NASTEEXO INDHO LAHASHO 2017 HD

  Рет қаралды 2,885,305

Abukar Mahdi

Abukar Mahdi

7 жыл бұрын

Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.

Пікірлер: 1 000
@ZakariaSunni
@ZakariaSunni 5 жыл бұрын
Sida leebka qaansada Rido loogu ganay baa Anna laygu weynyoo Waxa layga baantaa Jacayl lay laqimayoo... Markay laba is eegtoba waxay laabtu moodaa Inay igu lamaanyihiin... Nasteexo indho bedelkii Hibo Nuura 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍
@sabrincadey4502
@sabrincadey4502 6 жыл бұрын
Nastexo indho fanaanad jirto waye wlhi inta igu raacsan plse like
@olaadboy8725
@olaadboy8725 7 жыл бұрын
sir malaha jaceelkuba markey leydhu qaade ukubaa huleeman meele lugtaadu gaareyn nacas iyo mid liito oon rabin libtaadaba waaw waaw waligey madhageesan nasteexo indho cod macaana gabadha masha Allah heestan qalbigeyge ruxday runti dareenkeyge kicisay
@schakurdahir5155
@schakurdahir5155 7 жыл бұрын
Hees iga dheh waa igu socotaa ilaa xad, espeacially Sida leebka qaansada riddo loogu Ganay baa ana la iigu waynyoo Waxa la iga baantaa jacayl La ii laqimayeee 👏👏👏😍❤️
@user-nu7hf1jt3d
@user-nu7hf1jt3d 4 ай бұрын
Wow ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@kadraibrahim4064
@kadraibrahim4064 10 ай бұрын
Heeso oo dhaan heestan baa ugu jeclahay kun jeer in ka badan iya dhageysteey c'est le plus chanson que j'ai écouté et j'aime beaucoup ❤❤❤
@nasrahpoolo
@nasrahpoolo 3 жыл бұрын
Wow heestan markan dhageysto anoo dhan jaceyl ayaan dareema mana aqaano qofkan jeclhy
@zamiirdaacad...3474
@zamiirdaacad...3474 3 жыл бұрын
😂😂wlahi ciladaasi kaligaa maha waan kula qabaa❤
@sharmakeali1132
@sharmakeali1132 2 жыл бұрын
Kkkkk anigaa i jeceshihiin labadiinuba
@NasroXamud-lu6mf
@NasroXamud-lu6mf 6 ай бұрын
Hhhhhhhh😂😂😂😂😂
@Muuseyuusuf397
@Muuseyuusuf397 2 ай бұрын
Nin lee aroos dareenka kugu badan
@abdirisaaqabdi7022
@abdirisaaqabdi7022 7 жыл бұрын
Waa hees aad umacaan nasteexo waa fanaanad isku darsatay cod iyo quruxba
@samiiramahamed4750
@samiiramahamed4750 7 жыл бұрын
sir malaha jacaylkuba markay leeydhu qadee u ku baaho leemaadh meelay lugtaadu gareeyn nacas iyo mid liitoo oon rapin liptaadaba waaw nastexo fanaanad jirto👏😘
@safiyasaidmohamed4138
@safiyasaidmohamed4138 7 жыл бұрын
ukuba hulema Somali miya Abayo
@faizamohamud1315
@faizamohamud1315 7 жыл бұрын
samiira moha ukuba hulemaha somali maha talow waluqade
@gushargeedi740
@gushargeedi740 7 жыл бұрын
I am hawiye I love darood song
@konkansitamarhi6142
@konkansitamarhi6142 7 жыл бұрын
Gushar Geedi jaahil qabyaliste ah
@gushargeedi740
@gushargeedi740 7 жыл бұрын
samiiro. abdiwali ,adiga iga daran hadaa qabiilaso eheen massage see,ku aragtay 1months ka hor sooqoray dhis massage,xitaa waa ogahay majarteen ayaa tahay lafaha yar yar walamuge
@muniitaadenxayd6490
@muniitaadenxayd6490 7 жыл бұрын
woow nastexo indho whi qoqoto qoqoto way luuxday fani marki lagu so daray ayan so caray love you so much my sister alllhw ku daaa
@haniabdirahmanjibriilchann8157
@haniabdirahmanjibriilchann8157 7 жыл бұрын
Sir malaha jeceylkuba markey leeydhu qadee ukubaa huleymaan meelay lugtaadu gareeyn nacas iyo mid liitoo oon rabin libtaadaba ish cala hees 👏👏👏👏👍👍👍👍
@abdiraxmaanbarrecismaan1211
@abdiraxmaanbarrecismaan1211 3 жыл бұрын
2020 ya dhagaysanaya Somali waa xasidiina 🙏💯👏🇸🇴😢
@engineercabdule6862
@engineercabdule6862 2 жыл бұрын
2021dalka somaaliya
@mushtaaqcaydiid3833
@mushtaaqcaydiid3833 2 жыл бұрын
,
@xamsecarab4917
@xamsecarab4917 Жыл бұрын
I>i
@xamsecarab4917
@xamsecarab4917 Жыл бұрын
@@engineercabdule6862 iii0000
@xamsecarab4917
@xamsecarab4917 Жыл бұрын
Ii
@jaamacbashiir8913
@jaamacbashiir8913 Жыл бұрын
Masha Allah alle Haku barakeeyo nasteexo indho fanaanad cod macaan
@noorali7646
@noorali7646 6 жыл бұрын
ياخي احبها هاالانسانه ماشاء الله عليها وصوتها حلو ربي يحفظها ❤️❤️❤️❤️❤️
@mohamudsagaaro8686
@mohamudsagaaro8686 7 жыл бұрын
nice boqorada puntland I love u nasteexo indho
@farxiyo27qalanjo86
@farxiyo27qalanjo86 7 жыл бұрын
wlhi nasteeexoo waa qof aaa dacaad u taageeeroo alpo😍😍😍💞💞💞💞💟💟💟 ilahaay ikaadaaayoooo habiiibtiyay
@nasrabashir9286
@nasrabashir9286 7 жыл бұрын
cod qurux waaad hysa allh haku siyadiyo xafidu llh wllshy qali
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 7 жыл бұрын
SALAAN SHARAF ASXAABEEY .. RIWAAYADAAD UMALEYNEYSEEN KKKKKKKKKKKKK WAA HEES. KOLEEY WAA QOF AAD TAAGEERTIIN NASTEEXO INDHO ... RIWAAYADA WAA HABEEN DAMBE 7:15pm uk time INSHA ALLAAH . . PART 29 HABEEN DAMBE QOSOLKA ADUUNKA. . MAGACIINA KA DHEX FIIRIYA RIWAYADA DHEXDEDA WAA KUWA BADIYAY THANKS ALL NOOLAADA ASXAABEEY
@stylemanstudio8424
@stylemanstudio8424 7 жыл бұрын
Abukar Mahdi wlh waan u maleynaayay hhhhh
@ibraahimshakulyare3018
@ibraahimshakulyare3018 7 жыл бұрын
Abukar Mahdi mid lamida masuul sare.!!! incha allh....💖💖💖
@musemuse8734
@musemuse8734 7 жыл бұрын
Abukar Mahdi ani ma taageero qofna halqof aan taageeri jiray fanka Somalida weyna dhimatay ilaah ha u naxariisto waa Magool iyo Fay qaasin kadib fanka waan ka fariistay
@xalimaxulka3053
@xalimaxulka3053 7 жыл бұрын
Muse Muse kkkk
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 7 жыл бұрын
Ibraahim Shakul Yare 3/3/2017 jimcihi hore waxaad noqotay ninki ugu like badnaa boqolaal like ayay kuu saareen asxaabta youtubka.. waxaan kugu xusnay riwayada habeen dambe
@hamdaqueen1246
@hamdaqueen1246 7 жыл бұрын
waaaaaaaw maxey tiri markey labo is eegtaba wxey laabtu mooodaaa iney igu lamaanyihin
@ikranosman2348
@ikranosman2348 7 жыл бұрын
waaw
@biddex5717
@biddex5717 4 жыл бұрын
Xamda birimen
@jungleteacher8003
@jungleteacher8003 3 жыл бұрын
Sax
@abdullahimohamed145
@abdullahimohamed145 3 жыл бұрын
Waa sax walashey
@xaawoqueen6366
@xaawoqueen6366 6 жыл бұрын
Heestan kamaba xiisi dhaco 2017 ilaa hada nastexo love kugu ahay nolow walad heestay boqoarada😍😍😍
@ibraahimshakulyare3018
@ibraahimshakulyare3018 7 жыл бұрын
first views and comat ✌✌✌💖 wixii nolpa haku noleeyo💖😘😍 best song💋💖iga gadan ahah💘
@degansidiiayeeyded8919
@degansidiiayeeyded8919 7 жыл бұрын
Ibraahim Shakul Yare anaa kaso horeyay sxb sug bo kakakak
@ibraahimshakulyare3018
@ibraahimshakulyare3018 7 жыл бұрын
Hibaaq Cabdirashid soo horeen aaa lagama yappo cawa wax iga horeyay lama arkiimayee hadii muran yimado abubakar mahadii aa nakale sara hhhhhhhhhhhh
@djsentinas38
@djsentinas38 7 жыл бұрын
Ibraahim Shakul Yare Hhh sxbow ani one ah Mxd la isku haystaa
@simranlovesomalia2230
@simranlovesomalia2230 7 жыл бұрын
Ibraahim Shakul Yare 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂Bos ma isii qabatay ankugu xige hh
@ibraahimshakulyare3018
@ibraahimshakulyare3018 7 жыл бұрын
Abdulaziz Sentina SSB kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk baskaan kaa tahyee kaa. danbee yun ka tagiiin kkkkkkkkkk
@kooshabdi5726
@kooshabdi5726 7 жыл бұрын
anaa number one ah ka warama hee😢😢😢 wlhi dadka youtube laga eryo waye weyba ku dhax alamiteyan hee 😞😞😏
@umaymabr8697
@umaymabr8697 7 жыл бұрын
dahraan bella wlhi waa IGA qoslise Ku dhex alaminteeya IGA dheh hhhhh
@ayaanitasweetgirl7978
@ayaanitasweetgirl7978 7 жыл бұрын
umaym br ddgji8
@ayaanitasweetgirl7978
@ayaanitasweetgirl7978 7 жыл бұрын
Yy
@ahmedjemale3370
@ahmedjemale3370 6 жыл бұрын
dahraan bella xaa kaligaa urabtaa
@asmashaikh7331
@asmashaikh7331 6 жыл бұрын
+Ahmed Jemale 😈
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 4 жыл бұрын
*_#WHO_**_ IS _**_#WATCHING_**_ 2020_* 💏😘🌻🍀🌷🌼💐😍😘↩
@bachirhassan2532
@bachirhassan2532 2 жыл бұрын
Waa Waa Okay Qali InDho?
@farxiyoahmed1362
@farxiyoahmed1362 6 жыл бұрын
Woow waan ka helay abyo nastexo indho😍🤩 hal hees somaliyo uu su qaad abyo mcanto
@mariaalimohamed6362
@mariaalimohamed6362 7 жыл бұрын
waan kuaminsanahy nastexo indho lop uh my quen nasteexo indho😍😘❤
@mahamedmahamed6906
@mahamedmahamed6906 6 жыл бұрын
maria Ali mohamed
@fatahosman6295
@fatahosman6295 6 жыл бұрын
Heestan kama xiiso go’o. Love u indho ❤️❤️❤️
@originalonlyjust9589
@originalonlyjust9589 7 жыл бұрын
ar qooto qooto umode INDHO lov ku ahay wlh way is rogrogte noolaw yaaqey HABON DEEQO hadiyadii qoto qoto kii ugu shidnaa bey qaadate NASTEEXO tlh cadi mahan 👏👏👏👏👏👈
@husseinhassan1653
@husseinhassan1653 7 жыл бұрын
mashalalah wlahay nasteexo waan kuhestaa gabar qurux badan hadana cod macaan alaha Yaa cisig nolow wlalao tageradaada ayaan ahay adoo quraan aqrinayeyna waan kusugin
@jamaalali6237
@jamaalali6237 7 жыл бұрын
wixii iga danbeeya like igu booba baaba
@ibraahimshakulyare3018
@ibraahimshakulyare3018 7 жыл бұрын
jamaal ali ku saraay
@jamaalali6237
@jamaalali6237 7 жыл бұрын
Ibraahim Shakul Yare thnx pro
@ashaadan1895
@ashaadan1895 7 жыл бұрын
jamaal ali Waan ku saray 😩😩
@jamaalali6237
@jamaalali6237 7 жыл бұрын
Asha Adan haa saas le hawshu ha usocoto
@samracaydarus4508
@samracaydarus4508 7 жыл бұрын
jamaal ali maxaa ka faaidesaana like anigaa 100 kugu qabanayee
@zusaan3176
@zusaan3176 4 жыл бұрын
Ina adeero nasteexo mohamed warsame❤🥀
@alisabr6154
@alisabr6154 7 жыл бұрын
wooow fananad qaran nistexo indho waad buxisay buuskii saada ali warsame masha allah hanuulato somalia queen of potland
@moismail6233
@moismail6233 7 жыл бұрын
diracan diricii qoot qooto maahinoo hortaa😂😂😂 lkn wlh gabadhaan waaan iska jeclaaday indhaheeda caadi mahan bilaash nasteexo indho malaguu dhihin wlh😍😍💯 greetings from muqdisho😍😍💯🇸🇴
@aminamohamed4352
@aminamohamed4352 6 жыл бұрын
Heestaan kamaba xiiso 2017ilaa hada oo ah April2018
@whitephoenixofthecrown8523
@whitephoenixofthecrown8523 7 жыл бұрын
Markeey labo is eegtaba👀 waxay laabto moodaa🤔 iney igu lamaan yihiin💏, maansha'allah i love songs like this that has good meanings😍. ✌🏽✌🏽🇸🇪🇸🇴🇸🇪🇸🇴🇸🇪✅✅💖💖 Xoxo~::/A.K.A./Gott~🔹~Serena💫!!!!!!!.......💖💖💖💖💖💞💞
@kadijojama9614
@kadijojama9614 7 жыл бұрын
mash allah qali qurux noolow
@whitephoenixofthecrown8523
@whitephoenixofthecrown8523 7 жыл бұрын
Kadijo Jama Thank u haha
@ayaanmahamoud
@ayaanmahamoud 7 жыл бұрын
markeey labo is eegta a waxay laabto moodaa iney igu lamaan yihin❤️👌💘
@gulzarkathatkathat545
@gulzarkathatkathat545 7 жыл бұрын
xuusnahmedcadecosobcodkiinasdexomarwoqaalihabalyonacaiyonilidocutocanbsheko
@israomar3352
@israomar3352 6 жыл бұрын
Markey laba is eegtaba waxey laabtu modaa iney igu laman yihiin wwwww nice video waxasa heesa love you nasteexo indho jaceyl
@drsnihaalhassan5439
@drsnihaalhassan5439 3 жыл бұрын
2021 malin qamiis eh sacatu thy 11:32 tariiqdu thy 25 marso inta ka danbeso like 👌🥰
@daganmaxamed9879
@daganmaxamed9879 7 жыл бұрын
Nastexo indho jacel an ilobay I soo xasuusiday kkk nolow my queen ❤❤❤
@ladanlacagey3482
@ladanlacagey3482 5 жыл бұрын
Dagan Maxamed thanks mcntp
@hodanali5677
@hodanali5677 7 жыл бұрын
woooooooooooooow nice song ale ya cisiga isha cala song Nastexo indho nolow waliga boqorda codka insha allah malin umba ku arka dona London wana kula joog insha allah ❤❤👏👏👏👍👍💯💯
@zainabmohamed8156
@zainabmohamed8156 6 жыл бұрын
waawnasteexoindho
@sweatygirl8040
@sweatygirl8040 7 жыл бұрын
mashaallah N.indho iga gadan heestan Abaayo caadi maaha midhaha & Musik ba & araguba Viva indho
@abdirahmanmohamed5576
@abdirahmanmohamed5576 7 жыл бұрын
cabdifataax xamari si fiican baad u tuntay sxb musica ; welldone bro
@indhibaatoigufilanfaraqaan8189
@indhibaatoigufilanfaraqaan8189 7 жыл бұрын
walalayal ilahay baan idinku dharshe aakhira jirte hesaha iskadaya dhagesigoda KZfaq mar wlbe waad dhex jiiftana marki igu horesan wax waniyo wacdina ku daro weye dhiiqada iga ilaaliya
@hothohassen2763
@hothohassen2763 4 жыл бұрын
3&
@indhibaatoigufilanfaraqaan8189
@indhibaatoigufilanfaraqaan8189 4 жыл бұрын
@@hothohassen2763 sadex sano ka hor waxa so dhigay baa i xasuusisay😂😂
@zafwancumar3290
@zafwancumar3290 3 жыл бұрын
@@indhibaatoigufilanfaraqaan8189 ane afarsano kadib ban ku xasuusiyay😆😅🤣
@indhibaatoigufilanfaraqaan8189
@indhibaatoigufilanfaraqaan8189 3 жыл бұрын
@@zafwancumar3290 wakhtiga wuu ordaya😂 anoo xabsi ku jira baad imika hesta i xasuusisay😂😂😂
@zafwancumar3290
@zafwancumar3290 3 жыл бұрын
Xabsi aa sorry sxb xge jogtaa
@cadnaanmontolivo7196
@cadnaanmontolivo7196 7 жыл бұрын
waa Heesti ugu erayo Cusleyd heesaha ay qaado Nice Song
@mahamedxidig7967
@mahamedxidig7967 5 жыл бұрын
wooooooow
@yusufguulofficial
@yusufguulofficial 7 жыл бұрын
Heestan kama dhergo waa markii 100 aad aan daawado nooloow Nasteexo iyo inta ka qeyb qaadatay dhamaantiin thanks
@FaisalKhan-rf6yz
@FaisalKhan-rf6yz 7 жыл бұрын
Walle sehr schön shaKi kuma jiro mj bqortoyadooda thy asaL dhaLad nasteeHa cdey big resbect iga gadantahy fariideyda😘
@Halgamaaye
@Halgamaaye 7 жыл бұрын
Very intelligent girl, I really love you and like to listen your songs,l hope you have prosperous future👍
@zakimuqdishawi
@zakimuqdishawi 4 жыл бұрын
2019 Yaa ila Daawanaaayo still .....🤔🤚
@libanmilano673
@libanmilano673 7 жыл бұрын
woooow indhooozz sidii hirka bada ayay u lafyootaa heesheeda axxxx cod macaan luvvvv u indhoos
@mustafayusuf2825
@mustafayusuf2825 7 жыл бұрын
hees macaan iyo fully action nasteexo jir oo joog. Again nice and great song. keep going up
@ismaanciilyuusuf8858
@ismaanciilyuusuf8858 5 жыл бұрын
🖤markey laba is eegtaba waxay laabtu moodaa iney igu lamaanyihiin🖤
@liinahaajihaaji4029
@liinahaajihaaji4029 7 жыл бұрын
joog dheer jalaqsan msha allah quruxley😙😗😘
@noormohammed3692
@noormohammed3692 7 жыл бұрын
Fanaanadeena aan ku faano N indho
@goomeybakaal2218
@goomeybakaal2218 Жыл бұрын
Hes eyqaday mida baugu shidan nastexo indho 🥰🥰🥰🥰
@nadiamohamed2514
@nadiamohamed2514 7 жыл бұрын
rabiga weyn ha ku hadeeyo ameen gabadhyey rabi ka baq waxaad tegaysaa meel adag oo loo wada socdo waana akhiro aduunku yuu ku sirin noloshu way gaabantey rabigii ku abuurtey istiqfaar weydiiyso waad luntey shaydaanku yuu ku halaagin geeridu yey adigoo qaaqda haya yey kuu iman rabiga weyn ha ku hadeeyo ameen
@qalanjoluul2445
@qalanjoluul2445 7 жыл бұрын
qofkii ugu dambeyo oo dawado iyo comments ka baxsho ani waye 😂😂😂😂😂😂😂😂😂 esh calaa hees nastexo indho fananad an tagero👏👏👏💃💖💖
@ikraanabdulahi7272
@ikraanabdulahi7272 7 жыл бұрын
waaw caadi ma aha indho super
@khalidhajir3520
@khalidhajir3520 6 жыл бұрын
Ikraan Abdulahi wow Cadi ma
@farhiaaddedadeed1836
@farhiaaddedadeed1836 5 жыл бұрын
I am in love with the song my Somali sister sing I think you are the Somali female 🌟 may Allah protect you from the evil eyes of man and woman Amin ya wadud
@officialel-ahmeadina257
@officialel-ahmeadina257 7 жыл бұрын
mansha allah nastexo noolow bbe hees iyo hees yaalo weeye allaha kudaayo
@nimcoabdirashiid2692
@nimcoabdirashiid2692 3 жыл бұрын
2021 kaa dhegaysanya😘🥰😁
@abdirahmanahmed1364
@abdirahmanahmed1364 7 жыл бұрын
Eshcalaa hees indho 👌👌👌🌹🌹🎤🎤
@ladanlacagey3482
@ladanlacagey3482 5 жыл бұрын
Abdirahman Ahme
@batulaosman2512
@batulaosman2512 7 жыл бұрын
cish ala hess ruuntiii nolow nastexo iyo abukar mahdi
@fatmaali4968
@fatmaali4968 7 жыл бұрын
nasteexo indho dheel ay ka dhimata Fadumiino may ka dhisto yaakhay Sidaan Ciyàar maahan naga soo dhis my fanaanadena
@ashabeautymekuephijaab9166
@ashabeautymekuephijaab9166 6 жыл бұрын
Axsan Cod Iyo Erayo Masha allaah Alpiyeey ❤️❤️❤️❤️❤️
@namelos2963
@namelos2963 7 жыл бұрын
qooto qooto hadii la joojinayo aniga tartan dhan waan ka baxay qooto qooto Famili xitaa in aan ka baxo wax yar iiga dhiman😂😂
@fatuuxawehliye8352
@fatuuxawehliye8352 7 жыл бұрын
lol lool Haa hadiiba la joojinaayo tartan maba galaaayo
@namelos2963
@namelos2963 7 жыл бұрын
Fatuuxa Wehliye haa qaali bes waye 😂😂
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 7 жыл бұрын
lol lool KKKKKKKKKKKKKKK walaal maya saas ha dhihin .. hanaga bixin pls
@fatuuxawehliye8352
@fatuuxawehliye8352 7 жыл бұрын
lol lool abukar mahdi madaxiis aaan ugu jirneynaa family of qooto qooto haka bixin plz
@namelos2963
@namelos2963 7 жыл бұрын
*ENG Abukar Mahdi* masuul sare 😂😂 -I'M- so sad walaahi
@yartajecelqofkijrcrkahmed3124
@yartajecelqofkijrcrkahmed3124 7 жыл бұрын
wow so nice indho
@MUXIYEOFFICIAL
@MUXIYEOFFICIAL 7 жыл бұрын
woooow ku tageeera indho
@yartajecelqofkijrcrkahmed3124
@yartajecelqofkijrcrkahmed3124 7 жыл бұрын
Cirro Alif nice
@KaahaNolosha
@KaahaNolosha 7 жыл бұрын
Kama daalo heestaan maqal iyo muuqaalba waa hees qiimo leh. Nasteho indho waxaan ka arkaa iney fanaan magac iyo mustaqbalba ka keeneyso Fanka Soomaalida ee Taariikhda gala.
@abdiqaliissa1265
@abdiqaliissa1265 7 жыл бұрын
fani wad kka baxsatay nastoox hees Mac iga dheh abayo vry nice
@sihaamabdiladir6706
@sihaamabdiladir6706 7 жыл бұрын
markaan waxaan tartan u galeysaan maad qeyrka ku tartantiin
@user-wv1nm1up5d
@user-wv1nm1up5d 7 жыл бұрын
waa leys daba joogaa asxaabta
@schakurdahir5155
@schakurdahir5155 7 жыл бұрын
sihaam abdiladir adiga meeshan maxaa ku keenay hadaad khaYr raadinayso😂😂
@abdiqaniabdiqani
@abdiqaniabdiqani 6 жыл бұрын
nacas wax loo shegay ayaad tahay
@fatumakalmoy3863
@fatumakalmoy3863 6 жыл бұрын
sihaam abdiladir
@salaadotopaa635
@salaadotopaa635 6 жыл бұрын
😋😋😋😋😋👍👍👍👍
@yasminali74
@yasminali74 4 жыл бұрын
2019❤✔
@abdishariif1694
@abdishariif1694 7 жыл бұрын
Nasteeexo fan ayan kuuuu ahay Habo.heestaaaaaaan waaad kabaxsatay runtiiiiiii
@layliinaqalbidhaya3030
@layliinaqalbidhaya3030 8 ай бұрын
2023 /11 /19.ayaan dhagaysanaya wan kahelay hees taan wamarkii labaad an kuceshto m.a
@djsentinas38
@djsentinas38 7 жыл бұрын
♥♥♥♥♥ love kugu ahy indho
@maxamedyare8733
@maxamedyare8733 7 жыл бұрын
Dj sentina Barca the
@maxamedyare8733
@maxamedyare8733 7 жыл бұрын
Dj sentina Barca people
@asmashaikh7331
@asmashaikh7331 6 жыл бұрын
💚💚💚💚💚💚
@nuradiinkilwe7828
@nuradiinkilwe7828 6 жыл бұрын
"
@sheelarecade2983
@sheelarecade2983 7 жыл бұрын
Waa hees fiican
@mahadabdiali5555
@mahadabdiali5555 Жыл бұрын
Mahad abdi ali oo Degana gaar ahaan magaalada boorama waana mulkiile mehered Leh macaamiishaada sharafta Leh soo dhawaystaa star1 hotel
@fatimaahmed7788
@fatimaahmed7788 5 жыл бұрын
Alla heestan waa xasuus 2017 ayan dhegeysan jiray anigo yar alla xasuus weynaa
@hanicadey6947
@hanicadey6947 5 жыл бұрын
2017 mar ka yared hada maxa kugu darsamay od laweynatay😂🤣😂
@fatimaahmed7788
@fatimaahmed7788 4 жыл бұрын
@@hanicadey6947 dadko dhan ma arkin miya markey hees komenti ka bixinayan anoo yaraa dhegeysan jiray umbey dhahaan qof asagoo weyn dhageysan jiray ma lahanba🤔
@diamondgirl5999
@diamondgirl5999 7 жыл бұрын
Qooto qooto aan mooday wlh siii arkaaye waxaa haaye dhan dhulkaa dhigay iga tag 😭😭😭😭😂😂😂😂
@stylemanstudio8424
@stylemanstudio8424 7 жыл бұрын
sabaax maxa hhhhhh
@ashaabdilkhadir9211
@ashaabdilkhadir9211 7 жыл бұрын
styleman studio nasteexowaaboqtooyp
@asmashaikh7331
@asmashaikh7331 6 жыл бұрын
kk
@aminamohamed4352
@aminamohamed4352 6 жыл бұрын
Heedtan waa hees macno badab leh fadlan cidii wax ka og yaa qaadan jirayheestaa koley waa heesihii hore?
@lodoonelmi6875
@lodoonelmi6875 2 жыл бұрын
Nasteexo horteed cidi ma qaadin
@iqrabiyey1593
@iqrabiyey1593 2 жыл бұрын
I am in love with the artist and i love de song too.
@mustafamahamed2009
@mustafamahamed2009 7 жыл бұрын
Heesaha nastexo tan ayay ugu cod macantahay uguna qurux badantahay 👌
@dugsiyemdugsiyem6766
@dugsiyemdugsiyem6766 4 жыл бұрын
My wife waa heeestii ay ii qaaday
@Abdisharoobe
@Abdisharoobe 7 жыл бұрын
Anaaa hor dhageestay iyo anaa hor dhageestay xitaa youtube kiii Dabada leees wada heeeestaaa
@faysaabdirahman1119
@faysaabdirahman1119 7 жыл бұрын
masha allah wwwwwww
@dreamgalbj8906
@dreamgalbj8906 7 жыл бұрын
esha cala hees wlh way ka baxsatay nasteexo best song wan u codeyay
@caishacuud2049
@caishacuud2049 7 жыл бұрын
fanaan waliba marbuu masraxa leeyhy beriga nasteexo u shidanyhy huuhaa inta kale 🙋anaa kuguxiga nastexa indhaay ina hooYo😘
@xamsexiis7552
@xamsexiis7552 7 жыл бұрын
Geenyo cml baa tahay oo walahiya ❤️❤️❤️😂
@buujagabadhacajiinkagaadob4621
@buujagabadhacajiinkagaadob4621 7 жыл бұрын
car yaaaaa igasooo hor maray kolay aniii hada leeee kawar gurtay waaaan idhin Cambareynaaa ilmo😃😃😃😃😃😃😃😃😃
@buujagabadhacajiinkagaadob4621
@buujagabadhacajiinkagaadob4621 7 жыл бұрын
blhi WeY IGA GadantahY bilaaaa Caleyk
@mahamedahmed1718
@mahamedahmed1718 6 жыл бұрын
buuja gabadha Cajiinka gaado buuuja hhh
@amalmursal1882
@amalmursal1882 7 жыл бұрын
asc dhamteen heesta weyaa sheedan thy tollhy dhulka maaa ku dhacdo. nastexo jacel you wlhy waaa jiiirtaaaa abayo
@abdulhakemmaxamed2210
@abdulhakemmaxamed2210 7 жыл бұрын
Woow axla heesta sanadka 2017 nasteexo indho noloow cadawga cagta hostiisa
@quruxdumar8276
@quruxdumar8276 7 жыл бұрын
fb waa lagaso guurayba halkabay ka shidantahayba sikaste hada ugu hore dhahdid waaba laga horeyaa kkkkk asxaabta yaab weeyi
@ibraahimshakulyare3018
@ibraahimshakulyare3018 7 жыл бұрын
qurux dumar 👏👏👏👏👏👏
@quruxdumar8276
@quruxdumar8276 7 жыл бұрын
Ibraahim Shakul Yare ma ila araktay abowe
@ibraahimshakulyare3018
@ibraahimshakulyare3018 7 жыл бұрын
qurux dumar fcbk walaga soo yacee xagaan uu sooo yaaacc
@aniizadhuux341
@aniizadhuux341 7 жыл бұрын
Walhi facebok wa laga yacay halkanay noga shidan tahay 😂😂😂😂😂
@SomaliOffline
@SomaliOffline 7 жыл бұрын
Aniiza Dhuux sidaas lee inaga dheh 😉😉👏👏👈
@nashaadnalka2862
@nashaadnalka2862 6 жыл бұрын
Who ist watching 😂6/1/2018❤❤
@ardo.mohamedabdi2891
@ardo.mohamedabdi2891 6 жыл бұрын
Najma Nashaad me
@queenyismail5158
@queenyismail5158 7 жыл бұрын
waaaw super nasteexo indho❤❤
@boqoradabeshasadezamzamruu9457
@boqoradabeshasadezamzamruu9457 7 жыл бұрын
waxaan jeceylahay stylkaa nastexo nolow qalii😘😘
@Badgirrll
@Badgirrll 7 жыл бұрын
Ani Waa Yabanahy Wlhi 😂😂 Midkoo Aa Wuxuu Soqoray Number 1 Ahay Midkoo Kale Kulahaa Dhaaro Adi Maa Ugu Horeeye Saas Maa Comment 1 Loo Jecelyahay 😂😂😂 tuf kubaxa 277 Qof iga Horeese Xaaleyska Qaada He 😁
@yasinjeer4628
@yasinjeer4628 4 жыл бұрын
Watching coroniavia era 2020 very nice I enjoyed, staying home watching nice somali music
@kamilcali9953
@kamilcali9953 7 жыл бұрын
193 comment ayaa iga horeyzay aniga hadii la igu daro 194😂😂 wooow hees shidan oo ah qooto qooto 😆😆😆
@waajiraajacel7801
@waajiraajacel7801 7 жыл бұрын
woooow nasteexo esh calaa hees ♥♥♥
@fatuuxawehliye8352
@fatuuxawehliye8352 7 жыл бұрын
dadka waxaadba moodaa iney KZfaq ka dhax jiifaan yaab badanaaa kkkk
@ibraahimshakulyare3018
@ibraahimshakulyare3018 7 жыл бұрын
Fatuuxa Wehliye waa laa dhaxjiiifa😲
@fatuuxawehliye8352
@fatuuxawehliye8352 7 жыл бұрын
Ibraahim Shakul Yare wan yaabay walahi khamiis ayaa la quustaa quuso ma maqli jirtay hhhh tartan majiro
@rumaan7116
@rumaan7116 7 жыл бұрын
Hadaa dooneyso qofka koobaad Sabscrib dheh
@mariajamac1392
@mariajamac1392 7 жыл бұрын
😍😍😍👏👏👏💃💃💃💃
@halaalgirl962
@halaalgirl962 6 жыл бұрын
Wow nastexo indho ilove you wlhi fanand qaliya😍😍
@Chadmali
@Chadmali 2 жыл бұрын
this song never old my childhood crush nasteexo indho😚❤❤❤
@fartoonabdi6481
@fartoonabdi6481 7 жыл бұрын
Markay labo is eegtaba waxey laabtu mooda inay igu lamaan yihin Gacaliye
@esmaxalva4953
@esmaxalva4953 7 жыл бұрын
wixii ajaniba ah like ila saar
@hamdiahmed8577
@hamdiahmed8577 7 жыл бұрын
Nice song tnx Nasteexo indho
@fatimae6905
@fatimae6905 6 жыл бұрын
indha qurux eey masha Allah isha baxarka heestan sida biyahan u cabaa
@aaminaartan3408
@aaminaartan3408 7 жыл бұрын
masha Allha
@shukriabdulqadirq4948
@shukriabdulqadirq4948 7 жыл бұрын
ana tageeera nasteexo afku kuma go o '
@shukriabdulqadirq4948
@shukriabdulqadirq4948 7 жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤👄👄👄👄👄👄👄👄👄👄👄👄' 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@fatuuxahasan5003
@fatuuxahasan5003 7 жыл бұрын
kkk
NASTEEXO INDHO YESIING HEES HOGAAN CAASHAQ 2018 HD
6:27
Abukar Mahdi
Рет қаралды 4,1 МЛН
NASTEEXO INDHO & MUNYE HEESTII WEYNOW HA INAKALA WADIN 2018 HD
6:52
Abukar Mahdi
Рет қаралды 10 МЛН
路飞太过分了,自己游泳。#海贼王#路飞
00:28
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 38 МЛН
Inside Out Babies (Inside Out Animation)
00:21
FASH
Рет қаралды 23 МЛН
NASTEEXO INDHO HEESTII LEEB FARSAMADII SAMATAR SAID SALAH
5:55
samatar said salah
Рет қаралды 2,5 МЛН
best Song Nasteexo Indho  - Xishood Dumar 2015 HD HaatafStudio
6:19
Haataf Abdi
Рет қаралды 5 МЛН
NASTEEXO INDHO & NUUR DAALACAY HEES WAA SIDAAN RABEE SOO SOCO 2018 HD
6:46
FAARAX MURTIILE & FARTUN FARAX KAALAY GACANTA IGA QABO 2019 HD
9:55
Abukar Mahdi
Рет қаралды 5 МЛН
Xasuustii I KHADIIJO HIIRAAN   Nasteexo Indho   2018
5:57
Dhedo Media
Рет қаралды 433 М.
NASTEEXO INDHO  Live HANOQON HEERYADIISA CUNE
6:42
Abdirahman Somali
Рет қаралды 8 МЛН
NASTEEXO INDHO Live LAHASHO - SOODHAWAYNTII LONDON
5:42
Abdirahman Somali
Рет қаралды 191 М.
FARXIYA FISKA & QOOMAAL HEESTA LAABTA IGU QABO 2017 HD
8:39
Abukar Mahdi
Рет қаралды 20 МЛН
Nasteexo Indho  - XUMAD JACAYL
5:38
Haataf Abdi
Рет қаралды 5 МЛН
NASTEEXO INDHO 2017 HEESTA CIIL OFFICIAL MUSIC VIDEO
5:20
Waqal WStudío
Рет қаралды 994 М.
Umar Keyn - Ever 2024
3:10
Umar Keyn Music
Рет қаралды 304 М.
Jaloliddin Ahmadaliyev - Erta indin (Official Music Video)
4:32
NevoMusic
Рет қаралды 2,8 МЛН
Stray Kids "Chk Chk Boom" M/V
3:26
JYP Entertainment
Рет қаралды 67 МЛН
akimmmich (feat. Turar) - UMYTTYŃ BA?| official lyric video
2:54
KeshYou x Snoop Dogg - Forever Sunday (Official Music Video)
3:06
BM PRODUCTION
Рет қаралды 239 М.
Sevinch Ismoilova - Ustozlar qo'shiqlaridan popuri (Xorazmcha)
6:15
Sevinch Ismoilova
Рет қаралды 1,3 МЛН