NINKEEDA ILAA AY 5 CARUURA UDHASHAY SIRTII AY KAQARINAYSAY AYAA SAAXIBTEED KASHIFTAY FURIIN AYAY U😭

  Рет қаралды 15,332

AYAAN GOBDOON 2

AYAAN GOBDOON 2

Жыл бұрын

#qisas #channel #comedy #cute #

Пікірлер: 109
@RujkaDagan-dg6fy
@RujkaDagan-dg6fy Жыл бұрын
Ayaney xijaabka cadigaa waku qurxoonthay😂❤👸
@maidoisxaaq
@maidoisxaaq Жыл бұрын
Ayaaney wallhi Xijab Ka caadiga sida ugu so baxde❤😂
@yukinasan3431
@yukinasan3431 Жыл бұрын
Sow mahan😂❤
@sahrasahra1913
@sahrasahra1913 Жыл бұрын
Masha Allah bal ku dar 😂
@maidoisxaaq
@maidoisxaaq Жыл бұрын
@@sahrasahra1913 abyo wadhe he m.a😂
@xuriyoali7628
@xuriyoali7628 Жыл бұрын
Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi xabiibti
@QisasChannel
@QisasChannel Жыл бұрын
Wcs qaali
@Maryan-pj9wf
@Maryan-pj9wf Жыл бұрын
Ascension
@istahil.roble7788
@istahil.roble7788 Жыл бұрын
Naayaa naagey haddan hal sir oon leeyahy kuu sheego iso qarxi 😂😂😂
@QisasChannel
@QisasChannel Жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣
@farhiya5072
@farhiya5072 Жыл бұрын
Wcs Abaayao Ayaan masha Allah 😊😊😊😊😮😮😮😮😢😢😢😢😢
@amounali640
@amounali640 Жыл бұрын
Asc habaryaar, SUBXAN'ALLAH, dabaal weye.
@DeeqaClaahi-xo3nv
@DeeqaClaahi-xo3nv 11 күн бұрын
Su aashaas ayaan iswaydiiyey, go aan dabaal nimo ah ayuuqaatay
@muniishaali6580
@muniishaali6580 Жыл бұрын
Marka hore thns qaliye wlhi aniga ahaan ilama saxano ninka sawabtoo ah ilahye adoomadiisi uu cafiyo marka isga biniaadan sidoo I caifin waye wlhi waa doqono waayo dabi waa lagaa wan laga too toobakeen hadey iskadeysaye inoo dhafo eheen qer beelag hooyo isku booxado eheed tan sheegateyn waa inkar qabto alle nagah ayaga coda isku ah ayaaney wlhi waligaa commen intaa la ega ma kusoo quri lkn waa ka xumadey ninka wuxuu samey xpti alle haku xifadiyo ❤
@NajmaXuseen-fx9cm
@NajmaXuseen-fx9cm Жыл бұрын
Waxas dhan waxa kadambeyay saxibadiisa illahow saxib Shaleemo iwada ha itusin yarabi
@raxmaaadan431
@raxmaaadan431 9 ай бұрын
Masha Allaah ayaan amiin amiin Allah hano denbi dhaafo
@hashimabdi8366
@hashimabdi8366 Жыл бұрын
Maansha alaaah sister soo dhowoow owlaad qeer qabo alaah ku siiyo
@haaharasalaad3901
@haaharasalaad3901 Жыл бұрын
Waa nin waal manficno qafka wuahaan jir inlofuro❤❤❤❤❤
@user-cf9uo4vb5y
@user-cf9uo4vb5y Жыл бұрын
Masha allh wad norysa ayaaney
@Dooseyy3
@Dooseyy3 Жыл бұрын
Xpptyy ayaaney 2sano Ayan kgu xirnaa anigoo single haddana Team marwooyin kuso biiray iso dhoweya iina duceeyo in gurigeyga mid barakeysan uu alle iiga dhigo❤
@Adoontiale
@Adoontiale Жыл бұрын
Gurigaaga mid qayr qabo alahakaaga dhigo❤
@HooyoFarxiyo-tf3gr
@HooyoFarxiyo-tf3gr Жыл бұрын
Gurigaaga hakuu nagaado xapiipti ilmo qeerqabo ilaahey haka siiyo ❤❤❤❤❤❤❤
@Dooseyy3
@Dooseyy3 Жыл бұрын
Mahadsanidiin dhamantiina abayayal❤️
@FaratunMoha-kl5xl
@FaratunMoha-kl5xl Жыл бұрын
M.a Allah hadiin barakeeyo
@amiinaali4920
@amiinaali4920 Жыл бұрын
Asc wrb abayo Ayan Gobdoon ninka wa doqon naag saaxib magasho
@MaxamuudCabdi-ge6ts
@MaxamuudCabdi-ge6ts Жыл бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته مساء الخير 😊انا اول حدا ❤❤❤❤❤❤
@manaalahmed2163
@manaalahmed2163 Жыл бұрын
First one ayaanee❤❤❤❤
@kaariezuhra5585
@kaariezuhra5585 Жыл бұрын
doqon waaye gabadhana calafkeeda soo dhamaaday.Maahee waxaas war qof ween maaha.
@RayaanHonasti
@RayaanHonasti Жыл бұрын
Wsc ayaaan cdey 😂😂😂😂😂😂 alla dabal sanaaaa bal tuu dii daaaayo iyo iyo tan kale maxey isdha maaan bisinka caqliga gadal gadal ugaley filaaaa😊
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 Жыл бұрын
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallah abyo
@asmadaahiramare2639
@asmadaahiramare2639 Жыл бұрын
Wcs walshay ayaan waa aad na dareemaysaba inaan ku dawano oo ay ku dawadaan hablo yaryar ama dhalinyaro in ay ku dawdaan ayaan waa aad mhdsnthy qali saa noo dareemayso alle haku daryeelo huuno🙏🇸🇴
@FartuunBarre
@FartuunBarre Жыл бұрын
Dumarow istigashada kawantooba Meelsarana hankiina hajiogo
@caishokhaliif9509
@caishokhaliif9509 Жыл бұрын
Wcs ayaan qurux masha Allah ❤❤🌹🌹🌹🌹🌹🌹❤❤
@user-my4uh6ef8d
@user-my4uh6ef8d 9 ай бұрын
Ani ahn waa nin doqon ah umna qlma gabadha
@caishokhaliif9509
@caishokhaliif9509 Жыл бұрын
Waa doqon kaas ayaany
@filsancabdishakiir8584
@filsancabdishakiir8584 Жыл бұрын
First ❤
@Zahra-fq3fe
@Zahra-fq3fe Жыл бұрын
Wnku salaamay wllshy mcn
@KadogoArumtidi
@KadogoArumtidi Ай бұрын
Dabal o ahbal hee waye
@ruqiyoismanmaxamad3047
@ruqiyoismanmaxamad3047 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤masha allah
@mohamedolow9794
@mohamedolow9794 Жыл бұрын
Waan ku salamay walasheyn
@uali7359
@uali7359 Жыл бұрын
Kujeclahay Ayaan caday
@queenfarxiyo4282
@queenfarxiyo4282 Жыл бұрын
Waa nindabaal ah
@yuusufaxmed1769
@yuusufaxmed1769 Жыл бұрын
Asc abyo qali
@amina7327
@amina7327 Жыл бұрын
Iga daaa waa dabaal fow qal dabaal 🫢🤣🤣🤣
@MahadaliHamud-ix8iq
@MahadaliHamud-ix8iq Жыл бұрын
Uu qaldanyhy ninku wixii hore mahan in aad xaas lagu furo
@idil5758
@idil5758 Жыл бұрын
Ani waxan aaminsanahy sirtaada qof aan hooyadaa ahayn ha u sheegin qarso intaad qarsan kartid hadii kle wax xun baa kaa raacaya for example qisadaanu
@user-sk8br4po7r
@user-sk8br4po7r Жыл бұрын
Wcs qurux
@cumarxuseen7674
@cumarxuseen7674 Жыл бұрын
waa nacasee aan waxa ogeyna
@ifraaxmahad977
@ifraaxmahad977 Жыл бұрын
Abayo ayan inte kudambeysey gabadhi sowda ee sunta doliga lasinaey😢😢
@qalbifuran8408
@qalbifuran8408 Жыл бұрын
Anigab malin dhaweyad ayan so xasuustay sowad xagey ku danabeysay oo cafimaded alle ma isu raciya wiilkin walhi waxu mudan iney nafted abalmariin ugu dhiigto ayan isa dhahay😢
@farhiyoawale6199
@farhiyoawale6199 Жыл бұрын
Marka hore aya fiican inadaba siirtas cml niinka aroosi rabti ka qarisid. Wuu qaldan yahay qof past giisi laguma judge gareeyo.
@sahracabdulaahi5161
@sahracabdulaahi5161 Жыл бұрын
Waa uu kuqaldanaa naagtakale waa uu dabcay
@MaryanAadam
@MaryanAadam Жыл бұрын
Abayo iisooduceeya
@cawsha3645
@cawsha3645 Жыл бұрын
Wcs❤
@fertunali1007
@fertunali1007 Жыл бұрын
Ayaaney carabta dhaqankeda waaye waxaas ninka wuxu rabo ayuu sameynkaraa lakin gabdha wax yar hadey sameyso waa dilaan ama waa ku ceebeyan inta ey noshahay waa nin balaayo hele ah naagtana wexey u shegtay yey noloshan kudhaftay ku noolanin saxibtaa
@sabariinahmed9789
@sabariinahmed9789 Жыл бұрын
First view ilaahay haku xifdiyo I.n ❤❤❤
@umumaida4539
@umumaida4539 Жыл бұрын
Wcs
@HooyoFarxiyo-tf3gr
@HooyoFarxiyo-tf3gr Жыл бұрын
Inoo iska heysto ayaa u fiicnayd xaasisanaa naagtaan qumayada waa saaxiib xun
@ubahfarah3135
@ubahfarah3135 Жыл бұрын
Abayo waa dabaal
@hanaadfaraax9723
@hanaadfaraax9723 Жыл бұрын
❤❤❤
@FartuunBarre
@FartuunBarre Жыл бұрын
Ascm Habaryar ayadu ayadoo bay shalay ahaad Asaguna haduu asagoo xaas iyo Aabo ah buu wuxuu ka faanayo lugaha kulajiraa hadoo lajoogo. Shekadisu waa baqtiga macuno lakinse fuudkisa wan cabaa. Ina Rag qamarji baan hay lakinse qamarjiyad marabo hala kaladaayo
@hanaadfaraax9723
@hanaadfaraax9723 Жыл бұрын
@fatxiabdinasir4780
@fatxiabdinasir4780 Жыл бұрын
Haddaba xaliimo wax usheego ha ikashifto 😂😅😅
@FatimaMuxamadgeedimaxamad
@FatimaMuxamadgeedimaxamad Жыл бұрын
Ha walahi ma mudno danbihore inu nagtisa ku qado wa latowba kena wey na tow bad kentay salamad nin ma dhikarno naag ta gadal uu ka bartay na maxey ka faiday sirte shegtay
@farxiyomaxamuud6830
@farxiyomaxamuud6830 Жыл бұрын
❤❤❤❤
@khadijomaxamed9441
@khadijomaxamed9441 Жыл бұрын
Walhi kan nin kadabaalsan maba arg tan uu raby iyo tuufury sookuwan isgumida caqliga fadhiyay malaha🤣🤣🤣
@faisaduale8569
@faisaduale8569 Жыл бұрын
dabaal waayay kaas
@Maryan-pj9wf
@Maryan-pj9wf Жыл бұрын
Hy❤❤❤
@abaayisaaq1321
@abaayisaaq1321 Жыл бұрын
Kan dabaal xitaa wuu dhaafey ayaaney asi aqligiisa tan xada uu rabo oo u waalanayo iyada misaajid muu kuso bartey xaywaanka
@dajiya5984
@dajiya5984 Жыл бұрын
Ani shekadan waxa iga baxde inaa gabdhaha gurigooda katagin hde xanunsanyihin asi lee xanunka ku dhib ninka marka guriga lagu cidleyo nag radiyaaa
@FaadumoAbdisamed-sn8vl
@FaadumoAbdisamed-sn8vl Жыл бұрын
Ilhay mahadii ani maba ahi gabdhaha saaxiibada badan dariskayga waligay intaa u wareegay sheeko lama aadin ani way iso adan.lakin lama shekaysto waxbarashadayda iyo xajigayga iyo gurigayga un udhexeeya alx
@UbaxAxmad-vq4if
@UbaxAxmad-vq4if Жыл бұрын
❤❤😊😊😊😢😢
@fowzmuhumed
@fowzmuhumed Жыл бұрын
Asc abaayo wa ahbal ismusn weydin tan i taas mexey kukal dawanyin tanba hadey haye dhihi laheyd wugursan lahaa
@FatimaMuxamadgeedimaxamad
@FatimaMuxamadgeedimaxamad Жыл бұрын
Habo wad mahadsantahy ee hada kahor aya ba wax ad nadhaday so xasus te ado sheko aya idiin shegi dona malin sow nama dhin waxa rajeyna ina noga so shekey donto insaalh
@qureshfarah865
@qureshfarah865 Жыл бұрын
وعليكم السلام ورحمة وبركاته كيف الحال يا أختي
@MaxamuudCabdi-ge6ts
@MaxamuudCabdi-ge6ts Жыл бұрын
قولي اختي مش اخي ❤
@QisasChannel
@QisasChannel Жыл бұрын
الحمد الله بخير حبيبتي
@fadimoabdirahman9125
@fadimoabdirahman9125 Жыл бұрын
Wa dabalniyo mida kele warabey xaaskisa maxa kudida
@Yasamiin-vr9qi
@Yasamiin-vr9qi 6 ай бұрын
ninka Max kaqaladan gabr ti u sobaratay wu raban ti u qabo marabo ayan u fahamay ayaan
@sucadmohamed743
@sucadmohamed743 Жыл бұрын
Doqon waye kaas
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 Жыл бұрын
Wcs walaashey igu qaaliya ayaan cadeey aadbaan kuu salaamay
@QisasChannel
@QisasChannel Жыл бұрын
Waan kaa qaaday xbbt
@sacdiyanur7583
@sacdiyanur7583 Жыл бұрын
Waxow ufuray waxawaaye marmarsiiyo sow iskaga dhaqleeuo assaga iyo tow kubartay meelaha lagu jaajumoowo.
@MaxamuudCabdi-ge6ts
@MaxamuudCabdi-ge6ts Жыл бұрын
والله انا كمان سألت حالي نفسه سأل 🤔🤔🤔🤔
@user-jw6ty1pw7w
@user-jw6ty1pw7w Жыл бұрын
Asc wa uqaldan yahy tan udaba ordayo fisgiga waka kurabo maxu huhasta wa ahan jirtay miya axmag wa udhafay kani maga ubixiya
@jhg5545
@jhg5545 Жыл бұрын
Salam xbbti aqaligìya ka lumi nin Kas tan waxow ku furi le ba uraciy gawadha ciyalka dhashiyaba iron albaba ka tobada Mar walibo wow furan yahay alow no dabi dhaf
@kulmiyehassanmumin4611
@kulmiyehassanmumin4611 Жыл бұрын
Dabaal weye tan danbe sookan ku rabay waxay Ahyd ila iyada diidaye tiisa hore musan ehen waxay Ahan jirtay hore inu xujo uga dhigo
@manaalahmed2163
@manaalahmed2163 Жыл бұрын
اهلا مرحبا كيفك يا روحي
@haniahmed5671
@haniahmed5671 Жыл бұрын
Asc abayo kas nin fican ma ahan
@xuriyoali7628
@xuriyoali7628 Жыл бұрын
Ku saliya NNK SCW SCW
@nimcoccasiis7534
@nimcoccasiis7534 Жыл бұрын
Ani waxa iga yabiyey tan u mesha kubartay wuu daba cararayaye muxuu tan xaskisa kufuray sumxanalah 😢
@qalbifuran8408
@qalbifuran8408 Жыл бұрын
Ayaney ninka naftisa waa saqajan wayo mid uu ka dabo cararayo misajida miya imaam ka tahay iyado wasaqad ku jirtu raba inu marwo ka dhiigte midan waab ka towaba keen tahay ar nin wadan walbo uu kaso jedo nin faa.ido ma lahan waa duli subaxanallh
@roodacrixmanmaxamuud6924
@roodacrixmanmaxamuud6924 Жыл бұрын
Ani xtaa suaasha wn is weydiyey e malaa tan dambe kmu Rabin mustaqbal
@Salmamohama
@Salmamohama Жыл бұрын
W cs duhur wngsn❤❤❤
@raxmaa.kariin3930
@raxmaa.kariin3930 Жыл бұрын
wanin waalan
@ayaanahmed7946
@ayaanahmed7946 Жыл бұрын
Masha Allah❤❤❤❤
@lugayar9163
@lugayar9163 5 ай бұрын
Ninka dabaaal ah hoooyo fcn ayuu oo tobadkeentey ayuu dib ufiirinaayey tii hore ayada meel fcn muu kabartey 😂😂 balllo ahbaq weyey kaaas😂
@shuceebxasan2537
@shuceebxasan2537 Жыл бұрын
Dabaal weeye kaas
@RunsheegAbdi
@RunsheegAbdi Жыл бұрын
waxaa rabo waa ii wanaagsanyihiin muu ka waday. Ar ninaa
@nimconalka4344
@nimconalka4344 Жыл бұрын
Wale ani kan ku dabaal ah buu ila yahay tan u furey baaba danta tan iyo wixi ku jirta u jeclaadey taaso dane u kadaba ordaayey waliba isago og waxay tahay gabadhan qaladkedi kanoqotey ee isbadashey wuxu ku furey wa edabdaro iyo kafiirsasho la aan un wax kale on ku tilmaamo ma aqane
@farhiyamohamud5466
@farhiyamohamud5466 Жыл бұрын
Dabal waye
@nimcomaxamedgalaal-gr5jl
@nimcomaxamedgalaal-gr5jl Жыл бұрын
dabal banuarka
@maadixofficial1504
@maadixofficial1504 20 күн бұрын
Wuu xun y AhAy
@ayanhussein6875
@ayanhussein6875 9 ай бұрын
ninka asaga xun mxa nagaha qaab ka laheen le baray
@Uqaado
@Uqaado Жыл бұрын
Gabadha maaha ee waa ciilka ka haya maxey tan club kan joogta kuu nici kartaa, maxaa yeelay xumaanteeda iyo dayibnimadeeda muusan weydiin shalay markuu guursanayey. Sidaa darteed waa iska cawaan lacagta u maleeyey iney wuxuu rabo u goyneyso 😏🤔
@MmmD-gn5tq
@MmmD-gn5tq Жыл бұрын
Dabaal khain
@fatumaabdikadir5637
@fatumaabdikadir5637 Жыл бұрын
Yaahuudheh❤tanuudabaordaayo❤masaajidmuu❤ugutegeysoogabadha❤meeshaykatoobadkeentay❤ayadaanbamadhextaagna❤ilaaintiilixciyaal❤lagadhalaayey❤😂😂😂😂😂waleelacag aqlimanoqoto❤dabaalkaatahycun
@nasramohamed2068
@nasramohamed2068 Жыл бұрын
Wale wa yab,o midi mesha u kubarte wurabe nagtisa ne wufure because of her past,sidas ma ficno,mida kale gewada lawad nolashas quruxsan wexey udide iney saxibted nolasha kahaleso,ala mexey iblis tahay,xasid waye gebdaha wlhy waxbo islamarawan afka le istusan.
@ubaxmxmudibraahin7534
@ubaxmxmudibraahin7534 Жыл бұрын
GOD SIREED IYO QIYAANO GUUR@AYAANGOBDOON
32:05
AYAAN GOBDOON 2
Рет қаралды 4 М.
Doing This Instead Of Studying.. 😳
00:12
Jojo Sim
Рет қаралды 26 МЛН
Я не голоден
01:00
К-Media
Рет қаралды 9 МЛН
Why Is He Unhappy…?
00:26
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 77 МЛН
KHAYR HAFALIN SHAR KUUMA TIMAADO OO XAQIIQA WAA TAN
22:43
AYAAN GOBDOON 2
Рет қаралды 12 М.
Qiso ku dhacaday gabar somaliyed🥹😢
13:56
hodan Lovely
Рет қаралды 6 М.
FARXADII MAR QURA MURUGADA ISKU BADASHAY?
30:26
AYAAN GOBDOON 2
Рет қаралды 11 М.
INA ADEERTAA WALIGAA HA, USHEEGIN SIRTAAN OO KLE
27:20
AYAAN GOBDOON 2
Рет қаралды 12 М.
Doing This Instead Of Studying.. 😳
00:12
Jojo Sim
Рет қаралды 26 МЛН