Night routine with 5kids hawenki waxa qabto hooyo ma daasho si walbo

  Рет қаралды 61,643

Ayaan Bilan Barwaaqo

Ayaan Bilan Barwaaqo

Жыл бұрын

Пікірлер: 109
@kalidog5835
@kalidog5835 Жыл бұрын
Abaayo ilaahay hakula koriyo mashaa allaah abayo waligaa ilmaha ha u qabayn cantata ksdib xanuun baaba laga qaadaa iyagoo aad u soo qabaysay cuntada sii
@Nafteedauroon
@Nafteedauroon Жыл бұрын
Marki cuntada la cuno.hore lagama qabaysto wayo dheefshidka shaqadisa ayuu joojinayaa ee intaadan cuntada siinin uqabey marky casheyana u dhaq dhaq
@shariifohassan1735
@shariifohassan1735 Жыл бұрын
Mashaallah ajar ayaa heshay qof wanaagsan ayaa tahay, alle caafimad alle haseeyo gabadha yar.
@faizaali2327
@faizaali2327 Жыл бұрын
Masha alaha xabbiti mahadsanid horey usoco ale haku barakeyo adiga iyo caruurtada amiin amiin 🤲🤲🤲🤲💋💋👌👌👌
@quenbilan5151
@quenbilan5151 Жыл бұрын
Ilmhaga adaa dhly abyo wxaa rabto siiso dantooda adigaa yaqaan qof warkiisa ha maqlin
@sahroalinuur5111
@sahroalinuur5111 Жыл бұрын
Masha Allh abayo family 👪 ❤️ qrx bdn thin Alle haidin deyo gawadhane Alle hakucafiya😊
@maxamedibraahim7736
@maxamedibraahim7736 Жыл бұрын
Maasha Allah tabaraka Allaah family qurux badan Maasha Allaaah haidiin barakeeyo jasaaku khayr maasha Allah waa markii igu horaysay ee qoraal Soo qoro waan idiinku sobiray dar alleh
@ayaanbilanbarwaaqo7047
@ayaanbilanbarwaaqo7047 Жыл бұрын
Soodhawaaw walaal
@safiyoahmedabdi1815
@safiyoahmedabdi1815 Жыл бұрын
Mashalah Lakin abaayo somali lama canci Karo ee ilmaha cuntada markaa sineyso qari wlhi dadka waa il kaliya
@hawacadey1844
@hawacadey1844 Жыл бұрын
Masha alaah ayaan bilan barwaaqo farxad igu nolaw adi famligaga
@wardaali3529
@wardaali3529 Жыл бұрын
Maasha Allah family qurux badan ilaahe haku barakeeyo mcnto ilaahe hanoo xafiyo ilmaha inta anheysan ilaahe ha siiyo
@hiboaamiin6566
@hiboaamiin6566 Жыл бұрын
Masha Allah
@ayandagan2532
@ayandagan2532 Жыл бұрын
Alla haku cafiyo abayo
@nastexoabdi4012
@nastexoabdi4012 Жыл бұрын
Masha allah abaayo allaha kula koriyo ilmaha
@fatumaahmed9105
@fatumaahmed9105 Жыл бұрын
U are good mother
@mssqosol
@mssqosol Жыл бұрын
Allha caafiyo gabadha yarta abayo hooyo adag ayaa tahay guulsyso
@qalanjaquruxu5966
@qalanjaquruxu5966 Жыл бұрын
Allah hakucafiyo abaayo Amiin yarabi
@umuanzal8733
@umuanzal8733 Жыл бұрын
hooyo ad adagaa thy sasa karabaa maansha allaah
@sadiyanajib9662
@sadiyanajib9662 Жыл бұрын
Ilaahey hakuu cafiyo abaayo
@Furnfuture_yt
@Furnfuture_yt Жыл бұрын
Aniiga xaata waay necebyihin laakin smoothies 😋 ushiid fruits
@zamzam5255
@zamzam5255 Жыл бұрын
MAASHAA ALLAAH ILLAAHEEY HAA IDIIN HAFIIDO INA AABO CIIDNA HAA UU JOO JINIIN NOLASHAADO WAADO
@xafsahilkas951
@xafsahilkas951 Жыл бұрын
Gabadha yar allow caafi oo cfmd soo daahin sii🥺🤲🤱
@ayanelmowge2150
@ayanelmowge2150 Жыл бұрын
Abaayo astaqfaarso saliga nabiga scw badso culeskna iska ilaali
@soleeqocaaqil2
@soleeqocaaqil2 Жыл бұрын
Mansha allh abayo allh kudhowro
@saharayusuf8790
@saharayusuf8790 Жыл бұрын
Masha alh abyo alh idinxifdiyo
@najmahyusuf5225
@najmahyusuf5225 Жыл бұрын
Masha allaah hooyo karti badan
@Furnfuture_yt
@Furnfuture_yt Жыл бұрын
Abaayo ilaahay haku cunugta wadnaha
@maxamed8830
@maxamed8830 Жыл бұрын
maansha allh maansha allh maansha allh wll macaanto rabi hakuu barakeyo👍👍💖💚💚💕❣🌿🌿❣❣💕💕💚💖💚💚💕❣❣💕💕💖💖💚💕💕❣❣❣❣💕💕💚💖
@hazbevibing3066
@hazbevibing3066 Жыл бұрын
Maasha allah 😍
@queensoomaali1713
@queensoomaali1713 Жыл бұрын
Mnsha aallh aalle haku barakeyo
@user-xc5vn3tw5b
@user-xc5vn3tw5b 11 ай бұрын
ماشاء الله ❤
@hamdiibrahim3905
@hamdiibrahim3905 Жыл бұрын
Mcn badan maficna ilmaha markey cunteyan ina laqubeyo saas maqlay illhy haku xfdo
@queendm1317
@queendm1317 Жыл бұрын
Abayo basto jeclida 😁😆 marwalbo reerka basto Lee miyaa karisa
@missyusuf5869
@missyusuf5869 Жыл бұрын
😀
@ruqiyoese1193
@ruqiyoese1193 Жыл бұрын
Maan sha allaah baaraka
@aminaamish242
@aminaamish242 Жыл бұрын
Ilhy hakulakoriyo miskinta wadna kaxanunsana ilhy hakucafiyo ameeeeen
@maxamed8830
@maxamed8830 Жыл бұрын
rabiyoow caafiwaa yaawaduuud💕💕❣❣❣💕💚💚💖💖💚💕❣🌿👍👍
@lalimohmmed5525
@lalimohmmed5525 Жыл бұрын
Allah kucaafiyo
@idmanidman9988
@idmanidman9988 Жыл бұрын
Abayo manta kugu biray hooyo karti badan tahay illahay illmaha hakula koriyo
@fatuushmohamed5194
@fatuushmohamed5194 Жыл бұрын
Masha allah abyo allah haku deysto waxaa lo dalayo waa cayaga allah haku fudediyo 🙏🤗
@ikranmuse6103
@ikranmuse6103 Жыл бұрын
Masha allah family quruxbadan
@ikranmuse6103
@ikranmuse6103 Жыл бұрын
🥰🥰🥰🥰🥰
@fatxiibrahim7222
@fatxiibrahim7222 Жыл бұрын
Plz plz ankudawane wlly hesta ngda video kada heeesta
@Umonan
@Umonan Жыл бұрын
Ayney borashka hoyda umusha ah iyo ilmaha aan caylin ma heli kara puntland joga growe
@ilwaadrmohamuud6604
@ilwaadrmohamuud6604 Жыл бұрын
Alle ha cfiyo mcny
@dhoolabdi1
@dhoolabdi1 Жыл бұрын
Masha Allah ❤❤❤❤
@fartunaxasakow3897
@fartunaxasakow3897 Жыл бұрын
Mashallaha tabrakalhaa
@fatmahassan7241
@fatmahassan7241 Жыл бұрын
Mansha alah tabarakalah ❤️❤️❤️❤️❤️
@sacdiyojaamac7568
@sacdiyojaamac7568 Жыл бұрын
mashaa Allaah
@fatumaahmed9105
@fatumaahmed9105 Жыл бұрын
Mashalah you are good mother I like sad ilmahaga rashinka usisay then the husband
@blueblue5427
@blueblue5427 Жыл бұрын
There’s nothing wrong with giving him or the kids food first. Who ever is more hungry
@qalanjaquruxu5966
@qalanjaquruxu5966 Жыл бұрын
Mansha Allah
@simanmaxamed1434
@simanmaxamed1434 Жыл бұрын
Abyo aflax wadaha. Maku dhalatay mise ilaahey ha caafiyo
@nastehaalinoor6355
@nastehaalinoor6355 Жыл бұрын
Illahey Haku caafiyo
@FatuushKl
@FatuushKl Жыл бұрын
Allah haa cafiyo 😢mcnto
@user-rm4wv4xl9k
@user-rm4wv4xl9k Жыл бұрын
MashaAllah ♥❤♥❤
@lalimohmmed5525
@lalimohmmed5525 Жыл бұрын
Amin
@zamzamfarax8602
@zamzamfarax8602 Жыл бұрын
Biyaha kulul ee tubada lakacabo mafiicno wll iskadaay
@ASMReatingfood12
@ASMReatingfood12 Жыл бұрын
Allah cafiyo
@kordahabhessen339
@kordahabhessen339 Жыл бұрын
Caruurtu man wad walalo aheen
@fathiafashion1
@fathiafashion1 Жыл бұрын
Illahay ha cafiyo gabdha yar ana wadnaha i dulelo catana ahy yaranty da ila hda hooyo ahay qofka wadnaha dulelo ma cayilo wa lagu qala i dhahen dhaqatirta dulel kada weyn wana cabsanaya ilmo labo bil jira hesta kaliyana ahay America joga iso duceya qalinka ino illahay iga badbadiyo walalahey🤲ana hooyo la an ah ilmaheyga u baqa hooyo la an noqdan😢😭😭
@ayaanbilanbarwaaqo7047
@ayaanbilanbarwaaqo7047 Жыл бұрын
Abaayo ilahey haku cafiyo ani uurkeda markaa lahaa dhowr Mr dilmatay waana ooyi jire marka uurkeda lahaa saas kenti inee wadneheda dalolo
@qadra.hena.channel8587
@qadra.hena.channel8587 Жыл бұрын
@@ayaanbilanbarwaaqo7047 .please.apyo Shere.isme
@sadiyanajib9662
@sadiyanajib9662 Жыл бұрын
Abaayo ilahey haku caafiyo
@qadra.hena.channel8587
@qadra.hena.channel8587 Жыл бұрын
@@sadiyanajib9662 wll I soo Poqo.adigo Mhdsn
@fathiafashion1
@fathiafashion1 Жыл бұрын
@Xilkas Maxamed amiin amiin abyo shukran🥰🥰
@worldwideshow3
@worldwideshow3 Жыл бұрын
Becarfull there so people hungry due to drought and famine starvation, they may damage your health
@nawaalali7573
@nawaalali7573 Жыл бұрын
Kasha Allaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@umunuseyba9871
@umunuseyba9871 Жыл бұрын
Ilmaha markey Cuntada cunaa 30daqiiqo kadib caano sii waayo cafimadka Uma ficno Cuntada marka la cuno hor malaga qubesto
@suhanabea124
@suhanabea124 Жыл бұрын
Abayo cuntada kahora fican qaweska caafimaad ahan
@aaminaosman7733
@aaminaosman7733 Жыл бұрын
Abyo mcnto hesta aya qadey isheg
@rumanapdiwali-ix7oc
@rumanapdiwali-ix7oc Жыл бұрын
Rercusub iyo hallan cunug aad hesata😂😂😂😂
@hidaayomohamedahmedhidaayo6685
@hidaayomohamedahmedhidaayo6685 Жыл бұрын
M.a❤❤❤
@samiamuse7457
@samiamuse7457 Жыл бұрын
Alle ha kushafiyo wllshey
@ayansicid577
@ayansicid577 Жыл бұрын
Abyo ha join somalu
@suweysdaahir2623
@suweysdaahir2623 Жыл бұрын
Abaayo malbka laku cayilo ayaa dhibkaas leh wadna barar iyo sababha oocdaado kadaaa waad siisaa hee abyo blz
@ayaanbilanbarwaaqo7047
@ayaanbilanbarwaaqo7047 Жыл бұрын
Abaayo way u dhalatay ayda dawooyin qaase qadataa
@maxamedhusen6366
@maxamedhusen6366 Жыл бұрын
@@ayaanbilanbarwaaqo7047 hm
@samsammaxamuudsamsammaxamu2085
@samsammaxamuudsamsammaxamu2085 Жыл бұрын
❤❤❤❤ Love you family ❤
@najmahyusuf5225
@najmahyusuf5225 Жыл бұрын
Ayaan yarisey
@user-rk8fo8ci8k
@user-rk8fo8ci8k Жыл бұрын
Carurta walal intayna wax cunin aya lumedhaa cafimadka kujira
@sadiyanajib9662
@sadiyanajib9662 Жыл бұрын
♥️♥️♥️♥️
@najmaabdi4867
@najmaabdi4867 Жыл бұрын
Ayaan bilan naag kudayasho mudan oo ad adag
@qaalid3719
@qaalid3719 Жыл бұрын
Asc abaayo maxamed yarisow adi maadhalay ilmahaaga shukri sow uuguma yareyn
@ayaanbilanbarwaaqo7047
@ayaanbilanbarwaaqo7047 Жыл бұрын
Ani caraba dhalney dhib la an walsheena dhashe
@qaalid3719
@qaalid3719 Жыл бұрын
@@ayaanbilanbarwaaqo7047 msha allah allaha idin barakeyo walashey qaali
@shukriabdi2953
@shukriabdi2953 Жыл бұрын
Masha allah 👑 ❤ family 👪 ❤ 💖
@AbdirahmanHussain-ix1hp
@AbdirahmanHussain-ix1hp 11 ай бұрын
👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👍
@farhiaahmed7749
@farhiaahmed7749 Жыл бұрын
❤️❤️❤️❤️❤️👍
@aishamohamedmahamud7271
@aishamohamedmahamud7271 Жыл бұрын
Biyo tobo maad cabtaan huuno
@fadumobashir1042
@fadumobashir1042 Жыл бұрын
Sunta maydka xeetahy
@najmaali2210
@najmaali2210 Жыл бұрын
Boqorad ayaa tahy wlhi
@AbdirahmanHussain-ix1hp
@AbdirahmanHussain-ix1hp 11 ай бұрын
💪👌💪💪💪💪💪👌👍👍👍👍
@asiamohamed5902
@asiamohamed5902 Жыл бұрын
Abyo shukhri yar Kadaa burukada ee saliidaada umari Hooyo fiicn baatahee 💋tankle Kampala mausoodhiiptaa🥰saliida plz jwaap
@ayaanbilanbarwaaqo7047
@ayaanbilanbarwaaqo7047 Жыл бұрын
Buruko mahin3tinteeda jilicsan wa dun
@naimaabdikadir7628
@naimaabdikadir7628 Жыл бұрын
Abyo naga kujogto tinta dawolo dhe baliz
@ramlomuhudin9566
@ramlomuhudin9566 Жыл бұрын
Qof muslim miyaa marka
@naimaabdikadir7628
@naimaabdikadir7628 Жыл бұрын
@@ramlomuhudin9566 maya lkin inta furan cunadane wey garinosaa weysogo esa cunadii beygalesaa sax
@lalimohmmed5525
@lalimohmmed5525 Жыл бұрын
Amin
School routine qafki wax dhale nasasho uma taalo
14:11
Ayaan Bilan Barwaaqo
Рет қаралды 43 М.
EVOLUTION OF ICE CREAM 😱 #shorts
00:11
Savage Vlogs
Рет қаралды 7 МЛН
Я обещал подарить ему самокат!
01:00
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 7 МЛН
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 98 МЛН
HANIYA MA SHIRQOOL MISE? AMAR ALLE LAAKIIN
17:16
Tusmo media
Рет қаралды 161
ISMACIL HANIYEH | SIDA LOO KHAARIJIYAY | 'WAXA LOO ADEEGSADAY'
12:38
NINKAAGA SIDAN MAUSAMAYSA
12:55
Ayaan Bilan Barwaaqo
Рет қаралды 39 М.
Байкеры помогли доехать маме и сыну 😯
0:20
Фильмы I Сериалы
Рет қаралды 2,5 МЛН
A woman comes a plan to teach her indifferent husband a lesson #shorts
0:44
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 2,8 МЛН
Rajesh ka flying dance 😂
0:11
Rajesh Kumar Shorts 14
Рет қаралды 9 МЛН
Bringing Back Bella 🐶
0:16
watchmylegos
Рет қаралды 7 МЛН
World’s Largest Jello Pool
1:00
Mark Rober
Рет қаралды 84 МЛН
Дал денег, закрыл долги прохожим
0:24
Сергей Миракл
Рет қаралды 4,2 МЛН