NOLASHA LONDON🇬🇧| COST OF LIVING IN LONDON

  Рет қаралды 29,586

Bashir Tani

Bashir Tani

2 жыл бұрын

This program is about the "The cost of living in London" Nolosha London. Waxaan rajaynayanaa inaad ka heshaan barnaamijka. Fadlan ku soo bier asxaabta nagu xidhan subscribtana noo saar.
#somalivlogs #somalinews #somalidocumentries #somalidiaspora #somalitiktok #somaliland #somalia #jigjiga #jabuuti #berbera #borama #burco #hargeisa #muqdisho #jigjiga #jabuuti #dalka #dadka #wadada #dawlada

Пікірлер: 77
@Jookar1
@Jookar1 Ай бұрын
M.a jasakalah khayr information fiican bad isiisay bro
@abdifatahabdi1778
@abdifatahabdi1778 2 жыл бұрын
Masha allah. Very good information about living in London. People need to know that living in London is not easy and the thoughts that people have about london specially our relatives back home is different to the reality.
@tanitv7529
@tanitv7529 2 жыл бұрын
Thanks bro. Indeed London is very expensive city live in.
@teeay3634
@teeay3634 2 жыл бұрын
This is really helpful information.👍🏽
@Hibakabdi697
@Hibakabdi697 2 жыл бұрын
Masha allh information loo wada baahan yahay ayaad so gudbisay walalkayow nolow intay nololi jirtaba ♥️♥️♥️
@tanitv7529
@tanitv7529 2 жыл бұрын
Thanks walaal ♥️♥️♥️♥️
@amanorealestate5760
@amanorealestate5760 2 жыл бұрын
Mschallah huru soco wall bashir
@tanitv7529
@tanitv7529 2 жыл бұрын
Thanks walaal ♥️♥️♥️♥️
@shukrii9137
@shukrii9137 Жыл бұрын
M.a wall thanks ❤
@mohamedbashiirhagio7645
@mohamedbashiirhagio7645 Жыл бұрын
Waad mahadsantahy pro information Kan oo kale waan raadinàyay ee video kale oo kusaabsan imaashaha dalka inoo soo gudpi pro inaan imaado Ayaan rabay
@tanitv7529
@tanitv7529 Жыл бұрын
Waa si wacan brother mahadsanid
@yussufibrahim5746
@yussufibrahim5746 Жыл бұрын
Great to hear this bro keep going
@tanitv7529
@tanitv7529 Жыл бұрын
Thanks brother Yusuf
@yussufibrahim5746
@yussufibrahim5746 Жыл бұрын
You're very welcome masuuul
@zakiali98
@zakiali98 Жыл бұрын
Hada mala qabsatay sxboow
@mahadhussein4157
@mahadhussein4157 Жыл бұрын
Amazing 👏
@tanitv7529
@tanitv7529 Жыл бұрын
Thanks bro ♥️
@abdirahmanmohamed9229
@abdirahmanmohamed9229 2 жыл бұрын
thank you bro
@tanitv7529
@tanitv7529 2 жыл бұрын
You’re welcome bro ♥️
@Akvlogs_2023
@Akvlogs_2023 2 жыл бұрын
Masha allah xog muhim ah Dhinacyo badan nala sowag insha allah 👍
@tanitv7529
@tanitv7529 2 жыл бұрын
Thanks bro. Will do♥️
@asmaali5744
@asmaali5744 4 ай бұрын
Asc bashiir wll waxan u baahany ina ogaado different between canada and Uk
@maryammoalem6280
@maryammoalem6280 2 жыл бұрын
Streatham my town
@mohamudnur8607
@mohamudnur8607 2 жыл бұрын
My City
@filsanhido4887
@filsanhido4887 2 жыл бұрын
Thank you wallo Warbixin fican bad nasiisay
@tanitv7529
@tanitv7529 2 жыл бұрын
Thanks walaal ♥️♥️♥️
@kingswagtie6182
@kingswagtie6182 Жыл бұрын
Thanks zxb
@tanitv7529
@tanitv7529 Жыл бұрын
You’re welcome brother ♥️💪🏾
@ibraahimaliegaal6218
@ibraahimaliegaal6218 2 жыл бұрын
Mazha'allaah Keep Going Bro Please Program kii Bristol
@tanitv7529
@tanitv7529 2 жыл бұрын
Thanks bro ibrahim. Waan soo wadaa madaxeey.
@ibraahimaliegaal6218
@ibraahimaliegaal6218 2 жыл бұрын
Brother Dee Zoodaa Program Kii Bristol Aad Naga Zoo Duubtay
@tanitv7529
@tanitv7529 2 жыл бұрын
Numberkaaga iisoo dir ibrahinow bro.
@Suuraley-sg6lt
@Suuraley-sg6lt Жыл бұрын
Haa wall in imada rawa😊
@rayaanahmed3505
@rayaanahmed3505 4 ай бұрын
Wlll sida ugu fuduud ee lugu yimaado😢
@Alperto-fc7jl
@Alperto-fc7jl 9 ай бұрын
Firi sxb lacagta hadii somali ahaan lodhigo meeqa
@King55555-x
@King55555-x 2 ай бұрын
Ilhow igey magaldan yarabi aadban ujeclhy wllhi😢 inshallah one day
@khalidjama9470
@khalidjama9470 2 жыл бұрын
✌️
@tanitv7529
@tanitv7529 2 жыл бұрын
My bro ♥️
@yahyerooble9359
@yahyerooble9359 Жыл бұрын
War Tesco baa ugu jaban
@fadumamohamed6068
@fadumamohamed6068 Жыл бұрын
My dream I.a wan tgi donaa
@Suuraley-sg6lt
@Suuraley-sg6lt Жыл бұрын
Wax barashada plz😢
@rashiid187
@rashiid187 2 жыл бұрын
Chance ugu fiixan ee somalida uk Dagani waa in ay isku tagaan oo ay iibsadaan guryaha Council ka. Qiimajoban fiican ayaa la siibayaa qofkii deganaa 10 sano.markuu iibsadana wuu Kiran karaa ama degi karaa isagoo ah freeholder .
@tanitv7529
@tanitv7529 2 жыл бұрын
Waa runtaa sxb Waa sida ugu fudud ugu jaban ee guriga lagu iibsan karo 🙌🏽🙌🏽
@abdullaahi4571
@abdullaahi4571 2 жыл бұрын
Sxb inoo soo badi Waa ubahanahay information ga london hada waa inoo soo gabisay nookala dhig dhig hadii aad markale awoodo shaqoyinka nolosha sharciga
@tanitv7529
@tanitv7529 2 жыл бұрын
Mahadsanid sxb waan soo wadaa barnaamijka qaybtiisii labaad.
@cadceed11
@cadceed11 Жыл бұрын
Tani TV vloges ka noo soobadi nolasheeda suuro gal maaha inaan nimaadno kolay dadka ku daawadaa siday ubadan yahiin waxay joogaan wadan kii mana iman karaan egland markaa goobaha quruxda badan uun noosoo badi
@tanitv7529
@tanitv7529 Жыл бұрын
Waan soo badina sxb waa balan In Sha Allah idinkuna xaga subscribtaan idinku ogahay aad baan ku salaamay madaxeey
@DrAdnanAbdallah
@DrAdnanAbdallah Жыл бұрын
Mr Bashir Kanaalkaaga maanta ayaa iigu horeyso horay uma arkin qof Somali ah oo sidaan uga hadlaayo nolosha UK qaas ahaan London, inbadan waan raadiyey balse mahelin. Mahadsanid markale walaal.
@tanitv7529
@tanitv7529 Жыл бұрын
Aad baad u mahadsantahay dictoore. Aad baan ugu faraxsanahay inaad ka Mid noqoto asxaabtayada.
@abdisalanhashi4535
@abdisalanhashi4535 2 жыл бұрын
Not that expensive to live there compared to 🇺🇸
@skyshooter4009
@skyshooter4009 2 жыл бұрын
Yeah i was suprised it is not even close major Cities in the US. You can't find something that cheap in San Francisco, LA and NYC.
@niimuuppe2004
@niimuuppe2004 2 жыл бұрын
London Dream bee itahy😥insha allah wan kunolan donah illhey ha iikaso in aan tago London😥😫
@mohamedtaajir4673
@mohamedtaajir4673 2 жыл бұрын
Ilaahay Hakuu rumeeyo wllo
@tanitv7529
@tanitv7529 2 жыл бұрын
Ilaahay hakuu rumeeyo haday khayr kuu tahay wll
@niimuuppe2004
@niimuuppe2004 2 жыл бұрын
@@tanitv7529 amin 😫🤲
@niimuuppe2004
@niimuuppe2004 2 жыл бұрын
@@mohamedtaajir4673 amin😫🤲🤲
@mohamedtaajir4673
@mohamedtaajir4673 2 жыл бұрын
@@niimuuppe2004 anigu waxan tagayaa bisha 5 ,2023 insha Allah
@1xbethacker997
@1xbethacker997 2 жыл бұрын
Sxb shaqooyinka soo fiiri halmar sidoo kale ka waran qof ka single ka ah mxaa ku bixi kara
@tanitv7529
@tanitv7529 2 жыл бұрын
Ok sxb qaybtii labaad oo faahfaahsan baan soo wadaa In Sha Allah
@1xbethacker997
@1xbethacker997 2 жыл бұрын
@@tanitv7529 thanks
@dheemanluula273
@dheemanluula273 2 жыл бұрын
Wll gini maxad kawada lacagta doolarka ah noogu sheeg
@tanitv7529
@tanitv7529 2 жыл бұрын
Waayahay walal qaybta labaad baan dollar ka dhigi
@Futurmilliner5752
@Futurmilliner5752 Жыл бұрын
Zp guri iiba ma ka heli karaa 20K ilaa 10k zp isoo jawaab 😊
@tanitv7529
@tanitv7529 Жыл бұрын
Sxb 20k guri lasiinayo ma arag.
@user-eb3ku3pd6q
@user-eb3ku3pd6q 5 ай бұрын
London flag 🇬🇧 somaliland flag buntland flag 🏳
@zahraabdi6343
@zahraabdi6343 Жыл бұрын
Lacgta by dollar Nagu sheg pls
@tanitv7529
@tanitv7529 Жыл бұрын
Ok brother In Sha Allah
@khadiijomaxamed5458
@khadiijomaxamed5458 Жыл бұрын
Ē
@abdimanaanabuukar9667
@abdimanaanabuukar9667 2 жыл бұрын
London igeey nooh😬
Sidee Ku Imaan Karta UK
12:48
Ridwan Osman
Рет қаралды 5 М.
Stay on your way 🛤️✨
00:34
A4
Рет қаралды 24 МЛН
A teacher captured the cutest moment at the nursery #shorts
00:33
Fabiosa Stories
Рет қаралды 52 МЛН
Sababta ay dhalinyaro badan Nolosha uga dhaceen Dalka Germany | WAREYSI
29:44
Ha Iman Europe Hadad Rabto Lacag!!
6:03
Abdirahman Dayib
Рет қаралды 4 М.
Xaafada Edmonton London ee Somalidu ay degto with Sola Vlog
10:01
SIDEE VISA SHAQO LOOGA HELAA INGIRIISKA
12:09
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 40 М.
LONDON: MAXAA LAGU ARKAY CUNTADA SOMALIDA?
8:55
Explore Somalia with Said Fadhaye
Рет қаралды 81 М.
Shaqooyinka ugu lacagta badan ee UK laga shaqeeyo.
25:36
Salim Dhorre Kick-Off
Рет қаралды 11 М.
Maxaa Somalida loogu sheegay Ireland
17:58
Hereri Media
Рет қаралды 93 М.