NEW MUX SH XASAAN XUSEEN GARIMAKUGSHAA LIF SH MAXAMUUD MAXAMED SHIBLI

  Рет қаралды 98,374

MASJIDUL HIDAYA EASTLEIGH NAIROBI-KENYA

MASJIDUL HIDAYA EASTLEIGH NAIROBI-KENYA

11 жыл бұрын

WAA MUXAADARADII 3 EE LOOGU MAGAC DARAY KA QAYBGALKA SIYAASADA DAWLAHADA OO WAYAHAANI INOO SOO JEYDINAYAY SH MAXAMUUD SHIBLI XAFDAHULAAH TAN 3 MUX WAXAA LOOGU MAGACDARAY SH XASAAN XUSEEN GARI MAKU GASHAA WAA GABA GABADI MUX WAA SOO WADNA LABADA QEEBOD KALE IN SHAA ALAAH DAAWASHA WACAN

Пікірлер: 122
@abdullhassan436
@abdullhassan436 11 жыл бұрын
mashaa allah cadeeymahaa soo bandhigtay oo lagu qanci karo SH xasaaana intaa haku qanco kooleyba albaabka kale uma furnee isagaa albaabihii oo idl iska soo xer xeraye wanaaga ee culimada la jecelyihiin ha qaato wasalamu caleykum
@DeqMuse
@DeqMuse 2 күн бұрын
والعلم عند الله ❤
@mohamedservantofalmighty4045
@mohamedservantofalmighty4045 5 жыл бұрын
Fiiro-gara = cuwaanku wuxuu ku habon yahay SHEEKH SHIBLI OO CADAYEY XAQIIQDA SHIIKH XASSAN
@godeymedia76
@godeymedia76 2 жыл бұрын
Mansha allah sheekh shibli allaha ku xafido adeer
@abdurezakmohamed7373
@abdurezakmohamed7373 11 жыл бұрын
sheekh shible adeer cajiib alle ha ku xifdiyo xasaan meel ba la saaray ala sheekhay xasaan aayar mu iska joogo marki horeba
@user-uj6ko7qo2w
@user-uj6ko7qo2w 4 ай бұрын
2024 dawanaya 28 ramadaan marayo Sunday 7APRIL .
@ahmedhundubey4552
@ahmedhundubey4552 11 жыл бұрын
Masha Allah ,jazaka Allahu khayra sheekh maxamuud shibil ,,allah xifdiyo sheekha marwalibo,,,runti arin aad muhim u ah ayuu kahadlay,,allah ka ajir siiyo,sheekh ,,amiin.
@shaaficiabdicali
@shaaficiabdicali Жыл бұрын
Allow nahadeey aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin yaa Rabbi
@baiyobaijamki4694
@baiyobaijamki4694 5 жыл бұрын
Walal qeybaha kale xageen ka heli karaaa
@sabiriinxasan6113
@sabiriinxasan6113 2 жыл бұрын
Allaahu aclam
@salimali9585
@salimali9585 2 жыл бұрын
maasha Allah qeyr ilaahay hakaa siiyo
@zakariahassan7228
@zakariahassan7228 2 жыл бұрын
Alhmdullah
@abdiqafaribrahim8400
@abdiqafaribrahim8400 10 ай бұрын
M.a sh hassan hussein Allah xifdhiyo
@RelaxationA
@RelaxationA 2 жыл бұрын
Masalaan baarlamaan galida wuu ka cududaartay wuuna sheegay inuu waagaa masalada way ka dahsoonayd Aimada waaweyn Bay ka dhacdaa tanookale Ee sh sidii Culimada u raddi wadaadka ee sidii KZfaqr ha u hadlin wax googooyn waxaa lugu yaqaanaa KZfaqrada caamada ah
@cabdiwali4
@cabdiwali4 2 жыл бұрын
War ninyahow ma waadan dhamaysan muuqaalka , si walba ayuu sheekhu wax u cadeeyay , hadii ay asaga ka daahsoonayd oo cudurdaar uu leeyahay muu ictisaamna u cudurdaaro illeen waa jaahiliin siduu sheegay oo asagaa ka aqoon badane, teeda kale wuxuu yiri mas'aladaan waa ijmaac oo qofna laga yeeli maayo inuu jaahil ka noqdo , ta'wiilna laga aqbali maayo , sidee ayuu asagu jaahil uga noqday? Asagana markay u timaado jahli ayuu ka cudurdaaranayaa dadka kalena wuu ku gaalaysiinayaa!!!!.
@mohammeddoule8825
@mohammeddoule8825 2 жыл бұрын
والله خير له هذا الشيخ الفاضل ان يكتفي بالتبليغ رسالة الله ويدعو الى الله وينفع المسلمين بعلمه واما شيخ حسّان فهو اخوه في الدين ومن العلماء البارزين والله و يهدي الجميع
@fadalmedia5570
@fadalmedia5570 2 жыл бұрын
وهذا من التبليغ يا أخي التحذير من الأفكار الخاطئة من التبليغ
@ismaaciilmaxamed8901
@ismaaciilmaxamed8901 Жыл бұрын
Sh. Shib allaah haku xafido arintaas waad caddaysay sh. Xassaana waxaan leenahay adeer toobad keen umaddana uga cufur daaro waxaa samaysay
@shiikhmaxamed4050
@shiikhmaxamed4050 2 жыл бұрын
الحکم يختلف باختلاف الاحوال والازمان والاماکن
@cabdiraxmansheekh2991
@cabdiraxmansheekh2991 2 жыл бұрын
في المقطع القديم للشيخ لم يكن يري أن دخول البرلمان كفر بل كانت حقيقة البرلمان مجهولة عنده فلم يكن حينئذ كما هي جماعة إلإعتصام.
@abdijaliilmohamed5139
@abdijaliilmohamed5139 2 жыл бұрын
قال ان لم يكن الدخول في البرلمان لأجل مصلحة المسلمين يكون كفرا لا شك فيه أو فيه شك إذاً كان يعرف أن الدخول في البرلمان لغير مصلحة المسلمين تكون كفرا
@fadalmedia5570
@fadalmedia5570 2 жыл бұрын
المشكلة هي انه قال لا يعذر بالجهل فكيف تعذر له
@jaamacmaxamed9345
@jaamacmaxamed9345 Жыл бұрын
قولك صحيح أغلق باب الرحمة كيف يمكن أنه معتذر وأنهم غير معذورين
@SALAFIYUN
@SALAFIYUN 9 ай бұрын
​@@fadalmedia5570 هل تعرف انواع الجهل منها الجهل بحقيقة الحال ومنها الجهل بالحكم. مثلا من يجلس على كتاب يظنه حجرا فهذا جاهل بحقيقة حال الموقوف عليه. ومن الناس من لا يعرف حقيقة البرلمانيين وان عملهم تشريع من دون الله. فكان الشيخ كذلك ولما اتضح له حالهم كفرهم عن بكرة ابيهم. اما الوهابية التي كانت تكفرهم ثم ارتدت على عقبيها تعذرهم فهي مشركة..
@ilyaasjaamccigeilyaasjaama6340
@ilyaasjaamccigeilyaasjaama6340 2 жыл бұрын
Masha allah sh shibli warku waa cadyahay
@abobasement346
@abobasement346 2 жыл бұрын
Masibaduh waxay nogah timit waa wadamadah carabtah kuwan ubadan wadadadah waxay u badan yihin munafaqin
@curiousLiban
@curiousLiban Жыл бұрын
@@abobasement346 carabta waxaa kaaga yimid diinta islaamka. Carab nacaybkana waa fikir ka yimid galbeedka. Waxaadan cilmi u lahayn ayaad ka hadleeysaa
@abdinuurmuuse3172
@abdinuurmuuse3172 Жыл бұрын
Alle hakugu abaal mariyo janatul aclaa sheikh shibli
@eunicemangoma6065
@eunicemangoma6065 2 жыл бұрын
Aaway qeebta 1 aad iyo 2aad
@mascudaden8366
@mascudaden8366 7 ай бұрын
9:54 ❤
@user-bs6zf3bv9p
@user-bs6zf3bv9p 3 жыл бұрын
Shibli wa mullabis wayn xar hor fadhiso waka kula joga nairobiye 😂😂😂😂😂😂😂
@ustaaddalxa
@ustaaddalxa 2 жыл бұрын
Maxaad ula jeeddaa mulabis ma waxaa ah inuu tanaqudka xasaan soo bandhigo mise caqli iyo caqiido janjeertaad xaqa ku dafiri
@Abuumascuud2020
@Abuumascuud2020 2 жыл бұрын
Ma markii aad xujo waydeen ayaad intaas ku andacootay
@MukhtarSagal
@MukhtarSagal Ай бұрын
Waar sheekh shibli far ayu ku so qabty 😂😂😂😂😂 sh xasaan
@alimohamoud2396
@alimohamoud2396 Жыл бұрын
Masha allh
@elninoo1986
@elninoo1986 11 жыл бұрын
Sheekhyadii waa la dhameeyey amey adigana Kula Kacaan shibilow :D
@drmukhtaryusuf9606
@drmukhtaryusuf9606 8 ай бұрын
Sjeeikha waadku kacsa tahay sheikh xassaan sheikh shibliyoow camal kanka fican raadso illaahayka cabso
@khalidsayid1231
@khalidsayid1231 2 жыл бұрын
Sh shibli baarakallaahu
@nuurjeelle9707
@nuurjeelle9707 Жыл бұрын
sh xaasaan xuseenow gari maku gashaaa waa war weyn
@abdiabdi7915
@abdiabdi7915 6 ай бұрын
Shiikh maxamuud shibili wuxuu na Ka halaa lacag Dan and 108 billion us dollars ayuu na Ka halaa California group of schools
@nasiryre144
@nasiryre144 3 ай бұрын
Adi mxa ku tuse umada xoolahooda miyaadan xishoonen xasidka iska da😌
@calikaaficaweercali8346
@calikaaficaweercali8346 Жыл бұрын
Jazaka,llah sheekh❤ ninkaan Hada qabiili ayuuba noqday wadaad xumaha saxdaa waa asaga
@user-kh8cf1tp9m
@user-kh8cf1tp9m 8 ай бұрын
Sheekha indho qabyaaladed ayad ku eegaysa saaxib😢😢
@farxaanjayte6218
@farxaanjayte6218 2 жыл бұрын
Xasaan warkiisu is qilaafsano waayo qofka hadii loo madax baneeyaayo shaqadiisa wuu gali karyaa
@dahaboadow3892
@dahaboadow3892 3 жыл бұрын
Walee sheekhu cunuhuu ku dhegay xasaan, bisinka allaah sheekh shible hanoo kaa daayo ninkii wax qasaba adaa ka matajiyee
@hassanabdullaahitahliil6432
@hassanabdullaahitahliil6432 2 жыл бұрын
Xasaa shartiisa Ummada Allaha ka Qabto.
@MaxamedmaxamudYare
@MaxamedmaxamudYare Жыл бұрын
5
@saafdaam2282
@saafdaam2282 8 ай бұрын
Sh shibili soo cadeey inuu qabay waaga inay gaalnima tahy دخول البرلمانات
@abdimuse7911
@abdimuse7911 3 жыл бұрын
Dadka Qaarbaa Ninkii Carabi Kuhadlaba Sheikh Uhaysta, Walee Kabahiisaa Lagubay,Ceesaantii Mas & Good, Madax Shabeel Leeftaa, Malageediibaa Gala.... Sheikh Sgible Si Wanaagsan Oo Cadeymaheeda Wadata ayuu Beenta Xasam Usoo Bandhigay...
@jaamacmaxamed9345
@jaamacmaxamed9345 Жыл бұрын
صدقت
@Baanacma1
@Baanacma1 Жыл бұрын
Labadii ka horaysay aaway ?
@maan8746
@maan8746 2 жыл бұрын
Waad ku mhdsnthy shiikh inaad noo cadeysay arinka xasaan takfiiri
@guledmohamed3649
@guledmohamed3649 11 жыл бұрын
kkkkkkkkk sheekh shibile caadi mahan waa la isku dhegan yahay nabee
@RelaxationA
@RelaxationA 2 жыл бұрын
Sheekh ma manhajka ictisaam baan khaladaad lehayn , intuu xassaan ka sheegay wax ka daran ayaa ka buuxo ee wax kala oo lagu mashquulo ayaa buuxo, Walaal sh shible xaqa u hiili
@Hiraabey
@Hiraabey 11 жыл бұрын
Asc wr wb .. ar yaa sheekha cunaha kaga dhegay .... ma muuqaalkaa sheekhaa la iska daawan ... aaway codkii
@Al.jabarti
@Al.jabarti 2 жыл бұрын
"Islaamku Ma Ogol Yahay Axzaabta???. Sheikh Cabdullaahi Barbarawi kzfaq.info/get/bejne/nJ-CZ85o2LPRgoU.html "Dhibatooyinka Xisbiyada Qabta 2aad. Sheikh Cabdullaahi Barbaraawi" kzfaq.info/get/bejne/iMlhodB1sK-2eZc.html
@Rageahcade114
@Rageahcade114 7 жыл бұрын
Hda ka hor anoo sheekh xasaan kaseenin aan dhageestay walhi woo igu socon waayay hdaan isku dhibay marka lablabadaada nguma socoto sheekhaan xasaan waa ibnu teymiya iyo sh Mxmed cabdi wahaabka hda
@ustaaddalxa
@ustaaddalxa 2 жыл бұрын
Labalabbo inaad shiikha ku sheegto maba ahan suluuk iyo suluub cilmiya una malayn maayo alle ugu dhowoow inay kaa tahay hadii aaney sidaa ahaynna alle hakususoo hadeeyo
@amiinali2228
@amiinali2228 2 жыл бұрын
Wlhi JIQBUU kaga dhigay
@amalaralle2407
@amalaralle2407 2 жыл бұрын
Maxaad rabtaa marka gaalada haloogalaa
@mmppwm2465
@mmppwm2465 5 жыл бұрын
Walalaha malahali karaa 2qayb ee kahoraysan muxadaradan.???????
@badalabdiqani7752
@badalabdiqani7752 2 жыл бұрын
Sheekhu ismadhagaysto miyaa mise mafayooba sidani waa aga
@rajul0880
@rajul0880 11 жыл бұрын
Sheekhoow aad ayaan uga xumahay, arinkan waad ku dhacday mala yabaa in waqtigu kala duwan yahay.
@acazaam
@acazaam 5 жыл бұрын
Zaid waliba
@ustaaddalxa
@ustaaddalxa 2 жыл бұрын
Dilaa ayaaba kuu qoran sh abdulqadir gaamey meel maku sheegtaaa
@amalabdi1856
@amalabdi1856 Жыл бұрын
waqtigu hakala duwanaadee muhimadu waa hadaladiisa
@jaamacmaxamed9345
@jaamacmaxamed9345 Жыл бұрын
Qofkii caqli leh wuu arkaa xasaan
@QanaoSomalitvmn
@QanaoSomalitvmn 11 жыл бұрын
ASC WAA WAX AAD IYO AAD LOOGA XUMADO INAAN MAQALNO MAR WALBA IS HEESADKA CULIMADA HADAAN SAAN KU JIRNO GORMEE IS DEENDOONA
@jicirif149
@jicirif149 5 жыл бұрын
محمود شبلي فهو ملبس يلبس الحق بالباطل
@Al.jabarti
@Al.jabarti 2 жыл бұрын
"Xasaan Xuseen Baneysiga Dhiiga Muslimiinta ,Gaaliysiintooda Sh.Abdikriim Xasan xoosh kzfaq.info/get/bejne/eNOof7uS2ZvPmWw.html
@user-mq5nw4rq8l
@user-mq5nw4rq8l 5 жыл бұрын
Allaha kugu-abaalmariyo jannada
@RelaxationA
@RelaxationA 2 жыл бұрын
Ilaa hadda shekanaa sh Maxamuud waxaa dhawrsano kaa sugaynaa meela aad sheegtay inuu sh xassaan culimada salafka waxa uu ka soo guuriyo ay been ku jirto badan ood sheegi doonto kaamana haayno ilaa hada kaama hayno
@fadalmedia5570
@fadalmedia5570 2 жыл бұрын
Taa hala gaare tan kawaran mma kusaxan yhy
@Gloriouslyupright324
@Gloriouslyupright324 2 жыл бұрын
Sababta muxaadaradan waa maxay?
@cawilcabdile8552
@cawilcabdile8552 2 жыл бұрын
Waxaan maqli jiray diintu isma badashee aadmiga ayaa dayooba. Sheikh xasaan wuxuu ku sunagyahay manhajkii salafka saxda ahaa ee aan takfiir iyo irjaa midna ahayn inshalah.
@mmppwm2465
@mmppwm2465 5 жыл бұрын
Wallqaybihii.kale.aaway
@siciidh
@siciidh 11 жыл бұрын
codkiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiii
@ustaaddalxa
@ustaaddalxa 2 жыл бұрын
Wadaad ku wuu deg degaaa wxuuna u batey Manhaj iyo dariiq quluwi ah
@mohammedamiin9761
@mohammedamiin9761 2 жыл бұрын
Goos goos in la soo qaato waxba ma tareyso ee ninku halola doodo face to face ninkii reeyaa reerku u haraya lol
@khadarmohamoud5835
@khadarmohamoud5835 Ай бұрын
23/6/2024 😂
@Rageahcade114
@Rageahcade114 7 жыл бұрын
Shibli wxaa mcna laheenaa isku mashquulisay sheekhaan wan aaminsanahy ngama gadmeyso sheekadan anaga ee fuuuf adeer dadaa ka araktahaa jiro ee ku mashquul kuwaas reer maandoon iyo masakiinta ku aruur adeer fuuuuf
@ustaaddalxa
@ustaaddalxa 2 жыл бұрын
Maxaa kaa gadan ma waalida hassaan
@abunucman76
@abunucman76 2 жыл бұрын
Wadaadkan tadliis ayuu sameynaayaaa waayo waqtiga ayaa kala duwan meesha uu sh xassan kubaneeye ayaa horeyse tan uu kudiidana weydanbeyse fikir waahore ahaa waa laga noqon karaa
@fadalmedia5570
@fadalmedia5570 2 жыл бұрын
Tadliis mahe waxaa lagu haysta wadaadka xassaan jahli layskuma cudur daaro isna wuu iskugu cudur daaray ee dadka kle maxa udiiday in layskugu cudur daaro jahli
@abdallaabdikariimyusuf9901
@abdallaabdikariimyusuf9901 2 жыл бұрын
Waa akhdaada sheekh shibli ku dabaasho maalin walba Waa in laga digtoonaado
@cabdulahinadifcumar674
@cabdulahinadifcumar674 2 жыл бұрын
0
@moustaphaadams6359
@moustaphaadams6359 11 жыл бұрын
Waa banaantahay iyo ma banaano ma wax uu Sheikhu aliftaa mise waa axkaam sugan ?Hadii ay axmaak sugan tahay siday ku dhacday in axkaamtaasi ay shalay maya la ahayd maantana haa? Mise la jiifiyaa banaan iyo la toosiyaa banaan miyaa?Hadaba soo ma wacno in inta sheikhu kali oran lahaa hala jiifiyo kaligii mise hala toosiyo soo kama wacno in qof waliba tiisa toosisto oo haduu doonana jiifisto oo aan la isku eedin?
@rahmaaden7733
@rahmaaden7733 6 жыл бұрын
kkkkkkkkk waa jawaab cajiiba
@bashirkhalif1544
@bashirkhalif1544 6 жыл бұрын
Imam shafee waxu leyahay qawl la dhaho qadiim iyo ku kadambeyo la dhoho jadiid. Ma axkaam diined bu ka dulaye mise hawadiis ay ahayd. Hadu axkam diineed ka duulaye sey ku dhacday inu is buriyo,?
@mahamednuur9616
@mahamednuur9616 2 жыл бұрын
Hhhhhhhhgg isdil
@amalaralle2407
@amalaralle2407 2 жыл бұрын
Duli kudhaca umaddi waad duleeyseen adiga & inti kula fikirka ah
@cabdiraxmansheekh2991
@cabdiraxmansheekh2991 2 жыл бұрын
صحيح فالشيخ لم يقل إن الكفر جائز بالمصلحة في الكليب السابق بل إن حقيقة البرلمان كانت مجهولة عنده
@Abuumascuud2020
@Abuumascuud2020 2 жыл бұрын
Markaa ma jaahilbuu ahaa ayaad na leedahay
@Abuumascuud2020
@Abuumascuud2020 2 жыл бұрын
Al-cudru bil jahli markaa ma u ma u malayn in uu qabo wadaadku
@cabdiraxmansheekh2991
@cabdiraxmansheekh2991 2 жыл бұрын
@@Abuumascuud2020 من تابع دروس الشيخ فإنه يفهم مسائل الكفر والإيمان فهما دقيقا فالشيخ يري أن الجهل بصورة الشيء فيه عذر فاتنبه
@Abuumascuud2020
@Abuumascuud2020 2 жыл бұрын
waxba gidaar ha isku qaadine nooga jawaab jahliga uu ku sugnaa ee aad leedahay waa tasawur la'aan iyo jahliga uu ku haysto cidda kale farqiga u dheeeya Almuhim sheekhu jaahilbuu ahaa mas'alo kufri ah ku dhacaye ha toobad keeno
@Abuumascuud2020
@Abuumascuud2020 2 жыл бұрын
Waata kalee waxa uu odhanayaa maqdaca dhammaadkiisa meel aan ku idhi maba xasuusto kufribaa maslaxo loo geli karaa, haddana waxa uu yidhi hadday jirtona waa khada' dhacay bal ciyaarta intaa leeg ee uu dadka cuquushooda ku ciyaarayo kawarran, maxaa khada' dhacay ah ? Bal muu is xukumo sida uu dad kaleba u xukumaayo? Alshabaab warkoodu foolxumaa
@abubinabdullah2810
@abubinabdullah2810 6 жыл бұрын
Hyh
@shiikhmaxamed4050
@shiikhmaxamed4050 2 жыл бұрын
حسان حسين فاشل لم يفهم حقيقة الانتخابات الديمقراطية اذن هو متناقض في باب الکفر والايمان انه رجل مستعجل
@dalmar2008
@dalmar2008 11 жыл бұрын
shiikow garta hadaan galo..hadal waa margoo kale meeshii la rabaa loo jiidi karaa .... Allah swt hadii laga cabsanaya sh.xassan baa saxsan ..hadii gaalada laga cabsanaayana culimada gaalada saaxiibadooda ee difaaca baa saxsan
@carafaadcabdirisaq7081
@carafaadcabdirisaq7081 3 жыл бұрын
shibli qosol maahane radin kama hayno isagiiba ladhacay shiikha hhh
@ustaaddalxa
@ustaaddalxa 2 жыл бұрын
Sow ma ogid walaa kalma xasaan wuu ka dhihi waaye naqdiga sh shibli naqdiye afkuu qabsadey
@Al.jabarti
@Al.jabarti 2 жыл бұрын
ictisaam ... kzfaq.info/get/bejne/pr6XhtmXz8-bfp8.html
MUXADARADI 1 KA DIGITAANKA GAALEYSIINTA MUSLIMIINTA MUTA.AWALIINTA SH MAXAMUUD M SHIBLI
1:42:33
MASJIDUL HIDAYA EASTLEIGH NAIROBI-KENYA
Рет қаралды 37 М.
Q 2aad Muxaadaradii  ll Al-Qowlul Amiin ll Sh Xassaan Xuseen
2:09:27
Nastya and SeanDoesMagic
00:16
Nastya
Рет қаралды 45 МЛН
World’s Largest Jello Pool
01:00
Mark Rober
Рет қаралды 114 МЛН
Qisadii Nabi Yusuf (c.s.) Sh Maxamud Shibli
2:04:40
Salafmedia
Рет қаралды 96 М.
NEW MUXADARADII 1 KA QAYBGALKA SIYAASADA DAWLADAHA  SH MAXAMUUD M SHIBLI
1:00:02
MASJIDUL HIDAYA EASTLEIGH NAIROBI-KENYA
Рет қаралды 7 М.
04 Bidcada Mawliidka~Sh. Xassaan Xuseen
1:21:48
Daarul Xadiith
Рет қаралды 14 М.
KITBAAKA MUNAAQIBKA EE SUUFIYADA  PART TWO SH MAXAMUUD M SHIBLI
1:15:45
AL-BADAR CHANNEL
Рет қаралды 56 М.
Noqo Qof Leh Hima Sare  Sheikh Mustafa
1:10:12
Ahmed Abanur
Рет қаралды 130 М.
QEEBTII 2 KA DIGITAANKA GAALEYSIINTA MUSLIMIINTA MUTA'AWALIINTA SH MAXAMUUD SHIBLI
2:06:12
MASJIDUL HIDAYA EASTLEIGH NAIROBI-KENYA
Рет қаралды 15 М.
Q4aad ll Muxaadaradii Al Qowlul Amiin ll Sh Xassaan Xuseen
2:27:32
Sunna Media
Рет қаралды 24 М.
Wixii Na Dhex Maray Sh. Cukaasha ~ Sh. Xassaan Xuseen
1:06:51
Daarul Xadiith
Рет қаралды 113 М.
Ulug'bek Yulchiyev & Aziza Qobilova - Esim ko'p (Premyera Klip)
3:32
ULUG’BEK YULCHIYEV
Рет қаралды 2,3 МЛН
Aq Koilek
2:51
Algyt - Topic
Рет қаралды 206 М.
Jaloliddin Ahmadaliyev - Kuydurgi (Official Music Video)
4:49
NevoMusic
Рет қаралды 13 МЛН
BYTANAT - ҚЫЗҒАЛДАҒЫМ
2:24
BYTANAT
Рет қаралды 578 М.
Taxi
3:06
Sadraddin - Topic
Рет қаралды 294 М.
IL’HAN - Bir aida (official video) 2024
4:01
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 190 М.
Duman - мен болмасам кім? (Mood Video)
2:35
Duman Marat
Рет қаралды 250 М.