Nimco Migil | Minyaro | Official Video Music 2019

  Рет қаралды 286,061

Dayax Films

Dayax Films

5 жыл бұрын

KU XIDHNAW DAYAX FILMS HD PLEASE SUBSCRIBE LIKE COMMENT AND SHARE THANKS FOR WATCHING

Пікірлер: 545
@hanamohamed6918
@hanamohamed6918 5 жыл бұрын
Intiii khadra la hinaastay like igu qabta
@moh2232
@moh2232 5 жыл бұрын
Hana Mohamed cidla ka hinaazey mxd la hinayzty 😂
@khadrahasan5014
@khadrahasan5014 5 жыл бұрын
hhhh🤔🤔🤔🤔
@idilcai6503
@idilcai6503 5 жыл бұрын
Khadra ilove u wlhi
@hanadihanadi3051
@hanadihanadi3051 5 жыл бұрын
Hhhhh
@egalegal4127
@egalegal4127 5 жыл бұрын
Hestan walee next 10 years aydaa hit ahaneyso
@mohamedabdi6526
@mohamedabdi6526 Ай бұрын
oui se bon
@mohamedabdi6526
@mohamedabdi6526 Ай бұрын
oui
@sumayosiman6660
@sumayosiman6660 5 жыл бұрын
Ala cod macaanaa waxa ka fiicnayd iny Qur'anka iny ku aqriso masha allh
@rahmahassan1386
@rahmahassan1386 5 жыл бұрын
intii comments aqris usoo gashay like iisaara😂😂😂
@wardakorontooo8449
@wardakorontooo8449 5 жыл бұрын
Rahma Hassan Walhi ani marwalbo cedada somaliyada jecalhy wayo waa fany
@samiiramahamed4750
@samiiramahamed4750 5 жыл бұрын
Ninkasto ilmahisa iyo xaaskiisa hore dayaco heestaan haloo daaro nacala shedhaan kuyaale 😂
@abdikadiribrahim40
@abdikadiribrahim40 5 жыл бұрын
Qadro silimo dumashi anagaku tagersan
@soofijamac4991
@soofijamac4991 5 жыл бұрын
Axyaa hees jacaylkaa yidhi ma gayo ma gayo khadra sinimo waa fanaanad caana ah cidna uma baahna illahey mooyee mursalna iyadaa na bartey macnaha heerkan soo gadhsiisey
@najaahzuleiman6934
@najaahzuleiman6934 5 жыл бұрын
Zoomaha🤣😂
@v1262
@v1262 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@nasriinqueen2750
@nasriinqueen2750 5 жыл бұрын
Borama jecliyaa from burco hawarto somaliland
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 5 жыл бұрын
Nasriin Queen, thanks walaal reer burco waa nasab, aad baanu idiin jecelney. Viva burco💜
@nasriinqueen2750
@nasriinqueen2750 5 жыл бұрын
@@faizamohomed3271 thank you wll qli
@ixsaan9294
@ixsaan9294 5 жыл бұрын
I love borama jacayl Ku hawaaro from Burco
@fisanmohamed100
@fisanmohamed100 5 жыл бұрын
+Muna Hirsi shukran xbbti reer burco waa dad qalbi fcn 😍❤❤❤
@mohamedsulayman2340
@mohamedsulayman2340 4 жыл бұрын
Borama dhulkii cilmiga dalkayga manshallah from walalihin Burco😍
@HarunAhmedMHA
@HarunAhmedMHA 5 жыл бұрын
Inta jecel rasulkena Mahmed ku sali scw ❤❤❤
@fatitub3673
@fatitub3673 5 жыл бұрын
Scw
@taamirnour546
@taamirnour546 5 жыл бұрын
Hestan Mursal lagu karbashe Bal inta ila arakto Like Ha iitabantan🙋‍♂️
@hoodiyoayaanleey5223
@hoodiyoayaanleey5223 5 жыл бұрын
Woow boorame jecliyaa welina ma arkin gobtii samaroon siciid dumaashiyaashay gurigii awlaadayda ilaahay haydin xafido nasab kaamiloow 😍😍😇😇😇☺☺
@adansuleyman7495
@adansuleyman7495 5 жыл бұрын
qof maaqula inaad tahay magacaagan ka arkaa ya ayaan edbsan ilahay hakuugu wado wanaag walaashay qaali
@fisanmohamed100
@fisanmohamed100 5 жыл бұрын
ayaan edebsan sodhawaw dumashi qaali ❤ 😍 waa magladada borama
@aslidhalad4508
@aslidhalad4508 5 жыл бұрын
ayaan edebsan so dhowow dumshi qali 😍😍
@user-vl7lp6uo5f
@user-vl7lp6uo5f 5 жыл бұрын
Wataa duriyadii oo Inantii durayada uso hilisay Samaron mawada xumee muruslba xun Nabad ahaada reer borama iyo inanta codka macanba ❤🔥
@asaldhaladsoomaali1298
@asaldhaladsoomaali1298 5 жыл бұрын
Ma xuma isbeee alle afar ubaneeyey huuno
@Gudcuro
@Gudcuro 5 жыл бұрын
@@asaldhaladsoomaali1298 alle hadu 4 u beenayay inuu u xaq sameeyo weeye lkn in uu sharafta khadra ku ciyaaro maaha wll
@caqli_same8270
@caqli_same8270 5 жыл бұрын
😂😂 hbaar qabto
@asaldhaladsoomaali1298
@asaldhaladsoomaali1298 5 жыл бұрын
@@Gudcuro lkn hada gurigooga waxba kama ogin waxa kajira xaq iyo xaqdaro
@ilyaasmedia24k
@ilyaasmedia24k 5 жыл бұрын
Guduudooy inkastoon reer burco isku nahay inantu maaha duriyadda we waa samaroon khadra usoo hiilisay Boqortooyo
@princesszagal23
@princesszagal23 5 жыл бұрын
heestan hadad ufahantay iney MURSAL MUSE ku socoto farta taaag😅😅🤣🤣🤣😍
@Hindaladan4455
@Hindaladan4455 5 жыл бұрын
Princess Zagal aaaar somali aaaa Siday mursal ugu socn heestan mursal iyo hodan in badan bay ka horaysee
@nimcokeyze8996
@nimcokeyze8996 5 жыл бұрын
Kkkkkkk khedra wax la garab nimco aya hayan inti khedra racsen like iisarah😄😄😄😄😄😄😄
@khadradeganmaxamud218
@khadradeganmaxamud218 5 жыл бұрын
Princess Zagal 👉
@najimabaruud2554
@najimabaruud2554 5 жыл бұрын
Princess Zagal wwww
@najimabaruud2554
@najimabaruud2554 5 жыл бұрын
Nimco KeYze hhHhh
@moulidmk2176
@moulidmk2176 5 жыл бұрын
Borama borama borama borama borama borama borama borama borama borama love
@nimcaanyare2587
@nimcaanyare2587 5 жыл бұрын
WlHi Khadra Apdi Silimo Anoo Nin Ah Ayaa Ka Xanaaqay Xumaanta Lgula kacaY iyo Waxa Lgu Sameeyay Sorry WlHi Khadra Dumarow Ragu Mawada Xuma Khadra Anaa Guursanaya Wadanakaa Joogaana Keenaya Ubadkana La Korinaya Insha Allh Soo Duceeya
@nalkanalka3442
@nalkanalka3442 5 жыл бұрын
Khadra ma caan nimoda darteedbad ugu wada hiilisaan imisa dumar ah oo carurka badan haysta aya laga tagaa malinkasta waliba yadu wa naag shaqaysatee kuwa suuqa saladhka ku iibinaya mad wax laqabataan
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 5 жыл бұрын
@@nalkanalka3442, waa runtaa walaahi.
@saadaabdi5043
@saadaabdi5043 5 жыл бұрын
Hhhh nin walbo anaa guursanyo uu dhahaa meeqo gabdho soomalia niman xumeeyen oo single mother eh war kuwaasbo miyey qalbi laheen
@najamyousuf3410
@najamyousuf3410 5 жыл бұрын
Hhhhhh alle xilka haku fudaydiyo
@quensamra7989
@quensamra7989 5 жыл бұрын
inaderow guurso oo waliba dhoofi isba dhoof buu ku galaye
@hoodoimaan2111
@hoodoimaan2111 5 жыл бұрын
Wlee reer borama caadi maha keep going inder yaal Silimo wlee cidna kaa hadhi mayso qli garbkaagan tagna hay from Burco
@moulidmk2176
@moulidmk2176 5 жыл бұрын
Dhipta in qof walpa lala qaypsado waaa iska mudany
@maanjama
@maanjama 5 жыл бұрын
markii heez laduubaYoh ma Borama latagah💜😘hoYgii Quruxdah
@wardakorontooo8449
@wardakorontooo8449 5 жыл бұрын
Asal dhalad OFFICIAL TUBE Rer boramo fanintodaa un wey walo
@jaamacjarmaljj5024
@jaamacjarmaljj5024 5 жыл бұрын
Aar QofTa codaa kudhex lumeY waxkale wlhY best Voice keep going Queeen 🔥🔥🎤🎤🙏
@craxmanmaxamed7189
@craxmanmaxamed7189 5 жыл бұрын
Intii run u aragta hadalka gabadhan like isar
@muhabatlaali9459
@muhabatlaali9459 5 жыл бұрын
Woow waxaasaa hees lagaa dhahaa Heestana ilama aha hees ku socoto dadkan aad ku wadaan balse waxay qusaysaa nin kasta oo Xaaskiisii horey dayacay oo qayra mas'uul ah isagoo gabay masruuf iyo mariinba misna doonayo inuu tukale marin habaabiyo VIva Nimco Migil
@halyaygireeawdalland8026
@halyaygireeawdalland8026 5 жыл бұрын
Nimco migil fanaanad jirta Bilicdi mgalada Borama na way nu ujeedna m.allah😍😍😍
@hassanceydiid2744
@hassanceydiid2744 5 жыл бұрын
Reer borama aad baan idiin tagera like igu casuma
@najmaapdi8497
@najmaapdi8497 5 жыл бұрын
Kugu taabtay hnoh like keliya mahee xata subscribe kugu qabtay😍😍😍🌷🌷⚘
@hassanceydiid2744
@hassanceydiid2744 5 жыл бұрын
@@najmaapdi8497 mahadsanid hno
@bushramoha8749
@bushramoha8749 5 жыл бұрын
waaà doqon lacg bu arka berina laad baa kadanbeya uf waa samaroon is helay waxba iska keeni màyaaan guul khadra silimo❤👄❤❤❤😍
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 5 жыл бұрын
@@bushramoha8749 , Dhilo is nacdey naa samaroon wax kama taqaanide afkaaga uraya ka leexi, macagaasna adoon huurada iska soo cadayin haso hadal qaadin. Wuxu gunsanaa maxa u geystey reer dhan, naa doqontaad tahay wase ma qabiil dhan baa habarta sanka jabanle idinka wada qabey mise hal nin.
@ilyaasmedia24k
@ilyaasmedia24k 5 жыл бұрын
Yaaabnaye Maya 👍
@caliyuusuf8366
@caliyuusuf8366 5 жыл бұрын
inan samaroona hayldoono ii keena Ku haystaah inta ila jecel hablaha samroon ee qabaw like igu qabya
@lonegirl1550
@lonegirl1550 5 жыл бұрын
Khadraay iga war hay wali kula masayrsanahee oo halkaana waa dooxii amoude my swet home boorama cadey
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 5 жыл бұрын
Nasab kaamila walaashey Nimco migul, cod dahabley, cidi fan kugu gaadhi meyso waayo codkaagaad ku joogtaa fanka.💖👏👏👍
@mohamedugaas87
@mohamedugaas87 5 жыл бұрын
duriyadi shekh samaroon cadawgina u noolada. inantan iska jcladyba ar yaa iidona ina migil. form burco.
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 5 жыл бұрын
Mohammed, reer burco waa gob gobi dhashey, anaguna idin jaclin walaal, soo dhawaada.
@surlaydumar2412
@surlaydumar2412 5 жыл бұрын
hhhhh welcome
@surlaydumar2412
@surlaydumar2412 5 жыл бұрын
hhhhh welcome
@UU-po1pt
@UU-po1pt 5 жыл бұрын
War in anti samaroon maha wa ciise reer djibouti
@burcosomalilndrsdhaba1908
@burcosomalilndrsdhaba1908 5 жыл бұрын
Khadri nabsi xaba way helaysaa insha allah Way kaa gadan tahay heestu reer borame salaan gacal tooyo ✋✋
@Somaliweyn2024
@Somaliweyn2024 5 жыл бұрын
walee samroon saciid waa gob gobi dhashay lkin mursal ayaa nin xun ah
@hafsasuliman1024
@hafsasuliman1024 5 жыл бұрын
boram waa magalo an arag hadan qofka aan jeclhay ayaa ka so jeda wan idin tageraa form burco
@asaldhaladfaraxsan2993
@asaldhaladfaraxsan2993 5 жыл бұрын
Fiyoobi maqabe suxaha so qabta alaberka shaw hinasa qaran bajira nag nol alamaxan bilad kusuri laha qali viva khadra dheman na mano ogtahay inan hinaso basten nahay hadan dumarki somaliyed nahay 🤣🤣🤣
@hodanadan6595
@hodanadan6595 5 жыл бұрын
asal dhalad faraxsan aniga ka kow ah
@libaanadaawel1902
@libaanadaawel1902 5 жыл бұрын
Waaaw cadi mahan yaabnaye maya hadana maya
@samiiryare2110
@samiiryare2110 5 жыл бұрын
Asal dhalad dadka hinaays miyaa ku jirtaa
@shukriabuukar8449
@shukriabuukar8449 5 жыл бұрын
asal dhalad faraxsan aniga masersan ila hada khadra nag nol wye
@marwo2756
@marwo2756 5 жыл бұрын
Asal dhalad faraxsan wllo macaan shib iska dheh maseeyer laba dhahee waa maseeyero ninka iyo naagtu racaba ma arki karo Qadro silimo ha guuleysato ayaan leenahay
@imanseid7562
@imanseid7562 5 жыл бұрын
Axlaa cod axlaa hees axlaa jawi axlaa fanaadad reer boorama noolada
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 5 жыл бұрын
Iman Seid, noolow adna walaal intey nololi jirto.
@abdirachidsaid5949
@abdirachidsaid5949 5 жыл бұрын
Heestan kuma socoto mursal qiso dhacday ayaa laga sameeyay. Runta ayay ka heestay rag soomalida reerahoogii way dayaceen. Ilahy na astur
@qaliqalanjo2899
@qaliqalanjo2899 5 жыл бұрын
Abdirachid Said wwwwwo cood iga dheeh sowtu raxma ❤️❤️❤️
@rooxanta4237
@rooxanta4237 5 жыл бұрын
#Lyrics Ninka marwadii uu qabay mariin uu sii'yiyo masruufkeedi'ba gabay Hadana meer-meeryee Mid kale ii doona yidhi fayoobi miyuu qabaa? MAYA yaab naye! maya. Mehrkii horee dayacan tukale miyuu wadi karaa? MAYA Yaabnaye! MAYaaa sidaa weeyo miyaro mi'wayn'uun laaga dhigo jcylkaa yidhi ma gayo Magayo magayo jcylka yidhi ma gayo .................. - boga labaad- ............. Kalgacal mudo soo tirsadday meeshuu calafkii ku furay adoo midigta u fadhiya mataan wada yeelanee martida iga durug ku tidhi miyaad soo dhawayn kartaa MAYA yaabnaye! MAYA MAYaaa Marti'baan caashaqii ka dhigay dareenku miyuu yeelayaa MAYA yaab naye! Maya sidaa weeyo mi'yaro mi'waynuun looga dhigo sidaa weeyo jclkaa yidhi ma gayo Magayoooo magay jcylkaa yidhi ma gayo😣😣😣
@fomar2137
@fomar2137 5 жыл бұрын
Fiyowbi ma qabo. Waaa mursal muse
@nalkahealthcare9191
@nalkahealthcare9191 5 жыл бұрын
Walalo ma gayo maxaa laga wadaaa
@rooxanta4237
@rooxanta4237 5 жыл бұрын
@@nalkahealthcare9191 Waa " uma qalmo"
@mudugchannel8500
@mudugchannel8500 5 жыл бұрын
xaaaaax aniga gartaa qadra iyo mursal iima taal laakiin mcnka codka nimco iyo quruxda magaalada iyo laxankaa igu socda
@rooxanta4237
@rooxanta4237 5 жыл бұрын
hhhhhhhhhh sidaa weeeye, ee codka macaan ha lugu raaxasto. iyagay u talaa arinkoodu
@thecarafaad858
@thecarafaad858 5 жыл бұрын
intiii team khadro halkan like saar 💖
@xuufyare2570
@xuufyare2570 5 жыл бұрын
Waaaa boqoradiii fanka nimco migil macaga miiskiin kama aha Musicigaaa dhagihiina kusoo dhacayaaa kolka dhan u ciyaya waxa tumaya Ismail danan wanu kaa haynaaa muuqaaalka quruxda badani waa boorama cadey u xiisay dhabtii from Greatbritain
@halkaracademic3485
@halkaracademic3485 5 жыл бұрын
talantiii ayay leedahay gabadhan mida kale iyadoo qawan ma aragee allah may sidaan u wadaa hesan hablayahaguu iskaa dawan lahayne
@xamdanuura215
@xamdanuura215 5 жыл бұрын
Axyaa hees wale si wacan bay u heestay inantu necbiyaa minyaro reero dhisan ku dul meereysata Khadra dheeman anago dhan baa kula jirna qaaliyey ❤❤✔
@doofaarhaldhaa5083
@doofaarhaldhaa5083 5 жыл бұрын
Hhhhhhh
@intasamahajecelwalaashod9193
@intasamahajecelwalaashod9193 5 жыл бұрын
Xamda Ismalurto ! Huuno Intii reer dhisan dumisa allah ma barakeeeyo musiiba waa minyaro
@nasiradahir3708
@nasiradahir3708 4 жыл бұрын
@@intasamahajecelwalaashod9193 hhhhhh Allaaaa ana minyara cadey
@dekaabdi1484
@dekaabdi1484 5 жыл бұрын
alla brama jecliyaaa masha allh heesta ana ku haysta wllee
@deeqsanmumin6430
@deeqsanmumin6430 5 жыл бұрын
Nimco fanku waa hibo boramay kashidantahay
@moulidmk2176
@moulidmk2176 5 жыл бұрын
Ma ila aragty
@roodahappy7995
@roodahappy7995 5 жыл бұрын
Boramadaydii kuu xiisay wle wllo Dee Mursal ugumuu horayn nin minyaraystee noo daya inanka
@ajmank1626
@ajmank1626 5 жыл бұрын
viiv reer borama waaa meel qurxoon
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 5 жыл бұрын
Ajman k, Thanks walaal.
@najahxarago7486
@najahxarago7486 5 жыл бұрын
Khadra aduunko dhan ba racsan 😂ala jecliya khadra qurux foyobi Ma qabo Mursal hodan ba sixirtay 😂
@hodanbashir7886
@hodanbashir7886 5 жыл бұрын
Hhhhh najah xarago sixir o run ahaa.anyway wad igaqoslisay.
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 5 жыл бұрын
Naa somaliland sixir iyo waxaas lagama yaqaane xagiinaa laga yaqaan
@thefcstories8446
@thefcstories8446 5 жыл бұрын
Faiza Mohomed xagee neh
@nabihaomar4142
@nabihaomar4142 5 жыл бұрын
HHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHH II AMUS HA ODHAN SIXIR ALLAH BA OG SIDO KALEH INEY REER JABUTI KHADRA U KECEEN NIMCO MIGIL AYA CADEYNEYSA
@shacnihussein6898
@shacnihussein6898 5 жыл бұрын
@@faizamohomed3271 heedhe sigud ayaa lohadle maxay tahay hadalkada
@plusquemaviejetaimemamere2225
@plusquemaviejetaimemamere2225 5 жыл бұрын
Wlhi boqorada codka wayr nimoc.migil hnoh keep going
@xamdacisman165
@xamdacisman165 5 жыл бұрын
inder dar alan Ku tagera nimco cod dahab
@HusseinYare-ze7iw
@HusseinYare-ze7iw 5 жыл бұрын
masha Allah jecliya borama cedey iyo cida degta from burco
@mohamedkuriyaofficial9803
@mohamedkuriyaofficial9803 5 жыл бұрын
❤❤❤❤walhy anoo nina ban la masyr sanhy khadra abdi silimo inta khadra jecel like ta igu qabta
@fisanmohamed100
@fisanmohamed100 5 жыл бұрын
mohamed kuriya ma hubtaa inay ninnimadadu sax tahay halkas shikiba ku jira😅😅😅
@fardawsanuur3765
@fardawsanuur3765 5 жыл бұрын
Maasha alllah borama bilicdeeda quruxda badan alaw dhawr😍😍😍😍😍
@zakicabdi8886
@zakicabdi8886 5 жыл бұрын
Fananad reer borama ah cod macan hore usoco wllshy nimco migil
@zamiiraabdijamac7667
@zamiiraabdijamac7667 5 жыл бұрын
Meherkii hore oo dayacan tu kaleh muu wadi karaaah😢😭😭😭😭
@superskillsonline
@superskillsonline 4 жыл бұрын
Wow nice best song cod kugu dhamaday wale nimca migil hesta wan ka helay
@Ayaansaan
@Ayaansaan 5 жыл бұрын
Waaaaaw macha allah zxb nimco aqliga hawayin maya maya yaabnaaye maya
@hindalucky4094
@hindalucky4094 5 жыл бұрын
Axxx warun minyaro habar bay qabtaaa
@kadarsheer5641
@kadarsheer5641 5 жыл бұрын
Nimco ali migil walee way dhaqaaqday Nimco edabsan magaca anaa ubixiyey inta igu raacsan like ii saara 👏😍👌
@adnaanalsharaapi6506
@adnaanalsharaapi6506 5 жыл бұрын
Gop weeyaaan nimco alli migil
@hadiyahbintuaxmed6855
@hadiyahbintuaxmed6855 5 жыл бұрын
Wwwwww aaaar khadra i waca qofta wan tageersanehe nimco migil zhp adna salan sare
@ncawil7960
@ncawil7960 5 жыл бұрын
Inti reer borama ah like isara Inaga wadanee😀😀😀
@mudane1454
@mudane1454 5 жыл бұрын
Kkkkkkk waar hodan abdirahman xiin bay doonatay
@ncawil7960
@ncawil7960 5 жыл бұрын
Mudane 1 daa illaahba ka saariye🙈
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 5 жыл бұрын
@@mudane1454 walee sidani waaba xiin, lakin waa farid waxaasoo naago ah ka wada cabaadisey, 😂🤣 iyadu ku guuleysatey ninkey jecleyd, soomaalidana hadal hayntoodu waaba afar cisho ayagaa iska hadhi, amaantooda iyo caydoodu meel ma jirto, barey afkey hada ku caayayaan ku amaani doonaan.
@hodankhaliifhodankhaliif1678
@hodankhaliifhodankhaliif1678 5 жыл бұрын
meherkii horey dacayay mid kale miyuu wadi karaa maya maya axaan hees wayye oo qiiro badan raga qaar waa nocaan
@fartuunabdalla6611
@fartuunabdalla6611 5 жыл бұрын
Khadraay UK iyo USA ayaa aqoonsi ku siyeen cadaanki baa kula maseersan somalidii kale iska dayee 😍😍😍😘 cadawgaa ma ciil baxo
@axmedqd3768
@axmedqd3768 5 жыл бұрын
Gabadhan Nimco Milig mustaqbal weyn ayey Fanka ku leedahay.
@bouhhassan4888
@bouhhassan4888 5 жыл бұрын
Waa boorama cadey bilicdii umada somaliyeed
@aniisaaxmed646
@aniisaaxmed646 5 жыл бұрын
Nagtaaaan waaad kaltagtaaan lakiii ilmaaaah and dhashooo lamaa qalbi jebiyo
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 5 жыл бұрын
I can't wait walaahi intey sheekadan khadra silimo iyo mursal dhamaaneyso, heesihiiba ma dhageysan kareyno, duul wareersan ayuunbaa fanaaniintii afka isu wada galinaya oo leh heestii cusuba khadra loo jeedaa ama mursal baa loo jeedaa. Dadyow is dejiya oo dhinaca xun eed wax u wadaan joojiya.
@nimcolike3702
@nimcolike3702 5 жыл бұрын
sida khadra silimo loga tagay ba layga tagye like 😢😢
@Xidig8
@Xidig8 5 жыл бұрын
War borama igeeya hada tol tihin gabadh samorana wa inan donta boramana kula aqal gala alaylehe waa jano adunka meshu
@allebeerkaallebeerka6907
@allebeerkaallebeerka6907 5 жыл бұрын
Welcome lkn qabilka naagada indr
@habonitacabdi7455
@habonitacabdi7455 5 жыл бұрын
Welcome wllo
@gabdhaisjecel8675
@gabdhaisjecel8675 5 жыл бұрын
Khaalid Hassan welcome Huno😘
@najmaapdi8497
@najmaapdi8497 5 жыл бұрын
Qabiilka daayo kalay anaga kugu dari tad jeclaati maya ku odhanba mayno🌷🌷😍😍
@asmadaauus280
@asmadaauus280 5 жыл бұрын
Khhalid hassan welcome bro
@ilhancaraaye5801
@ilhancaraaye5801 5 жыл бұрын
waaaw Fanaan Qiima bdan Nimca ali migil Nimca Naruuro Heesahedu ma kala dhacan ilaxad Adban u Taagera heso Calaacal u bdan yihin o daren dhab ah Nolow qali cod miigan ❤🌹🌹👏👏😘
@hassandweeu4096
@hassandweeu4096 5 жыл бұрын
Anigu odeyga yare Dalcada kasii baxaya ayaan ku qosley tabta lo sii socda he is funy man😀
@madinaamoud9173
@madinaamoud9173 4 жыл бұрын
Walahi ana la hinasay
@hodanadan6595
@hodanadan6595 5 жыл бұрын
Caruurti mursal bil ayey doonayan iyo abo ruunti waban hinasay ilme abihi laga dufsady xalda ya ila dareen san
@faicalmourad1857
@faicalmourad1857 5 жыл бұрын
Wooow
@faicalmourad1857
@faicalmourad1857 5 жыл бұрын
Mansha allah eshecalaa heey
@osmanidil7533
@osmanidil7533 5 жыл бұрын
Khadra arsaqadeeda ayey leedahay waan dhofineyna khadra ficil darteed.
@adansuleyman7495
@adansuleyman7495 5 жыл бұрын
abwaanka heesta leh waa abwaan geestiitiir laxanku waaa ijineer siciid musigu waa ismaaciil damaan gabadhu waa nimco ali miili dhamaantoodba waa samaroon khadra sidaasaa laguugu hiilinay dumaashi dadka cadifada wada 2dhinacnawaxaan odhan lahaa idinku tashad waa la idinku dhex jiraaye iska fiirsh! hotlrtiina ok
@somalindsomalilnd2404
@somalindsomalilnd2404 5 жыл бұрын
Omg fanku Waa duriyada #SAMAROON#SICIID #HBAR #MAKAHIL iyo babah walhi Codka laxanka erayada musiga goobtu Waa isla iyaga mnsha allh horay u socda like isaar hadad ka tirsatay dadka isku filan
@ixsaan9294
@ixsaan9294 5 жыл бұрын
Been maha fanka duriyada samaroon laguma gaadho
@nabilhoussein5083
@nabilhoussein5083 5 жыл бұрын
Fanaanadu maha ta labaad fanaan qolo malaha somalida cudur qabil aya ku dhacay
@shaadiaqueen3173
@shaadiaqueen3173 5 жыл бұрын
Ukaadi isqorqorku ma wacne inantu waa rer jaboutiye
@somalindsomalilnd2404
@somalindsomalilnd2404 5 жыл бұрын
shaadia queen hye quruxey wllo
@nimcosuber7185
@nimcosuber7185 5 жыл бұрын
Wuu jiraa doqonee reer baadiyihi
@idilmahamed9750
@idilmahamed9750 4 жыл бұрын
Nimca ma princesse keep going❤ Dadkan ku haaya qoftu wa reer borama Maya sxibayl Wa🇩🇯
@Ahmeto536
@Ahmeto536 4 жыл бұрын
Reer jabuuti wax kale
@ayaandheeman5312
@ayaandheeman5312 5 жыл бұрын
Bildhantii qurxda boorma aallhow nugu wda boorma qurx barwaqad ciida borma🌹😘😘
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 5 жыл бұрын
Ayaan,😍😍
@Ahmednour.143
@Ahmednour.143 5 жыл бұрын
Maantana Anaa ugu horeyaa Like ta iyo Love ka Yaan la iga ilaabin
@DeeqaVideosProduction
@DeeqaVideosProduction 5 жыл бұрын
Kalsoni ku qab cariishkaga wlhy nasab Cod leh inay gabadh reer tahay yey cadaysay dharkay dhaqaysay
@fomar2137
@fomar2137 5 жыл бұрын
Ad ban oga xumahy. Khadro silmo. In saan looo xumayeo. Nagta ilkaha. Badan. Inkar Kugu dhacday kaa soo dhex sarta reerkaaaa islmed
@adansuleyman7495
@adansuleyman7495 5 жыл бұрын
gabadhu dee khadra maaha waaxa la dhahaa nimco !li milig waa gabadh samaroon oo uhiilinaysa khadra abwaanka uhiiliyey ka muusuga saaray iyo ismaaciil danaan oo tumay 4tuba eaa reer booram waana samaroon taagersan khadtr ok
@adansuleyman7495
@adansuleyman7495 5 жыл бұрын
deeqa khadra maa haa gabdhani waa samaroom nico ali miligaa baa la yiraa
@najaxcumar2695
@najaxcumar2695 5 жыл бұрын
Waa layaabey waxba ka dhacay meesha wlhi raga qaar aya xun
@iskaxaaji6319
@iskaxaaji6319 5 жыл бұрын
Nimco migil horay usoco wllshey
@leyladhiblaawe1491
@leyladhiblaawe1491 5 жыл бұрын
Hees iyo bar iga dheh team khadra qurux
@adansuleyman7495
@adansuleyman7495 5 жыл бұрын
gabadhan mimco cali milig baa la yidhaa waa damroon khadrayna u hiilinasysa iyo dumarka
@sahraabdirahman8386
@sahraabdirahman8386 5 жыл бұрын
👌👌👌👌👏👏👏👏 Top Heesta iyo Gabadhuba from Ceergabo
@xamdacawil5753
@xamdacawil5753 5 жыл бұрын
Booorama😘😘😘😘😍😍
@whitephoenixofthecrown8523
@whitephoenixofthecrown8523 5 жыл бұрын
Maya, yaabnayee maya!
@mosamater7882
@mosamater7882 5 жыл бұрын
Wow waa hees jirta wixii diig lahaw kac wixii doqona ha seexdo
@ayaansulub3894
@ayaansulub3894 5 жыл бұрын
boramay ka shidantahay
@maryanruunshnuur.4516
@maryanruunshnuur.4516 5 жыл бұрын
Walaaleey Raggu qaar damac aan qorsha laheyn bey leeyihiin oo dhaqankii baa sidaa ka noqdey waxbey inta iska dhex arkaan amaba u sawirma bey oogta waaberi dhaqaajinayaan ee adigu inaad gabadh aan agteeda qori laga jabsan karin tahay sow ma ogid hore u soco oo Tagto daay oo timaado qabo .😍😍😍😍
@Ayaansaan
@Ayaansaan 5 жыл бұрын
Waan ku raxasta codkaga hore usoco cadawga hajobo yaaasalam
@my_queen_muna_qaali716
@my_queen_muna_qaali716 4 жыл бұрын
Hees iyo badh👌👌👌👌
@AyanAli-dr6lm
@AyanAli-dr6lm 5 жыл бұрын
Manshallah hees iyo inan cadmacaan
@nadranuura2707
@nadranuura2707 5 жыл бұрын
Wleee heeestan waxay ka hadleysa wacyi jiro inta marwo dhiban wan la murugonaya
@teamsuuropadan8774
@teamsuuropadan8774 5 жыл бұрын
Ku jecliya khadra cidina kuma gaari karto nolaw xbbti macan
@naemaj4616
@naemaj4616 5 жыл бұрын
Maya!!! Yaabnayeeeee MAYA!!!!!!!!
@jaamacabdi9174
@jaamacabdi9174 5 жыл бұрын
Iyaaa wlee naag nool waaye heestaada fanka kujoogi kraa Qadra naag nool😙😙😙
@hoodomohamet1438
@hoodomohamet1438 5 жыл бұрын
Maya halkuu ku qabaa tiisa ma daryeele ayaa tukale ku dara waa run nimkii way washeen sanahan balayo kuursada 🤗🤗🤗🤗🤗
@fadumaismail146
@fadumaismail146 5 жыл бұрын
Viva qadra qaali Dumar ilahy ha barkeeyo 😍😍
@hibohassan8939
@hibohassan8939 5 жыл бұрын
Viva Khadra cabdi silimo waa naag qaliya. Ilaahayow hodan reerka ka haadi
@moulidmk2176
@moulidmk2176 5 жыл бұрын
Mnshllh cod macaaan Iyo quruxdiiii borama
@ifraxismail7306
@ifraxismail7306 5 жыл бұрын
heestan Mursal uunkuma socotee ninwalba oogododle ah ayay kusocotaa borama Ilove you hore usoco
@bosteyomohammad368
@bosteyomohammad368 5 жыл бұрын
Somali hadii aanu nahay dulmiga ma qadano mashaa Allah
@zahromaxamedcabdulle8721
@zahromaxamedcabdulle8721 5 жыл бұрын
ax ax ax qadro aadbaan ugu xumahay qisadii jeceylkaada iney burburto inshalllah midkale ooqeyra qaba jeceyl naceeb mawaayo iyo xaasid intaba waxan kuurajeynaa guul mather of love qadra silimo ❤️❤️❤️
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 5 жыл бұрын
Sinimo la soo Wada booda markaad hees maqashaanba, dadka ka daaya dhibta, calaacal khadra idiin kama baahnee amaan siiya dadka.
@poqoradapuntland4551
@poqoradapuntland4551 5 жыл бұрын
meeshu qurux badnaa ma somalilandbaa mise anaa mooday❤💖✌👏
@rooxanta4237
@rooxanta4237 5 жыл бұрын
Hhhhh wll waa tuKaraq lolzzz
@mudane1454
@mudane1454 5 жыл бұрын
Waa casimada labad slnd borama
@rooxanta4237
@rooxanta4237 5 жыл бұрын
@Awoqurux7 Wll markaan indhaha laska soo tuurayn Caasimada Labaad waa BOORAMA💪
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 5 жыл бұрын
@Awoqurux7, Hibo eebe ku siiyey habeen keys kama qaado walaalo ilaahay baa ka dhigey caasimada labaad boorama, awal buco ayaa ahaan jirtey hadase borama ayaa xawli ku socota.
@rooxanta4237
@rooxanta4237 5 жыл бұрын
halkii SL ku heshiisay ee ay ku noqotay SL mida oo dhamaystiran waa boorama, inay tahay caasimada labbaadna dastuurkay ku qorantee e soo akhri wll
@munasomaali3021
@munasomaali3021 5 жыл бұрын
inaba Caadi maaha 👌🏻
@ugbaadabdi99
@ugbaadabdi99 5 жыл бұрын
Kugu raacay minyaro jacaylkaa Idhi ma gayo
@ismahanabdifaarax5856
@ismahanabdifaarax5856 5 жыл бұрын
Boorama barwaaqo ❤️💋🌷 walee heesta looma kala hadhin 😂 abwaanka music laxanka codka viva reer boorama👌👆🤘
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 5 жыл бұрын
Ismahaan, bilicda magaaladana ku dar.
@ismahanabdifaarax5856
@ismahanabdifaarax5856 5 жыл бұрын
Sow maahin boorama barwaaqo ❤️
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 5 жыл бұрын
@@ismahanabdifaarax5856 Absolutely,👍
@allahwithmeneverbedeprived3494
@allahwithmeneverbedeprived3494 5 жыл бұрын
Nimco migil inantaa halay raadio 😍
nimco migil heesta abidkay kumaan nicin 2022
6:39
ISKUGOOSO OFFICIAL
Рет қаралды 9 М.
SHORT FILIM:  GUUR IYO GAYAAN
24:05
SONNA PRODUCTION
Рет қаралды 732 М.
Я обещал подарить ему самокат!
01:00
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 9 МЛН
SPILLED CHOCKY MILK PRANK ON BROTHER 😂 #shorts
00:12
Savage Vlogs
Рет қаралды 10 МЛН
Sheekada Nolosha Sahra Cumar Dhuule "Wareysi aad u xiiso badan"
27:53
Heeso Ka Oohiyey Nimco Migil Full Barnaamij Daawo Wacdaro 2018
48:02
AFRO MEDIA PRODUCTION
Рет қаралды 44 М.
Nimco migil" Sida Golof Colaadeed Xusuustii Fadumo Ahmed Dhinbiil
5:42
Nimo Miguil| Hees Cusub
6:50
Djib-LiveTV
Рет қаралды 7 М.
Nimco Migil Hees Cusub Abidkay Kumaan Nicin 2022
6:22
ARDAA MEDIA PRO
Рет қаралды 19 М.
Nima migil Xasusti Habiba balbalaf
5:18
NAIMA Toosan
Рет қаралды 28 М.
THE FLOOR IS LAVA 🌋🔥! Blippi Watch Out! #blippi #shorts
0:55
Blippi - Educational Videos for Kids
Рет қаралды 22 МЛН