NIN ISAGA LUGEEYO XAAFADAHA LONDON!

  Рет қаралды 27,309

HANOOLAATO

HANOOLAATO

3 жыл бұрын

Welcome to Hanoolaato Media Network - ku soo dhawoow Hanoolaato Media Network
Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
Find us on Facebook: / hanoolaatotv
Check our website: www.hanoolaato.com/

Пікірлер: 121
@yaslamissa7000
@yaslamissa7000 3 жыл бұрын
Walking is good for cardiovascular disease and of course muscle pain as well………. Hore u soco bro………and that’s a very important for your health indeed……
@nimoali4218
@nimoali4218 3 жыл бұрын
MashAllah brother keep it up
@kaltunomar4417
@kaltunomar4417 3 жыл бұрын
Maashaa allah socodka waa caafimaad horay usoco
@GaBal_DaYe
@GaBal_DaYe 3 жыл бұрын
Masha allah.
@ohno9714
@ohno9714 3 жыл бұрын
Masha allah haji
@abdisamadomar8463
@abdisamadomar8463 3 жыл бұрын
Well done 👍 brother
@amalhassan56
@amalhassan56 3 жыл бұрын
Mansha Allaha waa runtii
@trumpppl2024
@trumpppl2024 3 жыл бұрын
MASHAA allaah
@faacilkheyrchannel.5707
@faacilkheyrchannel.5707 3 жыл бұрын
Masha,Allah guul iyo gobanimo Allaahi waa fakrad wanaagsan ❤❤❤✅✅✅✅
@mowlidmohamedisse1656
@mowlidmohamedisse1656 3 жыл бұрын
Hadii aadan socon wax walibana liqdo kkk . . . Allaha ku daayo Dr. Leyth Elmi.
@gurayosaalax143
@gurayosaalax143 3 жыл бұрын
It seems that losers like him want to place themselves in the spotlight. Jobless people like him who fail to provide for their family alway have the most to say to fill in for their own self hopelessness. Creating a fake reality for himself to gain comfort from the fact that he’s pathetic at the end of the day. How can he set a good example for the Somali people if he fails to set a good example for his own family? What a joke. Kkkkk
@raxmoyuusuf6056
@raxmoyuusuf6056 3 жыл бұрын
Maashaa allaah
@abdulkadirhassan7559
@abdulkadirhassan7559 3 жыл бұрын
The truth is you have to walk for 5 hours a day because the Queen of the UK pays for you so you are right to walk thank you, brother.
@ahmedliban7035
@ahmedliban7035 3 жыл бұрын
You are attention seeker and Facebook keyboard warrior warya.
@sanaa8367
@sanaa8367 3 жыл бұрын
Waa ma shaqayste 11saac baa socdaa kuye meeday masuuliyadiisii.?
@luuladan9882
@luuladan9882 2 жыл бұрын
@@sanaa8367 walaal iska hubi in uu diabetes yahay
@trumpppl2024
@trumpppl2024 3 жыл бұрын
Ayaanle xuseen abdi mahadsanid sxb
@anababdi9566
@anababdi9566 3 жыл бұрын
Masha allah
@cabdifataxcabdirizaq1708
@cabdifataxcabdirizaq1708 3 жыл бұрын
Soomaaliya hanoolaato shariif xaseen💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 3 жыл бұрын
Mashallah
@mustafebarleex757
@mustafebarleex757 3 жыл бұрын
waa sax socodka waa cafimad
@hooyomcn2420
@hooyomcn2420 3 жыл бұрын
Socodka waa wax fiican lkn maahan in aad kabadsatid 1.ama 2 saac maalinti wixi intaas kabadan waa waqti dhumis dadka waxey kudadaalan wax aan Alle waajib uga dhigin lkn waxey katagaan waajibki Alle ogoow waqtiga waa lagu xisabin ubado cibaado iyo wajibka rerkaga iyo walidkaada in aad kasoo baxdid Allaha na hanuuniyo
@wm9669
@wm9669 2 жыл бұрын
Very good 👍🏼
@juleybiibmidganyare6057
@juleybiibmidganyare6057 3 жыл бұрын
Waxaa ku filneeed 1 saac iyo bar gym ah ama orod caadiya 5 maalmood asbuucii cuno balance Ahna cun hadi aad karto waqtiga inta soo hartayna haka faa iideesto oo maskaxda kori ayadaaaa ubaaahan in wax laga buuuxsho bilaaa xuduuud
@daahircadow4529
@daahircadow4529 3 жыл бұрын
Part 2 Ka so duub cml wll hanoolaato
@samiraali1401
@samiraali1401 3 жыл бұрын
Janis aan intas oo saac ku socdo mama helo inta badan waan shaqeya xagee waxaso janis ka hela
@sanaa8367
@sanaa8367 3 жыл бұрын
Welfare buu qaataa malaha
@samiraali1401
@samiraali1401 3 жыл бұрын
Waan yabay intas oo wkhtiya qof qurbe joga oo shaqeya meel uu ka keno
@Samawade25
@Samawade25 3 жыл бұрын
Waqtibadan ayuu odaygu haystaa 8 hours shaqo ah 2 hours travel aday maxaaba iiharay maalintii Saturday sunday 1 hour ayaan lugaynkaraa
@mohamedomarmohamoud8135
@mohamedomarmohamoud8135 3 жыл бұрын
Ceelasha iyo Madiino Nasteexo Sabti walbo ayaan socon jirey 2saac iyo bar
@abdulkadirhassan2428
@abdulkadirhassan2428 3 жыл бұрын
Fasting is okay for reducing your cholesterol and your weight
@abdulkadirhassan2428
@abdulkadirhassan2428 3 жыл бұрын
This guy has a vocation
@fertunali1007
@fertunali1007 3 жыл бұрын
Kkk muradka laga leyahay mexey tahay . 11 sac to much Masha alah
@kamamoores3138
@kamamoores3138 3 жыл бұрын
Cajiib war goormaad shaqeesaa? Shaqo la an lama noolaan karo inkiriiska.
@adamkeenadiid8484
@adamkeenadiid8484 3 жыл бұрын
Wa nin Soo shaqeeystay asuu naleeyahay 11 saac aocda .socoeku wa cafomaad la iskuma hayo lkn wax waxlboo xaddhaafa laga badbadiyo dhibkeedeey leeyihiin.noloshu waa inay isku Sheela tirnaataa.30 to 1 saac hadaad maalintii socotid kugu filan.waxwalbana ha cumin ee cuno waxtarleh aan badneyn cun.iskuna Sheela tiran . Vitamin+protein+ carbo ka kooban.hilibka guduudan cusnistiisa badan lama.mahdin ee marmar un ku tuuro.kaluunka iyo digaaga wa ok.dhalhtar ma ihi lkn diinteydaa sidaa ifaraeysa.alhamdulilah.
@shlmhd7386
@shlmhd7386 Жыл бұрын
Wa mashaqeyste
@abdallaabdi7417
@abdallaabdi7417 3 жыл бұрын
11 saac hada socotay wa half maalin abti wx caqliya galaayo no sheeg. 2-3 hrs wa macquul
@elmiawad1777
@elmiawad1777 3 жыл бұрын
Man walked from Enfield to Hayes for a fadhi ku dirir sessional at the Somali cafe!
@alibaax5346
@alibaax5346 3 жыл бұрын
Inta jiifka ku daaawatay like saara
@karinacwjacobs
@karinacwjacobs 3 жыл бұрын
Ninkan ma shaqeeyo miyaa?
@ugaas-
@ugaas- 3 жыл бұрын
Tartanka orodka inogu qayb gal bro 😎
@abdicash8787
@abdicash8787 3 жыл бұрын
From, ceeladha biyaha to jawhar
@kamal171
@kamal171 3 жыл бұрын
My friend don't burning yourself out
@xuseenmaxed4759
@xuseenmaxed4759 3 жыл бұрын
Af-af baa ugu daran Uurna- uur baa ugu daran Af- waxaa ugu daran af ay wax walba ay ka soo baxyaan Uurna-waxaa ugu daran uur wax walba lagu rido. Ka waran kuwa uurkooda ku rida Hantida dadweynaha Iyo inta ka xaaraanta ah Sidee bay u heli karaan caafimaad
@Burco.
@Burco. 3 жыл бұрын
PHD ba la haysta for walking miyaa ta kale wax walba liiq ma meesha ma xawayaanba jooga
@gurayosaalax143
@gurayosaalax143 3 жыл бұрын
Rabi caqliga kama qado, he is doing this to get quick fame?
@jiniinsi9726
@jiniinsi9726 3 жыл бұрын
Shariif waa ku salaamay hhhhh
@mahadow1
@mahadow1 3 жыл бұрын
KIILO BAASTA AH INTA LIQDO HADII AAD SEEXATO, HADHOOW CALOOL BAALDI AH AYAAD YEELANEE !
@GaBal_DaYe
@GaBal_DaYe 3 жыл бұрын
4 .5 oo hal Mr ah. Iskudar 11 saac. Mcquull maàh.
@abdicash8787
@abdicash8787 3 жыл бұрын
Again pls, what's yout nzme?????????
@abdulkadirhassan2428
@abdulkadirhassan2428 3 жыл бұрын
He is on vacation
@mustaqbalabdiweli
@mustaqbalabdiweli 3 жыл бұрын
Waa nin Shaqo la,aan gym bilow, mashaqeysid miyaa? Reer ma lihid?
@abdillahiosman1770
@abdillahiosman1770 3 жыл бұрын
Aniga ayaa dhibtaa qaba hada subaga iyo sonkor ka qaaday fadhi iyo cunto badan
@elmiawad1777
@elmiawad1777 3 жыл бұрын
Proper adeero science here! This dudes understanding of nutrition and exercise is completely wrong. You can get the same benefits from walking for only 1 hour a day rather than wasting 11 hours or the whole day walking from one corner of north London to West London. Also, humans do actually need some fat and muscle, adequate rest is good for building muscle. This guy has little body definition and muscle because he spends time waking around underweight for a man his age because he wants some Neolithic geeljire lifestyle. There is is no need for a modern man to replicate the walking habits of the ancients unless you’re raising money for charity or you are trying to get into Guinness world book of records. You are better off walking moderately, going the gym to get stronger and then spending the rest of your time more wisely/productively.
@mgaameetlegaameetle8734
@mgaameetlegaameetle8734 3 жыл бұрын
HOOL MAKADHACDOO REER MALAHA MIYAA?
@mandeeqmay5126
@mandeeqmay5126 3 жыл бұрын
😂😂😂
@omhassbint-om8559
@omhassbint-om8559 3 жыл бұрын
Subxanallah Masocod kaliya ayuu shaqo kadhigtay, Muxuu kashaqeya.Cibadadisa miyu wadaa. Caruur iyo Xaas maleh miyaa Yaa caawinaya Familkiisa . Waa ninyableh, ilahay shartisa hanamootiyo. Asagana ilahay hacaawiyo
@yasinjamac7170
@yasinjamac7170 Жыл бұрын
Thats his private issue he's given us a message that we should burn the over stored cholesterol and sugar in our body by walking thats what we need to focus
@degan4
@degan4 3 жыл бұрын
Waa ku raacsanay walaalkan
@cawralafaniq9090
@cawralafaniq9090 2 ай бұрын
Xaarwaynee
@qarandoon6367
@qarandoon6367 3 жыл бұрын
Ninkaan waxuu ku hadlayaa pure Somali hadana waa doctor oo English ka ku hadii kara. Maxaa kuu baxay?
@laymah5500
@laymah5500 3 жыл бұрын
Markaad is hubtid oo aad aqoon leedahay, afkaaga waad ku faanasaa, aqoontiisana kordhinasaa xitaa haduu kugu adkaa.
@qarandoon6367
@qarandoon6367 3 жыл бұрын
@@laymah5500 waa runtaa
@idilsalahgenyo-cad7731
@idilsalahgenyo-cad7731 3 жыл бұрын
Eedo Xagee ku socda waa baraf iyo roob yaa caruurta iyo reerka fiirin? Dariiqyada London waa ciriiri
@fcy-jo7pn
@fcy-jo7pn 3 жыл бұрын
Caafimadku wa muhiim. Dadka qaarne maqayadaha shax cabow u fadhiyaan 12 hours
@immigranthustlemind8655
@immigranthustlemind8655 3 жыл бұрын
He needs walking and running gears.
@asharimohamedfarah7910
@asharimohamedfarah7910 3 жыл бұрын
ninkan ma fiyowyahay maya sacendley when did he go job monday to friday
@jiniinsi9726
@jiniinsi9726 3 жыл бұрын
Weydii shariifka markale inta wadan uuw aduunka kasoo degey you will be surprise
@geelleguure8808
@geelleguure8808 3 жыл бұрын
Dadka wadanka u dhashay ee waddada socdaa afka ayey xidhanyihiin, isagiina isagoo af bannaan ayuu ummadda socdaa.
@rhxahr3680
@rhxahr3680 3 жыл бұрын
kensal rise to croydon 5 hr min ayaa sameeyay
@muraadlove6520
@muraadlove6520 3 жыл бұрын
qof aan shaqeyn ayaa iska meeraysta
@itistrueitisafact5432
@itistrueitisafact5432 3 жыл бұрын
Ninkaan caafimaadka Socodka waxbaa u dheer ee dakhtarka dhimirka inuu arko ayaan ku la talin lahaa
@jiniinsi9726
@jiniinsi9726 3 жыл бұрын
Shariif aan unaqaanaa reer America Oregon ayuu deganaan jiray iyo magaalooyin badan oo mareeykanka katirsan Shariif nooga sheekeey inta wadan aduunka aad kadegtay
@gurayosaalax143
@gurayosaalax143 3 жыл бұрын
He is a well know bragger & he doesn't have a Phd (which he falsely claimed). He even has several names. HANOOLAATO needs rigorously check credibility, which it seems they failed to do so this time. It has to be someone that is credible.
@sanaa8367
@sanaa8367 3 жыл бұрын
Hhhhhh Fruadkii baa batahay
@gurayosaalax143
@gurayosaalax143 3 жыл бұрын
@@sanaa8367 It seems that losers like him want to place themselves in the spotlight. Jobless people like him who fail to provide for their family alway have the most to say to fill in for their own self hopelessness. Creating a fake reality for himself to gain comfort from the fact that he’s pathetic at the end of the day. How can he set a good example for the Somali people if he fails to set a good example for his own family? What a joke. Kkkkk
@cabdisalaanwarsame9448
@cabdisalaanwarsame9448 2 жыл бұрын
Waxaan u fahmay in xanuunka sonkorta jirto may be its doctor 's advice,it seems guinness world book of records,thats better.
@mohamedabdullahi3187
@mohamedabdullahi3187 3 жыл бұрын
Aniga waxaannahay dadka socda Waxaa dareemaa nafis iyo furfurnaan
@shushunuura5051
@shushunuura5051 3 жыл бұрын
Me too dad badanba igu dhaho intaaas ha socon ma fiicno anignunna farxad iyo furfurnaan nashaad baan ka helaa socodka one day baan ahay fasax oo ah malin sabtii ah waxaan lugeeyaa ugu yaraan 5 saac aan dareemayo raaxo
@xaajidhagax3702
@xaajidhagax3702 2 жыл бұрын
Soomaalida qorbo joogtada ah intooda badan waxay waqtigooda ku dhameystaan sheeko qabiil iyo fadhi-ku-dirir! Caafimaad iyo socod waqti looma haayo
@mohamedali-cg4tv
@mohamedali-cg4tv 3 жыл бұрын
Philadelphia to Boston miqa malin sucutee
@abdigah5364
@abdigah5364 3 жыл бұрын
Waar socod iyo exercise waa caadi LAAKIIN 11 saacadood waa waalli. Ninkan waxbaa u dhiman waa paranoid
@mrali3601
@mrali3601 3 жыл бұрын
Ogow lkn pollution wasakhda, marka ku nooshahay magalo weyn, qiiqa babuurta wa dila
@KhanYunis7
@KhanYunis7 3 жыл бұрын
Hhhh ma yaabtay sxb😅
@mohamedabukar9561
@mohamedabukar9561 3 жыл бұрын
Qof bilaa camal ah ayaa u Baahan Socod Ee kudayda
@mustaqbalabdiweli
@mustaqbalabdiweli 3 жыл бұрын
Alla ma aragtay
@OrodyahaanGuuled
@OrodyahaanGuuled 3 жыл бұрын
100 km oo orod ah ayaa kusameeye 10 saac iyo bar Hal maalin orod ah Hal maalin
@rashidseid3046
@rashidseid3046 3 жыл бұрын
Ma awalaa yurub baabuur heysateen meesha mareykanmiyaa reer america aa socdaladhahaa gurigii 5kunool 5baabuurbey wataan ma ahan qof yurub joogo socod marwalba wey socdaan maheestaan baabuur
@jamaaloromo3698
@jamaaloromo3698 3 жыл бұрын
Do you've a job? Probably self-employed or geel raac missing his old occupation 😂
@AA-sc6iw
@AA-sc6iw 3 жыл бұрын
google his name Leyth Elmi he is a reseatcher, authot and PhD holder
@jamaaloromo3698
@jamaaloromo3698 3 жыл бұрын
@@AA-sc6iw and addicted to walking. Someone please give that guy a geel🐪 😂. Bro I know him
@garadawale8019
@garadawale8019 3 жыл бұрын
Ninkan maxay tahay kalyaha maba soconayo sacan la ga bilabo
@fatumanur2227
@fatumanur2227 3 жыл бұрын
I wonder what you do for living!
@gurayosaalax143
@gurayosaalax143 3 жыл бұрын
He is looking for "Quick FAME" period.
@naimaabdiraxmaan7063
@naimaabdiraxmaan7063 3 жыл бұрын
wax walbo laq aa shalayna aamino muse waxay lehed 30 sano hadadba garto wax walbo ha is ku cunin yaa talo wanagsan dadow aabahan iyo hooyadan
@KhanYunis7
@KhanYunis7 3 жыл бұрын
Hooyada aya Talo ficn lkn isagu waxkasta laq wuxu ula jedaa hadaad waxkasta Iska cunto aadna socon waydo dhib ayay ledahay
@naimaabdiraxmaan7063
@naimaabdiraxmaan7063 3 жыл бұрын
@@KhanYunis7 kkkkk wad iga qoslisay
@leylaahmed8967
@leylaahmed8967 3 жыл бұрын
Socodka maba xumee 1saac malinti wa ok lakin ninkan howl kama dhacdo miya
@baashaal6778
@baashaal6778 3 жыл бұрын
Waa nooc buufiska ka mid ah, waxaa u badan Dadka anti social ka ah oo kelinimada ku nool
@KhanYunis7
@KhanYunis7 3 жыл бұрын
Haa waxbaa kuyara furan
@TheSignature82
@TheSignature82 3 жыл бұрын
The guy have a big belly and love handle's no 6 packs at all...now I get the point... you want to tell us he have PhD, that's the full story. Lol
@ilhammohamed1939
@ilhammohamed1939 3 жыл бұрын
Good how came he walks and have big belly doesn’t make since wallahi yaaab you need exercise brother walking is not enough
@naasirjama3042
@naasirjama3042 3 жыл бұрын
Walking saacadahaa badan waa wakhti dhumis.ORAD HAL saacad kugu filan.
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif 3 жыл бұрын
Socodkii waad abuse teen dee!
@sahrahassan2755
@sahrahassan2755 3 жыл бұрын
Reer ma lihid miyaa ? Bow kulaha daqada ka arki gadhay
@liibanmumin6582
@liibanmumin6582 3 жыл бұрын
11 saacadood socod ah oo qurbaha waqtiga intaa leeg sideed kuheshaa faimly iyo shaqo majirto ninkani waa dad daaqada kalabaxa bahashii xanuunka.
@aqoontaislaamkabaro
@aqoontaislaamkabaro 3 жыл бұрын
CASHARO AFKA CARABI KU BARTA MEELKASTO JOOGTAAN..
@ismhan2398
@ismhan2398 3 жыл бұрын
Anaa rabee xagee telkaga so qor inshalaah
@nature1747
@nature1747 3 жыл бұрын
Wll xahaan kz baranaa?
@maryansalaad2175
@maryansalaad2175 3 жыл бұрын
Qof intas socdo o hadana kiliyaha ints la eg yahin
@ahmedhaji3240
@ahmedhaji3240 3 жыл бұрын
🤣🤣
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 3 жыл бұрын
Hhhhhh
@ahmeddaahir8606
@ahmeddaahir8606 3 жыл бұрын
Waax ba kaqaldan ninkaan mise waaa been waxuu sheeego🤣Sababto ah asiga calool iyo futo ka muqataaa bal fiiriya dadow
@museegeh5320
@museegeh5320 3 жыл бұрын
🤣😂
@mustafebarleex757
@mustafebarleex757 3 жыл бұрын
waa sax socodka waa cafimad
LONDON VIEW 24 HOURS AYEY IGU QAADATEY IN AAN LONDON MUQAAL KA SAMEYO :
9:22
MISS CIRCLE STUDENTS BULLY ME!
00:12
Andreas Eskander
Рет қаралды 19 МЛН
Dhibaatada uu maandooriyahu u gaysto dhalinyarada Soomaalida
14:25
LONDON: MAXAA LAGU ARKAY CUNTADA SOMALIDA?
8:55
Explore Somalia with Said Fadhaye
Рет қаралды 81 М.
Somalida UK iyo luqada Somaliga
7:04
ARAGTV
Рет қаралды 9 М.
Nolosha UK maxay ugu adkaatay Somalida?
19:45
Sola Portal
Рет қаралды 71 М.
LONDON TAXI - MAXAA 3 SANO LOO BARTAA?
7:50
Explore Somalia with Said Fadhaye
Рет қаралды 69 М.
(UK) VLOG | WAX KA OGOOW BERBERKA IYO MAQAYADA SUJA
17:09
Sheeko Yar Official
Рет қаралды 4,7 М.
MARKHAATIGA NOOL INQILAABKII DHICISOOBAY & DILKII CIRRO
47:03
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 60 М.
London Maagaalo nin weeyn video groonka Wambley. Socod aan ku maray glbta.
15:26
NOOCYADA GURYAHA LONDON IYO SIDA LAGU HELO
8:55
Bashir Tani
Рет қаралды 11 М.
MISS CIRCLE STUDENTS BULLY ME!
00:12
Andreas Eskander
Рет қаралды 19 МЛН