No video

Nimco sanadkaan ayay Dv lottery maraykanka ku imaatay, Qarashka, Ds 260, Interview, iyo safaaradaha

  Рет қаралды 35,841

shaaciyeone show

shaaciyeone show

10 ай бұрын

#group5
#shaaciyeoneshow
#maraykanka
#dvlottery2024
#shaaciyeoneshow
#dvlottery2021
#dvlottery2023
#dvlottery
#ilhaanomar #maraykanka
#SerbiaiyoSomali
#dvlottery2023
#dvlottery
#ilhaanomar #maraykanka
#SerbiaiyoSomali

Пікірлер: 168
@dhameysmohamout8735
@dhameysmohamout8735 9 ай бұрын
Sanadkan guul rajeynyaa ani iyo inta xareysataba inzha allha 🤲
@user-xj6dn2ss3g
@user-xj6dn2ss3g 9 ай бұрын
Amin byo dhmnteen
@user-xj6dn2ss3g
@user-xj6dn2ss3g 9 ай бұрын
Amin dhmnteen
@queenbalqisdagn6155
@queenbalqisdagn6155 8 ай бұрын
Amin
@user-jr8ve5jf4h
@user-jr8ve5jf4h 8 ай бұрын
Guul dhamaanteen
@nusaybacadamiofficialcadam847
@nusaybacadamiofficialcadam847 4 ай бұрын
Guul insha alaah
@user-ue4vr1oh5l
@user-ue4vr1oh5l 8 ай бұрын
Insha allah Mar uun baan ku imaandoonaa raxmaanka Ayaan Arinta karajynayaa
@mohaanhonestofficail1689
@mohaanhonestofficail1689 9 ай бұрын
Thanks Zxp shaciye in sha allaah wan kula kulmi doona ❤❤❤
@abwaanxasancraxmaan1107
@abwaanxasancraxmaan1107 9 ай бұрын
sanadka I inta xeraysanaysa ayaan ku jiraa isha allahu guul ayaan rajayna 🤲🤲
@MariamYusuf-gg9dp
@MariamYusuf-gg9dp 9 ай бұрын
Hduu ii soo baco lacalla safaarad somalia kuma taalo.miyaa
@abwaanxasancraxmaan1107
@abwaanxasancraxmaan1107 9 ай бұрын
​@@MariamYusuf-gg9dp haa kuma taalo
@naag-weyn
@naag-weyn 9 ай бұрын
Sidee loo xareystaa wll
@abwaanxasancraxmaan1107
@abwaanxasancraxmaan1107 9 ай бұрын
saacado koobanbaa ka hadhay kolka waa sixidhmayaa dagdag u gaadh halkaad sawirka ka gasho ayuunbaa kuu xerayne barri ayuunbaa hadhay wll
@Ubahaidiris
@Ubahaidiris 6 ай бұрын
isha allah
@queenbalqisdagn6155
@queenbalqisdagn6155 8 ай бұрын
Waan xarays tay ilahay khayr ha iGa Dhigo In.sh allah 🤲🏻😰
@CabdulahiAk
@CabdulahiAk 8 ай бұрын
Allah nagu guuleysiyo insha Allah
@AyaanAbdulahi-lh9en
@AyaanAbdulahi-lh9en 4 ай бұрын
Abaayo see loo xareystaa iisheeg plz🥺
@Watermelonxberry
@Watermelonxberry 9 ай бұрын
Masha Allah Tabaarka Allah ❤🤲🏻🤲🏻
@mohamedhassanmoalim6531
@mohamedhassanmoalim6531 9 ай бұрын
Waiting for part2😊
@taatiko9307
@taatiko9307 9 ай бұрын
Shaaciye Waxaa Ka Sugnaa Waa Part 2 io In aan soo Badiso Wareysiyadaan dhalinta Dv Lottery Winners ah THANKS SXP
@skylinesomali9892
@skylinesomali9892 9 ай бұрын
Insha Allah Waan Guulaysan Doonaa😊❤
@haamudnews8451
@haamudnews8451 9 ай бұрын
Insha allah beri baan xaraynayaa ii soo duceeya
@user-pg7fe9jq4j
@user-pg7fe9jq4j 3 ай бұрын
Mala xaren karaa
@haamudnews8451
@haamudnews8451 3 ай бұрын
@@user-pg7fe9jq4j caawa la sugaa Natiijada
@user-ce3we7rh1h
@user-ce3we7rh1h 9 ай бұрын
The biggest embassy in Africa is djibouti
@SharkAli-tr8pf
@SharkAli-tr8pf 9 ай бұрын
Safaaradaha ugu xun DV waa Kenya, Ethiopian, Jabouti.
@hasnawais424
@hasnawais424 9 ай бұрын
Nayaa bila aqaalaba tahye e Djibouti waxa haka shegin ado Aqoone u lahanye the biggest embrasse in Africa is Djibouti
@PastosyasserPastos-td6cm
@PastosyasserPastos-td6cm 9 ай бұрын
@@hasnawais424 bien repondu frangine naga qabo laliyada cuz
@abdinasirabshir7876
@abdinasirabshir7876 4 ай бұрын
​@@hasnawais424 Safarada USA ba leh djabuti malahan ogow horta , teeda kle somalida djabuti ku martaaa reject ayaa lasiyaaa
@Maali_Recap
@Maali_Recap 3 ай бұрын
What About Ethiopia
@abwaanzamiirzamiir7262
@abwaanzamiirzamiir7262 9 ай бұрын
Shaciye ka waran zhp safarada masar sanadki hore buu iso baxay
@Kacababdulahi
@Kacababdulahi 3 ай бұрын
Alxamdulilaah yaa rabii
@MustfeFood
@MustfeFood 3 ай бұрын
Masha Allah waa hagaag
@farhiyafunny4116
@farhiyafunny4116 4 ай бұрын
sanadkan guul ban rajeynyaa inta io inta xareysataba inshallh 😢😢🤲🤲
@hibaaqhibaaq8217
@hibaaqhibaaq8217 9 ай бұрын
Shaaciye
@user-iv5cs2dr1u
@user-iv5cs2dr1u 9 ай бұрын
Wll shaciyow qofka family ahan ugashtay see waye
@YahyeCali-wb2fm
@YahyeCali-wb2fm 9 ай бұрын
Shaciye group nosameey anagane
@Mohamett_macaane
@Mohamett_macaane 9 ай бұрын
Insha ALLAH WAN GUULEYSAN DOONAA
@fariihaqueen4678
@fariihaqueen4678 9 ай бұрын
Inshallah
@user-fn6wd1xm7k
@user-fn6wd1xm7k 9 ай бұрын
Saxiib soo gali 2
@user-qs4ec6jk8c
@user-qs4ec6jk8c 3 ай бұрын
Lkn lotriga kale waa aminkeee zxp iisheeeg❤
@mascuuudbashiir638
@mascuuudbashiir638 9 ай бұрын
War inantu daganaa mnzha allah 🤗
@naturerelaxationpronrp9725
@naturerelaxationpronrp9725 9 ай бұрын
M.a alle ayaa mhd u sugnaatay goor walba 🤲🤲 Shaaciye wllo aniga hadeer waxan jooga ethiopia locationka interview ga ethiopia ayaan ka dhigtay ee hadey macqul thy waa sidee safarada ethiopia mey dhip badan thy mise waa ay fidudahay wabilahi towfiiq
@khabylametiktokvideos3730
@khabylametiktokvideos3730 9 ай бұрын
alle ha ku fududeeyo huno
@maxamedlaaskaawi
@maxamedlaaskaawi 9 ай бұрын
Zxip shaaciyow dib maka sixi karaa hadaan xiligaan dhashay aan khakday xageese ku saxayaa ma markaaa xarenaya ds 260 mise mar kle🙏🙏🙏🙏🙏 iso jawaap sxiip
@khaliilnourkhaliil209
@khaliilnourkhaliil209 9 ай бұрын
shaaciye waxaan rjayeenyaa inan mar un kulano
@subeeryuusuf5003
@subeeryuusuf5003 9 ай бұрын
Asc wllo shaciye adoo mahad san waxad ii waydiisa nimco waa maxay tasdiiqin
@user-hh2pq5tk9f
@user-hh2pq5tk9f 4 ай бұрын
Asc
@YahyeCali-wb2fm
@YahyeCali-wb2fm 9 ай бұрын
Walahi wa inaa helaa qof sifiican iifahansiya oo su alahey igajawabo plz group nosameya
@ileysnoura-
@ileysnoura- 9 ай бұрын
Wll wan kufahansiina aniba maanta xareste m.a wiillal kubaxa ifahansiiye si walal nimana wannku fahan siinaya❤
@YahyeCali-wb2fm
@YahyeCali-wb2fm 9 ай бұрын
@@ileysnoura- oky inte kasoqawana
@FirdousaMohamed
@FirdousaMohamed 2 ай бұрын
Asc wlle hadii waqtiga dhalashada aan kuqortay iyo Kan passportka ay kala duwan yihiin ma caqabad bey igu noqonaysa
@zakariyehassan282
@zakariyehassan282 9 ай бұрын
Asc wll waxan ku weydinayaa inoo balantii helay unlock madalbakaraa
@mahamedhasen6507
@mahamedhasen6507 9 ай бұрын
Asc dv lottery waa xarestay waxa kuxarestat high school lkn wxn hesta grade 10th certification somaha cadi jwb mahadsanid?
@Hussein-Haji
@Hussein-Haji 9 ай бұрын
Asc shaaciyow bro iwrn xldada ninyahow aniga waxaan ka mid ahaa dadkii fara ku tariska ahaa ee ku guleystay ee iso qabo insha allah anigaa arima bdn baan faafahin kaasin insha allah
@siciidaxmed2963
@siciidaxmed2963 9 ай бұрын
Magaalade ayad ka timid sxb
@user-zr2tl5ht8c
@user-zr2tl5ht8c 5 ай бұрын
1 su alaa Qofka an shahaado dugsi sare maxaa uxala shaciye isoo jawaap zxp
@user-gu1wk7oz2m
@user-gu1wk7oz2m 9 ай бұрын
My 06 2023 walay aqbalay wll xage kala so xarira plz😢
@xanaanxanaan6209
@xanaanxanaan6209 9 ай бұрын
Wareeesigaan waa caaajis
@mohaanhonestofficail1689
@mohaanhonestofficail1689 9 ай бұрын
Saxiib pert two waydii nimco sida marka jigjiga lajooga casimada Ma jigjogan dhahnaa mise adis ababq
@caishaistel5174
@caishaistel5174 3 ай бұрын
Ani qof icawiyo mahela codsi waye😢
@user-hh2pq5tk9f
@user-hh2pq5tk9f 4 ай бұрын
Shaciye
@ileeyechanel2198
@ileeyechanel2198 9 ай бұрын
SHAACIYE LINK GA SAXDAA NOSOO.DHIG HALKAN.PLEQSE
@manqabojiye7043
@manqabojiye7043 9 ай бұрын
Aniga i guurso wllo shaciye igga gaarsii gabadhan
@bashiirjeeni5358
@bashiirjeeni5358 9 ай бұрын
Kkkk
@lailaismail1317
@lailaismail1317 9 ай бұрын
Shaaciyow safarada india iyo ta malaysia tee fiican oo laga dhigan karaa interviewga labada tee fudud mida kale bangladesh ma safaarad somalia aya ku taala
@farxiyaciro5633
@farxiyaciro5633 9 ай бұрын
Mesha interview ka dhigato miya ka bixin qofki xog ka haya hyga so jawaabo
@footbalchanel9571
@footbalchanel9571 2 ай бұрын
Kawaran shaaciyow haddi markaad xaraynaysay aabad is lahayn waad helaysaa oo adoo ubad leh aanad sheegin
@somalistars1320
@somalistars1320 9 ай бұрын
Masha allah
@hibackmohammed6104
@hibackmohammed6104 9 ай бұрын
Case numberkedu imisuu ahaa.
@saalaxxikmaawi3054
@saalaxxikmaawi3054 9 ай бұрын
Shalay ayaa lagalay maraykan hadana waa Saye wllhi😂😂😂
@emannaabdi
@emannaabdi 8 ай бұрын
😂😂
@JAMA_BARRE
@JAMA_BARRE Ай бұрын
😂😂😂
@zakiyarashiid2397
@zakiyarashiid2397 9 ай бұрын
Shaaciye mel fican nogu kala jartay laso dhakhso😂😂
@hassanhonest6794
@hassanhonest6794 9 ай бұрын
Pleece sawirka Vedo kasoo samee caqad jirto retio meel kabadlo garab laahay😊
@NaciimoCabdi-fe7ml
@NaciimoCabdi-fe7ml 9 ай бұрын
Ana kaa caawinaayo
@Nasra-235
@Nasra-235 9 ай бұрын
Waxaa sugnaba waa part 2
@user-or5mt3ze8v
@user-or5mt3ze8v 9 ай бұрын
Codka waa liitaa
@user-ce3we7rh1h
@user-ce3we7rh1h 9 ай бұрын
Embassy is a very big you don't know
@omerabdi6357
@omerabdi6357 9 ай бұрын
Asc shaaciye one show wll waxaan ka mid ahayn dadka helay 2023 sidaas awgeed waxaan u baahnahay xogo badan oo ku saabtan Dv
@queenliza596
@queenliza596 3 ай бұрын
Visaha maheshay
@ismaik562
@ismaik562 9 ай бұрын
Meelaha tika iima soo baxeyso ustaad Allah dartiisa iigu xarey macalin waan kudaaley wallahi 😂😂😂😂
@Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge
@Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge 9 ай бұрын
Xge jogta wxn kuhay qof kuxarenay lacag yaran kaaqadanayo 7dolar
@Siciid22
@Siciid22 9 ай бұрын
Has been not selected 😂😂
@ismaik562
@ismaik562 9 ай бұрын
Hhhh aniga waan garni saxab lakin tikta ayaa isoo saareynin
@Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge
@Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge 9 ай бұрын
Anigab tikata ayan kudlay Sasa darte ayaa wiilaka icawiyay lacgtisan siiyay
@ismaik562
@ismaik562 9 ай бұрын
@@Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge sanadkii hore gacanteyda ayan kuxareystey sxp
@KalsoonidaNafta10
@KalsoonidaNafta10 9 ай бұрын
Hanbaa i galay waxaan u haysatay in hada aniga la i waraysanayo ilaahow sanadkaan igu caawi haduu khayr ii yahay inuu isoo baxo
@IdilRashiid
@IdilRashiid 8 ай бұрын
Wll shahaado primary baan ku xareeyey caadi miya
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 8 ай бұрын
​@@IdilRashiidHaa
@IdilRashiid
@IdilRashiid 8 ай бұрын
@@Suhayb1_4 haa sax dad baa igu idhi secondry un baa ugu hoseya
@AbdirahmanIidowNoor-td8pw
@AbdirahmanIidowNoor-td8pw 9 ай бұрын
Sxb sidee loogu xareestaa xirfada
@saedhasan8096
@saedhasan8096 9 ай бұрын
Shaciye ma i buuxun wllo
@mohamedayzer4074
@mohamedayzer4074 9 ай бұрын
Hadi qofka selected la dhaho ugu daynbayn gormu buxin kara ds260
@suleeqasiman3043
@suleeqasiman3043 9 ай бұрын
Markhaati aa?
@ahmedliban4166
@ahmedliban4166 9 ай бұрын
1) Selectee haduu doortey safaarad siduu ugu badalan karaa safaarad kale? Iyadoo ay howshiisa ay socoto 2) after Ds260 online form what is next? Fadlan noo weydii su aalahaas Mr Shaaciye
@ahmedadem9102
@ahmedadem9102 9 ай бұрын
Waa laguu badali karaa markasta safaaradaad doonaysana waa lagaaga dhigi karaa adoo email u diraya qolada system-ka iyo sababta lagaaga badalayo safaaradaa.
@najipkaare1805
@najipkaare1805 9 ай бұрын
Maxad shaciyow noogu kala jartay sheekada
@Commentkudhigle-s1g
@Commentkudhigle-s1g 9 ай бұрын
3:33 DADKA WAA KA LIIDANAA MARKAY DHAHDAY CALOOSHEE IHURISAY😭😭😭😭😭😭😭😭
@mohamedhassanmoalim6531
@mohamedhassanmoalim6531 9 ай бұрын
Meaning dalkeena safaarad malahan oo barnaamijyadaas inoo qabato. Iyo dalkeena oo burbur iskaga jira.
@Commentkudhigle-s1g
@Commentkudhigle-s1g 9 ай бұрын
@@mohamedhassanmoalim6531 wa fahmayaa.wa runteed aad Ayan uga LIIDANAA dhankaaas
@lailaismail1317
@lailaismail1317 9 ай бұрын
Oo Qofku safarada ma bedelan kara haddu fahmi waayo miyaanu ku qasbanayn wadanka uu ku xaraysta inu interviewga ku marayo mase documentska intu ka qaatuu ka tegi karaa qaabkee lo bedelan karaa jabuuti dad ay uso baxday ayay u diideen sidaasayna ku waayeen
@user-wx9ji2vr9c
@user-wx9ji2vr9c 9 ай бұрын
Anigu shaleyban kuxereysetey high school no degree
@asanms2352
@asanms2352 7 ай бұрын
Waar indr inantu waa singale igu soo xidh ha iga ajarsatee😢
@abdilahidabshid8389
@abdilahidabshid8389 9 ай бұрын
Sanadkii hore waxaan ku xaraystay married sanadkan single maku xarsysan karaa
@user-vm9lo2kj3b
@user-vm9lo2kj3b 9 ай бұрын
Ma isla baxna nasibkayga fican ani😊
@abdilahidabshid8389
@abdilahidabshid8389 9 ай бұрын
@@user-vm9lo2kj3b Diyaar baan ahee halke kala soo xidhiidha wayehe
@habilgaraad2441
@habilgaraad2441 9 ай бұрын
Tasdiiqin maxaa Laga wadaa noo macneeys
@mohamedkhaliif1581
@mohamedkhaliif1581 9 ай бұрын
Documentka aad wadato ayow cadeynayaa masuul wasaarada waxbrashada ayaana kuu sameyn karto
@Yasirmuqtaaroficial
@Yasirmuqtaaroficial 5 ай бұрын
7 su al maxay yihin inoo sharax
@bashiirjeeni5358
@bashiirjeeni5358 9 ай бұрын
Iyadoo documents ethiopian ah haysata maxay safaarad kalle ka doontay may ta adis ababa tagto?
@Ladan12345
@Ladan12345 9 ай бұрын
Haa interview ga qofka ethiopia udhashey shahadoyinkedana hayzta wey ufududahay
@skylinesomali9892
@skylinesomali9892 9 ай бұрын
Tasdiiqin maxay ka wadaa
@waxkabarowayahadunidazahru4638
@waxkabarowayahadunidazahru4638 9 ай бұрын
Plz iga jwba ninkyga ku xareysty shaqo makaaniko oo talyaniga ka shaqeyn jiry uu ku xareesty ana wx ma heesto ani wx shahado ma heesto sx miya manalaga aqbalaa iga so jwba😢
@user-wx9ji2vr9c
@user-wx9ji2vr9c 9 ай бұрын
Abaayo wlhi dhaleyban xereystey dugsi sare o bila shahaado ah ayan kuxerestey
@waxkabarowayahadunidazahru4638
@waxkabarowayahadunidazahru4638 9 ай бұрын
@@user-wx9ji2vr9c ani sandki hore waa iso bxdy dugsi sare iyo jmcd liigu xareeye matke iso bxdy na xal wan waaye o shahdo ku helo shado bug laskma yeelaayo leydhahy
@user-wx9ji2vr9c
@user-wx9ji2vr9c 9 ай бұрын
@@waxkabarowayahadunidazahru4638 hbbti Ani sas li ajliged waxan kuxerestey dugsi sare obila shahado ah
@user-wp3dx3vh2r
@user-wp3dx3vh2r 6 ай бұрын
Aniga shahaadoyin mahaysto maxa xala😢
@hibaaqhibaaq8217
@hibaaqhibaaq8217 9 ай бұрын
Dhawr jeer baan kuusooqoray xagee kaalasoo xiriiraa
@Aliyah_jano
@Aliyah_jano 9 ай бұрын
Wali ma hayo link sax ah 😧 inan xeresto bn raba
@babaa3412
@babaa3412 9 ай бұрын
Fidiyowka shaaciye kan midka lawaad kahooseeyo 1:30 soon aayo ayoo linka yaaala comentika
@Aliyah_jano
@Aliyah_jano 9 ай бұрын
​@@babaa3412wn so helay thnks wll ❤
@iqraanaali2077
@iqraanaali2077 9 ай бұрын
dvprogram.state.gov google ku qor
@user-wx9ji2vr9c
@user-wx9ji2vr9c 9 ай бұрын
Abaayo Ana kushegayo maxakalaso xiira
@DaariqAadan
@DaariqAadan 9 ай бұрын
ShaaciyoH waxaan jooga Somaliland lkn shahaadadayadaH waxa ku qoran Somaliland lkn kuma qornaH shadaada Somalia Markaa Hadho sow caqabad iguma qaadanaysoH
@abwaanzamiirzamiir7262
@abwaanzamiirzamiir7262 9 ай бұрын
MYa maya somalilnd calamku ma yaqano somali un lagu xisabina
@mazutmohamed7433
@mazutmohamed7433 9 ай бұрын
Gobol wye sxip😂
@IdilRashiid
@IdilRashiid 8 ай бұрын
Wll kwrn shahaadada primaryga ayaan ku xareeye caadi miyaa mise lama ogolayn
@musemaxamud253
@musemaxamud253 4 ай бұрын
Documents ka somaliland directly ayay u aqbalaan safaaradaha maraykanku sxb don't worry Webkooda ayay sidaasi ku qorantahay
@abdimajidadannor5824
@abdimajidadannor5824 9 ай бұрын
wllayaal djabuuti ka jooga culays baad ka badiseen taasna fiisaha inan weyno keentay😢
@AbdisalanAsadMohamed
@AbdisalanAsadMohamed 8 ай бұрын
Sorry wll lkn sanadka danbe safarad kale oo aan ahayn Djibouti raadso
@shuuriyecali8176
@shuuriyecali8176 9 ай бұрын
Wacaan ufahmay wareysigaaga in aad dhiiri galin u sameyneyso dadkii ka quustay dv lottery ga IYO BUUFIS GALIN
@somalistars1320
@somalistars1320 9 ай бұрын
Shaciye waino sanadka dambe koley iqadan mayane galadan 😆🤣😂
@user-wx9ji2vr9c
@user-wx9ji2vr9c 9 ай бұрын
Niyada kher usheeg illahyba ku haye
@KING_MANKA
@KING_MANKA 9 ай бұрын
Nio waxan ka mid ahy guleyst yasha dv lottery 2024 oo interview ku mari rabo Malaysia marka gabadhan isku safarad nahy side ku heli karaa
@khaliilnourkhaliil209
@khaliilnourkhaliil209 9 ай бұрын
king manka wll waxan xareystey dv lottey 2025 su.aal? dhan waxbarashsada shaahaadada ugu hooseeysa ee la qabaloyo waa dee
@Araweelo110
@Araweelo110 9 ай бұрын
@@khaliilnourkhaliil209secondary ama high school baa u hoosaysa walaal.
@KING_MANKA
@KING_MANKA 9 ай бұрын
@@khaliilnourkhaliil209 hadad shahado ku xareyso dugsi sare ugu yar hadii kle ds60 ku buxanee 2yers experience ah
@ubaxabduqadir5026
@ubaxabduqadir5026 9 ай бұрын
Waxu sidee uu hadlysaa
@idilismail2034
@idilismail2034 9 ай бұрын
😂😂
@mumtiimustafa2222
@mumtiimustafa2222 9 ай бұрын
Wlalyaal ilaso hdla dadka sandkn salected la dhahy Nairobi bn jogaa e
@user-gg3nf4ki1x
@user-gg3nf4ki1x 9 ай бұрын
Nin africa joga cidna marbto😂😂😂😊
@mumtiimustafa2222
@mumtiimustafa2222 9 ай бұрын
@@user-gg3nf4ki1x adi waku dhama wax la aaanta xagaas la aaad 😂😂
@manbile_HD
@manbile_HD 9 ай бұрын
Qoftaan hada lee tagtey sidii ineey 20 sano joogtey cml iska dhig dhigeysaa
@habilgaraad2441
@habilgaraad2441 9 ай бұрын
Hal sano qof joogo iyo see u hadleedo isma laha
@user-nb7wk6io2s
@user-nb7wk6io2s 9 ай бұрын
Gorme Lafura
@quruxdiihablaha1234
@quruxdiihablaha1234 9 ай бұрын
Waa furan yahay ilaa 4tii bishan 10aad
@CawilAxmed-kx3qh
@CawilAxmed-kx3qh 9 ай бұрын
adis Ababa miyanay safaarad ku Lahayn maraykanku
@Hussein-Haji
@Hussein-Haji 9 ай бұрын
Wey ku leyahiin addis ababa
@quruxdiihablaha1234
@quruxdiihablaha1234 9 ай бұрын
@@CawilAxmed-kx3qh wayku leeyihiin lkn faa ido malaha waa mid liidata
@CawilAxmed-kx3qh
@CawilAxmed-kx3qh 9 ай бұрын
Haye sxb
@Lilfahmi
@Lilfahmi 9 ай бұрын
Lacag imisaa kaaga baxaysa
@aishaluul114
@aishaluul114 9 ай бұрын
1,500$ilaa 2,000cml aa Kaga bexeyso
@DG-eg4qi
@DG-eg4qi 9 ай бұрын
Guys Waxad iga i sheegtan Marka Laga reebo documentyada waxbarashada imisa document kale ayaa Looga baahanyahay Interviewga
@SuntaFaaraxmajopasto58
@SuntaFaaraxmajopasto58 9 ай бұрын
2 sawir,CID,warqada dhalashada,passport,single ama marriage warqad cadeeneysa,warqada caafimaadka iyo qofka America joogo oo ku dageysid decoments ah ama sponsor baa ladhaha
@DG-eg4qi
@DG-eg4qi 9 ай бұрын
@@SuntaFaaraxmajopasto58 wll adoo mahadsan CID ma ii faahfahin karta
@naturally431
@naturally431 9 ай бұрын
Io warqada crime
@naag-weyn
@naag-weyn 9 ай бұрын
​@@SuntaFaaraxmajopasto58cid waa mxy
@ahmedjama1629
@ahmedjama1629 9 ай бұрын
Tastiiqintu waa maxay markaa
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 9 ай бұрын
Waar gabadha soomaliga Ku Adag Ee bal , Wxd dhahdaa Taada ka hadal dheh, Ta dadka kale iska dhaaf dheh.
@aminkhadar0
@aminkhadar0 9 ай бұрын
Fuck america lottery waxaa ha iga maqnaafo
Best KFC Homemade For My Son #cooking #shorts
00:58
BANKII
Рет қаралды 69 МЛН
Doing This Instead Of Studying.. 😳
00:12
Jojo Sim
Рет қаралды 7 МЛН
Playing hide and seek with my dog 🐶
00:25
Zach King
Рет қаралды 35 МЛН
Sidaan Ubuuxso Formka DS-260!!!
1:02:32
Somali Youth Scholars
Рет қаралды 83 М.
WAREYSI: MUBARAK OO DHAWAAN DV LOTTERY 2024 USA KU YIMID
35:21
Mohamed Bullale
Рет қаралды 3,7 М.
QARAXII LIIDO YAA KA DANBEEYAY MAXKAMADA DAHIR ALASOW
48:22
Sagal media 24k
Рет қаралды 20 М.
Su'aalo iyo jawaabo dheeraad ah oo Group 5-ka Maraykanka ku saabsan
36:14