New Film 2022 Suxuunta Duusha Sayidka barakaysan | Cabdi cido & team wadada xaqa .

  Рет қаралды 61,636

Abwaan Sayidka Barakaysan

Abwaan Sayidka Barakaysan

Жыл бұрын

waa film hawaalle waran ah , ka kooban saddex qaybood. Midani tahay tiisii koowaad ee hordhaca iyo sharaxa guud ee nolosha makhkuuqa inoo yimi .
labada qaybood ee soo socda waa kuwo taabanaya waaqica nololeed ee taagan.

Пікірлер: 185
@saadahassan1379
@saadahassan1379 Жыл бұрын
Waan hambalyenayaa saydkaa iyo team kii saa we love you from Djibouti 🇩🇯❤
@djweerofficial
@djweerofficial Жыл бұрын
THE BEST PERSON EVER THE MOSNT KNOWLEDGE ABLE ABLE THE MOST SHINE ALL CREATED PROPHET MAHAMMD
@mohedosman6323
@mohedosman6323 Жыл бұрын
Intan ku raaxeystay 2:30min oo filmkii BK ee aamir khan ayan ku raaxeysaty 19min oo sayidka barakaysan jilay🥰.... Team wadada xaqa, the real talent team💯🔥
@saamicade7382
@saamicade7382 Жыл бұрын
Team wadadaxaqa sxbyaal markaan waad sii talaabsateen inaba caadi maahan flim kaan 🤣🤣🤣
@dalxiischannelvlogs14
@dalxiischannelvlogs14 Жыл бұрын
Wow daareyn is back big respect ✊ from Arizona state
@Dalxiis21
@Dalxiis21 Жыл бұрын
WAAW TEAM WADADA XAAQA KEEP GOING BRO 💪🤞💯
@abdinasir____k9909
@abdinasir____k9909 Жыл бұрын
Waxaan Xasuustay Filimkii PKK ee Amiir Khan Ee caanka ahaa Runtii Waxaad Gudbisay Xaqiiqada Dhabta Ah Ee dadkan Ku Nool Yihiin🙏
@ahmedkaamil1006
@ahmedkaamil1006 Жыл бұрын
Waar waa filimkii oo soomali dib u samaysay
@abdiqaniqadar4095
@abdiqaniqadar4095 Жыл бұрын
The legend never dies.
@abdikhayr13hashimiya74
@abdikhayr13hashimiya74 Жыл бұрын
Salamu Calaykum, Khayr ALLAH ha idinsiiyo Team Wadada Xaqa
@kaderhirsi3605
@kaderhirsi3605 Жыл бұрын
Teamka wadada xaqa hore u socdo sxpiyaall Legends💪
@samirahmed2541
@samirahmed2541 Жыл бұрын
Another level wllahi sayidku umadeena maaha😂
@apdirahimahmedothman147
@apdirahimahmedothman147 Жыл бұрын
Talented person sayidka barakaysan ✅️
@ahmedabdurahman7067
@ahmedabdurahman7067 Жыл бұрын
Keep going my favourite team.
@hamzejamaal7896
@hamzejamaal7896 Жыл бұрын
Another level weeyi videogan 🙏
@mamalove9735
@mamalove9735 Жыл бұрын
TEAM WADADA XAQA WAD NA ILOOW DEEN MALAHA🥺🥺🥺🥺
@abduwaduudfarhan4511
@abduwaduudfarhan4511 Жыл бұрын
mshallh zayidka barakeysan io teamkisa hore u socda 💯
@ph24channel83
@ph24channel83 Жыл бұрын
Manshllh manshllh sayidka in the bildhin keep going zxp ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@khadracabdiraxmaansulebaan2854
@khadracabdiraxmaansulebaan2854 Жыл бұрын
Team wadada xaqa keep going 💪 👏 🙌 🙏
@aadandagaal7675
@aadandagaal7675 Жыл бұрын
Asc abwaanka waxaad soo gudbisaa barnaamijyo wax ku ool ah oo wakhtigeeda le lkn hal tol ayaan kusiin lahaa taladaas oo ah inaad mesic ka saarto hordhaca barnaamijyadaada oo aad ku badasho cod qudha
@nasralaki2778
@nasralaki2778 Жыл бұрын
Videos soo badiya madaxeey
@abdirahmanliban4933
@abdirahmanliban4933 Жыл бұрын
Waa heer sare aflaantaada Wacyi-gelinta,waxanse kugu la talibyaa Gargariiga ad gariito markaad wax jilayso. Saacatu ijaabo in aad la kula kulanto oo lguu aqbalo. Ilaahay kama dhige ah.
@abdiwahababdilahi8027
@abdiwahababdilahi8027 Жыл бұрын
Masha allh walalkay saydka barakaysan Aadbaan kuu tageera shp hore u soco
@yahyaabdullahi9070
@yahyaabdullahi9070 Жыл бұрын
Another level keep going bro
@salmaankaamil9538
@salmaankaamil9538 Жыл бұрын
Team wadada xaqa iyo abwaanka waa idin salaamay my team fav
@hamsehmoh582
@hamsehmoh582 Жыл бұрын
DeeplY Message 🔥✊
@safwaanhassan4610
@safwaanhassan4610 Жыл бұрын
TEAM WADADA XAQA🖤😁
@gurayramos7658
@gurayramos7658 Жыл бұрын
THE LEGEND SAYIDKA BRAKYSAN
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 Жыл бұрын
Sayidka barakaysan iyo cabdi ciido 🔥 Team wadada xaqa 🔥🔥
@wiiilkasomalyed9798
@wiiilkasomalyed9798 Жыл бұрын
Guul waa wali waye lipx
@sakariyeaadancabdilaahi4850
@sakariyeaadancabdilaahi4850 Жыл бұрын
What a talent .
@kamalgemar359
@kamalgemar359 Жыл бұрын
Teamka wa ini wata🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@laylocalilaylocali2389
@laylocalilaylocali2389 Жыл бұрын
Qaladaadkana waan sugaynaa❤️
@abdishideeye2338
@abdishideeye2338 Жыл бұрын
Waxaan xasuustay filmkii DC legends of tomorrow 🔥
@siciidmohamed1784
@siciidmohamed1784 Жыл бұрын
Creative ❤
@xaawosoomaali1800
@xaawosoomaali1800 Жыл бұрын
keep going my team
@faarisyare7242
@faarisyare7242 Жыл бұрын
Wllhi Waa Xaqiiq jirta ayaad ka hadashay 🥹
@last_king392
@last_king392 Жыл бұрын
Hore u soco zxp sayidka barakaysan
@axmedxuseen9107
@axmedxuseen9107 Жыл бұрын
Soo badiya sxpyaal
@ahmedfariid6098
@ahmedfariid6098 Жыл бұрын
Waa run keep going
@abdirahmancmc
@abdirahmancmc Жыл бұрын
Second viewed
@tacliintech4448
@tacliintech4448 Жыл бұрын
Keep going team wadada xaqa
@zhamzowudhaa2215
@zhamzowudhaa2215 Жыл бұрын
*qof ka edet gareyaay amazing hory usoco zhp*
@xaajishaaficiyuusufcismaan1456
@xaajishaaficiyuusufcismaan1456 Жыл бұрын
Xaqiiqdiii niyda ayaad ka hadashay waaa mida manta naga reebtay asaageyn ooo naga dhigtay kuwo iygu is iscuna
@abokoriyaabdi7289
@abokoriyaabdi7289 Жыл бұрын
Pravo, my brother
@yoozahmed2627
@yoozahmed2627 Жыл бұрын
My fav team❤
@bashiiraxmed3422
@bashiiraxmed3422 Жыл бұрын
team wadada xaqa keep going
@abdifatahosman8608
@abdifatahosman8608 Жыл бұрын
OOooY Another Level KeeP GoiNG zHPYL
@amyabdi8145
@amyabdi8145 Жыл бұрын
Yaaa naaas I just love jaqaaaaay🤩🤣🥰
@abdicasiisabdirahman657
@abdicasiisabdirahman657 Жыл бұрын
Here uu soco
@cabdicalixirsi7328
@cabdicalixirsi7328 Жыл бұрын
caadi maahan wlhi sxb
@muhamedsamater3863
@muhamedsamater3863 Жыл бұрын
Keep up bro
@inantaSomalilandkufanta7766
@inantaSomalilandkufanta7766 Жыл бұрын
War ragan wan wata🥰🥰
@mustafehassan785
@mustafehassan785 Жыл бұрын
Keep going my team
@muuseadan2294
@muuseadan2294 Жыл бұрын
m.allah hore u socda zaxibayaal
@hamsedaahir9760
@hamsedaahir9760 Жыл бұрын
Waan idin wataa team wada xaqa
@gallabmedia1163
@gallabmedia1163 Жыл бұрын
Wadada xaqu muyusik maleh
@zubeerhero1900
@zubeerhero1900 Жыл бұрын
LeGed always legend
@callememohx194
@callememohx194 Жыл бұрын
Another level
@abdulrahmansuleiman9804
@abdulrahmansuleiman9804 Жыл бұрын
PK 2 I really like that
@sakariyecabdullahi2589
@sakariyecabdullahi2589 Жыл бұрын
keep going
@Shamsudin01
@Shamsudin01 Жыл бұрын
Film-kii Pk ee Amir khan jiLayay ayaan xusuustay😂
@khadirdahir7730
@khadirdahir7730 Жыл бұрын
Well done.
@mohaabdi11
@mohaabdi11 Жыл бұрын
Filinkii Pk oo Sayidka barakeysan ku xarakeeyay😂😂
@cabdiqadirxirsi2577
@cabdiqadirxirsi2577 Жыл бұрын
I am afun from mogadiaho
@AbdirahmanDestivano1011
@AbdirahmanDestivano1011 Жыл бұрын
T0p🔥👏
@jinkahaplahagala560
@jinkahaplahagala560 Жыл бұрын
Ma ogtahayy hadeyy zuxuuntah duuzha zoo dagtoh ay tahayy Heer kleh oo madadale 🥺😂💔
@ahmedjr7902
@ahmedjr7902 Жыл бұрын
😄😄😄🤣
@abdiasiisosman1911
@abdiasiisosman1911 Жыл бұрын
Acc students
@riyadmahriz2672
@riyadmahriz2672 Жыл бұрын
Koodhkan iyo koofiyadani ila sanadki hore manu kaaba madhan😂😂
@crisaaqmuhyadiin7041
@crisaaqmuhyadiin7041 Жыл бұрын
Wow jaqaayaan wataa anuu😂😂😂😂😂😂😂😂
@ahmeddayib5266
@ahmeddayib5266 Жыл бұрын
Bart two malaha
@delougdeux-millevingt9788
@delougdeux-millevingt9788 Жыл бұрын
Siyaasad
@mascuudfeysal8327
@mascuudfeysal8327 Жыл бұрын
Very good
@mohamedkazzim4976
@mohamedkazzim4976 Жыл бұрын
Amiir khan flimkiisi PK ayan so xasustay
@mohamedabdi7726
@mohamedabdi7726 Жыл бұрын
tiim aan bogadinayo.dadaalka ay.umada uhayaan oo ah wacyi galin xaqiiqo bdn.ka.hadasha. sayidka barakaysan.waa nin qaaliya.
@benefitcollege1894
@benefitcollege1894 Жыл бұрын
Wlhi ragni wa qosol
@xaajishaaficiyuusufcismaan1456
@xaajishaaficiyuusufcismaan1456 Жыл бұрын
Iskudaya markasta film ka aad smeenesaan in aaad ficilkiisana sameesaaan waayo soomalidu film wax kuma fahmaan eee itus itaabsiii ayey ku fahmaan....
@alinuromer5876
@alinuromer5876 Жыл бұрын
Absolutely
@kayseantonia944
@kayseantonia944 Жыл бұрын
Abwaan saydka barakayan
@EgeMediaEM
@EgeMediaEM Жыл бұрын
Muxuu wax bartay......🤣
@dhul-beegmedia8348
@dhul-beegmedia8348 Жыл бұрын
Hhhhhh
@fahadeidvlogs6170
@fahadeidvlogs6170 Жыл бұрын
Sayidka bila farska
@zuhaybazmar9761
@zuhaybazmar9761 Жыл бұрын
𝐥𝐤𝐧 𝐦𝐮𝐱𝐮𝐮 𝐚𝐫𝐤𝐚𝐲 𝐜𝐚𝐛𝐝𝐢 𝐜𝐢𝐝𝐨
@axmedcabdi606
@axmedcabdi606 Жыл бұрын
Hhhhhh legend
@TAREESO
@TAREESO Жыл бұрын
M.a
@withCARABEY
@withCARABEY Жыл бұрын
Sayidka barakaysan iyo teamkiisa wadada xaqqa lagu sheegayo ilaahay baan idinku dhaarshee wadaada theory ga xun ee aad Ka bixinaysaan markii aad doorka wadaadadka maraysaan qof xikmada iyo xisba Ku dhamaystiranyahay keena oo jilaagaan shigshigaya dhaafa pleas oo yar yarka daawanaya baa si toos ah u qaadanaya
@umalkhairabdi682
@umalkhairabdi682 Жыл бұрын
Hhhhhhhhh ma koofiyadii baa duushay markaa
@mhmedabdiqadir8964
@mhmedabdiqadir8964 Жыл бұрын
Part 2 please
@ahmeddayib5266
@ahmeddayib5266 Жыл бұрын
Prt 2 aaway
@abdirisakosman9061
@abdirisakosman9061 Жыл бұрын
Walee runta kama leexatid sayidkoow
@khaalidrafocabdirahmanmoha7851
@khaalidrafocabdirahmanmoha7851 Жыл бұрын
Lixdan midhee xagadanbe kaga yaal ayuu hore usoo wadaa kulaha kkkkkk
@nasser_dheeg1488
@nasser_dheeg1488 Жыл бұрын
Reaction heesaha ka soo bixi iditisaw pro
@apdirazhetapdirazhet414
@apdirazhetapdirazhet414 Жыл бұрын
GulayzTa zhp
@nip0nip015
@nip0nip015 Жыл бұрын
Hhhhh sayidku wuu talaxtaygay Iyo kooxdisuba
@hal-abuurzerka4202
@hal-abuurzerka4202 Жыл бұрын
My favourite film Bk 😂😂😂
@luqman_lozi
@luqman_lozi Жыл бұрын
Hhhhh abwan waa naga waashay wlhi
@shoaibsheikhabdullahi7828
@shoaibsheikhabdullahi7828 Жыл бұрын
Team wada xaqa guull iyo gopanimo
@guleidmahamud775
@guleidmahamud775 Жыл бұрын
Diyarin Fikir iyo juhdi Badan Aad Galisay sHp tallentibad ledahay ee halkas kasiwad✅
@abdihakem112
@abdihakem112 Жыл бұрын
waxan xasuustay filmkii bk aamir khan
@sakariyeaxmed4085
@sakariyeaxmed4085 Жыл бұрын
Waxan xasuustwt filmkii amir khan
@Mr8dhawiil
@Mr8dhawiil Жыл бұрын
I am from second world
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 Жыл бұрын
Muhiimadu waa in dadka qayila ay ka faxalsanyiin lanana noolan karo #WADADA_XAQA_HLKAA_WAD_LAHESHY
@withCARABEY
@withCARABEY Жыл бұрын
Haddii layrkii iyo internate ay goosteen TV sidee bulshadu u daawanayaan Mise waa sidii uu qadaafi yiri haddii ay koronto jirilahayn TV mugdi baan Ku daawanlahayn
Sigma girl and soap bubbles by Secret Vlog
00:37
Secret Vlog
Рет қаралды 15 МЛН
MISS CIRCLE STUDENTS BULLY ME!
00:12
Andreas Eskander
Рет қаралды 21 МЛН
Каха заблудился в горах
00:57
К-Media
Рет қаралды 10 МЛН
Qosol Awgii Ayaanu Duubi Kari Waynay 😂
8:01
Cabdi Cido
Рет қаралды 28 М.
"Buurmadow wuxuu dalka uga cararay eedadii ayuu kufsaday" Abwaan Jeedal
9:13
Maqaaxida Hoos Ka Sii Sayidka Barakaysan | Cabdi Cido & Team wadada Xaqa
15:55
Abwaan Sayidka Barakaysan
Рет қаралды 121 М.
New Film Video-gii Qawanaanta Sayidka Barakaysan Cabdi Cido Iyo Eng Hud Hud
31:41
Abwaan Sayidka Barakaysan
Рет қаралды 152 М.
Khaladaadki Riwaayada Sixirka 2023
19:13
HOB FILMS
Рет қаралды 317 М.
New Film Xashiishad part 2 Sayidka Barakaysan | Cabdi Cido & Team Wadada Xaqa
11:34
Abwaan Sayidka Barakaysan
Рет қаралды 94 М.
New Film Maydkii La Dilay Sayidka Barakaysan | Cabdi Cido | Jaqaaye | Sibibix
23:10
Abwaan Sayidka Barakaysan
Рет қаралды 171 М.
Cabtooy 9aad |Sayidka Barakaysan|Cabdi Cido|Nasriin|Guleed|
4:03
В аэропорту с мамой
0:48
Штукенция
Рет қаралды 716 М.
Anxiety panic attack (Inside Out Animation)
0:11
FASH
Рет қаралды 15 МЛН
КОЕ-КОГО НАДО ПРОУЧИТЬ
0:20
МАКАРОН
Рет қаралды 839 М.
NEVER MESS WITH JOY
0:34
FluteDude
Рет қаралды 7 МЛН
Tahan Tawa 95 😅
0:44
Jacksinfo
Рет қаралды 22 МЛН