Ninka 6 Calaamad Ku Aragto Wuxu Raba inu Kaa tago ku naco Gabaryahay iska jir

  Рет қаралды 197,332

Badbaado Channel

Badbaado Channel

Күн бұрын

Ninka 6 Calaamad Ku Aragto Wuxu Raba inu Kaa tago ku naco Gabaryahay iska jir

Пікірлер: 421
@hibofaarax5076
@hibofaarax5076 4 жыл бұрын
Hadu qof katagay illahay kuma nicin Allaha iskuxir qasaari maysid Aamin naftaada 👏🏼
@archieronin8619
@archieronin8619 3 жыл бұрын
Pro trick: you can watch series on kaldroStream. I've been using it for watching all kinds of movies these days.
@landryayaan5215
@landryayaan5215 3 жыл бұрын
@Archie Ronin definitely, been watching on kaldroStream for since november myself =)
@lakimohamed2984
@lakimohamed2984 4 жыл бұрын
Ilahy sawj wanagsan waa isiyey Alhamdulilah🤲
@maxamedismaaciil4017
@maxamedismaaciil4017 4 жыл бұрын
Aniga ayaa soo marey lkn qoyskaygii wuu burburey Allah waxaan ka baryayaa mid khayr badan
@zamzamweydow9346
@zamzamweydow9346 4 жыл бұрын
Alxamdulilaah Alle ayaa isiiya xbiibi wanaagsan gabargasta na Alle haka farxiyo insha allh
@xafsocabdiqadir2783
@xafsocabdiqadir2783 2 жыл бұрын
Aamin illohow dadka dhaptaisujecel iskuxifdiilaaay iskugaboobanaamin
@zamzamugas7906
@zamzamugas7906 2 жыл бұрын
Amiin
@shukriaxmedshacni2333
@shukriaxmedshacni2333 2 жыл бұрын
Aamiin yaarabi
@roodamuxumed7234
@roodamuxumed7234 Жыл бұрын
Amiin huno❤
@somalidhabah1485
@somalidhabah1485 4 жыл бұрын
Ninku ha iga tago.... Xaaa i wareeriyay wegerey soco dhe go ahead 😠👀🙏
@hodanmohamed3204
@hodanmohamed3204 4 жыл бұрын
Maasha Allah, Waxaa jira Dadka qaar in ay iska indha tiraan ficilada la gula dhaqmo ee duur xulka ah ayagoo Naftooda u bahdilo ruux kale si ay u qanciyaan, Fadlan noqda kuwa dhiifoon oo fahmi kara xaalada ku heeraarsan waxa aad rabto waad waayi kartaa balse Naftaada iyo sharaftaada ha ku waayin ruuxaan kuu qalmin.
@muhiibhussein9752
@muhiibhussein9752 4 жыл бұрын
sheikh aad ayad umahadsanthy run ahanti ani dhibatadan aya hda iheysato qofki xirirka naga dhexeyey o gurkena bilo ka dhina lkn alxm wxu iga baxay kow busy an ahay in u gonigoni iska dhigo in u xirirka gabiyo waxan is iri malaha wa mashqul ha ogu darin sug udulqado lkn sanibdaro ana modey war dher kadib wuxu igu bilabey wad buq badan tahy dagal ayad rabta mar walbo bena wada gur marabtit ani waqti ha iga luminin telkada wan iska tirey e bye wan naxay o an yaabey hadalo an dhahay kadib by an iska dhahaay ano wada gubanayo wlhi hda an qorayo xita shucurteyda cadi ma ahan cildarti Alxm dhaman walalaheyga inti aqrisa qoralkeyga in ay iso duceyan wayo qalbiga waa qali
@quruxsanmohamed5197
@quruxsanmohamed5197 4 жыл бұрын
Abyo ugu horeen alle qalbiga haku qabojiyo marna haka yeelin waxan ku qalmin alle mid ka khayr badan alle hakugu badlo duceyso xbbti saltulel tuko
@dhiblaawemedia
@dhiblaawemedia 4 жыл бұрын
Abay insha allah mid khayr qabo ayaad heli niyada khayr usheeg
@learningquranonline773
@learningquranonline773 4 жыл бұрын
Mid ka khyr badan isaga ayad heli insha allah Niyada khyr usheeg wlshy
@canabcabdulaahi7131
@canabcabdulaahi7131 4 жыл бұрын
Ilaah hakuu booga dhayo
@cadar1499
@cadar1499 4 жыл бұрын
Muhiimeey muhiim noqo ha raadinin ha wicin block sar raga qaar tijaabo ayeey ka tahay in iyagoo kuraba in eey saas sameeyan si eey uqiyaasan rabida aad uqabto si markeey ogadaan in aad ka marmin eey kuu soo noqdaan kadibna dushaada ku socdaan iskajir
@user-lj7qe8gs4l
@user-lj7qe8gs4l 4 жыл бұрын
Shiiq aad iyo aad ayaad umahad santahay wlhi wil aan xiriir lahayn inka badan 3 sano ayan ku arkaa lkn hada kadib go aan ayan kaqadanayaa oo wan is kaga harayaa waayo owolba kaligay wan nola hadana wan nolanayaa insha allaah shukran shequnaa faadil
@naruuracaday148
@naruuracaday148 3 жыл бұрын
Abaayo nin waa cadaw leeskuma jabiyo wlh alle hana siiyo mid kheyr qabo🤲
@saidabare8189
@saidabare8189 4 жыл бұрын
Jazaakumu laah sheek waxaan rabaa in aan si khaas ah aan kuula soo xiriiro meel aan kaala soo xiriirana ma aqaano kheyr ale haku siiyee bal meel aan kaala soo xiriiro iisoo sheeg
@maxamadbaarisalaad743
@maxamadbaarisalaad743 4 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 😍
@maryanmuse7719
@maryanmuse7719 3 жыл бұрын
Scw scw scw scw
@ifraaxabdi1699
@ifraaxabdi1699 7 ай бұрын
Salalaahu calayhi wasalam
@miymunaaweys661
@miymunaaweys661 4 жыл бұрын
Insha allah sheek walahi waxaa noshektay iireyo ad qiimo uulah wadmahadsantahy sheqena allah tardisa anujaclahay allah awalkada hakadhiko jantul fardos allah haidn xefdeyo adi iyo rarkada dhaman misha joogto allah hakuguxeftiyo sheek❤❤❤❤
@HdanSomnet
@HdanSomnet 4 жыл бұрын
sheikhan caadi maha runtii wax badan raga qaar ey ka aamuseen ayuu daaha ka qaday allaaha mu barakeeyo
@HdanSomnet
@HdanSomnet 4 жыл бұрын
thanks
@zamzamsaid3912
@zamzamsaid3912 4 жыл бұрын
Waxan kula talin laha dumarkoo dhan iney xafiis kuu furan oo latalin kuso radsadan skeikhow barakallah
@rahamahaji7651
@rahamahaji7651 4 жыл бұрын
inshaAllah bedel khayr qaba Allaha ku siiyo samiru jamiilan allaha ku siiyo hadii aad calaf isku leedihiina Xaqa Allaha tuso markale ha u Noqon in aad nin qalbigaada wada siiso dadkii hore waxay dhaheen aasha jeclow beri wuxu noqon mataqaanide Aashaa Nebcoow beri jeclan doontidaa lama yaqaane marka insha Allaah khay ayan kuu rajeynayaa dhib maleh waxan waa aduun
@fayzafayza2910
@fayzafayza2910 4 жыл бұрын
Mansha alaah
@fayzafayza2910
@fayzafayza2910 4 жыл бұрын
Wallo rag iyo dumar wa la dhibanyahay ee watsab nokheg
@anisaumumumtaaz5478
@anisaumumumtaaz5478 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂 wlhi wad iga qoslisey shekhow alle haku xafido wax runaad ka hadashaa inbadan
@deeqadaggan1155
@deeqadaggan1155 4 жыл бұрын
Wlh been mahan shiikhan wa shiikh wax badan og shikhuna ilahey haku sharfo
@deeqaismaailahmed9696
@deeqaismaailahmed9696 4 жыл бұрын
Wax kasta waan ku arakay lakin wan kagaabiye afkaygii baan ka xidhan oo dantaydii ban raacday iyo howlahaygii sheikh abdulahi allah khayr Hà kusiiyo walhi wan kula socdaa lakiin waxan iswaydiiyaa nimanku waxay isu bedelaan mar reer lawada dhisto wan ku wareeray arintaa raga ubadan aniga uuba imagaa hadaan dhaho maxaad uqaban wayday telfonka hada waa udaaye ma waco markuu isoo wacona wan ku dhagaystaa
@ummuisra6721
@ummuisra6721 4 жыл бұрын
Ciid mubaarak habo waan ku jecelahay ilaahay janatul firdawsa ha kuugu deeqee
@deeqaismaailahmed9696
@deeqaismaailahmed9696 4 жыл бұрын
Aniga waxaa iqaba nin aad moodo inaa lasoo garaacay ama soo dilay waa bilaa farxad walhi anigoo faraxsan markuu soo galo ayuu meelkale kabilabaa walhi waan yaabay laba caruura ayaa noo jogta xitaa caruurtii waxay iga noqdee bilaa farxad bisinka allah ha soo hadeeyo wan yaabay ani ninba waan kaquustay markaa arkay xaajigayga
@nadraali1376
@nadraali1376 4 жыл бұрын
Asc wllshay deeqa Alle farxad warta ha idin siiyo Adiga iyo sowjkaagu wllshay waxad samaysaa nabiga ku salli csw oo markasta afka ha ka qaadin insha Allah anigaa kuu ha waxaad jeceshay oo dhan Alle wu ku siinayaa markasta badi salliga nabiga iyo xawqalada wllshay sadaqana la.bax oo ula niyood inuu odaygaaga Alle Farxad siiyo oo.uu dhexdiina farxad idin kala dhex dhigo insha Allah Alle Farxad waarta ha idin siiyo wllshay
@deeqaismaailahmed9696
@deeqaismaailahmed9696 4 жыл бұрын
nasradgnn ali wllshay qaali allah khayr ha kusiiyo wan kaa qaatay wanaga waad mahadsanthy
@MohamedAli-gh6xq
@MohamedAli-gh6xq 4 жыл бұрын
Asc walal wanada waa wax fican lakin hadaladad waxa laga yaba rero isqabay oo masalaxada qoskoda kuwada nola ine burburiso marka waxan kugula talin laha ina kafikirto wax kasto aat shegeso lacala hadi marki hore uu jecel jiray oo isfahanki yaraday mahan in guriga uu burburo oo lakala cararo maslaxad kawen aya jirto marka gabdow iyo ragow maslaxada ilashada adiga nah wanaga ina kashekeso aya fican manta melkasto dumar somali iyo raag somali aah aya isku hesto ilahay naxaristisa kama dhereyo amiin
@maryanahmedali9059
@maryanahmedali9059 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣runtisa waye sheikh abowe runta haa kuu reebin adiga
@xumeyraqaali
@xumeyraqaali 4 жыл бұрын
Gabdhaha kaliya ayaaba daawada shiikhan 90%
@safia.S.N
@safia.S.N 4 жыл бұрын
Waa runtiis waxa uu ka hadlayo walaalkeen. Marka adiga waxaad leedahay qof saas loo dulminayo ha iska samirto oo yeysan iska celinin. Marka waxaad diideysa in labo qof oo isqabaan in ay isku kacaan madama arin jirto ayaa laga Hadley. Abayo wixii edab daran waa la iska dhiciyaa waana lafuraa hadeysan naxariis la aanta iyo edabdarada qoys kooda ka joining.
@suubanabdirahman7638
@suubanabdirahman7638 4 жыл бұрын
Eid Mubarak sheeq waxbadan og mnsha Allah
@maryanfarah3788
@maryanfarah3788 4 жыл бұрын
Waad mahadsan tahay waan run cad ee Allah ha ka tuso xaga rag ito dumarba Allah ha ku barakeeyo waanadaada ito talo bixintaadana Allah ha lagu anfaco
@umugbad8728
@umugbad8728 4 жыл бұрын
Subxaana laahi ALLAH ha Naga hayo sheekh. RABI ayn magan uga nahay inta qodoba.
@canabmuhumed3779
@canabmuhumed3779 4 жыл бұрын
sheekh wax wanaagsan ayaad soo gudbisa mahdsanid
@jaweriamohasalah966
@jaweriamohasalah966 Жыл бұрын
Xaqiiq wllaahi naftada ixtiram si lagu ixtiraamo👍👍👍
@xamdixarago8163
@xamdixarago8163 3 жыл бұрын
Asc arintaan aniga ayay ihaysataa waxan codsanayaa in aad iisooducaysaan in Ilahay qalbiga iigareebo qofkaas walaalahayga
@samiirahassan8669
@samiirahassan8669 4 жыл бұрын
Shiiq Masha Allah waxan rabaa in an Arin kulawadago oo talo isiso xage Kala so xiriraa
@habibamoalim6759
@habibamoalim6759 4 жыл бұрын
page kiisa
@siyadokusowsiyadokusow6685
@siyadokusowsiyadokusow6685 4 жыл бұрын
pagekiisa kewaye
@miskitagane1678
@miskitagane1678 4 жыл бұрын
Asc mashaallah marakasto waxa keenta wa aniga iga hadalaso
@manalibrahim4820
@manalibrahim4820 4 жыл бұрын
Sh.xage kala soo xidhiidha waxan donya maaslo yar i fahnsiisid taalo iga siisid
@ashaasha4547
@ashaasha4547 4 жыл бұрын
Sheekh negative ugu daran ninka dhinaca xun ka aaminsan waa nin ku nacay.qaladka dhan dusha ka saaraya marwalba isbadal ayu ku dhaha.ka tashta gabdhow
@maryanahmedali9059
@maryanahmedali9059 4 жыл бұрын
Very true point habibti
@boqoradakulmisboqoradakulm2781
@boqoradakulmisboqoradakulm2781 4 жыл бұрын
Alllah haku sharsho shiiikh Abdullahi faaaruuuq❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤👌
@hamdaadem1976
@hamdaadem1976 4 жыл бұрын
Mnzh allah sheikh ilahye caqliga cilmiga iuo cimriga alle haku barakeeyo
@umulkhayr858
@umulkhayr858 4 жыл бұрын
Jizaka alllah khayr shiikh wax badan ayaad noo shegtay
@sahrohaji9910
@sahrohaji9910 4 жыл бұрын
Nimanka qaar waa xiisoolayaal. Maalinba mid cusub raba. Inkaar bey qabaan.
@fisoabdullahi9140
@fisoabdullahi9140 4 жыл бұрын
NIMANKA QAR WAXISOLAYAAL OK
@user-uh4lo7nb7p
@user-uh4lo7nb7p 3 жыл бұрын
adinka markaa nila guursanaayey oo kale noqda 5 qof iska dhiga. lakiin waa niigu cajisnee. tan aan u socono hadaad iska dhigi laheedeen ma anakaaba bixi laheen
@umulkhairadan7599
@umulkhairadan7599 4 жыл бұрын
Sheekh jazaaka laahu khayr Nolosha muwqiceeda wad losocotaaa alle ha kudhawro
@fardowsasacidhalane8307
@fardowsasacidhalane8307 4 жыл бұрын
Wcs Ala runta ayaan kugu jecelahay walaalkeey sheeq cabdalla Janada Allah ha inagu kulmiyo
@zaynababdiwahidmursal6855
@zaynababdiwahidmursal6855 4 жыл бұрын
ShukrN sheikhuNa🙏🏾
@NastexoIsmaciil
@NastexoIsmaciil Ай бұрын
Walhi intaa ba io ka bdn ayaan ku arkaa niinkeyga lkn insha allh malin kheyr le uu inakla wado ina soo duceeya wllyaal dar illhy
@nimcomaxamed556
@nimcomaxamed556 3 жыл бұрын
.mansha alah sheeekh thank you wlhi wax badan ayan kaa faa'iday ilahay miisanka xasanaadka hakuugu daro
@hafzaabdirahman2575
@hafzaabdirahman2575 4 жыл бұрын
Sheikhow beenta mho wlhi habenadan ayan ku arka midka sxbada nahy ane tartiib baan uku amuusoya Wyo bahdil marbo🤘✅💯
@rahmahussein6666
@rahmahussein6666 4 жыл бұрын
Sorry qali wllhy qof kubahdilaya wax lalasocdo maha oo la arko maha
@sagalabdullahi6693
@sagalabdullahi6693 4 жыл бұрын
MashAllah abaayo kusoco saas
@qalbilove2448
@qalbilove2448 4 жыл бұрын
Mhdsnid shekhena saa marwalba nogu faideso ilhy haku xafido
@saidali5894
@saidali5894 4 жыл бұрын
A,a may Allahgive you the best. You are fair to our women. More advice needed thanks
@maryanahmedali9059
@maryanahmedali9059 4 жыл бұрын
Masha Allah for the fast tym i see one of our brother agree to this issue
@suldaanmaxamuud720
@suldaanmaxamuud720 4 жыл бұрын
Wcs shiikhow Ciid mubaarak ( Billaahi Calleek)
@idrismohamud621
@idrismohamud621 4 жыл бұрын
Suldaan sxb subscribe igucawi belkana furo
@khadrojanadoon6700
@khadrojanadoon6700 4 жыл бұрын
Alaah nim iyo dhibkiisa naga koriyey nin khayr Malayan anaguu nabah dilay
@mukhtarmohamedali9854
@mukhtarmohamedali9854 4 жыл бұрын
Masha Allah Alle hakuxiftiyo waa runtaa arintaasi waa jirtaa
@saidohaji4124
@saidohaji4124 4 жыл бұрын
Shiikh Cabdallah ilaahay ha ku barakeeyo oo ha xafido adiga iyo ehelkaagaba, fekerkaaga iyo talooyinkaaga qiimaha badan waa lagu faaiiday.
@mahamedosmanmahamed3070
@mahamedosmanmahamed3070 Жыл бұрын
Ninkani dadka dadka waala waxan uukasheekeeyo xagookasoobartay Dhinackasta oo nolosta ah wuukasheekeeyaa waar ninyow dadka kaxishoo .wuxuu kasheekeyo Waayaab naagta afkawaynle. Meelkalay sheegaysaa inaywayntahay waar xishoo !!!!!!!!!
@simranqurux595
@simranqurux595 4 жыл бұрын
Nagatiyfka iyo qaabka labiska lolo ani dharka asturada ayan jeclahay asna waxu jaceyl yahay dharka laiskudhajiyo qawnayo bisinka waba iskufahmilanay
@hamdiok1751
@hamdiok1751 4 жыл бұрын
Bax kudheh mcnto yoo ko gumysan
@simranqurux595
@simranqurux595 4 жыл бұрын
@@hamdiok1751 🙋‍♂️❤
@ardoxasan2577
@ardoxasan2577 4 жыл бұрын
Masha allah alle haku barakeeyo shaikh
@sabdirahman58sabdirahman76
@sabdirahman58sabdirahman76 4 жыл бұрын
Hhhhhh alla run badanaa sheekhu alle haku barakeeyo sheekhana ❤❤
@roodaabdirahman1861
@roodaabdirahman1861 2 жыл бұрын
Samsam waydow allah ha ku xafido haaajigaga. Mcnto ❤️🤲🤲💯🙏
@dheemansheikh4219
@dheemansheikh4219 4 жыл бұрын
Jazakallh ❤️
@Halima400
@Halima400 4 жыл бұрын
Walaalyaal subscribe isaar ❤️❤️❤️❤️❤️waa ku Mahdsanthiyn 🎆🎇🎆ciid Mubarak dhamaantin
@nimcocabdi3432
@nimcocabdi3432 4 жыл бұрын
Haduu tago iyo haduu joogo kuleel iyo qaboow iguma heeyso waayo shalaba jidka iska baranay
@aminaabdi1295
@aminaabdi1295 4 жыл бұрын
Nicimo wali maad guursan sxb mar gursariti hooyo noqti
@nimcocabdi3432
@nimcocabdi3432 4 жыл бұрын
@@aminaabdi1295 abaayo 20 cumig cunug hadaa dhalo xitaa nin tagay maxaa idaba dhigay ninka intuu irabaa rabaa
@somalidhabah1485
@somalidhabah1485 4 жыл бұрын
@@nimcocabdi3432 lkn adiga ma guursatay weli oo ilmo ma dhashay quruxeey waad iga qoslisay waa runtaa wlhi
@nimcocabdi3432
@nimcocabdi3432 4 жыл бұрын
@@somalidhabah1485 maya abaayo maguursan lkn abaayo nin naag adag oo isku filan ayuu rabaa naag jilicsan yaa raba kkkkkkk
@umuss7874
@umuss7874 4 жыл бұрын
Nagaha aminsan ninka hadi ilma lodhalo lagama tagi karo wad aqli yartihin waligina asagad adon u ahaneysan ilmaha midkale o dhalin o kugu jecel ayad heleysan e nimanka ha isku jilcinina
@thegoat04962
@thegoat04962 4 жыл бұрын
Sheekhow anigu qofku siduu iladhaqmo ban ula qadhma anamaqalad baa taasi
@sahrobuux9846
@sahrobuux9846 4 жыл бұрын
Maanshallah rabi yaxfidak shekhuna
@naimaabduqadir9906
@naimaabduqadir9906 3 жыл бұрын
Xaladan hda Ayan ku sugunhy mana,o golo inuu xal ka kena blse Ala og wixi iiqoran
@luulali1873
@luulali1873 4 жыл бұрын
Masha Allah shekh mahadsanid
@aayishaabdow3856
@aayishaabdow3856 2 жыл бұрын
Sax sheekhe baadabdo wa runta jizakalhi qer
@s.m.5330
@s.m.5330 4 жыл бұрын
EID Mubarak sheekh maashaa Allah xikmadahada Allah ku saidiyo 👍💯💯💯💯💯
@fayzapdi717
@fayzapdi717 3 жыл бұрын
M.alaah
@shamsamohamed7000
@shamsamohamed7000 Жыл бұрын
Maasha alaah shiiqoow dumarka runta ayaa taab sisey dumarku waa masakiin
@shugrifarah7267
@shugrifarah7267 4 жыл бұрын
Qofwalba haduu qofka kle mas uuliyad iska saaro inuusan kan kle dhib lakulmin wxba halaabi maayan ee dadkan ayaba isfahmeynin
@nimcomahad3503
@nimcomahad3503 4 жыл бұрын
👌
@MohamedOmar-vs1zb
@MohamedOmar-vs1zb 4 жыл бұрын
Runtaa wlhi
@sacdiyolovelove9515
@sacdiyolovelove9515 Жыл бұрын
Waa sax watan ihysayo
@nasteexocabdiraxmaan3126
@nasteexocabdiraxmaan3126 2 жыл бұрын
Mahadsanid sheeq watalo fican
@novaworld4493
@novaworld4493 3 жыл бұрын
Mashallah shekh allah haku xifdiyo mahad saniid
@salmahmed992
@salmahmed992 4 жыл бұрын
MAASHA ALLAAH SHEEKH SIDAADOO KALE WAA DHIF Walaahey waxaas oo dhan wey kiraan waan la kulmey
@farahismail7827
@farahismail7827 4 жыл бұрын
Sheekhoow anigu adiga ayaan ku rabaa ee alle adoo kale ha i siiyo
@fahimaali8043
@fahimaali8043 4 жыл бұрын
Sheekh aada umahad santhy ninkeyga sas ma ahan
@umcdnan4380
@umcdnan4380 4 жыл бұрын
Asc sheekhlow waxaan kuweediinaa waxaan kuriyooday anigoo rumreey sanaayo marna weeysa qaada naayo KHEER soo sheek
@naimadaganofficial8540
@naimadaganofficial8540 4 жыл бұрын
Ciid wanagsan sheeikh 😍😍
@amranalinur8688
@amranalinur8688 4 жыл бұрын
Eidd Mubarak sheekh ilahey dartis kujeclhy
@iqtisaaddecoration1250
@iqtisaaddecoration1250 4 жыл бұрын
Alla sheikhan run badanaa wlhi bilhi waxan arkay ayaad ka shekenesa
@niyatiichannel
@niyatiichannel 4 жыл бұрын
Mashallah sheikh jazakallah 😍😍
@m.shukridiiriye4055
@m.shukridiiriye4055 4 жыл бұрын
jisaakala qayr ilahay haku xafido waxyaabo badan ayan kaa faa iidnay
@dheemandhaladofficial6018
@dheemandhaladofficial6018 3 жыл бұрын
Shekha aaad ayaan kugu kalsoo nahay waanha ku jecelhy allh daratii malinka aad farinteyda aragato bilis isoo jawaba
@qalbilulaabdi8946
@qalbilulaabdi8946 4 жыл бұрын
Masha allah wiil aan wada soconay ayaa layabay
@user-ir7mm5xi5c
@user-ir7mm5xi5c Жыл бұрын
Mahadsanid shekh
@wardaubaxa5138
@wardaubaxa5138 Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw
@yywvy7025
@yywvy7025 4 жыл бұрын
Walal mahadsanid
@umulkayradan1519
@umulkayradan1519 4 жыл бұрын
iisoo duceeya asxaabay inuu ale naga dhigo kuwii isku liibaaba. ubad dadkooda iyi diintoodaba anfaca sawjkayka aan isku cusub nahay
@naajmasalah4436
@naajmasalah4436 2 жыл бұрын
Illahey wax khair qaba ha idinkala siiyo hadad isku dhasheen illahey ha idiin badiyo kuwo badan oo baari ah inshallah
@milgocaress7879
@milgocaress7879 4 жыл бұрын
Sheikh halken kalasoxarina adigo hadalkena qadarinayso. Wana arin dagdag ah oo muhim ah pls
@user-lz6ro6oq3i
@user-lz6ro6oq3i 5 ай бұрын
Allaha ku xifdiyo shekh
@umuraage2984
@umuraage2984 4 жыл бұрын
Eid mubaarak sheekhunaa.
@user-lp8po2yb4t
@user-lp8po2yb4t 9 ай бұрын
Nin salada subah andukanin mahan kusameya shikh waniskurafadnet😢
@anushka_shaxshax8491
@anushka_shaxshax8491 4 жыл бұрын
Ciid mubaarak shiiq arinbaan kula wadaagayaa xageen kaala soo xariiraa
@nafisaosman5575
@nafisaosman5575 4 жыл бұрын
Sx wllhi xaqiqda malaga cabsado inallaaha laa yastaxyii minal caqi
@ifraaxcadeey2172
@ifraaxcadeey2172 3 жыл бұрын
Sheikh shugran wllky
@zamzamugas7906
@zamzamugas7906 2 жыл бұрын
ManshAllah Allaha kuhafido sheikh markasta wan ka faida
@shukriahasan3770
@shukriahasan3770 4 жыл бұрын
Masha Allah sheikh Allaha kuxafido
@fatumamohamed7894
@fatumamohamed7894 4 жыл бұрын
Sheeq ilah haku xifdiyo waxad ka hadasha runta sheeq dumar hadan nahay aad ayan unibanahay lkn ilaahey aya nomaqan asaga waxba kaqarsaneyn allllh
@aniisaibraahim670
@aniisaibraahim670 4 жыл бұрын
Asc
@abdifatahdirirelmi9859
@abdifatahdirirelmi9859 3 жыл бұрын
Wadaadoow Allah ka Cabso, Waxaad Sheegayso waa Qiyaas, waxaa laga yaabaa Qof Dabeecadiisu Sidaas Iska tahay in Calaamadaha Loo maleeyo, Marka Waxaad Sheegayso wax Diinta Ku Saleysan ha ahaadaan,
@fadumaj5011
@fadumaj5011 4 жыл бұрын
MashaAllah sheikh jazakaAllah qeyr.
@nimonorali4168
@nimonorali4168 4 жыл бұрын
Maasha Allah sheekh
@ifrahosmanmeranehbakal800
@ifrahosmanmeranehbakal800 4 жыл бұрын
Masha allah shek alke kala soxirira wax mihima ayan kaga bahanahaye markad aragtid iso jawab
@faizasaid5745
@faizasaid5745 4 жыл бұрын
Hadii ay caruur meesha joogto maxaa lasameynaa ,hadii ninkii naceyb bilaabo naagtiina meeshii ka cararto oo samri weyso marka caruurtii iyaguna xagee bey aadayaan ,run ahaantiina waxaa aad sheegayso waa run weyna dhacdaa.
@asmaidiris6018
@asmaidiris6018 4 жыл бұрын
Masha,allh
@user-qs9sr3xg2g
@user-qs9sr3xg2g 6 ай бұрын
Scw❤
@fatumaabdurahman2478
@fatumaabdurahman2478 4 жыл бұрын
Asc sheek maashaa Allaah kilibyadaada dadbadan ayaa faiidooyin utahay oonba uhaystey bahdilaada laguhaayo in ayba waajib kutahay marhoreyna uquusteen ayaaba nolashooda iftiin utahay waana xaqiiqo
@hindiyashisxaaq9571
@hindiyashisxaaq9571 4 жыл бұрын
Wele runbaad sheegtay shiiqow ee ilaahay ha islaaxiyo qoysaskeena
@simranqurux595
@simranqurux595 4 жыл бұрын
KKK shugran sheyq wax yalo an isdhaho bari ayey dhamanayan lolo maba dhamadan marduucan adoo kahad layo ayan arkah marbah isdhaha kk sheyqa miyu ogah alow raga xun sohanuni wax magaratada ah hada meyl carfeyso misna qurxon misna cunta macan sido waley wakiyh ismabadalo rabiyow adaah jogo 🙏🤲amuraha saqir
@user-pe9hw7rs8r
@user-pe9hw7rs8r 4 жыл бұрын
Wle dumarka hada jooga daciif nimadii ayaa kabadatoo marku ninku katago dhiishkaba dhaqaaqa markaas fecebok ayay live kuwaashan naa jeleeca iskadaaya haga daba roorin qofkaa tegay alaah magane
@umucamaaroficial393
@umucamaaroficial393 4 жыл бұрын
Markuu,kaa,tago,oo,uu,guursady,,adna,guurso,ha,niyad,jabina
@user-pe9hw7rs8r
@user-pe9hw7rs8r 4 жыл бұрын
@@umucamaaroficial393 صحيح ان الارض الله واسعه
@daheramren4103
@daheramren4103 4 жыл бұрын
Mahadsanid scheikh
@daheramren4103
@daheramren4103 4 жыл бұрын
Scheikhow, wxan rabay please inan arin iga cawisid ee side uwada hadli karna ?
@musbaaxabuukar1869
@musbaaxabuukar1869 2 жыл бұрын
Wlhi wa run ben.ma sheegin baraka allh
@fawsiyoomar7661
@fawsiyoomar7661 4 жыл бұрын
Masha Allah sheekh
@yasminali2460
@yasminali2460 4 жыл бұрын
arintan anigeyba ihesata wan tashtay dharkeyga bax kugurtay guriga hooyadey an iska ada
@farxiyodegan7232
@farxiyodegan7232 4 жыл бұрын
MA biloday gurigaagajoog🙏🙏🙏
@umucamaaroficial393
@umucamaaroficial393 4 жыл бұрын
Gurigaaga,joog,huuno
@cadeeyqaali4436
@cadeeyqaali4436 4 жыл бұрын
Kacarar meesha anigaba marhora kacararay 🤪
NINKA AAN KUJECLEEN WAXAAN OOKALE BUU SAMEEYA
20:14
AJ & Fadna
Рет қаралды 63 М.
3 CALAMADOOD NINKAAD KU ARAGTID  GO AN BUU KAA GARAY KATASHO
25:02
mama soomaali
Рет қаралды 170 М.
Magic trick 🪄😁
00:13
Andrey Grechka
Рет қаралды 41 МЛН
Challenge matching picture with Alfredo Larin family! 😁
00:21
BigSchool
Рет қаралды 40 МЛН
Дай лучше сестре 🤗 #aminkavitaminka #aminokka #сестра
00:15
Аминка Витаминка
Рет қаралды 799 М.
ISSEI & yellow girl 💛
00:33
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 20 МЛН
#NIMANKU GABADHAAN AYAY JACELYIHIIN!!
15:58
Ayub Yusuf Sakiin
Рет қаралды 114 М.
Nin iyo Xaaskiisa Xiriirka ka dhaxeeya || Sh abuudalxa
15:34
Daacad Production
Рет қаралды 128 М.
7 XAQ OO GABADHA II NINKEEDA UU KU LEEYAHAY || Sh Maxamuud Xaliika
10:13
Daacad Production
Рет қаралды 174 М.
SIDA LOOGA JARO NAFTAADA QOFKAAN KU RABIN - ARRIMAHA JACAYLKA - Ayub Axmed
9:41
#SIRTA FARXADA LAMMAANAHA (1)
17:01
Ayub Yusuf Sakiin
Рет қаралды 43 М.
Magic trick 🪄😁
00:13
Andrey Grechka
Рет қаралды 41 МЛН