Ninka Sida Looga Dhigo faraanti fartaada ku jira arin sira ruux Kale ka Heli Mayso

  Рет қаралды 307,631

Badbaado Channel

Badbaado Channel

4 жыл бұрын

Ninka Sida Looga Dhigo faraanti fartaada ku jira arin sira ruux Kale ka Heli Mayso

Пікірлер: 589
@iqraartan2870
@iqraartan2870 4 жыл бұрын
Somali iyo somali la aan kuma xirna waa adiga sidaa kula dhaqanto ninkaaga kasbashada iyo ixtiraamka ayuu qoyska kudhisanyahy qof qalpi adag majiro dulqaadka iyo samirka badiya gabdho waad gareysan inta haweyneydan gaartay inta igu raacsan like ta dhac iigu siiya
@asmanuuri7807
@asmanuuri7807 4 жыл бұрын
Ilahy wixi shar noo ahba hnaga Qabto 😔 Marmar waxa dhacda inad ku daba daasho qof daacadnimadu ka dhertahay
@nagadcabdi
@nagadcabdi 4 жыл бұрын
Waarun qofku hadu khaain yahey waligi aamin ma noqdo
@tahzeebmansoor3199
@tahzeebmansoor3199 4 жыл бұрын
Hadii ninkaaga uu naag kale Kula qabo hadana aad waxkastood usamayso uu ka cabanayo maxaan samaynkara
@ifkanolashawaahooyomacanci3597
@ifkanolashawaahooyomacanci3597 4 жыл бұрын
kkkkkk
@naiimanour9661
@naiimanour9661 4 жыл бұрын
Sister ninkaga naag kle adiga umba u ogalan kara inu kula gursado aamin inad tahay naagta kaliya ee uu qabi karo rali galin kartanh taas aamin waa runti shekhani qof kasi jeda xata wukuso jedsan hadi ad sidan ola dhaqanto
@jihaanmoh8231
@jihaanmoh8231 4 жыл бұрын
Qofwalb arko qoraamkeyga ilaahey dartiisa isoduceya in alle i caafiyo ilmaheyga isoceliyo ninkeyga allle ha iso hanunsho
@falastiinnuur4790
@falastiinnuur4790 4 жыл бұрын
ilahey haakusoohanuuniyo
@farxiyoaxmeddiiryemashaall8511
@farxiyoaxmeddiiryemashaall8511 4 жыл бұрын
Alle wixii qayr ah hakuu sahlo
@faatimomar3199
@faatimomar3199 4 жыл бұрын
Ilahay khayrka haku waafajiyo
@jihaanmoh8231
@jihaanmoh8231 4 жыл бұрын
Amiin dadkeygiyow ilahey qeyrka ha iwafajiyo
@sagalhaji5960
@sagalhaji5960 4 жыл бұрын
Aamiin allaha kuso hanuniyo
@nasriinmaxamud8537
@nasriinmaxamud8537 4 жыл бұрын
Allah hayla garabgalee waan kutalajiraa inan zawjkyga unoqdo mid raaliya ah isagana Allah haygadhigo mid naxariisbadan oo dulqaadleh idam Allah Wxan uducaynaya dhamaan qoysas Ka islaamka rabi nabad hakadhigo .🤲🤲
@nasraaali7283
@nasraaali7283 4 жыл бұрын
Itixanka qeyku wa adagyahay walaladay iso duceya waxan raba Mardhow Inshallaa inan marwo noqdo in illahay kheyr iga dhigo igu duceya allow nolol aad rali katagay isii amiin
@mumtazahmed6553
@mumtazahmed6553 4 жыл бұрын
Qureshtii godey gacalo gacalo wll ilahay reer aa ku faraxdo hagaga dhigo oo aad ku dagto owlad bari ahna ilahay hakugu risaqo riyadaada ilahay haku rumeyo qali i.a
@quenayannaqurux400
@quenayannaqurux400 4 жыл бұрын
Aamiin yaaa rabi Adi iyo anagaba
@nasraaali7283
@nasraaali7283 4 жыл бұрын
@@mumtazahmed6553 amiin sharaaf alahaa i aqbalo qali Thnks ❤
@nasraaali7283
@nasraaali7283 4 жыл бұрын
@@quenayannaqurux400 Thnks huno
@maryangeedi5750
@maryangeedi5750 4 жыл бұрын
Allaha kuu barakeyo guurkaga
@adoontiallah1960
@adoontiallah1960 4 жыл бұрын
Wallee sheeqeenoow waxaad tahay macalin soomaaliyeed oo waliba macalin ALLAAAAH aragiisa raadinayo ALLOOW nagu kulmi janada ugu sareeysa jisakllaah qewyr
@maryansheikh2085
@maryansheikh2085 4 жыл бұрын
Inaba cadi maha qisadaani jasakallhu kheyran yaasheekh
@mustafaadam475
@mustafaadam475 4 жыл бұрын
Masha Allah sheikh waad mahadsantahay. Mid walidkeed uso duceeyen oo xafidu Quraan ah sheikh igu so ducee.
@mydreamchannel3318
@mydreamchannel3318 4 жыл бұрын
Mustafa Adam Allah hakuu sahlo wll
@miinacadeey4909
@miinacadeey4909 4 жыл бұрын
Masha alaah
@mustafaadam475
@mustafaadam475 4 жыл бұрын
@@mydreamchannel3318 Amiin wlo mahasanid
@naciimanalka7941
@naciimanalka7941 4 жыл бұрын
Mustafa Adam haddaad adigu ducaysantahay xaafidna tahay waad helaysaa shaki la aan.
@sumayobashi5012
@sumayobashi5012 4 жыл бұрын
Ani.le.maihiyo sxbow
@sarahhhh6597
@sarahhhh6597 4 жыл бұрын
😂 wlahi kal iyo laaab baan u qoslay sheekh allah ku barkeeyo ilahayow ninkeyga iiga dhig sidaas iyo si fiicanba 🤲🤲🤲🙏🏽
@minacuntoiyocilaan8923
@minacuntoiyocilaan8923 4 жыл бұрын
Waxan ahay youtuber waxan soogaliya ❣vlogs ❣isqurxin ❣caafimad. Plz isoobooqda👏👏👏
@mariamabdikarim3257
@mariamabdikarim3257 4 жыл бұрын
kkkkkkkk wlhi sheeqan wa iga qosliyaa wlhi qosol dhaba sheik alla ku barakeyo
@bravetdclever6319
@bravetdclever6319 4 жыл бұрын
Walal gabdha kaliya wax ha u sheegine Reagana wax u sheeg waayo Adigu ba rag ayaad tahay Marka labaa mid Ha u badnaan walal MAHADSANID
@Keyfmm
@Keyfmm 4 жыл бұрын
Maasha allah shaikh ma aniga iga hadlas Walhi wa sire igara ah marku ninkag xanaqo wan amusa Ninkag iga Gardara xiita wan amusa waxa samaya guurig wan hagjiya aad iyo aad wan kala jadiya guuri waxa ka dhiga guuri cusub cunto jecala yahay makintas kariya Walhi baan ma shagayo aad iyo aad iraali galiya idhahyo raali noqo wan ka qaldanhay Walhi aad ijecala yahay alxmdulilah allah uxifdiyo sojkag
@ayanhussein6124
@ayanhussein6124 4 жыл бұрын
Masha allah abaayo dulqaadka allaha kuu siyaadiyo , ninkaadana allaha kaaga dhigo midkaad isku duqowdaan jacaylkiinana allaha idiin siyaadiyo. Anaga dulqaad noogu soo ducee.
@sahrosheekhchannalsahroshe9698
@sahrosheekhchannalsahroshe9698 4 жыл бұрын
@@ayanhussein6124 mansha alaah ilahay ha idin siyaadiyo abaayo
@boqoradabeledxawo1541
@boqoradabeledxawo1541 4 жыл бұрын
Anaaa kula mid ah wlhi Abayo mnshllh
@samiyaabdi4049
@samiyaabdi4049 4 жыл бұрын
Masha allah illahy ha isku kiin xifdiyo farxad ku wara xbbti
@naimagullet7336
@naimagullet7336 4 жыл бұрын
Maasha Allah Allah kuu siyaadiyo
@nuriaxayati6364
@nuriaxayati6364 4 жыл бұрын
Asc Shiekh jazaka Allah alf kheir raga dhan nocaga haday ahaan lahayen wax xumana majiri leheen guul wacn kenya Ayaan kasosalamayaa
@hoyoocadeycooking1
@hoyoocadeycooking1 4 жыл бұрын
Masha Allah shukran sheikh wallahi watnofaideysay hadan dumarnahni qer Allah hakusiyo amiin ya rabi
@munamohamed4410
@munamohamed4410 4 жыл бұрын
Jazakallah qayr Sheikh baarakallahu fiik
@nimosweet9324
@nimosweet9324 4 жыл бұрын
Jizakallah sheekh👍🏽
@niimoniimo1418
@niimoniimo1418 4 жыл бұрын
Mardhawa aqal gali rabaa iisoo duceeya inuu ilaahey kheyr iiga dhigo wanaag iyo farxad aa dhamaaneen dhaxdeena dhigo iisoo duceeya inuu ilaahey dhamaanteen kheyrka na waafajiyo 👏🏻👏🏻👏🏻
@MariamAhmed-uc3dz
@MariamAhmed-uc3dz 2 жыл бұрын
Maguursatay wlll
@salaadoomar285
@salaadoomar285 4 жыл бұрын
Nin jisaar nimo wey ku dhamaatay bani aadan ah yaa qancin karo calaf dhamaan raba ya celinkaro.Naftaada unoolow xaq iyo xaq daro na kala garo.llAhii ku abuuray ku kalsoonow
@hawomohamed123
@hawomohamed123 4 жыл бұрын
Saxiix
@addontiialleaddontiialle5945
@addontiialleaddontiialle5945 Жыл бұрын
Comentigan baa xaqiiq ah wlhi si walbo udaneyso kama sugeysid in uu kudaneyo
@ladanloveladanlove3167
@ladanloveladanlove3167 4 жыл бұрын
Masha allah shekhow wan rajeynaa inaa Raliyo u noqdo adna iso ducee
@marwoabdi7623
@marwoabdi7623 4 жыл бұрын
Jizakalahu khayr akhii Alle Dartiis baan kuu jeclahay sidaad noogu faaidayso gabdhahana u garab istaagantahay janadii baan kuu gu duceeyey Alle na ha ku xifdiyo
@macantoqurux341
@macantoqurux341 4 жыл бұрын
Gaar ahan aniga ninkega baan is dagashanen wan dhagestay xaladiyo dhan hal mar beey is badashay Caqli baan Ka faaiday
@cshakuurmawliid8915
@cshakuurmawliid8915 4 жыл бұрын
Mashaala ilaahay garashada ha kuu barakeeyo walaal waxaad tahay inan caqli wanaagsan allow fahamka saxda ah ee aad ka korodhsatay ha kuu barakeeyo
@ruweydojibriil8864
@ruweydojibriil8864 3 жыл бұрын
Abyo Mcn qofka hadu yahay qof Ku fahmayo yaba heli karo lkn midka been iyo qayano kugu wado o kugu qancinayo been jogta ah side ladhaha aniga waxa ahay marwo beenta majecli hadi Qalad an Ku arko ma weydiyo wan ka amusa hada Isku dhacno kala ma jeclo waayo waxu u arka fursad dumar kale ayu la hasawa waxaba arka dhowr bilod ano uur leh ina isla hadlin asagane talefonka Ku mashqulsanado aniga waxaba la qabsaday amusnanta indhaha ka ega alx wax walbo wan ugu samra carurna wan hesta alx dhib malahan
@fardowhassan5738
@fardowhassan5738 4 жыл бұрын
Walalayalow sirtan wey i anfaci lehaeed dulqadna maqbee xaxal ah kkkkkkk iso duceya asxabta iyo shiiqaba mahadsanidin ducada sobadiya
@ramlanaasir1246
@ramlanaasir1246 4 жыл бұрын
Calool kuus cuntadaa laga raacey sheekha runtuu sheegaa
@marwo2285
@marwo2285 4 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkk istaqfirulla
@ugaasoabdi7061
@ugaasoabdi7061 4 жыл бұрын
masha Allaah tani waa Arin jirta laakiin Aan dad badan kasuuroobin jasa kallaahu khahu khayiir
@zeinabmusse7860
@zeinabmusse7860 4 жыл бұрын
run waaye aniga ninkeyga ayaan waxkasta oo rabo u sameeyaa hadduu qaldan yahay xitaa waan ka aamusa aduunka ayuu ii jacel yahay
@bilan12
@bilan12 4 жыл бұрын
Wlhi in been ahen lkn waxaa og qofkii sameyay okaliya qofkii aan samenoow hada samee aniga anoo waligee maqlin in sidaa lasameyo ama meel ka dhagesan ayaa sidaa ahaay waxana ka ahay agtiisa boqorad cid oo iga jacel yahana majirto ilaah iwafajiyay alle ayaa mahadaa is kaleh jacel okaliya iska dhaafe hadee naag so hamiso heer oo dhaho xaas ayaa leyaha aan jeclahay gaaryay
@Shumeey656
@Shumeey656 4 жыл бұрын
Kkkkkkkkkk jecel iyo somali kkkk
@zeynabyusuf7372
@zeynabyusuf7372 4 жыл бұрын
@@bilan12 mashalah walalo alle hakusaidsho anagana hanaga dhigo
@bilan12
@bilan12 4 жыл бұрын
@@zeynabyusuf7372 aaaaaamiiin aaaaamiiin dhamaanteen
@Shumeey656
@Shumeey656 4 жыл бұрын
@@bilan12 kkkkkkkkkkkk ha daalin lee nin waa nin
@iqrosudimohamed7433
@iqrosudimohamed7433 4 жыл бұрын
Cajiib sheikha allaha kudhowro waad inoo FAA ideysay mahad sanid sheikh allaha kaa abaal mariyo
@farhiyachina6308
@farhiyachina6308 4 жыл бұрын
Mahadsanid ustad marwalba
@aishahuseinshali744
@aishahuseinshali744 4 жыл бұрын
Islaantaas wallahi waa aqli badantahay sirtaas waan isticmaalay alx waan arkay natiijadiisa alx waa isku dhowro kkkkk wallahi xikmad gooniya igama aheyn ileen waaba sirta nolosheyda waan sii wadi doonaa
@naimaabduqadir9906
@naimaabduqadir9906 4 жыл бұрын
masha.allh Abayo.Ane iso ducey inu ilaah iwaa fajiyo.
@maaidakhaatumo1407
@maaidakhaatumo1407 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣 malin ayaan xasus taa wu igu qay linayey anoo ciil lahadli karin aan iska aamusanahay ayuu gacan tiisa kor uqaaday isago isleh madaxa gacanta saaro intuu qay linayey ayuu madaxii xanuunay kadid aana waxaan moday inuu dhirbaaxo 👋igu sowado inta faroor saday ayaa 2 gacmood dhagaha kuqab saday 🤗. Kor ayaan u Eeg cabaar kadib anoo isleh dhirbaaxadii muu kadhafay 😱 wuu igu Qoslay wuuxuu dhahay maxaa kugu dhacay intaa waxaan dhahay adiga soo maad rabin inaad idhar baaxdo wlhy xanaaqii intuu ilaaway ayuu igu dhahy waligay Gacan kumaqadayo aniga ee madaxa gacanta ayaan kuwaaday 🤣
@ridwaanmohamedridwaan2340
@ridwaanmohamedridwaan2340 3 жыл бұрын
Hhhhh so funny ninkaas ilaalsho waaa boqor
@qaalijaamac5143
@qaalijaamac5143 3 жыл бұрын
Kkkk mashllaah isku waara wll
@eveibrahim6673
@eveibrahim6673 4 жыл бұрын
Ya Rabi dhaman teen ba caruur saalixiin ah na sii. Inta haysa ta u barakee. Intii zawj haysata ya Rabi ino barakee. INTE HEYSAN ZAWJ SAALIX AH NA HII YA rabi ya manan. Allahuma, amiin. Allahuma amiin. Allahuma amiin
@veryboy4662
@veryboy4662 4 жыл бұрын
Example if you went to your mama house and come home really late at night and your husband didn't know you went there but something happened over there keep you there little longer.. you come home and he started yelling at you you on lucky you fight back but if he say to you baby why you late tonight I've been waiting for you ..u like sorry i was help with my mom she was lil sick . he will I'm baby i did know a she okay ... this is showing think before you question anybody treat others the way you want to be treated ... let's say the husband was late coming home and the wife went to the door and screaming so it fight but the husband was late and the wife just nicely give him a hug and tell him baby I've been waiting you all night you make me a lonely here n i was worry about you if something happened to you it kill me ....that's husband always come home work n put his first .... but the sister have to keep the house fun not boring so he can always look for something new n joking around with him food fight or dance with him or watch movie with him ... be one night stripper be one night Model be one night sexy lady ..be one night chicken just change your look play around with him is nothing wrong with his your husband keep him interested ...u know living usa man get woman easy n woman take husband easy from wife because the wife don't give good time the husband u get points marriage is how u make dont forget go to Friday pray together.....i hope some young girls get idea be better wife n teacher they husband to be better husband...end day woman power u make him good husband to u or u make him be bad husband to u remember man is dog is who trained him
@faadumofaadumo4978
@faadumofaadumo4978 4 жыл бұрын
Maasha allaah shiikha ilaahy haku xifdiyo
@khadijagulied879
@khadijagulied879 4 жыл бұрын
Mansha Allah Alle ha Ku xifdiyo sheekha jazakallahu kharan
@samiraabdinasir8238
@samiraabdinasir8238 4 жыл бұрын
Masha Allaah jaza akalahu qeer Shiikh
@munaaden9549
@munaaden9549 4 жыл бұрын
Sheekh rag hada jooga sidaa hadaad yeesho way ka sii dirayaan
@elissahamed9627
@elissahamed9627 4 жыл бұрын
waa maaalin jimce ah igu soo duceeya ayeeyday macaan oo iga xanuusan inuu allah caafimad siyo walalyal😞🙏🏼
@ridwaanmohamedridwaan2340
@ridwaanmohamedridwaan2340 3 жыл бұрын
Alle hacafiyo abyo
@faadumohuseen3783
@faadumohuseen3783 4 жыл бұрын
Maaaanshalh shiikh ayeeyadas wa noqonyaa igusoduce dabeecadasna wa leeeyahy qaybo badan ban kuguulaystay alxmd
@faadumoaliroble9655
@faadumoaliroble9655 4 жыл бұрын
Ilaahey amarkii sheekhana marka dhageysto bilaa faaiido maba kabaxo cashiradiisa wllhi mid an ilaaweyn aniga iyo sowjkeyga kufaaidne aya jiro o asigoo ila joogo udaare cajiib wllhi sheeg alle qeer haku siiyo dar alle aya kujeclahay farxad kunolow
@abdiafarah9328
@abdiafarah9328 4 жыл бұрын
Masha Allah sheikh waad mahadsantahay
@user-lp8po2yb4t
@user-lp8po2yb4t 8 ай бұрын
Jazakalah shikh
@drzamzamsuldandiriye2819
@drzamzamsuldandiriye2819 4 жыл бұрын
Ayeyo koriis ayan ahay Shekhow waligey laa imaa cananaa Sidaas maa sameyn karo AbiiD 😂😂Balse waan qalbi ficanahay ,Qofkasta islaa markibaa wan cafiyaa oon isqabano Iso duceyaa wllayaa miid ii jcey yaa Rab🙌 jacey marku jiro samirkaa wuu iskaa imanayaa❤️
@mubarigabdi9642
@mubarigabdi9642 4 жыл бұрын
waa d ku saxantay cafiska badaso walaal ilahayba ku cafinayaaye
@hannaabdi2420
@hannaabdi2420 4 жыл бұрын
Wlh wa run wa run aamusnaan ixtiraam kudheehantahay marka kuqaabisho wu xishoodaa markuu dago isagaa kuraali gilinaya xaqiiq waa tijaabiyay sheikh allaha kubarakeeyo
@nasromuuse3370
@nasromuuse3370 4 жыл бұрын
thanks shiiq wax adan ayaa kaaa faaiday
@safiyaxasan5426
@safiyaxasan5426 4 жыл бұрын
ma asha allaah illahay hakaa abaal mariyo جزاك الله خيرا و احسن الجزء
@mulkiabdi4514
@mulkiabdi4514 4 жыл бұрын
Waa runtaa sheekh maslaxatu waxay ku jirtaa in leys maqlo hadii qof xanaaqsan yahay midka kale inuu udul qaato waaye xaqa alaha natuso ilaahow aamiin yaarabi
@muntazissa6837
@muntazissa6837 4 жыл бұрын
weligay ma arag sheekh raga wacdinaya dumarka uun bay eeda saraan oo waniyaan dumarka somalida inta qurabaha waxan kula talin laha somalida rageeda guurkiina iyo mustabaalkiiina umalaha wanag waa idin furi doonaan waa idinla guursan doonaan ka tashada bana odhan laha bal hada sheekhan eeega masakxada ayuu ka qbsanaya duumarka farantigas oo kale noqo maxa ka dhigaya waa qof binu adama oo noole walahy hada xitaa adoon u noqtan mustabal malaha lamana gaboobaysan waa in yar oo barakaysan mooye ma waxaa naag lagu kibray bad ka fiican tihiin naa dunida kale rag u doonta sheekhyada u daran iyagba dumarka waalaaya imisan arkay mid sheekh iska dhigay dumarki waalay furay la guursaday walahay waxa jirtay gabadh intay habeen ninki wayday waxay soo jeeday ilaa afartii arooornimo siday u warweraysay waxay islahayd maxa helay sug uun ka dib 4 subaxnimo ayuu saxiibkiis wacay oo yidhi war gabdhii seexan maysee la hadal wan guursaday marka u sheeg ilahan idinku dhaarshee ka warama ninkasi sheekh buu aha walee sidu sheegto wuu oga inay seexanayn isago maqan wuu u badheedhay qalbigiina wuu jebiyaay raga somaliyeed khatar bad ku jirtaann dumar danbe oo aad cidla ka helaysan ama caqliga kaxadaysana ma jiro cilmigana way barteeen hada diintaba iyagaaba idinka badiya berigi hore waxad ugu marmarsoon jirteen diintaan aqana hada iyaga yaaqana diinta islamak iyo cilmiga kaleba
@faisalomar3
@faisalomar3 4 жыл бұрын
Naaayaa meeshaan naaag maseersan loooguma baaahno. In lagula guursado waa arin fican oo banaaan. Adigoo kale waa la furaaa balaaayo socdo aa tahay
@muntazissa6837
@muntazissa6837 4 жыл бұрын
faysl cumar waxad tahay kuwa naagah dulma ee iska guursadaa nimanka naagah la guursada badankooda waxaa xaya hxanuun lakiin isma ogoa kuwa gabadha kufsada iyo kuwa naagaha badan guursanaya waaxba kuma kala duwana iminka kan sheeekha iska dhigaya ilaahow yaa og intu naag dhibay dumarow ilahay wuxu yidhi ninka waa guursan kara naago badan lakiin mid keliya ayaa u khayr badan diinta islamkana wa diinta qudha ee tidhi naag qudha khayr badan intay khayrki ka ordan bay ku orodan naago badan caruuurtoodii oo cidla uga yaacan bay mid kale wax ka dhalan tiina way ka yaacan arintaasna waxa aad ugu badan raga somalida hada kan i cayaayow aniga runtan shegaya ha i cunin la ima furin la imana furayo waayo ma guursanayo somali nacasa oo isgo waxna haysan naago badan isku darsadaa
@kabtanyare3796
@kabtanyare3796 4 жыл бұрын
@@muntazissa6837 wll Dadku isku Mid Maaha Dad wacan Way Jiraaan Wll Balse wax kasta Tiirka ugu Muhiimsan waa sabarka in la samro Hadaad wax kasta ku Samirto maalin ayaad arki Doontaa aaad midhaha samirka Gurati
@naciimanalka7941
@naciimanalka7941 4 жыл бұрын
Muntaz Issa abaayo dhinac kale baad gabdhaha wax katustay waadna kumahadsantahay dadaalkat aad ku bixisay qoraalka Waxaan kaasaxayaa hal meel oo ah Diintu waxay bannaysay afar dumara alle wuxuu raaciyay (hadii aad kacabsataan inaad ucadaalad samayn weydaan hal mid ku ekaada) eemaahan halkaa kahyr badan waan jecanahay inaan nalala guursan lkn diinta siday wax utiri waa inan udaliishannaa
@dekofarah3627
@dekofarah3627 4 жыл бұрын
@@naciimanalka7941 sax xbbtii Jazakalahuma khayr.
@maqbuulawale421
@maqbuulawale421 4 жыл бұрын
😅😅😅😅😅😅😅😅😅sheek kheer allaha kusiiyo gabdhaha waad u dadaashey hadey qaataanba wax sheegag aawey tii NIManka
@munoabdiaziiz1723
@munoabdiaziiz1723 4 жыл бұрын
waad mahadsantahy shiikh allaha ku xifdiyo
@hawoali6298
@hawoali6298 4 жыл бұрын
maasha'allah Ilaahey raaliyo sidaa oo kalaa ha iga dhigo.
@ashamuhammad1982
@ashamuhammad1982 4 жыл бұрын
Alxamdullilah waligayba la iguma qaylin Waana Allah awoodiisa Xoom iyo xeelad toona kuma keenin.
@fahmoahmed4851
@fahmoahmed4851 4 жыл бұрын
Masha Allah tabaraka Allah waa sheeko wngsan
@naimakhaliif1191
@naimakhaliif1191 4 жыл бұрын
Markaa aragto wax intaa samaysay aan miro dhalin waxaad ogaan waxii alle hagaajiyo baa hagaaga
@axlaamhazzan9681
@axlaamhazzan9681 4 жыл бұрын
👍👍👍👍👍👍👍👍👍allah yaxfadak sheekh
@boqoradabeledxawo1541
@boqoradabeledxawo1541 4 жыл бұрын
Waligis igumuu qaylinbo ani lkn hadu Igu qaylin laha saslen samen laha thanks sheq
@fatimaali6799
@fatimaali6799 4 жыл бұрын
Mashallaah may Allaah reward brother 👍
@macantoqurux341
@macantoqurux341 4 жыл бұрын
Masha allah sheikh wanku faidnay wanadada shukran
@shukriyuusufahmedahmed6399
@shukriyuusufahmedahmed6399 4 жыл бұрын
Asc sheeq waad ku mahadsantahay dhiiri gelintaada Allah ku dhowro
@amiiratulbanaat2574
@amiiratulbanaat2574 4 жыл бұрын
Mansha allaaah jazaakallaah shiikh
@zamzamabdilahi8317
@zamzamabdilahi8317 4 жыл бұрын
Masha allah Jasakalahu khayran sheekh
@fadumosamra4127
@fadumosamra4127 4 жыл бұрын
sheekhow masha Allah raggu waa dhim maydhan
@maryanhaji1053
@maryanhaji1053 4 жыл бұрын
Mansha ALLAH Sh ALLAH ha kubarakeyo
@samiyaabdullahi5718
@samiyaabdullahi5718 4 жыл бұрын
jazakallah qeyr sheehk
@sumayajamaalroble5760
@sumayajamaalroble5760 4 жыл бұрын
Mash allh hadalo ad u xikmad bdn lowla dad bdn ogan lahayen qimahas wax bdn hagaagi laha qoys bdn wa u dhismi laha dulqadkas an yelano alow in yeeel dulqadkas 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲amiin yarab❤❤
@user-cc9so3wn5h
@user-cc9so3wn5h 9 ай бұрын
2023😂 la maraa wallee madaxeyga hoos uma geeyo faarax 😂nin muxuu naag ugu qeelyaa waxaan umaleynaa naagtu hadey aamusto faarax kheylo haduu faarax aamuso xaliimo qeylo😂
@nasrehofarah5215
@nasrehofarah5215 4 жыл бұрын
Mashaa allah sheikh wax ban ka fa iiday inan sas ban samayn donaa inshaa allah
@farhiyaibrahim3779
@farhiyaibrahim3779 4 жыл бұрын
mashlhhh sheihqow wadmahadsanthy wanatha wayfianthy
@xamdiwadadyari1665
@xamdiwadadyari1665 4 жыл бұрын
ninka aad jeceshahay waad usamri kartaa lkn kama samri kartid runtii
@umusumayawabari4016
@umusumayawabari4016 4 жыл бұрын
Mansha allah shaaq waa wano fican
@nimcoasad5360
@nimcoasad5360 4 жыл бұрын
Thanks a lot shiikh
@idilasalad2584
@idilasalad2584 4 жыл бұрын
Masha allah sheisha kaliya ee aan ku faano wlh asaga iyo abuu dalxa reero badanba ku faaide allaha idin barakeeyo dhiiragalintiina
@cshakuurmawliid8915
@cshakuurmawliid8915 4 жыл бұрын
waxan ahay abo alle ku arzaaqay 9-1 caruur ah mid ayaa alle la noqday alxamdulilah rerkayguna wa dhisanyahay waxana gursaday weligay hal xaas an iminkaba wada joogno ... dareenkayga iyo waya aragnimadayda aan idinla wadaago 1.iima muuqato intaa sheekhu sheegay wax ka badalan o anigaygan kula hadlayaa qalbigaygu uu rabo ama uu dooni lahaa biyo hadii dab lagu shubo dabkii kharartu ka muuqatay fiish fiish uunbaa u dambayn doonta dumaroow sirtaa hadii aad sii daysaan ma garanayo sir taa ka culus oo nagu dili kartaan anigu waxa kale oo aad gabadheey hadaad sidan samayso jacaylka uu ku jecelyay ninkaagu kuu dheer o aan kuu sheegayaa in aanu ninkaasi weligaa kula guursanaynin waayo bulshada uu dhex socdo ee uu naag kale ka dhex jeclaan lahaa laga heli maayo cid sirtan haysa o dumar ah oo ilayn isma qabaane dibaday kala joogaane ku samayn karta taasina waxa ay suurta gelinaysaa marka uu gabadh salaamaba jawaabta ay salaanta ka celiso ayaa waxa hor imanaya markaba wanaaga aad u hayso iyo sida aad ugu samirto ama u dejiso marka uu kacsanyay kadibna markaba wuxu isagu isku qancinayaa waar waad waalantee waxa inan raggqabo waad aragtaye ma marbay halka heblaayo naagta aad maanta baranaysaa kuu buuxinaysaa waar ilaahay u toobad keen oo dheemantaadaa oo kale inan rag ma hayee midigta hayso iyadaa boqol naagood oo aad guursan lahayd kuu dhaanta e wallaahi bilaahi talaahi dumaroow commentigaygu waa nihaayad waa xaqiiqo ragguna abaalka ma ilaawo xaaskiisu ay qalbigiisa ku hanato
@halimayassin84
@halimayassin84 4 жыл бұрын
Mahadsanid wll
@mubarigabdi9642
@mubarigabdi9642 4 жыл бұрын
mashallah garasho wacan buu ilahay ku siiyey
@farnahirsi4193
@farnahirsi4193 4 жыл бұрын
M.A wllky ale ha ku barakeeyo lkn wllow arin ayaan ku way diinaya nin ayaan shekaysana wana balanay inan aroos galo lkn waan isku yar dhacnay oo ah inuu markasta hadal anan jeclay igu soturo uu ibahdilo markan dhoho wad qaldan tahayna ma qaato wllow maxan sameya go aan maka qataa
@rahmaali9110
@rahmaali9110 4 жыл бұрын
Ishalahaa wana ku tala jira
@farduscnasir6443
@farduscnasir6443 4 жыл бұрын
جزاك الله خيرا
@sagalqalif9086
@sagalqalif9086 4 жыл бұрын
Masha alah walhi ninkeyga aad ayoow u qeylo batanyahay mar walbana aniga ayoow qalata isara ina la qeyliyo ama istafacana ma jeclo wax yar ayoow malmo la amusnana waa ku barobeyna shiqa waxoow dhahay aya sameyna isoo duceya adinkana inow ilahey nolol gagan igaliyo
@ridwaanmohamedridwaan2340
@ridwaanmohamedridwaan2340 3 жыл бұрын
I think waaad baroowesay mxaaa kusoo baxayna isoo jwb
@farhiyaali1185
@farhiyaali1185 4 жыл бұрын
Somali Ragg iyo Dumar ba Walee Ma Amuusaan
@hamunmohamed2134
@hamunmohamed2134 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣 very true
@saidohaji4124
@saidohaji4124 4 жыл бұрын
Shiikheena sharafta badan Allaha noo dhoowrro casharo muhiima ayuu noo Keenaa mar kasta maashaa ALLAAH.
@catooshfarahkhalid9030
@catooshfarahkhalid9030 4 жыл бұрын
Sheikh Abdullahi faruuq jazakalahu Kheyran
@catooshfarahkhalid9030
@catooshfarahkhalid9030 4 жыл бұрын
Walalyaal nambarka sheikh haligu sacdeyo shukran
@sihaamxasan2962
@sihaamxasan2962 4 жыл бұрын
Masha aallah sheikh
@asmaali6399
@asmaali6399 4 жыл бұрын
mashaaAllh jazakalahu khayr sheekh
@maxamedcabduqaadir7663
@maxamedcabduqaadir7663 Жыл бұрын
Maasha alaah qeyr Allah kusiiyo
@munamohammed579
@munamohammed579 4 жыл бұрын
مشاءالله ‏جزاك الله خير
@jawahiradan7518
@jawahiradan7518 4 жыл бұрын
Masha allah sheekh waa runta wlhi ninkeyga afartii ayuu ii ahy mar kasto arata ayan ku waata wlhi Alx aad neh wuu I jecelahy ninkeyga ilahay ha ii day alx 😍❤️❤️
@sulekholove1646
@sulekholove1646 4 жыл бұрын
Allh isku kiin daayo qaali amiin
@queenmariza4145
@queenmariza4145 4 жыл бұрын
IlaaHeY haku daaYo qli ❤️💞💋
@ridwaanmohamedridwaan2340
@ridwaanmohamedridwaan2340 3 жыл бұрын
Wlashey nmberkaaga igu cawi plse
@nadiirayuusuf6887
@nadiirayuusuf6887 4 жыл бұрын
Masha Allah Raaliya ninkii helaa Raganimo ku faana. Sheekh Wali maan guursan lkn Waa waano iyo talo aan aad uga helay bi idni laaha inaa sida ula dhaqmo mid khayr qaba Alle ha ka dhige adna jasaaka laah khayr
@qalanjo14
@qalanjo14 4 жыл бұрын
Masha allah sheikh allaha kubarakeeyo
@shamsamuuse2157
@shamsamuuse2157 4 жыл бұрын
Sheekh qof aniga Imàgay kama aamusikaro alle ayaa ileee subxaana Allah
@quenayannaqurux400
@quenayannaqurux400 4 жыл бұрын
Sheikh jazakalahu khair Gabdho hadaa nahay Wlhi apaal kaaga ma gudi karno
@hamdahurmo358
@hamdahurmo358 4 жыл бұрын
Hhhh thankz sheikh xaq buu u leeyahay in LA dhagaysto
@faisoahmed3104
@faisoahmed3104 4 жыл бұрын
Maasha alah sheekh ilahy haku xafido xadiis qiso cajiiba baad nooga sheekaysey jasakalah khyr anaga hanaga dhigo kuwii ku waana qaata balse waxan ku waydiyey hada sebenkan lajoogo ragaaba ugu darane iyagu goormay noo samrayaan mise anaga uunba wanaga samayna idinkana Naxariis maba yelanaysaane kasoo hadal ragu siday xaasaskoda ula dhaqmi lahayeen ilayn Anaguba waanu ubahanahy nolol iyo samir iyo jacayl si aanu farxad idiin siino wabilahi tawfiiq
@nuurayusuf2461
@nuurayusuf2461 4 жыл бұрын
Maansha allh allha ku xifdiyo sheeq
@fatumomohamed2152
@fatumomohamed2152 4 жыл бұрын
Iso duceya walalhyga mustaqbl wanagsan aya sameysan raba mid qeyr leh alle ha iga dhigoh
@nastexoindho2117
@nastexoindho2117 4 жыл бұрын
Sheeqow nin ma tuug tuugi karo nin caytamaayo ma dhagaysan karo Alle baa i Abiirtaye Ani waan garaaca
@hamunmohamed2134
@hamunmohamed2134 4 жыл бұрын
hahah daacad baa tahay abayo
@dekofarah3627
@dekofarah3627 4 жыл бұрын
Lol nastexo xbbtii waad iga qoslisay wlhi.
@raxmamaxamed8512
@raxmamaxamed8512 4 жыл бұрын
Kkkk
@user-di9jm4cw1n
@user-di9jm4cw1n 4 жыл бұрын
landheera banan dago wlhi been masheegin isku cudur qabnaa😂😂
@thegoat04962
@thegoat04962 4 жыл бұрын
Hhhhhh warunteed ilahy tuug abaayo waxkasta aadrabto ilahyba kusinkara
@faizaabdirahman8540
@faizaabdirahman8540 4 жыл бұрын
Wlhiii shiikhow wax bdn ayaa iska key badalay shukran Runta shegayso ayaan aad uga helay
@xamzamaxamed45
@xamzamaxamed45 4 жыл бұрын
Masha allha shiiq kheer ilaahey hakusiiyo
@farhiyamusafardar3663
@farhiyamusafardar3663 4 жыл бұрын
Hhhhh. Halka fadhi waryaa ar shiqow. Ilove you taliyinkada wa jeclahy ale haku xafido. Iso duceya inu ale i nu calaf nasii, yo wiilkan jeclahy ana faranti ka dhigiye hhhh
@foosali2141
@foosali2141 4 жыл бұрын
Mansha alaah sheikh barakalahfiik
@ayaanhassan2140
@ayaanhassan2140 4 жыл бұрын
Asc mansha'allah
@fariidaxaaji2583
@fariidaxaaji2583 4 жыл бұрын
Masha allha ilahey qeer badan haku siiyo qeer
@barasho1barasho145
@barasho1barasho145 4 жыл бұрын
Mashllh sheekh
@munamohammed579
@munamohammed579 4 жыл бұрын
‏ما شاء الله ما شاء الله والله كل كلمه قلتها صح لازم أن الحرمة تحترم زوجها
@nua.h2757
@nua.h2757 4 жыл бұрын
ايوه ولازم ان الرجالة يحترم حرمته😊 احترام متبادل اخية، اعتقد، المرأة الحكيمة تحترم زوجها وتجعله يحترمها👏
@qalanjo14
@qalanjo14 4 жыл бұрын
Kkkkkk sheikhu waa funny allaha kubarakeyo naqbaq wax ma tarto walle waa runtii
'SIR LAGA HELAY CIIDANKA ISRAEL' | ICC | XOGTA DAAHSOON
15:12
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 2,9 М.
VOA Somali Radio Idaacadda Subaxnimo 26.07.2024
20:05
VTV Somali
Рет қаралды 2,4 М.
Дарю Самокат Скейтеру !
00:42
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 8 МЛН
Saddax Dambi Cuqubadoodu Ma Daahdo [Khutbad]Sh Umal
17:48
SAKINA MEDIA
Рет қаралды 21 М.
Sidee ooga Hadlin kartaa Ninkada Hadu aamuso 4 shay ku saamee waa Muhiim
17:57
QISO XANUUN BADAN &HOOYO SOOMAALIYEED FARXADNA KUSOO DHAMAATAY
19:24
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 20 М.
Codkaada Marku maqlo Sidee oga Dhigi karta mid kala Daata Qabkan ku toosi
24:42
Sida looga guulesto dadka narcissistic ah⁉️ #narcbehaviour
9:45
Dr. Khadar Abdi
Рет қаралды 2,9 М.
3 Arin Ha waydiin ninkaada sualaha ay Ragu ka Didaan Dhagayso
26:33
Badbaado Channel
Рет қаралды 279 М.
Ninkaada sirtan Hadaa usamayso waligi kaama Tagayo Hortiis ku Dheh ficilkan
31:16
Workshop | AI: A Serious Look at Big Questions (360°)
2:34:24
Harvard Data Science Initiative
Рет қаралды 52 М.
Дарю Самокат Скейтеру !
00:42
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 8 МЛН