NINKAN & CIDDA KA DAMBAYSA MASHRUUCA DHALINTA LAGU HALAAGAYO & HAY'ADDA DHAQAALAHA KU BIXIYA

  Рет қаралды 23,758

Abdifatah Boodhari

Abdifatah Boodhari

Ай бұрын

Пікірлер: 136
@jamasaid6787
@jamasaid6787 Ай бұрын
Salaan qaaliya A, boodhari darwiish darwiish dhalay halkaa kahaay Geesiga sanadka ilaahay Haku xafido Aamin Aamin kahabay kulis 🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs Ай бұрын
hayadaha halaga nidiifiyo wadanka wa wada lugooyo uune
@abdirisakmohamoud1772
@abdirisakmohamoud1772 Ай бұрын
That's true
@shaakiraali1984
@shaakiraali1984 Ай бұрын
Yaa nadiifinaya allaw aysan iyagu dalka naga nadiifin
@lulaa1113
@lulaa1113 Ай бұрын
Xaquuqda carruur haddey jirto kuwa falastiin xaggee ka mareen
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v Ай бұрын
WAA UN ISLAM LADAGALAN ALAHA NAGA QABTEE XUQUNA MAYAQANAN
@XaajiIbraahim
@XaajiIbraahim Ай бұрын
اللهم صل على سيدنا محمد
@Nuurah951
@Nuurah951 Ай бұрын
Dumarnimadii baan labaxsan lanahay, xageen la aadnaa tolow😂😂😂😂😂.
@shamlandhaqane9836
@shamlandhaqane9836 Ай бұрын
حسبنا الله ونعم الوكيل اللهم استر على بلادنا من المنكرات وأبعد شرهم عننا
@aarenuur
@aarenuur Ай бұрын
Ninku show waa kabiirraka LGPT 🌈
@Syfyany
@Syfyany Ай бұрын
Ma jiro qof weligii ka hadlay mowduucyo xasaasi ah sida mowduucan xasaasiga ah, waad ku mahadsan tahay doorashada mowduucan xasaasiga ah ee saameeya caqiidada Islaamka iyo dhaqanka dadka Soomaaliyeed. Walaal waxaad leedahay geesinimo inaad runta ku hadasho, taasina waxay ka dhigan tahay in maskaxdaadu ay ka buuxaan aqoon iyo geesinimo.
@nadiamohammed5330
@nadiamohammed5330 Ай бұрын
Ilaahow rabiyoow raxmaanoww hana soo dhex galin nagana qabo sharkooda acuudubilaah
@abdirisakmohamoud1772
@abdirisakmohamoud1772 Ай бұрын
War ninkaan hala xidho waa qaniis lasoo kiraystay dag dag dag dag
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v Ай бұрын
Yàa xiraaya ilayn dadkii xiri lahaa ku haya dalka walhy weyla ogyihii. Alle ku dhartaye waayo HUTELADA LAGU TUNTAA O DOWLAD KU SHEGA KU TUMATA
@ruqiyadihad3624
@ruqiyadihad3624 Ай бұрын
Subaxanalah ilahow sharakoda nagabadabadi wadanakayagi waa babay 😢😢😢😢😢😢
@kulucowpeter4839
@kulucowpeter4839 Ай бұрын
Ciidiyaha dhuudhuubta dheh bodhiyo siida naagihii
@user-tv6ji1rb3n
@user-tv6ji1rb3n Ай бұрын
Subxaanallaah waa wax laga xumaada😢
@FARHIYAHAPPYTUBE
@FARHIYAHAPPYTUBE Ай бұрын
Ninkaas hore ayaan uga shakiyey shaatiyada dumarka ayu xirtaa
@NuuraCumar-zo8vd
@NuuraCumar-zo8vd Ай бұрын
Caruurta. Umadoodo. Wayhalagtaa. Alehainaga. Qabato
@MohmedYusuf-jm4tg
@MohmedYusuf-jm4tg Ай бұрын
Bilaahi mina sheydaani rajiim
@fartunnairobigoldjewellery4550
@fartunnairobigoldjewellery4550 Ай бұрын
Nimanka iyo naagaha qoomuluudka hadilaguhubsado inayqoomuluudyihiin wa inlalaayah oo sihooshoosaloolayah oo umada intawanaagsan iyo caruuraha iyo dhalinyarada inayfidneeyaan lagahortago meelayjoogaanbo soomaliya gudaheeda. Qoomuluudka hadaanlayskaqaban intaygooriygoortahay walahalaagsamin
@11naa44
@11naa44 Ай бұрын
Ninkan reerkiisa mey qabsadan Nairobi bu ka yimi sida u sheegay
@tusmoaadil1825
@tusmoaadil1825 Ай бұрын
Soomaaliya kudaafad wax kasta lagu tijaabiyo ayay noqotay tolaay
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v Ай бұрын
DUCADA AYAY U BADINAYNAA LAAKIN DALKAN CULUMO MALAHA MIYAA😢😢😢
@user-nf4rc2jc4f
@user-nf4rc2jc4f Ай бұрын
Away ku dadka Muslimkaha layn jiray may waxa ka qabtaan
@somcana
@somcana Ай бұрын
Aad iyo aad!
@user-mk5kd7sz9y
@user-mk5kd7sz9y Ай бұрын
yaahuu alle magan
@user-eu7hu5vm4f
@user-eu7hu5vm4f Ай бұрын
Hala dilo why not
@adeerknoor4878
@adeerknoor4878 Ай бұрын
Subxanlah waxas waxa samaneyo wa dowladi bahalodey fashil tan ee qabarah meytks qufaneysey oo hogaminayo xasan gorgurde familykisa marxun xamza yusuf madale sulub sheikh cali wajiis sheikh bashir argixisada damajid ninka naagta lagu badalayo naagtan ninka lagu badalayo ninka naagta lagu badalayo aniga waxa ushegaya asxabey is alliya familykina iyo caruurtina saxibdina iyo jecalkina gacanta ku qabsada wa iga talo dowladi somaliya niman argixiso ah oo isku badalay qanisnimo
@xanfaresh2024
@xanfaresh2024 Ай бұрын
Subxanallah
@mataanciiideed4046
@mataanciiideed4046 Ай бұрын
Masadsanid ifinta xaqiiqoyinka ❤❤
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t Ай бұрын
NAAGAHA SOOMALIEED IYO HOOYOOYINKU HA FEEJIGNAADAAN. ILAASHADA CARUURTIINA. CARUURTIINA UGADIGA ANSHAX XUMADAAS
@mowlidnoor8985
@mowlidnoor8985 Ай бұрын
Wa ruunta wlhi malindhow aya dhageestay wa kashakiyay hadalkisa
@safihasan9987
@safihasan9987 Ай бұрын
اعود بالله من الشيطان الرجيم، اعود بالله منه المتشبه بالنساء، somali wa istaqan ee qof walba reerkiso hanaga qabsado doqomaha lagoshaqistod .اللهم نجنا من الظالمين واحفظ شباب المسلمين .امين ياالله
@Amiir2107
@Amiir2107 Ай бұрын
Hhhh wallahi Abwaanka manta wuu carooday kaligay baa is mooday carada😃
@somcana
@somcana Ай бұрын
Allahuma najjinaa mimmaa yacmaluun
@bongasasa3895
@bongasasa3895 Ай бұрын
We see you coming buddy
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v Ай бұрын
MAQLIUD YAA MAQLUUD GABDHAHA GUURKA ALAA UJIDEYAY E ALAHA NAGA KAA QABTO
@AbdikeniHusein
@AbdikeniHusein Ай бұрын
Maa haallah bondarri kolkol ❤
@osmangiire1349
@osmangiire1349 Ай бұрын
Belo! Qabuuro qufoow tanaa kadaran!
@abobasement346
@abobasement346 Ай бұрын
waxaa wajibah in lagu diloh dhagax
@maryanmohameddirie2043
@maryanmohameddirie2043 Ай бұрын
Allahuma najeynaa. Xasbiya allahu wa nicmal wakiil. Illahow shartiisa dhallinyarada inooga badbaadi.
@mowlidnoor8985
@mowlidnoor8985 Ай бұрын
Niimow nageenta hee haye iwad sheekada ana an dhageeste 😮
@sahraduale2235
@sahraduale2235 Ай бұрын
yaasoo diray qoomoluudkan
@namiup0274
@namiup0274 24 күн бұрын
Salaan qaaliya walaalkay boodhari darwiish 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@daudhussein4811
@daudhussein4811 Ай бұрын
Always a legend
@sowdobiryar5463
@sowdobiryar5463 Ай бұрын
subxaanlaah❤❤❤
@AnimaSaida
@AnimaSaida Ай бұрын
Ninkaan siduu isu daqo anoo dumar xitaa isumadaqo😂😂😂😂😂😂😂😂caaadibuu isu ruga😂😂
@calideeq12379
@calideeq12379 Ай бұрын
Bodhari Salaan sare , walle nin wax badan og bad tahey👍🏽👏. Bugaag badan ban ka akhriyey wax yalaha ku laban Hay'adaha: Diin la dagaal, Khaniisnimo, Qoys burburis, dhaqana burburis, etc . Gaalo Soomaali wax aan ba' iyo hoog aheyn lama rabto
@Dhir.iyo.deef.
@Dhir.iyo.deef. Ай бұрын
Yes
@qaalihassa3057
@qaalihassa3057 Ай бұрын
Abdifitah Allah kuxifdiyo waa yaab Subaxaanallaah masaan baa udabeysay wiilasheenii Allah nabadbaadiyo Aamiin
@Layla-nw8nr
@Layla-nw8nr Ай бұрын
Mashallah brother
@NuuraCumar-zo8vd
@NuuraCumar-zo8vd Ай бұрын
Shraftisi. Bumelugadhcay. Alyancalag. Yawaskha. Wa Asa. Carutababinaya
@masaai-cw4lz
@masaai-cw4lz Ай бұрын
WAA SAX WADANKAAN MAREYKANKA IYO KUWA KALE WAXAY KU BIXIYAAN DHAQAALE QOLODAAS.CODKIISA IYO MUQAALKIISANA WAA LAGA GARANAYAA SIDEE BAY DADKA KU OGAAN WAAYEEN
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t Ай бұрын
WAR NINKAN WAA NIN LAMA ORANKARO😂. MAKEUP BUUBA MARSANYAHAY😂😂😂. INDHAHA QALIN BAA U MARSAN.
@mucjisooyinka
@mucjisooyinka 16 күн бұрын
Mashrouca ladagalaneka iftiinka nuurka.buuki maracade show sodayey sanadki nadhafte.
@user-vc2jm1rb5q
@user-vc2jm1rb5q Ай бұрын
Taranta ay la dagaalamayaan
@user-rk8jn6eo6q
@user-rk8jn6eo6q Ай бұрын
ina aderaw kaliged maaha hay adaas saas uhadasha eewaabadanyihiin
@bosssawda5952
@bosssawda5952 Ай бұрын
Meeshuu joogaba ka bara kiciya oo haa uturina,kun heer ayaan dhahayay anigu haayad baas iyo balambal ayey wadataa.
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Ай бұрын
Soomaaliya Waxay noqotay Guri dumey oo xasharaadka ku soo xaroodo Sharka Allaha naga qabto
@bby6
@bby6 Ай бұрын
Diinteena suuban and raganimo labadaba brother inshallah
@user-im2wu5or2e
@user-im2wu5or2e Ай бұрын
Subxaan allh allahakaqabto umadawxafinaynayo hanalagahadloculimoiyocaamoba hakahadasho dhaqanxumada cidafaafinayso
@fos343
@fos343 Ай бұрын
Ninkan wuxuu u egyahay xabashi soomaali bartay ?????
@aminaahmed9115
@aminaahmed9115 Ай бұрын
Subxaanallah dhalinyaaro is ilaaliyaa dintiina ilaashada ilaahayow nasatur 😂😂😂
@zainabmaxamuud6091
@zainabmaxamuud6091 Ай бұрын
Hala dilo
@user-mp8ly5gp5f
@user-mp8ly5gp5f Ай бұрын
Subxaanalaah
@kskksshjks1931
@kskksshjks1931 Ай бұрын
Masiibadu waa xerada xalane😢
@Dhir.iyo.deef.
@Dhir.iyo.deef. Ай бұрын
Haa
@kulucowpeter4839
@kulucowpeter4839 Ай бұрын
Allaha muslinka hakaqabto
@mohamedissack9050
@mohamedissack9050 Ай бұрын
Xalane wax badhan oo qarson Aya kasocdha .shacabka moqdisho wey xurdaan
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v Ай бұрын
WCS BODHARIGENA CASHAQA WALHY WAAN YABAY SIDA AY HAY ADAHA GALADU DALKA UHAYSTAAN UKENEN QANISINTA NINKAN WEY ISKA CADAHAY INU QANIIS YAHAY DHALINTENA LOSO DIRAY
@liibaanibrahim2507
@liibaanibrahim2507 Ай бұрын
Siduu u hadlaya waa qaab dumar caadiya, kan kaliya ma ahan kuwa kalane waa arkay oo noocaan ah waxan hadaan la qaban ilmo bdn oo wada bedelan waa la‘arki 🙃
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v Ай бұрын
DALKU CULIMA AMLEH YAA ALAAH WAAR SOMALIYEEY 4 4FAATAXO SOOMARA INU ALE DALKA INO XAFIDO😢😢😢😢 SHACABKA MAXAA MAQARKA SAARAY
@hodanitanajmanita6664
@hodanitanajmanita6664 Ай бұрын
ALLAH " جلا جلاله " haka Xafido Umada Mousliminta Mou'mininta Somaliyed dhamantod, melkaste oo ey 5.SOMALIE ey ku kala nolyihin bcz AbdiMalik Moussa Coldan waki so kashifay ee so shegay Carurti School_ka dhexdisa kinisad intey kasameyen eyku barayen " qumu-ludnimada & fusuqa , an then mdx weyne isku shega Mounafaq isago ku fikiraya lacagta fusuqa u ka helo in u badbadsado ayu xabsiga qayr Sharci u ku geyay
@ZeinabJimaale-tu3mf
@ZeinabJimaale-tu3mf Ай бұрын
Wadanki waa loo tashtay,Alle ayaa ono maqan Allow naga soo gar amiiiiiiiiiiin
@Subeyra
@Subeyra Ай бұрын
Wall waad mahad santahay
@bongasasa3895
@bongasasa3895 Ай бұрын
Futo Vaseline waa soo bateen
@Subeyra
@Subeyra Ай бұрын
Kkk fariid
@saynabdaye7382
@saynabdaye7382 Ай бұрын
Waa u ogyahay qaabkuu u dhaqmayo
@DrNucmaan
@DrNucmaan 27 күн бұрын
12:19 Hhhhhhhhh Kulayl 😂😂😂😂😂😂😂
@samuuladsicid8821
@samuuladsicid8821 Ай бұрын
ILLAAHAY HA BADBAADIYO UMAD SOOMAALIYEED EE SI WALBA LOO DOONAY IN DIINTOODA IYO DAWLAD LA. AANTA IYO DAYACA. HA HAYSTA DADKA IYO DALKA SOOMAALIYA HALAGA KACO SOOMAALIYEEY SIDAN WAYNU KU BAABINAA HADAYNAA IS DABA QABANIN ILLAAHAY HAYNA BADBAADIYO. DALKEENA IYO DIINTEENA IYO JIRITAAN KEENA UMAD NIMO EE SOOMAALIYEED AAMIIN YAA ALLAAHU.
@waryaaofficialchannel3323
@waryaaofficialchannel3323 Ай бұрын
💯 true 💯 was sax guleeyso walal
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q Ай бұрын
Wcs walalkey bodhariga casha ku jecliya libax allxmduliilh subxanllh subxanllh yaab acdubilh acdubilh subxanllh allhumanjana subxanllh subxanllh
@marianwarsame1010
@marianwarsame1010 Ай бұрын
Walaalay ha la isnadiifyo ma caaybaa
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v Ай бұрын
MA NIN MAQLUD AH AYAA GA ADH WAXKA TARAYA KKKKK ILAYN WA TII QASHIFI LAHAYDE
@user-sb3wj6yc3v
@user-sb3wj6yc3v Ай бұрын
Kkkkkkkkkk bodhari caanshaqa legend
@ashawooo
@ashawooo Ай бұрын
Xaqu ma hesa masibo aya wadanka ku hesa ee ha laga Qabato wadanka illahaya ha ka badiya umada Somaliya Qomulada wada reer yurub aya lagu nacaya
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 Ай бұрын
Subxaanalah ilaahay ha naga qabto dad ka noo caasa
@user-xe2je5wd6v
@user-xe2je5wd6v 18 күн бұрын
🙈🙈🙈🙈🙈🙈🙈🙈🙈🤚🤚🤚🤚🤚🤚🤚
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o Ай бұрын
Waa runtaa waa jahilnimo iyo dhuun anagaa gaalo 30 sano la darosee 11 jir ayey boyfriend ku yeeshan oo waaridkuna ralikayihin hadey uur yelatana kasoo ridaan marka gabdhahena hadii guurkoda danbi lagadhigo ma macsiyaad ugu yeerayan duli anagu dad diinleh baz nahay
@GalolPro
@GalolPro Ай бұрын
Ku ifi TosHkA Abwaan!
@umuquzeymaAdan
@umuquzeymaAdan Ай бұрын
لا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم سبحان الله
@BurhanHasanMohamed
@BurhanHasanMohamed Ай бұрын
Waa runta. Fiishii waydanyihiin
@bulohus8548
@bulohus8548 Ай бұрын
Markaas ? uu hadlayo! Waa ban - Fahmi lahaa inuu yahay laga roone Anigu waan fahmi lahaa ? Kan inuu Sax Ahayn?
@shaakiraali1984
@shaakiraali1984 Ай бұрын
Gabdhaha hadii shaqada iyo guurka laga joojiyo muxuu u hayaa ma inuu derbi jiif ka dhiguu rabaa mise mashruuca buu shaqo uga hayaa
@hafsaaden9198
@hafsaaden9198 Ай бұрын
Kkkk cidiyaha dhaqa iyo lugaha
@fadumoahmed-rk8zz
@fadumoahmed-rk8zz Ай бұрын
Kkkkk cabdi geese ❤❤❤❤😂😂😂
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 Ай бұрын
SCW SCW
@basramiguil
@basramiguil Ай бұрын
Kkkkkk
@MedHassan-dg5gr
@MedHassan-dg5gr 13 күн бұрын
Wan kuslamay a fatax anigu aljasiraan kugu birinlahaa wadmhadsanthy
@sahroosman2092
@sahroosman2092 Ай бұрын
Somaliya xassan sheeq halaga qabto si loo hello madaxweno dalka allaliyo
@maxamuudxuseen8436
@maxamuudxuseen8436 Ай бұрын
Waa in la iskaaabtaa kuwanoocaasa waayo waa dad dhalinyarteena loosoodiray
@nima3696
@nima3696 19 күн бұрын
adunka waxa u joogtaan in wax aad ka badashaan raggow marka ugu horeyso qabiilka gabooye so dhaweya oo qabiil iska daaya marka meel so fadhista...
@user-ns1gg8wl7t
@user-ns1gg8wl7t Ай бұрын
Jileecmatahay mise jiriir beenaale
@MohmedYusuf-jm4tg
@MohmedYusuf-jm4tg Ай бұрын
Acuidu
@ibtijah2747
@ibtijah2747 Ай бұрын
WALAALOW CIDIYAHA IYO LUGAHA IYO WAJIGA IYO KILKILOOYINKA IN LA MEEDHO OO LA DHAQO WAA LOO BAHANYAHAY DHIBAATO MALEH
@fadumoahmed-rk8zz
@fadumoahmed-rk8zz Ай бұрын
😂😂😂😂😂 boodhari gesi
@sahraduale2235
@sahraduale2235 Ай бұрын
scw scw scw
Дарю Самокат Скейтеру !
00:42
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 9 МЛН
ПРОВЕРИЛ АРБУЗЫ #shorts
00:34
Паша Осадчий
Рет қаралды 7 МЛН
How Many Balloons Does It Take To Fly?
00:18
MrBeast
Рет қаралды 192 МЛН
midkaan Maxaa intaa loo daawanayey mise kan Waa jeeb maskiin ??
9:35
Harris slams Trump at her first presidential rally
17:25
CNN
Рет қаралды 2,2 МЛН
It worked for me)
0:19
F&T Team
Рет қаралды 18 МЛН
The cat chose the right one 🥰🥳😸
0:32
Ben Meryem
Рет қаралды 44 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
0:40
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 7 МЛН