Ninkii farmaajo hargaysa ku dhex amaanay oo la xidhayo iyo isagoo ka hadlay amaantii farmaajo sabab.

  Рет қаралды 4,882

Abdihakein Dhaye

Abdihakein Dhaye

Ай бұрын

Пікірлер: 42
@yurub5288
@yurub5288 Ай бұрын
Mashalla Allah waa fariid hore u soco guuleyso war ka dhima ninka reer somalilaanow somalilaan cadowgeedo hajabo ❤❤❤❤❤
@AbdiMadar-sx5vu
@AbdiMadar-sx5vu Ай бұрын
Ma xumaantiisay waridaad faafisay mise isagaa halaw ah oon garanayn wuxuu samaynayo ?
@Caweys-pt3qs
@Caweys-pt3qs Ай бұрын
Waa sax in la xidho
@user-lj9cw6mq8z
@user-lj9cw6mq8z Ай бұрын
Masha allah niin raga❤❤❤
@AbdelrazakAhmedMahmoud-ib7qb
@AbdelrazakAhmedMahmoud-ib7qb Ай бұрын
Waaaw
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh Ай бұрын
Maansha allaah waad mahadsantahay hadaad raali gelin bixisay lkn haw noqon farmaajo madax wayne noomuu noqon ee soomaali Etal ayuu ahaa hargaysa iyosooaalilaan nink laga doortay ayaa jooga waana muuse
@Ahmedwali-ji2sf
@Ahmedwali-ji2sf Ай бұрын
Ha la xidho ey wasaq ah
@yusufahmedsaid2038
@yusufahmedsaid2038 Ай бұрын
POLITIK ❤INTAAS BUU RABAA kulmiye Gal 😊wadani ku tuf waar waa xayraan hadlee daaya ❤fariid yar weeye ❤kan waraysanaya kulmiye ayaa xun dibjir ah
@Halgame334
@Halgame334 Ай бұрын
WAAR FEEDH HAWARAY SANE ILKAHA KADADI XABAGLAHA
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r Ай бұрын
Doqon ciise muuse ah oo isleh lacag ku hel waraysiga
@danabguuled5491
@danabguuled5491 Ай бұрын
Ha xidho xayawaankaasoo kale ayaa iska jooga 5 shilin lagu Raranaayo, weliba dadka ku Jira jeelasha ha la xanuunjiyo si ay u cabsadaan, ha lagu falò beeraha ha lagu dhiso guryaha, ha la ciqaabo.🎉
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 Ай бұрын
Ilaahowmaanjoogo Somaliland Walle Inaadan Casarkagaadheen. Abaaha Iyo Xaarmaajo Wase🤬
@princehigh-flierp8965
@princehigh-flierp8965 Ай бұрын
ADIGA AYAA KA XUN XABAGLAHA AH WHY ARE YOU BRINGING SUCH PERSON
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 Ай бұрын
Saqajaan Qarankiisa Luflufkadoortay😡
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Ай бұрын
mandale adoo Caan ah baad tahey ninyow kalmadaa NISA ku soo dhiibtey oo qof kuugu soo dhiibtey iyo lacagba maad waalneyd msrkaad duubtey
@Dhir.iyo.deef.
@Dhir.iyo.deef. Ай бұрын
Halaxidho
@user-ed3ho9hm8u
@user-ed3ho9hm8u Ай бұрын
Hala xidho 6bilood tuuga xun liinta habeen iyo maalinba ha la siiyo
@AbdelrazakAhmedMahmoud-ib7qb
@AbdelrazakAhmedMahmoud-ib7qb Ай бұрын
War sxb mad waydin qalaka yini
@AyaanWaano
@AyaanWaano Ай бұрын
Caaaaaaaac xejiso reer hargeysa fama kkkkkk
@user-pl7du6nc8t
@user-pl7du6nc8t Ай бұрын
Halaxidho Xabaglaha wayn
@AyaanWaano
@AyaanWaano Ай бұрын
Waar beeeenle tuuuuug xaarmajo liilnta macaan caaaaaaaac bax uf halagu diiloy
@NIMCOcali-co1bu
@NIMCOcali-co1bu Ай бұрын
Halla soxidh😅😅
@user-ks7oc1bz1e
@user-ks7oc1bz1e Ай бұрын
Dadka Afkooda iyo dhegahooda isma maqlaan,muxuu la cabaadayaa muu U Tago wuxuu ka helo aan Aragnee,kaasi Qalad lama yidhaahdo waa badheedh ujeedo aad ka lahaydba,Jaahilnimada dhibkaasi ayey leedahay
@user-bx9uy7bx2v
@user-bx9uy7bx2v Ай бұрын
Maxaad ka waraysanaysaa Xabag lahan markuu soo yara nuugaba Isku xaaraya Idinkaaba karaamo uyeelayee magac iskala baxay ayuu kibrayaaye edab daro ayuu leeyahay waxbaan kukala kacsanayay kulahaa garacbaa meelkasta yaacaysa
@Halgame334
@Halgame334 Ай бұрын
WAR IDAD MAD GADHA WA ASTANQARANNE
@UmuHudayfa-qf7iq
@UmuHudayfa-qf7iq Ай бұрын
Nimankii saan ogaa u hadlayay baa hadana leeh dadbaa ceebtayda faafinayay ceebtada maay faafin ee waa raag ilashanaya daalkooda wixii ku gefana isha ku haya daadbaa abahood Abtiigood Adeerkod walaladood ehelkood xabaalha ugu jiiran somaliland waxa lagu xidhi waayan la yabanahay inaad dadka kaa hadlay aad eedayso hadana aad cafiis na waydiisato maha laba isqabata inaad cafiiska ku joogtaad ahayd waayo ragaasi waa raag uso jeeda dalkooda jecelna wixii ku geefayana soo gudbinaya wanay ku mahadsanyiin
@ZahraIbrahim-vp2ez
@ZahraIbrahim-vp2ez Ай бұрын
Muxu raaligalin u gabixinaya nin walbaa o cadhoda hado xamar modayo inu dadkaa kaga cabsinayo anugu waxaan u haystaa waa hunguriraac maalin baa kofka u kahelo ayu la jiraa isku haleyn malaha
@yusufahmedsaid2038
@yusufahmedsaid2038 Ай бұрын
Sheeko waar dibjir yar ha weynayn muxuu tari karaa intaas buu bariis ku doonayaa xabagle adeer waxaa la tag xoolo
@user-vm3zv8ge7i
@user-vm3zv8ge7i Ай бұрын
Waar waa dibjirninku oo gidaaradu seexan jiry wa. Xabgle adna wad arysanysa
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Ай бұрын
QOF WAL OO TAAGEWRA CADAWAGA SOMALILAND SAMAX KMA MAH QARANKA SOMALILAND
@Abdirahmanyousuf-mw5gz
@Abdirahmanyousuf-mw5gz Ай бұрын
FARSHO WAA XABKOOLE NINKI UU QAADA AYUU AMAANA
@naimajama5303
@naimajama5303 Ай бұрын
Ha la xidho tuuga xun weliba fuurahana ha la tuuro. Waan ku tageersanahay dowlaada. Haddi farmaajo jecelyahay ha adoo meesgu joogo Somaliland ma leh farmaajo uu tag dameeryow afka xun leh.
@AyaanWaano
@AyaanWaano Ай бұрын
Waar xaarmaajo haladilo
@hassanismail-mv9wy
@hassanismail-mv9wy Ай бұрын
Halaga saaro wadanka hadaanu u dhalan, haduu muwaadin yahayna waa in dhaqan celin loo sameeyo, Wadanka jarmalka oo ah wadan dimuqraadiya hadaad hadaad soo qaado dadka laga necebyahay jarmalka ma amaani kartid markaa ganaax baad lakulmasaa adiga iyo qofkii soo tabiyayba.
@user-bm8uy7ut4v
@user-bm8uy7ut4v Ай бұрын
war heedhee masakiinta iska daayaa af wareer oo gacaan ku dhiig le ah baa waa idin jooga hargeysa ama somaliland ee ninkii 17 askar madaxa ka jaray ee iskaga tagay iskana duubay baad haysatan ilaahay ka baqaa oo dadka sharciga wada mariya ama iska daayaa
@iftin2024
@iftin2024 Ай бұрын
Waar miskiinka is ka daaya kuwii askarta isku sawiray ee laayey maad ka hadashaan ee xornimada ku maraya.
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r Ай бұрын
@@iftin2024 Miskiin maaha wuxuu ku soo shaac buxuu rabaa
ЧУТЬ НЕ УТОНУЛ #shorts
00:27
Паша Осадчий
Рет қаралды 10 МЛН
Iron Chin ✅ Isaih made this look too easy
00:13
Power Slap
Рет қаралды 36 МЛН
Cirro oo u gafay snm iyo oomaar barbar oo laga takhalusayo subxaanallaaah
11:43
" 26 June waxaa iska leh Somaliland" || Ruwaayad
21:36
MM Somali TV
Рет қаралды 42 М.
CALANKA ITOOBIYA OO SOMALILAND MAANTA YAAB
14:51
waridaad TV
Рет қаралды 36 М.
Q.1aad:- Dood ku Saabsan Is-fahanka MoU-ga S/land iyo Ethiopia
37:43
БАТЯ И ЗОМБИ АПОКАЛИПСИС , МИРУ КОНЕЦ?
20:52
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 4,6 МЛН
INSIDE OUT 2: Joy Thug Life Memes
0:24
Zzz AMONG
Рет қаралды 15 МЛН
لقد سرقت حلوى القطن بشكل خفي لأصنع مصاصة🤫😎
0:33
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 22 МЛН
Pov Anxiety from Inside Out 2 won't let the boy's in the pool
0:29
И смех и грех 😂👍 #ржака #юмор
0:26
Васянькины истории
Рет қаралды 3,4 МЛН
Angry Sigma mom 😡😡 #shorts  #ytshorts #youtubeshorts #comedy
0:15
Viraj kuku Nautiyal
Рет қаралды 6 МЛН
Mother Cat Drinks Lots of Coffee to Get By #funny #catlover #cuteanimals #cartoon
0:21
Super Emotional Stories
Рет қаралды 21 МЛН