777 Жыл бұрын
Allaha kuu siyaadiyo cilmiga aad baratay❤
@nacimomoh9675
@nacimomoh9675 4 жыл бұрын
ما شا ء الله 👑🎁⭐️🖐🏻
@fardowsamohamed4399
@fardowsamohamed4399 4 жыл бұрын
Asc wr wb masha Allah jizakalahu kheyran jazaa Ustaad Barakallahu fika
@muraaschannel7498
@muraaschannel7498 4 жыл бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته أخي الكريم في الله
@kiinmahamud4061
@kiinmahamud4061 2 ай бұрын
Mashallaaah ilahey ha Ku daayo shekh ❤🎉🎉🎉
@ficanfilsan7583
@ficanfilsan7583 4 жыл бұрын
Sh abdulaziz allha kuhifdiyo m a jzkllh qeyran wax badan ayan ka bartay mahadsanid
@samiramaxamed9514
@samiramaxamed9514 2 жыл бұрын
Ilahay hakaa a aala Mario sheekh wax badan ayaan ka faa,idnay
@gaaldiletv1309
@gaaldiletv1309 2 жыл бұрын
وجزاكم الله خيرا
@fatumaabdi4514
@fatumaabdi4514 2 жыл бұрын
Mashaalah Allah hakubarakeyo sheaikoy
@maryanali3253
@maryanali3253 4 жыл бұрын
Asc wallal jazakallahu kheer sida aadnolawadageyso cilmiga illahey kufudeeqay Masha allah illahey hakuxifdiyo wll
@Xirfadley
@Xirfadley 3 жыл бұрын
Jazakalahu Khayr Sheekh
@alimohamud3243
@alimohamud3243 4 жыл бұрын
Mahadsanid macalin farqiyada nabiyada iyo rasusha
@sadiyaali1607
@sadiyaali1607 4 жыл бұрын
Mashallah. jazakallah Khery sheikh.
@habiibahaaji4761
@habiibahaaji4761 4 жыл бұрын
Jizakalahu qer sheikh
@naimaahmed4421
@naimaahmed4421 4 жыл бұрын
Sheekh alle rali haka noqdo wax badan ayan ka faiday janada alle haynaku kulmiyo dhamanten
@fatimafarah2535
@fatimafarah2535 4 жыл бұрын
Uma abdulle Sheikh jasaa kumu Llaha khari jasaa.
@shamsoudinsamafaleh1956
@shamsoudinsamafaleh1956 4 жыл бұрын
Allahaa ku xifdiyo
@feisalafder6998
@feisalafder6998 4 жыл бұрын
JazakaLAAHU kheyraa Adbaan uga faa idey
@yasminmatan5795
@yasminmatan5795 4 жыл бұрын
Masha allh Allehaku xafido jazakumulaah
@Hijabilover102
@Hijabilover102 3 жыл бұрын
Sheikh waxbadan ayan ka faa’iday kanalkada ilahay haku xifdiyo Sheikh Jazakallahu kheyran
@sekeriyephilosopher7218
@sekeriyephilosopher7218 Жыл бұрын
Jasaaka Allah KHYR sheekh
@xidigtainamaxamed1800
@xidigtainamaxamed1800 2 жыл бұрын
Masha alh jazaka alh qeer
@user-fp4pe2ti1d
@user-fp4pe2ti1d 4 жыл бұрын
Maashaalaah
@mmmm-nr7ke
@mmmm-nr7ke 3 жыл бұрын
Abdul Aziiz Oogle wlo Kheeyrka aad nala wadagtay muftaxul jano allaha kaga dhigo barnamijka baro dhinta waanka FAA,ideysatay jazakallahu kheeyr barakallah
@derejo2707
@derejo2707 4 жыл бұрын
صح لسانك
@halimaisse3676
@halimaisse3676 4 жыл бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على نبينا وحبيبنا محمد
@ubahmohamud7475
@ubahmohamud7475 4 жыл бұрын
Jazakallaah kheyr Sheikh
@yasminmaow8191
@yasminmaow8191 4 жыл бұрын
Maashaa Allaah tabaarikallaah sheikh jazaakillaahu kheyr
@fardowsaismail4264
@fardowsaismail4264 4 жыл бұрын
Jazakallah khayr
@abdinasirmaalim8908
@abdinasirmaalim8908 4 жыл бұрын
Barakalah sheikh abdiaziz
@yaaskaa2312
@yaaskaa2312 4 жыл бұрын
Jazakallah kheyr shiikh allah haku barakeyo
@israismaaciil3279
@israismaaciil3279 4 жыл бұрын
Mnsha Allah
@laaloqurux8117
@laaloqurux8117 2 жыл бұрын
Salalaahu caleeyhi wasalam
@ifkamedia8334
@ifkamedia8334 4 жыл бұрын
Mashallah mahadsanid walalkey wax badan ayan kafaide
@luulali7037
@luulali7037 3 жыл бұрын
Manshala wlhi sheikh alle darilashsy u jeclahay, waxan ku ducaystaa ducooyin an ka bartay shalah barmamjkan wax ayan ku soo darsan donaa waxan kubtalin lahaa in sidaas loo sii wado si dinta macan u balrato
@abdirashiddaud1757
@abdirashiddaud1757 4 жыл бұрын
M.a ilaahey hakuxafido
@f.n6491
@f.n6491 3 жыл бұрын
MashaAllah Tabarakallah Jazakallah
@hanadoffical9282
@hanadoffical9282 3 жыл бұрын
Shiikh khayr allaaah ku siiyo
@saciidogumbe8068
@saciidogumbe8068 3 жыл бұрын
Masha allaah
@maxamedcabdi1217
@maxamedcabdi1217 3 ай бұрын
Jasaakalaahu khayr
@farxiyafilsan8851
@farxiyafilsan8851 4 жыл бұрын
Jazakallah shiikh khayral jazaaaaah
@amarmohamed8638
@amarmohamed8638 3 жыл бұрын
asc sh ilahay misaka xasandka haa ku saro kheyrka Aad fafineyso
@kooshinderi731
@kooshinderi731 2 жыл бұрын
Masha allah allah haku barakeeyo
@nasiibbadan995
@nasiibbadan995 4 жыл бұрын
Masha Allah Jazakallaahu khayr waan kaa faaidnay sheikh
BOQORKII XOOGA WAYNAA IYO RIYADII UU KA ARGAGAXAY #Nabi #Daniel
31:59
Abdulaziz Oogle
Рет қаралды 142 М.
Nin arkay sawiradii nabiyada iyo sawirkii nabi Muxamed (scw)
28:22
Abdulaziz Oogle
Рет қаралды 69 М.
Inside Out Babies (Inside Out Animation)
00:21
FASH
Рет қаралды 24 МЛН
ТЫ С ДРУГОМ В ДЕТСТВЕ😂#shorts
01:00
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 8 МЛН
Pool Bed Prank By My Grandpa 😂 #funny
00:47
SKITS
Рет қаралды 7 МЛН
Qisadii Asxaabul Aykah | Qowmu Madyan | Nabi Shuceyb CS
11:31
ITAAL MEDIA
Рет қаралды 92 М.
Waa kuma ninka cunadiisa iyo lafadhiisigiisu xaaraanta yahay?
19:12
nasir haroun
Рет қаралды 2,8 М.
Fadliga Maalinta jimcaha
18:39
مسجد الصحابة Masjid Assaxaabah
Рет қаралды 90 М.
Kiristankii Muslimiinta ahaa Kahor Nabi Muxammad ﷺ
34:24
Jawaahiri
Рет қаралды 12 М.
Inside Out Babies (Inside Out Animation)
00:21
FASH
Рет қаралды 24 МЛН