No video

NiNKEYGO WAA I NIYAD JABIYA ?

  Рет қаралды 22,356

Hamda Home Decor

Hamda Home Decor

Күн бұрын

Пікірлер: 164
@yuuuuga1
@yuuuuga1 2 жыл бұрын
BARNAMIJKA Ila talida ku soo dirso .wasapka .004740617832
@xamdaxannan1545
@xamdaxannan1545 2 жыл бұрын
Mzhlh
@inafoodcade8464
@inafoodcade8464 2 жыл бұрын
xamdi abayo muqdisho ayan jooga ee furaha lmbarka maxan kahormariya ila tali ayan aad ugu bahanahay
@abdullahiyussuf9059
@abdullahiyussuf9059 2 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@fafumomahamed4205
@fafumomahamed4205 2 жыл бұрын
Mar ku sa kudhaho madaxa hos ha u rogin esi ku lul ugu jawab war yaa ani san ma dhiihi kartid dheh ama idhaqo ama ifasax mar ku ku arko inad naf tada iyo sharaf tada difacayso isaga dib kaga dagayo lkn is ka daa ohinta qimahaga hos udhi gaysa waa iga talo
@deeqogeedi2554
@deeqogeedi2554 2 жыл бұрын
Illah amarkii videoskaaga marka uu iisoo dhaco xitaa aniga oo shaqadii jooga masugi karo intaan xaafada katagayo sow cajiib maaha gabdhahi aan isla shaqeyno xitaa weykubarteen🥰 thanks walashy
@yuuuuga1
@yuuuuga1 2 жыл бұрын
Walshey mcn Mahad sanid qaali 😍😍😍🥰
@maymuunmohamed167
@maymuunmohamed167 2 жыл бұрын
Abaayo bahdilka ragga waxaa laga dhigtaa shidaalkii aad ku dhaqaajin laheyd wax qabadkaaga ee kor u istaag🙏🙏
@fatimafarah6462
@fatimafarah6462 2 жыл бұрын
M.a wlshy wxbdan ayan Ka fa idy wli ma guursn o hdan jmcdi dhameyy waligy ma arg gabr somaliyed o Sa wx nogu shegta thnks mcnto
@farax6361
@farax6361 2 жыл бұрын
Gabadhaaas waxaan kulatalinayaa 1 inay ninkan goaancad kagaadho oo xataa haday sii goaso waxba waydiin nafteeda ah marka laga reebo awlaadiisa 2 inay kufikirto inay iyadu wax abuurankarto waxyar urursato xataa ayuuto gasho oo ay dahab iyo hadba nafteedu waxay xidhanlahayd waxay marsanlahayd iyadu isku filnaato 3 inay ninka kayaraysato hadalka inay fanteeda ku mashquusho timeka ay firaaqoleedahay waxbarato sida diinta iyo maadiba inay isbarto inuu ninkani yahay human being waxkasta kaga imankara barina naag kale intuu guursado kuu arka inaad isaga mooyee indho kale lahayn tus inaad kamaarmikarto lkin xaqiisa meel saar xataa adoon farxad ku qabin hagabin xaqiisa iyo wixii qoysnimo idinka dhexeeyay bari isagaa ku odhan raalinoqo waa haduu nin caaqilayahay
@halimamohamed377
@halimamohamed377 Жыл бұрын
Best advice ever ❤
@arayaadam9712
@arayaadam9712 2 жыл бұрын
Nice video . Some men tend to do that not because she doesnt have karti but for her not to be more confident and to have that karti his trying to make her insecure so tht she can accept him as the best husband no not reach for a better life like guri fican good bill etc . His thinking if he talks well and gives her that money weysi ilbexeysa which is soo sad because mercy between spouses is soo important when your husband is merciful you submit willingly and you try your best to be a good wife you became more secure in your relationshp but many men dont know tht (toxoc masculinity) . They feel stronger and manly by doing that which is not what our religion teaches may Allah guide pur spouses and put rahma and mawada in our unions to raise kind God fearing children who are emotionaly stable mau Allah ease her pain and my advice to her is Allah is the changer of hearts and to pray to Allah for all her needs both emotional and financial and Allah will change him .#tahajjud . Waxkasta ilahe ba ka adag markasto uu kujecelyahay and he wil appreciate your pain and tears .
@ummucayn2474
@ummucayn2474 2 жыл бұрын
Asc.. wll macan cidiyaha iska jar oo sunada Nabiga scw..ayay kamid thy midakalana shaydaankaa ku hadhsanaya .. gabadhana waxaan leeyhy sabar oo Illaahay isku xidh
@ifrahmohamed1262
@ifrahmohamed1262 2 жыл бұрын
Mnsha allah abyo mar dhow ayaan kula soqabsady wlh noloshyda wax badan ayaad ka badashy majcli inaan comments qora inta badan lkn videoyashaada aad baaan udawadaa wn kuso duceyna hormarkyga ayaad katahy kow shugaran xabiibtii dhiragalintdna wn kaga mhdcelinyaa wax badan oo hor mar ayaan garay videogag kowaad markaan dawaday naftdna wax bdan ayaan kabadaly khyr allah ikaa siyo abyo mcn
@habiboisaak9409
@habiboisaak9409 2 жыл бұрын
Dhib kas camal anu ihestey lkn kama amusijirin hadal ka uidhoho midkakulul ayan ugu jawabi jirey dib ayu udegey marka jiljilac yan laga arkin mcnto
@sadioboolbire9372
@sadioboolbire9372 2 жыл бұрын
Wlhi labo shey oo manty guul ka garay waxa sbb unoqdy in lii niyad jabiyay malintyne dadkii shalay iniyad jabinayy baa wx iga weydiiyo saan ku karay alx addunka wxs ugu jeclahay wxa matihi iyo wxa maqabsan krti qofkii udhihaa xoog baaba siyeshaa anoon qofka drensiin in ey samen igu yelaty hadlkiisa 💪
@happyhjmc1975
@happyhjmc1975 2 жыл бұрын
Abyo horta dadka waxa isaga khaladan guurka iyo shukaansiga marka koowaad,Lkn hadii uu ku yiraahdoh sida ciyaal loo korshaad taqaan maad dhahdid Alx 🤲🏼🤲🏼waayo isagu maya qaan markaasna maad ku dhahdid madaraso Ayaan ka shaqo bilaabi , yaa abyo waxan ku leeyahy karti waad.leedahy waayo Hooyo ayaad tahay Allah ku daayeh insha Allah waad GUuleysan 💯💯👏👏. Nimankaan hala yaabinina waayo waxa ku koreen meel la leeyahy naagi maxay tahay , marka waa dad maskaxiyan u juraneh u duceeya. Adigan Abyo karti Alle ayaa ku siiyey ee dadaal💯💯👏👏Allah caawiyo inta dhibaateysan gabdhaheena🤲🏼🤲🏼🤲🏼🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙💯💯👏👏
@alnasiixa5057
@alnasiixa5057 2 жыл бұрын
Abaayo mashaa Allaaah 😍 guuul leyso marwalba insha Allaaah ❤️👑 abaayo dardaranka ika qabo horta abaayo Allaaah hagu dhowro insha Allaaah noqo mid iskufilan Hana ujirxumey ninka meel fadhiiso oo fakar qaladkaa kafiiri hadey jiraa saaxiibo uu nacaayo Soo afjaray ninka marguu argo guridiyaar San iyo hooyo quruxbadan oo nadaafad leh dandeeda taaqan marguu argo wuu is badalaa haka wariikin gurika sirda ninka sirdaada halawadaagin dariska iyo familka waayo hadal intuu afka kujiruu amaano leyahay noqo isgu Filan nanwaliba gugosha carfi adika isgu dadaal abaayo ❤️ sharaf iyo gobanimo insha Allaaah
@farhiyaali8426
@farhiyaali8426 2 жыл бұрын
Mashallah. Sis may Allah put blessing on your family inshallah. And sis Hamdi May Allah bless your family inshallah. I just wanted to say our ideas of getting married is wrong at the first place because we think another human being is adding a full decoration on our lives . But what if we were full first and marriage is just blessing from Allah . And when that blessing decrease we know we have to go back in Allah . And nothing is ever bad for a believer every thing that happened to him or her is always good this is to make us stronger not weaker. Sis keep going as sister Hamdi told you and remember to add so much dikir and Duas in your daily life Allah will add so much blessing on your life.
@khadrojamaa1408
@khadrojamaa1408 2 жыл бұрын
Manshallah well said 👏 anigaaba dhiiranaan ka qaadey qoraalkaaga. Is it ok to use your comments?
@samiiracabdishakuur4588
@samiiracabdishakuur4588 2 жыл бұрын
Asc Wllo Sidaa Ay Hamda Dhaqaale Yeelo Oo Baro Farsamo Aad kushaqaysato Sida dawaarka guri decorationka Iyo Cunto Karinta Ama Wax barasho Kale Wakalood samaysaa in Aad Wax waydiisato iskayaree xppti Qaali Dadaal Dikrigana badso Istiqfaarta iyo saliga NABIGA (SCW) 🤲🤲🤲 Alle Hakuu Sahlo Amuuraha qaali ❤👏
@fadumobashir1042
@fadumobashir1042 2 жыл бұрын
Abaayo itus kartidaada mid kle badi saliga nabiga scw
@khadrabilan4149
@khadrabilan4149 2 жыл бұрын
Aadamah oo dhami waxay hoos ku dhigaan markaad adi aqbasho plz hableheena kartida badanow intaad ninkaga baran lahyd adi horta is baro guurku shanta sane ee u horaysa waa cadaab iyo ismari waa shalay iyo saas ma moodayn intaad tabayso in kabadan buu tabayaa qofka aad nolosha wadagteen shaqaysta oo karti yesha adkaysta oo u samra hanfiga iyo kulaylka nolosha adba dhib yaraan laguma dhalin 🙏🙏
@naciimamatan2116
@naciimamatan2116 2 жыл бұрын
Wlley waxay ubahaantahy duco badan istiqfaar aqalkana quraan ku Akhri dheh naftaadana hagaaji dheh waxkasta oo aad haysato adaa qurxisan kara
@bosslady4890
@bosslady4890 2 жыл бұрын
Marwaliba dirigalisanena ❤❤❤
@baati8965
@baati8965 2 жыл бұрын
Asc Xamdi ninkas waxaa uu firiina sidaa ayaa ugu falciilinayso haddalkisa ama waa gacaan adaag yahay sidaa aad hooray adiga uu sheegtay raaga labada sano oo ugu horeyso waxaay sameeyan tijaabo ah gabadha mid uu utalikaro in aytahay iyo mid lootalikarin oomaskaaxdeeda kasoocota sii uu noolasheda ufahmo raaga oo dhana waa la idol yihiin
@queenaisha8930
@queenaisha8930 2 жыл бұрын
Anigo waligay shilin meel dhigan oo biilka lay dhiibo dabka kuwada shubo aa ninkay wuxu bilaway ino idhaho haye meeqa kuu aruuty ? Markaan boss baa tahay. Anna go'aan baa ku gaaray inaa wax meel dhigto ayuutaa galay lacag fiican baa ka sameeyay marka hadalka lagugu duro dhiira galin ka qaad huuno
@iqrachannel2508
@iqrachannel2508 2 жыл бұрын
Masha allaah anigu lcg maba aruurin karo ilaahey amarkii
@queenaisha8930
@queenaisha8930 2 жыл бұрын
@@iqrachannel2508 wad aruuri kataa ee naftaa u sheeg ilaahayna talasaaro
@indhouronindhouron7992
@indhouronindhouron7992 2 жыл бұрын
Naaag nool iga dheh illhy haku xafido abyo
@farxiyadaahirmaxamed4883
@farxiyadaahirmaxamed4883 2 жыл бұрын
Masha.Allah caqliga wanagsan aan kugu jeclahay xamdi xabbti Alle kama nus qaamiyo garaadka iyo garashada Walashey mcn ❤😘
@asmaahmed1421
@asmaahmed1421 2 жыл бұрын
Ha niyadjabin walashy hadalkisa dhagna ka maqal dhagna ka sii daa naftada ku dedaal
@RoodaCali-rt5nx
@RoodaCali-rt5nx 2 ай бұрын
Mansh allha
@freepalestine8701
@freepalestine8701 2 жыл бұрын
Manshaa Allah I just love the way you talk and your advices Xabibti , Allahumma barik
@maariyamaxamuud3831
@maariyamaxamuud3831 2 жыл бұрын
Wa sax abyo allha kuku badalo murugada farxad wan kuduceyneynaa anagana insha allha hooray usoco abyo
@elissatahir6829
@elissatahir6829 2 жыл бұрын
Hamdi warsame abaayo waxaa kasoo hdashaa self love and self defense
@هنادي-12
@هنادي-12 2 жыл бұрын
Abayo marku ku dhaho karti malihid mahadsanid ku dheh adigo qoslayo maalin danbe ma ku dhahayo lkn hadad oyso malin kasto wa ran cml ayu gugu mud muda karti wa ledahay hooyo ilmo korin eyso oo gurigeda heysato hadabo tahay karti wad ledahay abayo hadalkisa ha aminin murada in ad hor is tigto waxad dhahda waxad tahy gabar karti badan qof hadalkisa wax bo Iga ma galin aniga aya is og qofka an ahay gul ayan ku rajeyna abyo waliga hortisa ha ku oynin alle dulqad iyo samir badan ha ku siyo walashey
@هنادي-12
@هنادي-12 2 жыл бұрын
Sorry murada waxan kawada murayada in ad hor is tagto
@faizaosman6692
@faizaosman6692 2 жыл бұрын
Talo wngsn siisay abayo allaha ku sharafo oo caqligaga allaha kusiyaadiyo ♥️♥️
@MayranCali
@MayranCali 11 ай бұрын
M.a
@faadumojamacafaadumojamaca4292
@faadumojamacafaadumojamaca4292 2 жыл бұрын
Mnshlh alluma baarik wllshy waa sax Hdalada dadka qaarkood caqligoodu tusay inay kudhahaan waa inaad kaqaadaa dhiiranan iyo maseer lkn ma ah inaad is bahdishid mrkd noqotid qof horey usocota oo nolosheeda hadaf iyo gool kaleh xqiiqtan nin naagna gadaashaadaaa la istaagin
@mulaaxita8747
@mulaaxita8747 2 жыл бұрын
Mnshalh qaali dumar… bogadintada iyo taladada wanku badhaadhay magacaa hajiro qali
@user-xc3iy7mr5t
@user-xc3iy7mr5t Жыл бұрын
Xamda abaayo labarkada Ayan ubahanahay abaayo
@fadumobashir1042
@fadumobashir1042 2 жыл бұрын
Nimanka somalida waxaa ku nacay gabartee arkaan inee daciif tahay waa sii daciiliyaaan
@salmanuur331
@salmanuur331 2 жыл бұрын
Masha allh abyo qali rabbi haku dhowro
@naimanuura
@naimanuura Жыл бұрын
Garissa kasosalameya Hamdi qurax
@fartuunjeele1406
@fartuunjeele1406 2 жыл бұрын
Xamda
@umumohamed2399
@umumohamed2399 2 жыл бұрын
Mash allaah 🥰 qeyr badan allaha kusiiyo abayo gabadhas walashena qal biga allaha uqabojiyo
@amaalmaxamud2314
@amaalmaxamud2314 2 жыл бұрын
Xbbt waxd kaso hadasha qof jacaylka kaga baxay oo kaa amusay ku daashay mudo badan marki la hadasho hadlka kuso gabinaya hadana an talafonka ka qabanen mxa talo ah
@fatimamohamedalifatimamoha7853
@fatimamohamedalifatimamoha7853 2 жыл бұрын
Baayo waa xanun qalbiga Allah ku qabojiyo tan labad naftada qof ha u bahdilin adna ka aamu salad suno duko iska fogey wax kasto xasustisa kugu qasbeyso xirir le hadu yhy I,a mid kalaa helee waxba stress ha is galin 💖guuleyso
@farhiya2269
@farhiya2269 2 жыл бұрын
Adna kamaaran kaasoo kale ha wacin telefankiisan waxaad arki asagoo ku Daba ordayee waa IGA dhab tijaabi arinkaa
@umadaahirumadaahir175
@umadaahirumadaahir175 2 жыл бұрын
Maasha Allah
@amiishaahmed9865
@amiishaahmed9865 2 жыл бұрын
Hamdaay shukran hbbt
@africansomaliqueen9432
@africansomaliqueen9432 2 жыл бұрын
Alxmdulilah 3sano baa nosocota wali waxnool ilahey nama siinin waligiis 1hadal oo qaldan ima dhihin niyada ayuu iidhisaa waqti yar oo adag ayaku jirnaa noosoo duceeya in ilahey dib inoo kulmiyo oo aan dib u midowno
@lielaosman8710
@lielaosman8710 2 жыл бұрын
Ilahey dib haidin mideyo owlad bdn kheyr qabta alha idin siyo
@africansomaliqueen9432
@africansomaliqueen9432 2 жыл бұрын
@@lielaosman8710 Aamiin abyo jazakallaah qeyr
@hamdashiine7145
@hamdashiine7145 2 жыл бұрын
Owlad salixiin iyo salixaad ah Allaha idiinsiiyo hapiipti🤲
@bintsiyad8831
@bintsiyad8831 2 жыл бұрын
Abaayo the way you give advice is rude she is a human being be a bit more sympathetic don't be like the Somali hooyos everything doest have to be tough LOVE
@umu.hamzahs5245
@umu.hamzahs5245 2 жыл бұрын
Yeah she's already feeling bad poor girl I wish her well
@hodanqurux8388
@hodanqurux8388 2 жыл бұрын
Masha'allah tawarakalah abaayo hamda adigaa dhahdey waxaa dhihi rawey, lknse waxaa ku darsanaa gawadha talada rabto please wuxuu kugu tilmamayo ninkada u cadey inaana eheyn adiga ok be strong sis 💪🙌
@nimcomaxamud9331
@nimcomaxamud9331 2 жыл бұрын
Farib abyo rbi haku barakeyo noo soobadi wali am arg chanelkaga chanel an ka jecelhy qofka kaliya oo aan u xiso malinka usan barmamij so galin runti role model an ku daydo aya no thy
@raxmacabdiraxmanfarax6549
@raxmacabdiraxmanfarax6549 2 жыл бұрын
Mansha Allah wllo ❤
@hibaqqaybdid7413
@hibaqqaybdid7413 Жыл бұрын
Man sha allaah
@fadumokheyrat8741
@fadumokheyrat8741 2 жыл бұрын
Hoyo ilmaheda korsato wa hoyo sharaf leh lahadal iga dhaaf ku dheh hadi udeyn wayo duceyso ilahay bari
@amranbille8506
@amranbille8506 2 жыл бұрын
Caruur koriska soo karti mahan naag aan karti laheeed caruur ma korin karto doofaarka ha Iska furto🤣
@umuabdullahiofficial1575
@umuabdullahiofficial1575 2 жыл бұрын
Naag Karti leh ilma korisa yaa usega😏
@aishaabukar6477
@aishaabukar6477 Жыл бұрын
Naag ilmaheeda ka adag oo korsaneso kartida ka maqan waa tee???
@sundusabdiomar3041
@sundusabdiomar3041 2 жыл бұрын
Qof ku dayasho mudan xamdi xarago horey usoco
@bisharabilan4028
@bisharabilan4028 2 жыл бұрын
Masha Allah horey usoco gabar waxa tahay cod kar ah oo illahay gabdhihii somaliyed ee barkinta kuwada oyijiray iftin kaga dhigay abayo kama dalo dawashadada waxbadana wan kafa iday
@maryamcilmidoon3688
@maryamcilmidoon3688 2 жыл бұрын
Tala fican waadsiisay masha allah
@faizaxeyle9101
@faizaxeyle9101 2 жыл бұрын
In reraha balayo ladhax dhigo maogiyeee sida jaceyl wanag iyo ixtiram lo helo laisma bari karo miya teda kale nayada uqdada iska daya somaliyey
@sagalsalaaf1683
@sagalsalaaf1683 2 жыл бұрын
Abaayo waxn kuweydina plz isojawab creamka hollandaise ani majecli iscades lkn creamka wanatural lkn hada hdan marsado damaha kuleel ina kagubte cml gadud haro lkn ani waxnatural ahna isheg midanbkeyga badalenin Mark warbixin yar igasi karemkas skinka maudaranyahy isojawab abaayo🥺🥺
@yuuuuga1
@yuuuuga1 2 жыл бұрын
Crenka kee waaye abyo
@naimagureosman7343
@naimagureosman7343 2 жыл бұрын
masha allah talo wax ku oola ayaa siiyay xabiibti adina is atkeey insha allah
@bosslady4890
@bosslady4890 2 жыл бұрын
Hamda qurux wcs baye ❤❤
@aysnbashir1654
@aysnbashir1654 Жыл бұрын
Asc abaayo how are you thansk you sidee aad nogu sheekatay story abaaydaase meesha iska qaad ku dhaha oo Mardale hadii saas ku dhaho ka tag because waa bahdile cade subxaanlaah ninmakii amara ku dhacay subxaanlaah hooyo dhan oo ilam ku dhashay why saas udhaheesa
@rayajoe2016
@rayajoe2016 2 жыл бұрын
Abayo xadi waxa inta badan dhaha wax dhigta waxa jira gabdho lacagtaba aan arkin o dukan la saro kirada iyo korantadaba ninku dhibo ama lo so adeego
@xamdiwarsame6329
@xamdiwarsame6329 2 жыл бұрын
My samiday wllshey💚🥳💯
@umunihaal
@umunihaal 2 жыл бұрын
Sax waaye masha allh Talada abooyo qaado
@umumumtaz7614
@umumumtaz7614 2 жыл бұрын
Abaayo nagba la ila qabaa Bahwayn baan ahay walina wan yarahy dadayda 24 jir an ahay 4 carurna wan haystaa ninkeygana wan jeclahay wax dhibata ima gaysto waxan isku dayaya ina nagta ku qaabilo wana maseer badanahy maxan sameyaa oo igula taliner
@asmaabdi9414
@asmaabdi9414 2 жыл бұрын
Naftaada ha dhibaatayn abyo wxy ku qanacsan tahy samee allaha kula garab galo 😘
@simranqurux595
@simranqurux595 2 жыл бұрын
Qabiiyl wax mataro waxey ku xirantahay saah u sojidato qalbiga farxad naxariys daneyn haduuh ka arko asaba ku sobadanaayo wax habeynkaaga casha macan iyo adooh qurux badan ilmihiyh qurux badan gurigiyh qurux badan farxad sodhaweyn ooh qurux badan wahubah aduuh kubadan wuba isweydiyn doonah maxaqof kalo wax ugubahantahay adi isku mashqul isqurxi ilmahagana kumashquul markuuhimado arag marka kalana haba wicin jaceyl ayuuh kuqadaah qofka ani sas ayaan sugiye wana laisogoay insha allah
@fardosofordoso6356
@fardosofordoso6356 2 жыл бұрын
Abayo haduu nin fican oo ilmahada iyo adigaba niiga fakaraayo yahay naag ha uga tagin ee allah dartiis ugu samar mida kale saliga nabiga afka ku hey wuu kaaba aa maseerka scw scw scw
@dhadhanofesheyal7973
@dhadhanofesheyal7973 2 жыл бұрын
@@simranqurux595 xaqiiq xabiibti
@simranqurux595
@simranqurux595 2 жыл бұрын
@@dhadhanofesheyal7973 🙏💞💞💞💞
@umuridhwan7914
@umuridhwan7914 2 жыл бұрын
Am your subscriber from Garissa
@foosmaxamedxuseen9274
@foosmaxamedxuseen9274 2 жыл бұрын
Abyo blz qoral keyga iga soo jawab ee farinteyda fur mahadsanid 🙏😥
@aishahamid9454
@aishahamid9454 2 жыл бұрын
Anigo wali gursan ba hadana wax badan ka fahmay alha ku barakeyo Wlshy
@user-uo6rm1ue1r
@user-uo6rm1ue1r 7 ай бұрын
😢😢
@DuaforAyeeyo
@DuaforAyeeyo 2 жыл бұрын
Masha'Allah
@ikraancali4380
@ikraancali4380 2 жыл бұрын
Mar hadu ku yidhi sida carurta lo koriyo ubad taqana isagaba ka markhati kacay inad hooyo wanagsan oo karti leh tahaye hawu cararin sister nolosho way wajiyo badante
@hwo4444
@hwo4444 2 жыл бұрын
Gabadhan wlhi nin fican mahaysato lkn byo maxa la oyaysaa see waxas i dhihi kartaa dheh abyo adiguu daciifnimo kaa arkay ogow marka kor ukac boorka iska jaf naag dadalaysa noqo ninkan waxba kuma dhero tas hada amintid waligaa cid kuma yasayso
@nadifamaxamad725
@nadifamaxamad725 2 жыл бұрын
Sorry wlhi xppti marnaba niyada yusan kadilin qof adagathy wxba moralka yusan kadilin keep going sis
@inamuxammad9372
@inamuxammad9372 2 жыл бұрын
Wllhy waa nolol adag qofka kula nol hadu af xunyahay, waxan kula talin lahaa iska dulqado ilahyna uga dacwo
@shamsoqueent6721
@shamsoqueent6721 2 жыл бұрын
Coday caday waan ku salaamay
@hanaa2227
@hanaa2227 2 жыл бұрын
Jazaakillh abyo
@ayaniita5098
@ayaniita5098 2 жыл бұрын
Hal Cunug waad korsan kartaye abayo hala sii nolaan qof ku niyad jabinayo
@alnasiixa5057
@alnasiixa5057 2 жыл бұрын
Abaayo xalbaa Jira oo furiin ahey
@iqrobashiir7116
@iqrobashiir7116 2 жыл бұрын
Masha allah
@ayaancadey3854
@ayaancadey3854 2 жыл бұрын
Maansha allah
@omfatmaaqeeli5240
@omfatmaaqeeli5240 2 жыл бұрын
Masha allah 🥰
@xaawojaamac6188
@xaawojaamac6188 2 жыл бұрын
Abaayo ani waxa dhahi lahaa nolosha nin ku niyad jabisnayo ama qof kale loma joojiyo wax tahay tus noloshada inaa wax qabsan karto lkn ha u jabin yaana laga dareemin. In hadalkiisa meel kugu dhibo tankale ninmanka naag jilicsan majeclee iska kululeey oo indhaha u shido naftaada hormari mcnto nin laiskuma duleeyo. Waa ika talo
@safiyogeedi1066
@safiyogeedi1066 2 жыл бұрын
Waa sax
@ayandirie5428
@ayandirie5428 2 жыл бұрын
Mansha allah
@talawanaaggoodadvice8891
@talawanaaggoodadvice8891 Жыл бұрын
Asc Hamda gabadhey ha ooyin Waayo uma qalantid inaad oydo Inin kaas waa farxa diisa waanuu Kugu sii wadi hadaad iska qaban waydo dhegsta gabdhow somalidu Waxay ku maah maahda doqota usha Agteeda ku dhufo Haday garan waydana goga u geli naa ma wada Doqmaa noteen maxaa idinku dhacay Ninku maka ugu horaysa ee wax noo Caas ah iyo cantara baqash kuula Yimaado idha kulul tus iyo insan waxaas oo kale laguula iman karin Ku dheh na isla markaa maxaa tidhi Balkusoo celi kumasn maqline odoo Si fiican utaagsn sifiicana u fiirinaaya Waa tidhaada dhegayso nin yohow Aniga wax yaaba has qof loola yimaado ma ihi isumaynu guursan Inaan is cayno iyo inaan magacyo Isugu wacno ee waxaan isu guursanay Inaan reer wada dhaqano ee ka fiirso Saacadan laga bilaabo waxa afkaaga Kasoo baxaya.❤good luck ladies
@dahabo4381
@dahabo4381 2 жыл бұрын
Mash allh xamda qurux waxad noso galisa waxad gacmahaga ku ♥ qurxiso kkk
@nagmamohamed5915
@nagmamohamed5915 2 жыл бұрын
Abaaayo naftaada wakhti sii si Dagen uga fikir danahaaga intuu qabto inka badan baad qaban kartaaa ha u Habran adiga oo fikir kiisa ku ixtiraamaya boodhka iska jaf ilaahey na talo saaro
@fatimafarah6462
@fatimafarah6462 2 жыл бұрын
Wxn kbrty in aaan nftyda jecldo o an isku mshqulo
@siham3325
@siham3325 2 жыл бұрын
Anigu wll talo waxaan ku siin lahaa maanta ayaad dha dhawdahaye ninkaa ka tasho ka tagidu waa wax adag lakin walahi qof maanta ku bahdilaya bari wuxu kuu soo wada iska yar, wanaagu waa dhalan ragu kala gobsan naftaadana waad badali karta lakin naf bani adam ma badali kartid ilahay uun baa badali karaa
@fardosofordoso6356
@fardosofordoso6356 2 жыл бұрын
Mash allah
@maymaabdullahi864
@maymaabdullahi864 2 жыл бұрын
Never give up bbe girl 😘
@fartuunjeele1406
@fartuunjeele1406 2 жыл бұрын
Xamada
@nimcomohamud2252
@nimcomohamud2252 2 жыл бұрын
Mis u hamda yar
@iqrakoofi5046
@iqrakoofi5046 2 жыл бұрын
Qebta kartidu iney Waregto Hamdi Wrsame waxan kugu Jeclhy kuleel War gbdhow jileca nag daya 🤣🥰
@rayajoe2016
@rayajoe2016 2 жыл бұрын
Abayo waxan ku leyahay ha ooynin e isku day in aadan dhagaysanin e waxad ku dhahda luguma waydin kartidada e waxan ku waydista ka hadal su u xirmo hadaykisa
@zuhursharaafinamowlid1889
@zuhursharaafinamowlid1889 2 жыл бұрын
Hamda m.a
@safiabidhaan9125
@safiabidhaan9125 2 жыл бұрын
Abyo.horo.usoco
@zahrinaboss1015
@zahrinaboss1015 2 жыл бұрын
Jilijilecygeduu ka Arky 😂🤘
@bahjaabdi5563
@bahjaabdi5563 2 жыл бұрын
Kalsooni bn kaa qada huno nadafada kasoo hadal iyo caajiska pls
@yuuuuga1
@yuuuuga1 2 жыл бұрын
Haye qaali
@c.c.536
@c.c.536 2 жыл бұрын
9:15 intaasa ka helay waw mashaAllaah xamdiyeey mahadsanid dhiirigalisada hablaha soomaaliyeed abshir hbbti 😘😘 hamdiyeey Snapchat ayan su'aal kaso waydiiayax iiga soo jawaab hbbti hadad awoodo❤️🌹
@yuuuuga1
@yuuuuga1 2 жыл бұрын
Haye isoo weydi qaali dadka badan hada
@safiya0986
@safiya0986 Жыл бұрын
Kaasi khayr male ilmaha jooga miyaa ka fali badan yahay ka soo socda
@rayajoe2016
@rayajoe2016 2 жыл бұрын
Abayo qofka ku dhaha karti malihid wuxu ogyahay in aad kartileh e yu hoos ku dhigin
@layliishqueen5307
@layliishqueen5307 2 жыл бұрын
Horta ani waa yaabe sow lama dhihin dumarka guriyihina jooga ragana ha u shaqeyan waxa waa jib kasaran waxwalba aad rabto inuu ku keeno waayo ilmana anigale ku rafadayo asagana ma qancina shaqana ma la iigu daraa wah
@raily6824
@raily6824 2 жыл бұрын
Isagaa la bahdili jirey,midakale kalsooni daraa haysa hadana lacag maku siinaya sababtoo ah waa qaabkuu kuugu controlling lahaa subxannallah
@hibokamil6531
@hibokamil6531 2 жыл бұрын
Iskaga tag ilmahagan hayso illahay kuma dulaynin adigu haisdulayn.
@nuuraismaciil9965
@nuuraismaciil9965 2 жыл бұрын
Wllo waan kutaageera❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
JACELKAN LOGO QASARIN WAA KAD NAFTADA U QADO ??
12:29
Hamda Home Decor
Рет қаралды 20 М.
LABADAN RUUX KEE TAHAY ADIGA . DADKENA WAXA DHIBKA KU HAYA WAA LABADAN
13:59
Magic? 😨
00:14
Andrey Grechka
Рет қаралды 11 МЛН
КТО ЛЮБИТ ГРИБЫ?? #shorts
00:24
Паша Осадчий
Рет қаралды 1,2 МЛН
7 Days Stranded In A Cave
17:59
MrBeast
Рет қаралды 84 МЛН
天使救了路飞!#天使#小丑#路飞#家庭
00:35
家庭搞笑日记
Рет қаралды 88 МЛН
HADAD GURI YELATID PLZ ISKA ILALI DADKAN (QISO CAJIBA )
14:50
Hamda Home Decor
Рет қаралды 30 М.
Day in my life | My daily routine as mother of 5
25:25
SofiaLux
Рет қаралды 6 М.
SO CARAR LIVE AYAN KUJIRA YAABKA MAGALADA
Zaki Somali
Рет қаралды 244
DHAQALE MA SAMEYN KARTID ADIGO HADAF LAHEYN ?
24:28
Hamda Home Decor
Рет қаралды 31 М.
Qoor qoor oo sheegay in uu hubo inuu soo laabnaayo.
12:02
HOYADA GULEYSAN KARTA 🥰
12:35
Hamda Home Decor
Рет қаралды 28 М.
Magic? 😨
00:14
Andrey Grechka
Рет қаралды 11 МЛН