NAF YAR AYUUW IGA TAGAY NINIKEYGA KADIB MARKAN KU QABTAY DUMARKA JIRKODA KA GANACSADA

  Рет қаралды 12,031

Hamda Home Decor

Hamda Home Decor

3 ай бұрын

Пікірлер: 70
@MssEimana
@MssEimana 3 ай бұрын
Xamdiyey qisadaan qiso u eg aa agteena kadhacde nin inoo xaskiisa furay marku furay kadib ayaan marka kala maqnayeen wuxuu kudhahy aan isku labano markaase kudhahde walalow idhaaf maku rabi ninki maseeer seeba idiida karataa bo markaasu maalin intu gurigeeda ugu imaday ilmaha irida kafure kadib ayadoo sariir jiifto arkey mandi uu watey gabadha kudille subxanallah illahay niman qaar wax nooguma daro mcney😢❤
@umuaxmed5402
@umuaxmed5402 3 ай бұрын
Kaas hada mid intey gursato dhaheyso anaa ninraged hantiye nagtas ayada xumed aduunka nag somli ina adega wax kagadaran lawaa
@omsumayaahmed8545
@omsumayaahmed8545 3 ай бұрын
Kaasoo kale anuu isoo maray ilaaahay baa idhaafiyay🥹
@dekaahmed3065
@dekaahmed3065 3 ай бұрын
Hadusan cudur kugu ridin wa Ilahey mahadis sabran Habibty
@nourittabarkat5557
@nourittabarkat5557 3 ай бұрын
Naa wllo hamdaay dhib ba jirteee Dee intayadii single kii inan guursanaa ka baqayaaa wlhi
@Naagnool124
@Naagnool124 2 ай бұрын
Wax qabso marka hore oo shaqeyso
@xamdahaybe2073
@xamdahaybe2073 3 ай бұрын
Inaalilaah wa ina illahayhi raajicun arxan daranaa ba ayey😭😭😭😭😭😭
@najmaabdullahi6878
@najmaabdullahi6878 3 ай бұрын
Subxannallah bini adamnimadi halkey ka gashay qofkas. Qof marki horaba maskixiyan uxanunsan bu aha Inkar kugu dhacday. Gabdhow qofka ad nolosha la wadageysan iska firiya inbadan
@Hooyomacaan_A
@Hooyomacaan_A 3 ай бұрын
😢😢😢😢😢 Ilahayow Na Badbaadi Nin Qaylo Badan Ayaa Iqabo
@juwaabdirizaaq428
@juwaabdirizaaq428 3 ай бұрын
😮is ilaali abyo
@fatimaali6726
@fatimaali6726 3 ай бұрын
Allaha naga badbaadiyo anigana sidoo kale
@Hooyomacaan_A
@Hooyomacaan_A 3 ай бұрын
@@juwaabdirizaaq428 Insha Allah Abaayo
@Hooyomacaan_A
@Hooyomacaan_A 3 ай бұрын
@@fatimaali6726 Nasiibkeena Allaha Noo Hagaajiyo Abaayo
@user-vz9qv8zw2r
@user-vz9qv8zw2r 3 ай бұрын
ALLAH WAX BADAN BARI U DUCEE
@Naagnool124
@Naagnool124 3 ай бұрын
Gabdhaha soomaaliyeedoow doqoniimada iyo habacsanaanta iska daaya oo feejignaada walaalayaal.
@aminaahmed8028
@aminaahmed8028 3 ай бұрын
Xabiibti soomali meeley tarbiyada ka keentay manaqaan liana tarbiyo lama yiraah sida ay wax utarabiyeeyan liana tarbiyadooda waa awxash cidii rabtaa ineey wax tarabiyeeyso nabi maxamed csw ayaa ku dayasho noogu filan umada soomaliyed waa umad cunfi iyo xaqiritaan iyo in leeys duleeysto jecel ee aan kii wax uqabto iyo kii aan uqaban isugu mid yihiin ee aan aqaoon shukran
@ayaanyuusuf4505
@ayaanyuusuf4505 3 ай бұрын
Mahadsanid wllo hamda qurux ❤thank you
@amiishaahmed9865
@amiishaahmed9865 3 ай бұрын
Allaahu akbar illaahoow illaahow u gargaar miskiinka Walee dhibaa inoo yaala
@Hooyomacaan_A
@Hooyomacaan_A 3 ай бұрын
Ilahay Kaas Inkaar Haku Rido
@xaliimoxaliimo1782
@xaliimoxaliimo1782 3 ай бұрын
hamday wllo halked ka dhagayty inanta waresigeda waa halkee isheeg wllo ?
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 3 ай бұрын
Amiin yaa rabi 🤲🏽ilahay ha u gargaro
@miss.hindiyo
@miss.hindiyo 3 ай бұрын
😭😭😭😭 subxanallaah waa qiso xanuun badan
@zafacali5053
@zafacali5053 3 ай бұрын
Hamda waan ku jecelahy wllo illhy hanoka daayo❤
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 3 ай бұрын
Asc Hamda
@Amiraahmed825
@Amiraahmed825 3 ай бұрын
Ya rabi 😢😢
@ayaanabdullahi1
@ayaanabdullahi1 3 ай бұрын
Ceeb kulahaa naa ceeb intee kaa galee ilma qaatana aduunka lee soo kuma noolaanaayaan, gabadhaas waxaan dhihi lahaa kaas ilaa xabsi dheer inaa ku hubsato haka harin inkaar qabaha.
@ilhanmohammed9569
@ilhanmohammed9569 3 ай бұрын
Masha Allah my beautiful sister! May Allah bless you and your family, Walaahi qisaada gabadhaan ku dhacday aad iyo aad ayeey ii xanuujisay Walaahi specially markaad tiiri cunuuga calooshed ayuu ku dhax buurbuuray Walaahi iilin ayaa is ceelinwaayay so Walaahi Illaahay ha uu dhib fududeeyo gabadhaas miskiinta ah I don’t know what’s wrong with our Somali man. Some of them they act like they are animals the way they treat their wives so disgusting. He didn’t even think that she have a baby inside her stomach he’s sick if that happened in our country he didn’t even go to jail too. He will be free walking next day, but at least she will get justice. I hope he gets jail for rest of his life because he doesn’t deserve another woman that will destroy her life to.
@user-wo8cu8xw8v
@user-wo8cu8xw8v 3 ай бұрын
SubhanaAllah😢😢😢😢😭
@zalfaomar4990
@zalfaomar4990 3 ай бұрын
Hamda quruxda ❤❤❤❤❤❤❤
@fathiafati2378
@fathiafati2378 3 ай бұрын
Nin somali khair maleh allaha uu gargaro maskinta😢😢😢
@Sahra881
@Sahra881 3 ай бұрын
Halkeedaad dhigtay ❤❤❤❤❤❤❤
@Happ147
@Happ147 3 ай бұрын
Yarabi 😭
@user-nt4zu9rh3m
@user-nt4zu9rh3m 3 ай бұрын
Hamada Qurux ❤
@AbdiqaniIbraahim
@AbdiqaniIbraahim 3 ай бұрын
❤❤❤❤
@naciimocirisaaq6053
@naciimocirisaaq6053 3 ай бұрын
Guurkaba waa nacaa wlhi Maalinkasta gabdhaha sida loogalayo markaa arko Alle hawgargaaro Hablaha Somaliyeed😢
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 3 ай бұрын
Gabadha wey qaldantey waxey aheed iney tiraahdo boliska iga rara xaafad kale I dajiya
@Umonan
@Umonan 3 ай бұрын
Subxanalah
@user-re9xq4co3b
@user-re9xq4co3b 3 ай бұрын
Ilaahey kheyr haka dhigo nimanka somali ita badan wey koontorol badanyihin
@aminaahmed8028
@aminaahmed8028 3 ай бұрын
Marka hore talo ayaan kugu darsan walaashe dhib markuu dhaco hal dhinac bes lama xukmiyo waxa dhici kartaa sida gabdha wax usheegtay ineeysan sax noqon ee ninkiina hala raadsho warkisa ayaan ku talo darsan lahaa liana aduunyada aaminki waa dhamaaday xabiibti
@asmaanaxariisbdn2105
@asmaanaxariisbdn2105 3 ай бұрын
Sax lkn hadal marky joogto waaye tas lkn qofbaa gacan loo qaaadey waliba laba nafood ah
@I2kll
@I2kll 3 ай бұрын
ninkaas gabadha saa yeelay haduu ameriko joogi lahaa 30 sano xabbsi loo diri lahaa . mxaa wayay 7 bilood xabsi norway
@user-uo6rm1ue1r
@user-uo6rm1ue1r 3 ай бұрын
Sorry Sorry 😢😢😢
@malinabdi2315
@malinabdi2315 3 ай бұрын
alxm Hooyo iyo Aabo midna ima dilin aduunkana dil aa u necbahay. qof aan anigu maskaxdeyda ku raacey in uu idilo waaba liidnimo ma anaa 2 jir ah? sidii ilma uu dhale miyuu i canaananaa marna rabaa in uu naagnimo ii heysto?? waa waxa aan la yaabo marka aan maqlo.
@raaxoaxmad5914
@raaxoaxmad5914 3 ай бұрын
😢😢😢😢
@meysuuuum5151
@meysuuuum5151 3 ай бұрын
subxaanallh 😢
@Sahra881
@Sahra881 3 ай бұрын
Sweden gabar somali ah Baangad/ Faash wijiga ilaa dhagta ninkeeda uga dhuftay.
@bushra445
@bushra445 3 ай бұрын
Somali miyuu ahaa ninka subxanallah
@Sahra881
@Sahra881 3 ай бұрын
@@bushra445 Haa, ilmo adeero ayeey ahaayeen
@Happ147
@Happ147 3 ай бұрын
@@Sahra881 subxanallah
@NagaadHussein-op6go
@NagaadHussein-op6go 2 ай бұрын
Sorry Abyo Mcn ❤❤
@sharafohassan9016
@sharafohassan9016 3 ай бұрын
Subxaanalaah Subxaanalaah Subxaanalaah Subxaanalaah allaah ha u gargaaro
@user-vz9qv8zw2r
@user-vz9qv8zw2r 3 ай бұрын
500 doller Xamdaay kula sahlanaa lkn aniga fura bes ayaan badeli lahaa
@meysuuuum5151
@meysuuuum5151 3 ай бұрын
abaayo hagee lagaala sooxidhiiri karaaa
@ishwakali4441
@ishwakali4441 3 ай бұрын
Subxaanalaah 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@amiishaahmed9865
@amiishaahmed9865 3 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢
@canabmuktar102
@canabmuktar102 3 ай бұрын
Xanuun badanaaa😢
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 3 ай бұрын
Kaas waa nin waalan waxey aheedmar hore ey tiaras I fur
@fahiimacadaawe3535
@fahiimacadaawe3535 3 ай бұрын
Xamdaay tani wey qiso dhaaftay casharna noogu filan xagee qisooyinkale kuugu soodiri karnaa
@dekaladan9172
@dekaladan9172 3 ай бұрын
Omg 😢 ninkas malaxirin miya 😢
@user-sy9jx2mk1c
@user-sy9jx2mk1c 3 ай бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭💔💔
@user-uo6rm1ue1r
@user-uo6rm1ue1r 3 ай бұрын
Sorry 😢Sorry 😢
@dekaahmed3065
@dekaahmed3065 3 ай бұрын
Haddii Adan guriga adigu lahayn wadankana kucusubtahay furo ma bedelen kartid
@xaawoibrahimxasan8307
@xaawoibrahimxasan8307 3 ай бұрын
xamdiyey wan kusalamay abyo bentah maahan dedkeenu makala yaqanan nacaybka iyo jacaylka wayo malin walba wan arkah arimaha nocasa gabdho nimankodu sas uladhaqman mar kad way disid odhahadid walay qof kan sed olanoshahay san kuladhaqmaya wayxay kuleyihin wu ijecelyahay qof lajecel yahay ba ladabagalah ayay kuleyihin ani wan yabanah waxan islahah dad kan maxaka qaldan manacayb ka iyo jacylaka bay san kala aqon hada adan arakay wax igufikira walahi dad keenu waxay uba han yihin bararujin fara badan😮
@UmasalmanUmasalman
@UmasalmanUmasalman 3 ай бұрын
Sorry 😢sax💯😢😢😢💔💔😢😢😢
@dekaahmed3065
@dekaahmed3065 3 ай бұрын
Nin rag ah oo deris ah bal muxuu uu cawin waye this is so sad subhanallah hada garoob tahay ilmo heysata please kuwaga iska korso
@user-qq4pz2tv8c
@user-qq4pz2tv8c 3 ай бұрын
Kaas cml baa magac rag la wadaga ragga😢allow gabadha caafi🤲
@user-kd8ro4zj6j
@user-kd8ro4zj6j 3 ай бұрын
Waan ku sugeen walasheeyeed
SHAQADA GURIGA MAXAA FUDUDEYA?
11:40
Hamda Home Decor
Рет қаралды 21 М.
MAXA KENAY CAYDA RAGAN??
18:58
Hamda Home Decor
Рет қаралды 30 М.
I'm Excited To see If Kelly Can Meet This Challenge!
00:16
Mini Katana
Рет қаралды 31 МЛН
لااا! هذه البرتقالة مزعجة جدًا #قصير
00:15
One More Arabic
Рет қаралды 30 МЛН
Farax iyo Filsan "Barnaamij xiiso leh iyo la yaabka Maraykanka"
32:04
FULL ROUTIN. MALINTA DHAN WAXAN QABTO. IYO LABISKA MANTA. 🤣
17:51
Hamda Home Decor
Рет қаралды 29 М.
. CONTROLKA NAFTADA SIDE U HEYN KARTA . (DHIRIGALIN)
14:01
Hamda Home Decor
Рет қаралды 18 М.
MANATA IYO  ROUTINEKEYGA RAYAN BAJAJ
6:44
Rayaan Bajaaj Production
Рет қаралды 247 М.