#Ninkii

  Рет қаралды 721,621

Aadan Aar

Aadan Aar

Жыл бұрын

#Bosaso qiso yaableh Wiilkiisa ninkii dilay ayuu tiirka kafuray maanta wuxuuna kuwreejiyey isinkiisi oo goobta joogay
xigasho AFMEER

Пікірлер: 171
@abdiaziiz1486
@abdiaziiz1486 9 ай бұрын
Samirkii nabi ayuub allaah haku waasiciyo quluub taada maasha allaah
@mohamedabdiaziz
@mohamedabdiaziz 3 ай бұрын
Maxaa samir ah. lacag buu qaatay. Sidee baad nabi ayuub ula simi kartaa. Nabi ayuub ma dadka ayuu lacag weeydiisanjiray.sidee wax kaa noqdeen.😢😢😢
@Amraniita204
@Amraniita204 9 ай бұрын
Dadka wanagsani wali wey nool yihiin❤❤❤
@farhiyahaaji5024
@farhiyahaaji5024 8 ай бұрын
Haa walahii taasan beenta ahayn waan ilimeeyey 😭😭😭😭😭😭
@bilanahmed5816
@bilanahmed5816 5 ай бұрын
Lakiin ninkii tiirka ka furay xataa baxariis kumuu eegin waad mahadsantay ma leh bisinka
@hiboxasan7418
@hiboxasan7418 10 ай бұрын
Ax Ax. Walaahi ajal baa u laabnayd. Aabahaas. Ilaahay badal kheer qaba ha siiyo 😭😭😭
@HassanIjaaboyMohamed-rh5uz
@HassanIjaaboyMohamed-rh5uz 8 ай бұрын
aamiin walaashey
@shugriyusuf5624
@shugriyusuf5624 10 ай бұрын
SubxaanAllah 😭😭 aabo imaan leh weeye masha Allah🙏🥹
@sahrabella
@sahrabella 9 ай бұрын
iiimaan maleh wiilkiisi ayuu xoolo ku badashy qisaasta ma ahan mid ilahey ugu caroonayo waa wax xag rabi laga ogolyahy inuu doctors ayey ahayd waayo qofkii qof dila waa ina la qisaasa si quraanku sheegay oadaygaan waa xoolo doon lkn waxa ciil mudatay oo la hoday hooyadii wiilkeedi la delay niki dilayna uu dunida joogo
@daadachannel6952
@daadachannel6952 8 ай бұрын
​@@sahrabellawll diinta sfcn usoobaro markaas diinta kudood
@dirgaxwanaf6605
@dirgaxwanaf6605 8 ай бұрын
​@@sahrabellawall kitaabka dib ugu laabo xitaa haduu isagu qisaasto iyo haduu daayo ma mag kaqato magtaa u fiican waayo samirku waa caqiido wanaagsan
@standarddichotomycontrol1279
@standarddichotomycontrol1279 10 ай бұрын
MashaAllah, Allah is the greatest and is nice to witness that kindness between men and I hope it will be a lesson for that person and his like who are committing this kind of heinous crime
@user-xf6eq8og2l
@user-xf6eq8og2l 6 ай бұрын
Dambigiisa Ilaahay ha dhaafo
@user-gv6ed6nu5m
@user-gv6ed6nu5m 5 ай бұрын
جزاك الله خيرا وجعلك الله ممن يدخلون الجنه بغير حساب
@Innamadar
@Innamadar 8 сағат бұрын
Mashaa allah ilahayo aabahaas barkeeyo yaa rab waan ooyay. Will yar shadaanbaa qaaday ilahay cafis ha waydiisto xaajiga wiilku ka dhintay ilahay cawad khayr qaba ha siiyo
@zakidaljir3689
@zakidaljir3689 8 ай бұрын
Wlxi aniga aya uducoyey odigaas kabadbadi gerida will ka yaar oo cardunka ahh asagana ( willka yaar) cashirbaay uu noqaneysa asaga iyo dalinta kale somaliyeed 😢😢 Shukran adher macn wilkaada badalkisa oo kheir ahhna waad heli INSHAALAH
@ibrahimabdalle2088
@ibrahimabdalle2088 8 ай бұрын
Waa qiso cajiib runtii oo ku dayosho mudan Ninkaa odayga ah ee wiilkiisii la dilay wuxuu muujiyay geesinimo la odhan karaa Way adag tahay qof ku dheerada arinkaas oo kale Alle haku sharfo
@fartuunmaxamed2280
@fartuunmaxamed2280 8 ай бұрын
Àllahu akibar Abe mcn qalbi wanagsan waye wow samray adunkan waxba mataro lkin ninki ogado qadarta oimanleh lesan samen Kara 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@sharafcade399
@sharafcade399 10 ай бұрын
Qofkii hal qof nolol uhibeeya wuxuu lamid yahay isagoo dadka oo dhan nooleeyay allaha barakeeyo aabihii intuu wiilkiisa dilay ee isaguna tiirka kafuray deeqsinimada waa irsaaqad alle ookaliya bixiyo wiilkaaga jantulfirdowsa allaha geeyo cafiska aad fidisay dartiisa nasligaagana allaha barakeeyo runtii waa qiso jiil ka jiil lakala waaridi doono
@xamdi5111
@xamdi5111 8 ай бұрын
Nasiib badanaa kanu abaha iska cafiyayna ilahay haka cafiyo dhamaan dunuubtiisa
@Ibrahimka38
@Ibrahimka38 9 ай бұрын
Mansha Alah Aaba wanaagsan waayo walhi Asagana Allah unbaa cafinaayo waayo Allah wuu jacelyahay qofka cafiska badan mansha Allah
@anisaahmedabdallah758
@anisaahmedabdallah758 9 ай бұрын
Allahu akbar 😢😢😢walee naftu way ku jirtey mooyee muu noolayn ilaahoow siraad ka dhaafi aabahan wlhi xanuun baan dareemay sidii in anu ahay wiillkaa wlle adna ilaah haku cafiyo siduu aabahani kuu cafiyey oo booqo qabriga ruuxaad salfatey usoo duceey uga soo sheekey maalintan aabihii ku furtey ajashaadaa wax ka laabnaayeen ha isa sa siin aduunyadan ileen wixii dhacay way dhaceene ha is raacinoo ha is oran maxaad tahay😢wax hadaanad aheyn rabigeen kuma baajiyeen inkastoo bilaa shuruud tahay dhimashadu
@hadiyaahmed9813
@hadiyaahmed9813 9 ай бұрын
Wuu dubaaxinaayay week dhan
@hajijama2429
@hajijama2429 8 ай бұрын
Lakiin waxa uficneyd isaga in la qasaaso because markas unbu ka hari laha dambigisa ilahay Aya cafiyo dambiga
@user-gr4qg5zm1d
@user-gr4qg5zm1d 8 ай бұрын
​@@hajijama2429❤ALLAHU AKBAR ❤
@lakiabdi
@lakiabdi 4 ай бұрын
😢😢​@@hajijama2429
@user-tr7pk5qe3r
@user-tr7pk5qe3r 8 ай бұрын
Axxxx wallhi wan jiriricoday wayooo. Cafiska. Ayaa qali ah
@user-gr4qg5zm1d
@user-gr4qg5zm1d 8 ай бұрын
MASHA ALLAH ❤ALLAH hayow imaanka ku siyaadi AMEEN YA ALLAH ❤❤❤❤❤
@rayaanjaamachuruuse2809
@rayaanjaamachuruuse2809 9 ай бұрын
Musliminta waa kuwo is cafiiya❤❤❤
@user-lk3qs6qc5r
@user-lk3qs6qc5r 9 ай бұрын
Masha alah abo iimaan leh weeye
@BEERYAHAN
@BEERYAHAN 9 ай бұрын
Wlh wbl watallaahi haddii gacan ku dhiigle walbaa sidaa tiirka loo gayn lahaa. Qof waliyu damka ahna khiyaar lasiin lahaa nabad ayaan heli lahayn . Ee odoyaal shayaadiinaa dhahaa xeer jajab iyo mag ku gud mag.
@princessajmalmohamed9711
@princessajmalmohamed9711 9 ай бұрын
Xaqiiq wlh wadankuba sida m ahaadeen hdii gacan ku dhiigle kasta sda loo taagoilahaa cabdi yre adunka wax ugu hareen
@Amina-pq5mq
@Amina-pq5mq 10 ай бұрын
Mansha aallh ilahy Bedel kharqab hakugu bedelo
@SuadMohamud-qn5qy
@SuadMohamud-qn5qy 2 ай бұрын
Rabi hacafiyo Aabahaa Maansha allaah
@user-mq4dc3vx9g
@user-mq4dc3vx9g 8 ай бұрын
Subaxaan Allah Kani dad danbo ilaaha Kuma salido xaga Allah unbuu ka noola yahay aabah wiilka ka dhintay Allah u naxariiso
@AdanAliHassan-jk4vn
@AdanAliHassan-jk4vn Жыл бұрын
Nasiib badhanaa, balse sharciga islamkaa wa muhiim
@awilyusuf6553
@awilyusuf6553 9 ай бұрын
Alle ha unaxariisto Samir iyo iimaana haka siiyo aabahaa
@rnuura334
@rnuura334 3 ай бұрын
Maansha Allaah ILaahayoow Odeygaa Badal KhayRqabasii Wax Kafarxiyanasii
@Ismlre125
@Ismlre125 7 ай бұрын
Aniga hadan ahan laha wiilkaas duqa icafiyay jilba ayan qabsan laha anoo umadnaqaya lakin cunugan kibir aya kujira gafuurka ayuu tagaya asagoo toogasha kabad baaday.😢😢
@hawomohamed507
@hawomohamed507 7 ай бұрын
Waa runtaa, xaalkiisa caadi ma aha.
@hawabulhan4149
@hawabulhan4149 6 ай бұрын
Maxa jilbo qabsi ah wuuba dhintay qof tiirka la geeyey. Laga yaabee in an maskaxdiisu joogin
@hawomohamed507
@hawomohamed507 6 ай бұрын
@@hawabulhan4149 hhh, nin sigtay ma noola camal waaye xaalkiisa!!!
@lakiabdi
@lakiabdi 4 ай бұрын
😂😂😂😂😂 kibirka qofka wuu u dhasha iyo geesinimda
@abdullahimahamudbile
@abdullahimahamudbile 11 ай бұрын
MashaAllah TABARAKA Allah
@muxiyadiincali2478
@muxiyadiincali2478 5 ай бұрын
Alle ha barakeeyo odaygan waa yeelka ah ee diyada doortay
@user-hs2fr6uy4n
@user-hs2fr6uy4n 6 ай бұрын
M.a waa nin qalibi wangsan weye
@ilatijaabiwaxwaliba3224
@ilatijaabiwaxwaliba3224 9 ай бұрын
Ninkan in la dilo ku fiicneed ummada in lagu dhex daayo ma eheen 😢
@afturunbobarako7453
@afturunbobarako7453 8 ай бұрын
Inay adiga kugu dhavday ficnayd
@walaldaacadking8272
@walaldaacadking8272 8 ай бұрын
​@@afturunbobarako7453isaga haduu gef u dilo diinta ayaa u ogol inuu diyo bixiyo qof Muslim ah qofkii si kasa u dilo lama daayo ee ilaahey Ka Bari inaadan qof Muslim ah sababsan oo kas aadan u dilin sida waa iga xanaajiyay cml
@dantaadagaro
@dantaadagaro 7 ай бұрын
In ay dilaan ayay fiicned wlhy isaga xaqa aya ka harilaha Buldhana way ka badbaadi lahaydn Gacan ku dhiiglaha hadii saas lagu siidaayo dadka bilaa micno ayu u dilaya hadhow wxu leyhy magta qabiil ayaa bixinayo
@siciidomaxamedxirsi8008
@siciidomaxamedxirsi8008 7 ай бұрын
Maansha allaah allaau AKBAR
@ahmedali9890
@ahmedali9890 9 ай бұрын
Mashallah waa arin wanaagsan
@user-hh2cr8gy3p
@user-hh2cr8gy3p 8 ай бұрын
Wax kasta Allah awoodiisa ayey ku dhacayaan cid wax ka badali kartaa ma jirto tiisa wax dhiman yihiin intaas kadib aabe Wanagsn oo iiman leh waye wlhi m.a
@MunaAhmed-dq5nm
@MunaAhmed-dq5nm 9 ай бұрын
M.a waa aabe wanaagsanoo iiman leh😔
@user-rh3cm5ek3t
@user-rh3cm5ek3t 9 ай бұрын
M.a naxriista waadhalad aabe mcn iinolow
@fadumorage-pz5in
@fadumorage-pz5in 8 ай бұрын
Markii waxkü dhiman yahiin waa iska sidaan subxanalaah maskiin
@user-oz8xu4kf5g
@user-oz8xu4kf5g 9 ай бұрын
Mnsha allh aabo wngsan ❤😊
@user-hl1rh8kg1n
@user-hl1rh8kg1n 9 ай бұрын
Maasha allah ❤❤❤❤
@ibrahimosman5219
@ibrahimosman5219 7 ай бұрын
Allahu Akbar wadankoo dhan waa hagaagi lahaa hadii sharcigaan fiican lagu dhaqmo
@user-bz4do6pd4v
@user-bz4do6pd4v 6 ай бұрын
Masha Allah wlhi tiisa aya wax ka dhiman.
@abdullahiahmed5903
@abdullahiahmed5903 4 ай бұрын
فعتق الرقاب له شأن عظيم، تُكفر به الخطايا، وتُحطُّ به السَّيئات، وتُعتق به الرِّقاب، فمن هذا قوله ﷺ: أيما امرئٍ مسلمٍ أعتق امرأً مسلمًا استنقذ اللهُ من كل عضوٍ عضوًا من النار، زاد في روايةٍ: حتى فرجه بفرجه qofka cafiya qof kale ee uu dhex yaalo dhiig janada ayaa hoygiisa ah
@MaxamedNuurCali-lm9qd
@MaxamedNuurCali-lm9qd 9 ай бұрын
Mansha allh aad bay u fiicnaan lahayd in sidanoo kLe meel walba ka jirto maxaa yeelay qisasta nolal ayaa ku jirta ayuu ilaahay yidhi.
@user-qg5ed1hh9i
@user-qg5ed1hh9i 8 ай бұрын
Wlhi wa nin iman leh m. allah yaraxma marxumka
@kenedidhadi8701
@kenedidhadi8701 9 ай бұрын
Waa qalad weyn waxa odayga sameeyay. Ninkan ina laa dilo ahayd . Dhagartu joogsan meydo sidan hadii laa yeelo
@dantaadagaro
@dantaadagaro 7 ай бұрын
In ay dilaan ayay fiicned wlhy isaga xaqa aya ka harilaha Buldhana way ka badbaadi lahaydn Gacan ku dhiiglaha hadii saas lagu siidaayo dadka bilaa micno ayu u dilaya hadhow wxu leyhy magta qabiil ayaa bixinayo & hadii magta lakalo qaato xitaa fidnada ama dilka SaaS Kuma harayo wlhy wuuba sii badanaya aanado La isku dilayo 💀
@DHAQANMAALONE
@DHAQANMAALONE Ай бұрын
Ilaahay ayaa baneeyay,waxaan u malaynayaa ninkaa tiirka la taagaybe 1 daqiiqad dhimashadu uga hadhsnayad u malayn maayo in uu qof kale dilkiisa ku fekerayo
@fahima6666
@fahima6666 8 ай бұрын
Walaahi wan nin fican aniga ma cafiyen in la dilo ayaan rabi lahaa a Qof wil keyga dilay ma dhafeyn
@dantaadagaro
@dantaadagaro 7 ай бұрын
In ay dilaan ayay fiicned wlhy isaga xaqa aya ka harilaha Bulshada way ka badbaadi lahaydn Gacan ku dhiiglaha hadii saas lagu siidaayo dadka bilaa micno ayu u dilaya hadhow wxu leyhy magta qabiil ayaa bixinayo & hadii magta lakalo qaato xitaa fidnada ama dilka SaaS Kuma harayo wlhy wuuba sii badanaya aanado La isku dilayo 💀
@user-gx4np4vr2g
@user-gx4np4vr2g 7 ай бұрын
ALLA ILAAHOW SAMIRKIISA UGU BADAL QAYR FARO BADAN😢
@user-xx5mb1by5n
@user-xx5mb1by5n 7 ай бұрын
Tiisiibaan dhamaaan ... subxaanallaah
@farhiyahaaji5024
@farhiyahaaji5024 8 ай бұрын
Alla caloosha ka farxay adeerka wuxuu sameyey ilahay qalbi fiican buu ku siyey
@H.iniesta
@H.iniesta 9 ай бұрын
Masha allah
@MohamedAbtiga
@MohamedAbtiga 4 ай бұрын
7:3:2024 waye lkn 8 bisha lama garin😂😂😂😂😂
@user-tw3tx6dw6m
@user-tw3tx6dw6m 8 ай бұрын
Allah ha cafiya odigaas
@AbdinajibAhmed-qm5ip
@AbdinajibAhmed-qm5ip 4 ай бұрын
War dhintax aso lasiidayenax farxad kamamuqato😢😢😅😅
@user-qc8le1hd6u
@user-qc8le1hd6u 8 ай бұрын
Somaaliya guul
@3dyoulasting311
@3dyoulasting311 8 ай бұрын
War dadkan nasabsana xagey ku noolyihhin Kan wax cafiyey iyo kuwa lo cafiyayba si wanagsan bay u dhaqmen fadlan somalida haku dayato oo dowlada dhaxdhaxad haka dhigato
@hanadhasan4609
@hanadhasan4609 9 ай бұрын
M.a iska cafi ❤
@hassanfarah726
@hassanfarah726 8 ай бұрын
Dadkeena qaarbaaa weli naxariistii iyo dadnimadii ku danbeysaa aabahaas ficilka uu sameeyey waa mid ku dayasho mudan oo dadka soomaaliyeed tusaale u ah in la is cafiyo ilaahow kheyr ku sii
@jamalskp7280
@jamalskp7280 3 ай бұрын
Intaan tiirka la keenin ayey ahyd in laga heshiiyo hada waxaa iska cad in culays lagu saaray reerka wiilka laga dilay
@hawabulhan4149
@hawabulhan4149 6 ай бұрын
Maskax ahaan ayuuba u dhintay wiilku maadaama tiirka lagu xiray!
@munafaaraxpile
@munafaaraxpile 9 ай бұрын
Naxariista waa wax illahay bixiyo wiilkisi buu si arxan daro ah u dilay isaguna wuu cafiyey masha allah😢
@alidoubad5994
@alidoubad5994 10 ай бұрын
Mâcha allah
@emumohammed4550
@emumohammed4550 9 ай бұрын
Mnsha Allah
@tolowmatimirbaa8848
@tolowmatimirbaa8848 2 ай бұрын
Soo maxkamad madhicin waa maxay tiirka la iskugu imaanaayo
@muuseyuusuf2557
@muuseyuusuf2557 7 ай бұрын
Aqirodiid kanokala dhadhahaa alaah akbar
@jimalenur4142
@jimalenur4142 8 ай бұрын
Abo waa calaf m. A waat cafisay
@roblehronniee86
@roblehronniee86 8 ай бұрын
Walahi ce vraiment incroyable
@user-vv4pf7cs1j
@user-vv4pf7cs1j 7 ай бұрын
alla dila ayaa dhintaa weli sacadiisa lamagarin lakiin malinta tiisa imato wax badbadinkaro majirto
@DiniHiloowle
@DiniHiloowle 5 ай бұрын
Masha allah halugu daydo
@mhassan0163
@mhassan0163 9 ай бұрын
Dulli weeye , ma aha abbe kani, wuxuu siistay wiilkiisa shilimaad, awalba markuu noolaa dan danteed kama lahayn, waa dhintay, kama aha islaanimo iyo cafi iyo masaamax waa waxoogaa dollar ah, waana aabbaha Somaliyeed siduu u fekero 90%
@SNUFFED2ROLLs
@SNUFFED2ROLLs 8 ай бұрын
dinta islamka aya ogol adigu yaa tahay? jahil cafiskas ayaba weeliba kaa ajar badhan
@fosiyaabiib9380
@fosiyaabiib9380 9 ай бұрын
Maashallah
@Fatimaaxmed-xg5ik
@Fatimaaxmed-xg5ik 9 ай бұрын
Alla wiiilkan wa aqana walhy wankanaxy
@abdulkadirmusa3666
@abdulkadirmusa3666 8 ай бұрын
Gobanimo kadkintayna ilaahaay ha u naxariisto
@wanagsanmahamed5035
@wanagsanmahamed5035 8 ай бұрын
Mashallah 😢
@Beldaje
@Beldaje 8 ай бұрын
wiil kiisa mahan wll kiis bu dilay
@user-vk9jo8gk4c
@user-vk9jo8gk4c 8 ай бұрын
Waa maruu dhintey
@cadnaanmontolivo7196
@cadnaanmontolivo7196 13 күн бұрын
Ninka #Raga Heerkaas Lama Gaarsiyo Qalbi #jabka maanta yarkas gaartay #Habeen walbe inu ku #saso ayaa macquula😮 Sorry
@user-hq5mc5zi9y
@user-hq5mc5zi9y 7 ай бұрын
ninka kaliya ee isagoo nool xabaalaha lageeyey loona qaaday kafantiisi isgoo nool hadana lasii dayay warninku waayo aragsanaaa
@fathiupdiraxmaandiridaba6195
@fathiupdiraxmaandiridaba6195 7 ай бұрын
Kani Cathi ma NOQOyo waa caag oo kale
@alisharif1997
@alisharif1997 5 ай бұрын
Subhanallah 🏫🏗️🏫🏫🏫🏫🏫🏫🏫🏫
@chamberofcommercetog-wajaa1365
@chamberofcommercetog-wajaa1365 8 ай бұрын
Waa ninrageeda walaah😢😢😢i
@yazminmohamed6311
@yazminmohamed6311 7 ай бұрын
Wali riziqiisa ma dhamaan
@jamalskp7280
@jamalskp7280 3 ай бұрын
Meeshu ma puntland baa iyagaa dhiig yacab yada tiirka ka fura
@Yooco.
@Yooco. 9 ай бұрын
Allahu akbar
@abdialifarah4173
@abdialifarah4173 8 ай бұрын
Ninkaas sida loo dhaqay òo kale ayaa looga baahanyahay in uu maro ninkasta oo dembiile ah
@user-pk6bw7qj3n
@user-pk6bw7qj3n 8 ай бұрын
Iyaa wallaahi aaqarow kasoo noqday
@user-vz4dg4gl5g
@user-vz4dg4gl5g 8 ай бұрын
Alah ninkaasi cafis weynaaaaa
@cabdiraxman6731
@cabdiraxman6731 Жыл бұрын
Wiilka hadu shbb yahy ha siidenina kuwa kalu dilahayaye
@princessajmalmohamed9711
@princessajmalmohamed9711 9 ай бұрын
Shabaab m aha wll waa askari Mrka ninka uu dilayna way is qabteen wxuna u aha taliye sidan filayo
@diiriyeali1073
@diiriyeali1073 8 ай бұрын
XAYAWAANyahow KU cibro QAADO OO UMADA hakaa amaan HESHO.
@user-dm3nd1bt5s
@user-dm3nd1bt5s 9 ай бұрын
الحمد الله ر بلعااهين
@awaaare718
@awaaare718 Жыл бұрын
Qofkii wax dila sidaa soo kale haddii sharcigu wuxuu ka qaboos loo mariyo dilku aad iyo aad ayuu u yaraan lahaa
@walaldaacadking8272
@walaldaacadking8272 8 ай бұрын
Waxaan oo kale lama cafiyo marba haduu gacan Ku dhiigle noqday kheyr malaha
@dantaadagaro
@dantaadagaro 7 ай бұрын
In ay dilaan ayay fiicned wlhy isaga xaqa aya ka harilaha Buldhana way ka badbaadi lahaydn Gacan ku dhiiglaha hadii saas lagu siidaayo dadka bilaa micno ayu u dilaya hadhow wxu leyhy magta qabiil ayaa bixinayo & hadii magta lakalo qaato xitaa fidnada ama dilka SaaS Kuma harayo wlhy wuuba sii badanaya aanado La isku dilayo 💀
@abdirahmanfaarah3912
@abdirahmanfaarah3912 8 ай бұрын
Miskiin odaygu waa qasban yahay macquul maaha ufiirsada nin tiirka la geeyay ayaa la lee yahay miyaad qisaasan mise mag baad qaadan odayga qasab baa lagaga dhigay hadii ay isaga ka soo go day intaan tiirkaba la gayn ayuu odhan lahaa di yaan qaatay ama waaban cafiyay
@user-yp1qg8ed5z
@user-yp1qg8ed5z 7 ай бұрын
Maha alaah
@biche1984
@biche1984 6 ай бұрын
Odey sareee
@maslahbarkhadle952
@maslahbarkhadle952 11 ай бұрын
Maba naxsano ninka waaba nin og in la deeynaayo
@dsf9824
@dsf9824 11 ай бұрын
Yaa usheegay in la siidaynayo
@user-qp2iv2ss6c
@user-qp2iv2ss6c Жыл бұрын
Laa ilaha ilaahaw kubarake
@AxmadXuseen-js6ls
@AxmadXuseen-js6ls 9 ай бұрын
لا إله إلا الله
@MahamedYusuf-ev9je
@MahamedYusuf-ev9je Жыл бұрын
Ala nasiib baadana
@buuqmarabo2778
@buuqmarabo2778 9 ай бұрын
dhimasha wuu ka badbaaday maanta lkn naftii xaqdarada uu ku dilay qayaamaha ayeey ku sugaysaa xisaabteeda. markaa nasiib maleh nin naf ulakac u dilay.
@AdnaMohomet-qb9lv
@AdnaMohomet-qb9lv 9 ай бұрын
Gacan ku dhigle cabdi qooqane😂😂😂
@YasminQrx
@YasminQrx 8 ай бұрын
Igata wad iga qoslisey 😂😂😂😂
@YasminQrx
@YasminQrx 8 ай бұрын
Qoqnee layabnaa gadanee adiga ku arkey
@mohammedndirangu6081
@mohammedndirangu6081 Ай бұрын
mnauwa waisilamu wenyu mbona sielewi
@user-km5bj7fq8d
@user-km5bj7fq8d 7 ай бұрын
Cabdi qooqane 😂😂
@user-hd6bm4bg1j
@user-hd6bm4bg1j 9 ай бұрын
Warwaa walalkiis bargaal baa lagudilay
Secret Experiment Toothpaste Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 36 МЛН
Sigma girl and soap bubbles by Secret Vlog
00:37
Secret Vlog
Рет қаралды 14 МЛН
Каха заблудился в горах
00:57
К-Media
Рет қаралды 9 МЛН
Spot The Fake Animal For $10,000
00:40
MrBeast
Рет қаралды 189 МЛН
Wiil yar oo Su aal ka qoslisay weydiiyay Sh Mustafe Xaaji
1:54
Salafmedia
Рет қаралды 231 М.
SHORT FILM QISA DHAB AH | NIN XUN PART 6
28:08
FAM TV
Рет қаралды 711 М.
Basadiir iyo mataan weer filimkii darbijiifka tuuga noqday🤣🤣
10:21
hon farhan Diraac
Рет қаралды 1,8 МЛН
ISKU FILAN OO QORIGA QAATAY SI UU DAGAALKA U GALO....
11:27
Fowsi channel
Рет қаралды 515 М.
Secret Experiment Toothpaste Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 36 МЛН