NOLOL CUSUB: #7: GABADHA UU NINKASTA JECELYAHAY!!

  Рет қаралды 129,008

Ayub Yusuf Sakiin

Ayub Yusuf Sakiin

7 жыл бұрын

WAA TUMA GABADHA UU NINKASTA KU DHINTO?!!
FADLAN SUBSCRIBE SI AAD ULA SOCOTID MUUQAALADA DAMBE.

Пікірлер: 404
@AyubYusufSakiin
@AyubYusufSakiin 7 жыл бұрын
Waad mudantahay in aad heshid JACAYLKA, FARXADA IYO GUUSHA aad DOONAYSID. Ku raaxayso Nolosha Cusub ee aad Biloowday! Ha iloobin LIKE/SHARE/IYO SUBSCRIBE! Mahadsanid.
@anabali2278
@anabali2278 7 жыл бұрын
Ayub Yusuf Sakiin sido kale
@qalanjoqaali8207
@qalanjoqaali8207 7 жыл бұрын
Ayub Yusuf Sakiin mahadsanid
@zahramohamed5289
@zahramohamed5289 7 жыл бұрын
Ayub Yusuf Sakiin mahadsanid
@khalidmahamed7704
@khalidmahamed7704 7 жыл бұрын
Ayub Yusuf Sakiin geesi ayaa tahay noolow walal
@fososman3447
@fososman3447 7 жыл бұрын
Ayub Yusuf Sakiin walal jzklh khyran nashiidadan magaceed walaal mhdsanid
@nurtoabukar4073
@nurtoabukar4073 7 жыл бұрын
wlhi wiilkan waa masha allah aniga arday ayan ahe meshi an 📖 books anka aqrisan laaha asaaga ayan dhaageysta wlhi waa nin Cuulus illhey hinoka xafido big viv yusuf sakiin
@hanahoney4732
@hanahoney4732 7 жыл бұрын
mhssn
@aaminacismaan3306
@aaminacismaan3306 5 жыл бұрын
Mash allah
@maxamuudsomali4417
@maxamuudsomali4417 7 жыл бұрын
masha alllla wlhi aqoonyahan nolasha wax badan naga caawyiyy waa ayub yusuf sakin alllow cimruga u barakee
@mahadmohamed3363
@mahadmohamed3363 7 жыл бұрын
madaxdeyda geysi aan ku deydo inta bdna go'aamda aaan qato walalkaan ka helow sidaa inuu jcshy ilaaah ha ku jeclaado wn ku faraxsanahay inaaan Mar waliba ku daawado kama daalo ilaaah ha ku barakeyo
@adoontiialleadoontiialle8163
@adoontiialleadoontiialle8163 6 жыл бұрын
Mahad Mohamed Aamiin yaa Ku rabi
@ubahindho3414
@ubahindho3414 5 жыл бұрын
Mansha Allaah Shugran Ayub Yusuf sakiin waa talo fican oo dhaxalgal ah👍👍👍
@riyakmohamed8502
@riyakmohamed8502 7 жыл бұрын
jazakallahu khayr jazaa macalinkayga allah yaxfidkum farxad ku noolaw
@izabeylaibraahim8826
@izabeylaibraahim8826 7 жыл бұрын
salaaan qali ah iga gudoon aaad ayaan ku amisanahye wlhi jazakalaha
@fardowsayasiin2677
@fardowsayasiin2677 7 жыл бұрын
Asc wll waad ku mahadsn thy dhiri galinta bulshada soomaaliyed Barakallahu f iikum Ayub yusuf sakiin alle ha ku xifdiyo wlle
@alikhadija4437
@alikhadija4437 7 жыл бұрын
masha allah ayuub wad ku mahadsantahay sida marwaliba nogu faideysid noloow
@xaqudirir9113
@xaqudirir9113 7 жыл бұрын
masha alah ayuub aad baan uga helaa barnamij yadada . farxad iigu noloow walaalkey khyr an Ku rajenaa .
@fatimamohamed5864
@fatimamohamed5864 7 жыл бұрын
Masha Allah wllo jazakallahu qeery ilaahey haku xadiyo aduun iyo aaqero
@khadraomar914
@khadraomar914 7 жыл бұрын
Masha allah jazakallaah kheyr walaal, Cilmi badan ayaan ka faa' idnay!
@hoodohassan4659
@hoodohassan4659 6 жыл бұрын
Wllky aztamahan walhi dhmn wn isku arkey wx kastanh wan u huraah wiilka xidhiidhku nga dhexeeyoh .Walhi alle wxn ka bryaaah inuu isku kaaya simoh my king my lover Yuuusuf aad u mahadsantahay wlllky more to more
@sacadiyaaxmed5853
@sacadiyaaxmed5853 7 жыл бұрын
mashaa allah alle haku barakeyo caqliga iyo aqontaba
@laylamaxames8157
@laylamaxames8157 6 жыл бұрын
jazaakallaahu kheyr sheikh allah ah ku barkeeyo
@MA-me4rq
@MA-me4rq 7 жыл бұрын
Ayub macalinkayga mahadsanid wad iga qoslisay cashirkan waana xigmad miiran cimri iyo cafimaad tama ilahay hakusiyo
@farxaanahfamilyxarago955
@farxaanahfamilyxarago955 5 жыл бұрын
Mashaa allah thanks aad ayan uga helaa barnaamijyadada
@quranhighquality6732
@quranhighquality6732 7 жыл бұрын
Masha Allah. .Jazakalllah khayr
@makoomar3204
@makoomar3204 5 жыл бұрын
manshaallah allah ku xifdiyoadun iyo aqiiro aad ban ugubogay taloyinkaga
@nihaalabuukar3195
@nihaalabuukar3195 5 жыл бұрын
Ayuub wll waad mahdsantahy alaha ku dhowro waana ka helaa barnaamij yadada quruxda bdn hore usocd wngsn wll alaha ku xafidiyee
@sacdiyacabduqaadir3016
@sacdiyacabduqaadir3016 4 жыл бұрын
Masha Allah jazakalahu qeyran aad iyo aad aa umahdsnthy
@safiyaseydomar3914
@safiyaseydomar3914 5 жыл бұрын
JazzakaAllah kheir walalky wax badan wuu icaawiya video yadaada 👍👍😊😊
@qadriinaqurux3585
@qadriinaqurux3585 4 жыл бұрын
Teacher keep goin wax badn ayaan rajeeynayaa ainaa Ka rumeyo Insha Allah iso ducey ustaad ❤️❤️❤️❤️❤️
@zahrayoussouf1258
@zahrayoussouf1258 6 жыл бұрын
Masa allah wllo shukran waxa madaan ayad no fa idaaysay
@asmamohamedaden7621
@asmamohamedaden7621 7 жыл бұрын
tkns wll qali this information
@deqaxasan4794
@deqaxasan4794 7 жыл бұрын
jizakalaahu kheyr walalkeey wan ku faraxsanahay Ina dawado cashirada macalin ku dayasho mudan tahay
@munaabukar2469
@munaabukar2469 7 жыл бұрын
maasha allaah mahadsanid Akhii jazakallah kheyr
@tuuxaali3971
@tuuxaali3971 7 жыл бұрын
masha Allah walale Allaha kaa abaal mariyo wanaagaaga iyo taloo yin kaaga wanaag san
@mumtaslaki8551
@mumtaslaki8551 7 жыл бұрын
Mansha Allah wa arimo muhima sheikh ayub alle haku xifdiyo
@faatiabadullahi2917
@faatiabadullahi2917 5 жыл бұрын
mansha Allah waa u qalanta in lagu dhufto badhanka gaduudka ah ❤😍
@dekaahmed9598
@dekaahmed9598 7 жыл бұрын
Masha Allah wan kafa I day in badan in aan ku dhaqaqo ba I dhiman adgana khayr Allah haku siyo inshallah
@fahmoabdullahi1518
@fahmoabdullahi1518 6 жыл бұрын
Ma sha Allah, new subscriber . Waan ka helay video yada dhowr wan ka fiirsaday . Allah ku daayo adoo kale Allah noo badiyo amiin.
@hannam_m7162
@hannam_m7162 5 жыл бұрын
Macalin Ayuub Wxad Tahay Tababare Nololeed Nolozhayda Wax badan Kabadalay Kuna Biiriyay Wad Mahad santahy Ayuub👏
@qadrojamac2690
@qadrojamac2690 5 жыл бұрын
Masha alah good teacher
@sanayaandrodrakushiandarna7424
@sanayaandrodrakushiandarna7424 7 жыл бұрын
Masha allaaah Jazakallahu kheyran walal
@ifraaxcabdiraxmaan1204
@ifraaxcabdiraxmaan1204 5 жыл бұрын
mnsha allh good teacher hmblyo walal ama guuleyste geziya
@Suusaan8890
@Suusaan8890 6 жыл бұрын
Masha Allah ustaad aad ban kaga mahadcelina ya dhirigalinta iyo wanadada horey usoco
@abdirahmanhussein3491
@abdirahmanhussein3491 6 жыл бұрын
Jazakallah illahow caawi adoon iyo aaqiro alxamdulilah
@Sahra-vp8pf
@Sahra-vp8pf 6 жыл бұрын
Abdirahman Hussein mashaa laah kulagaran mayaan kkkk
@faatiabadullahi2917
@faatiabadullahi2917 5 жыл бұрын
macalinkii noloshayda iigu fiicnaa Allah ha ku xifdyo ❤
@dekoabdile1558
@dekoabdile1558 5 жыл бұрын
Ayub yusuf sakiin you are funny anyway keep going sharafow you doing great.
@samamali4133
@samamali4133 6 жыл бұрын
Waa ku mahadsanthy video qiimaha badan allaha ku xafido Walalkey qaaali
@fadumashariif2174
@fadumashariif2174 7 жыл бұрын
masha alah ayub walaale guuleeyso waligaa waan ku farxaa marki aad video cusub noosoo galisid
@xaynabxusen9496
@xaynabxusen9496 7 жыл бұрын
masha allah tabara ka laah shugran akhii allah nagu anfaco
@khadijjamac8652
@khadijjamac8652 7 жыл бұрын
wad ku mahdsantahy wllo wan ka faideysaanaaa jazaka allah lhur
@maariyahassan2320
@maariyahassan2320 7 жыл бұрын
hhhhhhh ha dhihin marwalba ima jeclid miyaaa! ! walle wa inaa iska ilaaliyaa .. Ayub Thanks wllky wlhi wad iga qoslisay
@ruthwaanraul8500
@ruthwaanraul8500 2 жыл бұрын
Hhhh😂dhiplaw
@hayatmohamud3572
@hayatmohamud3572 5 жыл бұрын
Mahadsanid horeu soco bro
@fathiabdiwali271
@fathiabdiwali271 6 жыл бұрын
Mahadsanid walaal ayuub yusuf sakiin
@safahaji2701
@safahaji2701 4 жыл бұрын
Yasalam ya aqi ayub jisadada jano jisakallah caqliga fikirkada salimka allaha kusiyadiyo hormar waxan
@abuukarabdirahman6704
@abuukarabdirahman6704 7 жыл бұрын
masha allah allaha kuxifdiyo ayub yusuf sakiin
@abdikafimohamudhayle6080
@abdikafimohamudhayle6080 7 жыл бұрын
Wad mahadsanatahy ustaad yusuf sakin jazaakala allah
@maxamedmuuse5026
@maxamedmuuse5026 5 жыл бұрын
Mashaa allah haku xfdo ustaad yuusuf sakiin allena hako dhwro wll qalia
@xilojanoqaranjecelqabyaadd370
@xilojanoqaranjecelqabyaadd370 7 жыл бұрын
mashaa Allhu Ayub Alxm ilhy hakuu siyadiyo xikmada
@faadumofaadumo9258
@faadumofaadumo9258 4 жыл бұрын
Thanks wll ♥️
@suadsuad4405
@suadsuad4405 7 жыл бұрын
Asc mashaa Allah tabarakaallha waan ka heela sheeka
@abdishakurfarah4132
@abdishakurfarah4132 5 жыл бұрын
Mnsha allah waa talooyin dhaxal gal ah Mahadsanid qll
@saprinamaxamad8551
@saprinamaxamad8551 7 жыл бұрын
asc walal jazakalahu qayran allaha ka rali noqdo
@ahlaamramla7900
@ahlaamramla7900 4 жыл бұрын
Masha allah thanks abowe
@sheymaam8894
@sheymaam8894 7 жыл бұрын
Masha Allah ilahey haku barakeyo
@sumayomohamed7563
@sumayomohamed7563 2 жыл бұрын
Shukran wll qaali
@liimaxiis9321
@liimaxiis9321 7 жыл бұрын
وعليكم السلام ورحمة اللة وبركاته الحمد لله رب العالمين ماشاء ألله wn fcnahay sln la mid ah wllkeey
@laylalayla3658
@laylalayla3658 7 жыл бұрын
walalkey Yaqub allaha kuxafido waxyabo badan an kabartay runti wankujeclade alle Hakujeclado aboowe
@khadramohamed8018
@khadramohamed8018 6 жыл бұрын
maaaasha allha alle haku daayo cimriga alle ha kuu dheereyo amiin guuleyso geesiga dadaalka
@najaxcali375
@najaxcali375 3 жыл бұрын
Mashaallh mashaallh wllkay alle haku xifidiyo
@zahrujxaashi637
@zahrujxaashi637 7 жыл бұрын
mashaa allaah tbarakllaah'. walaalkeen'. Aniga ahaan. aadbay ii taabatay'. allaah Ku xifdiyo
@nadahassan6217
@nadahassan6217 3 жыл бұрын
Sido kale wlhi aad iyo aaaad
@ayaanmursal3448
@ayaanmursal3448 6 жыл бұрын
Maansha'allaah wallkey illaahay haku siyadiyo xigmadahaaga
@halimasadia6334
@halimasadia6334 5 жыл бұрын
M.a mahadsanid wll ayub
@zamzammohamedhusseinhonest1034
@zamzammohamedhusseinhonest1034 3 жыл бұрын
Masha allah my teacher
@emilasharif2581
@emilasharif2581 7 жыл бұрын
masha allah walaalkey aa ayaan kaaga faaiidaa thank u
@anabdalmar2717
@anabdalmar2717 7 жыл бұрын
mnsha allah wallkey jasakala qeyr
@iintizaaraliali8090
@iintizaaraliali8090 7 жыл бұрын
Asc wllo qli aaad ayn ku salaaamay ayub marka xigta aaad ayn ku tageeraa aaadna waaan kaga faaideystay illahy ha ka abaal mariyeee wllo sida fcn ee aad dadka ula talisid thnkz 😍😍
@hodangorod156
@hodangorod156 6 жыл бұрын
mahadsanid walal
@cabdiraxmaangaas1301
@cabdiraxmaangaas1301 4 жыл бұрын
Thnks wan jeceley barmamushamada
@doshkaabukar8628
@doshkaabukar8628 4 жыл бұрын
M.a allha ku xafido ustad yuusuf xaqiiqdii aad ayan u jclhy muqaladada dhan kasta waxbarashada,habka lo guuleysto,xaqiiqdii wan qortaa qodobadada m.a allha no ka daayo aad ayaad no anfacday hdaa nahay dhalin yarada ku nool dalka Somaliya oo xaladaha kala duwan wajaho
@rahmiinaali8787
@rahmiinaali8787 7 жыл бұрын
manshalaah zaadakAllah ustaad ma iskudayday inaad buug kaqortid fikradahaan wanagsan mahadsanid
@naciimoxaaji4943
@naciimoxaaji4943 6 жыл бұрын
Mashallah jasakalaah qeer walalken
@safiyoabdi8225
@safiyoabdi8225 4 жыл бұрын
Masha alh wlkyga alha kuxifdiyo aduun iyo aqiro wlhi waxbdn ayaan kafaa.iday horay usoco wlkygaa
@xuseentoxowug204
@xuseentoxowug204 6 жыл бұрын
Thanks my dear brother ayuub
@scdiamanshallah7569
@scdiamanshallah7569 5 жыл бұрын
Wllllo mahdsanid waad idhirgalisay wax badan oiga qarsona baad ifidesay aallle hakubarkey wlllo
@faraxcali1312
@faraxcali1312 4 жыл бұрын
maanshalah dhirigaliye fiican ayub Yusuf sakiin
@ibtisaamomar9167
@ibtisaamomar9167 4 жыл бұрын
Masha allah yuusuf waxbadad ankabartay allah hakubarakeyo
@minaali5295
@minaali5295 6 жыл бұрын
Wlhi markasta. Waa weydiyaa ima jeclid miyaa kkkkkkkkk my heart aan ku faano
@zainabmose6269
@zainabmose6269 7 жыл бұрын
masha allah wllo ayuub
@almasabdi7981
@almasabdi7981 6 жыл бұрын
Thanks wll
@ilwaadaskar6873
@ilwaadaskar6873 7 жыл бұрын
jazaka laahu Khayran akhii
@wardaabdi275
@wardaabdi275 7 жыл бұрын
shukrn ayub yusuf sakiin wax bdan ayd noo faaiideysaa
@umafariha2630
@umafariha2630 5 жыл бұрын
Thanks you wll
@raxmaahmed5812
@raxmaahmed5812 4 жыл бұрын
Masha allah ayuub wallkayga qaaliga ah allow ku dhowor
@mohaahmad3523
@mohaahmad3523 7 жыл бұрын
masha allah sxb ayuub
@deeqoali7927
@deeqoali7927 7 жыл бұрын
asc walal wad mahafsantahay waxan kuweydinaya sida xanaqa laiskaga celikaro
@cabdikariimshciise4095
@cabdikariimshciise4095 7 жыл бұрын
maasha allah macalin #ayuub aad ban ku gu mahad celineyaaa waxaa tahay geesi aan ku deydo
@sidraaali3687
@sidraaali3687 7 жыл бұрын
masha alaah walal shukran
@amaldualleali5368
@amaldualleali5368 5 жыл бұрын
Jasaakallh wll ayup yusuf sakiin illahay haku xifdiyo
@safiamohamud4977
@safiamohamud4977 2 жыл бұрын
Maashaa allaah Alle hakaa abaal mariyo wllo
@omarofy4235
@omarofy4235 7 жыл бұрын
masha allah alle haku xafido ayuub
@istarexbuli6652
@istarexbuli6652 4 жыл бұрын
Maasha Allah thanks
@hodangorod156
@hodangorod156 6 жыл бұрын
masha allh ayuub illhy hku xafido
@ramladaahir1021
@ramladaahir1021 7 жыл бұрын
mahadsanid walaal
@bushroomar
@bushroomar 7 жыл бұрын
Thanks for this video
@qalbiaanwehelkedaheysan5677
@qalbiaanwehelkedaheysan5677 7 жыл бұрын
aw sakiin wll waa cusubahay ani
@burhancadde6953
@burhancadde6953 5 жыл бұрын
Masha allah yuusuf sakiin sxb mcne waan kujeclahay walhi waxaan kaa baratay wax walbo oonolosha xun looga baxo waayo waxaan ahaaa qof kuwareersan wax ayaabaha qaar kood lkn hada markaan dhageysto cashiradaada waxan helaa dhiiiragalin aaad uqaaliya sxb mcne nolow intey nololi jidho wlkey qaaliya waxaan jeclaan lahaaa inan kula sooxidhiidho si aan kula wadaago caqabado ihaysto oo aan ubaahnaa qof ila taliya sxb mcne insha allah wan kugusayaaaa wlkay qaaliya
@luulcabdulaahimahamuud3529
@luulcabdulaahimahamuud3529 4 жыл бұрын
Masha Allah ayuub wll qaali ah ilaahay ha kubarkeeyo wlhi Waxaaan kujeclahay Alle dartiis ilaahay janada hanaku kulmiyo Insha Allah aduunkane cisi iyo sharaf kunooloow
NOLOL CUSUB: #6: WAKHTIGAAGA WAA NOLOSHAADA!
14:02
Ayub Yusuf Sakiin
Рет қаралды 25 М.
#HA GUURSANIN QOF AAD JECESHAHAY..GUURSO QOF AAD ISFAHMAYSAAN!!
19:33
Ayub Yusuf Sakiin
Рет қаралды 86 М.
小宇宙竟然尿裤子!#小丑#家庭#搞笑
00:26
家庭搞笑日记
Рет қаралды 19 МЛН
No empty
00:35
Mamasoboliha
Рет қаралды 11 МЛН
Jumping off balcony pulls her tooth! 🫣🦷
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 29 МЛН
路飞太过分了,自己游泳。#海贼王#路飞
00:28
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 39 МЛН
NOLOL CUSUB: #26: SIDA LAGU GALO QALBIYADA DADKA OO DHAN?!
17:26
Ayub Yusuf Sakiin
Рет қаралды 68 М.
Xasan Sheekh Oo Foosiya Xaaji Adan Si Rasmi ah U Eryey
8:14
Xirfadda Fagaare ka Hadalka (Public Speaking)
13:12
Fu'aad-Booska
Рет қаралды 9 М.
NOLOL CUSUB: 23: GABAR AAN CAADI AHAYN! (NOLOSHAADA HADDA AYAY BILAABATAY!)
17:16
She guess best choice of sweets from her boyfriend 😋😅😎
0:29
Classmate ruins her dress, but  boy steps in to create a new one #shorts
0:36
WORLD'S SHORTEST WOMAN
0:58
Stokes Twins
Рет қаралды 136 МЛН
Быстрые листья для голубцов
0:36
Мистер Лайфхакер
Рет қаралды 10 МЛН
Inside out 2 hard color game
0:14
Nazar family
Рет қаралды 19 МЛН
😳 Это ПРЕВРАЩАЕТ всё в ПИЦЦУ !
0:28
Настя, это где?
Рет қаралды 8 МЛН