Nin Hargeysa Jooga oo Gabadh u Diiday in Lagu Sameeyo Wixii isaga Lagu Sameeyay

  Рет қаралды 28,616

Horyaal24 Tv

Horyaal24 Tv

Жыл бұрын

#Horyaal24TV Kala Soco wararkii u dambeeyey Soomaalida iyo Caalamka.
Subscribe to Our Channel Like and Share Our videos.
===) Ku Xidhnow Ciwaannada Baraha Bulshada ee Telefishanka Caalamiga ah ee Horyaal24 TV (===
▶️ Horyaal24 TV KZfaq Channel = bit.ly/3vdhg9s
▶️ Horyaal24 TV Facebook Page = bit.ly/3KN1NUx

Пікірлер: 141
@FatimaAli-hc2zy
@FatimaAli-hc2zy Жыл бұрын
Masha Allaah tabarakaraxman Rabbi ha ku barakeeyo adeero Xiis sida uu magacaagu u qurux badanyahay Ilaahay ha kuu qurxiyo ajri iyo xasanaadna Rabbi ha kaa siiyo camalkaa khayriga ah eed gudatay 🤲😥
@mohamoudahmed7822
@mohamoudahmed7822 Жыл бұрын
Ilaahay haka abaal mariyo muxsin xiis Dhulka isugu naxariista Samada hala iidka naxariisto e
@filsanqaali7005
@filsanqaali7005 Жыл бұрын
Illahay waxl khayr badan hakugu badalo adeer kurbad ka gooysey illahay adigana kurbada haga gooyo ubadka oorida maalka xooga iyo xiskaba hakugu barakeeyo amiin amiin yaa Rabi 🤲🤲🤲🤲
@faadumoaxmed6163
@faadumoaxmed6163 Жыл бұрын
Illaahay janna fardawsa guri ha kaaga dhiso aamiin yaa rabi allaah kurbo kuma tuso
@cabdilaahimcawad
@cabdilaahimcawad Жыл бұрын
Amiin yaa allaah
@farxaancabdalaahi3703
@farxaancabdalaahi3703 Жыл бұрын
Illaahay wax khair qabo oo baroko leh hakugu badalo adeero iyagana Illaahay ha kalmeyo
@mrshabazg6647
@mrshabazg6647 Жыл бұрын
Subxanalah qofkii muumin dhiban kafayda dhibta rabi casaawajala ayaa isna kafayda Ilaahay if iyo aakhiraba haku barakeeyo adeer kii family gaa dhiban duleedka dhigayna Ilaahay haka abaal mariyo
@anisamohamed3211
@anisamohamed3211 Жыл бұрын
Maashaa Allah tabaaraka Allah,Illaahay subxaana watacaalaa miisaanka casanaadka ha kuugu daro 🤲🤲🤲💕
@asiyaberger7719
@asiyaberger7719 Жыл бұрын
Waa qiso i taabatey, ilaahay dadka adigoo kale ha badiyo " الله يكثر أمثالك " Adigana waa run "aduun waa meerto", ilaahay sidaad uga farxisay, hakaaga farxiyo. Amiin Ya Rab ♥
@craxmanyusuf4621
@craxmanyusuf4621 Жыл бұрын
Waxan arkay hadii qofku uu cid wanaag u sameeyo isagana allaah baa siiya o waliba si muuqata loo arkaa. Allaah haka abaal mariyo muxsinkaasi wanaaggaa uu sameeyay
@hassanirbut9766
@hassanirbut9766 Жыл бұрын
Ilaahay ajar iyo xasanaad hakaa siiyo amiin yaa rabi ilaahay denbigaaga iyo kii waalidkaaba amiin yaa rabi
@ahmedhassan-kt4ir
@ahmedhassan-kt4ir Жыл бұрын
Ninkaas raganimo ayuu sameeyay abaalkaaga waxa heli doona Insha allah adiga iyo qoyskaaga if iyo aakhiraba wanad liibaanaysaan inta ay ka marmayaan ha ka hor wareegin Xataa hadii ay guriga wax gaadhsiiyaan mahadsanid.
@mohamedomer7262
@mohamedomer7262 Жыл бұрын
Mansha Allah Allaya barak odey xiis legend weeyi ilahaay ha barakeeyo
@safiyacumar3771
@safiyacumar3771 Жыл бұрын
Aamiin ilaahay ha barakeeyo caqliga iyo cimrigana haw barakeeyo
@aduunkuwaaayamo4368
@aduunkuwaaayamo4368 Жыл бұрын
Ilahay haka abaal mariyo XAAJI XIIS JAZAKALAHU KHEYR
@ruqiiyacawiil9116
@ruqiiyacawiil9116 Жыл бұрын
Xagan kala soo xidhiidh bil walba rashinkay cuni lahayen ayaan u dhigaya guriga
@muniir3654
@muniir3654 Жыл бұрын
TV ga kala xiriir iyaga weydii
@jamaisse9852
@jamaisse9852 Жыл бұрын
asc kheyr badan baad helaysaa. abaayo.ilaahay wax ka kheyr badan hakuugu bedello. waanad helaysaa.
@museomer9306
@museomer9306 Жыл бұрын
جزاك الله خيرا كثيرا وبارك فيك Alle haku barakeeyo dad iyo xoolaba janada ha ka dhigo abaalkaaga
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 Жыл бұрын
Great Muwaadin Khayr Alle hakusiiyo Adnah
@zamzambashir3067
@zamzambashir3067 Жыл бұрын
Mansha Allah Allah haku barakeyo adeer
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 Жыл бұрын
Mansh Allah. Republiken of republiken
@Nuurkhalif78
@Nuurkhalif78 Жыл бұрын
Masha Allah jazaka Allah kheyr baraka Allah
@mohamedyousuf8140
@mohamedyousuf8140 Жыл бұрын
Masha alla adeer Allah ha ka abalmariyo ,ajar iyo xasanT baad shaqaysaty
@husseinmalinahmed9202
@husseinmalinahmed9202 Жыл бұрын
ما شاء الله بارك الله فيكم جميعا أنتم كرام الله يعوضكم خيراً منها
@cabdisalaanwarsame9448
@cabdisalaanwarsame9448 Жыл бұрын
Horyaal 24Tv aad baad ugu mahadsantihiin dadaalka aad u gasheen qoyskaas masaakiinta ah.
@N.A.M1234
@N.A.M1234 Жыл бұрын
Mashaalah guul iyo gobanimo
@sabahgire9079
@sabahgire9079 Жыл бұрын
Masha allah ilaahay khayra ha siiyo ninkaa waxay se u baahanyihiin inay helaan meel ay leeyihiin
@yaasiinhassan2127
@yaasiinhassan2127 Жыл бұрын
Mnsha alaah inta ilaahay inoogu naxariisanyaaba waa intaa
@4166Ama
@4166Ama Жыл бұрын
Ax ax ilhayow naxarista hanaga qadin ilhy khayr has iyo ninka islameed
@hodanwahbi3328
@hodanwahbi3328 Жыл бұрын
Ilaaheey aa waa fajiyay Qeeyrka ,ilahay haydiin naxariisto Qeeyr waxaa rabi ka baridaanba hela.
@aganesacad1666
@aganesacad1666 Жыл бұрын
Maashaa allaahu Allaha barakeeyo
@horijoogmedia
@horijoogmedia Жыл бұрын
Masha allaa Alle ha ka abaal mariyo
@kadra825
@kadra825 Жыл бұрын
MASHA AALLAH HAMBALYO HAMBALYO AALLEH NAXARIISTIISA MARNABA HAAKAQUUSAN WLLKA MUSLIMKA AAH IILAHAY MARNABA KUU DAYIICIIMAYO MASHA AALLAH AALLAHUU AAKBAAR SUUBHANALLAH IILAAHAY MAHAD OODHANI UUSUGNATAY الحمد الله رب العالمين يارب يارب يارب يارب العالمين الحمد الله على نعمة الإسلام وكفى بالله وكيل الحمد الله رب العالمين يارب يارب يارب العالمين بارك الله فيكم ماشاء الله تبارك الرحمن
@faatiyasoomaliland8291
@faatiyasoomaliland8291 Жыл бұрын
alle ha barakeeyo ninkaas
@omarN
@omarN Жыл бұрын
Ninkan madaxweyne ayuu u qalmaa allah ha ciiseeyo oo xasanaadka aakhiro hawgu daro.
@idman-bt3tf
@idman-bt3tf Жыл бұрын
Aduunka wali waa jiraan dad wanagsan oo zaciimiin ah ❤❤❤❤
@atishh7332
@atishh7332 Жыл бұрын
مشاءالله عليك برك الله فيك وجزاك الله خيرا يا أخي الكريم
@ibrahinxasan107
@ibrahinxasan107 Жыл бұрын
Miyuu siiiiyey guriga mise wuu sii galiyyey uun
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 Жыл бұрын
Maansha Allahaa illaheye waxa kheeyr qaaba haa kuu guu baadalo
@afrahmohamed4423
@afrahmohamed4423 Жыл бұрын
بارك الله فيكم جميعا ،ساعدوها تشتغل وتصرف على نفسها وأولادها الى متى ستعيش على مساعدات الآخرين
@farhankamil3655
@farhankamil3655 Жыл бұрын
Allaha kuu gargaaro
@ahmedmusa8929
@ahmedmusa8929 Жыл бұрын
Sadaqadda hallaga Daayo warfaafinta Yey noqon manna sheegad
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 Жыл бұрын
Jisaa kalaa kheyr
@hoobaan8674
@hoobaan8674 Жыл бұрын
Illaahay haku Asturo adigana
@faliidhtamaan731
@faliidhtamaan731 Жыл бұрын
Khayrbaad shaqaysatay mnsha allh
@abdirahmansayid1040
@abdirahmansayid1040 Жыл бұрын
Masha allah allaha haku barakeyo
@abdit8270
@abdit8270 Жыл бұрын
Ilahaay khayr hakuugu bedelo inshoalah Alah
@mustafaismailhashi8667
@mustafaismailhashi8667 Жыл бұрын
Jazaakalaahu khayraa Alle jano hakuugu bedelo umadda dad damiir leh ayaa weli jira
@mohamedsaid7338
@mohamedsaid7338 Жыл бұрын
Waa dhaqankii wanaagsanaa ee soomaali lagu yaqaaney oo maanta gabaabsi ah.
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 Жыл бұрын
This Jamuhriyada Barakaysan Ee Somaliland ❤️🤍💚🕊
@abdirahmanfaarah3912
@abdirahmanfaarah3912 Жыл бұрын
Maasha allah ilaahay ha barakeeyo nin raga walaahi
@mohamodmohamod3574
@mohamodmohamod3574 Жыл бұрын
Jazaakaa allaa khayral jazaa Ilaahay ajar aan kala go lahayn Ha kuugu bedello. Qof muslinna qofkii astura ,ama ka feyda kurbo iyo Dhibaato hsysata ilaahay dhibaatooyinka qiyaamaha ayuu ka feydaa . Ilaahay ha kaa feydo dhib oo dhan if iyo aakhiroba. Runtii waa nin waaya arag ah oo qiimo leh.
@maxamedcabdi5369
@maxamedcabdi5369 Жыл бұрын
Khayr iyo ajar Allaah ha kaa siiyo walaal,
@cabdicumar5891
@cabdicumar5891 Жыл бұрын
Adiga iyo Ubadkaagaba Alle Haydin Barakeeyo Oo alle Hakugu Casuumo #JANATUL #FARDOWSA AL #ACLAA ADIGA IYO #WAALIDIINTAABA #GOB HADAAD MAQASHO WALAHI WAA KAN OO KLE
@saidoelmi4351
@saidoelmi4351 Жыл бұрын
Ilahay adeer xiis Khayr ha siiyo 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻
@getto10
@getto10 Жыл бұрын
Jazaaka allah kheyr
@asli1087
@asli1087 Жыл бұрын
Maasha Allaah
@dawanprint650
@dawanprint650 Жыл бұрын
xaaji barKaysan Allah wixii aad jeceshay ee khayr haku siyo
@MuslimahRawdah
@MuslimahRawdah Жыл бұрын
Ma sha Allah TabarakAllah 🏠🥰
@jamacsalaad4833
@jamacsalaad4833 Жыл бұрын
masha allaah khayr alla hasiiyo
@Kw58437
@Kw58437 Жыл бұрын
Amiin amiin
@apdirahmanjactaroole8554
@apdirahmanjactaroole8554 Жыл бұрын
Mnshallah alle khayr iyo xasanaad hakugu badalo
@naciimamaxamuud740
@naciimamaxamuud740 Жыл бұрын
Mash Allah xiis Allah ku barkeeyo amiiin yarabi
@munaomer8597
@munaomer8597 3 ай бұрын
Manshallah
@saidoelmi4351
@saidoelmi4351 Жыл бұрын
Maansha alaah Ilahay adeerkan oo badan soomali ha siiyo 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻
@fardus6169
@fardus6169 Жыл бұрын
Maasha alaah tabaaraka alaah ilaahay ajar iyo xasanaad hakasiiyo
@kadra825
@kadra825 Жыл бұрын
WLLALO QALI SIIDA AAD UUGUNAXA RIISATAY WALAKAGA DHIIBAN AADIIGANA AALLAH HAA KUUGU NAXARIISTO AAKHIIRO IYO AADUUBA WLL QALI MASHA AALLAH AAMEEEM AAMEEEM YARABII
@abdifatahgaraad8360
@abdifatahgaraad8360 Жыл бұрын
Mashaalh alle miisaanka xasanaadka ha kuugu daro
@khadaromar7385
@khadaromar7385 Жыл бұрын
Alle ha kaa abaaliyo
@zeinabhajiyassin9293
@zeinabhajiyassin9293 Жыл бұрын
Mashallah
@cabdinaasirjamaac6010
@cabdinaasirjamaac6010 Жыл бұрын
maasha allah
@basrabashir5726
@basrabashir5726 Жыл бұрын
Illahay ajar aan dhamanin hasiiyo odagas allxamdulillah waa farxad iyo arin kudayasho mudan
@optimisticman1203
@optimisticman1203 Жыл бұрын
maashaa allah
@bukhaari1345
@bukhaari1345 Жыл бұрын
Allha barakeeyo waa gob ninkaasu
@DhagaxKure
@DhagaxKure Жыл бұрын
Mansha Allah Allahu Akbar
@Hohumed
@Hohumed Жыл бұрын
Maansha all 🎉
@aminaali6892
@aminaali6892 Жыл бұрын
Masha allaah isago nool buu janadiisi uu diyarsaday masha allaah
@jamalskp7280
@jamalskp7280 Жыл бұрын
Khayr Ala ha kaasiiyo Aamiin
@cabdisalaanwarsame9448
@cabdisalaanwarsame9448 Жыл бұрын
Allaha u barakeeyo xoolihiisa adeerkaas ciddaa masaakiinta ah ee wadada la tubay ugu tabarucay gurigiisa dhagaxa ah intay wax helayaan,adeer xiis haloo duceeyo.
@khalid.channel2854
@khalid.channel2854 Жыл бұрын
Ilahey khayre ha siiyo aaamin
@mouradsaameh226
@mouradsaameh226 Жыл бұрын
Allah AAH ugu daarooh misaanka xasanadka
@xasanfaamoos6016
@xasanfaamoos6016 Жыл бұрын
Ilaahay khayr hakuugu badalo
@hodanh2669
@hodanh2669 Жыл бұрын
Jazka Allah
@bowdcali6156
@bowdcali6156 Жыл бұрын
Allah hakaa abaal mariyo waxka kheyr badan allah hakugu badalo
@faysajibriil73
@faysajibriil73 Жыл бұрын
Waxaanad fileen badalkeed allaw kusii awlada iyo maalka rabigay kuugu badi aakhirona janadii kugee
@islamicdjibouti8155
@islamicdjibouti8155 Жыл бұрын
Manchallah ke dieux vous protege fromdjiboutii
@Mamar6310
@Mamar6310 Жыл бұрын
MANSHALAH
@fosiyaseadmahamoud6551
@fosiyaseadmahamoud6551 Жыл бұрын
Mansh alaah misanka xasanadka ilaahay hakuugu daro
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 Жыл бұрын
Mashallah hambalyo
@abdallehassan5626
@abdallehassan5626 Жыл бұрын
😭😭😭❤️❤️
@ykhalid182yusuf6
@ykhalid182yusuf6 Жыл бұрын
Xaajiga anaba uu duceryayay xaalal maal xalaal maal dhalay
@maxamedyonis8476
@maxamedyonis8476 Жыл бұрын
ManshaAlleh tabarakalaah
@faadumoaxmed6163
@faadumoaxmed6163 Жыл бұрын
Waa jano iyo cadaab intay isu jiraan illaahay kurbada ha kaaga ilaaliyo aaaaaammiiiiinnnn
@ahmedjees2320
@ahmedjees2320 Жыл бұрын
Runtii waa nin khayr iyo wanaagka muuqdo Ilaahay miisaanka xaaanaadka hawsaaro
@barlinmohammed3129
@barlinmohammed3129 Жыл бұрын
Mashaalah guri janod alaha kugubadalo inshaalah alahan hoygaga jano hakadhigo maskiin badumaciintay
@mohamedameen4439
@mohamedameen4439 Жыл бұрын
Miyuu siiyey mise si ku meel gaar ah bay igu jirayaan intay noloshooda wax Iska bedelayaan Insha allah
@asmaabdillahi4993
@asmaabdillahi4993 Жыл бұрын
Dieu vs protège monsieur
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Жыл бұрын
Dadka xaafada reerkan wa inaad ka dhigtaan rerka uga taajirsan xaafada dhargiyaa insha allaha
@axmedaden1655
@axmedaden1655 Жыл бұрын
Allaa yabarik geesi nimadu waa taaa
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 Жыл бұрын
shalay iyo maanta !!! big difference ilahayba u sikhiray umadiisa
@nuromar8984
@nuromar8984 Жыл бұрын
dadku aad bay deeqsi ugu yihiin Hargeysa
@khadijac9841
@khadijac9841 Жыл бұрын
ALLAHU AKBAR wa aclaa miisaanka xasanaad ka RABI hawsaaro labadaa midna kadumiyay midna siiyay labadaba hooyaa dhashay
@somaliland6718
@somaliland6718 Жыл бұрын
Maansha allah way dadaalayaan dhallinyarta TV-da waxay u hadlaan kuwa saboolka ah ee an hadli … Karin … Waa war farxad leh
@kawsarxuseen2442
@kawsarxuseen2442 Жыл бұрын
Ilmaderayaaow qoladan waduubaysa majaahilnimo iyo aqoondaraykatay mise xaasidnimaykatay o wa qowda maqashii 🤔 xagewaxlogusohagajinaya bal 🤔fadlan phone number ka dadka adbahinaysan dadka caawinlaha usobandhiga walahi wanxanaqsanay
@mssburay8428
@mssburay8428 Жыл бұрын
waa ajar kuu socon doona xta hdii aad dhimato🙏😔
Задержи дыхание дольше всех!
00:42
Аришнев
Рет қаралды 3,7 МЛН
路飞太过分了,自己游泳。#海贼王#路飞
00:28
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 38 МЛН
ВОДА В СОЛО
00:20
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 34 МЛН
DEGDEG: Geel Hargeysa Jooga oo Caanihiisa Lagu Luq Luqdo
23:36
Horyaal24 Tv
Рет қаралды 13 М.
Hooyooyin dhac lagu gaystay Hargeysa.
7:18
MM Somali TV
Рет қаралды 10 М.
Задержи дыхание дольше всех!
00:42
Аришнев
Рет қаралды 3,7 МЛН