No video

NADIIRA NAYRUUS | LAMMAANAHAYGA | LOVE KA INDHO JACAYL | 2020 OFFICIAL MUSIC VIDEO

  Рет қаралды 1,317,234

ABDI ASKARI TUBE

ABDI ASKARI TUBE

4 жыл бұрын

CAASHAQAN I LAASIMAY
SIDA LEEXO II LULULAY
SIDA LEEBKA II GANAY
GOORMAAD LURKIISA IGA BI’N
LURKA CAASHAQA - IYO LAMMAANAHA
HEES CALAACAL AH IYO JACAYL DHAB AH.
HEES KAL IYO LAAB....
JACAYLKA NADIIRA NAYRUUS
AROOS CUSUB - HAMBALYO
BEST VIDEO 2020
……………
 EREYADA: ABWAAN JIHEEYE
 MUSIC: CADCEED
 LAXANKA: MAXAMED BK
 CODKA: NADIIRA NAYRUUS
 EDITED BY : CJ AMIIN
 PRODUCED BY ABDIASKARITUBE
...........................................
ABDIASKARI MEDIA PRODUCTIONS
SULDAAN SEERAAR
MISS XIIS
KIIN JAAMAC
NADIIRA NAYRUUS
SHAADIYO SHARAF
GULLED SIMBA
XARIIR AHMED
XIDIGAHA GEESKA
JIGJIGA - HARGEYSA - XAMAR
AROOSKA ISKALAAJI
HOODO GARAYS
-------------------------------------
Enjoy, Comment Accordingly, Share and
Subscribe to our channels to keep up to date with
All the latest news and updates,
Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube
Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
Email: abdiaskaritube@gmail.com
…………………………………………………
Our Main Channel … / abdiaskaritube
Our new Channel …. / abdiaskarimedia
''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention'' Thanks

Пікірлер: 1 100
@NadiiraNayruus
@NadiiraNayruus 4 жыл бұрын
Sharaf baad iga mudantihiin, Dhammaan Bahdayda iyo Bahda abdiaskaritube, Sidoo kale thanks to my Camera Crew - team CJ Amiin.. Sanad Cusub iyo Nolol cusub, Allow noo barakeee…
@barkhatismail2150
@barkhatismail2150 4 жыл бұрын
Nadiira Nayruus ameiin Alle Ha idin barakeeyo nadiira qaali iyo indhojaceylba❤️❤️❤️
@ladnarashiid9396
@ladnarashiid9396 4 жыл бұрын
Ale hakuu barakeeyo lamanahaaga
@asaldhaladinacali8707
@asaldhaladinacali8707 4 жыл бұрын
Naa wllo gormaad cida tirsatay November soo taad soo dhigeysa ninkii hore
@Jaqaaq21
@Jaqaaq21 4 жыл бұрын
Jacelkiina horsocod maleeyahay heee mise kiii horey cml waaye🙈🙈🙈🙈🙊🙊
@ihatelove3107
@ihatelove3107 4 жыл бұрын
Wll camera man fcn maad helin waad kala madmadowday
@mohamedkaraamo3523
@mohamedkaraamo3523 4 жыл бұрын
ilahy Darti love 1k igadhsiYa manta
@ayaanlehersi
@ayaanlehersi 4 жыл бұрын
mohamed karaamo sxb adoo raaliya suscribe ii saar chenalka🙏🏻
@caaqilsahal3552
@caaqilsahal3552 4 жыл бұрын
Love
@caaqilsahal3552
@caaqilsahal3552 4 жыл бұрын
😍🤩
@caligaloon150
@caligaloon150 3 жыл бұрын
@saxarlaelmi571
@saxarlaelmi571 4 жыл бұрын
Waa qof isku kalsoon. Waa qof ku qanacsan waxa ay tahay. Waa qof raadsan kara waxa ka maqan. Waa qof qalbi wanaagsan. Lama xasdee waa gabar furfuran oo soo jiidasho leh. Dhaafa xasadnimada iyo niyad jabinta. Ciddey la noolaan karto ayay soo dhaweysaneysaa. U sacbineysaa lana dhaqmeysaa intii ay karto.
@ayaanlehersi
@ayaanlehersi 4 жыл бұрын
Saxarla Elmi sxb adoo raaliya suscribe ii saar chenalka🙏🏻
@ilhanmohamednoor7619
@ilhanmohamednoor7619 4 жыл бұрын
Saxarla Elmi waa runtaa abaayo wlhi waa gabar isku kalsoon
@anisaxuseenmaxamed9774
@anisaxuseenmaxamed9774 4 жыл бұрын
Aad iyo aad
@salmangamer6615
@salmangamer6615 4 жыл бұрын
Walee waxatahy gabar aqli badan masha allh ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@dayibyare5067
@dayibyare5067 3 жыл бұрын
999
@bensonlekamario5695
@bensonlekamario5695 4 жыл бұрын
Hestan markan maqle wan ilmeye wlhi jacayl dartiis lee qofkeyga soxasuste 😭😭❤️❤️
@shacniinamuuse1407
@shacniinamuuse1407 4 жыл бұрын
Anaga nin la,aan baa nahyso ayadane sanad gudahiisa bey sedex wiil uga dhex baxday😭💞💞
@fatumishbbeiano6577
@fatumishbbeiano6577 4 жыл бұрын
Hogaa😂😂
@amiirasaylici2633
@amiirasaylici2633 4 жыл бұрын
😂😂yartu way dacad hadashey
@donciiltrehjr1488
@donciiltrehjr1488 4 жыл бұрын
Ilahay haku sahlo inabti nin Hda diyaar u tahay ma weydeyne wxkale mano hayza
@maxamedxasan9756
@maxamedxasan9756 4 жыл бұрын
Anaa diyaare maxad qarash haysta
@nasradabcad2915
@nasradabcad2915 4 жыл бұрын
Wad dhaarsantahay mais tiri🤣
@husseinalihassan5121
@husseinalihassan5121 4 жыл бұрын
Nadiiro nayruus wll million times HAMBALYO adiga iyo seygaada CUSUB Indho jacayl Noqda ul iyo diirkeed♥️♥️
@Muwahib_khayre
@Muwahib_khayre 4 жыл бұрын
Labka kan ku yeeshow labtan ku qorayow lamanneyahaygow adiga lubiga iyo lulumaha jacaylkiyo looliga dareenkiyo ku lingaxan naftaydee cashaqan ilaasimay sida leexo ilulay sida laydha imaray side leebka leebka igalay goorman lurkisiyo lahankisa iga biin👏👏👏❤❤❤ Heestan wan ku haysta wllhi👌❤
@Wanag_faafiye
@Wanag_faafiye 4 жыл бұрын
Love ka Haygala Bakhaylin Hadaad i Aragtey😋
@khadrafarah9023
@khadrafarah9023 4 жыл бұрын
Hambalyo nayruus fanaanad yar oo aan taageero oo runtii qalbi fiican ilaahay ha kuu rumeeyo waxaad jeceshahay 🌹❤
@abdirizaqomerabdilahi9587
@abdirizaqomerabdilahi9587 4 жыл бұрын
Dadka is jecel wan jecelahy guulaysta inadero Maxamed Hasan Hirad N Nadiira Nayruus❤👏
@FarhiaMali
@FarhiaMali 4 жыл бұрын
Abdirizaq Omer Abdilahi huno ma horaa laysu jeclaa kii sadexad maanu ahaynhhhhh
@Kckcollection
@Kckcollection 4 жыл бұрын
Ana sidoo kle ma isku dhagsanaaa😂😂😂😂
@canabmoha666
@canabmoha666 4 жыл бұрын
❤❤
@loveyourselffirst7560
@loveyourselffirst7560 4 жыл бұрын
Farhia M.ali xata hadii u yahay ki sadexaad sow alle ma banaan fuurinka iyo guurka wllo somalidu mashquul badna subxannalh
@sleepingbeauty.8359
@sleepingbeauty.8359 4 жыл бұрын
@@loveyourselffirst7560💕💕
@idman-bt3tf
@idman-bt3tf 4 жыл бұрын
Nin Iyo naag isdabo ordo waan ku daalnay ee nadiiro waxaan kuu rajeen in Ilaahay iskukiin daayo ♥️💚❤💜💚
@faysalsugaal7104
@faysalsugaal7104 4 жыл бұрын
Maxamed Indho jacayl abti waan ku wataa next time Nadiira la soo hees waan hubaa in aad cod leedaye🙏
@azaldhaladfizka1170
@azaldhaladfizka1170 4 жыл бұрын
Cashaqa ii lasimaay sida leexo ii luulaay axx❤❤❤❤💕💕gulaysta indho @nayruus
@donciiltrehjr1488
@donciiltrehjr1488 4 жыл бұрын
Hambalyo hambalyo m indho iyo dumo nadiiro lkn Oo aaaway wiilki waagi hore ay ugu tagysay ugaanda mindha ma uusan qabin
@maxamuudsiciid2789
@maxamuudsiciid2789 4 жыл бұрын
M.a nadiiro is astur kaliya garabkaagaan joognaa👑👑👑
@ikhlasabdalle2939
@ikhlasabdalle2939 4 жыл бұрын
Mrka customer badan ledahY wa sidan😂😂😂😂hadba mid ku bood nadiraY lkn wax no reb anagana😑
@yacquubyaqo
@yacquubyaqo 4 жыл бұрын
Waxeda u goyay🤣🤣
@ayaanlehersi
@ayaanlehersi 4 жыл бұрын
sxb adoo raaliya suscribe ii saar chenalka 🙏🏻🙏🏻Ikhlaz UpdleH
@hamsesmart8010
@hamsesmart8010 4 жыл бұрын
Noqda will iyo cano Indho jacayl Nadir nayrus gaygagi Xata nin bad ka heshy hargaisa ki kasobaxba wa top fanan🤩👌🏻
@fooballlife2820
@fooballlife2820 4 жыл бұрын
heestan sugayey i love it ❤️🥰nadiira boqorada codka 🙏
@aminaahmedmohamoud5425
@aminaahmedmohamoud5425 4 жыл бұрын
Wixii is jecel taageera gabadha haku digan waa gabar nimankii horana calafkaa ka kexeeyey
@faamfm4318
@faamfm4318 2 жыл бұрын
Caashaqan ilaasimy Sida leexo ii lulay🤸‍♀️ Sida leedh ii maray🧚‍♀️ Sida lebka labta ii ganay🧜‍♂️ Goorma lurtiisiyo 🤷‍♀️👨‍🌾 Lahantiis iga binbinee🙇‍♀️💃 Qofna ma jcli
@ubaxaragsan218
@ubaxaragsan218 4 жыл бұрын
Nadiiro neyruus waan iska jeclahay xaqiiq❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hoybilla1489
@hoybilla1489 4 жыл бұрын
Hees macaan Woooow nadiira walahy Masha Allah codbaa Ku dhan big love ❤️❤️❤️❤️❤️
@ayaanlehersi
@ayaanlehersi 4 жыл бұрын
naftayda nafteedi sxb adoo raaliya suscribe ii saar chenalka🙏🏻
@sadamkarasay8363
@sadamkarasay8363 4 жыл бұрын
Gabadhaan caadi ma ahan aniga dhanka waalidaan kutiriyaa teda kale heestan waa tii ugu horeysay oo ay daganaan ku qaaday wan rajaynaya inad isbadasho mustaqbalka dhow
@cabdinasirofficial1247
@cabdinasirofficial1247 4 жыл бұрын
Inta Ku farax San Arooska nadiira nayruus subscriber ha iisaarato
@Mohamedweli3
@Mohamedweli3 4 жыл бұрын
WOOOW Cod macaana nadiira Waan ku wataa wacdalla 🙆‍♂️♥️
@boqran2974
@boqran2974 4 жыл бұрын
Allah qofka aan rajaynayo ha iiga dhigo qof I jecel amintu waa xagiina inaad hesho qofku jecel waa hadyad iyo hanti wlhi 😭
@xafsaaxmed9154
@xafsaaxmed9154 4 жыл бұрын
Aamina
@hanadugsiiya3681
@hanadugsiiya3681 4 жыл бұрын
Ameen wllo haduu khayr kuu leeyahay alle haku ziiYo
@iqranuur6320
@iqranuur6320 4 жыл бұрын
Aamiin abyo dacad noqo waad heleysaa wlhi aniga sanadkii hada 2019 gursaday alx baby alle iga siyy hadane wuu i jecel yhy anaba kala jeclen asiga lkn asiga xoog buu i jecel yhy adna allah ku siyo mid wngsn xoog ku jeclada
@sharmaakethomas8267
@sharmaakethomas8267 4 жыл бұрын
Aamiin.
@shabcanquen4878
@shabcanquen4878 4 жыл бұрын
Ameen dhmnten
@iqbaaljalaqsan8598
@iqbaaljalaqsan8598 4 жыл бұрын
Nadiira 💪💪 guulayso galab iyo habeenba huuno indho jcyl markaad Soo shaac sartey ee uu hees mcn kaa dhaxley ayuu cidlo kaga tagey lkn maba oga inaad nadiira tahy oo ragu sida shinida kugu yihin Isla bishi KU xigteyba caydid jawhar oo kugu dakhrana aayaad hees la so tuntey Isla bilo Yar ka dibna waxadba tahy manta xaaska caydiid jawhar 💪🥰 guulayso huuno indho jcyl waliga adigo kale iyo janiskad siiso kale ma so marayo isaga manta cidlo tagan adiguna hkrumarka noloshada wad KU talabsatey
@ahmedfaarh8336
@ahmedfaarh8336 2 жыл бұрын
Soodiga zidii gaadhi xamuul zida qiiq isku qariyay ninkan laba xiniinyood ciise muuse ah weeye naagtan yari ayada ku faraxsan
@abdihakinmohamudhassan7791
@abdihakinmohamudhassan7791 3 жыл бұрын
Intaad hees qadaysay tana logu qatay best💗
@prettyproductions9191
@prettyproductions9191 4 жыл бұрын
Gabadha Kaliya jecelahay ❤❤❤❤❤❤💋💋💋💋💋💋
@maanomusic5432
@maanomusic5432 4 жыл бұрын
Mncha allah walaaladay hore usocda
@ahmadborka6405
@ahmadborka6405 3 жыл бұрын
Wiilka inuu duriyadiiyahay ilkaha caska gartay king
@kamabinkama7406
@kamabinkama7406 4 жыл бұрын
Midkii aaway uganda ugu imnjiray, qofta not normal
@ahmedbarre7
@ahmedbarre7 4 жыл бұрын
Wow Nadira Neyruz Amazing Heart touching music Keep Going Sister If you have Thousand funs iam one of them if u have only one that is Bosska ina Ahmed Nolol cudub oo Farxad bdan ku waar😍
@hibomohamud2282
@hibomohamud2282 4 жыл бұрын
sanadkasta nin cusub hore usoco 2021 ninkale kugu duceeye 😂😂😂😂😂
@laylaraqiis3804
@laylaraqiis3804 4 жыл бұрын
Waxi cusub nafta kahesha ninka 2020 ninka 2021 waan sugayna sanad walba waa inu waxa cusubi lasocodan😂😂😂😂😄
@astanonline6233
@astanonline6233 4 жыл бұрын
masha allah isku waara nadiira nayruus iyo say geeda sidoo kale waxaan halkan ka salaamayaa bahda cabdi askari tupe iyo cj amiin ooh nin agtayda qiimo dhamaantiin 🖐🖐👍👍💖👑💪
@hindanuur9554
@hindanuur9554 4 жыл бұрын
Woooooow Allah haku daayo eesh calaa hees iyo waliba dance aan caadi ahayn noolow aad iyo aad ayaan kuu taageeraa fanaanad jirta ayaad tahay 👏👏👏👏👏❤️❤️❤️👑👌
@ayaanlehersi
@ayaanlehersi 4 жыл бұрын
Hinda nur sxb adoo raaliya suscribe ii saar chenalka🙏🏻
@hindanuur9554
@hindanuur9554 4 жыл бұрын
Ayaanle Hersi Waan kuu saaray huuno
@sicidkaahin5910
@sicidkaahin5910 4 жыл бұрын
Maftuux cadceed .gacma alle haku barakeyo inader
@deeqacabdi1202
@deeqacabdi1202 4 жыл бұрын
Barkooba mshallah lamaanaha qarniga♥️♥️♥️♥️💋💋💋
@zonaabdalla5120
@zonaabdalla5120 4 жыл бұрын
ABDI ASKARI TUBE the one and only youtuber we luv u wll❤
@nimcocali1371
@nimcocali1371 4 жыл бұрын
Hadhow yan la arkin cebtina is ilashada jclkina iyo gurkina wanu ku faraxne naga ilasha xumanta
@abdiwadudshukri7474
@abdiwadudshukri7474 4 жыл бұрын
Esh calaaa hees 🔥👌
@farxiyotagsiile8444
@farxiyotagsiile8444 4 жыл бұрын
Masha Allah lamanaha alle ha isku kiin dayo❤💋
@mohamedabdihamiid2697
@mohamedabdihamiid2697 4 жыл бұрын
Ax ya lamaneh Isku ifysan
@walalmaqriplabiste8403
@walalmaqriplabiste8403 4 жыл бұрын
hesti codka iyo music ayan ka fiiriya waana sidii logu talagaley🌹🌹🥀😍💋
@umokhairhassanmudakar7348
@umokhairhassanmudakar7348 4 жыл бұрын
Wiilazhii Reerka Ereyada Zeedigay Izmail Abdi Yousuf abdi Jiheeye And Music Maftux Mahamoud Ducaale Inaaderky Heeztuba waa intaaa iyo Baaa. Baah😘😍
@barwaaqomaxamed1168
@barwaaqomaxamed1168 4 жыл бұрын
Macha allah wlhi wad isku so baxasayn💯🌹💑
@barkhatismail2150
@barkhatismail2150 4 жыл бұрын
Mnchallah isku waara sanad cusub iyo nolol cusub❤️❤️❤️
@nasraahmed2080
@nasraahmed2080 4 жыл бұрын
Masha allah iku wara abiid
@eeshcalaainan1521
@eeshcalaainan1521 4 жыл бұрын
Hhhhh haa
@jazninahhh8280
@jazninahhh8280 4 жыл бұрын
Oo mey gursatey wiil ney heshey walke hargeisa imadooda wa wax kle
@faryaadabdulaziis4845
@faryaadabdulaziis4845 4 жыл бұрын
@@jazninahhh8280 wllo ma qabo mayee
@Hafso-bu7mr
@Hafso-bu7mr 8 ай бұрын
Lamanaheygoow❤😢 ku away heee
@updizamedkenedy9393
@updizamedkenedy9393 4 жыл бұрын
Mcha Allah Nayruuuus and saygeeda alla Ha inibarakeeYo Wxiii is jecel alla Ha isudaaYo ❤🙏
@somalivlogs6780
@somalivlogs6780 4 жыл бұрын
Ha waaro Jacaylku😊😊😊😊
@asmahladiyeh6664
@asmahladiyeh6664 4 жыл бұрын
ha waaro jcylku
@halimay5550
@halimay5550 4 жыл бұрын
Ha waaro jacaylku ❤️😌
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 4 жыл бұрын
Ha washo haduu doono😒
@yousra52
@yousra52 4 жыл бұрын
@@amiiraadan3017 😂😂😂😂
@EarningOdyssey
@EarningOdyssey 4 жыл бұрын
Heestan LYRICS Keeda aniga iugu Haleeya Waad mahadsantihiin team cbdi askar
@ayaanlehersi
@ayaanlehersi 4 жыл бұрын
QURBO HD LYRICS sxb adoo raaliya suscribe ii saar chenalka
@EarningOdyssey
@EarningOdyssey 4 жыл бұрын
@@ayaanlehersi ku saray zxp mahadsantayhayWanadaadaWaayo
@EarningOdyssey
@EarningOdyssey 4 жыл бұрын
@@ayaanlehersi kusaray zxp ana iisaar
@hibaadam7139
@hibaadam7139 4 жыл бұрын
Waa akhayar isku qalanta aniga argtideydaa keep going
@quruxoday533
@quruxoday533 4 жыл бұрын
Beautiful couple love of them nadiira jawi degan ayay ku qaadaysaa keep going sister
@Jaqaaq21
@Jaqaaq21 4 жыл бұрын
Walahi somali jaceylkeda sidii salanta cml ayuu noqdey Nadiiiira berina mid kalaaa kaa sugeynaaa wadadii mursal iyo hodan abdirahman leee kusocotaaa
@samriyegaraad5376
@samriyegaraad5376 4 жыл бұрын
Hhhhhhhh wayba iska baraajeesay hodan mahoo kii 3 aad ee ku dhagsatay
@muntasmuntas1309
@muntasmuntas1309 4 жыл бұрын
Abdullahi Darmian kal lab ayaa u qoslay wlhi msh Alh ilahey aa isku dayo inta is jacel
@hanuush6787
@hanuush6787 4 жыл бұрын
Hodan ayaa LA qaatay labada Tani 2018kii meek shiino 2019ka bonga baliil 2020ka wiilkan oo maxamed LA dhaho yaab 🤣🤦‍♂️
@kaalikaali7018
@kaalikaali7018 4 жыл бұрын
Nice song nadira keep going
@maxamedcabdiraxmaan547
@maxamedcabdiraxmaan547 4 жыл бұрын
Eesh qiyaasak nadiira iyo indha jacayl keep going
@cismaanxasan6555
@cismaanxasan6555 4 жыл бұрын
Laxanka laxan leee iga dheh boqorkii codka bk alla yacizac
@ibnuali6818
@ibnuali6818 4 жыл бұрын
MUsiGa CadCeed inTa Ka damabYsa Liketa 🙏
@weheshoofficial5446
@weheshoofficial5446 4 жыл бұрын
Aad iyo aad asga iyo furinle adban ujclhy misca ay tuamn
@sicidkaahin5910
@sicidkaahin5910 4 жыл бұрын
Walhi sxb musiga hesta kugu socd sinaya
@Abdi-Mohamed
@Abdi-Mohamed 4 жыл бұрын
musician of da year
@ayaanlehersi
@ayaanlehersi 4 жыл бұрын
Mataan Jr sxb adoo raaliya suscribe ii saar chenalka🙏🏻
@ifrahademmohamed4709
@ifrahademmohamed4709 4 жыл бұрын
Will yar aay bikro jabiso m waydo Naag nool nadira maxamed ige😂
@akhyaar11
@akhyaar11 4 жыл бұрын
😂😂😂 adi weli myaa
@deeqofficial6908
@deeqofficial6908 4 жыл бұрын
Wll subscriber ta iigu qabo
@ifrahademmohamed4709
@ifrahademmohamed4709 4 жыл бұрын
@@akhyaar11 anga waxan adanba u jeedin ileen nimanki dhanba wada garoobe😂😂
@ilhamadam8768
@ilhamadam8768 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@NourAhmed-ku7wo
@NourAhmed-ku7wo 4 жыл бұрын
Tani dameer m ikro jabiyr ma noola
@umalkhayrahmed1388
@umalkhayrahmed1388 4 жыл бұрын
Manshallah tabarakallah wllo guuleyso somali Mohamed xumaa o xasiisnaaa😍😍😍😍😍😍😍
@farxiyocaddey6782
@farxiyocaddey6782 3 жыл бұрын
Xasan maxmed cali manta ble yuusuf
@apaanqaamo6326
@apaanqaamo6326 4 жыл бұрын
Caadi maaaaaaaaaaaHa ❤❤❤❤❤❤
@zakiyusuf7117
@zakiyusuf7117 4 жыл бұрын
Waar naagta cod ba ku idil shaw erayo la,an ba haystee👍
@ismalurtosidiayeeyded-araw8514
@ismalurtosidiayeeyded-araw8514 4 жыл бұрын
Woof caleeeeg nadira neyrus cod waad laheed lakin heeso bila xikmada laheed balse hestan iyo 2 kalo wa heesahaaga kuwa ugu murtida fican niikadina wad iska daysay 💕💕 adigaa hee lubigiyo lulumaha jecelkiyo lulida dareenkiyo ku lingaxan naftedee .. caashaqan ilaazimay sida lexu ilulay sida leydha imaray sida lebta igalay gorma lurkissiyo lahnkisa iga bi’in bi’inee 🤩🤩 💖💖
@amaalamaal6265
@amaalamaal6265 4 жыл бұрын
Meeshaan waxaaa uga jeeedaaa naaago nin la aaan heyso ooo ceeey sooo qoray nadiiro calafkeeeda wey heshay mashquulka yareeya indhaha fiiishka kala baxa nadiiiro iyo seygeyda isku waara🥰🔥😘😘🤩🌹
@ilhamadam8768
@ilhamadam8768 4 жыл бұрын
Cadaalad miyaaa anagooo sootaagan yuotube lee fiirsanayna inad ugu yaraaan 3 ilaa 4 nin ka baxdo cadaalad samee wallaay hal meel naga fadhiiiso
@maskahirsimaskahirsi5533
@maskahirsimaskahirsi5533 4 жыл бұрын
Calafkeda waxad calaf ku ledhy Wayi mayso
@farhanmohamed7917
@farhanmohamed7917 4 жыл бұрын
Yaa kuu diiday adiga
@smartmm6267
@smartmm6267 4 жыл бұрын
Ilham Adam walalo address isoo qor aan kula soo xidhiidhee
@sagalsamolifestyle9261
@sagalsamolifestyle9261 4 жыл бұрын
Ilham Adam 🤣🤣🤣👌👌👌
@ilhamadam8768
@ilhamadam8768 4 жыл бұрын
@@sagalsamolifestyle9261 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@Mici_libaax
@Mici_libaax 4 жыл бұрын
Nadiira ayadaa wax furta ee lama furo waa naag xaniinyo weeyn🤣🤣🙏
@ayaanlehersi
@ayaanlehersi 4 жыл бұрын
Tabliiqa Weeyn sxb adoo raaliya suscribe ii saar chenalka
@ismalurtosidiayeeyded-araw8514
@ismalurtosidiayeeyded-araw8514 4 жыл бұрын
Tabliiqa Weeyn 😂
@ugaasomaxamed5523
@ugaasomaxamed5523 3 жыл бұрын
Ugaaso maxed
@zuadnuur1691
@zuadnuur1691 4 жыл бұрын
Nadiira sanad cusub iyo jacaylcusub Allh hakugu khayro
@mohamedmohamoud1696
@mohamedmohamoud1696 4 жыл бұрын
Inantani intii ay hargeisa timid akhlaaq ayay yeelatay
@ayaanlehersi
@ayaanlehersi 4 жыл бұрын
sxb adoo raaliya suscribe ii saar chenalka 🙏🏻 Mohamed Mohamoud
@balqizayarey
@balqizayarey 4 жыл бұрын
Naaya nimankan aaad sida macawista cml isaga badalaysd jooji, eee nimnka sifcn ula dhaqan 🤔
@salmahassan5457
@salmahassan5457 4 жыл бұрын
Dadka qar aflagada majcli wyhormrsnthy qararka joga sxb hakumashqul nadira hora usoco
@zaaramoha5236
@zaaramoha5236 4 жыл бұрын
Mxaa kaa galay adiga
@Never_give_up484
@Never_give_up484 4 жыл бұрын
Siil keedu wah weeye gus baa la tegay 😂😂😂😂
@sangemohammed2057
@sangemohammed2057 4 жыл бұрын
Waa hees gadmaysa Abwaam jiheeye aad baan u salaamayaa
@khadijah9527
@khadijah9527 4 жыл бұрын
Hambalyo isku waaara indho jaceyl n nadiiro❤️
@nimcokaapa8771
@nimcokaapa8771 4 жыл бұрын
💕Alle ❤haku ❤daayo ❤lamanahaga❤
@barudabdi9772
@barudabdi9772 4 жыл бұрын
asc
@unknown-je3ql
@unknown-je3ql 4 жыл бұрын
Meek sheeno is watching now😢😢😢🤪
@ayaana1456
@ayaana1456 4 жыл бұрын
😂😂😂
@sir__cmc
@sir__cmc 4 жыл бұрын
Another man using now😂
@asliabdi7933
@asliabdi7933 4 жыл бұрын
Sahro🤣
@omarteachoofficial8346
@omarteachoofficial8346 4 жыл бұрын
😂😂😂😉
@ifraxifrax6985
@ifraxifrax6985 4 жыл бұрын
Ki bonge ladhahaye na ku dar
@muhimastylish6473
@muhimastylish6473 4 жыл бұрын
Hawaro jacaylkinu nadira iyo indho love love isku noqda ever again and Congrats.
@deeqasiciid8722
@deeqasiciid8722 4 жыл бұрын
MaashaAll ah Woooo woooo woooo😍😍😍❤❤❤
@ifrahhersi752
@ifrahhersi752 4 жыл бұрын
Mash Allah ❤️❤️
@badarnaasir7710
@badarnaasir7710 4 жыл бұрын
Msha allah Lamaanaha Qarniga nadiira and Indho jacayl Izku waarah ❣
@libanhussein5340
@libanhussein5340 4 жыл бұрын
laxankii MAXAMED BK .
@ayanhassan1207
@ayanhassan1207 4 жыл бұрын
Abdi askari cadawga u noloow abowe♥️👏
@guleitguudcade1202
@guleitguudcade1202 4 жыл бұрын
NaYruuz nD IndH0 jcaYL ❤️ Ale hYzku kiin DaaYo Lamanaga QarNiGa 💕💞
@yacquubyaqo
@yacquubyaqo 4 жыл бұрын
Guleid aj🤣 mellasta wad jogta
@guleitguudcade1202
@guleitguudcade1202 4 жыл бұрын
@@yacquubyaqo Aduu Mel kazata xa kU keEnY😅
@fatouabdirahman7388
@fatouabdirahman7388 4 жыл бұрын
Inta ku dawakhsan wiilkan hablihii hargeisa qrxda badana wuxuu gabadhan uga doortay m caanimo ayaa farta soo taaga 😅😂
@heartlightqueen3985
@heartlightqueen3985 4 жыл бұрын
Ceeb huno iyaduu waa dumar 😘😘😘😍😍
@hamdanuuz6892
@hamdanuuz6892 4 жыл бұрын
Awoowo isaguba waa caan 😜caanimo uma maahna indho jecel😁
@sahroahmed6853
@sahroahmed6853 4 жыл бұрын
Masha allah isha baxarka allow love kina gor uqaad waan tagera jclka isha bini admika allaha inka hayo nadira
@husenmayax609
@husenmayax609 4 жыл бұрын
Allh haizku kiin dayo🙌🙌 indho iyo nayruuz
@zuuzuuhusen6594
@zuuzuuhusen6594 4 жыл бұрын
2019 labo nin 2020 1 nin illaahow guurka kuu daji
@rihannasomali587
@rihannasomali587 4 жыл бұрын
Aamen ya rabbi wey wareertay wlhi Nadiira neyruus
@faryaadabdulaziis4845
@faryaadabdulaziis4845 4 жыл бұрын
Ismaba qabaan waa prank wxanu wuu jilayaa
@aragsanilovemom9856
@aragsanilovemom9856 4 жыл бұрын
Wow jecliyaa nadiira neeyruus xidigtii muqdisho oo nagala dhacay kaftan waaye viva hargeysa mataantii muqdisho
@nasrigiilahay6805
@nasrigiilahay6805 4 жыл бұрын
Naagaha reer koonfurta e heesa wa gabadha ugu cod macaan nayruustayda well done huuno qaali 😍😍😍
@anwarahmed5236
@anwarahmed5236 4 жыл бұрын
Naa Ninka yaan laga dhicine qarso doqon yahay, hodan Abdirahman hargaysa joogtaye
@najmonalka9032
@najmonalka9032 4 жыл бұрын
Anwar kkkkkkk qosolka iga dhamesey
@princessayanaragsan4243
@princessayanaragsan4243 4 жыл бұрын
anwar ahmed Hodan ka zharf wayn dadkan😂😂
@hanuush6787
@hanuush6787 4 жыл бұрын
Hodan iyada ka daran imika sadex Sano 3 nin waaye
@nanitaguure9379
@nanitaguure9379 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@ismalurtosidiayeeyded-araw8514
@ismalurtosidiayeeyded-araw8514 4 жыл бұрын
anwar ahmed 😂😂 ninku marka la dhacayo maxu qabanaya isaga ma caagadba? Mida kale naagtan iyada nimanka nacda oo katagta markay ku dul caajisto maxaba laga dhaca ama loo daaya walle wa libaaxad iskada ninba hadi aan sidaas la yeleyn waxa tahay xunbo iyo xuunsho 😂😂
@upsidesalam2870
@upsidesalam2870 4 жыл бұрын
Love dhac kusii pro ha i dhafine🙏🙏
@nasradheman8572
@nasradheman8572 4 жыл бұрын
Waa gabdha kaliya ee fanaaninta wax kimikol ah jirkeeda marin midbkeedu uu jooga❤ Mohamed hassan hiraad iyo nadiiro isku waara abid dunidu waa ayaame
@monasimon6833
@monasimon6833 4 жыл бұрын
Nadiira nayruus nag nagaha cidlo kaga tagtay
@halayaamadrid2773
@halayaamadrid2773 4 жыл бұрын
HADUU JACAYLKU DHAB IDINKA YAHAY ANA WAAN IDIN JECELAHAY
@muhamudqarazta7865
@muhamudqarazta7865 4 жыл бұрын
Nadiiro ninkii hela NaziiB LeH wlHi ❤
@qaalidumar3725
@qaalidumar3725 4 жыл бұрын
Hargrisa nagohodi 40 jir iyadana sadex ayey marayda sanad Gudihiis Rer hegeisa qiimaha Guuurka yareeya Nayruuus waxan filayaaa waad iska fahmikartaaaane 😁😂😂😂
@xamdashugri4202
@xamdashugri4202 4 жыл бұрын
Free love😍lamane Qurux badan😍welcome new couples
@hipomoh213
@hipomoh213 4 жыл бұрын
Mansha Allah ❤❤❤❤
@haldoordumar6770
@haldoordumar6770 4 жыл бұрын
Hadba kahezho uhees😁😁😁
@farhiaabdirizak4924
@farhiaabdirizak4924 4 жыл бұрын
Nadiira qof la nool frxd waaayi maayo sidaan aaminay waligey ma aan arag nadiira kaliya Daawade ayaan ahay hdana frxd baan ku arkaa mar wlba Alle ha Idin dhowro adiga iyo saygaagaba
@hanimaxamed2422
@hanimaxamed2422 3 жыл бұрын
Noo hees Ana waan kudhagaysa naynaa
@hamdiisman8042
@hamdiisman8042 4 жыл бұрын
This song derenbe igalise really ❤️❤️👌
ROODA KAYF | BAL EEG | (OFFICIAL MUSIC VIDEO) 2024
6:02
Rooda Kayf
Рет қаралды 151 М.
路飞太过分了,自己游泳。#海贼王#路飞
00:28
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 39 МЛН
IQ Level: 10000
00:10
Younes Zarou
Рет қаралды 12 МЛН
Это реально работает?!
00:33
БРУНО
Рет қаралды 3,6 МЛН
Inside Out Babies (Inside Out Animation)
00:21
FASH
Рет қаралды 23 МЛН
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 12 МЛН
ukbad araksan he's  2024
3:35
Abou Ismail
Рет қаралды 1,2 М.
KA DOORO DHOOKHAGA
32:53
Dhambaal Digital
Рет қаралды 201 М.
FARXIYA FISKA IYO FARAAX MURTIILE MUUQAAL CUSUB HEESTA HIBO.
6:58
Jamila Garruun
Рет қаралды 11 МЛН
Gulled Simba ft Asma Love | Xeerkii Gobta | (Music Video) 2018
6:08
Haataf Abdi
Рет қаралды 10 МЛН
NADIIRA NAYRUUS | NAF KU JECEL ADDUUNYADA | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2022
6:44
ABDI ASKARI TUBE
Рет қаралды 2,7 МЛН
KALA BAX DOOQADA || YAA GUULEYSTE .
33:32
Dhambaal Digital
Рет қаралды 286 М.
路飞太过分了,自己游泳。#海贼王#路飞
00:28
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 39 МЛН