New Film 2023 Qabyaalad S. barakaysan | Cabdi Cido & Team Wadada Xaqa !!!

  Рет қаралды 94,306

Abwaan Sayidka Barakaysan

Abwaan Sayidka Barakaysan

11 ай бұрын

Пікірлер: 201
@xikmaxasan333
@xikmaxasan333 11 ай бұрын
Waa muuqaal ka hadlaya waxa dhulka soomalida ka jira runtii😢 lkn Legenow marhore 1Million ayuu gaaray ayan is lahaa dadka hibada leh soomaalidu ma taaageraan miyaa ❤❤
@cabdimaalik3885
@cabdimaalik3885 11 ай бұрын
Dad uqalma in soomali oo dhan wada fiirsato ✊️ war hala share gareyo si ay u baraarugaan dadkena🫡
@kaliahmed6097
@kaliahmed6097 11 ай бұрын
Dhalin yarooy dhulka badbaadiya idinkuu Aqligii idinku hadhay odayada isku kiin dirayaa waydhameysteen waqtigoodii Soomaali Waa dhalinyaro maanta Dalka diinta iyo dadkaba dhowra waa mahadsantihiin 👍👍💕❤️🌹🇸🇴🙏👍👍🙏❤️🙏🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@shamsudinmohamed2465
@shamsudinmohamed2465 11 ай бұрын
ilaahow Noo gurmo qabiil waa na baabiiyee aamiinta raaciya ilmaderyal😢
@caydiidxasan3845
@caydiidxasan3845 11 ай бұрын
Aamiin aamiin
@najma4832
@najma4832 11 ай бұрын
Aameeen
@ummkhubayb2290
@ummkhubayb2290 11 ай бұрын
Aameen
@caydaruscabdi2170
@caydaruscabdi2170 11 ай бұрын
Aamiin Aamiin
@ASSadkey
@ASSadkey 11 ай бұрын
Aamiin zxp wlhi faceen ayuu naga reebay qabiil 🤦🏾
@H_Eith1M
@H_Eith1M 11 ай бұрын
Ninkan waxa uu Noqon doona Soorankii Labad EE Somalida Maaha nin Qabyalad Farah Kula Jira Lkin Wax uu Ka hadalaa Xalad Markaa Tagan The Legend Abwanka Sayidka Barakeysan
@ahmettabdulkadir
@ahmettabdulkadir 11 ай бұрын
Xaalka aan ku sugannahay Alle baa og ilaahow nuu garmad 🤲🏾 sayidka barkeysan horey u soco Legend 🔥💯
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 11 ай бұрын
Dhalinyaro wad mahadsan tihin waa film xanbaarsan waxa dalkeena ka dhigey Saylad dadka lagu qasho oo Qaxootiga naga dhigey👏
@osmaaneidaan8450
@osmaaneidaan8450 11 ай бұрын
Xaqiiq bro
@user-rp4to6sz4d
@user-rp4to6sz4d 11 ай бұрын
Sxpyaal wllhi waxaa tihiin dhalin yaro hadaf leh oo ku deysasho mudan tageero idin ahay guuleysta❤
@abdullahisaney7525
@abdullahisaney7525 11 ай бұрын
No one can be first me hadaad iga danbeyso #like ii saar waligy ma helin 20 #like
@happiness__hacks
@happiness__hacks 11 ай бұрын
youtuber ka ugu talent ka fiican soomaalida maalin uun abaalmarin waad heli doontaa
@sayidzancaawi1333
@sayidzancaawi1333 11 ай бұрын
BiG legend adiris abwaan sayidka barakaysan ❤
@ahmedhusen7301
@ahmedhusen7301 11 ай бұрын
Walahi Waa Riwaayad Qiimo badan Haday Dadku wax ku qaadanayaan
@AqiLiNOmedia5250
@AqiLiNOmedia5250 11 ай бұрын
Wacyi halkii u dambaysay Ayaad umada maanta uso tabisay😢😢😢
@Hadhaa10
@Hadhaa10 11 ай бұрын
Big legend sayidka keep going part two .
@sallofarhan-pb1hs
@sallofarhan-pb1hs 11 ай бұрын
Cudurka aad wada qabtaan Qabkad wada huwan tihiin Qabiil weeye 🫡🙌🙌
@nuuxiyadamediamusic1
@nuuxiyadamediamusic1 11 ай бұрын
Wlhi bilhi tolhi waan la ilmeeyey waxa uu ka hadlay sayidka barakaysani frome ciyaala qaalib True history weeeye flim kani😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@axmedkalluun9228
@axmedkalluun9228 11 ай бұрын
Ruwaayada qosol ma ahan waa xalada maanta ka jirto soomali oo idil kana soo jiri jirtay Jilaashaaha curiyaha ruwaayada mahadsanidiin
@abdirisaqabdulahi6047
@abdirisaqabdulahi6047 11 ай бұрын
😂😂😂😂😂 wllhi wan qoslay 😂😂😂markay lixdu dhamaato miyaankuso laban kulahaa 😂😂😂😂
@caydiidxasan3845
@caydiidxasan3845 11 ай бұрын
Ilaahay ku wii wax ku qaata hanaga dhigo
@REAL_WARYA_
@REAL_WARYA_ 11 ай бұрын
mansh allh xiligii loo bahnaa alle caqliga kama qaado wll
@MaajidoZ
@MaajidoZ 11 ай бұрын
Sayidka 3sano kugu xiranahay zxp Xuman kaama arag kolpa waxay bulshadu kujirto ayaad filim nooga diyaarisa walaal libintada maqarin karno horey usoco 🎉 Qabiil waa qudhun😢
@Hakarsane
@Hakarsane 11 ай бұрын
Wa duli Qabyaaladu Aniga waxa igayaabisay jihaadkay ku sheegayaan😢
@XidigRamoz
@XidigRamoz 11 ай бұрын
Filmka Daqiiqadaha Badiya Sayidkow
@ZahilEise
@ZahilEise 11 ай бұрын
Ilaa sabankii wiil waal e😢
@abchirabdillahi3036
@abchirabdillahi3036 11 ай бұрын
Wlhi waan sugi kari la'a sayidka barakeysan iyo team wadada xaqa waxaan raba iin ka mid noqdo
@AbdifataxCawil-rr5pd
@AbdifataxCawil-rr5pd 11 ай бұрын
Wllhy waa run soomali kheyrkood waxa kareeebay qabiil iyo reer hebel ee illahay khaatumada kheyr ha inagu khatimo😢
@Aameinapdychama
@Aameinapdychama 11 ай бұрын
Big legend 😢❤ 🙌
@MukhtarCali-zo1di
@MukhtarCali-zo1di 11 ай бұрын
😮😮😮
@mariyamaxamed7324
@mariyamaxamed7324 11 ай бұрын
😢😢😢
@AbdifatahMuse-pv6en
@AbdifatahMuse-pv6en 11 ай бұрын
Boos waynbaad u fadhidan umada somaliyed Allah ha idin garab galo team wadada xaqa
@zamzamfaarax7104
@zamzamfaarax7104 9 ай бұрын
Keep going pro sayidka barakaysan
@marshal1542
@marshal1542 11 ай бұрын
Maashaa allaah 😮❤
@dariqmahamed7535
@dariqmahamed7535 11 ай бұрын
Mnchallah wlhi waan u bogay waana waano taabanysa Cid kasto niyadiiisa ay qabyaalad ku jirto anigana Alle haka dhigee illhay umadeena xaqa iyo diintapa ha fahan siiyo
@axmedcabdi1652
@axmedcabdi1652 11 ай бұрын
Riwaayad ku cibro qaadasho mudan illahow dalka iyo dadka no hagaaji❤
@user-ws7co3lt3w
@user-ws7co3lt3w 11 ай бұрын
That the reality of our community 😢😢
@kheriyamohamud4517
@kheriyamohamud4517 11 ай бұрын
Mansha allaaah walalo qali ilaahy hidin barkeeyo mansha allaaah walhi waa runta ❤❤❤❤❤
@rooblebigi2445
@rooblebigi2445 11 ай бұрын
Wadada xaqa ❤
@xamsexuute1131
@xamsexuute1131 11 ай бұрын
Keeeep going dhalinyaro Sayidka iyo dhamaan asaxabtisaba
@abdirahmanmohamed3283
@abdirahmanmohamed3283 11 ай бұрын
Asc team barakayan shaqada aad haysan hlka kasii wada saaxiibayaaal waan idin taageeraa
@ahmedbare
@ahmedbare 11 ай бұрын
Wa kaa hayna abwaan❤😊
@laacibsoojabay2105
@laacibsoojabay2105 11 ай бұрын
Sayidka barakaysan abwaan haday wax maqlayan waad u sheegtay lknse dadkenii wax maqlayan 😢 jaahilnimo kawayna ma jirto dad wada dhashoo isdilaya oo isku diina isku af Ah isku dhaqan Ah yaa allah soomaali oo dhan bogoda burcad isku mari oo kala qabooji 😢🤲🤲🤲
@ahmadsayid7249
@ahmadsayid7249 11 ай бұрын
Talented ❤
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash 11 ай бұрын
Wlhi wa xaqiiqada ka jirta soomalida ilahay. Hayna dhaafiyo😢😢
@othmansayid2
@othmansayid2 11 ай бұрын
Mashallah Salaamulah team wadada xaqa
@salmaansomali5789
@salmaansomali5789 11 ай бұрын
Mansha allah thanks geesiyaasha qarnigan guul guul guul
@AXMEDCAQLI-xx7jt
@AXMEDCAQLI-xx7jt 11 ай бұрын
Legend always legend
@walkaaweloo7562
@walkaaweloo7562 11 ай бұрын
Maasha Allah
@user-ry2wg5sd2e
@user-ry2wg5sd2e 11 ай бұрын
team wadada xaqa team uqulma 10m ❤
@CarabShiikh
@CarabShiikh 11 ай бұрын
qabyaalada ilaahay hanaga daweeyo oo somalia ha mideeyo koley 3 dii kale ee somaaliyeed laheli maaye
@Mucaad_mowliid567
@Mucaad_mowliid567 11 ай бұрын
Mazha allah❤
@rashkaboy2132
@rashkaboy2132 11 ай бұрын
Abwaan sayidka barakaysan walhi wa talanti Riwaayaduna waa waxjiray kahadlaysaaa Noo sobadi abwaan
@isbadaldoongroup1752
@isbadaldoongroup1752 11 ай бұрын
That is the true history👍
@mubarikmedia6471
@mubarikmedia6471 11 ай бұрын
Manzha allah hore usocda
@muhsinosman7265
@muhsinosman7265 11 ай бұрын
Mashaa Allah waa xaqiiqada jirtaa wallahi
@kaysemustafe5637
@kaysemustafe5637 10 ай бұрын
Wlhie 1m iyo wx kabadanba wad uqalntaa brother❤
@libaaneonline4046
@libaaneonline4046 11 ай бұрын
8:13 best Actor
@issebagahey7816
@issebagahey7816 11 ай бұрын
Waaa jeclahay Characterka X.Alle ubaahane😂
@muuseadan2294
@muuseadan2294 11 ай бұрын
Wllhi waa xaqiiqada maanta jirta ee haysada umada somaliyed
@suldaanahmed4906
@suldaanahmed4906 11 ай бұрын
Wlh waxaa ayaan daro ah raggan xigmada iyo suuganta miiran ah inay gaari waayan 500k kuwa waxa eeshegayan muuh maah thy iney 1m wataan War inta wax garad ahow raggan aaan meel dheer gaar siino
@mohamedsaedmohamed
@mohamedsaedmohamed 11 ай бұрын
Big Legend ❤❤❤
@MohamedAli-gb5fv
@MohamedAli-gb5fv 11 ай бұрын
mahadsanid teamkayga
@AFRICANITV24
@AFRICANITV24 11 ай бұрын
mansha allah ilahay ha idinka jaasaa i siiyo
@farahali-ff1wi
@farahali-ff1wi 11 ай бұрын
Good tallented
@user-gh2xh5fv7t
@user-gh2xh5fv7t 11 ай бұрын
Keep going legend
@cawkecabdi7745
@cawkecabdi7745 11 ай бұрын
Legends team wadada xaqa
@ayanhaji5028
@ayanhaji5028 11 ай бұрын
Top team 👏 🙌 🎉
@xamdiothman9216
@xamdiothman9216 11 ай бұрын
#Cabdi_Cido Legend Waan Kuwataa
@user-qz9xj6yw1z
@user-qz9xj6yw1z 10 ай бұрын
Wlhi waa qudhun qabyaalidi soomaliyeey
@Mohan_Official8
@Mohan_Official8 11 ай бұрын
Keeping my bro ❤
@mohamoudbotan1973
@mohamoudbotan1973 11 ай бұрын
Sayidka barakeysan iyo matalaad sax ah
@shortclips4602
@shortclips4602 11 ай бұрын
Waa la yaabaye
@rooblecali9126
@rooblecali9126 11 ай бұрын
Abwaan keena Alle hakubarakeeyo
@hafiif
@hafiif 11 ай бұрын
Nin xaqiiqda kahadla hore usoco wll
@asmacabdi3701
@asmacabdi3701 11 ай бұрын
Masha alah waa fariin dhaba
@ridhuamirridhu8369
@ridhuamirridhu8369 11 ай бұрын
First abwan sayidkow ✋🏻
@hafsabashiir7025
@hafsabashiir7025 11 ай бұрын
Wll dhalinyaro bogaadin mudan ba tihiin lkn xiligan inta idin fahmeysa yar
@user-fp8gq6yu6l
@user-fp8gq6yu6l 11 ай бұрын
Keep going walalayaal part two sugynaa
@mikemiki1020
@mikemiki1020 11 ай бұрын
Maasha Allaah
@crisaaqbashiir3433
@crisaaqbashiir3433 11 ай бұрын
Abwaan sayidka barakeysan runbaad ka hadashaa mar walbawlhi
@axmedjaceelow8626
@axmedjaceelow8626 11 ай бұрын
Sxb horay u socda dhab ahaantii jiliinkiinu waa mid dhabta ka hadlaya ❤
@rumaanmaxamud7236
@rumaanmaxamud7236 11 ай бұрын
waxaad garateen kuwo badan ayaan garan ilaahy haydin barakeeyo dhibaatoyinkaas cidweliba ka gaabsaty ayaad u bareeteen in aad ka hadashaan mahadsanidiin dhalinyaro
@cismaanxasan6555
@cismaanxasan6555 11 ай бұрын
aaad i aaad❤
@ahmedibraahimali8090
@ahmedibraahimali8090 11 ай бұрын
Golden team
@user-zq3hr7ll9p
@user-zq3hr7ll9p 11 ай бұрын
Ceel afweyn waad maqlaysaan😢
@farhanshuuriye5060
@farhanshuuriye5060 11 ай бұрын
Mahadsanidiin, Allah ha inaga dhigo kuwii wax ku qaata wacdigaas.
@cabdinaasirjamaac6010
@cabdinaasirjamaac6010 11 ай бұрын
Barteedaad dhigteen
@osmaan210
@osmaan210 11 ай бұрын
Horay u socda team wadda xaqa
@sultanshaie2011
@sultanshaie2011 11 ай бұрын
“ QAB-IIL” = Cadho Illaahay Iyo Gaajo.
@user-tt3ew9mb4l
@user-tt3ew9mb4l 11 ай бұрын
Big legend
@zakiasadkeysezakiasadkeyse
@zakiasadkeysezakiasadkeyse 11 ай бұрын
Legendary always legendary
@Hog510
@Hog510 5 ай бұрын
Yaa alah
@mohamedkhadar5793
@mohamedkhadar5793 11 ай бұрын
Wllahi waan ilmeeyey😢😢😢
@ayaanleabdirisak8538
@ayaanleabdirisak8538 11 ай бұрын
Waxaad ka hadasheen xaqiiqo ka jirta gayiga soomaalida😢
@cabdiraxmaanBirlo-dq9xm
@cabdiraxmaanBirlo-dq9xm 8 ай бұрын
Waan kutaageera sayidka
@user-rn1kh8yv6c
@user-rn1kh8yv6c 11 ай бұрын
Hadal dhamaystiran Oo Dareen badan xambaarsan😢
@bishaarvlogers6462
@bishaarvlogers6462 11 ай бұрын
Abwan saydka legend
@cadkooz1127
@cadkooz1127 11 ай бұрын
NAPIGA KU SALI WLL ❤
@freepalestine1614
@freepalestine1614 8 ай бұрын
"Ammaa bacdu horta" kulahaa😂😂
@user-zl7id7wo9y
@user-zl7id7wo9y 11 ай бұрын
#kaamil jeey
@user-fz4ed1qv9s
@user-fz4ed1qv9s 11 ай бұрын
My Favourite KZfaqr is say!Dka❤
@abusalman1242
@abusalman1242 11 ай бұрын
Ilahay qabyaalada haynaga dulqaado qadhmuunkeeda
@mohamedarts8485
@mohamedarts8485 11 ай бұрын
Allah yacisak.
@riyadmahriz2672
@riyadmahriz2672 10 ай бұрын
Wllhi been maaha wllky saydka barakaysan
New Film Schoolkii Cabtoyda Sayidka Barakaysan | Cabdi Cido & Jaqaaye
20:00
Abwaan Sayidka Barakaysan
Рет қаралды 154 М.
MUSASALKA ILMADII QARSOONAYD S2 � XALQADDA 1 AAD
28:35
Xogmaal Media
Рет қаралды 330 М.
Опасность фирменной зарядки Apple
00:57
SuperCrastan
Рет қаралды 12 МЛН
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 122 МЛН
Stay on your way 🛤️✨
00:34
A4
Рет қаралды 27 МЛН
Ruwaayad Cusub Kiis Macaac 2024 Sayidka barakaysan & cabdi cido
20:02
Abwaan Sayidka Barakaysan
Рет қаралды 53 М.
Filim Cusub 2022 Kiis Khiyaali Sayidka barakaysan | Cabdi Cido & Team Wadada Xaqa
14:53
New Short Film Maalinta Suuliyada Sayidka Brakaysan / Cabdi Cido & Team Wadada Xaqa
8:31
Film Kooban Askari 2024 Sayidka Barakaysan | Cabdi Cido & Team Wadada Xaqa
13:13
Abwaan Sayidka Barakaysan
Рет қаралды 74 М.
New Film Maydkii La Dilay Sayidka Barakaysan | Cabdi Cido | Jaqaaye | Sibibix
23:10
Abwaan Sayidka Barakaysan
Рет қаралды 171 М.
Ruwaayad cusub 2022 Siyaasi Mirqaan Sayidka Barakaysan | Cabdi Cido & Team Wadada Xaqa
12:44
Short Film Cabtooy Part 7 Sayidka Barakaysan Iyo Cabdi Cido
1:44
Abwaan Sayidka Barakaysan
Рет қаралды 299 М.
Weligaa qish ma lagugu qabtay I Short Film
5:49
Bile TV
Рет қаралды 271 М.
Это реально работает?!
0:33
БРУНО
Рет қаралды 4 МЛН
Невероятный челлендж
0:51
TanobobaShorts
Рет қаралды 2,7 МЛН
小丑与白天使遇见丧尸?#short #angel #clown
0:32
Super Beauty team
Рет қаралды 34 МЛН