Nidaami Mustaqbalkaaga || Sh Mustafe Xaaji 2022 Nairobi

  Рет қаралды 82,864

Salafmedia

Salafmedia

Жыл бұрын

✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔
fadlan Subscribbe Salafmedia dhagsii ┇► / @salafmedia

Пікірлер: 109
@mohamedabdalleosmaanbaalle1889
@mohamedabdalleosmaanbaalle1889 Жыл бұрын
Ninkani waa hadiyadaha ilaahay umadda soomaalida siiyey, alaahay sheekhaa habarakeeyo, inagana wacdigaas haynagu anfoco
@naciimowehliye8484
@naciimowehliye8484 Жыл бұрын
Wa runta wlhi ilehy hano dayo
@ahussein1120
@ahussein1120 Жыл бұрын
ilaahow ku xifdi aduun iyo aankhiraba WAA SHEEKH ,WAA FEYLASUUF, WAA KHABIIR, WAA AQOONYAHAN, WAA DHAQAN YAHAN, WAA BIDHAAMIYE HAGARDAAMAMOOYINKA GAALADA,WAA SIYAASI, allow cimri dheer ku sii iyo caafimaad iyo camal wanaagsan ilaah dartiis ayaan kuu jecelnahay SHIIKH MUSTAFE XAAJI
@nimoabdikarem8719
@nimoabdikarem8719 Жыл бұрын
Jazzakalahu khairal jazza Sheikh Mustafe Haji Ismail Harun❤
@MrUkun
@MrUkun Жыл бұрын
What about the other Sheikhs? you should make your do"a to every Sheikh attended to this Summit!!
@xasanabdiraxnaan8207
@xasanabdiraxnaan8207 Жыл бұрын
@@MrUkun xgřy bn
@indhacadaystv4081
@indhacadaystv4081 Жыл бұрын
Allaah ku barakeeyo Shaykhii.❤❤❤❤ Runtii waa hugaamiye ummadeed.
@positiveandfunny4332
@positiveandfunny4332 Жыл бұрын
1-Allaha Naga Digo Kuwa Qaato Wacdiga 2-Allaha Naga Digo Kuwa Qaatuma Wanagsan iyo Iman Kudinto 3-Iso Duceeyo Fadlan 😭 Waxbaa Idibay In Uu Ilahi Culeys Iga Saaro Shartaas Aan Iska Dayi La'yahay
@ramlasuleiman5143
@ramlasuleiman5143 Жыл бұрын
اللهم آجرني في مصيبتي، وأخلف لي خيرًا منها؛ Ducada akhriso wll Allah haka Dulqado wixikudhibaya
@mariamabdisalaad6005
@mariamabdisalaad6005 Жыл бұрын
Allah ku caafiyo wll
@updullahishiine5211
@updullahishiine5211 Жыл бұрын
@@mariamabdisalaad6005 😂😂😂😂 ani xitaa wan yaaabey sister
@Muxaadiro_Media
@Muxaadiro_Media Жыл бұрын
Alle ha kaa dull qaado walal laakiin samir hadad samirto waxa laga yaaba in aad jannada ku gashee.
@fathima.iloveallah.3853
@fathima.iloveallah.3853 Жыл бұрын
Yaa Allah sheikh Mustafe Haji family’s kiisa u xafid kuli uhanuuni iyo faraciisa dhan Jannahtul Firdows geey kuligooda Ameen YaaRab.
@araweelodiiriye8489
@araweelodiiriye8489 Жыл бұрын
Jasaa ikumullahi khayr sheekh mustafa ilaahay aduun iyo aakhiro ha ku xifdiyo
@taqwalaah5911
@taqwalaah5911 Жыл бұрын
Masha Allah tabarka Laah Allah dariiqa saxda ah ha noo sahlo culimadana ha noo xifdiyo
@abdulkadirissa3433
@abdulkadirissa3433 Жыл бұрын
Jazakalah Khayr ilaahow kuwa siyaasiyiita iskudheegaya oo caamada ah shisheeyaga dalka iyo diinta iyo dadka iyo dhaqaalaha siinaya nagaqabo aamiin
@eeshcala
@eeshcala Жыл бұрын
Ilaahay culimada oo dhan ha inoo xifdiyo danbigooda kan waalidkood iyo kan qoysaskoodaba allaha dhaafo. Amin ya rabbi. Ansaru sunnah na allaha ka abaalmariyo dadaalkooda❤
@bisharoabdilahi9540
@bisharoabdilahi9540 Жыл бұрын
Amiin yaa raabi
@zakisalaad6641
@zakisalaad6641 Жыл бұрын
Allaha ku xifdiyo ilahy cimriga haku dhereyo sheikh mustafa
@abdirahmaanxuseen571
@abdirahmaanxuseen571 Жыл бұрын
allha barakeyo sheekha innagana allaha nagu anfaco aamiin yaa rabbi
@mohamedhaji7148
@mohamedhaji7148 Жыл бұрын
ولا تكونو كا الدين نسو الله فانساهم انفسهم 😢😢😢
@Aaamina12
@Aaamina12 Жыл бұрын
Jazakallah khayr allow naga dhig kuwa ku wax qaata adunki ayaba iska xumaaday
@Aidaro123
@Aidaro123 Жыл бұрын
Jassaa a kallah sheekh alle haynagu sugo xaqa iyo dariiqii rasuulka scw
@nimcomaxamed4737
@nimcomaxamed4737 Жыл бұрын
Mansha alh ilhy ha ku xafido sheeq mustafe
@adnaabukarmohamed2998
@adnaabukarmohamed2998 Жыл бұрын
Allah ku xifdiyo sheikh mustafe 🤲🏻🥺❤
@awaaleali1363
@awaaleali1363 Жыл бұрын
Sheekh Mustafe xaaji Ismacil Haruun ♥️💐
@cabdijaamac8489
@cabdijaamac8489 Жыл бұрын
SHEEKH MUSTAFE WUXUU SI CILMIYEYSAN UU MUXAADARO AHAAN KULA HADLAYAA DADKA TALADA UMMADDA GACANTA KU HAYA EE SIYAASIYIINTA,MADAXDA,SALAADIINTA IWM SHEEGATA. Waar Waa TALO XAGGII RABI KA TIMI IYO WAAYO ARAGNIMO NIN WEYNE DHUGTA WARKAA. Jazaka Allah Sh. Mustafa Harun.
@milgomohamoud3118
@milgomohamoud3118 Жыл бұрын
Jasakallahu khayr wabarakallahu fik sheekhana.
@tusiye4356
@tusiye4356 Жыл бұрын
ilaahay sheekh musdafe ha noo daayo maalmo badan, caafimaadka iyo cimigana alle u siyaadiyo ( walaahi waa duco qalbiga aan ka leeyahay)
@farhia9561
@farhia9561 Жыл бұрын
Rabbii haku xifdiyo sheikh Mustafa HAji Ismail wajazaakumulaah
@shamsamohaa3457
@shamsamohaa3457 Жыл бұрын
Mashlh fav sheikh❤
@nuuribrahim3131
@nuuribrahim3131 Жыл бұрын
Alle Sheekh Mustafa iyo culimada kala ba ha barakeeyo
@laylasagal6710
@laylasagal6710 Жыл бұрын
🥰ale ha ku barakeeyo😇 شكرا لك
@nashnashomar8652
@nashnashomar8652 Жыл бұрын
Mashallah May almighty Allah protect you and give you long life with ibadaah ya rabii
@abdullahiadan5344
@abdullahiadan5344 Жыл бұрын
M.a our maalim alaha give u logo life
@aminayussuf7042
@aminayussuf7042 Жыл бұрын
ASC Dhamantin Allah haku barekeyo Sheikh, anaga muxadaro qayiim waye Kuwii kucamaal Fala Allah hanagadhigo amin🌹
@Arizgirl27
@Arizgirl27 Жыл бұрын
‏جزاك الله
@zahradahir2811
@zahradahir2811 Жыл бұрын
Mashallah tabarkallah rahaman ❤
@nadiramohamed8542
@nadiramohamed8542 Жыл бұрын
Sheekh mustafe alle cimriga haku barkeeto❤
@shamsoosman4879
@shamsoosman4879 Жыл бұрын
Alh ku barkeyo.....
@nimoabdi5878
@nimoabdi5878 Жыл бұрын
Salalaahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤
@najmoabaas7074
@najmoabaas7074 Жыл бұрын
Illahay haanaga dhiigo kuuwa qaatimada wanagsan
@najmoabaas7074
@najmoabaas7074 Жыл бұрын
Illahay ajiir xasanaad haaka siiyo
@peaceandstability9962
@peaceandstability9962 Жыл бұрын
‏حبيبي يا ‏شيخ مصطفى والله إني لأحبك♥️♥️
@ahmedbiif4059
@ahmedbiif4059 Жыл бұрын
Marka allah kuu doortoo uma bahnid binadmi iin uu kuu doortoo cheik moustapha haji ismail allah doortay
@kenedidgursumofficial9045
@kenedidgursumofficial9045 Жыл бұрын
JazakaAllah shekh mustafexaafiduAllah
@tvrarisdanguud4980
@tvrarisdanguud4980 Жыл бұрын
Jeskallah hakubarakeeyo aamiin aamiin aamiin
@mohamedademqanciye2105
@mohamedademqanciye2105 Жыл бұрын
Sheekh Mustafa Alle haku barakeeyo cilmigana Alle hakuu siyaadiyo inshaAllah waxaan isku deyi doonaa inan Muxaadirooyinkaaga aan qoraal ugu badallo ummadda Soomaaliyeed si jiilalka iman doona ay u akhristaan oo ay dhaxal gal ugu noqoto.
@hodoali5714
@hodoali5714 Жыл бұрын
Mansh allah tabarak raxman shaqo wacan wlo
@aliahmed-rg8dr
@aliahmed-rg8dr Жыл бұрын
jazakaAllahu Kheyr🤲
@ayaaniito8899
@ayaaniito8899 Жыл бұрын
jazzaka allah khyar dhamaantiin
@naimoabdille5827
@naimoabdille5827 Жыл бұрын
Alxamdullillah
@aniisoomar8898
@aniisoomar8898 Жыл бұрын
Maasha Allah xafidullah barkallah tabarkallah jizakallahu kheeyr 🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@chelseakante5594
@chelseakante5594 Жыл бұрын
Jazaklh khyr alhamdulilh manshalaah
@mohamedmusa5838
@mohamedmusa5838 Жыл бұрын
Jazaka Allah qayran
@abdulrahmanh5523
@abdulrahmanh5523 Жыл бұрын
Allaahu Akbar ❤
@fatiaden2130
@fatiaden2130 Жыл бұрын
Shikh mustafa muxuu hoga tusaaleeyey waaqica saxda ah ee dunida manta joogno kuwii khudbadada anfacdo oo ay badasho Alle hanaga dhigo🤲
@liibooje4416
@liibooje4416 Жыл бұрын
masha Aallh
@Almacarif
@Almacarif Жыл бұрын
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم
@calimaxamud4874
@calimaxamud4874 Жыл бұрын
Saxwaaye shiikha jazaakumulaah run ayaat dad badan waa iska indhtirayan
@abdiisse563
@abdiisse563 Жыл бұрын
Mashaallah
@tvrarisdanguud4980
@tvrarisdanguud4980 Жыл бұрын
Allah akabar allahu akabar allahu akabar nebi muxamed scw scw scw
@naimamahamaud5622
@naimamahamaud5622 Жыл бұрын
Wcs shiik mustafaa❤
@positiveandfunny4332
@positiveandfunny4332 Жыл бұрын
31:36 TikTok Wxeey Umada Kuhayso Waaye Akhlaqda Dhalinyarada Somaliyed Weey kudeshay
@hodoali5714
@hodoali5714 Жыл бұрын
😢😢😢😢wlaaahi waa run
@Almacarif
@Almacarif Жыл бұрын
اللهم صل على محمد وعلى آله وصحبه وسلم
@samsamabib7782
@samsamabib7782 Жыл бұрын
Man sha allaak tabarakala
@umumanaal6610
@umumanaal6610 Жыл бұрын
😊😇good job
@zahrakheire8452
@zahrakheire8452 Жыл бұрын
برك الله لك يا شيخنا وحفظكم الله
@abdallahidris3955
@abdallahidris3955 Жыл бұрын
Maanshallah
@aadandool
@aadandool Жыл бұрын
Sheikh majiro aan wacdigiisa dhameysto ilaa sheikh mustafa xaaji ismaciil ilaahey dartii baan kuu jclhy Walaalaha halkaan igula jira waxaan idinka codsanayaa isoo duceya muraad baan qeyr qabo baan leeyahay inuu alle iifududeeyo
@abdimajidadan960
@abdimajidadan960 Жыл бұрын
Amiin
@saynabcabdilaahi4143
@saynabcabdilaahi4143 Жыл бұрын
اللهم صلي على سيدنا ونبينا محمد صلى الله عليه وسلم
@abdikadirabdirashid8301
@abdikadirabdirashid8301 Жыл бұрын
Mashallaah sheikh
@nimcocali8414
@nimcocali8414 Жыл бұрын
ilahayow xifdi umada muslimka ah
@vaanashariif1515
@vaanashariif1515 Жыл бұрын
ما شاء الله
@abdijabarshimoyali9976
@abdijabarshimoyali9976 Жыл бұрын
Sheikh Mustafa ilaahey dartii kuu jeclahy
@umumohamed6726
@umumohamed6726 Жыл бұрын
Jazakallhu kheyr
@filsanmaxamed2199
@filsanmaxamed2199 Жыл бұрын
Wlh hdi an rer muqdisho nahay wa nala garsiyay crisis normalisation
@appoozama28
@appoozama28 Жыл бұрын
Alhamdullilah Alaa nicmatil islaam
@kaltumasheikhabdi8161
@kaltumasheikhabdi8161 Жыл бұрын
mashaAllaah
@ifrahjamaabdi7221
@ifrahjamaabdi7221 Жыл бұрын
Maansha
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 Жыл бұрын
Mashallah ♥️ ♥️ jisakallah
@kowthardukow
@kowthardukow Жыл бұрын
Jazakallah
@nasraabdullaho9655
@nasraabdullaho9655 Жыл бұрын
❤❤ ❤
@suadodeeq5936
@suadodeeq5936 Жыл бұрын
Mashaa allaah waa hadal macna wayn kufadhiya kuwi weeleeya allaha nagadhigo sheekhane ilaahay miisaanka xasanaadka hausaaro walaalaha soogudbiyayna allaha barakeeyo
@hassanfarah5111
@hassanfarah5111 Жыл бұрын
Great schoalar weyan
@akramjama8698
@akramjama8698 Жыл бұрын
MashaAllah
@yasinjama2638
@yasinjama2638 Жыл бұрын
Ina ladiina yakfiruuna bilaahi wa rasuluhu Allaah iyo rusushiisa bay ku been abuuranayaan Oo leeyihiin alla wuxuu yidhi sidan iyo sideer nebiyadiina sideer Sido Macnaha quraankay macnihiisa saxda ahaa duween oo allaah kalaamkiisi iyo sidoo kale waxaanu nebi maxamed csw Oo ay leeyihiin ama u saarinayaan Waxayna odhan nebigu csw ayaa xadiis kan yidhi oo waa nebigaa sidaa yidhi Waana beentoode ma aha Oo nebiga iyo alleba inay ku been abuuranayaan quraankay ku cafa hay Inay wax weliba afkooda ku bedelayaa
@fathima.iloveallah.3853
@fathima.iloveallah.3853 Жыл бұрын
Sheikh Mustafe Haji meeqo sano ayuu xaqa sheegaya kalaya oo nimankan Madaxda ah oo Somaliad wax ma fahman miya? JazakAllahu kheeyr sheikh Mustafe Haji Allah Mizanka xasanaadka Allah ha kuu saaro Ameen YaaRab.
@Inspirationchannel-uc3yv
@Inspirationchannel-uc3yv Жыл бұрын
شيخ الواقع
@mrsharif8473
@mrsharif8473 Жыл бұрын
Sxp muxadarada imise bilabane biri I a
@fathiaosman1512
@fathiaosman1512 Жыл бұрын
Sheekhanaa Jasaa kallaaah khayr
@samiiraabdiaziz3987
@samiiraabdiaziz3987 Жыл бұрын
Halloo duceeyo dadka abaarsan ee domaalida
@abdirahmaanxuseen571
@abdirahmaanxuseen571 Жыл бұрын
حفظ الله الشيخ مصطفى حاج وجعلناالله من الذين يستمعون القول فيتبعون أحسنه إنه جوادكريم آمين
@muslims_are_brothers
@muslims_are_brothers Жыл бұрын
Culimada wadanka haloo dhiibo gaala weydinkaa siiyay oo ey idin amfici weydaye
@KhalidBoqorShow
@KhalidBoqorShow Жыл бұрын
FARMAJO yaa uxiisay? CHAPTER 7 iyo in laga bixi karo SOMALI ISKAA BARAY. LIKE 👍
@hodoali5714
@hodoali5714 Жыл бұрын
Walaahi wan uu xiisey isnha allah isaga oo Ka awood iyo khibrad badan intii hore ayuu soo noqonayaa
@KhalidBoqorShow
@KhalidBoqorShow Жыл бұрын
@@hodoali5714 in sha Allah
@yasinjama2638
@yasinjama2638 Жыл бұрын
Shiiq mustafoow dhibka somalida haysta ee aad ka sheekayso taqriiban 36 sano aad wado waxna ka soo naasa cadaan Taasi waxay cadaynaysaa inaydan dadka wax saxa u sheegayn Adigu waxaad ka hadashaa had iyo jeer Wax yaabaha maadiga ah ee ku sal leh siyaasad Waa sasabta ay dadku kuu fahan sanayn Waxana ku qaldaysaa aftahanimo Waxaad ka mid tahay firqada la yidhaahdo salafiyada Dadka hadii diinta sida saxda ah loogu sheegi lahaa wax walibana way hagaagi lahaayeen Dad diinta si sax ah loo gaadhsiiyo waxba kama xumaadaan Allaa la jirsada Markaa xagay wax ka qaldan yihiin ? Waxay wax ka qaldan dadka dhegaysanaya nimanka shiiq yada sheeganaya Ee buugaagta ay soo daabacaan reer aala sucuud Ee sanad walba wax laga bedelo kuwa horleh oo hore loo arag oo allaah iyo sharcigiisa uu noo soo dejiyay ee quraanka ah lagu beeninayo Oo la leeyahay abu hebel iyo ibnu hebel baa sidaas yidhi oo waa saxeex hala raaco Macnaha sharcigii allaah baa la tuuray Oo weliba aayadihii quraanka si beeno loo fasilay Ibnu hebel warkiisana hala qaato baa la yidhi Miyaydan ahayn kuwii allaah yidhi diintay idiin dhex fadhiisanayaane iska eega Tobankiinan kunee magacyada badan ee firqo Aduunka se waxaa ugu liita kuwa aan wax iska hubinayn oo cimaamadiina iyo kafiyada iyo qamiiska iyo barafuunkiyo qamiirka iyo aftahanimada la isku lumiyo diinta u moodaya Umad qayr loo sheegay way qaadataa dhankastana way ka hagaagtaa lkn idinkaa kuwii luminayay ah Waayo waa iska sheeka sheeko aan cilmiyaysnayn waxaad meesha ku haysaan
@araweelodiiriye8489
@araweelodiiriye8489 Жыл бұрын
Jaahil
@els.m.7317
@els.m.7317 Жыл бұрын
Jaahil waaroon!!
@fatush411
@fatush411 Жыл бұрын
Xayawaan!
@dhagond4132
@dhagond4132 Жыл бұрын
Waxaad tahay jaahil Waxaad kuwii nabigu sheegay ee umada fidneeya Waxaad ibleys umada waalaya oo indho la.a Shekh mustafe afkaaga qadhmuun iyo gamacahaaga nijaasta ah ka leexi munaafaq ayaad tahay
@yasinjama2638
@yasinjama2638 Жыл бұрын
@@abdifatahhusseinali7486 iyagiyo shabaab waa isku mid iyagayba markii horeba ka farcameen dadka ay badiyaynayaan bay isku haystaan macnaha anaa kaa dad badan iyo anaa kaa dad badan Markoodii horeba aqwaan bay isla ahaayeen markaasay kun firqo noqdeen Inaad iskaga hadho ood aaqiradaada u naxdo oo aadan salaadba ku xidhane gurigaaga ku tukataa ka wanaagsan
@najmoabaas7074
@najmoabaas7074 Жыл бұрын
Illahay ajiir xasanaad haaka siiyo
Nairobi 2023 || Xaqiiqada Aduunyada' || Sh Mustafe Xaaji
47:31
Salafmedia
Рет қаралды 170 М.
Nairobi || isbedellada kasocda Caalamka || Sh Mustafe Xaaji
58:21
I CAN’T BELIEVE I LOST 😱
00:46
Topper Guild
Рет қаралды 120 МЛН
HOW DID HE WIN? 😱
00:33
Topper Guild
Рет қаралды 45 МЛН
Этот Пёс Кое-Что Наделал 😳
00:31
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 4,5 МЛН
Sheekh Mustafe | Qisooyin Aad U Xiiso Badan
51:38
Talo Podcast
Рет қаралды 77 М.
Sida ummad loo diyaariyuo || Sh Mustafe xaaji
46:34
Salafmedia
Рет қаралды 11 М.
Sh Mustafe X  Ismaaciil ┇ NOLOSHA ADAG SIDEE LOGA BAXAA
1:02:04
Madxafka Diinta
Рет қаралды 221 М.
Waa Kuma Qofka Qasaaray ? |Sh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun
42:24
Kheyrwade Official
Рет қаралды 448
20 Qiso Saameyn Leh || 1 Saac || Sh Mustafe Xaaji Ismaaciil
1:04:13
SHEEKH MUSTAFA | QISOOYIN OO UGU SAAMEYNTA BADAN_XUL 2024
2:44:02
Madxafka Diinta
Рет қаралды 89 М.
Sadraddin - Jauap bar ma? | Official Music Video
2:53
SADRADDIN
Рет қаралды 11 МЛН
Malohat
3:35
Xamdam Sobirov - Topic
Рет қаралды 478 М.
Iliyas Kabdyray ft. Amre - Армандадым
2:41
Amre Official
Рет қаралды 1,1 МЛН