NASTEEXO DAYAX. XABAD KEYGI NOQO OFFICIAL MUSIC VIDEO 2022

  Рет қаралды 5,080,422

Lii production

Lii production

2 жыл бұрын

XABAD KEYGI NOQO BY NASTEEXO DAYAX
ESPECIAL THANKS TO LIBAN CISMAN SHIQAAY
iyo
LI WOOSH

Пікірлер: 596
@sakariyeliverpool1593
@sakariyeliverpool1593 2 жыл бұрын
Heeskasta oo macan waxa ka macan quranka alle
@upthi__mohamettchannell2446
@upthi__mohamettchannell2446 2 жыл бұрын
Taas baan been ahayn
@hanniali5758
@hanniali5758 2 жыл бұрын
Waa khalad inad isbarbar dhigtid hees iyo quraan
@liproduction1103
@liproduction1103 2 жыл бұрын
@@hanniali5758 jawabtadi wa mid sax eh quranka karimka waxa la ag dhigi karo aduunka lagama helo
@Somaligirl2011
@Somaligirl2011 2 жыл бұрын
Quraanka iyo hees ha is barbar dhigin marnaba!
@osmaannoorabdirahman483
@osmaannoorabdirahman483 2 жыл бұрын
Quraanka Allah wax lala simo aduunka ma jiraan
@gulledsimba1010
@gulledsimba1010 2 жыл бұрын
Heeskasta oo macan waxaa kamacaan quranka 🙏🏻
@englaabsalax1577
@englaabsalax1577 2 жыл бұрын
War hees iyo xageed iskugu soo qabanaysaa jaahilkaa tahay nacalaa kuyaal
@shukriarsenalist7088
@shukriarsenalist7088 2 жыл бұрын
Waxad isku garab dhigta ba qalad ah🙄🙄🙄
@buuqaaycaanooybuuqaay422
@buuqaaycaanooybuuqaay422 2 жыл бұрын
@@shukriarsenalist7088 11qq
@yuusufyuusuf3385
@yuusufyuusuf3385 Жыл бұрын
@@shukriarsenalist7088 J2 and and work loz06
@noloshaislamka703
@noloshaislamka703 Жыл бұрын
@@buuqaaycaanooybuuqaay422 ......................,......................................................................,.....................................................................................................................,,.mmmbg
@Guutalehagio
@Guutalehagio 2 жыл бұрын
Qoftan heesaheeda iyo codkeeda top waye wlhi cid garab istaagay ubahan tahy ❤💋
@cawlcali328
@cawlcali328 2 жыл бұрын
Haa wlhi run ahantii
@mohmedyusufali6374
@mohmedyusufali6374 2 жыл бұрын
Abyo ku jeclehy
@houdamohamed5423
@houdamohamed5423 2 жыл бұрын
Hargeysa ha tagto
@khalidjiheeye3809
@khalidjiheeye3809 2 жыл бұрын
@@houdamohamed5423 hargeisa hooyaada fanka
@maxamedabshir9920
@maxamedabshir9920 2 жыл бұрын
Kaalay hargeisa
@sleekhaalliabees2275
@sleekhaalliabees2275 Жыл бұрын
Heesta quraanka alle ayaa ka macaan
@sleekhaalliabees2275
@sleekhaalliabees2275 Жыл бұрын
Wll magaca nabigeena hadaad aragto like izaar Nabi muxamed sallahu calayhi wasallam😍😍😍😘😗😗
@halabuur964
@halabuur964 2 жыл бұрын
23/2/2022 2:00pm duhurnimo Erayada : 100% Codka :100% Music: 100% Camera 📷 100% Waa markii ugu horaysay ee aan codkeeda aadka u macaan dhagaysto 😊 Qofkasta oo qoraalkaygan akhriya rabi ha sharfee waan salamayaa ❤
@kiincabdirisaq2336
@kiincabdirisaq2336 2 жыл бұрын
Ma.
@samirqeys1144
@samirqeys1144 2 жыл бұрын
M..a sxibkey Nolosheyda ✌️❤️👇❣️💔✍️🔐🔐🔐🔐🔐 welcome
@khaliilabdikadir7903
@khaliilabdikadir7903 2 жыл бұрын
Mustaqbal fiicn ayeey fanka ku leedahy , well done 👏✔
@absithech329
@absithech329 Жыл бұрын
mustaqbaal xuun ayeye akhiiro ku leedahay
@Wacditv984
@Wacditv984 2 жыл бұрын
Heestan hadii waqal la soo dhigi lahaa 10M kor bay u dhaafi lahyd ,anyway I like this song I'm in love 🥰
@yespapa5929
@yespapa5929 Ай бұрын
Damaci😂
@Oroddheer
@Oroddheer 2 жыл бұрын
All the best 👌 🗣 Codka 💯 iyo Luuqda 💯 🎶 Tumista 💯 ✍ Miraha 💯 🎥 Muuqaal ka 💯 Dhan walba waa ka dhammays tiran tahay
@mo_cazorla1949
@mo_cazorla1949 2 жыл бұрын
Wlhi heestan waxay uqalantaa 10m❤
@liproduction1103
@liproduction1103 2 жыл бұрын
wey heli
@Yaamiin780
@Yaamiin780 2 жыл бұрын
Heestan waxay u qulantaa 10M wwww 🥰🎷codka 💯 % laxanka 💯 % music 🎶 💯 % ereyada 💯 % duubista 💯 % Keep going guy’s waxaan idiin rajaynayaa horu mar 🤌🙏🙏
@zeynepmohametzeynepmohamet5105
@zeynepmohametzeynepmohamet5105 Жыл бұрын
My ears are listening, my eyes are watching, my mind is in this song, and my heart goes when I hear the voice of this Somali girl 🥰🤍💗
@yahyaibraahim1905
@yahyaibraahim1905 Жыл бұрын
Waxaa kafiican dhamaantood inaad uga raaxeyso Kalamka alle😭🙏🥰
@zactuushzactuush5996
@zactuushzactuush5996 Жыл бұрын
@@yahyaibraahim1905 I have a
@maryanjimcaalekulmiye1773
@maryanjimcaalekulmiye1773 Жыл бұрын
@@yahyaibraahim1905 mgd8
@maryanjimcaalekulmiye1773
@maryanjimcaalekulmiye1773 Жыл бұрын
Z4a7gkm a49n
@maryanjimcaalekulmiye1773
@maryanjimcaalekulmiye1773 Жыл бұрын
@@yahyaibraahim1905 bq
@jaamacmaxamed2842
@jaamacmaxamed2842 2 жыл бұрын
Ax xax ax axsan walhi hees aad iyo aad qalbiga iiga saamaysay waa hees dareen qaaasa iyo mcn gooniya wadata waana hees ka hadlaysa nolosha jacayl wuxuu yahay iyo dhibkiisa iyo mcnida uu leeyahay ax yaaa hees mcn nasteexa dayax noooolooow abyo intay nolol jirto💖💕💕💯💯💢💥💯💥💯👌👌👌👌👌👌🗯👌💕💗💘💖💘💕💖💕💗💕💗💕💗💋💋💋💖💞💖💞💞💗💞💗💯💢💯💢💯💢💯💢💯💢💯
@faysalmaxamud6962
@faysalmaxamud6962 2 жыл бұрын
💗💗
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash Жыл бұрын
Heesaha waxaa kamacaan Quraanka kariimka ya igu raacsan
@cjfi4439
@cjfi4439 Жыл бұрын
❤️Hes walba woo macn waxa kamac❤️ saliganabig iyo quranka
@mohiyodinmohamedmohamud8228
@mohiyodinmohamedmohamud8228 2 жыл бұрын
Heestan iyo qoftan dhifiq ayaa iso tilmay gabadha isaga ibaray lknse wa hees mcn codna way ledahay keep going
@maxamedyusuf1063
@maxamedyusuf1063 2 жыл бұрын
Kula mid ahay live isaga iyo huda amuun ayay ka daarnayd
@deenahspace7754
@deenahspace7754 Жыл бұрын
Heeso somali inaa dhagesto gabartii i jecleysisey woow 😍 👏 ♥
@kingupdykanivlogsfilims2896
@kingupdykanivlogsfilims2896 2 жыл бұрын
Hees wa dhaaftay 4 mar ku ceshtay wlhi ilahey codka haku dayo 🥰
@jabutiyaan3085
@jabutiyaan3085 2 жыл бұрын
wlaahi waa cajiib heestu 100💯dhanwalba ilove you from hargaysa 💚🤍❤
@cawomaxamuud1234
@cawomaxamuud1234 2 жыл бұрын
Dfyah ajyc
@abdis70
@abdis70 2 жыл бұрын
Still the BEST SONG 2022..WAAW COD Macaanaa waxan yari. Erayo macaan. Waad xoreysatee nafta. Marna Geesi xul ahoon Xanaf I badin xiddigeygii noqo.
@wizzak4119
@wizzak4119 2 жыл бұрын
Inti gadaal ka cajabiisaay heestan is,muujì😜😋😎
@Sahalofficial2825
@Sahalofficial2825 2 жыл бұрын
Reer hargeysa hadaan nahay codkaaga waanu ka helnay fankaaguna waa buuxa keep going🔥🔥🙏
@maxamedcali7432
@maxamedcali7432 2 жыл бұрын
Rer Hargiesa iyo dhadig
@yespapa5929
@yespapa5929 Ай бұрын
​@@maxamedcali7432😢
@abdihafiiid...............2008
@abdihafiiid...............2008 Жыл бұрын
Horay uma maqal hada aya xajiyada iso dirtay asbuuc ayan si xirir ah u dhagysan wali 🤩
@Najiib-Habane
@Najiib-Habane 2 жыл бұрын
We love this song 🎵 From Hargaisa Somaliland
@cabduqaadircabdifaarax369
@cabduqaadircabdifaarax369 2 жыл бұрын
Siidhii
@axmaddayib2230
@axmaddayib2230 2 жыл бұрын
No
@axmedismaciil551
@axmedismaciil551 2 жыл бұрын
Asgf
@salebanfaarax7812
@salebanfaarax7812 Жыл бұрын
Nn
@siciidharagcad1580
@siciidharagcad1580 Жыл бұрын
Z@#
@cabduqaadirmoalimarab3744
@cabduqaadirmoalimarab3744 2 жыл бұрын
Waaah Waaah yaa salaam Iga gadan 1💯 m love 😍
@dreamgirl6116
@dreamgirl6116 2 жыл бұрын
Waan kuugu xirmee ahaaah xajigeega noq 🥰❤️💋😘
@sadamhuseen1986
@sadamhuseen1986 2 жыл бұрын
I love it 💞👌from Saudi Arabia 💯
@sabodaud2684
@sabodaud2684 2 жыл бұрын
Masha alah hees macaan inoolow nasteexo dayax alah kuxafidoo 🎤🎤🎧🎧
@abdulahiali6847
@abdulahiali6847 2 жыл бұрын
Tan iyada iyo codku wey kala weyn yihiin Sikasta wanku wataa Go ahead sister 🧡❤
@fadumoismaciil586
@fadumoismaciil586 2 жыл бұрын
Caawa iigu horeeysa maba aaan maqlin fabdhaaan cod ♥ 👌 ❤ 😎 wey heysa gacan qabad bey ubaahnthy
@mssqosol
@mssqosol 2 жыл бұрын
Xidigii wadnaha xulasha baree xafidaye noqo xumad ba lubiga kolba xag u rogtee ka xoreeya noqo marna geesi xula oon xanafi i badin xabadkayga noqo❤❤❤❤❤jacayl aan i hayne i galay xabadkaygiiyoow ku aaway😥
@yusufsuldanmusic923
@yusufsuldanmusic923 2 жыл бұрын
Nasteexo ii geeeeya
@amiinahmed3364
@amiinahmed3364 2 жыл бұрын
Wlhi codkeeda cdi mha gabadhan yar mnshallah ❤️❤️
@ABWAANDAYIB-QOODH
@ABWAANDAYIB-QOODH 2 жыл бұрын
Qoftan wlhi codkeeda waa kayaab Hees shidan baan u dhiibi lahaaye mooyi!
@hagarkhamriile5851
@hagarkhamriile5851 2 жыл бұрын
Best frau ❤ from Germany🇩🇪👸❤
@ibrahimgutale3809
@ibrahimgutale3809 2 жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ahmedbabdulrahman41
@ahmedbabdulrahman41 2 жыл бұрын
Abaha ma Germany leh🙄
@ayaanmohamed7581
@ayaanmohamed7581 Жыл бұрын
@@ahmedbabdulrahman41 aaainhgo
@ahmedjr7902
@ahmedjr7902 Жыл бұрын
Habarta garoob Ka miyaa ku tiri coment yada igusoo xaliimo xaartoy waan aqaanaye mise waaba adigi 😄
@maxamedjarereaxmed5435
@maxamedjarereaxmed5435 Ай бұрын
M.jarere
@Haji-kader
@Haji-kader 2 жыл бұрын
Aadbey ucod macantahy inantan horey usoco ayan leyahy horumar bn ku rajyni😘
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Nunsesese iyaaaah, caaisha farxiyo fariidatan shugri baaugrcaday khatriina wadafarxad dhamaystiran baa dumar badnaa layga dooqayjeclaaday xaastiis ooridiis yarta qofta tu ii dhigmatana maleh dhigey filyaashay waa uwataaa.aww
@xuriyocabdi1687
@xuriyocabdi1687 2 жыл бұрын
"Waad xureysatee nafta oo xakuma"😍🥰
@Xogogaal100
@Xogogaal100 Жыл бұрын
Proof of the Somali woman’s beauty!❤
@safiaali3340
@safiaali3340 Жыл бұрын
Yes🎉❤
@abdihakiim2076
@abdihakiim2076 11 ай бұрын
Behave in your mind ihiei3h8u iid and his other is in his life ivdehugy8yu4uhi 2s and Andy and and PM in in a on his first trip on a journey road to the west in iid school a2ve2h3nd died of 2St. Viiei3ih has hieuuuhalso as and in and secure in in a to for his to make on of hi iimo
@WLMAHAYARE
@WLMAHAYARE 11 ай бұрын
@boqolsoon3223
@boqolsoon3223 11 ай бұрын
​@@safiaali3340aljazeera
@shukreaadan1731
@shukreaadan1731 2 жыл бұрын
Heestan marna lagma xiiso dhacyo ❤❤❤🇸🇱🇸🇱
@maxsomaliano1858
@maxsomaliano1858 2 жыл бұрын
Amo essa musica from Brazil 🇧🇷
@axmedhindi7004
@axmedhindi7004 2 жыл бұрын
Somalia🤛💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@haliimohassan2439
@haliimohassan2439 Жыл бұрын
Nasteexo
@deeqlaki6422
@deeqlaki6422 Жыл бұрын
@@haliimohassan2439 Farxiyo
@user-qt8te7bv2r
@user-qt8te7bv2r 4 ай бұрын
Rikarl❤️😍💝🌺🌹💌love you to ❤️😍💌🌹💝Zahra❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@asalimuhumed1521
@asalimuhumed1521 2 жыл бұрын
Ay caadi ma aha hesta iyo music 🎶 🎵 ❤ nastexo🤩
@AffectionateEagle-yw8qo
@AffectionateEagle-yw8qo Ай бұрын
Hs
@AffectionateEagle-yw8qo
@AffectionateEagle-yw8qo Ай бұрын
Kjuytew😂❤😂❤❤❤🎉🇸🇴
@maxmudjaaki2324
@maxmudjaaki2324 Ай бұрын
Waaaaw inaba caadi maaha codka musica all the pest❤❤❤❤
@maureenatieno007
@maureenatieno007 2 жыл бұрын
Don’t understand a word of it but I absolutely love it
@mostlydriving426
@mostlydriving426 2 жыл бұрын
It's All Love, sharing and caring words
@ibrahimhazzan3260
@ibrahimhazzan3260 2 жыл бұрын
Where are you from
@saidsalasalat9938
@saidsalasalat9938 2 жыл бұрын
👎👎👎 are you human
@ibrahimhazzan3260
@ibrahimhazzan3260 2 жыл бұрын
@@saidsalasalat9938 🥺😄😄😄
@qadromahamud5756
@qadromahamud5756 Жыл бұрын
@@ibrahimhazzan3260 ao ,l2,a2 2a 2
@amalowpr
@amalowpr 2 жыл бұрын
10 mar waan dhageystay wlh
@fagaccffilms2561
@fagaccffilms2561 2 жыл бұрын
Gabar is wadaa nasteexo dayax Keep
@maxamuudqorshe9574
@maxamuudqorshe9574 2 жыл бұрын
Xarakaad jecel xubi iigu hees aad umacaan cod mcn music 🎶 mcn ereyo mcn xarfaan isugu tagtey keep going 👍
@moharoble7971
@moharoble7971 2 жыл бұрын
Her voice is amazing 👏 Anyway keep up the amazing work From Guriceel Galmudug Somalia 🇸🇴 ♥
@shamsoliibaan6577
@shamsoliibaan6577 2 жыл бұрын
Xasan dhaante
@deeqosuudi1532
@deeqosuudi1532 2 жыл бұрын
Maslx
@cabdulaahimaxamadcabdullah3316
@cabdulaahimaxamadcabdullah3316 2 жыл бұрын
maxaa heesaa
@sucdicadey3465
@sucdicadey3465 2 жыл бұрын
Nasteexo dayah fanaanad aa tageero buuxa u ahy markee tartankii got talent ilaaa hda wan wataa 🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@empiresaara9927
@empiresaara9927 2 жыл бұрын
Xabad keyga noqo☝️❤️‍🔥
@zerazmr8542
@zerazmr8542 2 жыл бұрын
Ayayaaaaay. Eesh calaa Hees Wey Iga Gadan tahay Heestu 👊
@inco4467
@inco4467 Жыл бұрын
Waan helay mid I xafiday ALLAH ku xifdiyo
@munamuxumad217
@munamuxumad217 2 жыл бұрын
Axsan hees shidan nisteexo cadey
@xuseenali2534
@xuseenali2534 2 жыл бұрын
Kaalay waayee xabadkaagii aan noqdee
@seynabmohamud2016
@seynabmohamud2016 2 жыл бұрын
Mashaalah nasteexo nooloow abid
@ladiifoahmed5612
@ladiifoahmed5612 2 жыл бұрын
Nastexo dyax fnand an tgero hesaheda dhan wa wda top👸❤🙏
@faadumocali5725
@faadumocali5725 2 жыл бұрын
Masha allah waa hees yaroo admucaan
@UsernameTaken-qx3uu
@UsernameTaken-qx3uu 2 жыл бұрын
Her voice is so sweet ,Fanaanada heesaysa inaan jacayl u qaado ayaan ka acabsanayaa
@khaliifgadhwayne
@khaliifgadhwayne 2 жыл бұрын
Ina aderow laftirkayga jacayl aan bastay la ahay inantan codkeda iyo Gabi geedaba waa cute 😍 💖
@abdillahimohamoud2607
@abdillahimohamoud2607 2 жыл бұрын
Anuu sowniga jacaylkeeda ka jiifsan la’ba gabigeeduba way is leedahaye
@shalka34
@shalka34 Жыл бұрын
Cod iyo qurux 10/10
@nimcoahmeth6504
@nimcoahmeth6504 Жыл бұрын
Xiisaha Dareen ku xasili Naftoo Cod xabeeb lahoo xaada ikacshiyo Xarakaad jacayl xubi igu heees💎💯
@munash3565
@munash3565 Жыл бұрын
d ku?🇨🇨💎 said
@catanddog336
@catanddog336 2 жыл бұрын
hargeisa kaalay abayo waa balan album heeso mcn inanu kuguso dhawayno
@ikranabdi2034
@ikranabdi2034 2 жыл бұрын
Hees iyo bar waa ka baxsatay 1 million soon
@mohamudissack2376
@mohamudissack2376 2 жыл бұрын
1m uqalantaaa hestan 🥰
@cabdilaahicali7647
@cabdilaahicali7647 Жыл бұрын
Mashalah sudhaw qali😍😍😍😍😍💞💞💞💞💞💪💑
@shibienyoung4756
@shibienyoung4756 2 жыл бұрын
Waa dhameystiran yartu🥰🌹💋💯
@abootoaxadomuse7096
@abootoaxadomuse7096 2 жыл бұрын
Asc mshallaha naasteexo dayax abdi waxad ubahantahay nin tajir ah oo garanaya sharfti gabar laheeyd ee adookale waxad tahay gabadhi lagabixin jire boqoolka geela iyo faska mashallahan kugula talin laha fanka soomaaliyeed iyo fankalba waxa lagam hele ku noqo xijabkagi iyo xiishoodkaagi badna eed caanka ku ahayda runtina waxa tahay gsbadh allaha ku maneetste qurux iyo xiishod mashallaha
@rnuura334
@rnuura334 2 жыл бұрын
Quruxda Gabadh Mj🇸🇱💜Rabi Hasoo Hadeeyo
@axlaamsaciid9107
@axlaamsaciid9107 2 жыл бұрын
Wow🥰👍
@osmaannoorabdirahman483
@osmaannoorabdirahman483 2 жыл бұрын
Gabadhaan ayada iyo heestedaba waan ku heysta qurux wey dhaaftay
@ridwaanmaxamed456
@ridwaanmaxamed456 2 жыл бұрын
Waw hesta igu horeysay aanka helay hesaha ay qaaday gabadhan
@bishaarshide8536
@bishaarshide8536 2 жыл бұрын
Fanaadad cod macan waxa kale Nasteexo Dayax
@mohamudibrahim6558
@mohamudibrahim6558 2 жыл бұрын
Mafta hooo xukumo cajiib
@fardowsahusein8161
@fardowsahusein8161 2 жыл бұрын
jah hees iyo bar wllhi❤❤❤❤
@Omarnuur951
@Omarnuur951 2 жыл бұрын
Nice voice and song beautiful 😍💕 Go head
@Suadsadik-
@Suadsadik- 2 жыл бұрын
I'm listening this song coz I'm in love bruh😂😩❤️
@TheLegend-ty5dy
@TheLegend-ty5dy 2 жыл бұрын
Really why you choose this song?
@nimcaanfarah9483
@nimcaanfarah9483 2 жыл бұрын
Woow she have nice voice why lodawan wayay gabadha Wah uhiliya yakhi ❤️❤️☎️
@abdihusn2323
@abdihusn2323 2 жыл бұрын
She have or she has🤣🤣
@haboonkaapa1258
@haboonkaapa1258 2 жыл бұрын
Axsan hees💋❤
@riixaayecunaaye8213
@riixaayecunaaye8213 Жыл бұрын
❤❤❤…..Nice Tune …with Nice Jug Music … Caadi Maahan ❤❤
@boqolsoon3223
@boqolsoon3223 11 ай бұрын
Musasalka the
@halwehalwa5768
@halwehalwa5768 Жыл бұрын
❤❤❤ Best wishes for you the incoming star
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 2 жыл бұрын
Good song hees hes dhafay wad xureysate nafta ho Xukun
@sumayoalii4857
@sumayoalii4857 2 жыл бұрын
ISH Calaa COD WELAAHI MAALA GARAB QABTOW 🥰😍🤩🥳
@nandmmohamed9053
@nandmmohamed9053 2 жыл бұрын
Hargeisa ha tagto sidii arka
@abdikaafimohamed5265
@abdikaafimohamed5265 2 жыл бұрын
Woof hees iyo bar ina adeer go forward ♥️💓💞
@nasiryare3366
@nasiryare3366 2 жыл бұрын
Qali bathaya qourxiya
@mohamedissack7607
@mohamedissack7607 2 жыл бұрын
Nice
@abdullahimogow7779
@abdullahimogow7779 Жыл бұрын
Indeed this song admire to. Very nice 👍 voice
@agiirre3768
@agiirre3768 2 жыл бұрын
Heestani inab caadi ma aha.. yaa salam nasteexo afkaga caano geel lagu qabay
@sumayoalii4857
@sumayoalii4857 2 жыл бұрын
Woow ISH calaa hees 1mB uqabtaa ❤️😋🤩
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Жыл бұрын
Heskan wa iga gadan yahay walahi inan qadi dono best song
@cabaaslaki6179
@cabaaslaki6179 2 жыл бұрын
I like it wlhi 👌 li production channel kuxiranahy runtii 🎵👈
@maxmedfarxaan127
@maxmedfarxaan127 2 жыл бұрын
Nasteeco dayax keep going
@maxamedaweys2214
@maxamedaweys2214 2 жыл бұрын
iiraadiya asxby nasteexa waankahelee
@ramadaanahmed2059
@ramadaanahmed2059 2 жыл бұрын
❤️❤️❤️💯💯Hees ad umcan
@abdikeniahmednour3780
@abdikeniahmednour3780 2 жыл бұрын
Dadkii fanka weeye inantani alle ha sharfo
@alinur1385
@alinur1385 2 жыл бұрын
Wankujclhy nasteexo dayax💔💔💔
@suhaybjaamac6343
@suhaybjaamac6343 2 жыл бұрын
Wlhi cod hysaa ❤️👸
@ahmedjooker3148
@ahmedjooker3148 7 ай бұрын
Gabdhaha Somalida waa kuwa ugu qurxoon Afrika wow ❤❤❤
@abshiramohamed858
@abshiramohamed858 2 жыл бұрын
Wcs wll I am from garisaa I love you song
@faatimamohamedhussien
@faatimamohamedhussien 2 жыл бұрын
Hees iyo bar waka helay 😘😘
@xafsoxubiahmed9873
@xafsoxubiahmed9873 2 жыл бұрын
Wow ♥️🥀♥️
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 2 жыл бұрын
Habad kayga noqo 🕊🙈🦋🥺🤴🏻
@mowliidxassan5472
@mowliidxassan5472 2 жыл бұрын
Alaha kudaayo inbadan abayo cod alaa kusiiyay
@nafisoyoonis5243
@nafisoyoonis5243 2 жыл бұрын
Waaw mashalah❤
@mwasjmwas.7193
@mwasjmwas.7193 Жыл бұрын
I love the song though i don't understand anything..mob love from Kenya.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdideysane4380
@abdideysane4380 Жыл бұрын
Thanks if you love this Somali sweet song
@nasteexocabdi2849
@nasteexocabdi2849 2 жыл бұрын
Wax kasta oo mcn waxa ka mcn quraanka alle
@civbcivic2377
@civbcivic2377 2 жыл бұрын
❤❤🧡🧡👌👌👌👌👍👍👍
@axmedibrahim3408
@axmedibrahim3408 2 жыл бұрын
Waaa sax wll
Malyuun Maanka Fartan Doonaan Qoraa New Official Video 2022
5:08
Hawraar Music Production
Рет қаралды 9 МЛН
What it feels like cleaning up after a toddler.
00:40
Daniel LaBelle
Рет қаралды 91 МЛН
Inside Out 2: Who is the strongest? Joy vs Envy vs Anger #shorts #animation
00:22
Slow motion boy #shorts by Tsuriki Show
00:14
Tsuriki Show
Рет қаралды 10 МЛН
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 119 МЛН
NASTEEXO DAYAX XAJIGEYGA NOQO BARNAAMIJKA CIIDA MUQADISHO 2022
3:18
Fan Dhuux Production
Рет қаралды 2,6 МЛН
NASTEEXO DAYAX | LAMA HELI KARO | NEW OFFICIAL MUSIC 2023
3:18
Hawraar Music Production
Рет қаралды 1,3 МЛН
NAJMA NASHAAD KU SIYAAY NAFTA OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
4:18
Najma Nashaad Official
Рет қаралды 12 МЛН
Niiko wali ah fadumo kaftan iayo suldaan saabir
4:21
Faadumo Kaftan official
Рет қаралды 168 М.
NASTEEXO DAYAX FT MAHAD BASHASH CALAASHAAN OFFICIAL MUSIC VIDEO 2022
3:18
Balanbaalis Studio
Рет қаралды 1,7 МЛН
NASTEEXO DAYAX | SANADKII JACAYLKA | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021
4:48
KASKEY PRODUCTION
Рет қаралды 1,1 МЛН
IKRAAN OZIL || KALIGIIS NIN || OFFICAIL VIDEO MUSIC 2024
3:09
IKRAAN OZIL
Рет қаралды 567 М.
Крокодил получил по-заслугам! 😱
0:32
КиноСклад
Рет қаралды 27 МЛН
Слепой узнал о измене своей жены😳
1:00
Слепой узнал о измене своей жены😳
1:00
头还可以刷卡买东西的吗?#海贼王#路飞
0:26
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 23 МЛН