No video

NINKAYGA HABENKII AAN AQAL GALNAY AYUU WALAASHIS QOLKEEDA LA SEEXDAY MUDO KADIBNA SIR NAXDIN LEH

  Рет қаралды 17,015

Ayaan Gobdoon

Ayaan Gobdoon

10 ай бұрын

#ayaangobdoon #qisooyinka #somaalida #

Пікірлер: 155
@maxmedcabdulahi8751
@maxmedcabdulahi8751 10 ай бұрын
Ala san usugayay❤ shugran xbbti
@IkramAbdirazak
@IkramAbdirazak 10 ай бұрын
Abayo qisoyinka cabsi cabsida no so dhig wan xiseyaa ❤ lawo qiso caadiya kadib ka dhig tan sadaxad Cabsi cabsi markasta thank you 😊
@saynabali-cd6ec
@saynabali-cd6ec 10 ай бұрын
Ilahay sabarkaas oo kale ha isiiyo 😢wlhy sabar malihi lkn ilahay sabarka nabi ayuub kale ha isiiyo🤲🤲🤲🤲
@saliimashaadiiofficial8356
@saliimashaadiiofficial8356 10 ай бұрын
Sethy Abyo Ayaan keep going my sister
@FardusMohamoud-rv1ug
@FardusMohamoud-rv1ug 10 ай бұрын
Ayaaney waa gabdh samirbadan weeye aniga .sammir intaasa umayeesheyn rabiyo iwaafijeye mooye
@bisharoabdulqadir466
@bisharoabdulqadir466 10 ай бұрын
asc Ayaan abyo hormar wacan baan kuu rajaynayaa abyo aabahay baa iga dhintaye iigu soo duceeya adiga iyo asxaabtada in Allah janatul fardowsa ku casuumo 😢😢
@FarxiyaClLahiaxmed
@FarxiyaClLahiaxmed 10 ай бұрын
alahaw.naxaristo.naxaristi.janohaka.warabiyo.kitabkisa.midigta.hawgadhibo.aaminyarabi❤❤
@bisharoabdulqadir466
@bisharoabdulqadir466 10 ай бұрын
⁠@@FarxiyaClLahiaxmed aaamin abyo
@roodacrixmanmaxamuud6924
@roodacrixmanmaxamuud6924 10 ай бұрын
Allaah ha u naxaristo aamin yaa rabi
@TaqiyaMahamuud-xv2oh
@TaqiyaMahamuud-xv2oh 10 ай бұрын
allah haw naxariisto aabbo
@munoomar24
@munoomar24 8 ай бұрын
Abayo mcn allh ku caafiyo cafimaad taam ah allh ku siiyo allh ku xifdiyo qaali dhib allh kaa haayo ❤❤❤
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 10 ай бұрын
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallah shukrn
@xuriyoali7628
@xuriyoali7628 10 ай бұрын
Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey
@kamalali79
@kamalali79 10 ай бұрын
Asc walaasheey ayaan gobdoon waan ku salaamay walaasheey mahadsanid video yaasha quruxda badan iyo sheekooyinga Qisooyinga ee marwalba aad Nala qeebsato ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasanaad ilaah haku xafido Amin Amin Amin guulayso waligaa walaasheey ayaan gobdoon shaqo fiican ayaad u heysaa dadkeena soomaaliyeed keep going my sister ayaan gobdoon you doing great work thanks again my sister ayaan gobdoon mahadsanid walaasheey ayaan gobdoon
@akramjeywaaliofficiall6436
@akramjeywaaliofficiall6436 10 ай бұрын
Abowe mcn wan ku salamay❤
@akramjeywaaliofficiall6436
@akramjeywaaliofficiall6436 10 ай бұрын
Abowe aa may nag yaye
@akramjeywaaliofficiall6436
@akramjeywaaliofficiall6436 10 ай бұрын
Nag waaye
@xamdicali3615
@xamdicali3615 10 ай бұрын
Ayy cawa Ana uhoreya😢❤😂
@deeqojaamac2762
@deeqojaamac2762 10 ай бұрын
Masha ayaan quruxey mahadsanid ayaaney runta rabiya igu jecele wale tariqaudhigi laha wey sabar badantahey ❤❤❤❤❤
@Laylaabdullahi12312
@Laylaabdullahi12312 10 ай бұрын
ayan salama Caleykum maasha Allah abayo ❤❤❤❤❤❤
@user-ru5fp9dh4k
@user-ru5fp9dh4k 10 ай бұрын
Keep going Abayo❤❤❤
@nimcoccasiis7534
@nimcoccasiis7534 10 ай бұрын
Wlhi waa qiso cajiiba maya dulqaad kaas alle hana siyo ❤
@abdirizakosman557
@abdirizakosman557 10 ай бұрын
Tnx habo waqtigada qimaha badan nasiso jazakallh
@sadocabdi7737
@sadocabdi7737 10 ай бұрын
Waa qiso murugadeda wadata lkin anigu marki an nuxnuxda maqlay ayaaban qeylo afka jabsaan lahaa walhi waa gabadh dulqad badaan oo wanagsan
@aminamohamoud2735
@aminamohamoud2735 10 ай бұрын
Maashallah ilaahay sabarkaas ookale waa nasiinkaraa laakiin isma waad leedahay anigu
@najmaaligaani2983
@najmaaligaani2983 10 ай бұрын
saan usugayey leee xbbt thankyouu❤❤❤
@user-bg2tf1ww8z
@user-bg2tf1ww8z 10 ай бұрын
Wallhi huno ani runta hadaan shego malihi lkn ilaahay wxna ka baryaya adi iyo anagaba inuu nasiiyo insha allha ❤❤
@nadifaosman9389
@nadifaosman9389 10 ай бұрын
Maasha allah wlhi waa qiso cajiib
@sagalfaarax2509
@sagalfaarax2509 10 ай бұрын
Wcz ayaan gobdoon❤samirku wa caajib alle samirka hano badiyo❤
@sacdiyoqorey7179
@sacdiyoqorey7179 10 ай бұрын
Masha allah waa qiso ku tayasho mudan wlhi❤❤❤❤❤❤
@xamdiabdi3080
@xamdiabdi3080 10 ай бұрын
Masha allah
@MahdiyaHassan
@MahdiyaHassan 10 ай бұрын
Allah iskobarakeyo mashallah
@Xamdimaxamad-bh1qm
@Xamdimaxamad-bh1qm 10 ай бұрын
Ala ayney wlh.kowdi.hore ayan is dhahay wey is.qabaan hadane.waxan is dhahay sug intey ayan la.shekeyso show waba saxmaa
@fowzmuhumed
@fowzmuhumed 10 ай бұрын
wcs ayaney wallahi samarkas okale malihi
@ayanshaafici8348
@ayanshaafici8348 10 ай бұрын
Ayan waa ku fanaa samay ❤
@Nasro283
@Nasro283 10 ай бұрын
Wcs adiga mudan wan ku salaamay.Ayaan caday❤❤❤
@Hamdamukhtaar-rf9gk
@Hamdamukhtaar-rf9gk 10 ай бұрын
Mash alle qisoo aaad uu cajiba ah 🎉🎉
@faizonuur5898
@faizonuur5898 10 ай бұрын
Mansha allah sabar weyn bu ilahay siiyay gabadhas
@hanaismail1817
@hanaismail1817 10 ай бұрын
Masha alah qiso aad ucajib ah
@farhiya5072
@farhiya5072 10 ай бұрын
Wcs Abaayao mcn ayaan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Laki2017
@Laki2017 10 ай бұрын
Mahadsanid abaayo USA jogaa muqaalkaga waan ku xisaabtamaa
@maygaagmohamed9121
@maygaagmohamed9121 10 ай бұрын
Laki asc abaayo wattspkaga iisoo qor
@Laki2017
@Laki2017 10 ай бұрын
@@maygaagmohamed9121 Maxaa jiro walaal Nin miyaa tahay mise naag
@MuhiboIbrahim-lc6bz
@MuhiboIbrahim-lc6bz 10 ай бұрын
Maasha Allah waa gabar fican wlhy
@barwaqoyusuf2320
@barwaqoyusuf2320 10 ай бұрын
Wcs ayaan quruxey marka niyada kugu qabtaba video gaaga isoodhaca ❤❤❤
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 10 ай бұрын
Wcs my abaayo ayaan sharafeey aadbaan kuu salaamay inbadan
@MinaOmer-dg3bh
@MinaOmer-dg3bh 10 ай бұрын
qisaan rabay inaa kula wadaago ayaaneey wallalo
@Xamdimaxamad-bh1qm
@Xamdimaxamad-bh1qm 10 ай бұрын
Wcs abyo ayan alh ku xafido abyo mcn
@hooyojecel-ft9tu
@hooyojecel-ft9tu 10 ай бұрын
Ana igu horeeya manta
@user-tr3yl8ym1o
@user-tr3yl8ym1o 10 ай бұрын
Masha Allah beautiful story walalo keep going ❤
@neimakawsar9623
@neimakawsar9623 10 ай бұрын
Ayaan cadayi wan ku salamaya ❤❤❤❤❤
@nastehaabdalla4183
@nastehaabdalla4183 10 ай бұрын
Mahdsanid abyo mcn❤❤
@MunoXuseen
@MunoXuseen 10 ай бұрын
Asc abyo ayanah seithy xbbt❤❤❤
@raxmaaadan431
@raxmaaadan431 10 ай бұрын
Masha Allaah ayaan Maya Allaah Samir anasiyo
@faisasaciid624
@faisasaciid624 8 ай бұрын
Asc wll ayaan waan ku salaamy
@musaguled-su1zk
@musaguled-su1zk 10 ай бұрын
Asc Ayaan abaayo waa ku salaamay abaayo qisaday waxay i xusuusisay Aayadii Quranka ahay oo ahayd dhulka isaga naxariiata samada ha la iidka naxariisted (Nacyi markii aad isu naxariisataa baa Allah S.W.T. idiin naxariisan)
@sagalsaafi2215
@sagalsaafi2215 10 ай бұрын
Wcs wan ka qaday ayan indha weyney ❤❤❤
@user-hi2wt7lw3v
@user-hi2wt7lw3v 10 ай бұрын
Mashallah walshey horta waa qiso cajiba aha lkn omaa maleeeyo inaan leeyahey samirka illahey kowa samara hanaka dhigo
@MariaMaxamedmaxamed-bz3wy
@MariaMaxamedmaxamed-bz3wy 10 ай бұрын
Thanks 😊
@neimakawsar9623
@neimakawsar9623 10 ай бұрын
Runti wa gabadha qali mash allah ❤❤❤❤❤
@NajmaXuseen-fx9cm
@NajmaXuseen-fx9cm 10 ай бұрын
waa iskudeyi lahaa😂aniga lkn ma ogi inan sameylahaa sidaas😢
@muxudiinyare3834
@muxudiinyare3834 10 ай бұрын
200k coming soon ❤❤❤
@ayanshaafici8348
@ayanshaafici8348 10 ай бұрын
Keep going ❤mar walbo boqoraddayda
@user-im2xf4yc8o
@user-im2xf4yc8o 10 ай бұрын
Asc Aaabyo ❤❤❤❤❤❤
@najmaahmed4139
@najmaahmed4139 10 ай бұрын
Wcs alla san kusugayylee shugran xabbti albi
@maidahassancabdulhi635
@maidahassancabdulhi635 10 ай бұрын
Horta Jecelka Waa Tageerah Qiyanadane waa Nacbahy runtii
@user-se1ii7kc4u
@user-se1ii7kc4u 10 ай бұрын
Wa qiso cajibah
@kamalali79
@kamalali79 10 ай бұрын
السلام عليكم أختي أنا في سلام أحييك أختي شكرا لك على الفيديوهات والقصص الجميلة التي تشاركيننا بها دائما جزاك الله خيرا
@WardayIsmaaciil-ib7yr
@WardayIsmaaciil-ib7yr 10 ай бұрын
Mashaa allaah
@roodacawad13
@roodacawad13 10 ай бұрын
Maansha allaah
@sayush520
@sayush520 10 ай бұрын
MashaAallh ❤❤❤😢🎉
@quenraxma292
@quenraxma292 10 ай бұрын
Jcylka lacagi magoyso xaqiiq❤❤❤
@ummusulaymaan5961
@ummusulaymaan5961 10 ай бұрын
اللهم❤صل❤وسلم❤علي❤ نبينا❤محمد❤ صلي❤ الله❤ عليه❤ وسلم❤
@hindiyoxuseen4102
@hindiyoxuseen4102 3 ай бұрын
May
@housseinmachallaharte2441
@housseinmachallaharte2441 10 ай бұрын
Ayann gabdonn ❤
@nasteexobashiir5811
@nasteexobashiir5811 10 ай бұрын
Haa waa u dulqaadana lahaay❤❤
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 10 ай бұрын
Waa gabadh fiican may samirkaas ma lihi 😅
@sadiyasadiya5503
@sadiyasadiya5503 10 ай бұрын
❤❤❤❤anig my wlhi been masheegi karo malahe sawar intaas laaeg
@user-zi2fu2kt1j
@user-zi2fu2kt1j 10 ай бұрын
Wad masthay💯💯
@faisasaciid624
@faisasaciid624 8 ай бұрын
Ani qisada iny igu kala go do waan nebcahy waan fiiriyaa hadii aysan dhamytirnyn ma daawado waan isla sugaa yaa ila qabo
@MmmD-gn5tq
@MmmD-gn5tq 10 ай бұрын
Maya😢😢😢
@amiiraaxmedjamac7152
@amiiraaxmedjamac7152 10 ай бұрын
Ayaaney abooyo ❤❤❤❤
@saudahussein3336
@saudahussein3336 9 ай бұрын
Abaayo wan sameylah hadan sabayon leeyah❤
@Amuuna40
@Amuuna40 10 ай бұрын
Wcs jano gasho hada channalkada isha kuhaaye dhibmalahan mcney xilliga fursad hesho noosoodhig wallhi qofkii awlad ujoogto daremaya alle hakuu deysto mcney teedakale qadka hadaa reer muqdisho nhy waaku raxeesaney daqiiqad video kuma dhibtoonisa waaba nimcada dadka dheer nhy malaha alxm😅😅😊😊😊❤❤❤❤
@sihaamabdi4095
@sihaamabdi4095 10 ай бұрын
Ayaan qurruxeey❤
@AxmadcasariyeAxmadyare
@AxmadcasariyeAxmadyare 10 ай бұрын
Wd mahdsan tahy ayan
@faisasaciid624
@faisasaciid624 8 ай бұрын
Ani qisada cabcabdi ma jecli ee qisaaska caadiga ah iyo kuwa jcylka ayaan taa geeraa
@FuraxoDhaqane
@FuraxoDhaqane 10 ай бұрын
Maya
@sahroali-bl5ye
@sahroali-bl5ye 10 ай бұрын
Ala ayaaneey sanusugayay
@ShukriShukriyuusuf
@ShukriShukriyuusuf 10 ай бұрын
Ayaaney abaayo waxad noso galisa qiso cabsi cabsiya 😂 😹
@muniishaali6580
@muniishaali6580 10 ай бұрын
Wlhi waa qiso aad u cajiba ah maran waa mid xanuunbadn oo qof sawirbadn ma aehee una sabarikario😢😮😊wlhi aniga malihi sawirkasa cml markaan laqad koowad ka xanaqaye
@SabariinAhmed-rj8tc
@SabariinAhmed-rj8tc 10 ай бұрын
Wcs ayaan ❤❤🎉🎉
@HaniAbuukar-gd8be
@HaniAbuukar-gd8be 10 ай бұрын
Ayaaneey isku mid ayaa nahay Abaayo 😫🤣🤣😂😂
@hakaaruura577
@hakaaruura577 10 ай бұрын
❤❤❤❤
@nimcoali-sl3rt
@nimcoali-sl3rt 10 ай бұрын
وعليكم السلام ورحمه الله وبركاته ❤❤❤❤
@WardayIsmaaciil-ib7yr
@WardayIsmaaciil-ib7yr 10 ай бұрын
Wcs wlashay ayan qaali
@KhadijaHussein-kj1zz
@KhadijaHussein-kj1zz 10 ай бұрын
Asc abayo ❤
@suleqamohamed4473
@suleqamohamed4473 9 ай бұрын
😳😳Walahi Tas Waigadolqad Badantahai
@MaryanAadam
@MaryanAadam 10 ай бұрын
Ayaan waakusalaamay
@faisasaciid624
@faisasaciid624 8 ай бұрын
Walhi run hadii sheego ma samri kari lhyn goorn qayliyey iyo goor kle ismaba ogaadeen
@rowdomuqtaarsheekh9733
@rowdomuqtaarsheekh9733 10 ай бұрын
Asc
@qamarxasan5531
@qamarxasan5531 10 ай бұрын
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💯
@farhiyamohamud5466
@farhiyamohamud5466 10 ай бұрын
Maya maya Illaahey subxana watacala sabar hana siyo
@falishassan528
@falishassan528 10 ай бұрын
❤❤❤
@shukriinahassan264
@shukriinahassan264 10 ай бұрын
Malihi wallhi❤❤❤
@user-jw6ty1pw7w
@user-jw6ty1pw7w 10 ай бұрын
May wlhi markay ugu yartahay wan iskaga tagi laha markan ay ishegto qisadoda
@fartuunabdi1508
@fartuunabdi1508 10 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@XabiiboCabdi-wy1lo
@XabiiboCabdi-wy1lo 10 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@FaadumoShaaf-tf4lx
@FaadumoShaaf-tf4lx 10 ай бұрын
Asc wllhi wax aan sheego magaranayo haday iqabsano alle imaba tusee wax lee samayn lahaa
1876 - قصة المحققة السرية!!
26:14
ابو طلال الحمراني - سوالف طريق
Рет қаралды 746 М.
A little girl was shy at her first ballet lesson #shorts
00:35
Fabiosa Animated
Рет қаралды 18 МЛН
Викторина от МАМЫ 🆘 | WICSUR #shorts
00:58
Бискас
Рет қаралды 5 МЛН
3DSXDII GUUR AAN SOO GALAY EE MIDBA MIDKA KLE KAXANUUN BADNAA
24:51
Ayaan Gobdoon
Рет қаралды 14 М.
قانون الاولويات
17:46
Glory By Elis
Рет қаралды 17 М.
1663 - قصة في السودان!!
50:43
ابو طلال الحمراني - سوالف طريق
Рет қаралды 988 М.
1886 - قصة نهاية دافئة!!
45:40
ابو طلال الحمراني - سوالف طريق
Рет қаралды 866 М.