No video

Nasriin, Marwadii dulmanayd! | Xalqadda ugu dambaysa.

  Рет қаралды 930,217

Mahad Ibrahim

Mahad Ibrahim

2 жыл бұрын

Script Writing and Directing;
Mahad ibraahim yuusuf
Casting;
Shacni Maxamuud
Mahad ibraahim
Nagiib Mukhtaar
Mubaarig Jaamac
Voice Over;
Ifraax Tuufaal
Camera;
Mubaarig Gabyaaye
Editing;
Mubaarig jaamac
Color grading,
Sound effects and Intro designing;
Caafi Cabdiraxmaan
Special Thanks;
Maxamed Yaasiin
Maxamed Otaanga
Huda Cali Banfas
Faysal Cabdilaahi
Shaafici Sulub

Пікірлер: 316
@mahadibrahim
@mahadibrahim 2 жыл бұрын
Filimku muu ma wada dhammaan saaxiibbayaal ee qaybta koowaad ama Seosanka koowaad ayaa halkaa ku jooga. Seosan labaad buu leeyahay, waan ku soo dhakhsan doonnaa insha allaah. Aad baad ugu mahadsantihiin sidaad ula socoteen.
@munahennabeauty
@munahennabeauty 2 жыл бұрын
Adinkaa mudan waan idin sugaynaa insha Allah
@safiyahajji23
@safiyahajji23 2 жыл бұрын
Walal first horumar wacan , filmkan and ayuu u fiicanyahay waad ku mahadsantihiin , fadlan kusoo dhakhsada seasonka 2aad
@ruweydomohamed372
@ruweydomohamed372 2 жыл бұрын
Mudnanta adinka leh🙏😍
@sacdiyacismaanw.a6338
@sacdiyacismaanw.a6338 2 жыл бұрын
Masha allah waa sugeynaa insha allah 💖 🙏
@ismoyarr1030
@ismoyarr1030 2 жыл бұрын
Keep going pro
@sacdiyacismaanw.a6338
@sacdiyacismaanw.a6338 2 жыл бұрын
Mahad walahi jiliinkaagu aad ayuu wanaagsan yahay wali ma arki qof soomaali ah oo sidaan jiliinkiisu wanaagsan yahay keep going my bro💞💞💕💕🙋‍♀️🙋‍♀️🙏🙏🙏 🙏💯💯💯💯
@mohamednur2163
@mohamednur2163 2 жыл бұрын
Sacdiyo cismaan warsame runtaa waaye lakin anaa ka jiliin wanagsan
@sacdiyacismaanw.a6338
@sacdiyacismaanw.a6338 2 жыл бұрын
Away wixii aa soo jishey anigaa comparison idiin sameynaaya adiga iyo actorkaan 🤣🤣🤣
@mohamednur2163
@mohamednur2163 2 жыл бұрын
@@sacdiyacismaanw.a6338 waan kaftamay abayo
@nimcohersimaalin7176
@nimcohersimaalin7176 2 жыл бұрын
Masha alah Waalalkeey 🥰 ♥ guuleeso mahad
@FadumoCabdilahi-xo4rc
@FadumoCabdilahi-xo4rc 5 ай бұрын
Vvv
@aishohajihussein3
@aishohajihussein3 2 жыл бұрын
😢😢wan qiroday dumar badna aya xaladan ku sugan waxa an u gursan la ahy waa sidan😢mahad wll alle haku garameyo
@lacazo2946
@lacazo2946 2 жыл бұрын
Filin xiisihii watay wan sugayna season,ka labaad keep going🙏
@aishaabdiomarak6368
@aishaabdiomarak6368 2 жыл бұрын
Aniga mahadkan naxariista bdn ayaan rabaa 🤭🤭🥺🥺❤️
@najaxindho6945
@najaxindho6945 Жыл бұрын
❤😂🎉😢😮😅😊
@naimaali6420
@naimaali6420 2 жыл бұрын
Masha allah horey u soo 💓 marka dhahdo ina abti waa kalmar culus alaha noo daayo abyiyaash viva mahad and nasriin
@hawosugule8503
@hawosugule8503 2 жыл бұрын
Waagii barayaba aan is bariidinoba wuu biirayaa mohamud ❤🥺
@saynabmohamed5397
@saynabmohamed5397 2 жыл бұрын
Inantan nasriin si dhabdhab ah ayaa la mooda dareenkeeda😭 cajiib
@AsmaCllaahidaahir-tw4pm
@AsmaCllaahidaahir-tw4pm Жыл бұрын
❤❤❤❤❤
@mohamedahmednur9420
@mohamedahmednur9420 2 жыл бұрын
Xabad cadi inay kugu dhacday waa aniga mooday mahadoow iga tag🤗🤗🤗
@cabdirizakyuusufcali9946
@cabdirizakyuusufcali9946 2 жыл бұрын
Ustaad mey naga dhamatey mise qeybaa hartey filim laga samri karo mahee❤❤❤❤
@norjaras2296
@norjaras2296 2 жыл бұрын
Omg😘 filim laga samri karo mahan dhabtii maad noo wadaan filimka pls nasriin & mahad
@filsanabdirahman3901
@filsanabdirahman3901 6 ай бұрын
Ilahow labada qofe isjecel hakala fogen yarabi anigana kaygaa igu siim calaf igu daar❤❤
@inantaSomalilandkufanta7766
@inantaSomalilandkufanta7766 2 жыл бұрын
Ala wan jecla inad no sii wadan ha jojinina plz mahad iyo nasriin Labo qof oo ad jeclahay ❤🩸💯💯
@fatxisheekhburaale3858
@fatxisheekhburaale3858 2 жыл бұрын
Mahadow wlal inagu sooo dhaqso seson two ga waynu ognahay iney waqti badan qadaneyso
@naimanuur1394
@naimanuur1394 2 жыл бұрын
Run ahaantii filmkan dareenka uu leeyahay qof walba oo damiir wax dareema leh wuu dareemayah ma arkin dhib noocan ah iyo mid lamida hadana marka aan daawado waxa aan indhahayga👀 ka tiraah ilmo 😭tiro badan😢 marmarka qaar waxanba u maleeyah 😞nasriin in ay aniga tahay 🙍‍♀️waayo way buuxan dad badan 👥oo nolosha ku ciilan🤦‍♀️ xaqiiq ma odhan karo waa Film🎬 uun ee waa beste Film🎬 dhalin 👫yarada sida quruxda badan😍 u sameeyay nuuguna soo gudbiyay 👩‍❤️‍👨dareenkaa cajiibka ah waxan leeyahay 🗣waxa tihiin dadku dayasho🤗🤩 midane hore usocda 🫂waxan idinka sugnaa Film 🎬ka sii wacan 😍
@Abdirahiim
@Abdirahiim 2 жыл бұрын
May dhamaatay
@ladanluul9421
@ladanluul9421 2 жыл бұрын
Wlhi mahad iyo naasrin waxan is modayeba aniga 😢😢😢
@raymacaday1012
@raymacaday1012 2 жыл бұрын
Masha allh Allh wll horay usocda
@deeqocadarcali9616
@deeqocadarcali9616 2 жыл бұрын
Runti intan filin dawanayay kan midan ladhigo marag cajiib qayb markan dawado inta tankale sugayo iskaga celcelsha walhi masugi karo qaybaha kale insha allah 👌👌👌👌👌😔😘😘🙏
@shadiyamohamed6081
@shadiyamohamed6081 2 жыл бұрын
Wllo mahad filinkuu waa filin xiso iyo xamasad leh wllo nogu sodhakhsada sida ugu dhakhsaha badan😢😢😢😢😢
@umushujacah3964
@umushujacah3964 2 жыл бұрын
Www masha allah wa musalsaln aad u macan nogu sodoqsada wll
@brinaboo3281
@brinaboo3281 2 жыл бұрын
Nice love musalsal waye 💕
@nasraelmiofficiall3831
@nasraelmiofficiall3831 2 жыл бұрын
Alla wll maad noo sii wadaan
@ayaanomar3066
@ayaanomar3066 2 жыл бұрын
Imisan sugayay inshahaa idaaly Lkn wan kaxumahy in uu dhamaady 😭😭😭
@ayaanomar3066
@ayaanomar3066 2 жыл бұрын
Alla maxaa codka ka xiray waa yabee 😥
@jgoifhxfjjf4300
@jgoifhxfjjf4300 2 жыл бұрын
Mash allaah
@umuaisha8129
@umuaisha8129 2 жыл бұрын
Alla mu dhamaday inta haku ekenina 😭😭😭😭
@barwaaqomaxamuud5231
@barwaaqomaxamuud5231 2 жыл бұрын
Best filim ❤️
@sahrakayf459
@sahrakayf459 2 жыл бұрын
Ax yaa filim I like wlhi ❤️❤️❤️❤️🙏🙏
@almamukhtaarchoco7944
@almamukhtaarchoco7944 2 жыл бұрын
Design ka gurigu iga gadan fantastic 👏👌😍💖
@lalay-lj5xv
@lalay-lj5xv 7 ай бұрын
Mansha allaah dheh
@hibonura5422
@hibonura5422 2 жыл бұрын
I cant wait part2 🥴
@najmabarkhad5104
@najmabarkhad5104 Жыл бұрын
Wan qiirooday runrii😢😢❤
@CbdRashid-bz6zb
@CbdRashid-bz6zb Жыл бұрын
Mansha Allah ❤❤❤❤
@hamdamaxamedjibril9156
@hamdamaxamedjibril9156 2 жыл бұрын
Xanuun badanaa...noola soo dhakhso qaybaha kale walaalo
@ilhaamilhaam8854
@ilhaamilhaam8854 3 ай бұрын
Wan garanayaa berigan dawaneyey xalqada wa ooyay😢😢
@xaawoyaasiin5915
@xaawoyaasiin5915 2 жыл бұрын
Insha allh wan sugayna qaybta kle lasodhaqsada
@fardowsokaleela3574
@fardowsokaleela3574 2 жыл бұрын
Jah alla wiilkan mahad ah wan ka helay 😂😫 wuu biirayaa sii badan ayaa😔
@aasiyosuleymaan2167
@aasiyosuleymaan2167 2 жыл бұрын
In badan mahadsanid
@hamdiosman3296
@hamdiosman3296 2 жыл бұрын
Wlhi filinkaan aniga ayuu iga turjumayaaa lkn alx 13sano alx wn is helnay kadib alle ha ii daayeee
@user-se5uf2ke9e
@user-se5uf2ke9e 11 ай бұрын
Mashalah jacelka waxanun
@abdilahimustapha6861
@abdilahimustapha6861 2 жыл бұрын
innta kula jilysa iyo adigu mhadw waad iskusoo baxysaan wllle maad is guurstaan
@rumaanmaxamedmaxamed1211
@rumaanmaxamedmaxamed1211 2 жыл бұрын
Wali ma daawan film somaliya oo ka quruxbadan wllo lasoo dhakhsada qaybata labaad
@zuhuurfunny6116
@zuhuurfunny6116 2 жыл бұрын
Filim iyo badh
@samiiromohamed9224
@samiiromohamed9224 2 жыл бұрын
al filmkaan markaan daawadey waan is badaly waa filim qiira leh
@user-xo4wp6sn8w
@user-xo4wp6sn8w 6 ай бұрын
Ax jacayl❤
@AxmedMaxamef
@AxmedMaxamef 11 ай бұрын
Ax ax waar way fiicnaataye wllhy way murugootay
@mahadoaden5586
@mahadoaden5586 2 жыл бұрын
Laso daqsada incha allah
@nazim1523
@nazim1523 2 жыл бұрын
Oh my god miyey dhamtay 😭😭
@ikranhaji2241
@ikranhaji2241 2 жыл бұрын
Keep going
@shugridaahir591
@shugridaahir591 2 жыл бұрын
Filinkii Ma Sidan ku dhamadeyna😱😱😡🖤
@afnaanqurux8253
@afnaanqurux8253 2 жыл бұрын
Wlhi Filmkan naxariz dareema mrka dwanayo❤🌎🥰
@fadumodagan5749
@fadumodagan5749 2 жыл бұрын
Max khaldan wa imisa xalhladod wll angu waxna dawady 5 😭😭
@munaqali4990
@munaqali4990 2 жыл бұрын
I can't wait common
@nastexohebel5653
@nastexohebel5653 2 жыл бұрын
Allah ruwayadan caloshe ihurisay wlhi wa dhacdada manta jirto jah
@user-uf5eb3ei6f
@user-uf5eb3ei6f 2 жыл бұрын
Waah mag dhamaty
@user-jg6hl6tf8r
@user-jg6hl6tf8r 4 ай бұрын
jacaylku waa xanuun❤😢
@fadumosahro2379
@fadumosahro2379 2 жыл бұрын
Sodhakhsada qaybya kale jiliin caadi mahn mahd
@nasromumin2027
@nasromumin2027 2 жыл бұрын
Aaway hee qeeybihii kale
@zamzammaxamed6848
@zamzammaxamed6848 Жыл бұрын
Mansha Allah ❤❤❤❤😢😢😅😅
@maimunmahad6412
@maimunmahad6412 2 жыл бұрын
Kuso dhaqso walal qeybta labaad meel xiiso badan ku dhamadayee
@umalahmed
@umalahmed Жыл бұрын
So badiya please
@saaraawad6504
@saaraawad6504 2 жыл бұрын
Meel fcn ku dhamaaday plz noo soo dadaji inta dhiman🙄
@user-ve2ng3xf5k
@user-ve2ng3xf5k 6 ай бұрын
Season two sidii banu u sugaynaa noo soo daaya please
@madina-gu8jv
@madina-gu8jv 3 ай бұрын
Machallah
@xamdahaldhaa
@xamdahaldhaa 2 жыл бұрын
Oh dhamaadayaa 😔🙄
@hidaayoaxmedhidaayoaxmed4646
@hidaayoaxmedhidaayoaxmed4646 2 жыл бұрын
Wll mahad seosaka labaad laso naqso insha allh❤❤❤❤
@drsfaraxsanshariif9580
@drsfaraxsanshariif9580 2 жыл бұрын
Ma dhmade😌😌😭😭
@munakhayr1793
@munakhayr1793 Жыл бұрын
Mahad wiil an jeclahy jacyl dhaba waliba
@user-dy5uo8sc1r
@user-dy5uo8sc1r 2 жыл бұрын
Abidkay madaawan film somali kan ka qiimo badan ama ka qiiro badan hadad garanysaan iga gadhsiiya nasriin iyo mahad salaam wwwww waa dad mawhibo uleh sida waxloo matalo aniga qiiraa idishay walhi
@nimcoshaam4702
@nimcoshaam4702 2 жыл бұрын
Dilka maxaa ugu soo darteen beelo ahaa inta kle wwww keep going
@maxamudjamac2664
@maxamudjamac2664 2 жыл бұрын
Mahad io nasrin Shekadoda inta Fb kala Socotay like ii sara✋
@deeqosiciid2717
@deeqosiciid2717 2 жыл бұрын
Thanks wanba naxe sas inu kudhamada I moday
@deeqadegan3242
@deeqadegan3242 2 жыл бұрын
Aadban u raagsan jiry inta uu naga maqanyahay eed wll waqtikale nogu sidartaybe alla wll noogu soo dhasada waa igu dheeryahaye aad ayaan ula dhacay silsilado dhadhe inoga dhiga wll wad ku mahad santihiin sida quruxda badan eed noogu soo gudbisan
@naciimajabuuti7702
@naciimajabuuti7702 2 жыл бұрын
Mahad wll qoybta 2 Nola sha dhaqso waa nagu sucda filimku wlhi
@laylamaxamed5897
@laylamaxamed5897 3 ай бұрын
Ax saxib
@Xasanxusen-kr8sq
@Xasanxusen-kr8sq 4 ай бұрын
Ax yaa jackal walhi Ani waan ooyay
@miskiabdirashiid1137
@miskiabdirashiid1137 2 жыл бұрын
season two ku soo dhakhso wllo
@naphizaahmad1599
@naphizaahmad1599 2 жыл бұрын
Waa tii u danbeysay baayoh
@faadumoorey6423
@faadumoorey6423 2 жыл бұрын
Sesonka kale goormee waaye
@siciiidmaxamed4760
@siciiidmaxamed4760 Жыл бұрын
Waaa
@sharmaakeschurrle8546
@sharmaakeschurrle8546 2 жыл бұрын
Cajiib wlhi qiiro ayey igu yeelatay
@laylaibraahim2475
@laylaibraahim2475 2 жыл бұрын
Masha allaah wllo horumar wacan wllo
@umalkhayrfarxaan2427
@umalkhayrfarxaan2427 2 жыл бұрын
Oh my god may dhamty
@MohamedAhmed-ij3sr
@MohamedAhmed-ij3sr 2 жыл бұрын
Saaxib soo dhamaystira qaybaha xiga . Saaid ayaa uga helay filimkan.
@barwaaqomohamed2910
@barwaaqomohamed2910 2 жыл бұрын
Filimki waan ka xumayah in uu dhamaday maxan dawady nasriin iyo mahad laki inthe qaybadobu kakobn yahay😥
@saamiyacabdirahman4825
@saamiyacabdirahman4825 2 жыл бұрын
AX jacyloow🥺❤️
@munohassan529
@munohassan529 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@ugbaadrashiid9541
@ugbaadrashiid9541 Жыл бұрын
Soo daaya qaybta 7baad
@ilahancumar8146
@ilahancumar8146 Жыл бұрын
Hh
@amiiraismail2402
@amiiraismail2402 5 ай бұрын
4​@@ilahancumar8146
@sarahuseen5403
@sarahuseen5403 2 жыл бұрын
Maxad udhamysen uf
@ismahanahmed5891
@ismahanahmed5891 2 жыл бұрын
Mash alla
@ismahanahmed5891
@ismahanahmed5891 2 жыл бұрын
🌹🌹🌹
@khalidibraahim1513
@khalidibraahim1513 2 жыл бұрын
Muu ahayN Runti wax dhamada maRarka qaaR waxa aRka ano xawiLan ka fikiraya xalada marwada duLman si aaN booska mahad ku jiro kale Qalbiyadi ka raagaY kaLgacayLka ayaa dib u qoysen Waxaa naga codsiya inaa naso dhakhsatan idinko tixgalinaya dareenada dadka idinku xidhna anigu ugu yaraN laba jeer ayan dawan jiran marba chaneLka ama kaaGan ama Astaan WaaD mahaDsantihiiN💯❤
@suhuurdhawrsan7971
@suhuurdhawrsan7971 2 жыл бұрын
Kkk wall waxad tihiin adiga iyo nasriinba 2 qof oo cod macan
@Xasanxusen-kr8sq
@Xasanxusen-kr8sq 4 ай бұрын
Asc
@shamsogaruud283
@shamsogaruud283 2 жыл бұрын
Wan kaxumahay ineysidasku gabagabowdey waxan umahd cilinaa jilayaasha ruwaayada waxan idin leyahay horay usocda
@abdirahmanfarah5579
@abdirahmanfarah5579 Жыл бұрын
Asc filimada aad wadaan shacni iyo mahad aad ban u daawadaa ee ii soo dira magacyadooda mahadsanidiin
@asiye717
@asiye717 2 жыл бұрын
Season 2 😥
@aishayasin2690
@aishayasin2690 2 жыл бұрын
Season 2 goorma soo gelinaysan
@munazacad437
@munazacad437 2 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@najmomoha4095
@najmomoha4095 2 жыл бұрын
Nosi wada yaqy 🥲🙏
@hayaat2209
@hayaat2209 2 жыл бұрын
Plz plz plz noosii wada dee😭😭😭😭😭😭
@saidsaadasaud3591
@saidsaadasaud3591 2 жыл бұрын
Qaybti 7 away
@ezraabdizalan2205
@ezraabdizalan2205 2 жыл бұрын
Waxan sugi layahay seosenka labaad pro noolaso dhaqso qalbiga nagu dhex baladhe🥺🥺🥺🥺
@Maraima-
@Maraima- 2 жыл бұрын
Ala wlal ma intaas baad ku dhamayseen
@udgoonwehliye5811
@udgoonwehliye5811 Жыл бұрын
Aaway season2 wll
@abaadirabdi8462
@abaadirabdi8462 2 жыл бұрын
Cajiiib 😶😶😶
@AvjAhb-rm4gy
@AvjAhb-rm4gy Жыл бұрын
Wall wa filn aqibale walhi
Nasriin, Marwadii Dulmanayd! | Xalqadda 5aad
11:21
Mahad Ibrahim
Рет қаралды 119 М.
MUSALSALKA HALGAN JACAYL PART 16
19:21
Xogmaal Media
Рет қаралды 528 М.
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 119 МЛН
Best KFC Homemade For My Son #cooking #shorts
00:58
BANKII
Рет қаралды 73 МЛН
لقد سرقت حلوى القطن بشكل خفي لأصنع مصاصة🤫😎
00:33
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 29 МЛН
SOMALI SHORT FILM | DHIBATADA QOYSKA | PART 1
14:14
Abdifatah Ahmed
Рет қаралды 74 М.
Part 4 ( tixanaha taajirka ) flim cusub ma adin bilabaa 🥹🫶
12:47
HAYAAN XALQADDA 1-AAD | “WAXA UU AHAA WEHELKAYGA ! “
23:39
ROUTINEKEYGA OO KOKO iyo AMIIRA COD SAARAY
15:42
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 966 М.
XAASKA WANAAGSAN! SHORT FILM QISA DHAB AH! PART 2
15:45
FAM TV
Рет қаралды 923 М.
Nasriin, Marwadii Dulmanayd! | Xalqadda 4aad
13:11
Mahad Ibrahim
Рет қаралды 137 М.
WAQTI | Short Film | 2020 | Somali Drama
14:13
Somali Drama
Рет қаралды 498 М.