No video

#NIMANKU

  Рет қаралды 208,498

Ayub Yusuf Sakiin

Ayub Yusuf Sakiin

Күн бұрын

Пікірлер: 488
@anisaabdulkadir17
@anisaabdulkadir17 6 жыл бұрын
alx Alle ayaa igu manaystay wiil baari ii ah anna aan raalio u ahy masha Allh inta Ilamidka Ah alle ha noziyadsho inta kalana Alle qalpigoda sday jecel yihiin ha aga dhigo
@ifraaxabdi3428
@ifraaxabdi3428 5 жыл бұрын
Aaaamin mcnto adna Allah ha kuubarakeeyo
@cabdulahimaxamednuur4957
@cabdulahimaxamednuur4957 5 жыл бұрын
Aamiin
@ubahladanibrahim768
@ubahladanibrahim768 5 жыл бұрын
Aamin aamin abayo
@hudaabdulahi8229
@hudaabdulahi8229 5 жыл бұрын
Mashaa Allah Abaayo Illah baa mahada leh Anigaa kulamid ah ee dhalinta aan weli guursanin waxaan kulatalinilahaa in eey waalidkooda kaduceeystaan sababtoo ah..... Qofka uu waalidkii uguduceeyo qof wanaagsan baa hela qof wanaagsan wallahi waa Arin aan sidhaba u Aragnay oo xaqiiq ah Alle haunaxariisto hooyadeey iyo Aabahay iyo dhamaan hooyooyinka muslimiinta
@fatimaomar3755
@fatimaomar3755 4 жыл бұрын
MashaAllaah
@suhaanawil9064
@suhaanawil9064 7 жыл бұрын
alxm waa erayo wAnagsan wlhi sowjkayga waan kugu farxsanahay saaaid bana isku jecelahay waxaa haysanaa ciyaal mnsha allah wlhi waxaan isku noqonay abe hoyo walal iyo caruur wlhi farxad hhhh alxm alxm alxm waxaa iga talaa sowjkayga soo dhawooso oo unoqo hooyo u ilAaali sida ilmahaga wlhi wuu ku ilaalin
@umuhafsa6999
@umuhafsa6999 6 жыл бұрын
waanba dareema amaan runti albaabka xitaa maxiro markuujoogo halka markuumaqanyahay dareemo cidlo iyo cabsi albaabka iska adkeeyo illaahay igAma qaado
@maryamaawil550
@maryamaawil550 5 жыл бұрын
Amiin ilaah kaama qaado
@ifrahmustaf7127
@ifrahmustaf7127 5 жыл бұрын
Aamiin Xbbti
@zetunodowa8308
@zetunodowa8308 4 жыл бұрын
Ameen ameen
@yusufguled2337
@yusufguled2337 7 жыл бұрын
jasakalah akhii lkn sen kusojitaa qalbiga ninkayga o iga maqan wan isjecelnahay lkn waxan rabaa jacayl said ah
@zamzamqueen4033
@zamzamqueen4033 7 жыл бұрын
maasha allah qofka nolol kula qaybsada waa mid aduunka igu nasiibka badan allah haku xifdiyo
@sucaaddheeman2174
@sucaaddheeman2174 6 жыл бұрын
Wow maanta kusoo biray page kaada wallahi waa icajabiyeen 😍 Taagere khaas kuahay ❤ Keep going
@dekahaji
@dekahaji 6 жыл бұрын
You right walal i feel amaan whith my husband alxamdulilah❤❤
@sumayahassan7258
@sumayahassan7258 7 жыл бұрын
kkkk gacaliye marka kula joogo waxaa dareemaya Amaan walal haduu fulay yahay xataa niyada loo dhisaa miyaa ileedahay😂😂
@suubansaxarlasaxarla9945
@suubansaxarlasaxarla9945 7 жыл бұрын
Sumaya Hassan hhhhhhhhh
@anfaccabdimohamed6346
@anfaccabdimohamed6346 7 жыл бұрын
Kkkkkkkkk sumayo caadi matihid
@kaafisocumar5780
@kaafisocumar5780 6 жыл бұрын
Sumaya Hassan kkklklkkk dacad u qoslay
@abdikarimyasin674
@abdikarimyasin674 6 жыл бұрын
Sumaya Hassan 😂 😆 😂 wlhi waa iga qoslise xitaaa haduuu fulay yahy kulahaaA
@hawasaidmahamed204
@hawasaidmahamed204 6 жыл бұрын
Sumaya Hassan hhhhhhhhhh kan fulaygabay kuficnyihin arayadan saan isletahay
@jawahirsaid1345
@jawahirsaid1345 7 жыл бұрын
Walal Yusuf aad baad umahadsan tahay Allaha ku dhowro. Wan taageeraaa barnamijgaaga. Sir badana wadna siisay. Hadan ka iidaysano hubaal in qooysas badan oo barare ku nool soo baxayaan. Thnx again
@ahmedaarka8221
@ahmedaarka8221 8 жыл бұрын
Masha Allah Tabarakallah waa shan qodob o muhiim ah o u baahan dhaqangalin thanks bro
@zaprinazaprina4657
@zaprinazaprina4657 5 жыл бұрын
Wllhi been maaha Mrkuu ila joogo aman Maa dhahdaaa jwi dgan Dreemaaa allah ideztee🤲❤
@kifaaxali6273
@kifaaxali6273 8 жыл бұрын
Shukran ayuub yuusuf sakiin. Allaha ku barakeeyo hana ku xifdiyo
@AyubYusufSakiin
@AyubYusufSakiin 8 жыл бұрын
+kifaax Ali Aamiin walaal..adigana sidoo kale Alle haku dhowro. Guuleyso
@farxiyoahmed6450
@farxiyoahmed6450 8 жыл бұрын
thanks walaal
@fadimaadam2390
@fadimaadam2390 7 жыл бұрын
Ayub Yusuf Sakiin
@abbasaligedi8956
@abbasaligedi8956 8 жыл бұрын
Masha Allah ayub runta ka shektay walal anagana waxa kaa sugeenaa waxyaabaha ay jclyihiin gabdhaheena siyaa usoo jiidano wad mahadsan my dear teacher
@zalmaahmed1797
@zalmaahmed1797 5 жыл бұрын
Abbas Ali Gedi 😂😂😂haddii laydin dhoho intaa hawadaha izku lalayzane waa laydinka illaalinayaa
@hamdimocow1594
@hamdimocow1594 4 жыл бұрын
Saxiix walal masha walsl iskol barashada jaceyl. U fur Uma somaliyeed jaceyl ku ciyaaro
@ubaxliibaan2169
@ubaxliibaan2169 4 жыл бұрын
Ereyadaas iyo kuwa ka macaan wn dhihi lahaye gacanteyda kuma jiro
@wadaniyadaherjabuti2252
@wadaniyadaherjabuti2252 8 жыл бұрын
Mashalah 😊 Wil iyo badh iga dhe Ax walahi ninkaygi Oo ila hadlaya aaba maleystay 😭 shukran walal
@ibtisaamindhayare6730
@ibtisaamindhayare6730 7 жыл бұрын
jazakumallh wlkeen ustad ayuub sidaa u dhirigilisid bulshada shukran wlkey
@ikhlasxanaan8286
@ikhlasxanaan8286 3 жыл бұрын
شكرا اخى اليوم استمعته دلك مقظع ويخصن شكرا جزآك الله
@kaafiyodheel1200
@kaafiyodheel1200 7 жыл бұрын
Ayuub yusuf walaale wad mahad santahay jazakallahi kher. Wax run ah ayaad kahadashey mahadsanid walaal
@suubansaxarlasaxarla9945
@suubansaxarlasaxarla9945 7 жыл бұрын
Ninkani waa macalinka nolosha asgaabay ka shidan tahay kkkkkkkkk
@miskihaji6150
@miskihaji6150 5 жыл бұрын
brother Ayub yusuf, i love your diiringalinta qooska lamanah isqabow. thank you keep up your great work. := may allh reword you the best.
@mohamoudomarasawe5981
@mohamoudomarasawe5981 5 жыл бұрын
Asc/ anoo kuhadlayah afka raga soomaliyeed matalayana markii laga imaado macalinka inoo soodi yaarshay waxaan rumays nahay wxaan uu sheegay inay xaqiiqo yihiin. Sirna weyaan alle haku dhowro yusuf sakiin. Cidii dhahaysa tayna alle haku anfaco.
@zalmaahmed1797
@zalmaahmed1797 5 жыл бұрын
Mohamoud Omar Asawe aaaamiin illahay akhyr ha ziiyo macalinka
@mohamedofficial9583
@mohamedofficial9583 5 жыл бұрын
Mohamoud Omar Asawe 4
@fathiabdirizak5745
@fathiabdirizak5745 4 жыл бұрын
Hh Thanki you very much wll ayuub Yuufus Sakiin abowe shugran
@ashaasha4547
@ashaasha4547 8 жыл бұрын
masha Allah tabarakallah hada dhaqan geliyey sirta i shegtey weyna ishaqeysey. aad iyo ad umahatsantahay
@adoontialle8718
@adoontialle8718 5 жыл бұрын
Wlhi dheh
@naimagullet7336
@naimagullet7336 5 жыл бұрын
Ma xaqiiqaa abaayo bal ila wadaag
@zeituniyassin8488
@zeituniyassin8488 7 жыл бұрын
Masha Allah channel kan hada baa igu horaysa tolow wiil kan oo kale yaa nooga dhiga wiilasha soomalida aqli Allaha ku barake walal
@imanmoh137
@imanmoh137 6 жыл бұрын
Mashallaah brother may allaah reward you amiiiin. Yes u mentioned great points; but girls need to be aware that type of man he mentioned is the great men only not any man! This type of men he mentioned are men who are carry or have real emotions; strong men n who have real respect for women in the first place. But any man who doesnt have such qualities its hard for him to realise what the brother mentioned
@nurtoabukar4073
@nurtoabukar4073 7 жыл бұрын
waxan layabe sheikh keyawi maxad isku tiihi yusuf wlhi marka hadleysi Wodka yara cod gabantahe sidu aga dadka ula taliyo okale 👍👍👍👍👍👍
@anfaccabdimohamed6346
@anfaccabdimohamed6346 7 жыл бұрын
Nurto abukar abayo aniga xataa waxaan is dhahay amay isku hooyo yihiin
@iqroaadan1061
@iqroaadan1061 6 жыл бұрын
Nurto Abukar sax wa
@zainabsalat9736
@zainabsalat9736 5 жыл бұрын
amaan ilahay ba isiin kara nin somaliyed marki lagu dhaho wa kujeclhy bu buur isisi sara
@zeaich9013
@zeaich9013 4 жыл бұрын
M.a
@zeaich9013
@zeaich9013 4 жыл бұрын
Waad iga qoslisay
@fadumaally6353
@fadumaally6353 4 жыл бұрын
Kkk wan qoslay qaali waa runtadaa
@ayanhusein9451
@ayanhusein9451 4 жыл бұрын
Hhhhh
@nimcoshxuseen8558
@nimcoshxuseen8558 3 жыл бұрын
Really wlhi zp
@hamdamohammed1225
@hamdamohammed1225 5 жыл бұрын
Ayuub yuusuf sakiin wll waxad tahay qof aad uu wanaagsan ilaahay waxan kaga baryaya INu waxad rabto ku siiyo waxad tahay qof maskax badan Run ahantii Alle cilmiga ha ku barakeeyo
@abdirahmanhussein3491
@abdirahmanhussein3491 6 жыл бұрын
Jazakallah adoon iyo aaqiro allah ha ku caawiyo alxamdu illah
@amiiralove9173
@amiiralove9173 7 жыл бұрын
hhhhh maclinkeyga tahy wlhi waxbdn kaa faaidy thanks
@umoridwaan1020
@umoridwaan1020 5 жыл бұрын
Asc. Ayuub. Anaaba. Ku jeclaadaye saana kuu. Daawanaye. Ilahaye haku barakeyo. Somali waakuu baahan tahaye 🌹❤️🌹
@fadumaadan8627
@fadumaadan8627 6 жыл бұрын
Masha Allah qeer allaha ku siiyo waan kafaa ideysaneyna insha Allah jazakalah qeer
@mamasomalia4013
@mamasomalia4013 7 жыл бұрын
walalkey allah abalkaga fardowzul acla haka dhigo xaqiqdi wax badan aya nolosheyda ka badashay alle haku barakeyo fikirkaga
@shukriyusuf2290
@shukriyusuf2290 8 жыл бұрын
thnks wll waan ka fa idesty
@saraawad7006
@saraawad7006 8 жыл бұрын
waaw Ayub Walaalkey sifiican ayaan uga fa iidaystay casharaddada muhiimka ah mahadsanid
@shugricali5847
@shugricali5847 5 жыл бұрын
Masha allah yusuf sakiin ad ayan ugu riyaaqa taloyinyaga allaha kuxifdiyo horay usoco mucalim
@zahramohamed2703
@zahramohamed2703 8 жыл бұрын
cajiiiib runti waxaan daremay farxad badan kadib markii ann dawaday vidio gan jazakallah alfa kheyr wall
@suhaylaabdi1725
@suhaylaabdi1725 7 жыл бұрын
Thnks walala qali wax bad no faidaysay qayr allah ku siiyo
@faisalhassan1044
@faisalhassan1044 7 жыл бұрын
ayadaa iswada addsi marka hore isku day in aad wax ka fahanto ereyada iyo soo jiidashadaan quruxda badan qofka laga rabo in aad adigu tahay. F.G isku kalsoonoow illaahayna ku kalsoonoow waad guulaysanaysaa qof aad ku kalsoonaato oo ja ceylka wax ka yaqaan waad heleysaaye thnx.
@hodonsaleban8552
@hodonsaleban8552 7 жыл бұрын
asc walal adbad ugu mahadsantahay sida sharafte leh eed nooga cawisa soo jiidashada lamanaha .aadban ULA dhacay aniga .jazakallah khayr .Ayub.
@marla_arag6880
@marla_arag6880 6 жыл бұрын
Macha allah father of love ayuub nolow shekoyinkaga taloyinkaga runtii wxyaabo badan wnka faa'Iiday wanan ku raaxatstaa alle haku sharfo
@maryanabdullahi7495
@maryanabdullahi7495 6 жыл бұрын
Masha allaah jazakalaah qyr shukran akhii
@nasraeraad6247
@nasraeraad6247 8 жыл бұрын
asc abowe masha allah jazakallahu kheyr aad ban kagafaiday
@fatumaduwane143
@fatumaduwane143 7 жыл бұрын
Asc walal wadku mahadsan tahay sida quruxda badan ee aad. wanaaga nogu soo gudbiso tnxs in badan
@shuutocadeey6258
@shuutocadeey6258 7 жыл бұрын
yaaa waxaas nin markaa isku dhahdiin wuxuu raadinaa naaga badan oo dhahaan ereyadaas
@hoshramboshram3909
@hoshramboshram3909 8 жыл бұрын
Thnks wll aad ayaan kuu taageeraa waligaa guulayso
@AyubYusufSakiin
@AyubYusufSakiin 8 жыл бұрын
+hoshram boshram Mahadsanid walaal..Guuleyso
@cadeeyabdi661
@cadeeyabdi661 7 жыл бұрын
Ayub Yusuf Sakiin mansha allaah MHDSANID walal
@shugrsharafshugrisharaf4053
@shugrsharafshugrisharaf4053 5 жыл бұрын
Masha allah wll aniga marka dawaday videoyada wa iska farxa wll horay u soco waxa jaceylahay gushada guuul wcn 😘😘😘😘😘🙏❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@sacadiyaaxmed5853
@sacadiyaaxmed5853 8 жыл бұрын
mashaa allah jazaa akallhu khyrn waad no faidaysaye alle haku barakeyo
@kadragurey2452
@kadragurey2452 6 жыл бұрын
Thanks aad ayan ku taageraa wll
@istahilroble435
@istahilroble435 8 жыл бұрын
mnsha allah jazakallahu khyr jazaa wall guulayso markasta waxaad nala jeceshahay guusha iyo horumarka wan jeclahay videos kaga akhii allah ya barik
@maryanali9871
@maryanali9871 3 жыл бұрын
Asc waad mahadsanyaha. Sheeg waxyaaba Ninmanku ku soo Jidan Karan naagaha
@hamdiqaalinuura886
@hamdiqaalinuura886 8 жыл бұрын
Maasha Allaah Walaalkeey Yuusuf Sakiin Illaahay Haku Xafido Meel Walboo Aad Joogto Illaahayna Haku Abaal Mariyo
@muxsina5395
@muxsina5395 5 жыл бұрын
Ayuub wax kasto oo iisheego waan isku daya wanan ka helaa natiijo fcn 😍 allaha noka daayo
@ilwaadquruxalove1282
@ilwaadquruxalove1282 6 жыл бұрын
Mahad sanid wll ilahey ha ku xafido aduun iyo aqiro Jazakumu Allah
@ibnuxafso5818
@ibnuxafso5818 7 жыл бұрын
erayo MCN way yihiin aboowe lkn yaan ULA tagnaa wiilasha somaliyed uma qalmane sababto ah jacayl mayaqanan xiiso bas bay hayan wlhy waan idinku dulmanahay
@mohameddekh905
@mohameddekh905 7 жыл бұрын
iyadaa iswada ddsi hhhhhhhhhh lkn ogoow ragga ma wada sino
@aminakiin4908
@aminakiin4908 7 жыл бұрын
ibnu xafso sax waaye walahi marwalbo hadii uu nin ku dhahow wan ku jeclahay kama ahan jecel sax ah marku arko sawirkaga wuu xiiso dagaa ama aad dhahdid wan ku jeclahay
@aminakiin4908
@aminakiin4908 7 жыл бұрын
ibnu xafso allah no sahlo jeceyl dhab ah
@ibnuxafso5818
@ibnuxafso5818 7 жыл бұрын
Mohamed Dekh Hunno ma raga somaliyed way siman yihiin wana wada halmid 23 sanan sii ordaya 14jir baan Ku bilabay shukansi midmid ka duwana ma arag waa damer iyo labadisa dhagod ilahay hanoso hagajiyo dacadnimdana wayba eedan h
@macalinkajaceeylka5315
@macalinkajaceeylka5315 7 жыл бұрын
ibnu xafso my saaa ha dhihin raga isku mid ma ahan wee kala fican yihiin marka we buxan rag aad u fican oo ku daryelayo marka iska samir calafkada wali wax ka dhiman waxa macquul ah ninka aas jecled inaa calf u yelatid oo kugu faano kuna siyo jcyl kalsooni iyo wax kasta u baahan tahay taasna waxa ku kasban karta marka hore ina lagaa dareemo waji fur furan iyo daacadnimo markas ninka wax kasta si fudud ayuu kugu siinaa wxa u baahan tahay marka hore adi noloshada is badal ku samey si aad qofka jecshahay aad u kasbadid qalbigiisa
@usiueir4238
@usiueir4238 2 жыл бұрын
Mahadsanid
@caaliyaahmed1704
@caaliyaahmed1704 6 жыл бұрын
mansha alllah sheikh jazakallah jecliya clipkaha
@abdirazak.a8336
@abdirazak.a8336 7 жыл бұрын
mansha allalh jaskallah kheyr aad ban ugu helaa barmiyada guulayso WL
@munamohamed4410
@munamohamed4410 5 жыл бұрын
Mahadsanid walal
@fatinabdi3780
@fatinabdi3780 5 жыл бұрын
Macalinkaygiii allow wax kasto ad jeceshahay adunka iyo akhira bah ku fudu day
@khasarjamacjamac8661
@khasarjamacjamac8661 6 жыл бұрын
Nimanka somaliyed daren ma qaban nagada walalo wan ku dalnaye qalbi dhan ma qaban asago rorayo ayu kuso gali dantisa marku dhameystana wu si roraya
@abdullahibariyoow669
@abdullahibariyoow669 6 жыл бұрын
Khasarjamac Jamac abayo.romantic..maha.miya
@khasarjamacjamac8661
@khasarjamacjamac8661 6 жыл бұрын
Abdullahi Bariyoow Kkkk haaa
@kaafisocumar5780
@kaafisocumar5780 6 жыл бұрын
Khasarjamac Jamac kkkkķkkkk wlhi si dhab ah u qosle
@kaafisocumar5780
@kaafisocumar5780 6 жыл бұрын
Khasarjamac Jamac wlley ina kula so xirirka raba xge kla so xirira
@khasarjamacjamac8661
@khasarjamacjamac8661 6 жыл бұрын
kaafiso cumar kkkkkkk wax qaas ah miya i weydin lahayt
@osman4615
@osman4615 3 жыл бұрын
Mashallah
@umcalimohamud3739
@umcalimohamud3739 8 жыл бұрын
masha allah shukran jzakallah aliif kheer akhi filah
@sahilsahil0997
@sahilsahil0997 6 жыл бұрын
Man sha alaah Walalkay Alle yacisk
@zharifayassin4179
@zharifayassin4179 8 жыл бұрын
masha Allah jasakalahu qar walal
@amiishhasaan6486
@amiishhasaan6486 5 жыл бұрын
Masha Allah wll mcn yusuf wad mahadsantahy sida ad noga fa ideyso
@shamsomahamed8982
@shamsomahamed8982 5 жыл бұрын
Mahadsanid Ayuub walaalo ilaahay haku dhaowro
@queenmunodiirsheomar1611
@queenmunodiirsheomar1611 6 жыл бұрын
Masha allah walal shugran illahay hakubarakeyo
@hamdaali601
@hamdaali601 7 жыл бұрын
Mashaaallh mashaaallh mashaaallh alhmdullih aalle haay xafido sharmaake abdi jamac
@caliyaxilwa890
@caliyaxilwa890 6 жыл бұрын
Masha Allah Maclin Wax an kuradiyi Mar badan wanku jaclahay
@asiyadahir1361
@asiyadahir1361 7 жыл бұрын
masha Allah jazakallah wll 👍 xafidullah Alle haku barakeeyo
@ayaanmaxamed7094
@ayaanmaxamed7094 5 жыл бұрын
Mnshalah mahdsind wll Allah hakubarakeeyo alxmaduulah Allah waxuu calf iga dhiiga mid bari ah walidki u duceey alxmaduulah gabdh kst soomaaliyed ha oran wiil soomaliy jecel ma yaaqa ka keensad idiinku Allah haynag dhiigo kuwii isku jano tahat
@saamiyocadey9439
@saamiyocadey9439 5 жыл бұрын
Abaayo alx kuwa mel uron lehen aya jiro
@zalmaahmed1797
@zalmaahmed1797 5 жыл бұрын
Ayaan Maxamed illahay idima kala qaado
@hafsaowfaarax9967
@hafsaowfaarax9967 8 жыл бұрын
Kun jeer ayaad mahadsan tahay Ayuub mustaqbal ifaya ayaan kuurajaynaynaa
@umucalina5962
@umucalina5962 2 жыл бұрын
Wooow maashallha
@najmacabdirisaq4996
@najmacabdirisaq4996 8 жыл бұрын
mashlah jazakalh khyr
@sihaamyuusuf4890
@sihaamyuusuf4890 5 жыл бұрын
Waaa arin cabiibah 👈
@nastehoabdullahi2494
@nastehoabdullahi2494 7 жыл бұрын
Ilhy ha ku xifdiyo wll mahadsanid
@ramasabdirahim966
@ramasabdirahim966 8 жыл бұрын
jazakalah khyr .it realy helps mi
@najmalove5768
@najmalove5768 5 жыл бұрын
Hhh wllo mar walba wad iga qoslisa mahadsanid horay usoco nagan kuwa mahane
@haboonmaxamad622
@haboonmaxamad622 6 жыл бұрын
nolasha wey xuntahay maxa yelay qof romansi ah o ilbax ah aya waxa nasib uyelaneyso qof an nolasha fahansanen o dhagax ah siwalbo wax ugu shegto meshisa kajogo
@khasarjamacjamac8661
@khasarjamacjamac8661 6 жыл бұрын
Haboon Maxamad kkkkkk dhibkas aniga qabo abayo wlh nin ad i jecel hadana nolasha fahansanen o dhagax aha i qabo
@haldhaa2420
@haldhaa2420 6 жыл бұрын
Khasarjamac Jamac Abaayo waaba roon yahay haduu ku jecel yahaye shib ladheh dad badana dhaantaye oon anigu ugu horeeyo koleyba qof walbaba calafkisa ayaa aduunyadan ama kafarxiyay ama ciilay
@khasarjamacjamac8661
@khasarjamacjamac8661 6 жыл бұрын
haldhaa2 kkkkkkk abayo jecelka u ku qabo inu darensiyo o waqti kula qato ama hadalo mcn ku dhaho xita dhanka gogasha kuma wanagsano aniga dumarka ah mashan ka cudur daran laha isaga cudur daranaya qofkas wad ka niyad jabi moyene jeclani meysid xita hadu jecel xad dhaf ah ku qabo
@haldhaa2420
@haldhaa2420 6 жыл бұрын
Khasarjamac Jamac walaahi abaayo ilahay xaqa hafansiyo nimankena anigaba hadal dhan malahan farxad haba sheegin waa marlajifo iyo mar shaqo locaray markan wada joognana waaba dhago la'nahay si kastaba hada uga raadi yaap waagi aan isku cusbanen isla hadal ayaa waqti igu dhaman jiray marki dambena ciyaalkayga ayaan iskaga mashquulay koleyba alxamdulilah adunyadan weyba iska dhib badan tahay abaayo ilahay hano saqiro
@sahromaxamed1016
@sahromaxamed1016 6 жыл бұрын
masahallah illahakuxafido
@faatimacadey271
@faatimacadey271 5 жыл бұрын
shugran ustad horay uu soco
@iftiiniftiin646
@iftiiniftiin646 8 жыл бұрын
Masha Allaah
@wiilka.ina.ahmed1elmi800
@wiilka.ina.ahmed1elmi800 8 жыл бұрын
masha allh waa rayi wacan shukran wllh guuleso
@caishamohmed2658
@caishamohmed2658 5 жыл бұрын
alxmd marka aan akhriyeycomentiyo badn waxan dareemay inan hanty halyey somaliyeed ogaada gabdho wiilashasoomaliyeed masino ee doorashdiina wanaajiya
@naimagullet7336
@naimagullet7336 5 жыл бұрын
Xaqiiqada waxay tahay inan amaan ku dareemo agtiisa markuu magaalada ka maqanyahay waxad mooda in gayre banaan cidlo ah ku dhacayo an aniga kaligay joogo xitaa hadii dadkale ila joogaan,in kastoo an qalafsanahay on soomali ahay onan ku oran karin erayo badan oo jiljilicsan hadana qalbigaa leh intaas iyo inka badan
@abdiazizyusuf4587
@abdiazizyusuf4587 5 жыл бұрын
Jazakallah kheir
@asmaanuu8774
@asmaanuu8774 8 жыл бұрын
guuleyso walaal guul ayaad nala jeceshahaye
@maandeeqiimaandhaqane3509
@maandeeqiimaandhaqane3509 6 жыл бұрын
thanks my brother All ha ku daayo
@ifrahmohamed2205
@ifrahmohamed2205 7 жыл бұрын
masha allh ayub runtii waxad tahay dhiirigaliye alla hagu dhawro
@osmannaimo8500
@osmannaimo8500 8 жыл бұрын
Jazakallahu kheyr wall
@aayishaabdow3856
@aayishaabdow3856 2 жыл бұрын
Ok qofka marki horey marwlbo ku so jawbijirya o hada sidi horey kuku so jawbenini maxan ku samena qofkasi maxad ka dhihilahed
@mariamisgowumumahir2917
@mariamisgowumumahir2917 7 жыл бұрын
masha allah wall jzakallah kheer
@anabahmed6220
@anabahmed6220 7 жыл бұрын
masha Allah Allah yaciska wllo Abyub Yusuf sakin
@somalilandergirl8541
@somalilandergirl8541 8 жыл бұрын
mashallah guleyso wllo waa sir cajiib ah
@hamdaali601
@hamdaali601 5 жыл бұрын
My husband love You Of love my life papà abubakor 😘😘😘 Thanks yusuf sakiin
@gabarsomali6796
@gabarsomali6796 6 жыл бұрын
Maasha Alaah
@alikodkofficial6164
@alikodkofficial6164 5 жыл бұрын
Waxas hadal mahan niyow hadal murti leh la imaw ecel iyo waxas nagadaye Thanks
@AM-jz6vb
@AM-jz6vb 6 жыл бұрын
Markey maqlaan ereyadaan ayay kibraan , waayo raga somaliyeed yagaaba dhaha majeclin naagtu markey aad noo jeceshahay
@hassannour1158
@hassannour1158 6 жыл бұрын
Kkk Maba wngsno Mrkii aay Naagto Saaid Ku jcshy waayo wy Maseerbdnty Naagkale ma yelyso 😉😎😋
@zalmaahmed1797
@zalmaahmed1797 5 жыл бұрын
Nawka Dcruz 😂😂war baad keenten oo mxa lagu diidaya qof ku jecel
@hindahaleele2795
@hindahaleele2795 5 жыл бұрын
waa runtaa wlhi wayba is qaatan
@hanaansiham2964
@hanaansiham2964 8 жыл бұрын
shukran
@deeqaabdirahman5657
@deeqaabdirahman5657 8 жыл бұрын
masha allah
@bedrayusif16
@bedrayusif16 7 жыл бұрын
shukran wallo
@xamdiyasin3318
@xamdiyasin3318 7 жыл бұрын
Thanks wallo sidad ad nola garab takanthy waxa walbo Thanks so much
@istaahilcabdi4693
@istaahilcabdi4693 6 жыл бұрын
Masha allah wad mahadsantahay wll
@gabarsomali6796
@gabarsomali6796 6 жыл бұрын
Yusuf you r nice person really
@SnAynle
@SnAynle 8 жыл бұрын
Mahadsanid bro
#HA GUURSANIN QOF AAD JECESHAHAY..GUURSO QOF AAD ISFAHMAYSAAN!!
19:33
Ayub Yusuf Sakiin
Рет қаралды 86 М.
I'm Excited To see If Kelly Can Meet This Challenge!
00:16
Mini Katana
Рет қаралды 35 МЛН
لااا! هذه البرتقالة مزعجة جدًا #قصير
00:15
One More Arabic
Рет қаралды 51 МЛН
女孩妒忌小丑女? #小丑#shorts
00:34
好人小丑
Рет қаралды 43 МЛН
Ninka Daacada kuu Jecel & Calaamadihiisa wax walba wad fahmaysa
8:35
Badbaado Channel
Рет қаралды 727 М.
Kaftanka Siyaasada 513 oo aad u xiisa badan
28:52
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 46 М.
QARAX GILGILAY TEL AVIV |  IRAN | DAGAAKA RUSSIA | UKRAINE
10:38
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 58 М.
Yousuf Bashir Qureshi | IAK Talks | IAM Karachi | YBQ
31:47
Yousuf Bashir Qureshi
Рет қаралды 486 М.
#NIMANKU GABADHAAN AYAY JACELYIHIIN!!
15:58
Ayub Yusuf Sakiin
Рет қаралды 114 М.
#KAFIIRSO INTA AADAN GUURSAN!
15:13
Ayub Yusuf Sakiin
Рет қаралды 47 М.
I'm Excited To see If Kelly Can Meet This Challenge!
00:16
Mini Katana
Рет қаралды 35 МЛН