NINKAN Xaaskiisa Markuu Ka Maqan Yahay Kaliya U Xiiso Maxaad Kula Talin Laheyd?? (

  Рет қаралды 2,068

Dr Ahmed Al-Yamaani

Dr Ahmed Al-Yamaani

Ай бұрын

#ila_tali #qiso #duco
Please: Subscribe, Like, comment and Share
/ @ahmedalyamaani
follow us on
/ ahmedalyamaani
/ yamani1979
/ ahmed_alyamaani

Пікірлер: 17
@nimoissa4956
@nimoissa4956 Ай бұрын
Constant reading of suratul Baqra in the house is the best solution...
@user-ce9kw8vn1r
@user-ce9kw8vn1r Ай бұрын
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allaha kubrakeyo mashllah jazakallah qer
@AhmedAlYamaani
@AhmedAlYamaani Ай бұрын
Allah ku barakeeyo
@farax6361
@farax6361 Ай бұрын
Jazakalah khyr sheekh Lamaanaha waxa haboon in marwalba ku daran qorshahooda in wada hadlaan waxa yaranaya khilaafkooda waxa badanaya is fahamka qoyska waxii soo kaordha hadii lagu xaliyo si dagan waxba ma xumadan dumarku waxay jecelyihiin in zowjku usheekeeyo ragow kudadala in aad xaasaskina wakhti laqadataan
@Cabdiraxman..Mudug.
@Cabdiraxman..Mudug. Ай бұрын
Dumarku sheekada aad bay u jecel yihiin, insha allah xabadayda mustaqbalka dhankaa sheekada waa ka dhuujinayaa 😂
@farax6361
@farax6361 Ай бұрын
@@Cabdiraxman..Mudug. aad iyo aad
@Cabdiraxman..Mudug.
@Cabdiraxman..Mudug. Ай бұрын
@@farax6361 Tubta toosan allaha na waafajiyo Akhii Faarax
@fartuunmuhiyadiin9873
@fartuunmuhiyadiin9873 Ай бұрын
Yes thanks sheikh
@fartuunmuhiyadiin9873
@fartuunmuhiyadiin9873 Ай бұрын
Illaahy haku barakeyo
@user-up4ci5dj1v
@user-up4ci5dj1v Ай бұрын
Wcs shiiq axmed aniga aya xalkas so maray hadana alxamdulilah wan ka gudbay salad walbo an dukado ayan duceysan jiray alah ayan baryi jiray inbadan suratul baqara ayan guriga u lasimay aqrintedana anigana wan badiyey hada aniga iyo xajiga alxamdulilah farxad
@saam2760
@saam2760 Ай бұрын
Singal waynba ehee sh II duceebal mid khayr qabta😂❤
@AhmedAlYamaani
@AhmedAlYamaani Ай бұрын
Allah Kugu Arzaaqo Zawj Wanaagsan
@Cabdiraxman..Mudug.
@Cabdiraxman..Mudug. Ай бұрын
Kuligeen baa swimming poolka iskaabulonimada ku jirna haween wanaagsan allaha na wada siiyo 😂
@user-sm8yv1cg7d
@user-sm8yv1cg7d Ай бұрын
Weyba i ficnaan laheyd marku iga maqan yahy hadu i xiisi lahaa😥
@naifmohamed8348
@naifmohamed8348 Ай бұрын
La saaxiib qur'aanka marwalba aqri, saliga RasuulullAh ku dedaal waad ku liibaaneysaa aduun Iyo aaqiraba.
@user-sm8yv1cg7d
@user-sm8yv1cg7d Ай бұрын
@@naifmohamed8348 mahadsanid walshy ilahey ajar ha kaa siiyo
@user-lz3dd2rd8j
@user-lz3dd2rd8j Ай бұрын
Sheekh 12sano aanrer leyahay 3sano udambeysay waxandarema farxad la.aan iyo ninkeyga oojecel uheynin waxna igamasamen oodhib ah waa iifacanyahay
Sh.Dirir Oo Jawaaabo Xikmadeysan Ka Bixiyay 10 Su'aalod Ee Sh.Abuu Dalxa
20:48
Xaaskiisa  Waxey Ka Dalbatay Inuu Warqad U Qoro
57:24
Dr Ahmed Al-Yamaani
Рет қаралды 2,4 М.
СНЕЖКИ ЛЕТОМ?? #shorts
00:30
Паша Осадчий
Рет қаралды 2,8 МЛН
When Steve And His Dog Don'T Give Away To Each Other 😂️
00:21
BigSchool
Рет қаралды 15 МЛН
100❤️
00:20
Nonomen ノノメン
Рет қаралды 64 МЛН
TRY NOT TO LAUGH 😂
00:56
Feinxy
Рет қаралды 8 МЛН
SIR LAGA HELAY KAYDKA ISRAEL EE 1948 | XOGTA DAHSOON | GAZA
18:58
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 19 М.
Sheikh @AhmedAlYamaani oo ka waramaya xanuunada maskaxda iyo astaamaha lagu garto
28:43
Nin Soomaali ah ayaa 27 sano ku sugan dalka Gambia 🇬🇲 nolosha Soomaalida dalka Gambia
17:11
Gabar iyo Wiil Daroogo iyo Dayan Magaalada Columbus
10:02
Haji Dabcasar Somali TV
Рет қаралды 114 М.
СНЕЖКИ ЛЕТОМ?? #shorts
00:30
Паша Осадчий
Рет қаралды 2,8 МЛН